Тёмный

GUUL KHUDBADA FIRDHIYE JABUUTI KABAHA LADULMARAY MUUSE BIIXI,AWDAL STATE TAAGEERAY,KARBAASH CULUS 

Darwiish Tv
Подписаться 94 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

GUUL KHUDBADA FIRDHIYE JABUUTI KABAHA LADULMARAY MUUSE BIIXI,AWDAL STATE TAAGEERAY,KARBAASH CULUS

Опубликовано:

 

8 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u 19 дней назад
indr deg degu ma fiicna mahadsanid.....ina cumar geele reer lascanood wa yaqaniin don't worry Guul iyo gobanimo SSC iyo harti ✌️🇸🇴💪
@shukrijama5399
@shukrijama5399 18 дней назад
Waa runtaa inadeer guulayso ❤❤❤❤🎉🎉
@Umo580
@Umo580 19 дней назад
SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@yasminjama2703
@yasminjama2703 19 дней назад
Ismaaciil lama aamini karo waa runtaa caduunow
@jamahussein6860
@jamahussein6860 18 дней назад
Waa geesi wadani somali ah dhiig iyo dhaqan (firdhiye) guul,khatumo guul,
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 18 дней назад
Mashaa Allaah MD firidhiye geesinumadu waa sharafa illaahaya haku xifiyo cadowogana ilaahaya hakaa qabato🙏❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴✅🥰🏇🏿
@loulaloula9520
@loulaloula9520 18 дней назад
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies ssc
@sahromahamud
@sahromahamud 18 дней назад
Illaaheey Kheyr Haka Dhigo Laakiin U Maleynmaayo 🇸🇴🙏😭jabuuti In Ay Lilaahi U Soo Dhaweeyey Sir Maahee Aan Aragno 🇸🇴🙏🇸🇴🙏
@user-rs7je6zr1f
@user-rs7je6zr1f 18 дней назад
Anaa kuguraacsan ismaaciil waa fircoonka nool soomaaliyana isagay kadagi la.dahay inagana sigaara buu inoo necebyahay hadaa hart ama daarood nahay laakiin waxani waa siyaasad
@FarhanfarhFarah
@FarhanfarhFarah 19 дней назад
Darwiish TV hanoolaado jabouti daacad maaha
@saidaosman6524
@saidaosman6524 18 дней назад
Ascw Isma’il Cumar lama aamini karo, Firdhiye yuusan ku ajalmi
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 19 дней назад
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila laah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam
@yasminjama2703
@yasminjama2703 19 дней назад
Caduun you are the best ❤
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 18 дней назад
From jabuuti xisho sxb hadikaleh taqero haya lagawayey allah liketa
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 19 дней назад
ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 SSC Khatumo waa dulka oo dhigayaga kubaxay hadanahaay ssc iyo Hiilwalal! tasi waa mid cadawga meel ayan ugujeedna agiga waxan amisanahay Gule dhibato xogleh ayu ugeestiy shacabka SSC Khatumo tas waa lamailoban.xaga siyasada waan ku racsanahay madaxweyne SSC to build relationship between two States Djibouti and SSC Khatumo Staat Of Somalia. Thank you very much the president of SSC Khatumo Staat Of Somalia he's a man who know where he stand SSC Khatumo GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@hassanabdibashar2169
@hassanabdibashar2169 18 дней назад
Hagaag wariye waxan kuu shegaya anba amiinsanahay in uu siyaasiku an ba siyasaduu iskahor kendo inan iyo aabihii
@SaharaAdan-ob2kl
@SaharaAdan-ob2kl 18 дней назад
mashallah somali weyn hamwda inshallah tacala 💪💪💪💪💪💪
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 18 дней назад
Wan tagersanahy ssc khatumo. Ciise from Djibouti
@lulm6983
@lulm6983 19 дней назад
Caduun wariye Legend. Hore u socon❤❤ Waan kugu raacay Ismaail lama aamini karo. Laakiin Firdhiye waa nin garanaya musuuliyadii u qaaday. Allaha la garab galo. Aamiin.
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 17 дней назад
You are right darwiish tv we all love ❤️ 7 brothers blood 🩸 harti haqabto firdhiye please
@ahmedhwff4816
@ahmedhwff4816 19 дней назад
aad baad u mahadsantahay darwiish
@yasminjama2703
@yasminjama2703 19 дней назад
Darwiish Tv welcome 🤗
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 19 дней назад
Cadowga somamaaliyed Allah naga qabto
@osmangure6040
@osmangure6040 18 дней назад
S/c darwiish tv waxan siiyey n1.
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 18 дней назад
Nooloow fariid ❤❤❤❤h
@zamzamali4347
@zamzamali4347 18 дней назад
Firdhiyow geele amaan ma leh waa munaafaq just be careful
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 19 дней назад
asc mr darwiish anigu waxaan ku sugnaa madasha uu khudbada ka jeediyey .soo dhawayn mug leh ayaanu u samaynay dhamaan shacabka reer djibouti ee kasoo kala jeeda 1.SSC KHATUMO STATE. 2.PUNTLAND STATE 3.DDS MAAMULKA SOMALI GALBEED . waan shacab ku abtirsada D5.beel waynta daarood. waxa uu ahaa kulan taariikhda galay oo aan abid ka dhici djibouti
@a.j2428
@a.j2428 19 дней назад
KABTAN CADUUN MAHADSANID DEDAALKA REER IYO QAYBTA LIBAAX EED KASOO QAADATAY HALGANKA, DHALIISHUNA WAXAY KAMIDTAHAY TOOSINTA WAA CAADI.
@zamzamali4347
@zamzamali4347 18 дней назад
You are absolutely right
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 19 дней назад
Guula. Mahaa. Nin. Laheeshiil. Oo. Kuwaa. Kaale. U. Ooradaaya
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 19 дней назад
Absolutely
@hassanossoble9435
@hassanossoble9435 18 дней назад
You’re right you’re right
@queenayan5616
@queenayan5616 18 дней назад
Guul. Karbasha kakudhacary. Buusebixi. 😢😢😢😢😢😢😢
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 19 дней назад
Ascwrwb Waa sidaas
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 19 дней назад
❤❤❤❤❤
@saidegal6755
@saidegal6755 19 дней назад
❤❤❤❤
@karingarfod9151
@karingarfod9151 19 дней назад
Walaal keey darwiish anig nin xasun ugaas dhulbahan ahay adiga waa ku tager sanahay
@qabilamoussa360
@qabilamoussa360 18 дней назад
❤geeesi dhaway ❤ geesi❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Tasniim1
@Tasniim1 19 дней назад
Waa runtaa Captain caduun odaygaas harabka ah waa cadow lamana aamini karo. firdhiye maanta wuu amaanayaa beri waxaa laga yaabaa inaynu aragno isaga oo kacabanaya. Lama aamini karo odaygan waa nin noocyo badan. Dadkii uu xukumay baa naf kawaayey. cidkalana hadalkeeda daa.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 19 дней назад
Waa Runta
@HERSIGROUP
@HERSIGROUP 19 дней назад
Reer Khatumo will not accept any agreement masterminded by Djibouti, also known as Khadra Haid, and her gang.
@abdirashid4016
@abdirashid4016 18 дней назад
Siyaasada baro sxb firdhiye aad iyo aad ayuu u saxsanyahay waxani waa siyasad
@fowsiyaali3097
@fowsiyaali3097 18 дней назад
Wa ruunta
@seed3966
@seed3966 18 дней назад
Asc
@khatumo2023
@khatumo2023 19 дней назад
S N M calankedi waa dhacay
@abdirahmanjibril8671
@abdirahmanjibril8671 19 дней назад
Waad ku saxantahay in Geele horar cadow weyn oo soomaaliyeed yahay. Waa run arintaasi.
@CawilMuse-hh3ft
@CawilMuse-hh3ft 19 дней назад
Sxb Waa sitaasad Waana run geese Waakansar
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 18 дней назад
That’s true walaal
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 19 дней назад
Firdhite. Waa horgal cusub Waxba. Ha ammaanin
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 18 дней назад
Welugay aaminimaayo geele horor 😢ismaaciil kansar 😮
@yasminjama2703
@yasminjama2703 19 дней назад
Firdhiye wey ku weyn tahey SSC
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s 19 дней назад
Waa.ujeedo.lagu.qasbay.inuu.denbiga.ka.masaxo
@abdisharif8315
@abdisharif8315 18 дней назад
Adigaa saxan waayo Ismaaciil lama aamini karo lkn firdhiye ayaaba kasii horeeya xagga siyaasada
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 19 дней назад
Yes me too , never trust ismaaciil Cumar Geele. But wishing ismaaciil Cumar Geele dead is not good.
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 19 дней назад
Bismilah reer khaatumo waxa leydinkarabaa inaad dhaliisha tirades badan iskadeysaan hadaan nahay dadka reer qaatumo jecel ineyhelaan xaqooda runtii hadda reer qaatumo si dhaqsi ah Ayey u muuqata hadda Eyna lamidyahay maamulgoboleedyada dalka marka waa inan niece ka iskadeyno fiirsano danaha maamulka khaatumo waxan waa siyaasad marka iskadaaya dhaliisha horaa loosoconaa cidii kuneceb iyo cidii ku jecelba lasocdaa runtii Guul weyney Utahay tegida jabuuti madaxweyne firdhiye❤😂🎉😢 Maya cuqdad maya haa soomaali mid ah
@Hayaannabadeed
@Hayaannabadeed 18 дней назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🌺🌺🌺🌺 Caduun adaa firdhiye uga lexejecla badan Firdhiye… Firdhiye yaan lagu iibsan SSC hakala furfurin hana firdhin. Jabuuti hubkerda Naafadii aygeysatay baa kuu taale.😢😢😢😢
@sour.candly7868
@sour.candly7868 19 дней назад
Soomaali Markan indhahooda waa Furan yihiin sidii hore ma ahan Dhalinyaradu waa Dad Aqoon leh horay u socday Geele iyo inti Cadowga Soomaaliyeed ah Alle ha inaga qabto.........
@mnviepapa2003
@mnviepapa2003 19 дней назад
Hoyadaa baa lala dulmarey nacasyahow nacasku iskaa dhaleyn wacelkaa ah arsaq haa naku radsan adero
@HERSIGROUP
@HERSIGROUP 18 дней назад
Khadra haid waa shydan walahi
@husseinosman1871
@husseinosman1871 19 дней назад
Dadbadan ayaa kkugu raacsan oo aan kamid ahay.
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 19 дней назад
Boqol Sano hadii aad dhaqdo Daahir noqon maayo ismaciilna waa sidaa
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 19 дней назад
Yaa. Soomaali. Jacaal. Haaya. Awaarka. Gh. Kaacaaso
@saidegal6755
@saidegal6755 18 дней назад
Guuleyso islaan
@Saajac2024
@Saajac2024 18 дней назад
MUSE BIXII ETHIOPIA AYUU KU WAASHEEY REER JIBOUTIGAA AYUU aqoon . MUSE BIXII CAAWADAA HOOS AYUU U OYAAYAAH.
@saidaosman6524
@saidaosman6524 18 дней назад
Ascw Maandko dad badan ba xagg jir aan caadi Shaun ah Allah sahlo
@user-cj5gv9wc4e
@user-cj5gv9wc4e 19 дней назад
Geele horror waa tuug
@gureey3185
@gureey3185 18 дней назад
Abtiyow qabooji arinta. buntiland waa loo yeeri doonaa
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 18 дней назад
Qudubada MD waan soo dhoweenaya lkn keligii taliye caloolo buuru maka garaabaya inuu muuse juudan lasafana ee hubukiisi lagu xasuuqaya shacabka sool mise calamaku tusaya inaanu qayab ka aheyen xasuuqii sool oo inuu isla sawiro buu ugu yeedhaya MD firidhiye 🥹
@user-dc9nv1if3o
@user-dc9nv1if3o 17 дней назад
Madaxwayne geele waafiicanyahay balse adigu wariyow kamafikirfiicnid firdhiye soomaali abaalbuukuleeyahay kanadhagayso markhaatiga khudbadan
@user-yt6qh9wi1o
@user-yt6qh9wi1o 18 дней назад
jabuuti. waxay. marti. geelisay. dayaradi. garacay. muqdisho. oo. ciid. waliba. diidai 1994
@Abdikadir1984
@Abdikadir1984 18 дней назад
Kan yar waxaan moodi jiray Intan inuu ka aqli badan yahay sheeko majeerteen yuubilaabay Dani yaa qac kayeertay😊
@calixuseen4324
@calixuseen4324 18 дней назад
Asc adeer waankugu raacsanahay waa nabar AA soomaaliya Ka bogsanayn
@oubahhoch2244
@oubahhoch2244 19 дней назад
😂😂😂😂 yaarebe shaalay ba dhalatay hoorta ba ladhelii jiiray ismael omar ka fuuqh xuumata reeb ❤
@saa8132
@saa8132 18 дней назад
Eedo Guulayso, waankugtu raacsanahay, Dadkeenu waa dad aan cuqdad qabin oo meelkasta gala . Abiilahab ilaahaay ha inaga qabto.Waxaad tahay halyey usoo halgmay SSC, iyoHarti oo dhan.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 18 дней назад
GUUL SSC AND SOMALI WEYN
@abdimuse6945
@abdimuse6945 18 дней назад
Sax weeye geele mahabonayn In lootago ama lala sheer Gareeyo arimaha somaliya oo Dhan hadiise fidhiye utegey Waa in uu soociqaabaa Oo uu usheegaa in uu hor Dhigo dhibaatadii uu ka Geystey g. Sool iyo somali Oodhan hadii uu amaan Kala yimaado geele macna Masamayn doono snm ilaa Hada lafay sidataa reer Sool ma ilaawi doonaan Geele iyo xasan biixi Anagaa kufilan laakiin Madax weynaha yagii Iyo ninkii aanu walaalka La ahayn ee geele
@Abdikariimwaadenmouse-yr4tk
@Abdikariimwaadenmouse-yr4tk 19 дней назад
Geele waa geesi daacda
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s 19 дней назад
Aaminaad.malaha.ismaaciil.waa.maafiyo.sharciyeysan
@asheekh15
@asheekh15 19 дней назад
Waadkusaxantahay Ismaaciil waa akbar shaydaan Dawladnimo.Soomaaliyana never marabo ilaahay dhagarihiisa haynaga badbaadiyo waala ogyahay laakiin waxaa geelkalumay oday iyo wiil uudhalay iyagoo raadco ah ayaawiilkiiyidhi aaboow meeshu kululaa odaygii wuxuu yidhi aabomeesha geeleniibaa maray hada kabtan meesha geelenibaa maray khayr allaah hakadhigo
@husseinosman1871
@husseinosman1871 19 дней назад
Djabuuti iyo Hassan Sheik midna uma baahnin maxaa yeelay hassan waxaa u hadhay 1 sannad iyo badh, ka dib waxaa la xaalaynaa madaxwayna cusub.
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 18 дней назад
Saxib. Ismail. Geel. Was. Idinka. Hadaa. Aragteen. Aniga. Waxaa. Arakey. Shirkii. Carte. Lagama. Yaabo. Inaa. Camino. Ismaail. Iyo. Hassan. Shiikh. Hassan. Tuuk. Aniga. Maalintii. Farmoojo. Kursiga. Laga. Xoogey. Baa. Somaliya. Ka. Soo. Baxay. Oo. Ku. Soo. Laabtey. Canada Ottawa. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Saraakiishii. Siyaad. Bare. Ayaa. Ahay
@abobasement346
@abobasement346 19 дней назад
yerkan wuxuu shaqoh kah dhigtay ssc iyo firdhiyeh war Amus waxad nagu noqotay munafaq waxan ku shegayah baroh siyasadah plz waxan ku shegi lahah in aad kah hadashoh cadowgah somaliyah sidah xabashi iyo UAE 🇦🇪 waxaa lah rabay in aad kah hadashoh dani iyo boqashadah u ku jogay bil labadah dal
@maxamedmaxamuudmandamus5464
@maxamedmaxamuudmandamus5464 18 дней назад
Asc waxa iga xasuusin ah xasuuwu ilaa siilaanyo was in max kamada lagu daraa
@user-xx5eb4yv4g
@user-xx5eb4yv4g 19 дней назад
War maxuu kaadilay
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 18 дней назад
Adeer taqeere ayan ku nahnay hada reer jabuuti nahnay ee Ismaël Omar guelleh kasbah sxb wa madaxweneh sxb
@fardowsaelmi2129
@fardowsaelmi2129 18 дней назад
Inuu khayaameyo uun bad ka baqeysee waxbaad u sheegeysay firdhiye waa mujrim ismaciil wa ninkii ogoladay in hubkisa lagu layo dad masakina..
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 19 дней назад
madaxweyne firdhiye wuu kukhaldanyahay inu jabuuti kasaaro inay xasuuqa lascaanod hub qayb ka hayd
@sour.candly7868
@sour.candly7868 19 дней назад
Firdhiye waa Daacad inuu kan Dhageysto ma aheyn haka Duceysto Shartiisa .........Geele waa Ninka MW Xassan Casharo u Dhigay oo ku Dbo lumay intaasna waa Soomaali Lugooy laakiin odayga Dhagartiisa Alle ha ku Radiyo..
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 19 дней назад
Nin Yar baa tahaye miisaanka Saar Cid aan cadawad u qabno ma jirto maxaa sababay.maxaase xigi doona
@FilsanMoussa
@FilsanMoussa 19 дней назад
❤❤❤❤❤❤🫶🫶🫶💪💪💪💪💪💪
@user-yt6qh9wi1o
@user-yt6qh9wi1o 18 дней назад
xjabuuti. waxa. loo. haysta. gabdhihi. aay. ku. kufsadeen. siiliga. iyago. rabayinay. galaan. jabuuti. dagina. waay. laayeen. alhau. agbar
@sour.candly7868
@sour.candly7868 19 дней назад
Habo Anigu kugu Feker ayaan ahaa Ma Jecleyn inuu Odaygaas u tago Midnimo Soomaaliyeed ma Rabo wuxuba aaminsan yahay Soomaali Gacmaha is Qabsatay Geeridiisa sidaasuu u Colaadiyaa Alle hana Qabto Firdhiyena Alle haka Badbaadiyo Odaygaas Dhagartiisa .................
@CawilMuse-hh3ft
@CawilMuse-hh3ft 19 дней назад
Laakiin Somadiidka Aye nambarkutahay
@khatumo2023
@khatumo2023 19 дней назад
Ha dhalilin mata waa malinteni
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 19 дней назад
Mdx Firdhiye nolow Gesi dulqaad leh,qaato In maah maah dii Somaliyed Cadowga Ciddii uu kusoo kashado waa in aad weydisa,Djibouti wa dal Somaliyeyd shalay Dawaladii Somaliya ayaa xoreysay,Damaci uu Ina Cumar Gelle uu mudda kabadan 34 sano Somaliya in eey midobin iyo in isaga uu hayo furaha Somaliya Adeer Maanta xalku waa eey kaduwan tahay,Somalida siiba bahda baraha bulshada Dhaliilsha waa in lagu salaa mid laga soo baaran dagay,Dhibatada Muqdisho qaburaha Musuqa Waxtar xumada Taliska HSM ee Safar iyo socdaal dhaqalo Askarigi Dhawaca ahaa kii gesiga ee lashirqoley caruurtoodi kabahantahay Diyaradii magaca qaranka Somaliyeyd lagu bixiyay ee Isaga sharci shaqsi lahansho wacyigalinta bulasha hubka laisku dhiibaayo,Wadaniyadda oo.dhalinta baraha bulshada kuwada midoowbaan ayaa wax tar leh.Khainku malibaano Qabil qaran manoqdo,Captain Dacun Wacyi gali bulshada Jubalaand in odayga 14 sano.4 km kismayo.oo.kaliya haysto jirjirolaha ah koixda u sacaba dumeyso ee Darood kuwa ladegan in laiska dulqaado
@Saajac2024
@Saajac2024 18 дней назад
somalidadaa ayaa fudeedkaa iskaa leeh . HUUBKAAN JIBUUTII KAA BAAXAAY BAAL SOO BAADH SAXXIB. JIBUUTI sidaa somaliland iyoo somalia iyoo ethiopia iyoo ereteria ee huubkuu meelkastoo yaloow mahaa . hubkaan somaliland ku daagalantaay waa huubkii yementaa .
@user-vl2px9cr6w
@user-vl2px9cr6w 18 дней назад
Ismael wa douk wa benalee wa nahabe
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 18 дней назад
Firdhiye looga biqi maayo khaatumo ismacilna waa runtaa waa cadawga somalia balse cadawgaaga adoo taxadaraya ayaa laga danaystaa
@Abdikariimwaadenmouse-yr4tk
@Abdikariimwaadenmouse-yr4tk 19 дней назад
Qabyaalad baa ku waashau
@O-wg1fj
@O-wg1fj 18 дней назад
Ksbtan caduunow sheley gafbad geysatay marka tire xabsiguri baa lagaliyey 😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 19 дней назад
Dadkii L/caanood Lagu halaagey iyo Waxay Hanti baana’day wax khayr leh ilaahay hadinku badalo.plz Maxabiistana sii daaya
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 19 дней назад
Ma haday dhiig daadsheen xataa oo caruur laayeen
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 19 дней назад
Su aal adag weeye taas. Lakiin cafisku waxma haleeyo
Далее
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 1,1 млн