Тёмный

Guutadii 12 ee Ururkii SNM oo 33 sano kadib Maanta dib isku soo Urursaday Baaqna soo Saaray 

SAAB TV
Подписаться 493 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Месяц назад
❤❤❤❤somaliland guuul snm guuul inti dhimatay aalle haunaxariisto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
Inaalilaahu wa inaa ilaayhu raajucuu hadii sidaa la idiin galay inaad dagaalantamba ma ahayn Madaxwayne muuse biixi caawi masaakiintan jaanis may helin iyagu sidaada ilaahay dartii ku caawi inshaalaah
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Месяц назад
Ma maqashay, dar geesi xidhay doqonbaa ka cabta.
@musahajinur3714
@musahajinur3714 Месяц назад
IAM one of them Live in uk
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 Месяц назад
Waad mahadsantihiin xaq u dirirrkii snm waan idin soo dhawaynas
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Habaryoonis nacasnimadeeda dalkii ay xoreeyeen baa lagu maamulaa
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
Qabiilada kaleba waa la mid maxaad dabka u hurinaysaa ma kaligood ayaa dagaalka galay kuwa kalaba waxba ma haystaan
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Месяц назад
Qofka xoolaha ah saas baa u danbaysa, yaad u dhimatey?, salaan baa lagaa dhigtey. Ilmihiinii, waalidkiin iyo qaraabadiinba waa idinku qasaareen. Doqon alle kuuma naxariisto.
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Месяц назад
Nolosha rag asaagaa ah baa kaa ridey, xoolo xoolo dhaleen. Waxaa idinku khasaarey waalidkii idin dhalay iyo ilmihii aad dhasheen. Waad soo uraysaane magaalada tuugsiga ka daaya.
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@user-bz6xo2wx1z
@user-bz6xo2wx1z Месяц назад
11 aadan ciise iyo absorbed ciise
@CadeMumasar
@CadeMumasar Месяц назад
Xare
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m Месяц назад
Waa tuugtii waawaynad
@makahilmead4725
@makahilmead4725 Месяц назад
Muusow ina kaahinoow dadkaa xuquuqdooda siiya, idin saraakiil u ahaa
@mohamedabdullahi6418
@mohamedabdullahi6418 Месяц назад
Aaqiro waxa idiin haraa daran hadaada ka too bad keenin
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k Месяц назад
Aad iyo aad ayaan u soo dhawaynayaa Mujahidiinta
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Месяц назад
Noolayahow ma dagaal gaal buu galay Muslim baad la dagaalamee.waa haajil xun
@kederahmedsofe590
@kederahmedsofe590 Месяц назад
keliya waxa la huba inaad dawladii dadka ushaynaysey aad ka dumiseen
@libanllbb8720
@libanllbb8720 Месяц назад
ciwaanka iska saxa wa maxay guuradi 12 yaa is guursaday eed sheegaysan😆😆😆
@kederahmedsofe590
@kederahmedsofe590 Месяц назад
🤣🤣🤣🤣
@musahajinur3714
@musahajinur3714 Месяц назад
I was guutadi 12 after that End up guutadi 7
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Месяц назад
Dowlada Hadda taalada haysa soo SNN mahaan. Miyaanay mushaar uqorin¿??????
@CadeMumasar
@CadeMumasar Месяц назад
Wajibkini bad gudaten lashukri cal wajib
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Месяц назад
Guutadii 12 waxay shayd isaxaaq
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou Месяц назад
12 aad waxay ahayd beesha isxaaq carro
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Месяц назад
Dagaal xaqdaro ah baad ku naafowday ood ku dhimatay aakhirana naar baa kuu taal .waar dadka kala hortag erayadda liita ee ku hadlayso
@abdihassan3684
@abdihassan3684 Месяц назад
Nag foqaal naag kuwi ku xoreyay weye adigo hablaha lagugu hor farxumeyo
@abdihassan3684
@abdihassan3684 Месяц назад
Haday naar galayan iyo haday jano galayanba adigay xoor ka dhigeen
@Dulmi_diid123
@Dulmi_diid123 Месяц назад
@@abdihassan3684 waa nacasyo furaddaa go'aday mid walba aakhiro iyo aduunyaba waa kuwa ugu liita nacasyadda umadda soomaaliyeed burburiyay
@cawaaleibrahim3571
@cawaaleibrahim3571 Месяц назад
Doqon.
@khadarahmed1898
@khadarahmed1898 Месяц назад
ISIXAAQOW CAQBAA ULEEDIHIIN IN LAYDIN CAAWIYO
@manineima4398
@manineima4398 Месяц назад
Maa bloodhadii ayaa dhamaaday?
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Месяц назад
Balsaa u dulodeen Mahalo baa laydin mooda dad dhintay baatihiin waxay isu hayastaan dad fayow waa wada waalan tihiin
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Месяц назад
Faqash ciilan baatahay halgan koidii wuu guulaysan gaajoba ma karto waayo guushay gasheen bay ku seexdaqn
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Idinka iyo kuwa goojacade cade lagu qabsaday isma dhaantaan tuug xaqdaro waday
@HassanDjama-hp4ek
@HassanDjama-hp4ek Месяц назад
Snm iyo kuwi lamida ahaa dadki kabadbaaday dagaalki ay bilabeena ee hadhay dawo iyo cunno dhacday iyo kansar ayay ku laayeene cadaabki alle ha ku shido
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o Месяц назад
Ragii dadkaba loo baryi lahaa maaaha. Lkn maaayirka ha ku lug gu'ina kaasi mid maaha. Umada kle ayaa idiin dhaaami inshallah
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Nin wax garada ayaa maalin nagu yiri hadaad aragto qof moyerka wax ka shegaya waa laba mid uun qof ka hinasaya wuxu qabanayo iyo qof xaasida 😂😂😂😂
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o Месяц назад
@sultanc.kariim9366 wlahi labada midna ma ihi wadooyin badan o halbawle ah ayuu sameeyay, fooqyuu dhisay, ishaarooyin ayuu sameeyay lkn aqoonbaa isugu kiin laaban. Waxba muu qabana ma odhan lkn afsoomali xumo ayuu kaalinta kowad ku jiraa.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
Use Muxuu mayirku kugu sameeyay miyuu ku guursan waayay mise mayirnimadii ayuu kaa helay Waa nin lawada jecelyahay waxqabadkiisa awgii hinaasaha iska huuno
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o Месяц назад
@ilhanhassan9813 Use adiga miyuu ku guursaday mise wuu kuu balan qaaday maxaad ku jeclaatay. Waxqabadkan aad sheegaysaana shaqadiisii weeyaan loo doortay in layara amaano mooyee abaalna looguma qabo waxna wuu qabtay horena waan kuugu sheegay. Lkn anigu wuxu yahayba waan aqaan
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Месяц назад
Dhiig dad baad gashay markii aad walatayna waa lugu tuuray oo ladin nacay in laydin dilo baa sharcgu qaba ilaa dhiig baa qataataane
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Месяц назад
Jabay idiin gaystaanvbaad ka samriwayday Viva SNM
@mohamoudhassanmohamed787
@mohamoudhassanmohamed787 Месяц назад
Maxay ka faa ideen dowlad leh awood iyo sharaf dadkeeda daryeesha ayey dumiyeen 33 sano ka dib waakuwaa daryeel xumadu isku keenty
@khadramahamed-qn2dq
@khadramahamed-qn2dq Месяц назад
Somaliland waa xor
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Месяц назад
Mohamed kaahin bay ma faaiideen inuu wasiir noqdo wax kaloo badan majirto
@user-mx7ss7zl3e
@user-mx7ss7zl3e Месяц назад
Waxa tareyseenbaa yaraa dalka waa dalka somali
@makahilmead4725
@makahilmead4725 Месяц назад
War waxaa waa laga tagay, 2024 ayaa la marayaa jaaaalayaaaal, saraakiishii idin hogaaminaysay ka doonta xuquuqdiinii
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Месяц назад
Reerahooda ayey xuquuq ku leeyihiin, waayo nin walba reekiisa uu buu u dagaalamay ma jirin waddan ay u dagaalameen.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Ina biixi tuugaha daagalmiin baa cunay hantiid dadka
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
First inay dagalmaan may aheen inaa laa daglmaan habar awale kaa xun cidkastaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Makhnuudkii ina askar soo dayaan may aheen
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Kaa dagalmaan hargeysa kaa saraan hantiid dadka dhadiga isaaq gubaan
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
​@@hassan-mp1pk Afsoomaaliba ma qori garanaysid miskiin 😂😂
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Tuug tuugi dhashay abaalkiinu waa inaad muuse biixi futada u maydhaan
@MoQaro
@MoQaro Месяц назад
Kuwani 15 jirro ayay ahaayeen, SNM na garan maayaan
Далее
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
Мама знает где все документы
00:21
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59