Тёмный

Guurka ajanabigu igu soo orod maha, dhibkii iga qabsaday guurkayka part two 

Asma
Подписаться 66 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@nugaal012
@nugaal012 2 месяца назад
Gabadhan Allah ha soo hadeeyo isagaa abuurtayoo og quleebteeda. Bal kawaran nolosha abidka ah ee Jannada, iyana waxay la cajabtay dhaldhalaalka khiyaaliga ah ee aduunyada oo laga dhimanayo. Cajiib.
@UmzakiUm
@UmzakiUm 2 месяца назад
Aamiin yaarabi
@AsmoAbdirazack
@AsmoAbdirazack 2 месяца назад
Amiin yaa Rbi
@Top10thingsT
@Top10thingsT 2 месяца назад
Why do people say “videogan waa videogii aad wada sugayseen” No! absolutely not, we were not waiting 😂😂😂😂 we were scrolling and suddenly saw.
@munaadam8568
@munaadam8568 2 месяца назад
How come he doesn’t want to change any aspect of his life for you but he’s happy to change you girl.
@nugaal012
@nugaal012 2 месяца назад
Spot on.
@somalitech102
@somalitech102 2 месяца назад
That is what i was thinking for😊
@CompUter-oo7er
@CompUter-oo7er 2 месяца назад
Wuxuu ku yiri uun edaabdarra iska daa - cay iyo liid jooji, ilmaheena ainu saarno? Waxaa maaha ceeb
@SaynabYusuff
@SaynabYusuff 2 месяца назад
Right. 💯
@dekadahirdirie8859
@dekadahirdirie8859 2 месяца назад
The same question came into my mind! I am sorry, nobody can change those have strong personality 😔
@AsmaaBintumohamed-dt4qt
@AsmaaBintumohamed-dt4qt 2 месяца назад
Allow ajanib calaf hanogu darin qof anaga nasasaba anago haysana walisha somaliyeed🦁🩸🇸🇴
@CompUter-oo7er
@CompUter-oo7er 2 месяца назад
Somaliga ilmahiisa aan wax ba ku darsan Allaah hakula joojiyo abaayo…
@mariamabdillahi4653
@mariamabdillahi4653 2 месяца назад
It's not easy to live with white guys , alhamdulilah wlhi to have a somali husband
@nugaal012
@nugaal012 2 месяца назад
@@mariamabdillahi4653 Alxamdulillah wllo. Wishing you both happiness of a lifetime.
@ilhanibraahim1
@ilhanibraahim1 2 месяца назад
Wllo gabadha markey dabalaneyso ha soo duubin jidhkeedo dhan wajiga bes sòo duub waa caruur uma fiicna midhiyaha ishooda ❤❤❤
@Waaniyowaxsheeg
@Waaniyowaxsheeg 2 месяца назад
Masha Allah 👍👍👍 Wuu ku edbiye, Gabdhaha kalana Waan ku boorinayaa, iny guursadaa Ajnabiga
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 2 месяца назад
😂😂😂😂Aniga iggu Ogthy wayo dhaqankas nidamsan bn jecelhy
@fartuundaahir7765
@fartuundaahir7765 2 месяца назад
Mashallah Nolol yaroo bilaa buuq haddii aad Xoogaa diintada ku dari lahaydna Allah waaba jana aduun
@dahirmohamed3148
@dahirmohamed3148 2 месяца назад
Tan ummadda Allaah kaka qabto, wa shaydaan.
@jhussain1507
@jhussain1507 2 месяца назад
Ilahaay ajaanib wax iiguma daaro siiba cadaan waaba gumeeysi ilahaay faraax noobadi oo no deey asiiga I anfacaayo😂
@shwomp3368
@shwomp3368 2 месяца назад
Aad iyo ad 😅
@ayaanhussein9092
@ayaanhussein9092 2 месяца назад
Nin somiyeed inti ka guursado adigo geenyo ah.oo gurigan boqorda aah .aayu intu ku guursdo 2.3.4.5ciyaal ah ka dhalu ka dhaqAqayan diban kuma so egayo..marka inta nolshada ka hadhay waad laa balbali
@aminamohamed847
@aminamohamed847 2 месяца назад
Waxaa wanaagsan in aad bartid diinta Wax badan oo aqoon diineed ayuu baran lahaa.
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 2 месяца назад
Asmeey dadka cadaanka way inaga firfircoon yihiin mahadsanid
@nemoahmed6823
@nemoahmed6823 2 месяца назад
Asmay money management ga kaso hadal please sidey ku yuhin inagu hada somali nahay lacagta wan ku ciyarnye 🥰
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 месяца назад
Sxbtay wiil cadaana qaba isagiiba somali bay ka dhigtay 😂😂😂 xitaa wuu ekaaday
@SamsamXusen-b9y
@SamsamXusen-b9y Месяц назад
Asma fariid baa tahay laakiin qawanida iska daa❤❤😂
@QamarAli-v4z
@QamarAli-v4z 2 месяца назад
Nolosha Allaha ku qurxiyo walashey Ilahay haku xafido
@soumiss5318
@soumiss5318 2 месяца назад
Dee walaal tiisii iyo waxaa uu necbaa unbaad noo sheegtayee , ee adigu waxaad ku dhahday ka ma helin ee walaalo sidaas baan rabaa noo sheeg. Because dhaqankii cadaanka unbaad ka waramaysaa , adigu cadaanka maxaad usoo kordhisay ood uga sheegtay dhaqanka soomaalida?
@XamdaXaliimo
@XamdaXaliimo 2 месяца назад
Iskuso wada duuboo odyga qawarka diin io dhaqanba wuu kudhaafiyay lkn adigu wax samyna kumadan yelan xita kalmad somlia masan barin
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 2 месяца назад
naaya inuu gasl yahy iyo inuu islaam yahay maxaa ku ogaysiiyay
@hodan4905
@hodan4905 2 месяца назад
Asmaay wn ku slaamy wll Vedio wxd ka zo zmyzaa English seed ku brty ycni wn fhmyaa ku hdlki ba igu adag iga cawi
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan 2 месяца назад
English Phrases for everyday conversation - English - Somali / Somali Language Translation ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ig20j78zciY.html
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 2 месяца назад
Nimanka soomaalida casharo u bilow sida dumarka loo ixiraamo ah.huuno.
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 2 месяца назад
Asmaay inanta kada fardo fuulka waayo dhabarka halis bu u yahay wax kale igu badal
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 2 месяца назад
Waa la aamisanahay in qofka shaqsiyadiisa lagu ixtiraamo
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 месяца назад
Waa nin kalsooni badan . Cadaanka dhan saas maha
@midnimomedia198
@midnimomedia198 2 месяца назад
Cadaanku waba gun ilayn lkn gabadhayada wuu badalaya iyadana ma ogola inay badasho isaga
@dahirmohamed3148
@dahirmohamed3148 2 месяца назад
War hee dhe naagtani miyey waalan tahay, ?, haddii nin gaal ah ay guursatey may ku e kaato ninkeeda ? Mise waxay raadineysaa gabdho ay duufsato?
@mudanibrahim9089
@mudanibrahim9089 2 месяца назад
Asma Qurux Qalbi Wanaag ❤
@mohomedusman862
@mohomedusman862 2 месяца назад
wax micnole kamaad hadal maxaa Naga galay nin gala wuuxuu rabo
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 2 месяца назад
Ajaanib aya u socday wll waaka Baxay arrinkaaaz hhh 😅😅too much activity weeeyaaan😅😅...Asmaaay Jamacada maxaaa barataaa wll????abuse is not easy Allla beerka 😅😅😅😅Runta ayaa sheegtay
@Urfavuser-c3n
@Urfavuser-c3n 2 месяца назад
Masha alh riyadaydi baad ku noshahay ❤❤
@Zehaa007
@Zehaa007 2 месяца назад
😂😂😂nolosha qurbuhu waa wada activity
@AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame
@AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame 2 месяца назад
Markaa sawkan adiga ku badalay adba maad xijaabkaaga ku agjoogtid dadkiisa ood dhaqankaagii ku dhaganaatid adigu malihid shaqsiyad miyaa huuno
@SaynabYusuff
@SaynabYusuff 2 месяца назад
Nothing better than fatax.😅
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 2 месяца назад
gabdhihii soomali ma waxaa u dambeysay ineey gaal caddaan ah biilaan oo ayaga lacag iska bixiyaan ma bahdil ka weynaa jiro😢
@NuuraOmar-yp6bj
@NuuraOmar-yp6bj 2 месяца назад
Noloshu waa fahan Waxa lagu soo koriyey nolol fiican
@AishaGoonle
@AishaGoonle 2 месяца назад
Timaha in aaan kajarro kumalahoo😂😂😂😂
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 2 месяца назад
Asma Aniga ku Jeclhy ❤
@amalahmed9417
@amalahmed9417 2 месяца назад
Please timaha maxa gogojojiya
@FaisaMusse
@FaisaMusse 2 месяца назад
Mashallah nice family ❤❤❤❤❤❤
@inamuxammad9372
@inamuxammad9372 2 месяца назад
YA1
@MuhiimAhmed-l6w
@MuhiimAhmed-l6w 2 месяца назад
Asmayy first love you mcnti❤😂
@jamiljama8650
@jamiljama8650 2 месяца назад
Asma afwayn wax xigmad leh ku sheekee ninkaga iyo goshadA ayad ka shekaysaaye
@heergeni7065
@heergeni7065 2 месяца назад
Farah khasaro nolol sameeso hankagu ha dhafo cayda gabar somaliyed
@abduldakane5471
@abduldakane5471 2 месяца назад
Gabadhan ninka jacel kumaheysato qalbiga kahadashay solabo farax waa diyaar
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 2 месяца назад
Naagtan waa funy ano qoslaya muqalka bilowdy oo aan dhamsty asmay si daacada nogu waranta no soo badi muqaladan wey igu socdan😂
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 Месяц назад
Diloy guuska galada dhuq dhuq
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 2 месяца назад
Cottage baa la dhahaa.😢
@BilanIsse-l8o
@BilanIsse-l8o 2 месяца назад
Calaaya taxaal asmay waxad adigu ku dhaqmaysay uu dhibsaday gabi ahaanba wad uga tanassushay wixii adigu ad dhibsatay ee dhaqankisa ahaana wad ku dhaqantay oo uu kugu qasbay kamuu tanasuline any way kolay adigu ku faraxsan
@lisalyonxo
@lisalyonxo 2 месяца назад
Girl you make me laugh 🤣
@somaligirl8743
@somaligirl8743 2 месяца назад
We love you gorgeous girl Asma 💎💎💎❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@yaasirahmedtubbe6530
@yaasirahmedtubbe6530 2 месяца назад
Runta sheeg Salaad aad tukato goorma kuugu danbaysay
@zapariinaliisha
@zapariinaliisha 2 месяца назад
Asma love you❤❤
@salmanyare9243
@salmanyare9243 2 месяца назад
Abayo guurka waxa kaa horeyo ninka muslim maha waa sual
@cabiirjama8924
@cabiirjama8924 2 месяца назад
Haa wllhi taasaa ugu muhimsan more than anything else
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 2 месяца назад
Walaal Allah kacabso
@mohamedkine6742
@mohamedkine6742 2 месяца назад
asmay bisqiinlay ya kujabiin 😂😂😂😂
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 месяца назад
Noohooy waa ladhimanaayaa joog rabi giiku abuurtay unoqo Diintaada unoqo
@duaxsn3470
@duaxsn3470 2 месяца назад
Jaamacadaada Iyo cilmigaad barato ka soo hadal
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 2 месяца назад
Ma xalal meet ka soogadeen mise
@shwomp3368
@shwomp3368 2 месяца назад
Ku jajaba ilma xasheeyo😂😂😂
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 2 месяца назад
idhaaf nin ii fiirsana kama bixi karaa hadalkayga nin tirinaya dulqaad raba farax aan saa rabo ula dhaqmo dhaha waa dumar baa ilahey ku aqan😂😂😂😂 ina kibra raba see la ixisabiya ma xafadi hoyadeyba😂😂😂
@queenarawelo2538
@queenarawelo2538 2 месяца назад
😁nolol qataato ah waaye waxas😂
@aminamohamed847
@aminamohamed847 2 месяца назад
Ma fududa laba dhaqan oo kala duwan .
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool 2 месяца назад
Xijaab ka soohadal wlll
@FatimaShuriye
@FatimaShuriye 2 месяца назад
Asma qurux wllo🤦‍♀️🫠👑🔥
@asmadegan3506
@asmadegan3506 2 месяца назад
Waad lasoo raagtay huno
@Yusufhalig
@Yusufhalig 2 месяца назад
KAALAXAD
@EmmaEmmamohud
@EmmaEmmamohud 2 месяца назад
Asmay burqa neyso khadra jamac
@nemohupdirahman2467
@nemohupdirahman2467 2 месяца назад
Alla asmay ku jecliyaa 🫶🏻😂❤️❤️
@hamdisiyad-vk6ke
@hamdisiyad-vk6ke 2 месяца назад
Sido ku wasay nogo so shege waba shego walan
@AdamOsman-k4c
@AdamOsman-k4c 2 месяца назад
Gabar Muslimad ah gaaal ma guursan karo!!! Ragguna sidoo kale ( Mushrikad). So, maxaa diin ah oo isku qabtaan?! Macnaha nikaaxiina!!! Tan kale, adigaba wuu ku beddelay, oo waad aqbashay, ee asaga muxuu kaaga aqbali waayey, inaad beddesho?! Taasi waa sababta gabdhaha loogu diiday inuu guursado, nin gaal ah ( Mushrik ah)!!! Ku dedaal inaad asagana beddesho!!! Faarqx waxa kaliya oo uu ku fiican waa inuu kuugu caawinaayo diintaada, sida salaadda, inaad dharka u doori karto! Iyo wixii lamid ah!
@Idildeeqa8
@Idildeeqa8 2 месяца назад
@mahmahamal4131
@mahmahamal4131 Месяц назад
I like gurka ajanibta really .
@yusraabdinasir
@yusraabdinasir 2 месяца назад
But u don’t have to do the things he’s doing fr
@zapariinaliisha
@zapariinaliisha 2 месяца назад
Asma garab aan garabaa
@hodancaday7267
@hodancaday7267 2 месяца назад
Asama qalpi 😂
@Hubimahomed-mg4lz
@Hubimahomed-mg4lz 2 месяца назад
😂😂😂
@zapariinaliisha
@zapariinaliisha 2 месяца назад
Ee isoo qabo
@Saraamustaf99
@Saraamustaf99 2 месяца назад
Ku say wlhi aa kala tagnay mar aan cayay uu idhahay waa I abuse tay aniga yaab 😂😂😂😂
@sultanahja5831
@sultanahja5831 2 месяца назад
😅😅😂😂
@ZamzamDuale-l5d
@ZamzamDuale-l5d 2 месяца назад
😂😂😂😂 you’re so funny I love you Xbbti
@Anab44
@Anab44 2 месяца назад
Hhhhhhhhh
@munaadam8568
@munaadam8568 2 месяца назад
How come he doesn’t want to change any aspect of his life for you but he’s happy to change you girl.
@bilanehoussein2709
@bilanehoussein2709 2 месяца назад
Good question 🤔 I am asking myself also
@Sahra881
@Sahra881 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hashashahmed2922
@hashashahmed2922 2 месяца назад
Kkkkk😂😂😂
@KhadraAli-qr1dc
@KhadraAli-qr1dc 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KhadraAli-qr1dc
@KhadraAli-qr1dc 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
Далее
Ninkayga sidaan isku guursanay part 5
20:18
Просмотров 38 тыс.
Wildest 10 SECONDS OF HIS LIFE 🤯 @TomIsted
00:14
Просмотров 3,5 млн
Собираю Маню к осени ✨
00:48
Просмотров 1 млн
Waxaan caloosha ku yareeyay ee isku dhuubay
9:48
Просмотров 4,2 тыс.
ASHO IYO SHAY OO WEERAR CABSI CABSI AH KUSOCDHO
22:55
Guurka Qurbaha & Cagta -MOWDUUCA MAANTA-15 03 2022
40:05
ARGOOSIGII QAZAL WAA QISO LAYABLEH!@SawdaBillan
56:28
Waa maxay nin laa’aantan dhacday.
9:57
Просмотров 4,4 тыс.