Тёмный

GUURKENA KADIB FURIIN AYAN RABAA💔💔🙄😱 

IFRAH QALIIF
Подписаться 252 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@Vinijr4
@Vinijr4 Год назад
away kuwii nabiga jeclaa❣️🤲
@xaliimamohamed3153
@xaliimamohamed3153 Год назад
,salalaahu caleyhi wsllm ❤️ 💯♥♥♥♥
@Abdishukriqorane
@Abdishukriqorane Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@yaziidmedia624
@yaziidmedia624 Год назад
The best person most knowledge and most shey Allah created is our prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@maryamaabdikadir7029
@maryamaabdikadir7029 Год назад
Salallahu caleyhi wasallam
@aminkhadar8738
@aminkhadar8738 Год назад
Ku sali nabiga scw
@khadijamohamed9420
@khadijamohamed9420 Год назад
Mashallh abyo mcn wan ku wataa runtii keep going adiga io muuse waara Apid Family 💘🔐💞❤️
@amaaldiriye6201
@amaaldiriye6201 Год назад
Ifraax waa funy wlhi waa iskaa jeclhy wlhu😅😅💕
@ruunishosman6453
@ruunishosman6453 Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ifrax wa qosolkii oo qof ah funny thy keep going queen 👑
@fartuncalihasan4714
@fartuncalihasan4714 Год назад
Ifraaxey furiin ilaahay Kuma tuso abaayo mcn
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Keeps goings my brothers and sisters go forwards 💯😍💪
@ahmedmoalim
@ahmedmoalim Год назад
Wlhi aad baan uga xumahay in gabdhihi soomaaliyeed oo xishoodka iyo diinta ku wanagsana eey soo yaraanayaan gabar muslimad ah iyio wiil muslim ah rumeysan allaah swt iyo nabi muxamed lakin Hadane isku dhag dhagaya ayagoo kala ajnabi ah oo aan is qabin wlhi waa nasiib daro aad u weyn xataa waxaad moodaa inuu wiilka uu xoogaha gabadha dhaamo waayo mar walba ayada ayaa gacantiisa qabaneysay marka walaalayaal waxan idin leeyahay illaahey swt oo iska daaya waayo xataa ma qurux badna adinkoo is qaba in aad dadka hortooda isku dhagdhagtaan waayo diinta iyo dhaqanka suuban ee soomaaliyeed intaba kuma wanagsana marka dib iskugu laabta oo allaah swt ka baqa maanta waa aduun beri waa aaqiro marka dhamaanteen illaahey swt ha Ina hanuuniyo
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 Год назад
Waqti ragi ay xishonayan ya lajoga ayagon is gursaniin yay furin iyo wxas isku hystaan🤔
@mumtazabdi5261
@mumtazabdi5261 Год назад
Nagtan maba xishooto midkay barataba saas ugu dhagdhagtaa, ninki hore xataa saas hosta ugajirijirtay.
@khadrohussen2950
@khadrohussen2950 Год назад
Kaalay ismaba qabaan miyaan
@qureshasalah6239
@qureshasalah6239 Год назад
Keep going my sister wakumahasntahay sitha marwalbo noga quslisoo macney
@sadoyusuf7946
@sadoyusuf7946 Год назад
Ifraaxey waa qosolkii oo qof ah kkkk 🌹🌹❤❤❤
@asmohassan4272
@asmohassan4272 Год назад
Wlhi qosol igu ma harin ifraxey funny wlhi m.a keep going xbbti
@munadahir5587
@munadahir5587 Год назад
Keep going sis 👏
@quruxdumar395
@quruxdumar395 Год назад
Oo hada isma qabtaan miyaa dadkinan gacmaha is haysta war dhalin yaro illahy halaya baqo gacmihina dhowro malin wa jiri doonta lugu dhahayo dhinbil naar ah gacanta ku qabo
@wiilhalaag8161
@wiilhalaag8161 Год назад
Allh berka ifrax Fanny wlhi Duumashi waa ka washy 😂😂😂
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 Год назад
Ma is qabaan dadka isma qabaan bey leeyihiin bee?
@subydajano3289
@subydajano3289 Год назад
Ifraax dhib badanaa wllhi fani qosol iguma harin 🤣 noo soo badiya muran kiina igu baxdaa wllhi alle hysu kiin daayo🥰
@amishaqali5830
@amishaqali5830 Год назад
Keep going sister funny Ayd tahye 😂❤️
@khadijamohamed9420
@khadijamohamed9420 Год назад
Ifraaxey wllhi waad iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣funny
@shukriiman867
@shukriiman867 Год назад
afkaaga waxaas ka daay ma fiicno ilaahey waa kuu qaban karaa ee allaah bari kadaa kaftanka waxa qalbiga muuse dhaawacayo waa ku jecel yahay
@fatimamuuse7022
@fatimamuuse7022 Год назад
Aniga ayaa u horeeyo ifrax love isaar
@lian1665
@lian1665 Год назад
Bisinka oo maba is qabina miyaa yaa Allah dhaqankii gaalada ayaa caadi ugu dhameynaa oo ahaa wada noolaasho diinta miyaa la ilaaway
@aminaomar6271
@aminaomar6271 Год назад
Subxanallah furiin ciyaar war social media wa wali.
@iqromahamud2588
@iqromahamud2588 Год назад
Alla ifraxey dhib badnidaa allaha ku xafide nolosheydaa
@mohabdle3644
@mohabdle3644 Год назад
M.a gabarta kliya ee Afka candhuufta ku wadata
@sucaadquule770
@sucaadquule770 Год назад
alla ifraax dhib badanaa yaa iigeeya 😅😅😅😅😅
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
Dad aanan isqabin oo furiin kahadlaya somali Lee laga hela 😂😳
@drssacdiyaapdiwahap1585
@drssacdiyaapdiwahap1585 Год назад
Wllhi waa raftay 😂 Ifraax umadeena mahaa ciyaar bay ka dhigatay 😂
@sahruj2haji239
@sahruj2haji239 Год назад
Dhismaha idin ka danbeeya io meesha fadhidan uganda ayay magine garynysa😮
@kowtheral-wadi9194
@kowtheral-wadi9194 Год назад
2labalaboo isgursadaa ama isdayaaa,Allah kaxishooda
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Год назад
Cannel kaliya eee markaan murug dareemo aan soobooqdo kadibna anigoo farxad dareemaayo aaan katago allow noodaaaa ifraaax iyo Muse
@mounaosman1751
@mounaosman1751 Год назад
ISTAAFURIN ALLAH ifrah qali wan ku jeclnahay qali Maya Maya waxsaa
@najuucnuur8775
@najuucnuur8775 Год назад
Alla muuze ku lahaa xagee laga yaqaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@leolavenda7135
@leolavenda7135 Год назад
Ifrah cadeey ❤❤❤ my sis
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Год назад
Ifraax sawtii xishoon jirtey maxaa dhacay wll ninka ha taaban ilaa is guursataan
@siciidfarhanpuyol1834
@siciidfarhanpuyol1834 Год назад
Syria 🇸🇾 🇸🇾 🇸🇾
@halimabob9303
@halimabob9303 Год назад
Wlh waa runta muse marba hadu harirka damado waxa ex ladihi majiro
@cabdixakiinyasinhanad9431
@cabdixakiinyasinhanad9431 Год назад
Omg manooli ifraah xaraabo waye kute ifraax soo noqo 😂😅❤
@nimcafaarax465
@nimcafaarax465 Год назад
Wllyaalow is meher sada saan waa danbi
@mulkishiiq3710
@mulkishiiq3710 Год назад
Allah ifrax iyo muse qosolka baaigadhamysen🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@raxmomohamed2296
@raxmomohamed2296 Год назад
Wlhi abaayo waan ku taageraa ee video yazhn.o.kale.no.so.badi
@subydajano3289
@subydajano3289 Год назад
Ala ifraaxaa wllo ma socony dumaashi maxaa reerka u yarynee na badi dee😉🤭😅
@umuhamza9346
@umuhamza9346 Год назад
Subxana allah waxaad ogaataa in garbahaaga malaigta saaran thy
@user-ne8iz1mi5y
@user-ne8iz1mi5y 11 месяцев назад
Washey ifrax qaliifey tintaada qarso abaayoy si walba oo aad qofka u jecashay wali ajaanib ayad kala Tahiin tinta Cowro waaye qarso tintaada xumaane ha iifahmin intaas oo qof ayaa Ku fiirsaneyso
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 Год назад
Ifraax quruxey iska bashaala adiga iyo jacelkaaga
@raliaadan2347
@raliaadan2347 Год назад
Ifrax naag walan xbbti hore usoco alle haydin xafido adiyo mouse nooladda intay nololi jirto❤
@sahrosiidcali9638
@sahrosiidcali9638 Год назад
Pin igu qabo xbbtii taageerahaaga nambar 1 kuu ahay wlhi
@aishamaxamud5376
@aishamaxamud5376 Год назад
Unugaaa yaaab argnay 😂 maba isguur sanineee maxaawaye furinga aad hor cararteeen😂
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 Год назад
Meshan kuyabay yan fadhiiyaa🥺
@khadrohussen2950
@khadrohussen2950 Год назад
@@rahmasayit6851 umadan iney is qabaan ayaan uheystay
@azmaaapdirihmaanazmaaapdir6844
Ifraah dhib badanaa😄
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 Год назад
Hhhhhhhh wlh waan qosle ifraax unkeyna mahan
@wadnakaabba5738
@wadnakaabba5738 Год назад
Subxaana llah wlo mcn yaan afkaaga lagu qadin ood ka shlynin
@mulkishiiq3710
@mulkishiiq3710 Год назад
Alla ifraxey umad matihid wiilka waakayabisey wallhi
@yahdiinkalaki2413
@yahdiinkalaki2413 Год назад
Kep.goin.Lamanaha.Sanadka
@ummaanas0709
@ummaanas0709 Год назад
Ifraax qaaliyeey xbbty waxaas laguma kaftamo anagiiba moodnay innad hada is furteen kkk Allah kuuma aqbalo
@najmacaydiid8161
@najmacaydiid8161 Год назад
Siyar o fudud ayad rabta in lugu furo ceep wllo marbay samadu furantay iskanilaali waxas ifraax
@drnafisasheekhciise6143
@drnafisasheekhciise6143 Год назад
Wll aniga ayaa garoob ah ee hasaadsan wll allah ka magangal garoob nimo walaahy waan ku qooslay kkkkkkkkkkk
@mohamednoor7642
@mohamednoor7642 Год назад
Furin ciyar mageloo subxan Allah
@nimcoaamincaydiid183
@nimcoaamincaydiid183 Год назад
Ifraax umadeena mahan😅😅😅😅😅😅😅
@shukriabdinor8005
@shukriabdinor8005 Год назад
Keep going my sis 🤣🤣🤣
@habooncige4807
@habooncige4807 Год назад
Masha.allh 💝💝💋
@maryamoabdisomalia4029
@maryamoabdisomalia4029 Год назад
Ifraax alla adaa umad matihid 😀😀😀 Waa fuury wallhi
@mahamedahmed3years145
@mahamedahmed3years145 Год назад
War maxa ka qaldan waxan malin kasta wa lagulabartay
@nastehamohamed8422
@nastehamohamed8422 Год назад
Arr tanaa furin miyaa kaftan gelaa🤣🤣💔waxas wah laga kaftamo maahane
@asmamaxamedfaroole7804
@asmamaxamedfaroole7804 Год назад
Hhhhhh ifarxa been joji xabiibti 😅😅😅😅😅😅
@swabrina6445
@swabrina6445 Год назад
İfrah wankuwataa ani 🤩 musaa yaabe🤣🤣🤣
@ladanhussein3812
@ladanhussein3812 Год назад
Horta ma ciyaalba ushekaysan ifraxey inan dad wawayn nahy maydan ujeedin😂
@NafisaHaaji51
@NafisaHaaji51 Год назад
Ar kuwanaa 🤣🤣caawa hadaa qosol udhiman lahaa idinkaa diyadeyda bixin lahaa🤣🤣🤣bisinka
@sahraruun4195
@sahraruun4195 Год назад
Canan ka dhigta hasha dalaaq 😂😂😂
@faadumodahir2883
@faadumodahir2883 Год назад
Kkkkkkk ifrax iyo muse qosolka ayey iga dameyeen
@shamsaabdullahiharuun
@shamsaabdullahiharuun Год назад
Masha allh
@fardowsa1293
@fardowsa1293 Год назад
Kkkkk oo gurki ma tijabu noqday wll San u qoslay muse miskiin
@salima-b-z
@salima-b-z Год назад
Bismillah hasiradh sanin walal
@ciiseqoor2771
@ciiseqoor2771 Год назад
Oo hada isma qabtan miya waa yaabe
@faaraxkurtafaaraxkurta5867
@faaraxkurtafaaraxkurta5867 Год назад
Hhhh wa qosly horey usocda
@aashobile5088
@aashobile5088 Год назад
Wlhi waa nacas ninki hore ayaa sida uldhamayi
@kadra7743
@kadra7743 Год назад
Kkkkk saan ayuuba kumasersanyahey
@artadin696
@artadin696 Год назад
Wll ifraax waad mahadsantahy sidaad nolawadaagto video gaga quruxda badan Waxaan kuleyahay hadalada qaar iska daa qof bili aadan ah ha ku oran waxaan uqalmin wiilkan miskiin ahana iskadaa hadad prank kusamaynaysidna wax macquul ah kusamee lakn aad ayan udhibsaday hadaladaada qaar hadaad aragto qoraalkaygaan inaad akhrisantonto ayan rajaynayaa wllo thinks
@user-du9en7mi7o
@user-du9en7mi7o Год назад
Masha Allah illhey haku barkeyo abayo mcn wan ku jecelahy mcnto from qaali
@fartunali1083
@fartunali1083 Год назад
Wow my sister is so funny 😂😂😂😂😂😂😅😅
@aminaali4767
@aminaali4767 Год назад
War heedhahaya maguursatiin miyaa san idiin sugaynay hambalyada waan daalnee oormaan idiin hambalyey doonaa
@naimaibraim1164
@naimaibraim1164 Год назад
Cawo qosol ma ahee wan furay wlhi🤣🤣😂
@hafsahassan229
@hafsahassan229 Год назад
Malaaya yacnimada nagala tag
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hindacabdi3671
@hindacabdi3671 Год назад
Miskiinka maalmahan waad ka waashay dumaashi😂😂😂
@mahadihassan5203
@mahadihassan5203 Год назад
Diin xumida iyo anshaxxumida waxaa ka mid ah in daf aan is qabin sidaan isku daba socdaan oo syagoo ajnabi kala ah is taabtaan Hadana bal fiiri furiin ayay ciyaar ka dhigee waxaas maa la dhageysan karaa
@farxiyomohamed7469
@farxiyomohamed7469 Год назад
aniga wan yabe ma ilayabten waxan kayabay dadkan iney is qaban ban modi jiray
@mrbashaabahdoon2561
@mrbashaabahdoon2561 Год назад
Ifrah khalif hambalyo 200k subscribe coming soon
@jayshettyrooma3079
@jayshettyrooma3079 Год назад
Ala ifrax waa funny 😂😂
@hodancali3299
@hodancali3299 Год назад
Salamaadka ifrah wuyabanyahy muuse waxaa hasadsan dumashi
@firdowsafine9784
@firdowsafine9784 Год назад
In ay is qaaan baan moodi jiray lkn waxba ma dhaamaan wax is qaba
@fathifathi3275
@fathifathi3275 Год назад
M.a lamaneheyga❤❤❤❤❤🌹🥀🌷
@fathifathi3275
@fathifathi3275 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 Год назад
maNoooli🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waanba kuceshceshtay🤣🤣🤣
@drnafisasheekhciise6143
@drnafisasheekhciise6143 Год назад
💑💑💑💑💑💑💑💑💑💑
@drnafisasheekhciise6143
@drnafisasheekhciise6143 Год назад
💚
@iqrocabdicasiis4193
@iqrocabdicasiis4193 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sacdiyoccabdullahi9988
@sacdiyoccabdullahi9988 Год назад
Scw scw scw scw scw
@sacdiyaabaas3457
@sacdiyaabaas3457 Год назад
Mash allah wllo kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@maryanahmed7138
@maryanahmed7138 Год назад
Ex halkiisa haku cibadaysto🤣😂
@mahadihassan5203
@mahadihassan5203 Год назад
Dad marka horana xaaran isku joogo maa furiin macno la leh
@shukriahmed3381
@shukriahmed3381 Год назад
😄😄😄🤸😅 waaku sooo cishty
@Yusuf-pq3po
@Yusuf-pq3po Год назад
O hada ma is qabtaan walalo😂
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 Год назад
Acuudu. Billaahi
Далее
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 2,9 млн
ROUTINE KEYGA MAANTA IYO HOWSHA GURIGA FULL ROUTINE
9:15
AAMINA ABDIQADIR OO XANAAQ DARTIIS….😡
9:55
Просмотров 18 тыс.
ISKU DIYAARINTA XAFLADA HIRSHABEELE
8:01
Просмотров 11 тыс.
MASEEYR DARTIIS BUU GACAN UGU QAADAY😱😢
10:40
Просмотров 14 тыс.