Тёмный

Ha Guursan Naag aad uqurux Badan By Sh Cabdullaahi Faaruuq 

Badbaado Channel
Подписаться 775 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@kaltunsmall9267
@kaltunsmall9267 6 лет назад
masha Allah Allah ha ku barakeeyo arintaas gabdhaha madow somalidu way diideen dhaqnkeenii oo gabadha asalkeediiya waxayba u haysdaan inay tahye badawad wiilashiina gabadhaha cad cad bay qurux modaan
@sihamsiman598
@sihamsiman598 6 лет назад
subhana allah qrxda allah ayaa bixiya ilhy subxanahu watacaalaa qof walbo meel ayuu ka qorxiyay qof dhamaystirin neh aduunka ma joogo
@Garablaqe700
@Garablaqe700 6 лет назад
Ilahey a dadka dilo ee qurux wax MA disho
@dayibselaban6086
@dayibselaban6086 6 лет назад
Jizaka Allaaaaaaah,,,Shiiqow. Waa Xaqiiq,,,Laakiin Naftaa Rabta
@halimoahmed2746
@halimoahmed2746 6 лет назад
Walaahi been ma ahaan waan arkey dumar qurxoon aan qiimo laheyn
@ismailjama178
@ismailjama178 6 лет назад
Quruxdu waa wax alle bixiyo,dadkuna jecel yihiin.guurka quruxdiisuna waa is faham,dulqaad iyo samir.
@googlegmail3753
@googlegmail3753 6 лет назад
Bismilahi raxmani raxiim ilahayow sowjkeyga cimri dheer alaha isiiyo oo murugo iga ilali Alahumm aamiin ya Allah
@ismailjama178
@ismailjama178 6 лет назад
Qadija adonti Ale aamiin
@caynichannel7444
@caynichannel7444 6 лет назад
Amin
@asmism792
@asmism792 6 лет назад
Anaa qurux badan wllhi shekhaw hana ku dirin
@yussufsheqow9169
@yussufsheqow9169 6 лет назад
Qurxda was ti Allah ukusiyay
@jibrilhooyo6663
@jibrilhooyo6663 6 лет назад
Maantan sifiican kuu bartay anaagad sheekada reer galbeedka noo kentay
@abdalahmaxamuud1857
@abdalahmaxamuud1857 6 лет назад
ilaahow sheekhaan waxaan dhahnaaa
@saafiladan2573
@saafiladan2573 6 лет назад
Sheikh nimadka ha noogu dirin waa runtaas in LA dhoho nimanka
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 7 лет назад
anaga qurux bdne raga hanugu dirin sheekhow
@wa3dichannel598
@wa3dichannel598 7 лет назад
Fatima A/Aziz adiga hadaa qurux isku ogtahay isoo qabo anaa guurdoon ah
@Layla6793
@Layla6793 6 лет назад
Sheekhoow... Istaqfurulauso waad danbaabtee. Quruxda yaa bixiya Illaahay mid kalana aan kuugu daree quruxdu waa dabeecada iyo la dhaqanka.
@clcasiisganacsade1449
@clcasiisganacsade1449 5 лет назад
Mahafsanid
@kingmoha9965
@kingmoha9965 6 лет назад
Sheekhaw soo tii lahiri maaaha xathiiska nabiga scw ku guurso qurux iyo diiin iyo nasab see wax kuwadaaa sheekhow mida kle dumarka somaliyeed oodhan baa qurux badane xagee noowadaa waayaabe
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 6 лет назад
Waa xaqiiq taasi se ha moodin midkasta, waxa laga hadlayaa majooratiga, wuxuu katagay waliba waxyaale kale
@tebiyenews639
@tebiyenews639 6 лет назад
Sheekow ilaahey wuxuu kusiiyey caqli iyo cilmi diini maadi aduunkana waadlasocotaa masha allh ilaahey haku barakeeyo iimaankaagana ha ziyaadiyo muuqaalada ma share gareyaa
@xaliimoali1962
@xaliimoali1962 6 лет назад
Allow kheer kusii hadaa ahay dumarka foolxun suuqla aan nagu dhacday😂😂
@ahlamabdikadir3914
@ahlamabdikadir3914 6 лет назад
Saax waaye laakin aniga caadan ah taa makeesan illahey igu abuurey alxm
@ismohabonita2108
@ismohabonita2108 6 лет назад
Sheeekh abuurtii ilahay baadba dhaafisay
@qalbizamenada7446
@qalbizamenada7446 6 лет назад
Oo maxaa dilaya anigu hda wxn is jcl nhy gabadh aan aad uqurx bdn ayn mn dhimnyaa
@mohamedidiris7581
@mohamedidiris7581 6 лет назад
Intanan guuursan ayaan sii edbinaya, iyado edebsan ayan xaraysanaya 😍😍😅
@rowdamusiyan8653
@rowdamusiyan8653 6 лет назад
Kkkk daagdag ayuu kudhimanaya wllhi waa iga qoslisey
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 7 лет назад
Waxaa Jira dumar aan quruxba lahayn lakiin soo jiidashadodo qalbiya badan kasbatee kuwaa maxaa daraasatu tidhi Sheekh
@faadumiinaedebsan1295
@faadumiinaedebsan1295 6 лет назад
Oo waayo sheekhoow
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 лет назад
#Naagma Naagta Ka Qurux badantahay Ka kibirbadantahay marka laga badbadiyo raga dhan way yasi in wanagsan way jiran balse way yaryihiin hhh😀😀
@ismohabonita2108
@ismohabonita2108 6 лет назад
Sheekh ilahay ka baq waxay diintii wadba so dhaftee
@xaliimoali1962
@xaliimoali1962 7 лет назад
Maaha Allh jasakallh kheer akhii fiillah 😁
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 лет назад
aamiin wall shukran
@abdulkadiribrahim2913
@abdulkadiribrahim2913 7 лет назад
ماشاء الله
@aaminaifka2529
@aaminaifka2529 7 лет назад
masha Allah ilahey danbiga haku wll qali
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 лет назад
aamiin aamiin wall shukran
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 6 лет назад
sheikh aduu ma waxaad talo ka qaadanaysa gaalada.. waxa jira dumar aad u qurux badan oo aqkaaq wanagsan
@lastking4198
@lastking4198 6 лет назад
Wlhi waa runta Horena wan u oga lkn wxbad i kordhisy wad mahdanstahy sheikh
@sahraali5272
@sahraali5272 6 лет назад
Qurux da illaahay baa bixiyee ha kumash quulin adiga guurso mid foolxun yaad dhimanine
@xamdaomar7023
@xamdaomar7023 6 лет назад
Hhhhhhhh shiikhu waaa Ruunloooow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hebomohamed2252
@hebomohamed2252 6 лет назад
Naag qurxon baa kaga baxday doqon ka
@inammoh1939
@inammoh1939 6 лет назад
Naag qurux badan farac qurux badan aad kahelee. Nimanka qaarkood waywareersanyihiin naag qurxanna way rabaan si loodhaqdana mayaqaanaaan xaaskaaga haqurxanaato ama yay qurxanaan waa inay naagaha oo dhan aykagala quruxbadantahay. qurux waa qiimo oo ilahay dad qaas ah kumnaystay. Cosmetic industry trillions ay kufadhiyaan why? iswaydii.
@umalyonis4214
@umalyonis4214 6 лет назад
صح
@nicimamawliid3029
@nicimamawliid3029 6 лет назад
7
@muslimoahmed7573
@muslimoahmed7573 6 лет назад
sheikhow raga hanagu dirin de hhhhh
@libanotheabdulle9544
@libanotheabdulle9544 6 лет назад
Wax qaldan ku hadloosa..👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽 ilahay qof o qurxeeyey ha gursanin kulaha iska raxeysoo sxb
@googlegmail3753
@googlegmail3753 6 лет назад
Oo aniga wax ii gursanayo maleh miya oo qurux darteet aya la igu nacay Ala foolxumoy ku away xakeh kaso gatta
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 6 лет назад
hhhhhhhh shukran wall
@nadianaley8209
@nadianaley8209 6 лет назад
😂😂🙈
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 5 лет назад
Oo sheqoow hadii aad ragii Somaliyeed noodiiday yaa nagursanaa hee?! Mise ajnabiga ayn guursanaa? Sheikh adiga mid nocee ayd qabtaa?
@hanadyarehanadyare5826
@hanadyarehanadyare5826 6 лет назад
shekhow wasax hadalkaga weyjiraan wxad tilmamtay lkn gabdhaha qurxoon yaa arosayo isheg marka waalayab
@greatman9252
@greatman9252 6 лет назад
Quruxda ilaahey ayaa bixiya. Hadal khaldan ayaad ku hadlaysaa
@monasuja6232
@monasuja6232 6 лет назад
Shiiq xaalka daji suuqa janada xumeen hadanbo Farah jik ugadhignaa agah 😕😕😕😕😕
@umalyonis4214
@umalyonis4214 6 лет назад
muna iman صح
@walalahakheyrkajecel2151
@walalahakheyrkajecel2151 7 лет назад
Wllhi ben mahin
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 лет назад
shukran wall
@sarakhalif1202
@sarakhalif1202 7 лет назад
Walal dadka hadad kudirto ya gursani hadow dumarka quraxsan
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 лет назад
inshaa allaah qofwalba waa calafkiisa shukran wall
@abdifatahmuhumed7102
@abdifatahmuhumed7102 6 лет назад
been ma ahan naag qurxoin meel ayay la dahay
@googlegmail3753
@googlegmail3753 6 лет назад
Abdifatah Muhumed yaa? Ya yiirii
@fatima-yj3hm
@fatima-yj3hm 6 лет назад
Ben bad sheegtay qurux wax ma dhibto
@abdifatahmuhumed7102
@abdifatahmuhumed7102 6 лет назад
ok haye runleyda
@xamdanuur5583
@xamdanuur5583 6 лет назад
Why
@omarnuh
@omarnuh 6 лет назад
Run sheegsanaa Sheikhu.Dumarka Qoodha & quruxda udhashaa 99%waa Basari.waa Xigmad Alle Naag Foolxun ama Cawlan oo aan Fariid ahayn horaa loo waayey maxaa yeeley Quruxdii ay Qaybta u' wayday waxa Alle ▪Swt .▪ugu bedelay Fariidnimo & Gaari.waana Reerkeeda kaba. 18:12pm.su.1apr.2018.nl.
@mamoqalbi7482
@mamoqalbi7482 6 лет назад
My waxaad waaa qalad yaraw zxp mxd ku cadaynaysah gabadh quruxbadanba marka laguursan wayo saw nasiib xumo maaha gabadh qurxan oo aan cidna guursan kwrn hdii walasha lagursanwayo kwrn zxp caadi iska dhig
@wardoabdihalim840
@wardoabdihalim840 7 лет назад
Waxaas nastexo mahan quruxda Allah ayaa bixiya ninkan hadlaya waxa I iga muqato inuu asagu sanifsanyahay hablaha quruxda badan haguursan kulahaa hhhhh haduu odhan laha gabadh akhlaq diin iyo dabeecad aan lahayn haguursan waa sax lakiin ruuxan sheikh mahan dumarki quruda badna ba lahadli wayey ayan u malaynaya marka horebamarka horeba hadalkiisa ima cajabin quruxdu waxan jirin ayuu kadhigay ruux caraysan Baad mooda hadalkiisa bisinka huuno calafkeda Allah ayaa qoray malintay xab iyo biyo ahayd qurux badana dadka dhan baa jecel quruxdana wa hibo Allah bixiyo wax aad sacabada ku qarinkartid mahan taas ogoow ninoow
@mohametshamrani8077
@mohametshamrani8077 7 лет назад
Nadia Abdullah wllo haduu isagu uusan taageerin dumarka quruxda padan Adi alaan kugu dhaarshee md taageertaa ragga foosha xun Qofna kuma fikiro inuu guursado qof fool xun taasi mxynu uga ordaynaa foolxumadapa muuna ilaahay pixin Aflagaadada jooji
@ldnh.6300
@ldnh.6300 6 лет назад
Aмeи Aiмaи maya ibu adam wada quruxsan lkn dadkanu isku wada aragti ahayn qurxdiba laysku haysta lkn hadu ninki la suuxayo quruxdi gabadha sow iyana ma suuxayso hadu sowj u yahay 😄
@garaadabdinaasir2777
@garaadabdinaasir2777 6 лет назад
Nadia Abdullah Shekada cilmi hade ku salaysan tahy Qurux iyo fool xuma kuma xirna Ee cadi iska dhig sxbeee
@liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733
Nadia Abdullah m
@nainaohaz8640
@nainaohaz8640 6 лет назад
Nadia Abdullah walaley SAS haufahmin maxayelay hadith ka nabiga wuu kushegay waxan waa ciin waan un
@rowdamusiyan8653
@rowdamusiyan8653 6 лет назад
Sheeq qurux waa qalbiga midii alle ku umayna waa qurux mid fol xun ilmahadaa fol xumo .cm soma noqonayaan gabar quruxsan iyo gabaar fol xun isku meel ma maraan alxmdulilaah cala kuli xaal
@aishadahir5189
@aishadahir5189 6 лет назад
Ninkan shekha lagu tilmaamayo hadal shekh ku hadlaba mahayo cilmi baaris iyo wax aan jirin lee shega imood dheh😕😕😕
@googlegmail3753
@googlegmail3753 6 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ruunugaas4204
@ruunugaas4204 6 лет назад
waxay ila tahay inuu naag qurxoon iney ka tagtay
@onkoodchannel8667
@onkoodchannel8667 6 лет назад
Kkkkkkkkkkk hadad nadaxdho haa guursan gabar Qurux San Yaa gursana gabartas
@kaltunsmall9267
@kaltunsmall9267 6 лет назад
masha Allah Allah ha ku barakeeyo arintaas gabdhaha madow somalidu way diideen dhaqnkeenii oo gabadha asalkeediiya waxayba u haysdaan inay tahye badawad wiilashiina gabadhaha cad cad bay qurux modaan
@abdulkadiribrahim2913
@abdulkadiribrahim2913 7 лет назад
صح
@kaltunsmall9267
@kaltunsmall9267 6 лет назад
masha Allah Allah ha ku barakeeyo arintaas gabdhaha madow somalidu way diideen dhaqnkeenii oo gabadha asalkeediiya waxayba u haysdaan inay tahye badawad wiilashiina gabadhaha cad cad bay qurux modaan
@kaltunsmall9267
@kaltunsmall9267 6 лет назад
masha Allah Allah ha ku barakeeyo arintaas gabdhaha madow somalidu way diideen dhaqnkeenii oo gabadha asalkeediiya waxayba u haysdaan inay tahye badawad wiilashiina gabadhaha cad cad bay qurux modaan
Далее
TOOS: Doodda Jimcaha
Просмотров 784
Incredibox Sprunki in geometry dash
00:19
Просмотров 3,7 млн