Тёмный

Ha is daalin dadku Kuma Yaqaanaan | Fandhaal Podcast 127 | 

Omar Inshar
Подписаться 161 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@abdifatahmohamedabaas8402
@abdifatahmohamedabaas8402 25 дней назад
1_Cumar inshaar ama ogaansho 2_Sahanka xogaha 3_idaacada buulaxubey 4_waaberi media 5_hosow pro 6_Annaga production 7_Maracade show Intaan hadaad ku xirantahay nin wax faa'iido leh jecel ayaad thy💯✅
@Abdishakourmahamed
@Abdishakourmahamed 25 дней назад
Maracade show ilawday
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
JALAAL MEDIA Ayaad Ilawday
@Abokor_ahmed
@Abokor_ahmed 25 дней назад
What about Annaga Production?!
@Hidanhuda
@Hidanhuda 25 дней назад
Waxaan kuxeranahay ogasho cumar ishar labadiisa janal ogaal cusub bogasho fuaad idacadq buula xubey hosow bro waabari mediya dad weynaha intaas wan kuxeranahay wana dad wax laga faidayo
@Axkim1
@Axkim1 25 дней назад
Wuu ki jiraa​@@Abdishakourmahamed
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
11:58 { یُرِیدُ ٱللَّهُ أَن یُخَفِّفَ عَنكُمۡۚ وَخُلِقَ ٱلۡإِنسَـٰنُ ضَعِیفࣰا } [سُورَةُ النِّسَاءِ: ٢٨]
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 26 дней назад
Isku soo noqod wngsan shalay ayey aheed mar aan tabay fandhaal podcast🔥
@NuurSheekha
@NuurSheekha 26 дней назад
Omar inshaaraw bishaaas aaad nagala maqnayd fandhaalkaba waxan ku celceshanayay kuwii aan hore udawaday wllhy 😢❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊
@shucaybburcaawi915
@shucaybburcaawi915 20 дней назад
127 xalqadood waxaan daawaday anoo dawaarkayga saaran oo daahyo tolanaya ❤❤ barakaw wll
@HassanAdan-wl8ot
@HassanAdan-wl8ot 26 дней назад
Omarow wlh intaan kafaida runti Ani lee oog Allah kubarakeyo caqliga iyo umrigagaba❤💯
@MohamuudYuusuf
@MohamuudYuusuf 26 дней назад
kusali Nabi maxamed scw
@AliQays32
@AliQays32 24 дня назад
maalmahan waa na nacday podcast nooma soo dhigin kan saaid ugu mashquushe lakin kan jeclhy inaa mar walba dhageesto xitta wllh muqalada nuucaan ah ugu jeclahy thank you cumar
@abdullahibulla
@abdullahibulla 26 дней назад
Iskuso noqod wanagsan 🎙️fandhaal podcast
@roobleabdidek
@roobleabdidek 26 дней назад
mahadsanid mudane omar
@SalahMaxamed-n1k
@SalahMaxamed-n1k 26 дней назад
Ustaaad mahadsantahy ❤❤❤
@AbdiwaaxidMaxamuudaxmed-i4m
@AbdiwaaxidMaxamuudaxmed-i4m 26 дней назад
The best RU-vidr in the somali
@abdiasishassan5427
@abdiasishassan5427 26 дней назад
M.a ustaad omar inshaar thanks bro
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
14:28 عبد الله بن مسعود عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: لا يدخل الجنة من كان في قلبه مثقال ذرة من كبر،
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 7 дней назад
Intaan kugu xeranahay waligeey makaa aaminin inaa tahay qof xun wax badan waan kaa faa'iday mhdsnd ustd omar ♥️
@NatureMelodies-w6o
@NatureMelodies-w6o 26 дней назад
Haddaan qalbiga kugu hayay ustaad Mahadsanid ❤
@zuldaaniserar
@zuldaaniserar 26 дней назад
Ustaad kaninka kaliya e an ku qabatimay wa dhageysigaga 2017 2024
@sayidmaslah5951
@sayidmaslah5951 26 дней назад
Frast one 🎉❤
@FoziaAli-yv1wg
@FoziaAli-yv1wg 26 дней назад
secon one
@GuuleedShop
@GuuleedShop 16 дней назад
Third one 😂
@NacimaMohamed-d8f
@NacimaMohamed-d8f 9 дней назад
@@GuuleedShopfourth one😂
@XafsoIman40
@XafsoIman40 25 дней назад
Masha allaah Ustaad shukran jasakallahu khayr
@bakarbulshawi9007
@bakarbulshawi9007 26 дней назад
Finally Welcome back legendary Omar inshaar Waanku salaamay ❤❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 26 дней назад
Golden voice❤😊
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 25 дней назад
Mahadsanid ustaad omar inshaar ❤❤❤
@NuurSheekha
@NuurSheekha 26 дней назад
Aaad ayaan utaageera bodkastiyadaada 🎉🎉🎉🎉❤
@ALmt-Hasanat
@ALmt-Hasanat 26 дней назад
Omar inshar saaxib haadi aad dhiib u arkey , Eebe haa ku dhawro sida caqliga'yada uu dhawrtey . Faldan 1 podcast oo kuu saabsan " Xanuunda nafsiga " mahadsanid .
@AishaaMootii
@AishaaMootii 10 дней назад
Mashaallah
@Amir-0ro
@Amir-0ro 26 дней назад
Maclin ki weyna wan ku salamey I'm from Ethiopia❤
@khadarali6105
@khadarali6105 20 дней назад
Geesi somaliyed horay usoco isha allaah
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 26 дней назад
Fandhal podcast wa weyney ustaad
@AbdullaahiAhmedMustaf
@AbdullaahiAhmedMustaf 25 дней назад
Aqoonyahan sayid omar inshar shukran ❤.
@farahhassanelmi3205
@farahhassanelmi3205 25 дней назад
Thanks walal qaali Omar inshar ❤
@بنتالإسلامبنتالإسلام-م6ف
قبول بفتح القاف # جزاك الله خيرا
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 2 дня назад
Masha Allah ilahy ha ku barakeeyo wll❤🎉
@SacdiiyoCabdiNuur
@SacdiiyoCabdiNuur 26 дней назад
M,a ustaad
@FahadApdillahi
@FahadApdillahi 26 дней назад
جزاك خيرا يا أخي العزيز 🎉
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 25 дней назад
Aad iyo aad Muhiim jiddan
@-sb3mt
@-sb3mt 8 дней назад
Waa xaqiiq ❤❤❤
@ZakariyeAhmed-p6l
@ZakariyeAhmed-p6l 26 дней назад
Walaal omar waxaad ka soo hadashaa quf aad jeceshahay inaad ka walwashid .
@abdirahmandekow8525
@abdirahmandekow8525 26 дней назад
Finally you are back happy for that ❤
@Maxamed.xasan1
@Maxamed.xasan1 26 дней назад
Ustaadi waxaan ka codsa lahaa aniga iyo cidii ila mida inaad bishii 1ama 2 video lkn saacad ah ama intaad awoodo noo so duubto fandhaal podcast ❤ waJazakallah
@MohammedAsad-l9r
@MohammedAsad-l9r 22 дня назад
Ustaadii barakalah 🙏🙏🙏
@mubarikmedia6471
@mubarikmedia6471 26 дней назад
Omar inshar.we are waiting
@MaxamedBukhaari
@MaxamedBukhaari 26 дней назад
Al xaqiiiiqa
@seed3966
@seed3966 24 дня назад
Asc waad mahad santahay cumar inshaaar maa shaa allaah yaad tahay runtii ❤️
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
12:17 "اعملوا فكل ميسر لما خلق له، أما أهل السعادة فييسرون لعمل أهل السعادة، وأما أهل الشقاوة فييسرون لعمل أهل الشقاوة"
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
22:02 الحل الوحيد هو Noqo Qof Dabiici Ah Karaamo Leh Karti Leh
@CaliOoye-i3m
@CaliOoye-i3m 26 дней назад
soo laabo boqor❤
@foodandlife4348
@foodandlife4348 26 дней назад
To be the top 10%in your field Is Hugely Significant 🎉Keep forward
@AbdishugriAbdulahi-qj5ot
@AbdishugriAbdulahi-qj5ot 25 дней назад
Masha Allah ustaat
@abdjrtheintertainer6589
@abdjrtheintertainer6589 26 дней назад
Waa ba iloobay ba channelkan ayaamahan Hada un baa arkee
@rudwanidle2994
@rudwanidle2994 25 дней назад
Waxad noola muuqataa qof fiican
@cabdirauuf-o2r
@cabdirauuf-o2r 26 дней назад
Walahi Waxan Cumar u arkaa Cida kaliya i waaniso
@NASNAS11
@NASNAS11 25 дней назад
Masha allah
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
11:37 { وَلَهُ ٱلۡكِبۡرِیَاۤءُ فِی ٱلسَّمَـٰوَ ٰ⁠تِ وَٱلۡأَرۡضِۖ وَهُوَ ٱلۡعَزِیزُ ٱلۡحَكِیمُ } [سُورَةُ الجَاثِيَةِ: ٣٧]
@mradani7119
@mradani7119 25 дней назад
wlhi noloshena waxbadan ayad ka badashay lkiin hadal kuma cabirikaro ustaad thanks
@MAANCade-u8r
@MAANCade-u8r 25 дней назад
Thanks ustaad ❤❤
@SabirinHussen
@SabirinHussen 26 дней назад
Maclin waa mahsanthey❤🎉
@Maamaan1
@Maamaan1 25 дней назад
Thank you omar inshar
@BigMoha-v7p
@BigMoha-v7p 25 дней назад
Wllhi wan uxsay ❤ so noqod wanaagsan ❤❤
@MustafMacalin-x1p
@MustafMacalin-x1p 25 дней назад
The best you tuber the somali ❤
@DeeqAbdihalab
@DeeqAbdihalab 25 дней назад
Waa war sxp iga rali ahaow malmo ayan intan ku warey ay markasan sheko sulao adag kuu qoraye markana waxa is hestay culees marku cules ku hayo eed dhegesete noqodo marmar xanaq aya ku gudhalane
@Abdirahiim-ji7hg
@Abdirahiim-ji7hg 25 дней назад
Mudane omar waxaa tahay qofka kaliya uku fiicnaa aan ka dhakeesto waxyaalo lataabankaro oo aan ku faa iday. Waxa kaliya aan awoodo waa duco iyo mahasannid inaa ku dhaho👍❤
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
6:09 Qof Weliba Wuxuu Leeyahay Nolol Gaar Ah 😊
@kawsarcali7355
@kawsarcali7355 25 дней назад
Majadsanid wllkayow waxan kaa faaido ma ka faaidin dugsi hoose ilaa jamacad alle hakaa abal mariyo🎉
@ahmedmoahamedadan4385
@ahmedmoahamedadan4385 14 дней назад
يا أستاذ عمر قَبول بفتح القاف "فتقبلها ربها بقبول حسن......"
@AishaaMootii
@AishaaMootii 10 дней назад
Mashaallah karaali noqo sababta kugu Kalifti arinkaan 😢😢😢😢
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
23:00 Waxyaabaha Barakada Kaa Qaadaya Waxa Kamida الرياء النفاق الكبر ستمحق ستدعس 🎉 عمر إنشار ❤
@KhalidClarhman
@KhalidClarhman 24 дня назад
Walahi wllo kuma amaanayo haba yaratee wax kibir ama Isla oo kumaqada ma jiro illahayna waa ka markhati wllkayow
@BilaalFarxaan-g8g
@BilaalFarxaan-g8g 25 дней назад
Mahadsanid sanid
@harunmohamed6485
@harunmohamed6485 25 дней назад
Fayaal wiilkaaga ma dakhrin been maaha youtubeleyda isku dhegan intaa ee malaa yacniga ah waa kuwa loogu dawashada badan yahay omr inshaar allah yaxfiduk walal wax badan ayaan kaa faaiday runtii ❤
@farhan_taffo
@farhan_taffo 25 дней назад
Wad naga ragty fandhal podcst
@JacfarSaalim
@JacfarSaalim 24 дня назад
Abuu feysal🎉
@BilaalHassen
@BilaalHassen 26 дней назад
Omar inshaar
@hamdifaris788
@hamdifaris788 26 дней назад
Asc Mr cumar Faisal ma,adaadhalay
@khady4206
@khady4206 24 дня назад
Hadee u dhalanay ciida anaga dhaxal keeda leenahay dalkeena difaacaneynaa
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 25 дней назад
Thanks ustad
@YaasirAhmedmohamed
@YaasirAhmedmohamed 24 дня назад
Ogaansho xataa wanka jeclhy fandhaal ❤🎉
@Ctrzla777
@Ctrzla777 16 дней назад
Codkaaga macan beeye umaleeyaan ee horaye usoco waxabaada nabaraayesaaye see ukibraayesa. Anigu ano yara baana dhihi jiraye maaha sida dadaku iyaqaanin ee waasaan isu aqaan.
@somaliacommedy8444
@somaliacommedy8444 9 дней назад
Ustaadi ani waan ku seexda wlh walllow aan jeclahay inoo dheerado ku dhawaad 1 sac ama 40 daqiiqo
@Wmdbd
@Wmdbd 25 дней назад
I'm the person 100 on comment
@jalaalmedia
@jalaalmedia 25 дней назад
5:06 Ujaawaabidda Dadka Raqiiska Ah Muhiim Ma Aha
@sadamsiyad2623
@sadamsiyad2623 26 дней назад
❤❤❤
@AyuubDulcadde
@AyuubDulcadde 26 дней назад
Any way you ar back 🎉
@MustafMacalin-x1p
@MustafMacalin-x1p 25 дней назад
Xaqiiq 🥰
@qudubsulubqudub9519
@qudubsulubqudub9519 22 дня назад
Cumar KHAWAARIJ
@salomuxiyodiin3967
@salomuxiyodiin3967 25 дней назад
Sxb waad mahadsantahy Iina soo ducee sxb
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 20 дней назад
Cumar inshaar waa iga qoslisay wlhi 😂😂😂 wax kastoo dhaco madaxweyne ma noqon karo, waxkastoo dhaco wasiir manaoqon kari kulahaa 😂😂 sxb calaf waaye wax kasto xasan sheekhbo waligiis kuma riyoon madaxtinimada sidaada cml oo is liidi jiray waxaabo dhici karto mardhow insha allah inaa ku dhahno madaxweyne cumar inshaar madaxweynaha jamhuuriyada somaliya, madaxweynaha qaranka somalia cumar inshaar mr ogaansho انا كل شي خلقناه بقدر ee sxb filadeeyda iyo malyuumaadkeega ii diyaari lacala hadaa xilalkaas heshid waana ogahay inaa ka soo bixi kartid oo shisheeye kalkaal oo dhan cagta marilaheed oo kitaabka ku maamulilaheed dalka iyo dadka ❤❤
@ummeshahab
@ummeshahab 25 дней назад
Wll Omer waxa thy youtuberka galiya an la socda waxa kuso labeyo youtuberka la dhaho mo fami ama channel dad weynaha masha allah alle hani barakeyo
@saciidsamiir6224
@saciidsamiir6224 25 дней назад
Walallka Naga raalinoqo😢🙏🙏🤝👌🎉❤
@rahimaali5762
@rahimaali5762 25 дней назад
Anigu maalin ayaan arkay nin ciwaan Ka dhigtay cumar inshaar wuxuu Ka tirsan yhy al qaacida😅😅😅😅
@barwaqomch
@barwaqomch 21 день назад
Asc wllky! Badana aniga comment ma qoro balse waxa jecleyste in kuso qoro ina si aad u ujeclahey podcast kaaga. Aniga oo howsheda wato ayaan ku dhageysta. Wax badana wan ka faida Jazakallahu kheir💐
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 9 дней назад
Wlhi wll Omar waa runtaa waxbba kaama naqaano waayo aniga ahaan wxn ahay qof kugu xidhan wakhti aaad ubaddan waxbadan oon lasoo koobi karina wn kaa faaiiday mshllh mhdsnty lkn wxn isdhih jiray mustaqbalka wuxuu noqonayaa maxadwaynha soomaaliyeed kwrn
@salmanosman3966
@salmanosman3966 24 дня назад
Micnaha yacnii Micnaha yacnii Micnaha yacnii Micnaha yacnii Micnaha yacnii wax ka badal qaabka hadalka.
@CabdibasidCkariin
@CabdibasidCkariin 25 дней назад
Mshlh❤😊
@gemes1
@gemes1 26 дней назад
Appka podcastiga ma laga heli karaa
@bisharisack5830
@bisharisack5830 18 дней назад
💯
@HuudAli
@HuudAli 20 дней назад
Salama wlaal Fandhaal podcast Waa magac wanaagsan balse eryga fandhaal waa eray bixin ka mida kuwa somalida Marka wxn kaa codsan lahaaa eryga podcastina in eray bixin loo raadiyo .
@cumarmoumin9103
@cumarmoumin9103 25 дней назад
Waa maxay micnaha ereyga fandhaal sharaxaad ustaad maka bixin kartaa
@AbdirahmaanTurkish
@AbdirahmaanTurkish 25 дней назад
chennelka magaca kabadak fandhal podcast ubixi
@Sayid_999
@Sayid_999 26 дней назад
Cumar inshar 🧑‍💼 Comment ugu horeeyo 📌 0:43 0:45 0:46 0:47 0:48 0:49 0:50 0:52 0:53 0:54 0:55 0:56 0:57 0:58 0:59 1:00
@prince_ashu2
@prince_ashu2 25 дней назад
Runti wan uxisay fandhal podcast 😥
Далее
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
МАЛОЙ ГАИШНИК
00:35
Просмотров 552 тыс.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Просмотров 76 тыс.
Khataraha Nagu Hareeraysan | Fandhaal Podcast 114 |
33:05