Тёмный

Ha Maalgashan Cryptocurrency, Adigoon Ogeeyn Arimahaan - Know this Before You Invest Cryptocurrency. 

Omar Roshid
Подписаться 245 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@wllzeynofficial8978
@wllzeynofficial8978 5 месяцев назад
Manala wadaagi kartaa top 10 coins ka ugu jaban qiima ahaan igu a fcn amni ahaan oo aad adigaba maalgashatay ama aad maalgashan laheed manta mhdsnid sxp omar 😊
@Maxamed1-u1j
@Maxamed1-u1j 5 месяцев назад
Sxb lacag Raqis ah haka firin sbt ah kuwo hackers Aya laga yaba Inay Coin samaysten ee Sifudud lacag haku galin adigo xog fcn haynin
@aishamohamed3425
@aishamohamed3425 2 месяца назад
@@Maxamed1-u1jsolana kwrn iyagana
@abdurahmanalimohamed7011
@abdurahmanalimohamed7011 Месяц назад
Lakin akhii waa inaad isticmaasha exchange yada amanka ah sida binnence​@@Maxamed1-u1j
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 5 месяцев назад
Soo boqashada channelkeyga kuma qasaari doontid inshaallah ❤
@cabduqaadiribraahim758
@cabduqaadiribraahim758 5 месяцев назад
Asc wll mahadsanid
@cabduqaadiribraahim758
@cabduqaadiribraahim758 5 месяцев назад
Wxn joogaa muqdisho wxn ka furtey lunge kawaran lungaha
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 5 месяцев назад
Sxb xilligii ugu fiicnaa ayaad iga soo gaarty mhdsanid🎉
@sakipoi5986
@sakipoi5986 5 месяцев назад
Waa la talisey qofkii wax fahmaayo legend 🤝
@abdullahiabdi9494
@abdullahiabdi9494 5 месяцев назад
Aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelinaayaa ustaad illahi haku barakeeyo ❤❤
@AhmedMukhtar-zu5vn
@AhmedMukhtar-zu5vn 3 месяца назад
Zxb adi maad nala wadaagtid kuwa ugu fiican ee aad adi maalgashato
@Omarroshid
@Omarroshid 3 месяца назад
Mahadsanid walaal, muuqaal ayaan kasoo sameeynaa hadii Alle idmo.
@AhmedMukhtar-zu5vn
@AhmedMukhtar-zu5vn 3 месяца назад
@@Omarroshid insha allah
@ReplayGAMES24
@ReplayGAMES24 5 месяцев назад
thnkz zxp walahi wax badan ayaan kaa faidey
@YaxyeCumer-bo4bo
@YaxyeCumer-bo4bo Месяц назад
Lacagta ugu yar meeqa ayaan gehsan karaa walal
@apdiqaadirodka18
@apdiqaadirodka18 3 месяца назад
Sxp musicgu waa xaraan oo diintu ma ogola muqaladada music ayaa la socdaa fadlan ka saar xalaasha ayaa ka wanagsan
@destevano66
@destevano66 5 месяцев назад
Adi ma bartey ustaad hadad baratey indeed ka barate kuwa kle last iskuma haleenkare
@mayaaalpi
@mayaaalpi 3 месяца назад
Maadsanid mckin❤😊
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 2 месяца назад
Mahadsanid.
@janomusic4783
@janomusic4783 2 месяца назад
sxb wad mahdsantahay waxad ka soo hadashaa qofku hadii uu isagu debit cardkiisa ku iibsado kuna maalgashado crypto isagoo isticmaalayaa binance - ma ka maarmi karaan inan exchange ama gacan sadexaad wax u dirsado
@Lovow
@Lovow 5 месяцев назад
Mahadsanid sxb ❤
@luqmaan753
@luqmaan753 5 месяцев назад
Thnks ustd
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 5 месяцев назад
Mahadsanid wll
@raxmorays754
@raxmorays754 5 месяцев назад
Sxp sidee taleefankaa ga ugu lacag ugu samaynkaraa ii sheeg pls waxbadan kugu xirnaa😢😊
@Moneyon-air
@Moneyon-air 5 месяцев назад
Quotex lasoo dag
@ExcitedFullMoon-sb9tp
@ExcitedFullMoon-sb9tp 5 месяцев назад
Sxp halkeba Kala soxiraa ishek
@abdilatiif81
@abdilatiif81 5 месяцев назад
Website ka feedback laga dhiibto inoo sheeg
@Moneyon-air
@Moneyon-air 5 месяцев назад
trustpilot
@AbdirahmanAbdirqadir
@AbdirahmanAbdirqadir 5 месяцев назад
Mahadsanid
@shakrabulshotacab3790
@shakrabulshotacab3790 5 месяцев назад
Exchagange oo passport la aan la sameysan karo no so sheg sxb
@hassancr7839
@hassancr7839 5 месяцев назад
Side loo samesta crytocarrancy ustadi
@abdinuur6060
@abdinuur6060 5 месяцев назад
Wa arin fcn waxaad kahadashay
@benjaminjamin-p8s
@benjaminjamin-p8s 5 месяцев назад
Aniga waxan ka aqana exchange wa binance wa sidee binance ma ku jirta shirkadaha sumcada leh
@Yahye132
@Yahye132 5 месяцев назад
Aniga xitaa
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf 2 месяца назад
Anigu binaance baan hada sameysey lkn weli wax maal gashi ma sameyn.khimrad fiicn uma lihi weli
@Falkopoi
@Falkopoi 5 месяцев назад
Zxp bloging ka soo hadal
@cocomale
@cocomale 5 месяцев назад
Wll hadaba sidee loosameeyaa caribti kaarisi
@ReplayGAMES24
@ReplayGAMES24 5 месяцев назад
walal marka hore bilow barashadiisa
@hassancr7839
@hassancr7839 5 месяцев назад
Tiktok shop ka so hadal ustaadi
@zamiirabdi7952
@zamiirabdi7952 5 месяцев назад
website ka kick video ka soo samee
@Ashrafhakiimi-qh5cd
@Ashrafhakiimi-qh5cd 5 месяцев назад
M.a maclin nabar qaabka loo sameeyo😊
@Moneyon-air
@Moneyon-air 5 месяцев назад
ilasoo xirir insha allah aniga kuu sheegaya
@Samiiroonlineofficial
@Samiiroonlineofficial 4 месяца назад
@@Moneyon-airxagee lagaga so xirire
@wardayuusufwarda61
@wardayuusufwarda61 2 месяца назад
​@@Moneyon-airwll aniga ii sheeg adoo raaliya
@MrUnderstand842
@MrUnderstand842 5 месяцев назад
Sxb usdt da crybtocarrancy may ka mida tahy
@ReplayGAMES24
@ReplayGAMES24 5 месяцев назад
haaa zxp
@abdinuurabdisalaam894
@abdinuurabdisalaam894 5 месяцев назад
Lkn sxb ma ii sheegi katra meel aan ka barto crpto?
@Moneyon-air
@Moneyon-air 5 месяцев назад
anigaa haya courses somali ah
@Samiiroonlineofficial
@Samiiroonlineofficial 4 месяца назад
@@Moneyon-airplease wall xageen kale so xiriraaa
@wardayuusufwarda61
@wardayuusufwarda61 2 месяца назад
​@@Moneyon-airii sheeg zxp course kaas
@sucaadabdullahiali6127
@sucaadabdullahiali6127 Месяц назад
​@@Moneyon-airno sheg wll mel Kala so xariro
@abdirashidabdullahi5231
@abdirashidabdullahi5231 3 месяца назад
Mhdsnd ustad
@mohamedhassan6590
@mohamedhassan6590 5 месяцев назад
mahad sanid
@destevano66
@destevano66 5 месяцев назад
Saxibow Somalia maxeey tuugo uwada noqdeeen 100/60 😂😂 ani la ima dhicin alx lkn dad waxa jira nocaas u dhaqmo
@abbarkash6633
@abbarkash6633 5 месяцев назад
Exchange maxa ugu bahanhy anaba maalgashan kare sidee company ugu aamina maalgashi mustaqbal fog
@cabdulaahiabshirxirsi8407
@cabdulaahiabshirxirsi8407 2 месяца назад
Sidee
@Mrkilaas1
@Mrkilaas1 5 месяцев назад
Fims qulaaseyn ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-UfpDjMRYASk.htmlsi=tHIjwxFKkzfhHvPn
@ťòŕöńťó-y7w
@ťòŕöńťó-y7w 5 месяцев назад
Frist comment😂😂😂
Далее
Surah Al Kahf (Be Heaven) سورة الكهف
40:15
Просмотров 18 млн
2022 Xagee aduunku u socdaa? Bitcoin | Metaverse | Nft
12:04