Тёмный

habargidir oo isku dhiibay fahad yasiin xaaji daahir waa fahadkii shalay HG caay jireen 

Generalka Reer Hiraan
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 3,4 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu Месяц назад
Waa aduun iyo xaalki 2024 HG qaxaysa
@JAMA_BARRE
@JAMA_BARRE Месяц назад
Ciilan WYE, Xamarna waa laga barakicinaa
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Месяц назад
Jeneral ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nazdalaan
@nazdalaan Месяц назад
Governatorayaasha G/Bari soo mara labadii ugu aqoonta waxqabadka, ixtiraamka, iyo sharafta badnaa waxay ahaayeen XAWAADLE.. Gobonimo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Месяц назад
Bari xge xawaadle kaso gly 😂😂😂 maaney makeerteeniya ahyn hiiraan miya ku khaladey
@AbdiGabow-r7u
@AbdiGabow-r7u Месяц назад
Waa sheko waalan
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Месяц назад
Waagii hore nabsigu wuu soo daahi jirey hada laakiin dhaqso Weligaa qofka biniaadamka ah meel cidlo ah lagama naco beri lugahiisa hoostooda ayaad tagi.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Месяц назад
Fahad iyo adeegahiisa Farmaajo ayaga nabsi see ah ayaa ku dhacay waa ayaga dibo jooga ahee siyaasatiina laga raayay. Ma dad dibo joog ah oo xitaa deegamadooda aan nolol ka jirin baa lugahooda la hoos joogaa? 😂😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Месяц назад
Nabsi un baa sheegtaan idinka xaaladiina ma fiirisaan? Yaad nabsi ka gasheen ma is weydiisay.😂
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Месяц назад
Genaraalka hiiraan maad iska dhaaftid habarta xaalka waa ku xun yahay
@abdihaashin1350
@abdihaashin1350 Месяц назад
War nin yahaw maad iska aamustid. Xawaadle anagaa eh. Wax dhibaato ah oo aan soomaali u qabno ma jirto. Nin kii waalan asigaa is ku waalan. Soomaali waa walaalo. Ninkii waalan asigeey u taalaa
@cabdiraxman5032
@cabdiraxman5032 Месяц назад
Adiga maxaa noqoneysa masaakiinta xawaadle kkkkkkk
@casalasal6466
@casalasal6466 Месяц назад
ASC INGIRIS WAA DABAGALE IYO AMIIR FAHAD WAA AAR LIBAAX BALSE WAXAAN MAQLI JIRAY NINYAR OO NINWEYN DILAY MA ARAGTEEN DABAGAALE AAR DILAY MA ARAGTEEN INGIRIIS DABAGAALE INUU AMIIR FAHAD HAWEYSTO WAA AYAAN DARO MOORYANTA FADARADA AH AMIIR FAHAD HASOO ERYO
@zaytum
@zaytum Месяц назад
Habarta iyadaa meelwalba fudeed dalaaq leh intaasna waa dhul balaarsi raadis ku qabso ku qadi meysid
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r Месяц назад
Dagaal sokeeye hadduu dhaco yaa kaaga liita hiraab aad magan unnoqonee hiraab waa heshiihaa isagaana ku leh sanbaloolshe waa jaajuus tigree
@abdulhakemyusuf1674
@abdulhakemyusuf1674 Месяц назад
Yaa ku xureeyey aabahaa soo weeydii
@hawamohamudali2510
@hawamohamudali2510 Месяц назад
War hana caayin
@Maria28832
@Maria28832 Месяц назад
WARYA HG AFKAAGA HUURADA KA BIXI HG LAMA CIILI KARE RUNTU MARKEY GAARTO WAA RAGII SOMALIA HAGI YAQANEY HG MAANSHA ALLAAHE NABAD WAA TAQAAN COLADNA WAA TAQANEH HADE CAWANADA ADOO KALE UMA JAWABAN UUF
@AFDiini1722
@AFDiini1722 Месяц назад
Horta adi waligaa wax aan HG ahayn ma ka sheekeeysataa? 😂😂😂 videoyaaga oo dhan HG ku qoran
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Dad aan akhlaaq laheen oo khawarij ta la shaqesta oo marba meel ujeedta oo aan hadaf leheen baa kurafta Somaliya
@AbdiGabow-r7u
@AbdiGabow-r7u Месяц назад
Dagaalka iyo balada aad iclaamineyneysid adiga iyo inti ku raacsan ilaahey ha idinku dabar jaro dulmi ayaad wadaane ilaaheyne dulmi raali kama oho janaraalow adiga iyo inti ku raacsan ilaahey ha idin rogo idam alla waad dabar go eysaan inshaa allaah
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Месяц назад
Faramaajo waa qaa.inul wadan muxuu u cabaareen waayay hashiiskii Ethiopia iyo soomaali land asaga nugu soo hagay oo hada Ka hor sadax dakad u balan qaaday hadii aan nahay soomaalida saxda ah ninkaas madaxweeyne oo noqdo iska daaye waa in laqabtaa ilaah nooma soo celsho soo maaliya meel xun ayuu dhigtay Ethiopia in oo Ku qabsado ayaa tustay war aawday soomaali saxda aheeyd war ninka jano halgu galo😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@AsadAli-hx1wv
@AsadAli-hx1wv Месяц назад
NOOCAANA MA AHEED UMADA ILAAHAY HAKAA QABTO ISKU DIR IYO KALA GEYN AYAAD WADAA DOQON UMADA UKALA SHEKEYO AYAAD TAHAY SANBALOOLSHANA WAA JAAJUUS TPLF WAANA NINKII DHIIBAY QALBI DHAGAX
@hawamohamudali2510
@hawamohamudali2510 Месяц назад
Gu cid aad caayeyso mahane wax kale ma jiraan miyaa
@adamnordinrogers
@adamnordinrogers Месяц назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 Месяц назад
Waar lacagta weeye fahad ma nin xaraan ah baa sida xasan sheekh oo kale xabaalihii iibiyay waar fahad lacag buu hayaa lagu yiri tartanka ku gal nimankana intii bay maqleen
@majdihassan647
@majdihassan647 Месяц назад
balaayo sheeg.waa nin jirran.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Месяц назад
Wajiga waa baasaboor
Далее
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн
لذينا خصوم في الاخرة
2:51