Sharaf baan unoolaaneynnaa digil iyo mirifle waa dad geesiyaal ah maanta waxaan taagannahey illaa sarkoosta tagnnaa oo xassan fillada ugu galnnaa sheeko isbaa rooyinkii marka laga eryey oo aay og yihiin kuwa kale loo soo socda marka xassan iska qabta
Adan dhulkaan waa loo soo tashtay ama dagaalamo ama isdhiiba. Waxaa la rabo marki hore waxay ahayd madaxwayne ku xigeen laakiin go,aanka hadda waa in shabeelada hoose si toos loola wareego oo idin soo harto labo gobol.