Тёмный

Habarjeclo dhex dhexaad haka ahaato dagaalka habaryoonis iyo dhulmahante ee ceerigaabo ka socda.. 

Cirjiidho Tv
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@januarySl2024
@januarySl2024 12 дней назад
Mayaa Mayaa ! Dalku waa Somalilaand ! Sanaag iyo Ceerigaabo waa Somalilaand . Waa laga wada difaacayaa Somaalia iyo Huwan Daruud iyo cadaw kasta !Somalilaanf ha midiwdo ! Ha walaalowdo ! Doqon iyo damiirlaawe iyo khaa'in wadan yaan lagu dayan
@user-zy3te4fp7y
@user-zy3te4fp7y 18 дней назад
كم أحب مشاهدة هذا البرنامج واحب الضيف مجاهد علي إسماعيل عرب حفظه الله واطال الله بقائه ❤❤❤❤
@user-horo
@user-horo 17 дней назад
😂😂😂😂العم على شيبه مرح وخفيف الدم وانتيكه ههههههههههههه انا دايم معه فى هرجيسه كل ما اشوفه يضحكني
@badelhirsi9562
@badelhirsi9562 17 дней назад
ماشاء الله تبارك الرحمن برنامجه حلو ومرح ويتكلم دايما الواقع والحقييقة
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 17 дней назад
WAAR DAGAALKA CEERIGAABO WAXAA WADA MARYA ALOOLKA MARKAA WAXAAN LEEYAHAY MUUSE ISMAACIIL&DHULBABAHANTE YAAN LAYSKUKIIN DHUFAN
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 18 дней назад
Adeer joojiya kala qayb qaybinta Dalka waa laga difaacayaa cadawga waayo Ceerigaabo qaranka sland wuu wada leeyahay
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 17 дней назад
Calyoow ninkii ugu horeeyay waraysigaga sooceli inaban yaryar ee aad imika keentay ma garanyan warasiga
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 17 дней назад
Qaranka Iko u gelin waayey cali duul duul waa waxba yahay oo wax jira maaha .
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 18 дней назад
Wixii dulmi ku socdà Ilaahay ha qabto.
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 17 дней назад
XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA HABARJECOOL POWER SSB GUUUL.... 5 MORE YEARS. MARKLE MARKLE AABO MUSSE... VIVI KULIMYE
@abdijama6977
@abdijama6977 18 дней назад
Cali duufàn baa la yidhaahdaa oo waa TUULO ku kor
@Xasmas
@Xasmas 18 дней назад
Very nice guy Muj.Cali DulDul❤ Geesi Qaran ❤
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 17 дней назад
WAAR AAMUSA LABAYAHAW BEENAALE, EEDIRADIRAALAYAASHA AH
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 17 дней назад
odaygan wuu soo wata ee xishood kun jeer baanu ku nidhi xishooda dumarkana mahaa xoolo ha isku cayin dumarka maha wax la isk cayee oday walaba asaasaqaa dumar bay yesaan odygan dadka qaybinaya muuse abokorna wa ragi somalida dowladnimada baray iyago la hasyto xoreyee cayda ka daa iyo walida aad wado umada hj haqaybin abokor jirbril qaybinta ka daa sanadka manta odaydii somaliland waa la sirxay oday wayn qabylad ka sheekenaya eeyadha kafantiina iibsda xajka taga tashada
@user-ve7ze1cs2e
@user-ve7ze1cs2e 17 дней назад
Dhan halooga soo wada jeedo qorshaha cadawga.
@user-wx1bn6hy1t
@user-wx1bn6hy1t 18 дней назад
Cali duul duulaw Habar-yonis iyo dhulmahante ceerigaabo dagaal ka ridi maayaan ee saxiib wax iska hubso ceerigaabo waxa lagu jooga heshiis cid jabin c karaysaana ma jirto,ee buuhoodle geela ka ilaashada.
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 16 дней назад
Hoyadaa la was habar maxbuus futo jilic. Dhulbahante iyo habar yoonis isma dilayaan ee shaqo kale la kaalay fulay baad tahay habar jeclo ah
@horijoogmedia
@horijoogmedia 17 дней назад
Aad ban ku salamaya ali duldul
@RUGTATV
@RUGTATV 17 дней назад
Ma HY baa qaadkii qaaday xalay
@xafsaosman7405
@xafsaosman7405 18 дней назад
Calooshaada hargiesa lafadhi muuse abukar dariskisa wuu nabad galinaya
@user-nq2nx3uh6l
@user-nq2nx3uh6l 18 дней назад
Cali duldulow joji inader h/jeclo ha kala gurin Cidiyo bado kugu qarxa cafimad maleh Hadi uu marodigu cartamo loma cal helo ar soo carigsaday wuxu cunaba nafe cadabti matage dhuxyara cab ka dhidhiyay salamadow haday carato waa cidanki yurub axmed farax waa cadow hadu caradox dhaco "cashadi gadhba rer garad nagu ciseya Maxamud dalin cali xood iga eeg
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 18 дней назад
Dareen dad kama hadashaane dadkaad isku dirtaan dawlad shaqo idinka qabatana waad weydeen oo jileecii baa ka batay tii dawlad ahayd
@abdurahmanhussein400
@abdurahmanhussein400 18 дней назад
Cali go casee MIYAA lahaa dayay horta😊😊
@jaamabiixibiixi8385
@jaamabiixibiixi8385 17 дней назад
Odaygani muuse abokor buu ku waashay
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 17 дней назад
caliyow muuse abokor lix bilood ka hor ayay diyaar garoobeen waxaanay fadhiyaan jiidaha hore waxay katirsanyihiin SSB ee aaga bari iyo aaga dhexe weliba biciide ishooda iyo dhegtooduba way soo dheedaa
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 18 дней назад
Ninkan ma muuse abakor baa laga hayaa inkastanan qofkan qofba u aqoon
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 18 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 17 дней назад
CALI WERIYE ARAGTI QUMANN ALA KUXAFID
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 17 дней назад
waxa wadanka soogaadhay lacagtii qadar iyo jabuuti wadanina wuxuu laba milyan dolar siinayaa kaah si habarjeclo uu cod wadani ugaga iibiyo
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 18 дней назад
Habar jeclo waa geesi yiin lakiin waxaynu ubahana hay inanu iska qabano huwan ta gudaha Guul somaliland ❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
Munafaqadii dhadiga isaaq
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 17 дней назад
​​@@hassan-mp1pkyusraay adaa dhedig faqash ah oo U kla haya basaasadaay yusra hartiyeey waxaad thy dadka ha dul saarin, 😅😅😅😂😂😂😂
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 17 дней назад
Hakuwasto huwanta guduu
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
@@GjFy-c6d adiga ahaa makhnuud dhadiga isaaq laa dhigay oromo
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 17 дней назад
​@@hassan-mp1pkina aabiihi waso abaa ayd wastey hooyada iyu qooxotii
@MaxamedDucaale-on7bh
@MaxamedDucaale-on7bh 17 дней назад
Waar Ali waxa uu ka hadlaa waa maxay muuse abokor miyuu 3:14 kufsaday mise wuu xashiishooday mise waa Nacas
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 15 дней назад
Dhexban ahaydii Lagu soo orod Aydu badanaa Away cadagude Iyo madhantii Iimaanka la,aa
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 18 дней назад
Radio Kulmiye😂
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 16 дней назад
@HassanJama-yg8ne
@HassanJama-yg8ne 18 дней назад
Hj. Kadhex. Dagaalka. Baddaa. Kuma. Jirno.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 18 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 16 дней назад
Ani duldulow ina dirir waraysiga iga qad dheh
@alimjama5549
@alimjama5549 14 дней назад
Cali madaa barnaamijka daadihiya suu usocdo baad oranaysaa al salaama caykum mada kale su aalaha lagu weydiinayo madaa soo qorta dad barnaamijka ku xidhan baanu nahay ka soo jawaab please
@a.j2428
@a.j2428 18 дней назад
DAGAAL DHULBAHANTE IYO HABARYOONIS UDHEXEEYAA MAJIRO CALIYOOW, MALAA WAA SIDAAD JECLAYDE, LAAKIIN DHICIMAYSO.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 дней назад
Doqon ninkii maydkiisa la jar jray ee geedka la saaray ee waliba la sii daayey ragii dilay walba ay warbaahunta ka soo hadleen iyagoo leh iidoor waa noo iidoor habaryoonis miyaanay iidoor ahayn maxaa lagu dilay ninka
@Dulqusley
@Dulqusley 17 дней назад
@@jamalskp7280habar foorar jeclo 2kun laga diley 500 maxbus Harti 😂
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 17 дней назад
​@jamalskp7280 wll waa dad sixran habaryoonis iyagaa laaska kumadhay want ladafirayaa radii meeshaa kudhintay mal day odaygan let aan dhex kanoqono oo yaa u ga futaxun haday habaryoonis boos laga riixo miyay joogayaan habarjeclo waa maya hy sidookale hj waxkudhacaan majoogayaan majiro qolo ladaynaayo lkn qoloba qolo ayay wehel u tahay lkn waxad mood odayaashii in baalaayo kushaqay sanayso side dagaalku kudhacay ee ciidanka hubaysan loogusoo daayay laaska ee loo diiday inay dagaalamaan. Aakhiirkiina dhibku ugu dhacay sidii marina loogu duulayay Havana oromo laynoogu soo hagay marking ciidankii la baabiiyay intii soo hadhay qabyaalad ladies wado waar dealing yarooy issues tashada no qabiil walahi soomali waxay kutashadeen in isaaq awoodooda lawiiqo geeska lagaqabto Barbara gacanta soomaliya laguna celiyo qasab wanna imanaysaa siday kuso coto waayo odayaashan waaqaar habaaran cidla away ina dhigi doonaan hadaan la iska qaban waa calooshood u shaqaysta yaal sirxan
@user-ve7ze1cs2e
@user-ve7ze1cs2e 17 дней назад
Waar hooy ha noqonina sidii sedexdii dibi ee bahalku khiyaameeye ee maalinta mid cunay
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 17 дней назад
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 17 дней назад
Kaaaan afkiii wadaani ku hadlayaaa iya cadowgaa 7 sanoo muxu qabtaay kulmiyeee naaa dhaaafi darenka shacabku wa kulmiyeee lakiiin darenka cadowgaa qaranka ayu no shegeyaaa na dhaaafi iintu raaali gaali is leyaaahy wadaani ooo faqashaaa .
@hassannur8022
@hassannur8022 18 дней назад
HJ Qarankay difaacaysaa
@munirkh
@munirkh 18 дней назад
Haye😂😂
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 17 дней назад
Viva ISAAQ ❤❤❤❤
@user-wx1bn6hy1t
@user-wx1bn6hy1t 18 дней назад
Dhulmahante dolaal buu ku yahay sanaag iyo ceerigaabo Habar-Yoonisna waa inta u dhaxaysa ceerigaabo ilaa Maydh iyo midhadh sacad-yonis ah oo darar-wayn ilaa bohol degan
@user-wx1bn6hy1t
@user-wx1bn6hy1t 18 дней назад
ASC , cali duul duulow Muse Abokor arinka ceerigaabo dhex kama ah haday ishu dhiig yeelato gobolka waxa degen intiisa badan Muuse Abokor iyo Warsangeli
@user-it8mp9dr9f
@user-it8mp9dr9f 17 дней назад
Cali waad salamantay cerigaabo haysku arkaan nimanka muuse ismaciil iyo huwan hays arkan isu daaya
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 17 дней назад
Cuqdad udhimo guul grxjis bari
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 17 дней назад
😂😂😂 kudarso wadaadadeeniinii iyo siyaasiyiinteenii waxaabay inaleeyihiin.yaan huwan lala dagaalami oo useex seexda waar dagaa dagaalamaaya ee muuse ismaaciil ayaynu la jirnaa
@naimoismael-qy4gi
@naimoismael-qy4gi 18 дней назад
Marka toban la doxaba anaga kuun dihana
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt 18 дней назад
Mansha Allah Ali run tii ayu halkedii dhigey.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 18 дней назад
DHEXBAANU KA NAHAY KKKKKKKK
@toosanestudio6819
@toosanestudio6819 17 дней назад
Calaw ciyaalka sida kadaa ninku leeg ayad ubaahantahay Wanaan zoo wadaa😂
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 18 дней назад
kani weriye maaaha waa tuuulo jooog caliyow iska bedel
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf 17 дней назад
Habar yonis waa dugaag.daarood sida loo dilo waa yaqaaniin 😂😂😂
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 6 дней назад
Habar jeclo sida loo kufsadey markay arkeen habar yoonis waxay is tidhi maxaa faaido noogu jiray dagaal dhulbahante waxba kursigaa ka muhiimsan 😂😂😂
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 18 дней назад
Downplayed dacasha dheer halaga saaro,welibana😂hala Fuulo.waa reer miyi waxa uu doono ku hadlaya,hada wuxuu u yeefhanaya Somali,marka soomalidu usoo gurmatana wixuu odhan anigoo Ogaden ah.war waxa ka shaqeeya.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 18 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 18 дней назад
Barnaamijka War & Madadaalo ee Cali iyo Cirjiidho waa dariiqo cusub oo warka loo soo gudbiyo
@Halgame334
@Halgame334 17 дней назад
HJ RER KU LIBANAY TALADII MUUSEE AHYD CIIDAN MADANIYA BELO HJ LAGA BAQAY. CIDII DIDAY IS DIFAACODA OO HUWAN KULSLAYSO
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 17 дней назад
calaw miyaanad ogayn illaa qoor lugud illaa jiidali inayay SSB.oo muusa abokorna qay kayihiin ay xidhay waar dadka hurdada loogu imanooyo oo aan kornayl caare ku jirin latali
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 17 дней назад
Wll kuwa hurdada loogu imanayaa ma mouse ismaaciil baa ???
@burcaawiilkacase4764
@burcaawiilkacase4764 18 дней назад
😂😂😂
@abdurahmanhussein400
@abdurahmanhussein400 18 дней назад
Ninbaa waa maree mus ma kula koray lakiin gujiskii bada ayaynu nahaye sidoodii miyaan yeeli karbaaa
@faisalosman9906
@faisalosman9906 18 дней назад
Haddaan la kala roonaan roob Ma da’o.
@SaidMahamed-tx4lp
@SaidMahamed-tx4lp 18 дней назад
Halkay isku laayeen dhexdhexaad halaga noqdee
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 17 дней назад
😂😂😂😂😂calaw wararka darba rukniya darba tarjiixiya kasaar
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 18 дней назад
War isaqow isku duubnidiinad wax ku tihiin don’t tafararuq🦾🦾
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 18 дней назад
اللهم اصغ د ات بيننا
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 18 дней назад
اللهم اصلح دا ت بيننا
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 18 дней назад
أمين ​@@user-mc4jz8sd4k
@xafsaosman7405
@xafsaosman7405 18 дней назад
Ceerigabo miyaan dawladi kajiran cali yaw
@hodanwarsame1895
@hodanwarsame1895 18 дней назад
Kkkkkk
@maxaadan9345
@maxaadan9345 18 дней назад
Jaafaa jiriq baan u dhegaysanaa ..wariye microph ku dagaalamaya ?
@moeawale4891
@moeawale4891 17 дней назад
Sow waalidii reer jaamac waal iyo qabiil isdaba yaacii hj maha ma xigmad iyo wax kale ayaa laga fili kkk.
@maxaadan9345
@maxaadan9345 17 дней назад
@@moeawale4891 HJ iyo Cali duulduul maaha waxa murmayaa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 18 дней назад
WAA SAX IN AANAY HABARJECLO KU DEGDEGIN DAGAALKA CEERIGAABO WAAYO LABA REER OO WALAALO AH OO ISKA KEEN XIGA AYAA MEESHA ISKU HEYSTA GALBEEDKA BURCO WAXAA HABEEN IYO MAALIN LAGA RARAYAA RASAAS RAASHIN IYO SHIDAAL TAAS OO LOO RARAYO HUWAN IYO DAAROOD ARINTAA WAXAA SABAB U AH NACEYBKA HABARYOONIS U QABTO BEELAHA HABARJECLO IYO DHAMAAN REER SHEEKH ISXAAQ MARKA HABARJECLO WAA IN AY DANTOODA GARTAAN HABARYOONIS WAX HIIL AH UGAMA BAAHNA HABARJECLO AMA MAAHA MID INAGA DHEXEYSA MAANTA
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 18 дней назад
Adeer Dalku bari ilaa halkeed waa sland waxaad sheegaysaana.waa khal dal ka huwan he daarood waa laga difaacayaa.joojiya reer bariyoow kala qayb qaybinta
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 18 дней назад
Xisaabtu Hay noo dan bayso.horta.Cadawga.aan.iska.difaacno hadii.kale.daarood.wuu.ina.gumaysan..
@Burcawi24
@Burcawi24 18 дней назад
Marka habar-jeclo ceergaabo ma degto miyaa
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 17 дней назад
VIVA.ISAAQ.iSku duubni.walaalnimo.Si.cadawgeena aan uga guulaysano
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 17 дней назад
ViVA isaaq.Sadexdii dib ee libaaxu isku diray. DIBIGII.UGU DANBEEYAY.MARKUU.LIBAAXU.RAAMSANAYAY.AYUU.YIDHI.MAANTA.MAAN.DHIMANE.WAXAAN.DHINTAY.MAALINTII.WALAALKAY.MADOOBE.AAN.CIDLADA.USAARAY.EE.LA.CUNAY
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 18 дней назад
REER BARI CIYAAR TII JAANDHEER ISKA TUNTA🤣🤣🤣🤣
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
Munafaqadii dhadiga isaaq
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 17 дней назад
​​@@hassan-mp1pkjigjigaay meydkaaga sido 😅yusra hartiyeey💃💃💃 😮😮😮😢😢😢😢😢😢🙊🫨🧐🤭🥴😅
@abdijama6977
@abdijama6977 18 дней назад
Waxad moodaa inuu maqaaxi fadhiyo
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 18 дней назад
Beenale
@qorilugudnews24tv.37
@qorilugudnews24tv.37 18 дней назад
War Adeerow Illaahay Ma Taqaaniin. War Odaygan Badhaaciskiisa Naga Aamusiiya
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 18 дней назад
Cali 😁😁😁😁😁😁🇸🇴👍
@weriscali9103
@weriscali9103 17 дней назад
Huwan argagaxise ah,Dhex laga noqon maayee, halmar ayaan garoowe wada geyneynaa, xuduudkana waynu Soo xidhanaynaa.Guul Somaliland 🎉🎉❤❤
@awiladen7814
@awiladen7814 18 дней назад
Hhhh war dadka haysku dirin shaydan yohow🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiismail6805
@abdiismail6805 18 дней назад
Waa geesi Qaran Cali duul duul
@awiladen7814
@awiladen7814 18 дней назад
@@abdiismail6805 hhhh qofka dhiig muslim daadiyaa ama isku diraa ma geesibaa kharirona waa lama huran ee ogow in qabriga lagugu waydiinayo waxaad dunida ka qaban jirtay ok 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdurahmanhussein400
@abdurahmanhussein400 18 дней назад
Kkkkk kkk kk caloow telkaga luuqa iigu soo dir
@libanahmed1801
@libanahmed1801 18 дней назад
Dhexbaanu ka nahay cali duulduul adiguna dagaal namagalinkartid sida dumarkana adigaa uhadlayee afka huurada leh magaceena noogadaa
@abdiismail6805
@abdiismail6805 18 дней назад
Wuu ku guubaabinayaa ee maaha cay
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 18 дней назад
Ma jinbaa tirineysaa ilka la,aantu waa balaaayo kkkkkkkk
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 18 дней назад
Cali waa geesi geesi dhalay waa sax dhex ka noqda idina saraakiishiinii baa cadow loo gacan galiyay idinka iyo habar awalba.
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 18 дней назад
HABAR JECLOW YAAN NAANEYSTII GARXAJIS RAACDEY EE YUSRA HARTI MID LA MIDA YAAN LAYDIIN BIXIN
@MaxamedDucaale-on7bh
@MaxamedDucaale-on7bh 17 дней назад
Badhaaciye waar ayaa qabananaya ninkan waalan asaasaqa
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 17 дней назад
WAA II KOOW CALOOSHII U SHAQEYSTE WAX LA WEYDIINAAYO
Далее
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
Просмотров 475 тыс.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 82 тыс.
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48