Тёмный

HABEEN: Alla maxaa yaab isdaba yaal!! Al-qasaam oo wacdaro cusub dhigtay galabta, Xisbullah oo riday 

Nadaara Show
Подписаться 267 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

HABEEN: Alla maxaa yaab isdaba yaal!! Al-qasaam oo wacdaro cusub dhigtay galabta, Xisbullah oo riday gantaal lala yaabay, iyo Natalayaahuu oo kudiganaya iiraan.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 299   
@fadumoali7402
@fadumoali7402 2 часа назад
Guul Al Qassam guulaysta mujahidiinta bariga dhex🇵🇸🤲🏼🇱🇧🤲🏼🇵🇸 Israiil iilka dhiga.☠️
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 2 часа назад
Sxb deee ciyaartu way kululaatee... adna noo soo dadaji wararka ..oo caajilka soo badi.sxb❤
@MucaadE
@MucaadE 2 часа назад
Lubnaan weerarkii dhulka ayaa hada ka socda lubnaan!
@MohamodAbdulS
@MohamodAbdulS 2 часа назад
@@MucaadE Hadii warkaas dhabyahay Yahuud hadeey baa bi’i doontaa 😂😂😂😂
@maden7818
@maden7818 2 часа назад
Markaan maqlo jabka yuhuuda cuntada ayaaba ii macaataba 😂😂😂
@fadumoali7402
@fadumoali7402 2 часа назад
Anba💯🇵🇸
@SaamiyaAbdirashiid-u3c
@SaamiyaAbdirashiid-u3c Час назад
❤❤
@abdimahad930
@abdimahad930 Час назад
😂👍💪🏽
@TerminatorNiceman
@TerminatorNiceman Час назад
Waan farxaa yahuuda jabkooda
@TerminatorNiceman
@TerminatorNiceman Час назад
Waxaa ii soocarfooyo odeyga yahuudiga uguween maska markii Madaxa lagadilo ciilka waayaryahu
@amalnoor4760
@amalnoor4760 2 часа назад
Kkkkkkkkkkkkk alla maxaa yaab isdaba yaalo muu dhahay nadaara cajiib
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 2 часа назад
Keep going nadara Madaxwaynaha iiran Waa laga shakiyay
@aminamohammad4534
@aminamohammad4534 2 часа назад
ale islaamka haxafido yarabi
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 часа назад
Anuu kuwadasalino rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw
@wiiliskaako5875
@wiiliskaako5875 2 часа назад
Wlh iran wxa loga baqi jiray madaxwaynahi hore kan hada joogo, addunka ayu jecelyhy yahudna marawo inu ladagaalo
@RahmaNoor-z2s
@RahmaNoor-z2s 2 часа назад
Alxadulilaah illaahey bamaxadle
@kaafikaafi
@kaafikaafi 2 часа назад
NETANYAHU, WUXUU U MUUQDAA #FIRCOONKII QARNIGA!! ..... MAAMUL KUSHEEGA MAREEYKANNAH, WAA MID JAHLI WEEYN KUSUGAN, OO AY YUHUUDU, KUCIYAAREEYSO.
@luulshire8301
@luulshire8301 2 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 часа назад
allaahu akbar illaahow burbur iyo masiibo kurid marehkan yahuud aamiin illahow guulee islasmka siba falastin xuuti xisbullaah aamiin
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Час назад
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@nasteexocadeycabdi4598
@nasteexocadeycabdi4598 Час назад
Amiin
@DuuranAbdulewardhere
@DuuranAbdulewardhere Час назад
Aamin allow
@Wholecarpet
@Wholecarpet Час назад
Ameen ya Rab ya hayyu ya quyuum
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Час назад
Kusaliya.nabiga.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw
@YacquubMahad
@YacquubMahad Час назад
😂😂😂 adheer meeshaan shiico ma joogto😂😂 hadaalkaan Aya ku qoslay😊 Nadaar Alle cimrider iyo cafimaad ha ku siyo❤
@Ahmedmahamedmahamud
@Ahmedmahamedmahamud 2 часа назад
Nadarsho warkasoaruri
@Guulwade-j6i
@Guulwade-j6i 2 часа назад
Muslimiinta allah ugar gaaro
@maxamedsuge6941
@maxamedsuge6941 Час назад
ASC Linkiga Soo Geli Baarnamijkan 30/9/2024
@fartunmahamud4454
@fartunmahamud4454 2 часа назад
Gasa guul❤❤❤
@Guulwade-j6i
@Guulwade-j6i 2 часа назад
Muslimiinta allah ugar gaaro
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur 2 часа назад
Wcs nadaara show Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤
@caliyousof4055
@caliyousof4055 Час назад
Wargaysyo aan xaqiiqdakafog ayuusoo akhriyaa adnabeentaad ❤ usaartaa 2sano oobeena
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob Час назад
Ilaahoow falastiin iyo xisbullah guusha sii iyo muslimiinta oo dhan yaa rabbi.
@Abwaandheegabib
@Abwaandheegabib Час назад
Kadaa islaamka hakala qaadin sxb maanta maalin suni iyo shiico ma joogto mujaahidiintu waa isku ujeedo ee kadaa erey bixintaas dadka maan gaabka ahi di khaldan bay u fahmayaan
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 2 часа назад
Allaah subxaanahu watacaalaa guusha hasiiyo masaakiinta madluumiintaa ee ree palestine muslimiintii indhaha ayeey kafiirsanayaan yaa allaah
@RahmaNoor-z2s
@RahmaNoor-z2s 2 часа назад
Khasaro xugan illaahey xakuridu in shaa allaah
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 часа назад
Xamaas way ka Adkaatay yuhuudi iyo Xulufadoodi 😂😂😂
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Час назад
Sutida bay u qabteen manshAllah guul🇵🇸🤲🏼☝️🕌
@Wholecarpet
@Wholecarpet Час назад
Wa xafadal Quran
@IidsuudiXayramad
@IidsuudiXayramad 2 часа назад
Waa abaalkeed ilagudigto waayo waalawaayay waxaysheegaysay iiraan
@MaxamedyuusufAxmed-wi6oq
@MaxamedyuusufAxmed-wi6oq 2 часа назад
Ciyaarta waa galindambe انشالله War waxba tarimaaa
@ahmedadan-u4t
@ahmedadan-u4t 2 часа назад
Alwise I'm Sharing with Nadaara Show
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 часа назад
Nadaarow baryahaan maxaa ku dhacay siyaaradii kaama heynee ❓️
@Guulwade-j6i
@Guulwade-j6i 2 часа назад
Muslimiinta allah ugar gaaro
@MustafSharif
@MustafSharif Час назад
حسبنا الله ونعم الوكيل نعم المولى ونعم النصير
@ابورزاانالاسمري
ام حسبتم أن تدخلوا الجنة ولما ياتكم مثل الذين خلو من قبلكم مستهم الباساء والضراء وزلزلو حتي يقول الرسول والذين آمنوا معه متي نصر الله الا إن نصر الله قريب بشرو يا اهل أبطال العالم غزة متي تكون لوحدها احنا معاكم ي إخواني
@MukhtaarAxmed-xe7rq
@MukhtaarAxmed-xe7rq 2 часа назад
Mashaalahkusaliyanabiga
@fiidowmrk
@fiidowmrk Час назад
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
@maymuunmacalin190
@maymuunmacalin190 Час назад
Ninmanka Iran 🇮🇷 inay cabsadan waa xaq fulay ka hub badan lalama dagalamo Hal nin bay 85 kantal ku riden marka ha gabsato Iran intay wax hagajisan
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 часа назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@abdirahmanabdiwarsame2329
@abdirahmanabdiwarsame2329 2 часа назад
Walaalaheen heer falastiin allaha u gargaaro 🤲
@AbdulahiWacdi
@AbdulahiWacdi Час назад
Yuhuudu.way.baabi.indoonaan.shiicadan.waayo.kolkay.laayeen.masaakinda.suuriyaanka..yayjabeen.xisbigu
@Wholecarpet
@Wholecarpet 54 минуты назад
Manta ayaga u dhimanaya bayt aqsa
@maxamedmaxamud7
@maxamedmaxamud7 2 часа назад
‏وما النصر إلا من عند الله.☝️
@Umu_Issa
@Umu_Issa 2 часа назад
Waxa ugu soo horeeyo ey suubi doonaan waa iney teendhooyinka falastiiniinta ey bambeeyaan, sidaas ayey uga aarsadaan alqasaam ama xamaas
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Hala dubto eryaha cadowga ah
@somali1480
@somali1480 2 часа назад
So dhawaw
@MaxamMustafe-n4s
@MaxamMustafe-n4s 2 часа назад
Nadaarow sxb iiraah wa xaa qabsade hogaamiye sirtii lagahayey uuladhintey wasiirkii arimaha dibada ee diyaaradu labur burtey ee ninkaani huganka uhaya iiraan waa israa iil
@DheemanDheeman-q5n
@DheemanDheeman-q5n 2 часа назад
Mmaansha allaah tani waa nasrigii allaah mahad oo dhana illhaaybaa iskaleh Illaahoo rabigayoow hoig iyo hallaag kurid shirqoolkoodana kababbaadi
@MaxamMustafe-n4s
@MaxamMustafe-n4s Час назад
1 ismaciil haniya 2 xasan nesrulah iyo war isgadhsiitaba wa xaa fashiliyey madax weynaha iiraan
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 2 часа назад
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 2 часа назад
Nadaara saaxiib barnaamijkaafa wararka aad ayaan ula sodaa laakiin waxaan kaa codsanayaa inaad badasho macalinka weyn maxaa yeeley illaahey ayaa weyn waxaad ku badashaa sheydaanka weyn
@HassanLalaley
@HassanLalaley Час назад
Merci bcq nadara pour le bon nouvel MaachAllah Allah wa agbar
@IidsuudiXayramad
@IidsuudiXayramad 2 часа назад
Waa abaalkeed ilagudigto waayo waalawaayay waxaysheegaysay iiraan
@Xamsemaxamud-z1e
@Xamsemaxamud-z1e Час назад
Asc waa diganaa Netanyahu fashion kii iyo guul darasdii qasa ayuu is ku ilawsiinayaa
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam 2 часа назад
Alxamdilaah AlxamdilaahA Allaah baa mahada iska leh ❤❤❤❤❤❤❤❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Warka nasii ustaad
@CaliXaydar-lk3jd
@CaliXaydar-lk3jd 2 часа назад
Wausgag.madaxwnaha.iran.waa.basaskha.yuohuda.
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 часа назад
Ma siyaara jirta
@Khadijo60
@Khadijo60 2 часа назад
Allaha muxuu natanyahu kibray weli waa la daajinayaa
@HooyomacanXalima
@HooyomacanXalima 2 часа назад
Wrka soodaa
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 2 часа назад
Aaway hee ziyaaradii.
@ShalowHassan
@ShalowHassan 2 часа назад
Mashaallah
@HoodoabdiAbokor
@HoodoabdiAbokor 2 часа назад
Horta naga daa macalinka weyan caalamo ha ku dhacade
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 2 часа назад
Wc nadaara
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 12 минут назад
Ala Gaza maalmahan aad ayaan ugu xiisnay iyo maqawamada Gaza🤩🤗, aad ayad ugu mahasantahay Nadaaro inaad Gaza noga soowarantay iyo guulaha aay gaadhaan👏👏👏✊️✊️✊️, Maqawamada reer Gaza igusoo orod mahan, Sahnuuniyada iyo Calooshood ushaqeeytayalka dhooban Gaza, Sanad ayey wax ka qaadi la yiihin, illaahay ayah mahadleh oo markale kujebiyey Sahnuuniyada Gaza ☝️☝️☝️. Illaahow Maqawamada kaqabo cadowga oo gacantii sareesah markasta kadhig 🤲🤲🤲. Illaahow Xisbullah iyagana guusha siih oo jebi cadowga yahuuda🤲🤲🤲
@AliMohajim
@AliMohajim 2 часа назад
Wcs
@Ahmedmahamedmahamud
@Ahmedmahamedmahamud 2 часа назад
Asc
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 2 часа назад
Wcs
@AliMohajim
@AliMohajim 2 часа назад
Gaza way guulaysan inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HoodoabdiAbokor
@HoodoabdiAbokor 2 часа назад
Maxaa aragtiya nin waalan baan arkaya oo hadaaqaya
@MyreligionIslam-c2d
@MyreligionIslam-c2d 2 часа назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967716649494 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-.~~||--.،،[،,,,’,،،'،..-..،،.,...،،،.،.،.،-..,./،.،،..،..،.،..،،،،,...🎉
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 2 часа назад
Scam!
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Maasha allaah waa laga shaqeestay maanta😂😂😂
@ashajimale6888
@ashajimale6888 41 минуту назад
ASC Nadara runtii waxaan ka mid ahay Dadka kugu xran,marka please wadankeena markasta oo aad xayaysiin sameyneysid hormari magaciisa,sida mida hadda aad soo dhigtay oo aad wadan kale ka hormarisay Somalia, Thanks 🇸🇴❣️🇸🇴🇪🇬🇸🇴🇪🇬🇸🇴🇪🇬❣️🇸🇴🇪🇬🇸🇴🇪🇬
@yussufmuhamed713
@yussufmuhamed713 2 часа назад
Guul xm sq palastine xb xutii guul
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 часа назад
Asc nadaara show habeen wanaagsan
@jamiilojamad8409
@jamiilojamad8409 2 часа назад
aawey meshii aad soo dhigijite
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 29 минут назад
Guul alqSaam allahu Akbar, 💪💪💪💪💪israiil allow Jabi🥺🥺🥺iiraan waa Fuley mareykan Ka baq ee waxba ma samayn karto Booto Lee wadaa marka iyado fadhi da loo tagaa waad a arki Dontan🤔🤔🤔
@calinuurwalaal7115
@calinuurwalaal7115 30 минут назад
Allow walaalaheen falastiin UGARGAAAR oo yuhuud iyo munaafaqba ka.ilaali🤲🤲
@umudalha
@umudalha 2 часа назад
Igada xaachi hostedi nin ka wedey
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Час назад
Nadara waxaan tabintaada aan kusoo jedin laha Taliska Yuhudda Ma'ahan kuwa Ajasha xukmiyo balse Adiga mudda hal sano.wilasha Muqawamada Geesiyada ah jooga Yemen Iraaq kuwa Gaza in Cadowga Calamka isku dilla dunida kalena sidoo kale iska hoor keno sida khawarijta Somaliya oo uu labada dhinacbo eey wada tageraan si eey ujeydkooda ah in dalkas uu san xasiloni garin 35 sano,Africada dhexe oo jabhado uu kadhex Abuuray sida Bokoxaram kuwa kale ee Galbeydka Saxara kujira, Waxaad ogtay gusha iyo guul darada waa labo isgarab taalo marka uu dad xaq u dirir ah Godon soon Dawladii Awooda hubka Casriga lahaa Badda iyo Barigaba looga adkaday,Iiraan waa hal dal ah oo 13sano Caddan Madoow Carap oo wadajira Dagalki laiskujabinay Iraaq iyo Iiran hub kasta loo isticmalay,balse liici waayay,Iraaqdii mideysneyd Awooda muqatta lahayd lagu kala jabiyay,Xisbullah waa run Rag ayaa kabaxay balse Gerida oo ah xaq Ragga gadmo guul kuma sheegto in Sarakisha oo xogtodi Qaraxyo loo soo iibiyay dalki lagu sameyay iyo dalka farsamo qaraxyo lasoo dhex galiyo Adiga Cadowga haku siin kuwa gaaray guul,IAllah gusha waxaa goamin Rabiga oo ah xaqsooraha.
@RoblehMako-f2r
@RoblehMako-f2r 2 часа назад
iiyagaka iskogowacan shiiico
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h Час назад
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤
@foowsidirir
@foowsidirir 2 часа назад
iran iyo lubnan waxay wadaan aw muriidi shatiga ii qabo
@maryansheikh4128
@maryansheikh4128 2 часа назад
😂😂😂 astaq furu Allah saa justice lee
@Wholecarpet
@Wholecarpet 59 минут назад
Suniyinti u dharsan oo yahuda lasocota oo u monafeneysa inlagu gobtey kabaqe
@MustafSharif
@MustafSharif Час назад
اللهم لك الحمد ولك الشكر
@SaadaqKaraama22
@SaadaqKaraama22 Час назад
Kataibul #Qasaam ❤❤❤❤ Allahu akbar meshan shiico majogto Ee suni aya joogo Masha allah guushu wey ino soo dhawdahay walalahena reer falastiin ❤❤❤❤
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 19 минут назад
Israel xisbulaah isku mashquulinee markay xamaas waxba ka tari weyday; Israël dagaalkeedda waa selective; sheeko waxay wadda madaxdda ururadda dila si Carabta oo dhan u baqaan si cabsidii Israël laga qabay usii jirto
@abdirahman-pe9ni
@abdirahman-pe9ni 2 часа назад
Iran ayad aya urara u jajusisa israil
@MucaadE
@MucaadE 2 часа назад
Waar Lubnaan waa la weeray😢
@HassanLalaley
@HassanLalaley Час назад
MaachAllah Allah agbar
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed Час назад
Al qasam meel bey iska saartey yuhuuda oo wey xasuuqdey sirdoon ahaan iyo ciidan ahaanba hubkoodiina wry basbiyen nin sarkaala oo laga doleyna majirto oo waxey baabiiyen sirdoonkii yuhuuda meesha lagu jabey waa eeran iyo xusbulaah oo cashr lop dhigey iyadoo yuhuudu sirdoonkodu caloosha xusbulah iyo eeran kadhex kaluumeysto waxooduna hanjabad haayen runtiina Intii hore ybuudu wey ka baqeysry 2dooda laakiin wey fahmeen in waxiodu afkuun yihiin marka wsxan leeyey 2xusbulah iyo eeeran waxad dhawratan maanta majirte wax iska celiya oo ku deyd alqasam xamaas sidey isaga dhiciyen yuhuda
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 27 минут назад
Wcs wrxm nadaara
@sahroabshir9230
@sahroabshir9230 2 часа назад
الله أكبر ولله الحمد
@InnocentBasketball-zy2wu
@InnocentBasketball-zy2wu 2 часа назад
Siyaaradii meeday nadaara
@snw9257
@snw9257 Час назад
Alxamdulilaah Allahu Akbar Allahu Akbar Yaa Allah Yahuuda iyo kufaarta garab tagan Illahayow hooji reer Qaza Illahayow guule 🤲🤲🙏🙏
@aliabdulle8046
@aliabdulle8046 2 часа назад
Nadaara siyaaradii away
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Час назад
Allaahu akbar
@KhadijaAdam-g6e
@KhadijaAdam-g6e 43 минуты назад
Asc Nadaare Natanyahuu waxuu rabaa in uu kasiibto Gasa marka waa inuu helaatabtii uu ooga bixilaha. Oo waxay kataagantahay aabow kanyar igacele kanweynaan iska celinaayaaye. Hadhowna waxuu dhihidoona waa laygu goobtay ee isoo hiiliya yaab.
@CabdiraxmaanaxmedCoofeey
@CabdiraxmaanaxmedCoofeey Час назад
Yahuud qooqday carbhurdeeyso rbiyoow adaawoodle muslimiinta mideey
@hawosalah3919
@hawosalah3919 12 минут назад
Natanyaahu wuxuu ku ceebooye falastii marka wuxuu ku kalaankashato buu oo ceebta ka raacad inuu indha caalamka ku sii jeediyo buu rabaa waxaa kale inuu mareekan dagaal kaliyo, iiraan nukayeer ma heesato carabta iyo reer galbeen waxayee rabaan mar uun far taagto iiran reer galbeed marabaa qof waxaa noqo ma hore mar yare kaaro iiraan dadkeed ha u tutto ileen waxa u hiilinayo ma jirtee waxaaye ku quus qaataye falastii iyo ruushka
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 16 минут назад
Walee xamaas waa rag ilaahay swt guusha ha siiyo amiin waa xaq u dirir ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedadan-u4t
@ahmedadan-u4t 2 часа назад
Subscribed Nadaara Show
@hidaayomuuse5091
@hidaayomuuse5091 9 минут назад
Asc asa xaabta nadare shoow ma arkimiyaa ninka kashekeyhaa dilkii ismaaciil iyo kan aeraan ooh inay diluent israiil waxan layabay sida madxda looks laayay xuusbulah ninba kàshekeyay wuxuyiri wa lagatay xusbulahi
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 2 часа назад
WCWRWB NADARA SHOW
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Час назад
Xamaas guuleysta
@halicabdi4107
@halicabdi4107 2 часа назад
Allaahu akbar
Далее
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Просмотров 32 млн
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 196 тыс.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Просмотров 32 млн