Тёмный

HABEEN: Biden iyo gudiga amniga qaranka oo hada shir xasasi ah kujira, weerarka iraan oo laga baqayo 

Nadaara Show
Подписаться 256 тыс.
Просмотров 65 тыс.
50% 1

HABEEN Biden iyo gudiga amniga qaranka oo hada shir xasaasi ah kujira, weerarka iiraan oo laga baqayo inuu dhaco saacadaha soo socda.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 131   
@Geele_jire
@Geele_jire Месяц назад
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
@OS-db8um
@OS-db8um Месяц назад
Illahay khayr ha uga dhigo Muslimiinta ay dhibtu haysato kuwii guulaystana Allaha ka dhigo yuhuudana Allaha ku jabiyo balaayo aan yarayn oo aanay kaso waaqsan Allaha ku rido Inkaarta maatida ay latnatso Allaha ku rido
@abumoalim
@abumoalim Месяц назад
iiraan iney waxweyn sameyneyso ilama ahan, laakiin waxbey xuduuda israa iil ku tuurtuuri donntaa, kadibna waxey leeyihiin waan aarsanay, weliba xili ay waxtuurayan Mareykanka ayey usheegaan, Allah ugargaaro reer Falastiin.
@mahamoudali
@mahamoudali Месяц назад
Allaahummajcal kaydadahum fiitadliil wa.arsala calayhim daran abaabiil tarmiihim bixijaaratim min sijiil Allaahummaajcal kaydahum kacasfim ma.kuul Allaahumma aamiin
@nuurismail3003
@nuurismail3003 Месяц назад
Waxan Ilaahey kabaryaya dhibatada shacabka falastiin gaaray mid kadaran inuu yahuuda gaaro amiin yaa Allah 🤲
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz Месяц назад
اللهم امين
@ANIMEONTOP69
@ANIMEONTOP69 Месяц назад
😅😅😅
@user-vx9wy1ww2y
@user-vx9wy1ww2y Месяц назад
Amin ya Rabi
@osmansheikh2116
@osmansheikh2116 Месяц назад
Aamiin
@AbdiAgood
@AbdiAgood Месяц назад
😂❤Allaha guuleeyo muqaawamada 😢Falastiin ❤ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh caalmka ❤❤
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg Месяц назад
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@MustaphAli-tt8uk
@MustaphAli-tt8uk Месяц назад
Talaaapiip iyo xayfa gourmey iiraan weeraree guul muslims
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
XISBULLAH, XARIGA HA SOO GOOSATO, HA ISKU FURTO QAXA IYO W. BANK, AYADOO QARXINEYSO GIDAARKA LAGA DHEX DHISAY.
@MohamedbarkhadBarkhad
@MohamedbarkhadBarkhad Месяц назад
Allah guuleeyo Muslim yuhuudana alla ha halaago
@HassanHassan-rs3qh
@HassanHassan-rs3qh Месяц назад
Masha'allah Nadara Wararka Nagta ka gali Si an ugu Raxeysano
@MaxamedCwali-my2ot
@MaxamedCwali-my2ot Месяц назад
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😊
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc Месяц назад
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@user-vx9wy1ww2y
@user-vx9wy1ww2y Месяц назад
Reer qaza waxy ku dhigeen yahuda Illahay Sxt waxan kabaryayaa laba jibar keed ha ku dhacdo bi idmi llah Yahudaa 🤲🤲🤲
@user-du3km8bz2y
@user-du3km8bz2y Месяц назад
Macalinka weyn ilaaheey baa ka weyn oo waxida alaha jabiyo asaga iyo waxow wataba
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf Месяц назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@user-dq5dp1rh1l
@user-dq5dp1rh1l Месяц назад
balaayo aysan kazoo waaqsan.waligood alle haku rido gaalada dhan
@SaqiirDile
@SaqiirDile Месяц назад
Allaha guuleso falasatina
@Abdirahman83
@Abdirahman83 Месяц назад
Thanks Nadara show
@updrahmankey
@updrahmankey Месяц назад
Waqtiga dhan xayeeysiinta ayaa kabadan managa dhaafi kartaa
@user-vz2gw2jw7k
@user-vz2gw2jw7k Месяц назад
Allahuma ansur falastin
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Месяц назад
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Месяц назад
Alaahu akbar Iran 🇮🇷 👏 😳 guuul yahuud ku garaac hub waweyn sidi aay uxasuqen walalehen rer Palestine 🇵🇸 🤲✊️
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 Месяц назад
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Месяц назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 Месяц назад
Masha allaah
@Khadijo60
@Khadijo60 Месяц назад
allaha guuleysiyo muqaawimada maxaa geeyey ciraaq dulmi bey meel walbo ka wadaan mareykan iyo xertisa iyo cunugooda
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Месяц назад
Wacaleekumasalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@mounahoussein-wo7qu
@mounahoussein-wo7qu Месяц назад
ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 Месяц назад
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 Месяц назад
CABSI IYO ARGAGAX AAN ABID KA DHAMAAN ALLAAH HA KU SALIDO YAHUUD IYO MARAYKAN IYO INTA KU GARABTAAGAN DULMIGA CARAB IYO CAJABA
@sidramrk
@sidramrk Месяц назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Месяц назад
insha'Allah Ilaahay irsaaqada haku furo
@abdikasinabdi961
@abdikasinabdi961 Месяц назад
Waku sary wll
@Talmoona
@Talmoona Месяц назад
Calaacal 😂
@Talmoona
@Talmoona Месяц назад
Inta nacday xayaysiinta like
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 Месяц назад
❤❤wcs subax wanaagsan ❤❤#Sabaax
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 Месяц назад
Thank you
@user-ju1vq1zw2m
@user-ju1vq1zw2m Месяц назад
Allahu Akbar ❤
@dekaadar9636
@dekaadar9636 Месяц назад
Guul Bithin’Allah
@aden3425
@aden3425 Месяц назад
Inshaallah guul falastine iyo iraan
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c Месяц назад
Guul allha garsiiyo xamaas iyo xulfadeeda
@hamdigabow-l1y
@hamdigabow-l1y Месяц назад
Bilasha loga baqa iiran wax weerar goni qademesay Allow falaatiin ugargaar
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Месяц назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay
@user-vo6op9qb4l
@user-vo6op9qb4l Месяц назад
Waxaan sugaynaa talaabiib oo holcaysa inshaallaah ustaad
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 Месяц назад
Guul islaamka
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Месяц назад
Walee rag dagaalamayaa oo IS diyaariyey ayaa soo baxay maasha allaah
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur Месяц назад
Wcs nadaara show.Guu shacabaka .falastin.
@user-wq5jb9rg3n
@user-wq5jb9rg3n Месяц назад
Wcs wrxm nadaara
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 Месяц назад
Hadal Haan ma buuxsho falastiin allaha bad baadiyo
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Wc nadaraa
@updrahmankey
@updrahmankey Месяц назад
Xayeeysiinta waanacnay nadara
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Месяц назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@omarhassanh2927
@omarhassanh2927 Месяц назад
Kalmadda ah iraan iyo owlaadeeda sax ma aha, eray bixin kale ama si kale udheh
@basheali2338
@basheali2338 Месяц назад
Huuuhud way dhamatey
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Месяц назад
Wcs ilaahey meesha qeyrku ku jiro umada muslimiinta caalamka allaha ku duwo masar maxey ula jirtaa yahuud iyo mareykan maa walaalaha muslinkaa la jirto maxaa ka galay yahuud gaalaa laleynaayo waa yaab ilaahow madaxda muslimiinta xaqqa tus anagana wadada saxdaa nagu dil oo xaqqa ah maxaa daaray oo ay gaalo u daba ardaayaan maa isku tashadaan maxey saldhigyada u siiyeen waalagu dilaa juuq ma dhihi karaan ciraaq xoogaa loo qabsaday waxaa lagu soo galay nugliyeeruu heystaa oo been iyo daduu xasuuqay waana lagu habsaday yaa kasaaraa waa kanaa dhaqaalohoodii layska guranayo wadan walba oo caraba saldhiguu ku leeyahay waa yaab ilaahey umada ha ka qabto yahuud iyo mareykan dhibey ku hayaan maxaa ka socda gaza arag xasuuqa caruurta iyo maatida lagu leynayo yaa juuq ka leh aaway xaquuqdii binii aadanimo la sheegi jirey gaajo iyo oon iyo dowo la aan aa loo diley isbitaal inla duqeeyo mamnuuc ayeytahay dad xanuunsan joogaan hadana waa laduqrynaa raali ayaa looga yahay dadkan xaq malaha miyaa ilaahow muslinka gacan qabo oo garabsii rergaza dhibka ka dulqaad gaaladana jebi oo baabi I adaa awood lehe aamiin
@mahamedabdi2022
@mahamedabdi2022 Месяц назад
Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda
@KadraCheikIsmael
@KadraCheikIsmael Месяц назад
nadaara waan ku salaamal waa ku mahadsan tahay sidaa noola socdsiiso wararka ilaahay waxaan ka baryaynaa sida ay u murmuriyeen qasa una dilee geesiyaal u ku jiro halgayga ismaaciil haniya in iyagana loo burburiyo meelaha ugu daran ha ka weeraraan haday dhab ka tahay ilaahay junuudiisa ha ku kiciyo cadawgaa is kaashaday aaamii yaa rabi
@SSS78781
@SSS78781 Месяц назад
❤❤❤NADARA ASKAR BADAN OO US SECURITY PERSONNEL AH AYAA LAGU DHAAWACAY WEERARKA LAGU QAADAY SALDHIGA MAREYKANKA EE IRAQ🇮🇶
@maan8746
@maan8746 Месяц назад
Si aad muuqaalka uboobsiiso riix calaamada setting ee shaashada geeskeeda kadib riix "Playback Speed" kadib heerar boobsiis iyo tartiibin ayu leeyahay ee kala dooro, ani heerka ugu hooseeyo ( 2x )aan doortaa
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Месяц назад
Wcs wll w
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Месяц назад
Asc nadaara show
@user-rl2gv4tn5f
@user-rl2gv4tn5f Месяц назад
Ascwakusalaamayarooskaiiraanbalasugaya
@abdiali2420
@abdiali2420 Месяц назад
Wcs
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад
Allow jabi gaalada iyo munaafaqinta nadaaara fadlan marka ad sawirka Biden u rabto sooqado kuwa uu dhulka kudhacay lkn haso qadan midka ugu fiican😢
@MedbouhYacin
@MedbouhYacin Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamedCarab-wg2sj
@MaxamedCarab-wg2sj Месяц назад
War masar halagu daro iyadaba yahuuda ba ka daran cabsi cabsi wye awalba waa la dhiman lahaa ee hadeer may billaban lugner radii iyo gantaladii ayku faanijireen away aakhirul zamaankii illaah uu sheega soo deji deji illaahow gaalada jabi muslimka guul sii
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 Месяц назад
Maxaa faaiido kugu jirto waayo somali baa tahay haduu dagaal bariga dhexe ka qarxo adigaas aan waxba tabcan muxu ku nolan baahi miyaa laga jihaatamee mise nolol isku laabo maanta somali ma labo bil aan dakada waxba ugu soo dagin ma nolan karaan?
@LibaanAbshir
@LibaanAbshir Месяц назад
Asc nadara waxan kamid ahay dadka Dhagesto barnamishkada waxadhib. Saday xayeysintan farahabadan Xayeysinta qebkasoday sadaxda Barnamish hanogasodarin mahadsanid
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Месяц назад
Ustaad waxaan ka cabsahaa inta iiraan ku mashquulsan tahay dagaalka baalaxooftada iyo bootada ku kooban in israa'iil weerar kedis ah ku qaado tehraan !!
@Qalajo
@Qalajo Месяц назад
Walal nadara sadaqa falastiii e tendhoyinka somalida siden oga qeyb qadan karaa
@Libax962
@Libax962 Месяц назад
#Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸 #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽
@mawlidmowga593
@mawlidmowga593 Месяц назад
Nadara wararka sidoodii hore ku soo celi subax haben galab naga dhaaf waayo wararka hore waxa aad so dayn jirtay xogihii ugu dambeyay wararka lkn hada sax maaha
@user-ui7um7nn3v
@user-ui7um7nn3v Месяц назад
Guul iiraan iyo falstiin guuleysta
@kamaalUsmaan1075
@kamaalUsmaan1075 Месяц назад
White House, (Situation Room) Qolka Xaaladda degdega ah.
@ibnuisse
@ibnuisse Месяц назад
Xayaysiintii Maka yareeseen show ka ayaan than ma dha geesane
@nourahmedhalanewakiil_caas433
@nourahmedhalanewakiil_caas433 Месяц назад
Waan ku Salaamay Wllo Cabdiqaadir Nadaara Aad Iyo Aad Baa U Mahadsatahay Wllo Intaa Ka Dib Beryahan Wax Siyaara Ah Miyaanay Jirin ????
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Месяц назад
Iiraan wixi hore iyo wax la mid ah ayay samayn iyo wax kaliito,haday run sheegaayaan natanyaaho dilkiisa ha udiyaar garoo baan.
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Месяц назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 Месяц назад
War walal nadaarow xayasiin baad nafta nagaga qaadaye xayaysiinta Naga daa😂
@deanmurphy603
@deanmurphy603 Месяц назад
Wll si uu wax u hello ayuu isna baraa markaa aan u dulqaadano walalkeen
@ismaacilmaxamed993
@ismaacilmaxamed993 Месяц назад
Asc Eran waxedu way dhafi layihin. Balance xofto
@user-tr9bu6qi5m
@user-tr9bu6qi5m Месяц назад
❤❤❤❤❤🎉🎉
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h Месяц назад
ilahey waxan kabaryaya israel dhulka alaha lajaro aamiin aamiin aamiin aamiin
@MaxamadAbdi-cw2lb
@MaxamadAbdi-cw2lb Месяц назад
aloow reer falastiin ugar gaar
@user-ne4mj3kn6c
@user-ne4mj3kn6c Месяц назад
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
@JamaalaxmadCabdi
@JamaalaxmadCabdi Месяц назад
Bariga dhexe waainuu kadhacaa waayo boqortooyooyin kacarabtu waadabadhilif markaa waa inla kalamiiro
@Maxamudcabdikhali
@Maxamudcabdikhali Месяц назад
Nadar adiyo adayadumahadsantahay wararka dagdaga ah ee adnosogudbinaysid
@maxmuud317
@maxmuud317 Месяц назад
2:00 habeenimo somalia 😂😂 see waxa leedahay nadaara
@originalabdi33
@originalabdi33 Месяц назад
Dadkan ha leysku dheele wadan👀 wan daalna sidan action ka Iran usugeney😩
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 Месяц назад
Waan sugeynaa
@Zeinab2dhgx
@Zeinab2dhgx Месяц назад
Warlee maa la wadaa, 2 stare solution kii maxaa looga meereysanaa
@Libax962
@Libax962 Месяц назад
#Alloow sharafka Ismail haniye oo kale noo dil amiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@_Khaalid
@_Khaalid Месяц назад
XAYSIIS Eber nooga dhigteen 😂😂😂😂
@shukrifarxan8065
@shukrifarxan8065 Месяц назад
Shir lee lagu dhameeyay hal sano lasoo dhaafaay
@Aabe9
@Aabe9 Месяц назад
ani waxe ilatahy ine sugeyso melaha ee wax ku dhufan lahed inta lakabaxayo o lakala dhuuman laha.
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 Месяц назад
Iraan haday khuburo yihiin waa inay dib u dhigaan weerarka, hadal iyo is diyaarina gasho si ISRAEL jiif iyo joogba uga tagto cabsi xun markay ku ridaan kadibna weerar xanuun badan ku qaadaan.
@daganebaraki8459
@daganebaraki8459 Месяц назад
BAYDAN WAX MAWA KALA OGO
@DrGaadaa
@DrGaadaa Месяц назад
❤wcs ❤alahu akbar ❤xutiyinta +xisbulahi +xamas + turki +ciraq +ruushka =alahu akbar ❤guul weyn ❤
@XuseenDauud-j6c
@XuseenDauud-j6c Месяц назад
Ajaka
@HirsiCraxman
@HirsiCraxman Месяц назад
SLC ZXP NADARA MUWADIMKA IYO MUQAWILKA WAA KALA QIMO CAQLIGA SALIMKA AH WAXA LA MACANAYNAYAN GAFTANKA RUUSHKA IIRAN BAA CASUNTAY HORE HADANAY WAX ISKU OGAYN IMINKANA MAYA HADII AANAY RUSHKA IIRAN ISLA OGAYN HAWLGALKI QUNSULIYADA JAWABTA U AHAA WAX YAABO AY ISKA SHABAHAN ISKAGA MID YIHIN ISLA OGAA QACIDO DAGAL AHANA MOYI WAA DIIRIS LA AAN ILLAA HA LA CUNO LAGU BALAMO RUSHKU SIDA LOGU HUBAYNAYO YUKREN AYUU KA FICIL QADAN LAHA SIDA IiRAAN OO LA DILAY OO LEH HALKASAN GANTALO KU SO RIDAYA WAQTIGA EE KA FOGADA WAXAY SAMAYNAYAN SABABTA WELI MAAN FAHMIN
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz Месяц назад
AAR WALAAL SAXAFI NADAARA, HANOO BADIN NIMANKA GAALO EE AAN OGAANAY WAXAY YIHIIN IYO SHEEKADOODA EE FADLAN XAALADIHII MUJAAHIDIINTA IYO BALAAYADA KU DUACAYSA GAALADA NOO BADI, WAA TAAN KUGU JECLAANAY.
@CabdiYuusuf-tq8fs
@CabdiYuusuf-tq8fs Месяц назад
Zxb nadaaro boolo xufleentaan Iiraan maxeey kawadaa aroos meey digee
@bintimohamed7864
@bintimohamed7864 Месяц назад
Yab 🤔🤔
@ismaaciilfaarax4687
@ismaaciilfaarax4687 Месяц назад
Waxan barigaa dhaxe ka socda Aar moo kii 3 isku badalaa 😡
@osmandahir4390
@osmandahir4390 Месяц назад
Nadaara sxb dacaayadan ayaa naga soo boodi marka aad warka dhameeso ka dib gadal ka raaci way naga soo boodi
Далее
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28