Тёмный

HABEEN: Mareykanka oo diyaarado dagaal iyo gantaalaha difaaca oo cusub geynaya B/dhexe, tolow maxaa 

Nadaara Show
Подписаться 301 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@MaxamuudCali-k4y
@MaxamuudCali-k4y Час назад
Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 Час назад
Alle reergalbeed yahuuda kibiray baabiyo masiibo ku rida yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Час назад
Aamiin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Час назад
ALLAHU AKBAR...
@Cabdifataaxxuseenshiil
@Cabdifataaxxuseenshiil Час назад
carab waa xaski maraykanka waan odhan laha falastin halkad carab muslimo aad kasugtan majirte ala
@hidoelmi1966
@hidoelmi1966 59 минут назад
😊
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 Час назад
Carab ha tirsan ayagaaba cadawga kobaad ee umadaas Falastiin ee la gumaadayo ah weyna daawanaayaan, Allah ha noqdo macooda oo junuud junuudiisa kamida ha ugu gargaaro
@umumahmadumumahmad7856
@umumahmadumumahmad7856 Час назад
حسبنا الله ونعم الوكيل الله منصور اخوننا المجاهدين في فلسطيني يالله
@husenIbrahim-n9o
@husenIbrahim-n9o 2 часа назад
inshallah waan guuleysaneynaa inshallah
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 часа назад
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Час назад
Amiiiiiiiiin yaarabi
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Час назад
Allaahu akbar
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Час назад
Allaha jabiyo yuhuuda iyo intii raacda yaarabi yaarabi yaarabi
@barresagal8891
@barresagal8891 Час назад
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 2 часа назад
JazaakAllah khairan Nadaara .
@ubahhussein1925
@ubahhussein1925 Час назад
Thank you for sharing ❤
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 2 часа назад
Lagama horeya lahaa Al muhim qaza wa is bedelka dhabta ah aduunka ka dhici dono insha allah ree galbeed waqtigoda wu dhamaday Re qaza wa imtaxananyihin anagana wa nalagu imtixamaya dadka wa laka miraya iimankoda illahayow imankena kuwa u sareya nagu dar wllhy re qaza duco u awoda e rabiyow ugargar
@MaxamedCelmi-m3j
@MaxamedCelmi-m3j Час назад
Illahow muslimiinta mideey ❤aamiin aamin aamin❤
@abdeeqabdi6777
@abdeeqabdi6777 Час назад
Ilaah bayleeyiihin. Islaammajiro
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 часа назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@OmarDubat-u8o
@OmarDubat-u8o 40 минут назад
Mijro Islam kadmg anayo
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 2 часа назад
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Час назад
Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Час назад
Subxanaallah Allow gargaar umadda muslimiinta reer falastiin iyo reer Libnan
@FadimaMusa-x8g
@FadimaMusa-x8g 53 минуты назад
Allah yaarabi alaahu akbar guul iyo gobonimo aamiin
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 2 часа назад
Maraykan wuxuu keenaba waa iska hanjabaad dagaal ma la gelaayo iiran
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Час назад
Guumaystaha sahnuuniyada iyo soo duulayaasha caawinaya Ilaahay ha jebiyo oo ha fashiliyo. guuldaro iyo hoog Ilaahay ha idin bado. Allah SWT ha guuleeyo muslimiinta🤲🏼🤲🏼🕌☝️
@maxameddaauud1947
@maxameddaauud1947 50 минут назад
Reer Gaza Iyo Hisbulaah Allah Guuleyo I.a Nadaara Show Adna Congratulations 300k intaas Iyo Kabadan waanku Rajeyna
@SuhaybAhmadAbdi
@SuhaybAhmadAbdi Час назад
Allah akbar guul xamaas yuhuuda way jabtay guul hamaas iyo xutiyiinta free falastin yuhuuda Allah ha jibiyo
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Час назад
CARAB IN AYSAN DAD NOOL AHEYN, CAALAMKO DHAN AYA OG MISNA ARKA WAXAY YIHIIN, MA WAXAY KULA TAHAY, HADDEY RAGANIMO IYO DADNIMO LEEYIHIIN, MIYA WALALAHOOD LAGU HOR DUBAN LAHA.
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Час назад
Haa waa run💯
@AadanTalaasoow
@AadanTalaasoow 51 минуту назад
Insha Allah
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 36 минут назад
Illah ha u gargaaro umadaas aamiin yaa rabi Aamiin
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Час назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay jimce lamida
@AsadAbdi-pm1wt
@AsadAbdi-pm1wt 2 часа назад
Mareykanka Naf lacaari waye Galgashadii ugu dambeysay kujiraa
@hassansaeed8914
@hassansaeed8914 2 часа назад
Macalinka wyn kama maqalayo marayo waaweyn carabta dagalbu uu horsed marykanku Iranbu afku uu galling doona wana arkki dona 😂😂😂😂😂😂😂thanks nadara hambalyo 300k subscribe gaadhay hambalyo ayaan leenahay hadanahay bahda nadara ❤❤❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Час назад
Kuwaas guryahooda waxba lagama waydiiyo. Reer galbeedka baa say doonaan ka yeela
@CabdiYuusuf-tq8fs
@CabdiYuusuf-tq8fs Час назад
Ilaahey hauga gaaro waan uduceeyney naa ilaahoow shacabka falastiin ilaahoow culeeska kaqaat
@WarisRobleh
@WarisRobleh Час назад
Damiilki damqanayayba male carabta iyo muslimkuba horeey udhinteen اللهم انصر اخواني في غزه
@CaaQilHamse
@CaaQilHamse Час назад
Ilaahayaw ugargaar umadaa dhibaataysan eelaga aamusay Gaar ahaan heer qaza insha alaah
@AxmedSpiderman
@AxmedSpiderman 2 часа назад
Macalin shidaalka qodista somalia ka soo hdl ❤❤
@qadarcukash
@qadarcukash 58 минут назад
insha allah islaamka wey gulesanayan Allah Akbar
@Khadijo60
@Khadijo60 2 часа назад
Macalinka wax walbo uu geeyo Ilahey haka dhigo buunsho Amin dhaha somaliyey
@Amira_Abdalla
@Amira_Abdalla Час назад
Waa hubaa in maanta falastiin la dayacay Ilaahaw qaza cidlaa logu tagay maanta waa u jeedaa dadka Muslim waxay ku subiyen 🇵🇸 qofan adiga aheyn ma haystan rabiyow u gaargar Yaa rabi adigan kaga dacwooni madaxda Muslim ka manta jooga dhamantoda 🤲🏻
@mohagedi8874
@mohagedi8874 2 часа назад
#NADAARA WARARKIINA SIDHI HORE U MA SHIDNA...WAX YAR ISBEDEL NOOO❤❤❤ #VIVA NADAARA RU-vid CHANNEL
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 33 минуты назад
Asc wll wax dowlada carbeed majirto gabigood jebka gadaal bay ku jiraan ee illah ha ka qabto umadaas aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 2 часа назад
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Час назад
Shucaac iyo indho la,aan ,Allaha ku rido cadawga Islaamka,Allah ayaa iga filan dhibka ay ku hayaan u madaas dhiban
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 37 минут назад
Doofazr civil la ssn. Yaaloovafaabey hadii ficil lgawazto waa cadaabayaa alaaha vadaabo jiificillzgawaato allaha vadaabo aamiin😊
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 47 минут назад
Asc nadaara show habeen wanaagsan
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 37 минут назад
Alle ha jabiyo
@mohamudyusuf-y8s
@mohamudyusuf-y8s Час назад
Ya alah unsur falastin yarabi
@MaxamMustafe-n4s
@MaxamMustafe-n4s 33 минуты назад
Hadii annahy SOMAALIYA DAGAALKA WAN SOOGALEYNAA GASA KA SOCDA
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 часа назад
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Час назад
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
@AdanNuur-og1no
@AdanNuur-og1no Час назад
Asc sxb saraakisha kooxkooxda lol aayay Ee sahyuuniyadu waxay moralxumo kuridaa ciidankoda Lkn haldoorka islaamku wuxuu shidaal unoqda dagaalka sida yaxya iyo ismaacil iyo lnkale insha.alaah guuuuuul❤❤❤❤❤❤❤
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 Час назад
Aamiin yaa rabi
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb 56 минут назад
Allah idinkii gantaaladiisa shaqeyn maayaan Maxaayeeley waa dulmi Allah baa ka weyn Yaa cadiimu yaa allaaaàaaaaaah Yaa jalililu yaa allaaaàaaaaaah aqith
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn
@Abdiwaliabdiwalijamac-bj4sn 41 минуту назад
Illahay moye cidkale uma maqan yaa rabi yaa rabi yaa rabi Illahayow ugar gaar falastiin 12:44 sabtiha Illahoow Guul Guul Guul Guul
@Sakisa3dSakisociid
@Sakisa3dSakisociid Час назад
Ilahayow muslimiinta ugar gaar ❤❤❤❤❤❤
@HosseinFarah-s7h
@HosseinFarah-s7h 39 минут назад
Kufaarta galbeedka iyo Kufaarta zahyuuniyadu gantaalo kasta oo ay soo urursadaan illaahay idamkiisa waxay noqonayaan huf iyo hal aanjirin iyo wax matarayaal aan waxba ka qabanin ka difaacin zahyuuniyada illaahay idamkiisa inay zahyuuniyada difaacaan iskadaaye gantaalka ay ridaanba wuxu ku soo noqonayaa oo dukum daakum ka dhigayaan zahyuuniyada yuhuuda allaah yanaclak,e 💥💥💥💥💥💥
@YacinRabileh
@YacinRabileh 57 минут назад
Allaha u gargaro falastiin
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Час назад
Hubkasta oo lakeno Yuhudda. Huwanta reer Galbeydka lahaystayasha carapta Awood Rabi ayaa kaweyn.
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 2 часа назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@sahrojama9515
@sahrojama9515 45 минут назад
Asc: sheikh Nadaar please xayeysiiska naga yare.
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb Час назад
Ilaahow xaqqa soo deg deji Ilaahow cadowga deg deg u qabo dulmigooda waa batey yaa allaaaàaaaaaah Ilaahow falastiin u gargaar yaa allaaaàaaaaaah
@ahmednzirabdi61
@ahmednzirabdi61 Час назад
Carabi ma jirtee illahay iyaga ha garab galo
@IBRAHIMfjizow-r4l
@IBRAHIMfjizow-r4l Час назад
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏
@LuulFaniinte
@LuulFaniinte Час назад
Xamaas Muslinkii soo bixi waayey maa hada soo baxaaya Allow u gargaar reer qasa iyo dhamaan Islaamka
@MouminHersi
@MouminHersi Час назад
Alow guusha usiyaadi xamaas iyo muqaawamada dhamantod Amin ya rabil caalamin
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 15 минут назад
Gantalahoda ilahay haka mid fashilma oo aan shaqayn yaarabi masiibo ka awood badan allh haw soodiro dadka jahasdaya allh haguuleeyoo allh cadawgooda hawga hiilo kuwadulman allh garabkooda ha ahaado amiin yaarabi
@Abuukarmohamudadam
@Abuukarmohamudadam 2 часа назад
Cwo qofna igama horeyo macalin nadara
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Час назад
Wcs jumca lamida
@Gctcenter
@Gctcenter 2 часа назад
Hadii ay ka danqanwaayaan ayana waa laxasuuqaa
@mohamudyusuf-y8s
@mohamudyusuf-y8s Час назад
اللهم نجعلك في نحور يهود الصيوتية ونعوذ بك من شرور الصيونية والامريكا وما يعلم جنودك الا انت فارسل جنودا لا يعلم الا انت يا الله. اللهم صلي علي محمد وصحبه وسلم
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 2 часа назад
Kana waa fashilmi doona bidnilahi
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Wcs Wr wbr walaalkeen
@hodansuleyman8463
@hodansuleyman8463 Час назад
Yaa Ra,uuf Yaa waduud Yaa facaala limaa yuriid Yaa Maaliki mulki Yaa Rabi samaa waad wal arli Yaa quwiyu Yaa qaniyu Adigaa Awood walba haysta Yaa Allaah Adigaa ciidanka kasta haysta Yaa Raxmaan u gargaar Falastiin iyo misaajidkaaga barakaysan Yaa Allaah falastiin adigaaan ku sugaynaa oo ku tala saaranay Yaa Raxiin Yaa Nuuru kaa quusan mayno gargaarkaaga oo kaliya ayaa nadeeqa
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 44 минуты назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 2 часа назад
Qoraalkeyga qod baan ka qaadanayaa caawa, mareykanka iyo xulafadiisa siduu u muuqdaan waa i arka i arka balse waxaa kuxiga i qariya i qariya micnaha waa china iyo xulafadiisa ayaa saaxada kasaari doona sida muuqata waliba waqti aan fogeyn yaan lasugi weyn haduusan badalin dagaalkan foosha xun aay wadaan! Nabadeey
@johnahmedgeli9655
@johnahmedgeli9655 2 часа назад
Sidee ku dhacdey in sharciga aduunka uyaaley la baal maro?
@husenIbrahim-n9o
@husenIbrahim-n9o 2 часа назад
xayeysiin yaree waa xad dhaaf sidan
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 17 минут назад
Dagaalkaan wuxuu kenidoona in eey dhacaan Boqrada iyo askarta dib u dhigay Umada Islaamka. Dagaalkaan micro ween ayaa ka soo socda
@MaxamedCabdiqadir-iz2pj
@MaxamedCabdiqadir-iz2pj Час назад
Shiikhow.nagayaree
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Час назад
Maandhoow cayaayirka iga daa carabi waa naage!!
@C.W.W
@C.W.W Час назад
IGADAA😢 CARABI😢 WAA 😢 NAAGE😢
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 31 минуту назад
Hubka reer galbeedka ay u keenay lagu xasuuqaya Falastiin Gaza hadana Lubnaan wadamada carabta ayaga u Sabab ah oo siiyay saldhig Ciraaq Suuriya libiya intee looga soo duulay oo lagu burburiyay wadamada carabta madaxda carabta munaafaqiinta Allaha islamka ka qabta oo xilka ka qaada oo ku badala kuwa ka qeyr badan oo islamka difaaca oo mideeya Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@farhanibrahim9069
@farhanibrahim9069 2 часа назад
Macalinka weyn maahane munaafiqa weyn Dex😅
@AbdulkadirAhmed-y3q
@AbdulkadirAhmed-y3q 41 минуту назад
Macalinka weyn waa ku daayey
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 6 минут назад
Nadaarow Soomaalidii Ajnabi baad ka dhigtay. Arimihii Soomaalida waad iska moostay wariye Soomaaliyeed in aad tahayna waad sheeganaysaa. Ogow adna Soomaali baad tahay,dadka aad u waramaysana waa Soomaali. Bariga dhexe kaliya ha nagu hayne arimaha muhiimka ah ee Soomaalida khuseeyana noogu soo dar warbixinadaada
@zakariyahassan6272
@zakariyahassan6272 21 минуту назад
Wax la yiraahdo waxaa dagalamaya Iran iyo Israiil. yahooda oo dhaqin la kadib dadka ey ka Layeen hogaankooda. Iskama celikaraan Iraan e waxaa tiraahdaan wa Iran, America iyo culufadeeda.
@asilimohamed7322
@asilimohamed7322 46 минут назад
Markaan arko ninka ciidankooda xukuma ee meadow madaxaa I xanuuna ma ila qabtaan walaalayaal.
@ahmedkariye101
@ahmedkariye101 51 минуту назад
maraykanku wadamada carabta ma asagaba dad u yaqan horta
@saafi1302
@saafi1302 Час назад
Qamiisya weyn koodh weynayaal ayagey ku danbeyn doontaa dhibkey fiirsanayaan mareykan iyo isreal
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Час назад
Wcs wll w
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Час назад
Nadara Gantallada marakiib Diyarado ma'ahan kuwa Gusha lagu gaaro Muqawamada Hal sano iyo dheeri ayaa Cadowga eey Talabiib xeyfa iyo xadka lebonon iyadoo Allaha wada xafido Xutiyinta eey Badii eey Marakib wala hubkooda oogu dambeyay lo isticmalay ayaa laga quusta,Dhiiga matida Falastine waa mid Rabiga uu qadaray I Allah Awood iyo Cadilna isaga ayaa ah IAllah Cidamada Yuhudda oo dhamaan hubki wada dhigay iska filo lahaystayssha carapta oo rabiga uu isbadal deg deg ah kuriday iyana filo,Mareykanka reer Galbeydka oo luniyay Sumcadii Calamka iyo middii dadkooda oo laciqaabo intuba Allaha weyn ayaa ko'aamin Insha Alkah.
@DeeqCali-uw8yn
@DeeqCali-uw8yn Час назад
Asc nadaaro wa dardaaran kii udan beeye xamaas alle ha ugargaro
@maryami2299
@maryami2299 Час назад
Marjan kii wayna 200 diyaaradood baa saarnayd hadii duulo
@SeynabaaNawaal
@SeynabaaNawaal Час назад
Hagurmadaan.falastiiniif
@AxmedCadde-x9p
@AxmedCadde-x9p Час назад
runtii carab dad ma ahaan
@CismaanXasancabdi-bj6lh
@CismaanXasancabdi-bj6lh Час назад
Nadaaroow nimanka carabta xukuma dhalashadooda waa yuhuud taariiqda did uraaca
@AbdirahmanBouh
@AbdirahmanBouh 58 минут назад
Walaalki loxiiryow adna sooqowso falastiin marka latirtiro iyaaguna Inaya Ku xigaan ma ogi carabtan gofiyada waaweynleh islaamna kama damqanaya waa khansiiro bila ficil ah Ha siiqoostaan dheh
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 Час назад
War heedhe nadaara walale waxaweye hadiiya cabata madaxadoda sharafa iyo qiyamaya layahiina inataaba lasailama sogarana ee waxa lugubaya waa mayaweeyata
@ahmedkariye101
@ahmedkariye101 50 минут назад
waa sheko walan iran ma ayada dhahaysa so badi gantalaha aad igula dagalayso
@CabudulaahiAxmed
@CabudulaahiAxmed Час назад
Nadaaroow tii ilaaheey waagooni lamasugaayo madax career habakuriyoon waxa meesha dhigayba waa carabao base iyagana waa sugee
@hajialiabdulahi40
@hajialiabdulahi40 4 минуты назад
Sonaliya wadan yar Soo korayo iska Celiyey Macalinka Waun , waa ceebobaay
@FatoumaIlmi
@FatoumaIlmi 2 часа назад
Xamaas garab ma haystan cidna uma maqno shcabna wamadhen haiska dayan qasa yaa uhadhya
@maxamadofficial3467
@maxamadofficial3467 12 минут назад
Nadaraw sxb waligay waxaan maqli jiray nin buurani xariif maha wale waa run mudane bal fiiri hada waxaad soo galisay muqaal soconaya 17:34sec 5-7 daqiiqo waa xayaysin marka ma war baan dawanay mise xayaysiin bilaa calaykum ilaahay baa razaaqada haye sidan wax ka badala ama channel kale oo xayaysin ah ama wararka kaliya ah same oo xariif iska dhig Wabilaahi tawfiq
Далее
Ilkinchi hotin oberasanmi deb o’ylabman🥹😄
00:26
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14