Тёмный

Habeen: wararka caawa Natenyahu oo godkiis biyo ugu soo galeen, Jeego xiirka oo talaabo cajiib ah 

Nadaara Show
Подписаться 256 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

Habeen: wararka caawa Natenyahu oo godkiis biyo ugu soo galeen, Jeego xiirka oo talaabo cajiib ah qaadaya iyo warar kale.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam Месяц назад
Ilaahey ha guuleeyo Falastiin
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx Месяц назад
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@axmedcabdi1651
@axmedcabdi1651 Месяц назад
cid kasharaf badan majirto nabigeenii Maxamed (n.n.h.) Scw scw scw scw scw
@studiowaninaye
@studiowaninaye Месяц назад
❤❤❤❤SCW SCW SCW ❤❤❤❤
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 Месяц назад
Allow u hiili xaqa u dirir reer qaza guusha nasriga deg deg sii yaa aamin aamin yaa rabbi from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx Месяц назад
Ameen yaa ALLA'AH.
@AdanDera
@AdanDera Месяц назад
Mashaallah macalin nadara one love
@user-qd8sd3lj1g
@user-qd8sd3lj1g Месяц назад
ILAHAY HA HOOJIYO YAHUUDA IYO MUNAFAQINTA. LA. SHAQEEYA SIDA IMARADKA
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
YUHUUDDA IYO REER GALBEED DHAMAANTOD, WAXAY KA MIDEYSAN YIHIIN, IN AAN FALASTIIN DOWLAD LA YIRA AAN LA DHISIN,
@JimcaaleJanaale-qh3ln
@JimcaaleJanaale-qh3ln Месяц назад
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Xamaas iyo dhamaaan reer gasa iyo dhamaan islamka ✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️✊️ 🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@caydaruusaxmedmaxamuud
@caydaruusaxmedmaxamuud Месяц назад
كلمة الله هي العليا والله غالب على أمره ولكن أكثر الناس لا يعلمون أتى أمر الله فلا تستعجلوه سبحانه وتعالى عما يشركون
@SuhaybAhmadAbdi
@SuhaybAhmadAbdi Месяц назад
Allah akbar guul xamaas yuhuuda way jabtay
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Месяц назад
Aamiin
@sidramrk
@sidramrk Месяц назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Месяц назад
Yuhuuda ha jabto iyo xulufadeeda reer qaza guul
@c.i.fonline9391
@c.i.fonline9391 Месяц назад
Ustaadh xayesiinta warka ayey naga halaynaysaa
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Месяц назад
Wcs, Habeen Wanaagsan Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist Abdulkadir NADAARA, Bahda Nadaara Show Iyo Ummadda Soomaaliyeed Ee Faraha Badan Ee Ku Taxan Nadaara Show, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Aad U Xiiso Badan, Guuleyso Sami Inshaallah
@CabdiGeedi-ku2ur
@CabdiGeedi-ku2ur Месяц назад
Wcs nadaaar show Guul shacabka falastiin❤❤❤
@dekaadar9636
@dekaadar9636 Месяц назад
Guul Bithin’Allah
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Месяц назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Месяц назад
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx Месяц назад
Jaza'akallaah Abdiqaadir Nadaara.
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c Месяц назад
Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo
@c.i.fonline9391
@c.i.fonline9391 Месяц назад
Ustaad ma warkaan dhagaysanaa mise xayasiin aanan wadankeeda aanan joogin😊
@mohamedmohamud296
@mohamedmohamud296 Месяц назад
ALLAH garankodaa hagala Musliminta calamka gaar ahaan kuwa rer falastin
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Месяц назад
Alxamdulillah ilaahay swt ayaa mahad dhamanteed iska leh halaga joojiyo hubka Netanyahu hala xidho Netanyahu
@usaamemaxamed950
@usaamemaxamed950 Месяц назад
Dagalka 🇸🇮vs 🇺🇦ku so dar ❤
@Khadijo60
@Khadijo60 Месяц назад
u duceeya reer falastin in ilahey ka dul qaado dulmiga yuhuuda iyo xulufadooda uu ugu horeeyo macalinka sheydanka weyn
@ismailabeey1383
@ismailabeey1383 Месяц назад
Naadara thanks you ❤❤
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Месяц назад
allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam Месяц назад
Warsan Aloow noo naadi😂😂😂😂
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Месяц назад
Yuhudda GBS ka waa lakali furi,Yuhdda waa eey fashilmatay tilaabadana waxbo u tari meeyso
@MaxamudCisman-p8h
@MaxamudCisman-p8h Месяц назад
Wcs. Allah u Akbar. Shugran. N . Wall.
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 Месяц назад
Warkagii xayaysiis bu u batay sxb war dheere
@omarabdi2899
@omarabdi2899 Месяц назад
Guul iyo gobanimo falasteen
@HarhimHass
@HarhimHass Месяц назад
Guul falastiin British
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Месяц назад
Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin Yaarabi xafido
@haweya2745
@haweya2745 Месяц назад
Asc ware sare yuhuud waxay sugaayaan dawalda cusub a 🇺🇸 USA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdullahiaxmednuurcabdullahia
@cabdullahiaxmednuurcabdullahia Месяц назад
❤❤❤❤
@cabdullahiaxmednuurcabdullahia
@cabdullahiaxmednuurcabdullahia Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx Месяц назад
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Abdiqaadir Nadaara.
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Месяц назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤❤
@c.i.fonline9391
@c.i.fonline9391 Месяц назад
Asc Please xayasiinta nagadaa ama yaree xayasiinta
@miftaxulqeyr
@miftaxulqeyr Месяц назад
Jega xiirka cayika loga aqayee hadi la cateyo armaa laa baqi waya😂 Rer Gaza Llaha u gargaro dhibtu wa ku fogate🤲
@nabadnolol1257
@nabadnolol1257 Месяц назад
Nadaara show guuleeyso sxb
@user-cc5bj2ly4h
@user-cc5bj2ly4h Месяц назад
Yaaa allah Yaaa allah Yaaa allah Gargaar adaale
@ummumuhammad9412
@ummumuhammad9412 Месяц назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Месяц назад
Israel way ceebawday xamas baa qaawisay oo fulaynimadoodii banaanka keentay ❤
@user-vz2gw2jw7k
@user-vz2gw2jw7k Месяц назад
Allahuma ansur falastin
@maxedclaahi2813
@maxedclaahi2813 Месяц назад
❤❤wcs habeen wacan❤❤#Sabaax
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Месяц назад
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
Gps ka yuhuudda ma la qasso.
@caashaqbile6115
@caashaqbile6115 Месяц назад
nadaara fadlan hadhin macalinka ween kubadal sheydaanka waalan
@farahnurmohammad4449
@farahnurmohammad4449 Месяц назад
Nadharaa. Plz xayeysinta gadhal inagaMari plz plz waxan adaxdha inogalisey maahe
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 Месяц назад
Nadaara wadku mahad santahay warka xasaasiga ah salaan sare my cnn
@hnoor4361
@hnoor4361 Месяц назад
Xisbulaah miyaanay haysan lidka diyaaradaha? Allow guusha Iyo gacanta sare sii falastiin Iyo xulufadoodaba. Àaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiin yaa Rab Maraykankan baa Isla qaba qaladi haku dhacdee Iyo carabtuba qadar iyo masarba
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Месяц назад
Wcs wr wbr ustaad nagta
@abdullahisaynuuni
@abdullahisaynuuni Месяц назад
Xayeesimaha iska yaree fadlan
@AliBashiir-t3i
@AliBashiir-t3i Месяц назад
Asc was ku Salam mr nadaara gull ban ku u rajeyneyaa
@jamalismail4210
@jamalismail4210 Месяц назад
Wellcome nadaraa UK indhaha calamka rabta iney seexiso
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Месяц назад
Machaallah
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад
MaashaAllah Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@abdulkadirahmed3301
@abdulkadirahmed3301 Месяц назад
Viva nadaara❤❤❤
@NeimaAbsiyeh
@NeimaAbsiyeh Месяц назад
aniga ayashaya cayil ride fudud iisoo tilman
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Месяц назад
Hadii kim jong un la caateeyo waxaa soo baxaysa caruurnimadiisa
@muhudinafareh3768
@muhudinafareh3768 Месяц назад
Guul
@user-xj2cw3dy2x
@user-xj2cw3dy2x Месяц назад
Asc nadaara show
@azcamschannel4545
@azcamschannel4545 Месяц назад
Barakal Allah 🎉🎉🎉
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад
Nadaaroow beryahaan war fiican makeentide bye
@user-hm5uj8md4i
@user-hm5uj8md4i Месяц назад
Warka iyo xayaysiinta waa is lekaadeeen
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 Месяц назад
Guul falastiin!!🇵🇸👏🇵🇸🇵🇸🇵🇸👏👏🇸🇴🇸🇴🌹🌹💪🏽💪🏽💚💚
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nice
@Aadane1
@Aadane1 Месяц назад
Xayeesintaan isaga daayay Nadara show
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 Месяц назад
Well done, soo hur warka, waa lasugeye
@mohagedi8874
@mohagedi8874 Месяц назад
#INGRIIS SHEKADHIISA WAA FANBROJ....
@MedbouhYacin
@MedbouhYacin Месяц назад
Nadaara❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 Месяц назад
Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
@XalimoSahal
@XalimoSahal Месяц назад
Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IndhoBiyo
@IndhoBiyo Месяц назад
Nadara sxb nakaadaa xayeysiinta baban
@mohagedi8874
@mohagedi8874 Месяц назад
#NANTANYAHU WUU JABAY TALO FARA KUMAHAAYO...ALLA JABIYAY..GUUUUUUL GUUUL HAMZA IYO SHACABKA RER FALASTIIN...
@_Khaalid
@_Khaalid Месяц назад
Marba hadii culeyskiisa lasoo hadalqaaday wuu sahansanyahay 😂😂😂😂
@DrGaadaa
@DrGaadaa Месяц назад
❤wcs ❤
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs Месяц назад
Nadaraa nowadays your news look like poring please try to improve thanks
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c Месяц назад
Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda dhulka allha ku babiyo lajaro
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o Месяц назад
Kamaanaan helin barnaamijyadaada sheekeeye ninyahow xaqiiqada sheeg ama iska aamus
@rodaali169
@rodaali169 Месяц назад
WCW Nadara show
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Месяц назад
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
@cabdiraxmaanxassan-o8j
@cabdiraxmaanxassan-o8j Месяц назад
walaaal xayaysiiska badan hadey suurtagal tahey naga kala yaree
@farahnurmohammad4449
@farahnurmohammad4449 Месяц назад
Xayey sinta ingadhaa dhee adher
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Месяц назад
Wcs wll w
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 Месяц назад
Nacalaa yuhuuud ku taala Alle waxan uga bar yaynaa in yuhuud iyo rer galbet cirka iyo dhulkuba didaaan idam allee
@mohagedi8874
@mohagedi8874 Месяц назад
#WAXAAN UGU BAAQI LA'HAA HIZZBULLAH INAY NAGADAAFAN CIYARTA MASRAXIYADA AY WADHO...HADII AY RUN SHEEGAYAN NAGTA HAA KA SUREEN ISRAIL
@walidcamran7942
@walidcamran7942 Месяц назад
Sucuudigaba waan kuisticmaalnaa jps
@sunari8818
@sunari8818 Месяц назад
Nadaara xayeesinta naga yare
@maan8746
@maan8746 Месяц назад
Si aad muuqaalka uboobsiiso riix calaamada setting ee shaashada geeskeeda kadib riix "Playback Speed" kadib heerar boobsiis iyo tartiibin ayu leeyahay ee kala dooro, ani heerka ugu hooseeyo ( 2x )aan doortaa
@MarwaanAbokor
@MarwaanAbokor Месяц назад
Guuuuuul falstiin
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 Месяц назад
Wcksm wariye nadara
@issabaariyow4936
@issabaariyow4936 Месяц назад
Jeego xiirka dakhtarkiis waa loo baqaa 😅
@QadaafiYare-jp9tg
@QadaafiYare-jp9tg Месяц назад
Asc nadaara
@kulmiyemedia8895
@kulmiyemedia8895 Месяц назад
USTAAD NADAARA
@RahmaAhmed-ob5hj
@RahmaAhmed-ob5hj Месяц назад
shugran
@sadaamsheik
@sadaamsheik Месяц назад
Asc
@alikhermohamedsaleban6034
@alikhermohamedsaleban6034 Месяц назад
First comment nadaara comment my vomment ❤
Далее
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 120 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 3,1 млн
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 8 млн
Why Spain's Socialists are U-Turning on Immigration
10:51
Future Artillery 2023 Highlights Video
2:50
Просмотров 9 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 120 тыс.