Тёмный

HABOON NUURA INAAD IIGU NECBEED DAD KING CK REACTION 

King Ck Films & Vlogs
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 132 тыс.
50% 1

#Haboonnuura #inaadiigunecbeed #kingck #reaction #ckfamily

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 236   
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs Год назад
Reaction ka team xikmad cawo laga bilaabo dib ayaan usoo celinay sida lasoco like ta hala iloowin muuqalka thx all ❤
@calijabir6759
@calijabir6759 Год назад
Lajan
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Год назад
Goat 🐐 Reactionska Waa kuu dooranay ku dadaal 24h walpo halkoo reactions la.Aan naga ilaali Sxb 👏👏👌
@yusrasayid8600
@yusrasayid8600 Год назад
Ck abowe inastagram iso jawab plz🙏🥺
@caliaxmed52
@caliaxmed52 Год назад
ROODA KAYF REACTION KA SOO BIXI LEGEND 👏
@adnoismaciil7818
@adnoismaciil7818 Год назад
ck wall rahma xasan na haka ilaawin rahma xasan haka ilawin libax
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love
@saidamohamed4652
@saidamohamed4652 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@wizzkhalifa957
@wizzkhalifa957 Год назад
Kusali xabibkena muxamed scw❤️
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 Год назад
SCW SCW SCW
@farhiaabdikadir6485
@farhiaabdikadir6485 Год назад
Salalahu caleyhi wasalim 💯🥰
@abdirashka9468
@abdirashka9468 Год назад
Nabiga dhimashadaad ku ogaatay sow maha cws meelahan oo Kalle ha keenin rasuulka
@safiinosiciid3717
@safiinosiciid3717 Год назад
Scw
@CabaasXasan-bg1ci
@CabaasXasan-bg1ci Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰
@apdallajoyofficial3041
@apdallajoyofficial3041 Год назад
MAGACA ALLE ADIGON LIKE SARIN HA DHAFIN 👍
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Год назад
Team waqal Studio mar walpo wee kuu taagan yihiin Goatka 🐐 👏👏👌
@simanali7559
@simanali7559 Год назад
Omg this song touch me deeply 😭💔 this was my life for a decade but I turn that page a year ago alx now I past that life healed and moved on.
@QueenofherEmpire
@QueenofherEmpire Год назад
proud of ya queen u deserve way better never settle for less🥰
@simanali7559
@simanali7559 Год назад
@@QueenofherEmpire thanks walal
@nadarkamal9703
@nadarkamal9703 Год назад
Mashallah may Allah continue to heal you❤️
@simanali7559
@simanali7559 Год назад
@@nadarkamal9703 thanks love that was my past my present is much happier healthy with lots of love alx
@sumayhussein4675
@sumayhussein4675 Год назад
@@simanali7559 sekey dhar ka iska baday PlZ
@mkhtrcali4386
@mkhtrcali4386 Год назад
NABIGEENA MAXAMMED EE SHARAAFTA BADAN KUSALI "SCW"💟🌍🙏
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@shankaron3820
@shankaron3820 Год назад
English dhe horta waxba ha na barine
@user-rj8ig4dv2q
@user-rj8ig4dv2q 8 месяцев назад
👍
@calimaxamuud8304
@calimaxamuud8304 Год назад
King ck bro raga liboontooda waa loo qira Cimamadada nin bila Damira mooye nin kale ma haysan karo Goat somalida✋ salama saxib form somalind ceerigabo sanag
@Alxamdullilaah
@Alxamdullilaah Год назад
Waan idin baryayaa somaliyeey 3k igaadhsiiya tartan baan ku jiraayee walaalayaal 😭❤
@khadirrichman
@khadirrichman Год назад
Waa goat kii social media oo idinle wankuso laaptay team xikmad Markle 🐐 💯❤️
@xamadaibrahim9276
@xamadaibrahim9276 Год назад
Adaaba reaction miiran ah waanba qoslay sidii qof dad lajoogo oo kale
@muwahipbintumuktar5194
@muwahipbintumuktar5194 Год назад
Wlhi fanaanku doono ha ahaade Malinkuu hargysa imaado ayuu soo baxaa oo fanka ka dhex muqdaa Hoyga fanka my home 🏡 hargysa caday fanaan an kasoo bixin fanaanba maaha
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 Год назад
Khaalid Kaamil unbay Ku caasiday hargeysi inta kale ahaa Khaalid Kaamilna soomaliba kaligii baa isbaray
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Keeps goings my brothers ustaad king ck flims vlogs go forward best reactions music 💯👍☝️😀😄♥️
@Yarma_baashi
@Yarma_baashi Год назад
Ck wan ku wataa runtii nin rageeg ❤
@Nasro_332
@Nasro_332 Год назад
Ck The Legend💻👨🏻‍⚖️
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Год назад
💔💔🥺🥺🙆🏽‍♀️ Good job👏🏻🐐💯🥰
@Aflaam_media
@Aflaam_media Год назад
Ck wll shutter speedka camerada aad isticmaalayso I think inuu kaa qaldanyhy waayo mrka aad dhaq dhaqaaq samaynayso waa saa’id ee muxuu ahaa lambarka shutter speedka kor u qaad 1/50 yuusaan kaaga hoos marin intaas jeclaystay inn kuu sheego sxb
@engnaciimaaragsanmohamedaa3652
Ninka erayada leh ,ninka laxabka leh, Ka music tumaya iyo gabadha heesta qaadaysa kuli waa reer somaliland ck adoo reer somaliland jecelna wn ku salaamaya 👋
@khalifisse9274
@khalifisse9274 Год назад
Jamhuuriyada barakeysan we love you 🥰
@nafiso7343
@nafiso7343 Год назад
Cadi maha rer somaliland hees an Toda aheyn ma dhagesto
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
Waanu kaaqadnay wll salanta from borama somaliland
@isxaaqyaquub
@isxaaqyaquub Год назад
Xisaabta Ku darso inay Somaliland gobol tahay 🤪🤪🤪🤪
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
@@isxaaqyaquub inaad ka xuntahay waa macquul lkn dad tashtay oo meel iska soosaray haku daba daalina wll dowlad dhisan wad ujeeda oo calanlan oo tartan kula jirta somalia markaa riyada iska dhaaf wll
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Год назад
Goat🐐 of the world King C.K 🙏👏
@cabdiraxiimmuqtar4214
@cabdiraxiimmuqtar4214 Год назад
Amazing song 🥺
@muwahipbintumuktar5194
@muwahipbintumuktar5194 Год назад
Goats 🐐 social media the one and only RU-vidr ck dhalay boqortooyo welcome back 🙏❤️ 😍 💖 ❣️
@yooniscabdigureey5195
@yooniscabdigureey5195 Год назад
King of reaction ck🐐 🙏🙏
@azlimohamed6987
@azlimohamed6987 Год назад
Wasaxan tahay sxb CK way uqalanta
@Somaliland01
@Somaliland01 Год назад
King of reaction ck 🐐
@mohammadadanisackhaashow154
Father of VAAR ,reaction,youtube the goat
@fartunhassan8441
@fartunhassan8441 Год назад
MashaAllah abowe plz kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ck family is muujiya plz
@cckhaan
@cckhaan Год назад
King ck legend always
@calijabir6759
@calijabir6759 Год назад
Wakuwataa ck
@yuusufcalimaxamed7194
@yuusufcalimaxamed7194 Год назад
hestan & heskii mustafa dolar ee habla wala gursaday part one waa isku qiiro wlhi mida kle weligy hes somali iga ma ilmysin lkin hestan ilin bey iga kentay
@yazirzky8469
@yazirzky8469 Год назад
Best reactionaire ❤😊
@usamirnolosha8203
@usamirnolosha8203 Год назад
king of reaction CK Next ROODA KAYF - DAREEN IGU LA SHEEKAYSO
@jeyzovicjeyzovic4039
@jeyzovicjeyzovic4039 Год назад
Super reaction ck.....bravo hesta waifahansiye
@mohamedmahamudibrahim7170
@mohamedmahamudibrahim7170 Год назад
Ck reactionka heesta rooda keyf kuso tuur
@adnoismaciil7818
@adnoismaciil7818 Год назад
the pest goat ck waaaku salama from madiino 👋
@saciiidaxmed9527
@saciiidaxmed9527 Год назад
Qofyhy isku meel jogna
@ikraandheman3320
@ikraandheman3320 Год назад
walahi wll king ck wan ku daderah wll
@faysalbayle
@faysalbayle Год назад
Haboon nuura waaaaa mucjiso fankeedu
@drshapoonosmanelmi9866
@drshapoonosmanelmi9866 Год назад
Team Ck MarnaPa No Hoos Sidaa U sugaayyy Lee QoFkii ugu HorreeyaY AhaY PiN Maanta Caankeeana🤴🖐✅️❤️✊️
@mowliidshirwac
@mowliidshirwac Год назад
King Ck Please Reation Heesta ROODO KEYF DAREEN IGULA SHEEYSO 2023 👉❤️
@hozzafh
@hozzafh Год назад
In aad dad igu necbay 💔&💝 in aan dad kgu jeclaaa 🥺 it's very different .
@abdiaziizabtidoon5140
@abdiaziizabtidoon5140 Год назад
Welcome back father reaction Goat somalia 🇸🇴 RU-vid
@aminoibrahimali5018
@aminoibrahimali5018 Год назад
Jah dad saan cml wey jiran wlhi 💔🥺😔
@najkayare4065
@najkayare4065 Год назад
father of reaction ilove you wlh waligood sano kle manoqonayan ❤💯💯⭐⭐⭐⭐⭐⭐⭐🇸🇴✊🥰
@hanaanabdullaahi9257
@hanaanabdullaahi9257 Год назад
Ck heed adey kugu soctaa bro xumaan maaha wlhi wxn ahy team kaaga hore usoco 😢😢😢😢
@umalkharcabdi326
@umalkharcabdi326 Год назад
wlhi ana ku xanaqsan oheesaha jiecel markad reactionka bixiso way imacanadanba malmahana kamadso bixin heesahaha reaction nagada daade oheesta khadar keeyow reaction kaso bixi plz Ck 🙏🙏🙏
@sharmaarkeadan2089
@sharmaarkeadan2089 Год назад
Sxb reactionkaga awgis aya laso dagay hestan keep going king reaction
@ciisebarakalefaqi7174
@ciisebarakalefaqi7174 Год назад
Mr ck ookiyaalaha soo bedel ileen muuqaaladaada oo dhan markaan arkay ookiyaalkan kaliyaa wadataa Keep going pro ❤
@maxamedCumarr-jm9od
@maxamedCumarr-jm9od Год назад
Hapoon noUra is on FirE 🔥 ♥️🎵
@hawaosmansheikh8099
@hawaosmansheikh8099 Год назад
From Ck💞
@AxmedMoola
@AxmedMoola Год назад
King ck lagu mahaaye kumeee legenow
@clsalaankadarmuuse5017
@clsalaankadarmuuse5017 Год назад
Wewe king ck
@hassan5896
@hassan5896 Год назад
Salute maxaa looga jeedaa ck yoow🤣😂😂😂
@AbdifitahAbdulkadir
@AbdifitahAbdulkadir Год назад
Salute,great waa English words means salaan ama salaan usaarid
@ismaciilhala3769
@ismaciilhala3769 Год назад
aad baad u mahad san thay wllkeygi Ck waayo timahaagi waa sidaan ku ogaa waadna ku mahad san taha comantigeeyga aad ii tix gilisay wll
@mohaalpha9268
@mohaalpha9268 Год назад
Legend xaadir 🐐😀🙏
@sumayasiciid9143
@sumayasiciid9143 Год назад
Ana ugu horeya cawa alxamdulilah 😅🤴
@asmokhalif4959
@asmokhalif4959 Год назад
Intan meshn imada on qosla hadana an like kusarin xasidnimadasba maqaba wllky kudoco
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 Год назад
CK, we missed you brother
@ayuubabdijamac7229
@ayuubabdijamac7229 Год назад
Keep going my bro
@khadarhello9071
@khadarhello9071 Год назад
King ck family 👪
@abdiaziizali7564
@abdiaziizali7564 Год назад
Big legend 🙏
@Jimcaalejunior
@Jimcaalejunior Год назад
Ck Heesta cusube RooDa kayF waan dareemay maqnaanta
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 Год назад
Ck next react to rooda keyf #dareen igula sheekyso
@Yahye.Abdiraxman
@Yahye.Abdiraxman Год назад
Next Roda kayf
@maanrosh4392
@maanrosh4392 Год назад
The king 👑
@ikrana8796
@ikrana8796 Год назад
Xadaaradii reer Awdal way Ka muuqataa ❤
@MooDeik
@MooDeik Год назад
💪✌🌟🎯Xidiga Social Media🎯
@adancumaraadan4329
@adancumaraadan4329 Год назад
Ck aad Ayaan kuu Taageera huno ee Maxaa Ku Helay Pro waad seexateee
@rihaanppe1710
@rihaanppe1710 Год назад
Heesta qalid kaamil mx uheysaya legend
@AbdifatahIbrahim-gw7is
@AbdifatahIbrahim-gw7is Год назад
Waaad Dhawacantahay waa laga Dareemaya Bro 😢. 🥺
@sumayoabdikafar1438
@sumayoabdikafar1438 Год назад
Somahan
@salaadmaxamed9202
@salaadmaxamed9202 Год назад
The queen of the voi haboon nuura
@hamzoabdiazizadan3722
@hamzoabdiazizadan3722 Год назад
Wa ku sugaye 😂😂❤❤❤❤
@abdirahmankhaliif
@abdirahmankhaliif Год назад
best reaction
@abdiabdaleofficialchannel5131
NEXT RODA KAYF
@Djmora34
@Djmora34 Год назад
King of reaction keep going my brother
@baaritube5140
@baaritube5140 Год назад
KUBADA CAGTU WAXAY LEEDAHAY LABO GOAT YOUYUBEKUNA WAA SIDAAS WAA KING CK IYO DIRISLE ABDI INTA KALE WAY DADALAYAAN UUN 💯
@sihamabdurahman776
@sihamabdurahman776 Год назад
Like inta haboon darted udawanaysa video gan
@aamina6706
@aamina6706 Год назад
Aamina marka tiri waan isku nxay bo
@princessaamina6552
@princessaamina6552 Год назад
Aniba 🙄
@AXMATO_
@AXMATO_ Год назад
Keep going bro Omar kirish Ck
@Razhkaofficial
@Razhkaofficial Год назад
Abti HEESAHA SAMIIR ZAAM MXD REACTION UGA SOO BIXIB WAYDAY 💯🙏
@mowlidmaxmed7870
@mowlidmaxmed7870 Год назад
Raabarka reer hargaysa iyo heesta uu ku qaaday abqaal yare Ka soo hadal Dee
@QadarCabdi-f8m
@QadarCabdi-f8m 7 месяцев назад
😢 xanun💔 badan😮 kuwen sorir❤️‍🩹
@hiboabdi2069
@hiboabdi2069 Год назад
Ck labiska maxaa kaa habaaray 😂ani wllkey mcn cml kuugu labisi lahaa wllhi si aad aad ugu xarageeso dulufyaasha 😂🥺
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Год назад
Shatika wa quruux adiga bodoow ah
@hiboabdi2069
@hiboabdi2069 Год назад
@@zamzamadam4811 naa wxn lapis uma aqaano 😏
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 Год назад
@@hiboabdi2069 Adigu xaskisa matixiid maxaa kudibeey
@ridwananwar2345
@ridwananwar2345 Год назад
Xanuun waaye 😭inti ey taabatay ayaa garan Kara 🙏
@hoodoahmed5257
@hoodoahmed5257 Год назад
Heestan waxaad modaa in aniga layga sameyey😢😢
@abdinasirhassan303
@abdinasirhassan303 Год назад
War fankii samaroon baa yeedhay Haboon nuura Hodan cl raxmaa Ayaana Tusmo Ubah fahmo Nimcaan hilaac Mursal Ismaacil danan Furine
@suhahussien7281
@suhahussien7281 Год назад
Heesta cusub ee raxma xasan ka reaction ka soo bixi
@azlimohamed6987
@azlimohamed6987 Год назад
Wasaxanhay sxb CK waljiro way uqalanta
@xuseenmaxamud6402
@xuseenmaxamud6402 Год назад
Aryaa oday xaayow cwana codkaaga waa hooseyaa ee teeda kale update cusubna kaama hayno taliye sidey wax ujiraan inaad nala tashato walee mafiicnen
@ciisecrisaaq3006
@ciisecrisaaq3006 Год назад
Khaalid kaamil hesta cusub 💯🙏
@ZUHEYB_AE
@ZUHEYB_AE Год назад
Waxaa soo labtay ck hore an aqanay
@efootballtube
@efootballtube Год назад
Fadlan walal icawi
@queentima6146
@queentima6146 Год назад
Heestan wy ii taabane🥺ilahow qlbigyga ka saar qofkas
@raxmaaxmed1744
@raxmaaxmed1744 Год назад
King ck ma garanayo inad arki qoral kan lkn wxan ku odhan laha reaction kugu jecel nahay bas
@maanksn1130
@maanksn1130 Год назад
Heestan ereyo badan ka tilaabsatay ebow lkn si heer magal nimo uga tilabsatay 😅👌🏻
@yaxyeyuusuf16
@yaxyeyuusuf16 Год назад
Mhd wadani hees cusub igali Reaction kasobixi por waan ku wataa codsi waye
@AaminoCabdiraxman-ty6we
@AaminoCabdiraxman-ty6we Год назад
M.a saswaye
@samiiramahamed5165
@samiiramahamed5165 Год назад
Thnks abowee mcn thnks thnks 💋🤎❤❤❤🥰🥰🥺🥺💋💋🖤🖤🤎
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 Год назад
welcome back legend CK
@lakilaki9972
@lakilaki9972 Год назад
Aday ka hadlaysa
@YazzerVlogs
@YazzerVlogs Год назад
Ck madaxa feelingka 🤣🤣🤣🤣👍
@farhioyusuf2643
@farhioyusuf2643 Год назад
Waaw 🎉
@canabgeeseycanabgeesey5310
@canabgeeseycanabgeesey5310 Год назад
Asc wll ck waxan ahay gabar dhibatesan oo cawinaad rabto plz i caawi abowe 😭😭😭😭
Далее
WAAN UAKALA GAR QAADAY REACTION NO FACE AH
10:28
Просмотров 35 тыс.
BeastMasters Hawk just had enough #ti13
00:30
Просмотров 358 тыс.
SAALAX SANAAG QUUS JACEYL FT KING CK BEST REACTION
10:24
WAAR DEG DEG AH OHH!!?
24:52
Просмотров 176