Тёмный

hadaad hore u ogeen hada ogow cana hadada ka badalaysid inta sac ee lo dhaxaysiyo 

Koritaanka Caruurta channel
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@fartundaganesalah2015
@fartundaganesalah2015 6 месяцев назад
Asc quruxey thnx wankugu cusbahay cunugeyga waa 3bilod Cana awal uu iga cabi jiray lkn hata wuu iga dida maxaa u sabab ah jwb plz
@umeimawabar8477
@umeimawabar8477 3 года назад
Asc abayo ugu horeyn mahadsand waxa ijogta gabar bishi 6 aad ayaa hadda nobilaawatay caanaha aptamil ayaan siinaayey markaa dhalaayey 3 kiilo iyo bar ayeey kudhalaty haddana waa 6killo Waxaan ku fikiraayey inaan caanaha kabadalo adna waxaa dhahday 24 saac kadib naasaha caano malahan maxaa sameeeyaa. (Ama ). Caanahaas ayaa rawaa inaan ubadalo pls abayo iisoo jwb
@faizadakash5590
@faizadakash5590 4 года назад
Asc abayo channel kaga wan ku cusbahay waxa ijoga alle ayu uu jogaye wiil yar sanad iyo 2 bil ayu jira 10 bil ayu ku socday masha Allah ma gurguran sidu uu fadhiyay hore ayu ka socday dhibka jira cunuga lugaha wey iska hor imanayan ma tosna maxan sameya oo ad igula talinaysa majira masaj uu fcn fadlan iga so jawab qoralkan Mahadsanid
@XamdiSheekh-z6w
@XamdiSheekh-z6w 2 месяца назад
Wllo aniga gabdhyda hada ubilaaby cuntadii waxn ku bilaaby karoot aan shiidy calool xanuun ayay kaqaady maxaa sameyaa please iso sheg
@fartunhassan6068
@fartunhassan6068 4 года назад
Thanks for your advice 👌👍✅
@raxmamemeto--8839
@raxmamemeto--8839 6 месяцев назад
Suall wall qali ilmaha aan naas jaqayn o canaha lagabadalayo side 24hours u cana la aankaraa please taas igasojawaab🎉
@mahirsheekhmaxamed
@mahirsheekhmaxamed 5 месяцев назад
khayr allah hakusiyo abayo
@baxssan9954
@baxssan9954 4 года назад
Manshalah xabibti wankugucusubbahay jazakalah
@SalmaBaabe
@SalmaBaabe 4 месяца назад
Macaney wad mahadsantahay wlhi markosto wan kuduceya 🎉❤
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 4 месяца назад
🥰🥰🥰
@Salmaxasan712
@Salmaxasan712 Год назад
Abaayo caanaha evolac see waaye plz jawab
@samiiracadag7326
@samiiracadag7326 4 года назад
Abaayo aniga waxan siistaa nunalac hada yaan ku bilaabay caloosha ayay istaajiyeen saxaradii ba ku dheg tay maxan sameeyaa plz iisoo jawaab
@aworashiid703
@aworashiid703 4 года назад
Wllo baladiina sii ani nunalac siin jiray hda baladina u badalay 9bil misaankeedu waa 13
@munhazqurux7115
@munhazqurux7115 4 года назад
Abayo nan aansiya lkn wxan ku arkay calol majir cow and gate ubadalirawa tas kwrn
@nimcoaden9194
@nimcoaden9194 4 года назад
asc wll hore aad baad umahadsan thy koritaan caruurta aad baan uga faaiidnay chanankan xppti waxan rabay inaad ka hadasho caanaha bledina sida loo siinayo ilmaha yar oo jira 2bilood
@najmomanka3791
@najmomanka3791 2 года назад
Shukran abayo
@ShukriBashiirMohamed
@ShukriBashiirMohamed Год назад
Abayo aniga gabar 4 bil jirta hesta ina kabadala raba Aptamil o fake isticmalayay hoyonimadana we igu cusub tahay misankeda 5 kiilo waye 24hrs naas kuma filna maxa sameya i caawi
@suadali793
@suadali793 4 года назад
Masha allah shugran ankar sanadka ka soohadal abayo
@SafaAbdi-hp4kb
@SafaAbdi-hp4kb Год назад
Oo hadaanu walaal naaska jaqin maxuu 24saac ku sugyaa isosheeg bl walal
@aishomohamed2120
@aishomohamed2120 2 года назад
asc abyo waxan raba ina ka sohadasho canaha efalac qasidoda
@umusihamsiham5309
@umusihamsiham5309 4 года назад
Thnxs abayo mcn ad baad u mahadsantahaay
@nuraakahaa-nu7zk
@nuraakahaa-nu7zk Год назад
Mahadsanid
@ramlazaki6614
@ramlazaki6614 4 года назад
Abayo waxan siya caanaha nan 1 ayaa sin jiri hada waaka weynaatey oo 2 day ayaa ugu badali tarada ku qoron 500ml waa fahmi waaye abyo caadi miyaa isoo jawab pls
@nacimomohamednoor8210
@nacimomohamednoor8210 4 года назад
Wallo cunugkeyga wuxu jira 4months naska bis buu cabi jiray hada huu diday naska wlh stress naska marka u dhoweyo huu caabada hada nan1 ayan uso gaday canaha xata huu didanyahay
@sabriinababe5707
@sabriinababe5707 4 года назад
abayo qeyr allaha kusiiyo ilmaha lawada sana jira kaso hadal cana noce Lasin kara
@Team271
@Team271 4 года назад
Walal canaha nan2 ma so gali qasidoda
@Sahal433
@Sahal433 2 года назад
WLL aniga nas masiyo waxanan raba nin kabadalo maxan sameya
@hibaaqmaxamed7402
@hibaaqmaxamed7402 Год назад
3bil ilaa hdda 6bil jirto waa kuqasba mana ogola canaha s26
@kahamohamed7016
@kahamohamed7016 4 года назад
Abayo aniga Nan ayaan siyaa Wax cayiil eeh malaha.. lakiin Alhamdulilah uu kucafimad qawaa
@samiiraaden162
@samiiraaden162 4 года назад
SMA siiso hadad rabto cayil waana caano fiican
@xamdicali7276
@xamdicali7276 4 года назад
@Siman channel abyo ado raliya canah Aya siya wan ku warerey wan Ila meqa lasiya ado. Raliya sma siya waxey jirta sadax bil 1 kan siya iso jwab
@xamdicali7276
@xamdicali7276 4 года назад
@Siman channel haa mcmto Ani umushi kubilaby bishi sadax ayan ku jirna mnto lkn waxa is dhay ama qalad tahy wan ka siya abyo qasid Ayan ku warera iga jahil bixi meqa qada uqasa
@naimokulmiye3464
@naimokulmiye3464 4 года назад
Aniga waxaa ii joogto gabar 4bil jir ah waxaan siyaaa caanaha aptamil canahas kawarama dayadooda 👍
@idilmaxamed7008
@idilmaxamed7008 4 года назад
Asc wll waan ku salamay goorma ayaa ugu fican ee ilmaha loo bilaabaa caanaha
@ceynicarabchannel4757
@ceynicarabchannel4757 4 года назад
Abayo Shukran ALLAHA kaawaal mariyo
@amaladamomer2805
@amaladamomer2805 4 года назад
Abaayo caanaha s💓m kasoo warm ball iyo kuwa geella caanahas ayaan siiyaa sm hada imaan kajoojiyo ayaan rabaa Oo geelsiiyo sided bilood Gabadhaydu jirtaa
@xamdicali7276
@xamdicali7276 4 года назад
Abyo wanka ila meqa lasiya iso jawab
@luuldagan7827
@luuldagan7827 4 года назад
Jazaakalaah kheyr
@queenkatrina515
@queenkatrina515 4 года назад
MashaAllah abayo keep goin
@cawojamal4748
@cawojamal4748 4 года назад
Asc wlo waxaan ahay hooyo sadex ciyaala haysta hada waaxan ahay umul wlo wiilkeygu hada wuxu jiraa 5 bilood iyo 14 cisho wlo cunto noceya ayaan si yaa markaston wax cunayo wuxuu donayaa inan waxsiyo wllo icawin ina sheg waxaan siyo 🙏🙏🙏🙏💋💋
@yusracompany6393
@yusracompany6393 4 года назад
Abayo anigaba gabadhayda sas okle ayey ahayd makay 6bilod ubilabatay ayan bilabay inan Ukariyo qudar subaxi waxan siin jiray barandho karooto bocor qadadana carrot bariis barandho cashadana 1moos ah hadana mansha Allah way iicuntaa Hadana bishi 8 ayaa usocoto
@yusracompany6393
@yusracompany6393 4 года назад
Intas UShid oo siiso macanto
@cawojamal4748
@cawojamal4748 4 года назад
Madsanid xbbti
@jamiloabdi1882
@jamiloabdi1882 2 года назад
Thnks abyo
@xanaanadacaruurtanuura1648
@xanaanadacaruurtanuura1648 4 года назад
Abayo caana ilmaha kucayilaan aan calool xanuun laheyn noo soo gali abyo codsi waaye
@shamsomuuseali2269
@shamsomuuseali2269 3 года назад
aptamilka siyaa ilmgayga calool fadhi buu lee yaheee maka sdi karaa???
@noormohammedothman7133
@noormohammedothman7133 4 года назад
Asc wll waxan hayisa gabadha yar oo jirta 40 Malin ee lkn calosha xanunesa man shumeso lkn wa hurda la'an weyey maxan sameya abaayo iso jawb
@alquraanchenel849
@alquraanchenel849 4 года назад
Abayo adiga waxyabaha bisbaaska iska ilaali kaliya shaaxa iyo caanaha badso
@samiiraaden162
@samiiraaden162 4 года назад
maalqarib sii
@munhazqurux7115
@munhazqurux7115 4 года назад
Shorobada bonisan sii
@asalahmed8770
@asalahmed8770 3 года назад
M.a abaayo alle haku xafido
@qamarabdullahi8494
@qamarabdullahi8494 4 года назад
Asc abaayooyin dhamaaantiin pls walaalahay idinkoo raaliya wiil 40bari jira baan haystaa inaaan caano ubilaabo baan rabaa plz caano fcn oo ku bilaabo ii sheega waa codsi iisoo jawaaaba dhamaaantiin khyr alle ha idin siiyo
@alquraanchenel849
@alquraanchenel849 4 года назад
Evolac 1 kubiloow waa caano nafaqesan
@samiiraaden162
@samiiraaden162 4 года назад
SMA kubilow wlhi waa caanaha xulkoda
@fadumohaldhaa7491
@fadumohaldhaa7491 4 года назад
Abyo aniga waxan siyaa s26 mana igu kobcin maka badalaa mise
@yusracompany6393
@yusracompany6393 4 года назад
Abayo waxad iga cawisaa canaha anchor mala siin karaa cunug jiro 8month meqena la siin kara xabibt
@samoaxmed2217
@samoaxmed2217 4 года назад
Abayo aniga nan ayn siiyaa wa ilama yar o bishiisi 5aad kujira hal nmbr iyo hal qaaddo ayn isugu qasaa
@deqomuqataraxasana985
@deqomuqataraxasana985 2 года назад
abyo waxasiya Canaha nuna laac side qasaa
@nimoahmed2155
@nimoahmed2155 4 года назад
Asc wll ilmo 4 bilod jiran hastaa mnsha Allah illahay ha iibarakeyo waa ilmahaygii curadkii habekii ma iga seexo iyo dharartiiba magaranayo wx ku dhacaya manaxanunsana caaha nadkan siiyaa?
@samiiraaden162
@samiiraaden162 4 года назад
malaga yaaba inayi cusbo hayiso wllo
@safiyoahmedabdi1815
@safiyoahmedabdi1815 4 года назад
Wallo 6bil cunug jiro maxaa la sii kara oo calosha ka xumeenen
@munacabdi5871
@munacabdi5871 4 года назад
Jasaakallahu qeyr abayo
@aminakassim4920
@aminakassim4920 3 года назад
Abayo tnx🥰👏
@JuweriyomaxamuudYuusuf
@JuweriyomaxamuudYuusuf 2 месяца назад
Abyo cunugega Abtimil ayaa siiye wuu iga jiraday maxa sameeyaa
@iqroxuseenaxmed6016
@iqroxuseenaxmed6016 4 года назад
Asc abyo waxaa ii joogo wiil 10bil jiro wana jil canyahay ee maxaa keena ii soo jawab abyo maxaana lasiiyaa
@miskiahmed9760
@miskiahmed9760 4 года назад
Abyo iiso jwb plz wxaa iijogto gabar 8bil jirto markee yareed wxaan sii jiray naas kliya 6bil markee karty cunto ubilay lkn hdda 2bil udanbesay cuntada wee iga tiiday naaski cano kufilan kma heleso caanana see u dhalaty ilaaa hdda waa siiin wye wx kasto kusmeyay mrarka qaar xiida xooga caanaha kusiiya inte baahi la hurdi weeso talo isii maxaa sameya naas lee isku ilaaline naaskina kuma filna baahiye la ooye wxna macuneso waxna macaweso plz jwb wlshey😭😭😭
@ikranaden9724
@ikranaden9724 2 года назад
Abayo marki hora qalad samesay ciyalka naaska bis maku filnahayo cano waba la iska so diyar sada naska lobadiya cana ha nah hal Mar ama 2 Mar le lasiya waxe ka cawe cunuga ino kubarto canaha iyo masasada
@xanaanadacaruurtanuura1648
@xanaanadacaruurtanuura1648 4 года назад
Masha allaah
@qadroqueen2440
@qadroqueen2440 Год назад
😂 kii afarad si rab lkn 😢 wu ig xnunsdey ankar weyn ku bilabey wna sagel bil❤
@imankassimomariman9045
@imankassimomariman9045 7 месяцев назад
Nursie ADIALAC
@sabrinajamal3442
@sabrinajamal3442 3 года назад
Hadi naas la sinin mxa la samena 24sadod mxa la sina
@fadumoaniga7705
@fadumoaniga7705 3 года назад
Ana kula fikir ah walalsheey marhadi and Naas jaqayn 24 la suugi karo.
@sabrinajamal3442
@sabrinajamal3442 3 года назад
@@fadumoaniga7705 Haa wa liska sina le cunuga muxu ku nolaana ani wa iska siiyay
@waxkabarowayahadunidazahru4638
@waxkabarowayahadunidazahru4638 2 года назад
Ana hada umul ah 40 ku jirnaa nan an ku bilawy wu iga dìdy hda aptamil an siya isla marki an sinaye nan .marki la lakeny aptamil an u qasay wx dhib kuma arkin qafiif le ugu dhigy biyo biyo cml intu kala qabsanaye
@maryamamaxamud265
@maryamamaxamud265 3 года назад
Abyo canaha abtamil ayan siya gabadheyda naasna wansiyaa wey igaleersadaan icaawi abayo mcn🥰🥰
@hudaomer925
@hudaomer925 3 года назад
Wllo quruxey daasad marka kaadhamaato hatuurin ee kushubo kolba ınta 2 cısho qasanayso leersıgawaxa keenaayo furfurka badan
@fardowsoali4647
@fardowsoali4647 4 года назад
Wan ku mhdsn ista uqurxda badan ad uno sharaxty abyo 🙄 Wan u horeyaa
@dheemanmaxamed3780
@dheemanmaxamed3780 4 года назад
Mashallah wllshay
@qureeshoqumane5843
@qureeshoqumane5843 4 года назад
Abaayo cunug biljiraan haystaa naaskiina waydiid canaha nunalg bansiya afka ayaa cadaan noqonaya saxaraduna wayku dhagsaa maxaan sameya ilaa tali
@alquraanchenel849
@alquraanchenel849 4 года назад
Abayo naaska sii ilmaha ilaa 6 bilood wlhi saasaa kufcn
@daarultawba2323
@daarultawba2323 4 года назад
Abaayo ani wxn haysataa wiil 5 bil jira waxaan siyaa caano loaad daraya
@kaaahanuura6938
@kaaahanuura6938 4 года назад
Alla wll.ha siin dhiig la.aan ayay caruurta kaqaadaan
@mariashiekh5858
@mariashiekh5858 3 года назад
Asc wll ilme yar afar bil jira canihii dhan wu diday malintii habeenkina wu cabaya
@queenkatrina515
@queenkatrina515 4 года назад
Canahan baby jiro 1 year masiin karaa wll iso jawab
@waliidascabyoqali828
@waliidascabyoqali828 4 года назад
innaan caanaha ka badalo ayaan rbaa wax naas ahna ma cabyo sideen 24sacdood u sugi karaa markaas abyo mcn waana 4bilood mxaan sameyaa marka qaali
@fatmayuusuf5036
@fatmayuusuf5036 3 года назад
maxaad samaysay wl xaaladaadoo kalaa ihaysata hadee wl
@daarultawba2323
@daarultawba2323 4 года назад
Mashllh
@aishabeautychannel4209
@aishabeautychannel4209 4 года назад
Abaayo cunug 4 biloot jirto caanaha ankar masiinkaraa
@afnaanchannel7594
@afnaanchannel7594 4 года назад
abyo Mel lagal so xiriro ma ila wadagi karta
@noormohammedothman7133
@noormohammedothman7133 4 года назад
Abaayo malab masin Kara hade jirto shahar wa nusu
@koritaankacaruurtachannel7329
@koritaankacaruurtachannel7329 4 года назад
Maya abayo
@xamdicali7276
@xamdicali7276 4 года назад
@@koritaankacaruurtachannel7329 abyo wax ahay hoyo caruru heysato canah asm Aya siya labar 1 waxey jirta sadax bil wanka ila meqa lasiya sede laqasa
@saarasmile8933
@saarasmile8933 4 года назад
walal waxa ijoga ilmo yar wana ilmahaygi ugu horeyey o jira 3 bil marka walal madaxizu inta danpe uu u dheer yhy dhinac ksta u seexiyey hdna mdaxi xga danbe u dheer yhy 🙄
@xamdaabyanxamdaabyan4991
@xamdaabyanxamdaabyan4991 4 года назад
Ala abayo ana cunoge igo horeye aya sas ah gadal ayu udheryahay
@xamdaabyanxamdaabyan4991
@xamdaabyanxamdaabyan4991 4 года назад
Wax an samen malaha
@alquraanchenel849
@alquraanchenel849 4 года назад
Abaayo haka walwalin seexiska ubadi dhinaca dheer
@xamdaabyanxamdaabyan4991
@xamdaabyanxamdaabyan4991 4 года назад
channel aamin mcnto mahad sanid
@rihaamabdikadirismail5966
@rihaamabdikadirismail5966 2 года назад
@@xamdaabyanxamdaabyan4991 lol
@fihiimaabdikariim2007
@fihiimaabdikariim2007 3 года назад
Wll baladiina kwrn
@ismahanabdi9360
@ismahanabdi9360 Год назад
Nana meqo fur ayaa halki labar lagu qasa
@nacimomohamednoor8210
@nacimomohamednoor8210 4 года назад
Wallo ila taliya bilz cunug naska didan maxa laku sameya naska huu ku ficanyahy lkn huba diday marku hurdayo o galiyato buu cabaya marku so jedo macabayo wlh stress
@naimokulmiye3464
@naimokulmiye3464 4 года назад
Abaayo naska ku celceli ani gabar yar 4bil ayee jirteee naska waan siiyaaa inkastoo ku filneen caano ayaa siiyaaa abaayo hadaa caano badan leedahay ku celceli😍
@nacimomohamednoor8210
@nacimomohamednoor8210 4 года назад
@@naimokulmiye3464 haye macnto thanks
@queenkatrina515
@queenkatrina515 4 года назад
Cano Aptamil
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 3 года назад
y
@khayrolaki4684
@khayrolaki4684 4 года назад
S26 baa ufiican
@umuxaarith1517
@umuxaarith1517 3 года назад
Abaayo ma isticmaashe
@fardosasheikhabdi2908
@fardosasheikhabdi2908 3 года назад
Abayo s 26
@fardosasheikhabdi2908
@fardosasheikhabdi2908 3 года назад
Maficinhin
@noormohammedothman7133
@noormohammedothman7133 4 года назад
Mahad sanid abaayo
@nacimomohamednoor8210
@nacimomohamednoor8210 4 года назад
Canaha nan1 kawarama hada lee uso qaday kasacii gowad hadana waxan is leyhay aramad s26 kuso ku badssha malmo luu cabaya
@samiiraaden162
@samiiraaden162 4 года назад
s26 waa caano fiican
@abaasyuusuf2236
@abaasyuusuf2236 4 года назад
Abayo ajar alla kaa siiyo abayo ka soo hadal canaha evelac cano ladhaho mhdsnd qali
@saharlaibrahim7253
@saharlaibrahim7253 4 года назад
Shukran abayo
Далее
Купил КЛОУНА на DEEP WEB !
35:51
Просмотров 2,5 млн
Canaha aptamil hadad isticmaasho ka faa,idayso
11:21
Просмотров 66 тыс.
DACHA Webinar Series: Lunchtime Webinar 2
1:30:48
Просмотров 11 тыс.