Тёмный

HADAAD KASOO DHEX SAARTO SAWIRKA RITAASH 50 DOLLAR KU GUULEYSO YAA SHEEGAY? 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,5 млн
Просмотров 301 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,5 тыс.   
@Safia-55
@Safia-55 Год назад
Asad gameka ka daaya muranka cumeer wuu idinka saxanyahay xaqiisa siiya 20second hadii uu ku sheegay so 20 uma qaban wlhi asagoo oh in uu guulestay ayuu iska dhaafay sidaan xaq ma ahan asad bro waa marki 2aad an arkaayo asagoo guuleystay aad qaraarteen Inta igu raacsan cumeer in uu guuleystay an udoodno bigfan
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Safia walal subscribe isaar
@KING-HASSAN-OFFICIAL
@KING-HASSAN-OFFICIAL Год назад
Cumeer bigfan wuxu ku sheegay 19 minutes Asad hagio wuu guuleystay cumeer lacagta asaga ayaa lahadey keep going Asad hagio team 27
@Apdirahmannn
@Apdirahmannn Год назад
Waar nio abeera iyo faadil wad qaldantiin cumeer waa badiyey e asadow lacagta siiya nio anaga oo badan baa idin leh uu gartee Like gareeya inta iraacsan ❤🙄
@filimchannel4
@filimchannel4 Год назад
ceyda maxaa uga tagtay wuuba kaso horjeyste
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 Год назад
@@filimchannel4 😂😂😂🤣
@najahfani3036
@najahfani3036 Год назад
Cumeer ayaa gulaystay 19 second Buu ku sheegay lkn Abeera Dood bilaabay Big fan ixtiraam miidhan waaye wuu u tanaasula qofka🥺
@aswaankhadar6448
@aswaankhadar6448 Год назад
Wa qof caqli badan maha sida kan yaree waxbana aqoon hadanaa doodayaa 😏😏marwalba
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Najah walal subscribe isaar
@najahfani3036
@najahfani3036 Год назад
@@aswaankhadar6448 Dadkaan iyaga iska kaa jecel hadalka wanagsana waa sadaqo sister
@aswaankhadar6448
@aswaankhadar6448 Год назад
@@najahfani3036 jacaylkaad ka hadlaysiid ayan fahmii la’ahay 50$ nin saxipkis uu quudhii wayey isagoo arkaya inay waxwlpa cadyihiin Saxiptinimo taaas ah waligay ma arkiin wllo
@najahfani3036
@najahfani3036 Год назад
@@aswaankhadar6448 waxa laga yaaba inu daacad ahaa oo u qabay in wakhtigu ka dhacay saxib xun iyo saxib fiican wuxu yahayna adiga ma go'aamin kartid wxa meesha yalana waxwayn mahan dhanka wanagsan wax ka fiiri
@elmohazaj4833
@elmohazaj4833 Год назад
Hadii aad aragto magaca xabiibkeena Prophet Muhammad Peace Be Upon Him 😍❤️😍 PLEASE LIKE SAAR WALAAL QAALI 👍👍👍👍
@suadzan4005
@suadzan4005 Год назад
scw
@FRAGBOYzz
@FRAGBOYzz Год назад
Scw☺
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@zaacidhazzanarab6001
@zaacidhazzanarab6001 Год назад
ru-vid.comBbgk5qvYIg0?feature=share
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 Год назад
Welcome back again legend hore usoco asad hagio
@shadowonyt669
@shadowonyt669 Год назад
Meey cumeer waa guuleysey 20 sakim ayuu ku sheegey👍👍👍
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW🙏🥺❤🕋
@Hotboy234
@Hotboy234 Год назад
Scw
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 Год назад
Scw scw
@ferdousmahat3310
@ferdousmahat3310 Год назад
Scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
@@amranaxmed3469 walal subscribe isaar
@KING-HASSAN-OFFICIAL
@KING-HASSAN-OFFICIAL Год назад
Cumeer walal xaqaada wa la dhacsadaa ee tanaasulka jooji waad guuleystay Asad hagio wiilka wuu guuleystay cumeer lacagta sii wall
@anhaarmohammedabdalla4267
@anhaarmohammedabdalla4267 Год назад
"Ku qurxista maalinkiina Saliga nebiga ﷺ"❤️
@carabowxaashi3946
@carabowxaashi3946 Год назад
Scw SCW SCW scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
@@bisharoabdulahihassen6755 walal subscribe isaar
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamett900
@mohamett900 Год назад
Asad bigfun waa guuleyste abeera Qaraarka hajoojiyo siiya xaqiisa ninka,🙏🙏😚
@ahmedzakiyuusufbashir1820
@ahmedzakiyuusufbashir1820 Год назад
Gamekan cumeer ayaa ku guuleeystay Ee shacabaw wiilka aan udoodno waxa socda second waaye marka uu taabtay inta uu farta soo celinaayo ayaaba dhawr seconds ah 🙋‍♂️🙏
@dahabozamzamdahabo8933
@dahabozamzamdahabo8933 Год назад
Warunta cumer akuguletay gemka asad cumer xaqisa halasiyo
@queens1923
@queens1923 Год назад
Haa wlhi
@Safia-55
@Safia-55 Год назад
Wan kuugu raacsanahay hadii uuba 20second ku sheegay asaga guulestay
@mustafhabka3876
@mustafhabka3876 Год назад
Waalhi afgaabnidiisa ayaa lagu gaaday sory cumeer asadow wiilka xaqiisa siii
@sowdosowdosaafi9674
@sowdosowdosaafi9674 Год назад
cumeer 🎉🎉🎉🎉🎉ayaa gulesty abera qarr badnaa 😅
@xusnixusni6
@xusnixusni6 Год назад
Asad Cumeer waa guuleystay lacagtiisa siii asad abeera wuu qaraaroooya wllhi cumeer ayaa badshay from team 27🔥🔥💪🏻💪🏻
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Xusni walal subscribe isaar
@nurhusseinducaale2273
@nurhusseinducaale2273 Год назад
Asad waakusalaamay
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@drsladancismaan5076
@drsladancismaan5076 Год назад
Cumeer is the winner 🏆👏Abeera qaraarka joji
@wllziyaj9434
@wllziyaj9434 Год назад
Aaway dadkii jeclaa nabiga scw ❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@feisaldesantoz1858
@feisaldesantoz1858 Год назад
Cumeer is the winner......keep going Bigfan 😘❤️
@mustafhabka3876
@mustafhabka3876 Год назад
Of course haa is a win
@maxamedmaanka1876
@maxamedmaanka1876 Год назад
𝐀𝐒𝐀𝐃 𝐂𝐔𝐌𝐄𝐄𝐑 𝐗𝐀𝐐𝐈𝐈𝐒𝐀 𝐒𝐈𝐈𝐍 𝐖𝐈𝐍𝐄𝐑☝️
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
@@mustafhabka3876 walal subscribe isaar
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Feisal walal subscribe isaar
@cawadyare4469
@cawadyare4469 Год назад
Walaahi cumar waa qof qalbi Fiican pro keep going
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Cawad walal subscribe isaar
@fatxicadey6366
@fatxicadey6366 Год назад
cumeer aa guuleystay abeera qararka daay anaga waa noo simantihiine cumeer bigfun respect miiran wye masha allah
@amiirocabdi6327
@amiirocabdi6327 Год назад
Kusaliya rasuulkena muxamed scw 🤲🤲
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@GAANI.
@GAANI. Год назад
(دعاء الكرب) لا إله إلا الله العظيم الحليم لا إله إلا الله رب العرش العظيم لا إله إلا الله رب السموات ورب العرش الكريم. ❤️
@asmaahmed5233
@asmaahmed5233 Год назад
Cumeer baa guuleystay abeera qaraarka jooji xaasidba tahaye cumeer Respecti wallhi waa nin saxiibadiis guusha uqira abeera xaasid daqon ah
@wllaj4512
@wllaj4512 Год назад
Ilaa iyo hadda abeera qaldan taliye asadaa sxan sababtoo ah waqtiga uu arkay ayaa la xisaabanaayey ee lama intuu ku taabtay cumeer xaquu u leeyahay guushaas taliye big fun 🥰🙏🙏legend dulqaad bdn wllahi 🥰🙏
@sharmaarkecabdulqaadir2807
@sharmaarkecabdulqaadir2807 Год назад
ABEERO WAA MID KARAAHIYO AH DOOD BADANAA CUMEER AYAA GUULAYSTAY ☝💪
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Ku Sali Rasulkeena Mohamed Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@cabdiqadirmuxumed6403
@cabdiqadirmuxumed6403 Год назад
#Cummeer wa badshay nio lacagta siiya cunuga Intu sisocdaylee waaaye #Cummer_Big_Funy Keep going pro ❤❤❤❤❤❤❤
@hamdiqoje172
@hamdiqoje172 Год назад
Cumeer guulayste w eeye lcgtiisa hla siyo asdow khiyanya jooji nio 😡 team asad hagiowa idin tagera
@change68
@change68 Год назад
Hadii aad ujeedid magaca Nabikeena Muhammad ﷺ Love saar ❤️🕋🥺
@hawasaid7325
@hawasaid7325 Год назад
@Farhia_ali
@Farhia_ali Год назад
SWCSWC ❤
@queenasmaar7250
@queenasmaar7250 Год назад
صلي الله عليه وسلم 🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
@@Farhia_ali walal subscribe isaar
@suhaybgiire7478
@suhaybgiire7478 Год назад
Qaraarka Joojiya Wuu Guulay Big Fan😅
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Suhayb walal subscribe isaar
@Rooraa01
@Rooraa01 Год назад
1. 0:49 line 5- pic 7- sundus sacid (05s)✅ 2. 1:20 line - pic queen ritaash ❌ 3. 1:54 last line - pic 2- rasmi rays (10s)✅ 4. 2:13 first line - pic 2- mustalifa (02s)✅ 5. 2:40 line - pic - ismahaan ❌ not bad 60% I was right Mr. Hagio
@king___apdull1965
@king___apdull1965 Год назад
56
@hanadabdi2782
@hanadabdi2782 Год назад
5 sawirka 7
@queennasteexo9953
@queennasteexo9953 Год назад
7
@marryme4690
@marryme4690 Год назад
War Abeera Xagee Noo Hor Carartay😂mar walba mxaa Negative U tahy Niyow🥺 Cumeer Wuu Guulestay bilaa Shaki Waa Aragnaa 19 second Marka Dib u firinesen wax idinku Niga Qaldami karaa✌ Winner Big fan❤🏆✊
@kiikolyrics143
@kiikolyrics143 Год назад
Ku saliya xabiibkeena aynu jecelnahay💗💗💗💗 nabi muxamed scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@asmaasmiitapipeasmaasmiita6844
CUMEER BIG FAN ayaa guuleystey xaqiisa halasiiyo asad Abeera adigana qaraarka jooji Hambaliyo cumeer big fan
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Asma walal subscribe isaar
@asmaasmiitapipeasmaasmiita6844
@@ruunishbeauty3220 Ok wllaashay
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
هـــو ۞ الله ۞ الرحمن ۞ الرحيم ۞ الملك ۞ القدوس ۞ السلام ۞ المؤمن ۞ المهيمن ۞ العزيز ۞ الجبار ۞ المتكبر ۞ الخالق ۞ البارئ ۞ المصور ۞ الغفار ۞ القهار ۞ الوهاب ۞ الرزاق ۞ الفتاح ۞ العليم ۞ القابض ۞ الباسط ۞ الخافض ۞ الرافع ۞ المعز ۞ المذل ۞ السميع ۞ البصير ۞ الحكم ۞ العدل اللطيف ۞ الخبير ۞ الحليم ۞ العظيم ۞ الغفور ۞ الشكور ۞ العلي ۞ الكبير ۞ الحفيظ ۞ المقيت ۞ الحسيب ۞ الجليل ۞ الكريم ۞ الرقيب ۞ المجيب ۞ الواسع ۞ الحكيم ۞ الودود ۞ المجيد ۞ الباعث ۞ الشهيد ۞ الحق ۞ الوكيل ۞ القوي ۞ المتين ۞ الولي ۞ الحميد ۞ المحصي ۞ المبدئ ۞ المعيد ۞ المحيي ۞ المميت ۞ الحي ۞ القيوم ۞ الواجد ۞ الماجد ۞ الواحد ۞ الأحد ۞ الصمد ۞ القادر ۞ المقتدر ۞ المقدم ۞ المؤخر ۞ الأول ۞ الآخر ۞ الظاهر ۞ الباطن ۞ الوالي المتعالي ۞ البر ۞ التواب ۞ المنتقم ۞ العفو ۞ الرءوف ۞ مالك ۞ الملك ۞ ذو ۞ الجلال ۞ والإكرام ۞ المقسط ۞ الجامع ۞ الغني ۞ المغني ۞ المانع ۞ الضار ۞ النافع ۞ النور ۞ الهادي ۞ البديع ۞ الباقي ۞ الوارث ۞ الرشيد ۞ الصبور
@jowhariofficiall64
@jowhariofficiall64 Год назад
Iso dir
@naimah3472
@naimah3472 Год назад
Asad wuu saxan yahay guuleystaha waa cumeyr tazaa xaqiiiq ah😊
@zhaadiyacabdi562
@zhaadiyacabdi562 Год назад
Cumeer wasax waqtigiisa abeera ninka kadaa muranka♥️😂😂
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 Год назад
Asadoow Faadil channel kiisa mar kale u cimaamada si uu dhakhso 400k u gaadho horena ugu sii socdo team 27 idinkuna ina mariya Faadil aan 400k gaadhsiinee 👏
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Saynab walal subscribe isaar
@sadiiqcabdulaahi6358
@sadiiqcabdulaahi6358 Год назад
Aan kuwada sa lino nabigeena mohamed scw scw
@iqramaxamed8668
@iqramaxamed8668 Год назад
Cumeer waa nin respect bdn m.a❤❤💯 abeera cuyaarta naga dhaaf wuu guuleestay wiilke🤣
@hamthanasir3777
@hamthanasir3777 Год назад
Inta hal su'aal garan wayday like😇😇😇😇😇
@mohaamein1652
@mohaamein1652 Год назад
Cumeer uu Badiyay Ciyaartan Asad inta uu seconds ka Jooji Leyahy ayey 20 second galeyza Lkn 19 ayu ku zhegay Big fun Waa La dulmiyay cawa ❤❤
@sabriima
@sabriima Год назад
Abeero waa xaasid wlhi😢 Cumeer waa maskiiin wlhi 🥺🥺🫶🏽❤️💗
@aswaankhadar6448
@aswaankhadar6448 Год назад
Haa wlh intaas yar bu uudiidayaa 😢isagu hadi maskaxdisu istaagsanthy dadka gulaystay muxu karabaa wa yaaab wlh 😏😏
@queens1923
@queens1923 Год назад
Haa wlhi wa xassid intas u qori waye zaxibkisa
@sumayoahmed6465
@sumayoahmed6465 Год назад
Haa he is sorry cumeer 😢
@zuzuabdi
@zuzuabdi Год назад
Quuriwaaga waa laga fiican yhy abera shame bro
@maskiintialle5645
@maskiintialle5645 Год назад
Washamsi halagu qaado abeera qeyladiis wuu batay 😂
@exfasqari..falaaraha__raac7910
Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya waxay Idin tahay wangsn 🤜🤛🤝🖐👆✌
@Vinijr4
@Vinijr4 Год назад
NABI allow unlimited thousand naga rali noqo❣️❣️❣️❣️
@safaaahmaduu611
@safaaahmaduu611 Год назад
Asad abowe dadka qar indha xanuun eey qabaan ku xisabtan vedio yadad ima dhafan lkn caawa waan firsan waaye xitaa si kasto eey ahaato hore usoco wll qali
@AnasJojo27
@AnasJojo27 Год назад
The best person ever the most know ledge able and the most shine Allah created is prophet Muhammad.(Scw)😍🥰💝❤❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@aminasahra8838
@aminasahra8838 Год назад
Asxabey ilahey cadabtisa laga baqo ) halaga cabsado ku sali nabi mohmed scw
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@alcadaalachannel4035
@alcadaalachannel4035 Год назад
Asxaabta Aan Ku Salino Suubanaheena Muxamed Scw ♥️🕋♥️🕋♥️🕋♥️🕋♥️
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ashrafcadde8360
@ashrafcadde8360 Год назад
Cumeer is the winner keep giong my brother . You are the winner of this game 🥳🥳🥳🥳. You deserves 200K and more subcribers on youtube . Asad hagio also you deserves 1 billion subcribers on you tube . Keep giong my legend my hero my brother . Asad hagio you will be 1 somali youtuber reaches one billion subcribers inshallah 🤗🥳🥳🥳🥳.
@laabkabanstudio
@laabkabanstudio Год назад
Igula sali xabiib keena scw❤
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤❤
@Barkhad__10
@Barkhad__10 Год назад
Akhyarey cumeer marku badiyo muran mxa ugalisan waka qaldntihiin xaqiisa halasiiyo ✨ hampalyo cumeer🎉✨💯
@Ahmett-Faisal
@Ahmett-Faisal Год назад
Ilahay amarkii cumeer ayaaan watay wana gulaystay hablyo gaal dile💪🖤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Ahmed walal subscribe isaar
@queenjiiqaali9921
@queenjiiqaali9921 Год назад
Hal daqiiqo o dhiman ayuu sheegay cumeer guulestaha waa Big fan cumeer abeera iyo fadil qaraarka joojiya dheh
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Год назад
‏.‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱....
@abdirahiinalixeyle4203
@abdirahiinalixeyle4203 Год назад
asadow run hadii la rabo cumeyr ayaa badiye inte igu racsan like saara
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Legendary always legendary keeps goings asad hajio and fadil and king ceyda and cumir and abera cade and arimahena another's levels prt 2 insha allah 💯💪😀
@cabdiraxmaancabdiqaadir8148
Cumeer wuu guulaystay xaqiidii abeera cayda iyo faadil way khaldanyihiin asadow
@mohamedbashir23
@mohamedbashir23 Год назад
Cumeer big fan Waa nin Dhulqaada Badan Asadowo faadil
@cabdimire2487
@cabdimire2487 Год назад
Cumeer waa guuleestay ee xaqiisa halasiiyo
@mjalaatoofficial7711
@mjalaatoofficial7711 Год назад
Kusali nabi maxamed scw the
@osmamahmed8108
@osmamahmed8108 Год назад
Cumeer waa uu guuleystay sbbtana 20 second uu ku sheegay waan waqtiga loogu tala kalay hadii uu 21 second noqon laheed marka dib loo fiirshay bareejo ahaan laheeyd
@ayaanabdullahi7070
@ayaanabdullahi7070 Год назад
Mansha allah asad guul akhiro iyo aduunkaba 💪lkn kofiyada ku nacay change😊
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Ayaan walal subscribe isaar
@aishahared4688
@aishahared4688 Год назад
Cadaaldaa fiican waryada wiilka haaqayaamina cumeeraa guuleestay
@ikraamshaadali8197
@ikraamshaadali8197 Год назад
My fav RU-vidr Alle caqliga iyo cafimadkaba haku siyaadsho 🙏
@Naima4m
@Naima4m Год назад
Aamiiin
@hodanaden9602
@hodanaden9602 Год назад
Akhasey Abeer xaasidnimo inaybku jirto ok uu ka xun yahay guusha cumer Yaa igu raacsan mida kle cumer was min ixtirambadan waaw nio Inan ka u kaca ok xaqiisa uusoi dhiciya inta igu raacsan like sara
@abdirahimsalman8699
@abdirahimsalman8699 Год назад
THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CHEATED PROPHET MOHAMMED SCW SCW SCW 💚💯
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@wardaalilajecley7999
@wardaalilajecley7999 Год назад
Wllhi cumeer wuu shegay waliba 19 sec ayuu ku sheegay waa hadii runta in laga hadlo larabo ee hala siiyo waxu xaqa u leeyahay 👏
@asmajamaal616
@asmajamaal616 Год назад
CUmer aya badiyey 19 second ayu kushegay Sicadalada u cayara Never give up cumer❤
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Asma walal subscribe isaar
@asmajamaal616
@asmajamaal616 Год назад
Kusarey wllo
@suhailasaid8644
@suhailasaid8644 Год назад
Cumeer ba guulaystay caawa waxa rajaynaynaa ina lacagtisa siiso
@osman_hajji27
@osman_hajji27 Год назад
"Aakhiro Wax Haloo Dhigto Aduunka Yaan Lagu Mashquulin, Subscribe Soo Dheh Page Kan Mahadsanid Wall"❤️🙏
@halimaahmed719
@halimaahmed719 Год назад
Cumeer waa guulaystay asad guulaystaha barnaminjka caawa waa cumeer✅
@mohamedhusseinabdirahman9397
Asadow cumeer ayaa guuleestay ee dooda ka daaya all team 27 waan idin wada salaamayaa
@Rayaa_7
@Rayaa_7 Год назад
Cumeer ayaa guulaysto bigfan wa qof af gaban wlhi wu u tanaasuley
@zumaashapdi1113
@zumaashapdi1113 Год назад
20 hdu ku shegay mxa laga raba wiilka 😢 20 so uma qaban kow
@Safia-55
@Safia-55 Год назад
Wanba midaa la yaabay sidaan xaq ma ahan
@zuzuabdi
@zuzuabdi Год назад
Sidaan xaq maaha asad dib i fiiri arintan cumeer xaqisa siiya
@_________ababe5103
@_________ababe5103 Год назад
Hadaad run doonaysid Cumeer baa guuleestay ee xaqiisa sii nio
@aasiyacabdicumar5766
@aasiyacabdicumar5766 Год назад
Runtaa ficane Ani waxba makafahmin anoo istajin ayangaranwaayay qof ka Soo Sara indhihiis way ficanyihiin Masha alaah ilaahay haidin daayo ❤️Asad keep going aboowe horay usoco 👍❤️
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Aasiya walal subscribe isaar
@mohamedshaafici3274
@mohamedshaafici3274 Год назад
Team27 wan idin salaamay qaasatan asad hajio iyo asxptiisa bar naamij ayaan idin hayaaa ee halmar fiiriya bal ra.yigeega haduu siconaayo iyo hadii kle waxa waaye fikradeyda in fruits aad asxpta ushiidaa waliba noocyadooda kle duwan xitaa bisbaas haka reebina wax walboo xalaaal ah waa inaad ugu sameysaa fruits iyganh markey dooqanaayaan idhaha kaxireysaa marka aan wada aragno fikradeyda iney shaqeyneyso iyo inkle
@สิรภพไทยทอง
everytime pewds posts a video my day gets better. honestly
@adeshkawe247
@adeshkawe247 Год назад
Abeera i like ur VAR design you are very much alert . Asad abeera is the assistance refree make sure you consult with him . he has said the right thing . Hongera Abeera
@sacadhassan4911
@sacadhassan4911 Год назад
Hadii aad aragto magcaa nabiga Scw ku sali 💕💕💕💕💕💕💕
@aminocabdi8510
@aminocabdi8510 Год назад
Hadii aad aragto magaca rasulka csw love saar
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@zeytunmohamed5108
@zeytunmohamed5108 Год назад
Number three waye sundus sacid keep going wllkey asad hajio ✌💯❤🥰
@apdimalikahmed293
@apdimalikahmed293 Год назад
Asadow Mobil ayaa ka Dawanah waxba ma aka aragneh horay usoco shp from Borama Tageraha kaliya ee aan liicin ahay
@muniir_official
@muniir_official Год назад
Abeerahan qararka badan cayrta hakusodarin hada kadib
@hibaqabdilahi1189
@hibaqabdilahi1189 Год назад
Big fan waa guuleystey
@preciousheart4237
@preciousheart4237 Год назад
Wuu badiyey wllhi hal xabo isago u dhiman AYUU arkay cumeera guulysty
@muslimchaneel7593
@muslimchaneel7593 Год назад
😭HOOYADA IYO FAMILKGABA ALLE HAKA BADBADIYO MASIBOYINKA DUNIDA KA DHACAYA 🤲😭WLL 1K SUBSCRIBE I GAADHSIYA 😭😭
@kaapacudon8009
@kaapacudon8009 Год назад
asadow ciyarya cumer bdiye sii wiilk xqisa abera qaraarkiyo qofa 😸cdaalda hal fiirsho CUmer respect man wye wlhi uutanasulay wuxu yiri ninkan lalama murmo cadceda kuso bxysa waa runtise xqa baro kudheh😍
@kaltuummaxamuud654
@kaltuummaxamuud654 Год назад
Keep going pro Asad 🤞🤞💯♥️🤗🥰
@jimcaalebashiir3333
@jimcaalebashiir3333 Год назад
Wah wah sowka abeera xaasidka noqoday maha wllhie bilhy aad ayaan ugu xumaaday ninka wixiisa lagu qadhaadhy abeera xaasidyahow ninka wax haka xistiyine 🥺
@Khaliiid212
@Khaliiid212 Год назад
CumeerBigfan congratz for hitting 100k subsciber🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Ina-dhubad
@Ina-dhubad Год назад
Khalid wllo subscribr isaar wa codsi
@ismacilibrahimadan4607
@ismacilibrahimadan4607 Год назад
Sundus saacidLen 5 .7 Ritaash len 3.10 Rasmi reys len 7.2 Mustalifo len 1.2 Ismahaan daahir len 5.2
@abdikadirmohamed6760
@abdikadirmohamed6760 Год назад
Asad Part Two Soo sameey sxb Waligeey Codsi madhiibanin Caawo kahor Mahadsanid
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Abdikadir walal subscribe isaar
@IbraMohamed-e5g
@IbraMohamed-e5g 8 месяцев назад
allah kacab sada ee siiya cimeer xaqiisa siya xaqiisa siya xaqiisa siya❤❤😊😊
@nimcomohamoud3552
@nimcomohamoud3552 Год назад
Waan sugaya video caawoo dhan, hore usoco Walaal asad.
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Nimco walal subscribe isaar
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 Год назад
Xaaqa haala siiyo cumer miskinga waa daacad wuu guleystay ciiyartan abeera xaasid walalka uu quud guusha hadey ceyda ahan laahed muuranga mey tiimaden sxb big faanow haadafine markan ada guleystay asadow vidioka diib uu daaawo cumer aya guleystay xaaqisa siii haadigale wan kuugu mudaharadeyna i from jabuti
@mohamedabdiabdullaahi8096
@mohamedabdiabdullaahi8096 Год назад
Umeer is the winner of tonight's game Stop the resolution
@mohamedousman7973
@mohamedousman7973 Год назад
Hadaan leys xaqireenin Cumeeer xaqiisa hala siiyo woo guuleystay
@ubahhamzasheikh9104
@ubahhamzasheikh9104 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد
@ruunishbeauty3220
@ruunishbeauty3220 Год назад
Ubah walal subscribe isaar
@mubarakabubakar3480
@mubarakabubakar3480 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@khadramuse4452
@khadramuse4452 Год назад
Kuligood aniga ka guulaystay asadow sadex baan sheegay ee lacagta isodir inder😊🥰 1 queen ritaash 2ismahaan 3rasmi
@kingmocow1070
@kingmocow1070 Год назад
Mustalifo Waa Sawirka 2 Aad Asad love you team 27 ❤🙋‍♂️
@kingmocow1070
@kingmocow1070 Год назад
Wlhi oo bilahi oo talihi waa Iska Qayaasay Wana Saxay Xqq Wlhi Pus ma Dhihin ☝️
@sharmakesiyad2980
@sharmakesiyad2980 Год назад
Waa nagan
@liibaanmuuse2526
@liibaanmuuse2526 Год назад
Asad wax makuu sheegaa siiya bigfan xaqiisa waa wataa bigfan
Далее
Думайте сами блин
18:15
Просмотров 468 тыс.
ASAD OO NOO BOOTEEYAY SHEEH QOFKASTO IYO SIRTA UQARSOON
25:15
Думайте сами блин
18:15
Просмотров 468 тыс.