Тёмный

Hadad Ku Riyooto Abeeso Weyn oo Gurigaada Ku Jirta 

Badbaado Channel
Подписаться 767 тыс.
Просмотров 102 тыс.
50% 1

Hadad ku riyooto abeeso weyn oo gurigaada ku jirta macneheda maqal

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@amenaabdi3739
@amenaabdi3739 6 лет назад
عليه أفضل الصلاة والسلام اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين، جزاك الله خيرا،
@CadaaweCade-nv3dr
@CadaaweCade-nv3dr 5 лет назад
shiiQow.kawaran.waxan.arkay.mas.ifaaya
@CadaaweCade-nv3dr
@CadaaweCade-nv3dr 5 лет назад
makan
@CadaaweCade-nv3dr
@CadaaweCade-nv3dr 5 лет назад
seexaday
@queennajuu4712
@queennajuu4712 6 лет назад
Shikh waxaan ku riyooda markasta aniga oo la diriraya 2 gabdhood oon saxiip nahay markastana riyadan ku dila wana ka guulaysta lkn haben dhaweyd sida u dilayey abeeso bay noqdeen markas codna ayan maqlay leh waa cadow dhexda ka kala jar runti wa ku wareeray riyada Shukran shikh
@nasiibahmed7389
@nasiibahmed7389 3 года назад
Asc Sheikh adigo mahadsan waxan ku weydinaya su.aal inta badan markan hurdo isu diyaariyo waan niyada ka arkaan (kashakiya iney meel idhow joogto ) goordhowna waxan ku riyoday anigo dilaya masas kala duduwan meel guriga qarabada igu dhow kamida riyad dhexdeda AAD AYADNA U MAHADSAN THY SHEIKH waxan rajeyna inad iga so jababtd
@queensaara8482
@queensaara8482 6 лет назад
walal aad baad u mahadsntahay run ahaantii Riyadaa fasirkeeda Wn raadin jiray Maxaayelay Aniga Bay Igu dhacday. Waxay ahayd subixii Eid adha markii salada la aday mabixin Aniga Oo guriga ayan ka shaqaynayay waxaa dhacday inaa sexday 11:00Am Qolkayga hurdada Guriga Qofna majoogin Qolkayga Suuli baa ku dhaxtaalo hurdo yar kadib Waxaan arkay Abeeso Wayne Oo hoosteeda mid yar maxadaxeeda ka muuqdo wan naxay Wn qayliyay marka riyadu Waxan itusinaysaa saygayga Oo taagan irida iyo walashay iga yar Oo suliga ku jirto mida kale saygayga waddanka maba Joga Lkn riyada keentay Waxaan leyahay asaga Irida buutaganyahay waliba midka Qolkayga Balse imasogalayo Oo #Abeesoyinkaa no dhexeeyo Wn Naxay kadib Wn toozay Aniga Oo murigaysan Waxan si dhaqso ah uga baxay gurigii kadib ayan lakulmay mamo Alhamdullilah Way I dajisay run ahaantii guriga waxaa I jogto ahayd inaa kadaabo #albaqra balse malintaa madaarin #subnaalllah walal yaal guryaheeda aan ilashano Oo xijabano because waxaa jira dadkaxun Gurigaa Qurux de badan Asalamu Alakum
@ishwaaqahmed8174
@ishwaaqahmed8174 6 лет назад
subxanallaha allaha ka xijaabo ishooda abayo
@habibamoalim6759
@habibamoalim6759 4 года назад
Subxaanalah 😨
@nasraabdirahman
@nasraabdirahman 3 года назад
shekadada labo sano kaso wareegatay balse aniga xalaya arkay suratul baqara aqrisan jiray xalay ma aqrisan riyadas arkay
@fartunabdullahi8866
@fartunabdullahi8866 6 лет назад
Subxana Allaha Yaaaaaa Allaha Thank you so much wll Qali scw scw scw 💓 💓💓 💓💓 💓💓 💓💓 💓💓 💓💓 💓
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
SALALAAH CALAYH WASALAM
@Sharbasharbohra
@Sharbasharbohra 3 года назад
Cadow badan waan layehay ..abeeso anoo dilaayo ayaan arkey ..cadawgeyane sii hore maahan wey jabeen
@fatxiabuubakar564
@fatxiabuubakar564 6 лет назад
A.s.c.. sh. Aniga waxaan ku riyooday anigoo hurdaya nin madoowbadan oo meel walba ila joogo waa hadii indhaha is ku qabto oo kaliya marka riyadaa ii soo fasir p.l.z. sh. Alle ha ku dhooro sheikheeyga aan ku kalsoonahay barakoow waligaa
@marwobuni9872
@marwobuni9872 6 лет назад
Subhanallah ilaahow noo gargaar riyada libaaxa lagu riyoodo ayaan jeclaan lahaa sheekhow in aad ka hadasho ilaahay khayr hakaa siiyee, Barakallahu Feek 😱
@sharmaarkecabdullahi5592
@sharmaarkecabdullahi5592 5 лет назад
Abayo ana ku riyody riyadas
@shukrimuqtar463
@shukrimuqtar463 4 года назад
Asc Sheikh Illahay qeer haku siiyo xalay ban ku riyooday mas madoow una ek abeeso lugaaleey tii la oran jiray gurigeyga o furan ayay orod kuso gashay markey saa uso gashay irida horteeda waxa fadhisay inanteyda yar oon Aniga dhalay kadib inanti yareeyd ayay kuso booday abeesadii hoosta ka gashay mana qaniinin waxna mayeelin aweesadi madaxa laga jaray wala dilay bananka lo saray aniga marka waxaan is iri bal fiiri aweesada sidey u dhimatay misana wey nooshahay o wey dhaqdhaaqeysaa kadib nin an u maleynayo ina qaraabo ahayn oo markas Guriga joogay aya marlabaad dilay gabigeeda. Waligey qof xumaan lama jecleeysan mana rabo qof wallakeya inan xumeeyo illaahow wixi shara naga qaba🤲
@umuayuubcade3177
@umuayuubcade3177 6 лет назад
jazakallah sheikh aad aya ugu bahanhy riyooyinka fasirkeeda insha allh
@Hooda36
@Hooda36 6 лет назад
Jazakallahum khairan sheekh Allah haku xafido oo haku dhawro aduun iyo akhiraba🌺🌺🌺🌺🌺👏
@najlabeautyhenna7448
@najlabeautyhenna7448 6 лет назад
Sh maska madow riyadisa noso basiir jazakallah
@Money_lisa249
@Money_lisa249 3 года назад
Asc mageye waa caasho waxaa ku riyoodey gurigeye sogaley mas ween o l
@ahmedOsman-nt8bf
@ahmedOsman-nt8bf 5 лет назад
Shiikh amaaso guriga imaha hoos ku yaala waxay ku arkey fadhigooda god ku jirda madax ka So rideen markaa an is iri cayri bay i soocayrsadaan waana ka Soo caray hada waan nacbahag inaa hoos aado markaan is dhaho aad waan baqaa Shiik khayre allha ku siiyo ii so sheeg ina so ducee
@yaasmiinmaxamed1309
@yaasmiinmaxamed1309 3 года назад
Shukran sheequnaa
@awalludiinabdi7457
@awalludiinabdi7457 6 лет назад
Thank you use aqhii Allah haku xaafido
@amaalmaxamed917
@amaalmaxamed917 6 лет назад
Asc shikunaa jazakallhu khayr 💞waxaa jirto gabar walala ayaa waxay iwaydisay dahab ayaa ku riyoodaa anoo la isiinayo maxay noqon kartaa riyadaas ugasoo jawaab shikunaa waatusaa video gaas insha allh👍👍
@nimcamohamedmahamed9331
@nimcamohamedmahamed9331 2 года назад
Shaq waxan kuriyoday abasso igulajifto jodariga on ka cararayo iso fasir si dhaqso ah
@ifrahmohamoud8335
@ifrahmohamoud8335 5 лет назад
Sh jazakalahu khayr sh ii fasir xalay dhan masba i bursanayay ana kor intan u booday ayaan dhulka iyo cirka dhexdooda duulayay sida diyarad isna hoor meeshaan ku aadanay ayuu ordayay isagoo kor ii fiirinaya
@hooyowamacalinkakobaad6818
@hooyowamacalinkakobaad6818 6 лет назад
Xasbunallah alle ha naga badbaadiyo.jazakallah khayr sheikh .aniga suaal ban qaba markasta waxan ku riyooda geel siiba midka labka oo loo yaqano ritiga plz iso jawaab wana mahadsantahay
@raxmoyusuf3513
@raxmoyusuf3513 5 лет назад
Asc jasaklh shiq anig waxn ufiyoodey masas yaryar o ilasocad waxn an iyeeleyn
@sahrocabdi4447
@sahrocabdi4447 4 года назад
Alaha qer kusiyo
@hagahaofficial9868
@hagahaofficial9868 6 лет назад
Masha allaah shiiikh alle haku daayoh
@zainababdi6913
@zainababdi6913 2 года назад
Thank you
@maryanmuqtar4315
@maryanmuqtar4315 6 лет назад
Masha Allah shukran sheikh nolow ♥ ♥ ♥
@saynabsaleemaan1625
@saynabsaleemaan1625 6 лет назад
Mahadsanid sh illaah hakabalaa mariyo anagan sh illaah hakabalaa mariyo
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 6 лет назад
Asc sheekhow mar walba waxaan ku riyodaaa libaax habeen xitaa wax ku turay barkinta inta hurdada kaso naxay marka Alle Ajar haku siiyo riyadaas fasirkeeda kaaga bahnaaaa jazakallaahu kheyr
@raxmoladan3980
@raxmoladan3980 6 лет назад
Masha allah jazakallah sheq cabdala
@fanaxjames9328
@fanaxjames9328 3 года назад
Waxan arkay masas kabuuxa dhar keeyga kadibna waa iska daadiyay kii ugu weeynaa baa soo haray kan icuni maa sxbo ayaan hay baan iri asi gacanteeyda buu saaraa lkn inta kale dharkeey iigu jireen waan iska hurgufay maxaan kufasiri karaa thanks
@najmaali17
@najmaali17 3 года назад
Shiikhow waxan kuriyoda masas saa id uwen iyo masas idhibaya i weraraya waliba saaid gurigayga oo ay kabuxaan iyo
@quluudbintuxasan5390
@quluudbintuxasan5390 4 года назад
Aniga waxan kuriyooda Mas Madaw oo aad u wayn oo gacanta midigta iga cunaaya marka aad kabax so is dhahan uuba iga soo daba duulaya wll Adoo mahad San hadad fasilaada riyadan igu dhaanto iisheek plz mahadsanid🙏
@sowdainamajbemaxamuudmajab40
@sowdainamajbemaxamuudmajab40 6 лет назад
wd mahdsan thy sheekh jasa akalahu khyr
@daahirjv
@daahirjv 3 года назад
Masha allah tabarakallah
@leloali7961
@leloali7961 4 года назад
Asc shiiq waxaan kuriyooday mas weyn anoo qabtay oo sooqaaday kadib na kudilaayo dad hortiisa shii waxaa jira su aalo badan oon kusoo wey diiyay oo aadan iiga soojawaabi jisaa kalaa yaa shiiq
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 6 лет назад
shikh jazakallu kheyran
@hodanabdinasir6566
@hodanabdinasir6566 4 года назад
Asc shiiqow waxaan ku arkay gurikena masas badan waxana laku dilay kii shanaad marka shiiqow tas maxey tahay micnaheda waligeyna ma arkin waa arin aan aad uka cabsi qabno
@rumanshankaron9949
@rumanshankaron9949 6 лет назад
Mashaa Allh sheekh Jasakalhu khyrn
@fadumamohamed7284
@fadumamohamed7284 3 года назад
Asc sheekh masas aya i eryadey anina iyo canugey ga cabar ayey na eryanyen kadib geed ayan kafulney aniga ayuu gacanta midig waliba suulka ayuu iga qaniney wax sun ahna igumarebin marku dhag igasiyey ayan kukacey i
@raxmoxubi89
@raxmoxubi89 5 лет назад
اخى مسلم جزاك لله خىرا
@miskymohamed2267
@miskymohamed2267 6 лет назад
jazakalahu kheir wll
@ahmedamin6951
@ahmedamin6951 5 лет назад
Sheeq aniga waxn ku riyoodey anigo diley masweyn oo wiliba an kudiley seef hadane riyadi dhaxdeeda markan diley masweyn hadane sadaqo ayan bixiyey hadane isla riyadi dhaxdeda ayan waxn la kulmey guri qasri ah oo kasameysan dahab anigo la iso dhaweynayo
@maryamaali5188
@maryamaali5188 3 года назад
Sheqoow aniga waxan arkay riyo Qof guriga jogo ama yimid aya wuxu igadalbaday mas noca baluuga ah yacni wuxuyiri iigasoqabo halkaan midwalbaba wuxukujiraa maro sida asaga udhuban una eg yacni balug yacni asaga wato wanusoqabtay anigo cabsilaqar qarayo kadib wan ukenay wuxu iigadalbanayo aniga in uu shaqo iihayo ayey u egtahay qof an aniga ehen meshamajogto wuxuna iguyiray dhibkumageysaneyso anigo wadnaha igaracmayo ayansokacay qerkaga alahabadiyo ee iifasir sheqow
@maryamahmed3647
@maryamahmed3647 3 года назад
Asc Sheekh badbaado waxaan ku riyooday anoo hurdayo oo gabar yar oo aan dhalay ila hurudo aan dhinaca bidix u hurda oo gabadhayda dhanka midigta iga huruda ayaa waxaa ii aversion waliba nooca waaweeyn igaga timid dhabarkeyga markaaseey iga qabatay qaniintay halka sinta Iyo kalida midigta ah waana hurdaa riyada dhexdeeda markaasaa gabadhii ila huruday ee aan dhalay ayaa riyada dhexdeeda lukteeda igu riixeeysa ayaan ju kacayaa oo dareemayaa in bahal i qaniinayo markaasaa gacanta midig intaa abeesadii afkeeda galiyo oon labada miciyood dhexdooda Iyo dhamxanaga iskuriixo oon ju sdkeeyo ayey baqtineeysaa markaasaa intaa kaco oon judo meel dad joogo geeyo aan leeyahaybal fiiri tamarteeda weey isoo aaday ineey i qaniinto balse malageedaa galay ee sheekhoow maxaad u dhigantaa?????
@mamasafachannel
@mamasafachannel 6 лет назад
Maansh Allah tabaraka allah Walaal riyada masaaska Kalo hadal bal fadlan illaahay baa xaqiiqada oge
@mushtaaqqaali6933
@mushtaaqqaali6933 4 года назад
wll maska 2 gees leh iyo abeesada ma isku mid baa
@cadahee1232
@cadahee1232 6 лет назад
Sheequnaa hooyo ba aragtey aweyso weyn qolka hurdada u socota ka dibna kasoo xereysa albabka oo dib u laabanaayo wey welwelsaneyd shukran shequnaa
@calimaxamuudmaxamed7394
@calimaxamuudmaxamed7394 3 года назад
Asc sheikh aniga waxaan ku riyooday anigoo 2 mas ka saarayo qol aan aniga jiifto oo 2daa mas ku ridaayo baaldiga qashinka marka maxaa lagu fasiraa riyadaa
@umumumtazchannel1853
@umumumtazchannel1853 3 года назад
Sheekh anigu mudo badan ilaa markii aan yaraa waxaan kuriyoodaa masas aan inta badan iska ilaalinaayo Kodkastana waxaa kasoo jeeda madaxa maska meelkasta oon cagta dhigayana waxaa maraya mas Inta badan masaskaan kuriyoodaa wey kala duwanyihiin lkn waa wax fara badan Fadlan iisoo jawaab hadaad riyadaa wax ka garaneyso
@Bureeko
@Bureeko 2 года назад
Asc sheikh bad baado Sheikh markasto waxaa igu soo noq noqda riyada Abeeso an waxbo igaysanyn lkn idaba taagan guriga igula nool fadhiga iiga xaaraysa aan cayrsado riada abeeso sheikh iga ma dhamaato ee maxaa sameeya quraanka kama tago dhagaysigiisa adkaarta sidookale riyada maxay turjumaysaa sheikh
@alimohamed4157
@alimohamed4157 4 года назад
sheikh waxan kuriyooday aniga oo madaxa laigatoogtay wana ashahaatay wan na dardaamay mexey tahay waxa saas ah?
@ijaboomar5448
@ijaboomar5448 6 лет назад
Sheikh su.aal ayan ku weydin ku sabsan abesada aniga waxan ku riyoday habeenkii aroskega abeso weyn oo guriga gotkisa sararan aad ayaan uu naxay oo ilaa hata waan xasustaa lakin dib tanbe kuma riyon ee maxey tahay arintaa
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 3 года назад
Asc sheekh waxaan ku riyooday mas cagta Meesha rasma gaadhada iga qaniinsan iyo nin madoow oo i kortaagan baan soo booday oon ninka ku leeyahay iga fuji maska!!! Markaas baan qulucadaynka akhristay Markale waxaan hurdadaka soo booday mas guriga dhexdiisa maraya Waa maxay waxaasi ???
@najmariyan8162
@najmariyan8162 4 года назад
ilhy hnga qapto wixi dhipa dhmnteen muslimiina anigu wligy ms kuma riyoon hdn riyoodo niman unpaan kuriyoodaa padnaa yahoo ah kuwa hupysan mindi iyo qoryo wata inpdan arkaa riyooyinkaaz mar walipna rag updan ilhy ana amaansdo
@hodandayib2215
@hodandayib2215 5 лет назад
subxaanalah warun abeesoyinka waa cadow xili an reerlahaa baan kuriyoonkiray abeesooyin wada madow oo udhignaa riyadu abeeseyoon yaryar iyo tuwayn oo tii dhashaya taadhashay sariirta madax madexeeda ayey jiiftaa kuwayaryarna aniyo wiilkaygay nagusoyacan waa habeen walba xitaa wlshy kol ay ila koogty way nagu sowada yAacan abeesadan wayn kolkay nagusoyacan madaxa intey kor uqaado umbay na egtaa way jiifsatayuu subxanalah xiliga man maqal inay cadowyiine lkn ilaa intuu qoyskii burburaayey sidi umban ugu riyoonjiray markuu burburay dib uguma riyoon
@sadaqahmedmuse4579
@sadaqahmedmuse4579 6 лет назад
mashallh sheikh
@amranibrahin9521
@amranibrahin9521 6 лет назад
#Asc sheekh Waxaan ku weydinay sida ugu fiican saliga nabiga inaad iishegto Allah mahad leh
@Queen-Alii
@Queen-Alii 6 лет назад
masha allh
@aragtibulsho6284
@aragtibulsho6284 5 лет назад
Asc sheq hawenkasta masba idhibay aniku qeylinayo aya sugaca sarita ayu iso fula maska plz sheq icawe
@farxiyaahmed9155
@farxiyaahmed9155 4 года назад
Shikhow aniga sedax mas o I bursayo ayan ku riyoday maxey naqakarta plz iso fasir iyo riyo kale waliba tan 2 mar ayan kuriyoday ido cunug leygu inkira xasna mahi marka wan rejeyna labadaba ina iso shegto insha allah mhdsnid
@simranmohamed3844
@simranmohamed3844 6 лет назад
Wlhi wn arkay albaabka ayaa imaty wana wayay shiq ajir allaah haku siyo insha allah
@amishsoofe5652
@amishsoofe5652 6 лет назад
Ku farax sanahay in aan ugu hordawada
@abdinasirissehirsi1495
@abdinasirissehirsi1495 6 лет назад
shiikhow anigu mar wlba wn ku riyooda masmas iyo bahalo mar wlba i cyrsanaya sy ii cayrsana yaan marka ugu danbysaa wn ka badabaadaaa
@safaruunmaxamed692
@safaruunmaxamed692 6 лет назад
Allh naga xijaabo
@hoodokhatin7811
@hoodokhatin7811 4 года назад
sheikh waxan ku riyoda mas an isla dagalayno ifasir
@aishaaminamahmud1969
@aishaaminamahmud1969 6 лет назад
Xasbunalaah wa nimco wakiila shukran
@Hanad75
@Hanad75 6 лет назад
Sh maalintan caqliyeystay 10 jirkeygi ila manta o an ahay 23 jir mas iyo abeso ayan kuriyoda gurigeyga kujirto o an kacabsado markan riyada Ku arkayo aad bey idhibtay arintas aad bana ukarahsaday mana garaneynin fasirkeda niyada igaso ducee sh dar ilahay ban kujeclahay in ilahay xuman odhan IGA xifdiyo o Allah garab inoqdo
@drkhadrayusuf2236
@drkhadrayusuf2236 5 лет назад
Asc wllo melan kala hadlno nosheg waxa kushegayna ariimo cajiiba
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 4 года назад
Aniga waxan ku riyooday masas badan Oo aan cidna haynin oo jooga dushayda sidii diyarad camal wey soconayeen wey ii dhowaayen Mayse I cunin dhulkana roob aya yaaley biyo badan ilaa kubka ii joogay meesha abeesoo yinka joogeen wey madoobayd Hada ka horna gurigay noogu soo gashay mid weyn oo aniga markaas iga weyneyd anoo raba ina soo qaato aa la iga soo garay waxay ahayd kuwa dadka Liqa
@fardowsaubax1975
@fardowsaubax1975 6 лет назад
Asc sheikh ayada sixirka ad dhahayse 333 jeer akhriya lana imaada 21 days malaga badsankara oo markasta mala aqrinkara
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 5 лет назад
Sheekh abdulahi aniga wan riyooday mas baanku riyooday oo biyo ku dhex jiro kadib momo baan wacay oo aan usheegay waxay tiri waa cadow maalmo kadib waxan run ahaan u arkaybo maskii oo guriga ila degen oo dhex jiifa uuna qeylin jiray anigana ma garanayo qeyladiisa gabar baa waxay igu tiri gurigaga mas baa kujira naa naga tag baanku iri maalintii dambe waxa iiyimi kuwa guryaha guriga baan fiirineynaa ok baan dhahay kadib waxay fiiriyeen qaboojiyaha derbiga la gashto hoostiisa buu fadhiyaa waana mid weyn alle weyn ninkii wuu qeyliyey been baan umaleeyey kadib markan arkay waan cararay gurigana waanka guuray alxamdulilah
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 года назад
😥😥😥😥 riyada iigu xanuunka badnn waa riyadan runtii xataa anoo soo jeeda oo aan hurdin baan intaa masas iska ilaalinaya riyadeedana walhi way idhibtay alleh cadowga hanaga qabto
@raxmoxubi89
@raxmoxubi89 5 лет назад
الهم صل مسلم محمد
@ummhaneen7401
@ummhaneen7401 6 лет назад
Sh faaruuq waan ka ahilayi ar aan is guursanaaa
@theBinaryBeats
@theBinaryBeats 6 лет назад
Masha allah sheikhow
@haniitaaxmed575
@haniitaaxmed575 5 лет назад
Anaa ku riyoday masas fara badan subxanallah allha igu shartiso
@abasibrahim9806
@abasibrahim9806 4 года назад
As c anigu sixirba lay qabtay mana ogeen inbadan qurabahan imaday anoo sixran isma ogi kuleel ayaa jidhkygu ahaan jiray xiliyada qaarkoda kadib samir badan adkaysi badan asxabto aan ka go.ay samir badan ka dib waxa dhacday in aan aniga iyo wiil somali okle iyo 7 qof okle nala baro kadib waxa nala geeyay meelo badan o shaqaale ubahan 10 kayagi qof tast ama imtaxaan aya nalaka qaday qaabka shaqada yada ka gacan fudud aya la qimaynayay ana ku guulaystay marki macalimadi isheegtay inaan halkan ka shaqayndono o lay ogaladay shaqada halkan kaligay wiilki somaliga ah o hadalka maqlayay aya soboday ma shaqada lagu ogaladay haban dhahay siduu ifirinayay anaba naxay wa iska takay laba cesho ka dib ano isleh shqadi ad aya wadnaha lay qabtay wan dhacay wadada dhaxdeeda anbalas ba iqaday dhakhtarka leegayyay waa lay baaray waxa lay dhahay wali walgu bara 3 barri joog wa iska joogay dhaktar maliti sadaxad dhakhtarki ha iyimado wuxu idhahay ma islaam ba tahy haaban dhahay ok bu idhahay waxan dhahay maxa ihelay waxba kinin i qor ban dhahay maya bu igu dhahay waan yabay gurigayga kuso labtay marka imaday ayan quran daartay quranki wa imacanaday sa wan oyaya o fadhiisaty waxan oyaba halkasan ku dareemay inaan sixranahy habeen aan seexdo waxa ku riyooday mas ay hortaalo joharad iftimaysa sidan u eegayay aya aya waxa meelkale ka So baxay masween o kii hore ka ween johoradiina wa dhextala kii jirada laha johardisi o iftiimaysa ayu liqay maski way wayna hasoo ordoo maski kale halaqi wan yahy dagalka jinka markan dareemay cibadaday wan si xoojiyay 2 sano ka dib jinku dhabarka madaxa lugaha caloosha farta xata maso labikaray laga ataxyaadsado meelkasta hay xanujiyo habeenky igu darnayd sxubaxihore salada ukici karila aya waxa arkaya durooro badan kadib ifitiinka qoraxda dareemay saan iftiinka qoraxda u eegayay wxa sobaxayy gacan quruxbadan o iftiinka qorxda EEG suul Iyo farta Ku xigta wa tagan yihiin sedxda kalana walaban tihiin anana sidaas aha wan farxay niyad is kadhay alla wa gacantydi sidaa usiii ogahay wxa daruuuurti kaso baxay qof quruxbadan o gacnti midgta xata wata saan booday o naxay mar farxay hal daqiiqo dhan saas laigu badbaadiyay ilaahyba mahadleh tala saarta rabul calamiin
@mohamednajibinhajji5213
@mohamednajibinhajji5213 6 лет назад
Sheikh waxan ku riyooda ano musqul ku dicii rabo Maxay tahay arenkas
@user-zx7eb8fx9q
@user-zx7eb8fx9q 6 лет назад
Horata asc shiquw aniga xili waliba wan kuwediya imana sujawabti kaliya Dadka kale bad egtaa
@hindaali8908
@hindaali8908 6 лет назад
Sheikh ani markaan habeenkii indhaha isku qabanaayo waxaan arkaa karfanteeyda oo mas madoow kuduuban markaan adkaar aqristo waan waayaaa
@alibinali2141
@alibinali2141 5 лет назад
Subxaaanalaaaah war qarso waa aduunul qabri malaha
@sabrinsabrin5309
@sabrinsabrin5309 6 лет назад
Asc aniga maas ayan Dowr jeer kuriyodhay oo madow sarirta so hosgalayo markan hurdo hadane bahayo waa maas aan aad u weyneyn dowr jeer ayana kuriyodhay mehey ka dhigan tahay
@yussufmohamed2405
@yussufmohamed2405 4 года назад
JAZAKALLAH AMEEN
@luzaaanaebraham146
@luzaaanaebraham146 5 лет назад
Sheekh waan ku barya tan si dhkhsiya iga soo jwb xaley waxa ku riyoodey mas qafiifa ano dilayo iga ordaayo marki danbana waan dily mmar horena waxan ku riyon jirey bahalo bdn inty guriga ka soo bateen gidaarka bananka fuulfuula maxy noqon karta 😥😭
@kabsarcaleen5734
@kabsarcaleen5734 6 лет назад
Asc wr wb shiiq jasakalahuqer shiiq su alban kuweydinayah qofki kiroyodah isagoo dulayah wamaxay fasirkeda wiliba halmar mahan 28 jeer bukuriyoday isagoo dulayah igasoojawab ilahey hakubarakeyeh wall qali
@farhiohassan1625
@farhiohassan1625 6 лет назад
Haaa kasoo jawaab sheeq walaashey inkee way ku riyootay ayadoo duuleysa
@munacawilcawil3009
@munacawilcawil3009 4 года назад
Scw scw scw scw scw scw masha allAh 😍
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
SALALAAH CALAYH WASALAM
@roodogaashaan1091
@roodogaashaan1091 4 года назад
Asc sheikh waxaan ku riyoday masas aad u waa wayn oo gurigeyga jooga hadba dhinicii aan tagaba waa uu jooga waana hal nooc midabka madow oo aad wayn anigu xiligaas ilmo yar ayaan haystaa riyada qaybta hore guriga ayaa uu iigu yimad maska wax dhib ah iima gaysanayo waana iska ilaalinayaa oo hadba waan eegayaa kadib gudaha guriga ayaan usoo qaatay ilmihii qolka hurdada yaan imid mise mas kii hore u eg ayaa kujira, sariirta ayaan dulfariistay anoo ka digtoon ilmihii yaraa ayaan siistay naas kadibna gurigii waan iskaga baxay oo waan katagay anoo ilmihaygii wata. Haday suura gal tahay jawaab iiga soo sii, hadii aad wax iga waydiinayo noloshaydana waa diyaar. Mahad sanid.
@ahmedpullo966
@ahmedpullo966 4 года назад
Ta ku cunaysa aad ku riyoo rid waa maxy
@maryanmuqtar7116
@maryanmuqtar7116 5 лет назад
Masha Allah
@luzaaanaebraham146
@luzaaanaebraham146 5 лет назад
Maska marki danbana irida qolka aabahy baan ku dily wax igu cusubna ma ahn waan ka yaabey
@ayaankare3293
@ayaankare3293 5 лет назад
Sheekh maska iyo eyga noo soo fasir plz
@fatumaabdi3382
@fatumaabdi3382 6 лет назад
asc sheqow qeer alle Haku siyo waxan ku riyoday meel biyo fadi ah on la gudbi Karin ani wan dulmara sida qof bubaya okale biyahii lugahaygi ma garayaan
@muniifaabdi7238
@muniifaabdi7238 4 года назад
Asc shiiq waxan rabaa inaa Ku weediyo aniga waxaan Ku riyooday 4 bas oo mid ween thy lawaneh yar yar yihiin oo hadaneh madoow hadaneh waxaan isku arkay habeen kaste waan riyodaaa haben aan riyoon ma jirto markaa sexanaa neh hadaan qur.aan aqrin xitaa adkaarka hurdada waan qabsadaaa marka waxaas maxaa waye jwab aan kaa sugaa insha allaah masaskaasneh iisoo sheg waxa ee Ka micna yihiin😒
@suberamin9609
@suberamin9609 4 года назад
Wll ani mas madow ah iyo ku yaryar oo cad an ku riyoday maxey tahat
@bakaraxmed1666
@bakaraxmed1666 6 лет назад
Msh Allah wllky
@nashaadabdi8595
@nashaadabdi8595 5 лет назад
Waa dhaxdasa ku riyoo jiray apeesoyin lakin hada alx ma arkin indhaweed riyo nocasa
@mushtaaqqaali6933
@mushtaaqqaali6933 4 года назад
maska 2 geesaha leh iyo maska abeesada ma isku mid baa sheekhoow jawaab
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 6 лет назад
Wax badan ban ku riyooday waliba qof cadow ii ah ayeyba aheed abeesada Allaha igumaso celiyo dhawaan man isku arag.
@Lulu-114
@Lulu-114 5 лет назад
Waxan kuriyooday libaax I ceersanaya waa maxay riyadaas thanks
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 4 года назад
Sheekhoow guriga banaankiisa ayaa hal abeeso ku arkay riyada dhexdeedana dadbadan baa ila arkayay in la dilay bayna ila ahayd Marka taas maxaa lagu fasiri karaa
@fadumodhemandheman588
@fadumodhemandheman588 5 лет назад
Sheehkoow waxaan kuriyooday anoo hawada maraya oo seef wada oo duuro dhakadood saaran meeshuna badfadhido aad iyo aad baluug uha sheekoow iigasoojawaab 😭😭😭😭😭
@amishsoofe5652
@amishsoofe5652 6 лет назад
Sheeekh allle haku xiftiyo waaankugu xidh nahay
@safiyaabdiraxman6896
@safiyaabdiraxman6896 6 лет назад
shukran
@khalidsayid3934
@khalidsayid3934 6 лет назад
akhii waxan kaa codsanayaa inaad ii fasirto haben dhawayd waxaan kuriyooday aniga oo dilay asker gaala ah kadibna walwalay oo cabsana maxay noqon doontaa adiiraaliya
@fatumadekow236
@fatumadekow236 4 года назад
Shiqow waxn ku riyowde mas oo sarirta iga sodaxbode maxa waye diyadas iso jabab bal
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 543 тыс.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 8 млн
Мама знает где все документы
00:21
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 27 млн
Sidee Ku Noqon Kartaa Aqoonyahan?
7:59
Просмотров 160 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 543 тыс.