Тёмный

Hadalkaan Halista ah Trump Makasoo fakaday mise?! Digniin War iska jira Cudurkaan faafa Soomaaliyey 

Dulmi Diid
Подписаться 411 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 229   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 2 месяца назад
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 2 месяца назад
Asc shiikh waan kusalaamay shiikh waxaan ahay qofkuxidhan channellkaaga Shiikh waxaan rabay nabarkaaga su aalbaanrabay inaankuwaydiiyo muhiim ah shiikh jazaakalaakhayar
@nasrinlovely6699
@nasrinlovely6699 2 месяца назад
Hubka ugu wayn ee muqaawamadu ku dagalamayso waa quwatul iimaan iyo in ay yihin asxaabul xaq
@cabdiraxmaan7472
@cabdiraxmaan7472 2 месяца назад
Koorsadu ma macluumaad uun ba mise bilow ilaa dhamaad iyadoo itus oo itaabsii ah baad baraysaa dadka sh maxamed ibrahim isoo jawaabi
@KiritikaMohan
@KiritikaMohan 2 месяца назад
Freedom for all Muslims ☪️ let's stand up to our haters 💪
@hafsamoha4652
@hafsamoha4652 2 месяца назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 месяца назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen falastiiniyiinta
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 месяца назад
burbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin illaahow ugargaar islaamka siibo falastiin xuuti xisbullaah aamiin carab ayagaa isu dhiibay kufaarta
@shacni9361
@shacni9361 2 месяца назад
Sharka gaalada (ALLAAH) Hakaqabto muslimiinta dhamaantood AAAAAAAAMIIIIIIIIIIN SHeekh mahadsanid
@jeyxasan3086
@jeyxasan3086 2 месяца назад
Asc sheqow mashallah udabadhig markaad kahadleysid wiilashaas mujaahidinta ah❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 месяца назад
Ilaahay baa garanaya qofka noqon doono ,madaxwaynaha cusub ee America, ilaahay trump ma soo celiyo waa cadawga islamka insha allah ma soo noqonayo
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 2 месяца назад
Insha alaah wuu bakhtiyi garimayo goodigisa naartii u aroore
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Amiin insha Allah
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 месяца назад
IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bellazio7410
@bellazio7410 2 месяца назад
Wallahi Masar wey isdhibee lakiin yahuuda hada isshiibtit xataa kudhafi meyso Anaganeh Soomaalia Ethiopia 🇪🇹 noolasodiray
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 2 месяца назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤
@hamzeclraxmaan9775
@hamzeclraxmaan9775 2 месяца назад
Suuriya ugu taagyar meesha iyadaa Loo baqaa sheekhoW ✋✋✋
@AbdiAgood
@AbdiAgood 2 месяца назад
Allaha guuleeyo muslimiinta 😂❤❤❤😮😢🎉🎉😂❤❤❤❤❤
@ZakiyaElmi-f3c
@ZakiyaElmi-f3c 2 месяца назад
لا يضرهم من خذلهم حتى يأتي أمرالله.
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 месяца назад
Mansha Allah ilahay quwad badan ha siiyo rer falastin
@NoordinKhalifMohamed
@NoordinKhalifMohamed 2 месяца назад
Pls sheikh online job
@munahassan880
@munahassan880 2 месяца назад
Aduunka aduunkii hore ma aha waxba yaan lawalwalin waa layska celinaayaa illaahay ayaa maceena ah dadka haday isku tashtaan cadowgooda way iska celinkaraan inshaallah
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 2 месяца назад
Allah ba caawiyey alxamdululah
@asilimohamed7322
@asilimohamed7322 2 месяца назад
Abadan abadan allaah ma odhan.
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 месяца назад
Cabdi casiis Sisi baa ugu fudud lacag hoosta laga siiyo Wadankiisa oo dhan inuu iibiyo .
@anasalmissagalhoney5915
@anasalmissagalhoney5915 2 месяца назад
thanks all informations brother good bless you my cheikh
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw sheikh wcs Hamas support xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 doua preay 🤲
@AishaBarre-m9f
@AishaBarre-m9f 2 месяца назад
Taraan waa mujrimka ugu weyn laakin ilaahaa ka awood weyn ALAAHu AKBAR ILAAHOW SHARTIISA KUCELI😢😢😢 YAA RABI😢😢
@aminadam2572
@aminadam2572 2 месяца назад
Good job
@casowcade9902
@casowcade9902 2 месяца назад
Sh maxemed cudurka Allah naga yasiro balse Shir jaraid ayan beri kasugaynaa wasrada cafimadka somalia so dhaqalo looga sameeyo NGO waaba shaqadiisa
@mrdhagane1268
@mrdhagane1268 2 месяца назад
Wxaa la jira awooda alle swt marka ay tuurayaan wxay ku dhawaqaan maga alle sheikh Alle swt ha u gargaaro
@ceebloibrahimyusuuf1120
@ceebloibrahimyusuuf1120 2 месяца назад
Subxaana allaaha ❤❤❤
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 месяца назад
Allow barakee Al-YAASIIN.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji 2 месяца назад
Wcs_Wwr Warka WAA Labaxay Understand Cml Mahadsanid
@Ayaano1993
@Ayaano1993 Месяц назад
Masar iyo urdun Bas Libanon waxa jooga xisbuallah
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 2 месяца назад
Bin salman waa gacan kudhiigle, qofkii dhiig muslim galaa Baqdin baa Allah kubeero, aawey weriyihii Turkiga kudiley,,, Kushuci Allah unaxariisto
@umiayaan5196
@umiayaan5196 2 месяца назад
Masar iyo urdun alle hakusalido labadasaa qooqan
@sahroali1196
@sahroali1196 2 месяца назад
Ilaaheey.ka.tuso.dhifaanada.carbeed.ee.hada.kufiirsana.xasuuqa.caruuraha.qasa
@bellazio7410
@bellazio7410 2 месяца назад
African iyo Arab Aqli maleh wanala mashquuliyay youtube iyo tiktok 15 ilahan nagala mashquuliyay Anaganeh YaAlaah for give as 😢😢
@hassanobsiyeofficial4818
@hassanobsiyeofficial4818 2 месяца назад
Wcs❤❤🎉🎉
@baabajuulow8344
@baabajuulow8344 2 месяца назад
HABEEN IYO MAALIN AAN DHEGEYSANA AL JAZEERA
@FarhanAlisaid
@FarhanAlisaid 2 месяца назад
Masar Jordan iyo Syria sadex daa weeye kuwa ugu horayya
@sahroali1196
@sahroali1196 2 месяца назад
Ilaaheey.ayaa.umiciina.masaakinta.reer.falastiin
@abdiali681
@abdiali681 2 месяца назад
Nacaladii Allah haku, dhacdo dhamaan carabta inta xunxun oo dhan 🙏 i
@AxmedMustafa-ux5yy
@AxmedMustafa-ux5yy 2 месяца назад
❤❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 2 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад
Machaallah
@jeeswano7047
@jeeswano7047 2 месяца назад
XADIISKA RASUULKENA SCW EE AQIRU SAMAANKA
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 месяца назад
First liké and comment
@leilaabdi5442
@leilaabdi5442 2 месяца назад
haa waala waynayn karaa falastiin waxay dhadhamiyeen carab oo dhan inay wada gaarto sida xanuunka walaalahood gaaray oo dhulkooda looga qaatay ay uga aamuseen si ay u dareemaan.
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 месяца назад
Allah idin yaree
@Kedismedia
@Kedismedia 2 месяца назад
WAA MASHRUUC IYAGAA ABUURAY SAY U DHAHAN WAAN IDIN CAAWINEYNAA
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 Месяц назад
Trupm. Carab. Ayagaaba. Raba oo lashaqeeya. Waa Duli
@Fowsiya-p4m
@Fowsiya-p4m 2 месяца назад
WaaSax Taram baa inoo fican Waayo Wuu Waa u inooshegaya Wuxu damacsanyah Waan oganeyneyna ilaahey shaar kiisa ilaahey ha inga qabto Waxa heys ka celiyan
@ahmedaden491
@ahmedaden491 2 месяца назад
Korsadii intee kalamaressin walalhi ad kabixin rabteen kwrn
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 месяца назад
Maya
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 Месяц назад
Trupm. He going to dream world it’s not easy like before
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 месяца назад
Istaahil istaahil Iskadaaya hakarbaashee ogow ilahay madulmiyo addoomaha lakn iyagaa isdulmiya
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 2 месяца назад
❤juumca ❤mubarak❤
@BaashiBarre
@BaashiBarre 2 месяца назад
Mareykan weli qof ku dhiiraday maleh, Lakin maalin un ninbaa kibir jabin doona, ilaaheey un baa kibirkii jabin.
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 месяца назад
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
@Maan_koriye1
@Maan_koriye1 2 месяца назад
Wcs❤❤
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 2 месяца назад
Ilaa Turkey 🇹🇷 ayey socan rabaa.
@MohamedSalah-tq9fy
@MohamedSalah-tq9fy 2 месяца назад
EGYPT,JORDAN,SYRIA,QAYB CIRAQ,SACUDIGA ILAA MEDINA
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 месяца назад
Asc wrx wbr
@u.j4515
@u.j4515 2 месяца назад
There was a outbreak in canada 2022, 2023 particularly in the khaniisyo community and it seems the same disease mpox or monkeypox, the variants could be different, Allah SWT knows the best May Allah SWT protect us
@laangasgaming5577
@laangasgaming5577 2 месяца назад
iiraan kuma jirto
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад
Sheekhow hal yaabin sababtoo ah wax meesh ku jirta ducufada muslimiinta ducadooda wax kaloo ku jira rabigii abuuray. Oo ujeedo
@deqafarah8903
@deqafarah8903 2 месяца назад
In Trump u dhaarto carabta ku fiirsatay falastiin dhibka, way astaahilaan. Waxaan Alle ogeyn dhicimayaan, dhibka walaalaha falastiin Allaha ka korqaado,aamiin
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 2 месяца назад
Mamulada carabta iyo taram iyo yuhuuda way isla socdaan
@ismailosman9671
@ismailosman9671 2 месяца назад
Tangiga wexey ka toog taan meesha xabadaha ugu keydsan inta badan kadin xabadaha ayaa qarxaya
@goldensilver210
@goldensilver210 2 месяца назад
Inshaa allah Trump warkiisa waxba kama qadaayo falastiin
@ahmedabdalle6513
@ahmedabdalle6513 2 месяца назад
Waa sax trump inuu sidaa u hadlo waxaan maqlijirey maandho iga daa carab waa naagey
@HibaaqBilan
@HibaaqBilan 2 месяца назад
Gaalkaas allaa ka weeyn
@FatumaGambes
@FatumaGambes 2 месяца назад
Scw
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 2 месяца назад
Masar baa u horaysa
@deeqsheekh6423
@deeqsheekh6423 2 месяца назад
Asc
@ibtihaalcadey285
@ibtihaalcadey285 2 месяца назад
Wa run xanunkan laakin caruurta waxaa kenya laga talaala marka yar yihiin saaka oo aan tagnay Hospital Aay U.N ledahay waxaa na loo sheegay in ayna wali jirin Talaal dadka waweeyn hadu yimado kolay way nala so xidhidhayn sida aay sheegen InshaAllah
@KhadraKadil
@KhadraKadil 2 месяца назад
war bal cudurka i fahansiiya maxuuu yahay
@AbdiasisAbdi-d5m
@AbdiasisAbdi-d5m 2 месяца назад
Masar kudaysay. Mar Haduu Trump soonoqdo.👌👌👌
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 месяца назад
Mar haddiiba FALASTIIN lagu daawaday xasuuqii, ayagana halagu daro.
@callidheere2600
@callidheere2600 2 месяца назад
Shiikh Uganda ku noolahay cudur kaan wuu jiraa cabsi ayaa ka jirto Uganda xitaa leesma salaamo
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux 2 месяца назад
Ana Nairobi joga wll cudurku wa maxay ma maqlin astmahe ayu le yahay
@realityeagle21
@realityeagle21 Месяц назад
Sheequna xayesiintada aad ayeey u dheertahay runtii waaye warka aad ino sheeyegeysid oo aan jecelnaha xayesiintada ka badan ee so gaabi hadi ay maquultahay waayo xayesiinta youtube ka aya sii dheereneyso
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi 2 месяца назад
Saw scw saw ❤ saw
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Scw scw scw ❤❤❤ iska sax Amaleey
@MahamoudAli-n1r
@MahamoudAli-n1r 2 месяца назад
Aslaamceykum..dulmidiid..waxloo.badhiinyaa..islaamka..seexday..ayaadhul..lougaqadaya.Asc
@nuromohamed2121
@nuromohamed2121 2 месяца назад
Waa wax aandhacayanin in Israel carab gumaysatoh
@warsameabdilahi4495
@warsameabdilahi4495 2 месяца назад
Salaam sh Dulmi diid. Haddii Falastiin dawlad ay lahaan lahayd hubkaa may sameeysan lahayn. Waxay noqon lahaayeen sida dawladaha carbeed uun. Dhibka lagu hayo ayaa Gaza ka dhigay dad aad u adag oo wax Iska dhicin Kara. Dhibaatadu dadka way dhibtaa Laakiin way adadkeeysaa. Kuwan hubka iyo horumarka gaarayba dagaalkii koowaad iyo kii labaad ayaa horumarka la gaaray.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Insha Allah Trump Ma Soolabanayo Kamala harris heleyso Insha Allah❤❤❤
@يااللهيارب-ف2ق
@يااللهيارب-ف2ق 2 месяца назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717354582 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-........................،،،،،،،
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 месяца назад
Carabtii dhiiga falastiin fiirsanaayey xaasaskooda dhiibaayaan
@SiaAbdi-e9x
@SiaAbdi-e9x 2 месяца назад
Awood ilaahay ayaa burburis ilaahoow ugargaar masaakiin cadawga isubahaystay
@caydarusshariif3662
@caydarusshariif3662 2 месяца назад
Shiikh Trump waa nin waalan oo dabaal ah warkiisa ka bood
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 2 месяца назад
YUHUUDDU WAXAY DOONAYSAA INTA UDHAXAYSA WEBIGA FURAAT &WEBIGA NIIL &QAYBTURKIGA KAMID AH
@zainababdi781
@zainababdi781 2 месяца назад
Rabbiyaw, u gargaar adaa awoodle
@abbdll
@abbdll 2 месяца назад
trump diin ahaan ayuu u taageerayaa wadankaas. Xataaa itoobiya ayu badda soomaaliya ku wareejinayaa
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 2 месяца назад
Sheikh ow ma ogtahay In adiga wadankaadi Ethiopia la siiyey
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 2 месяца назад
Wadamadaas waxaycunaan dayerta eyga yayuurta doliga dharawooga Iwm anigaa arkay ligamasheekeeyn
@ibrahimethio2314
@ibrahimethio2314 2 месяца назад
masar ha qabsato Jordan ha qabsato kuli carab ha qabsato israaiil xasuuqa shacabka falastiin ayay ka dhiidhiyi lahayeen haday carab nooshahay waa horay dhimataye israaiil ha isja xaadho maydka carabta
@Medbareh
@Medbareh Месяц назад
اناللله
@marianhussein1545
@marianhussein1545 2 месяца назад
Iska hadal
@Qisooyin96
@Qisooyin96 2 месяца назад
Ilaahayow lagu siqo carabta ama ha wada baaba’aan ama intey israacaan Israel ha iska celiyaane waayo hada falastiin kaligood waxa ku socda ey carabta kale ku eeganayaan wax la eegan karo ma aha 😢
@83587
@83587 2 месяца назад
Dagalka markuu bilowday ban dhahay Falastiin ayadaa adduunka hogamin donta
@baabajuulow8344
@baabajuulow8344 2 месяца назад
SHIICADA IIRAAN WAXEY HORMUUD KA YIHIIN IN LA TIRTIRO SUNIGA
@geelaa1000
@geelaa1000 2 месяца назад
Ninka waalan ayaad warkiisa run nooga dhigeeysaaye. Insha allah ma guuleeysanaayo. Haduu guuleestana 4 sano oo hore ayaan u adkeeysaney hadane wax ma naga taraayo
@Kedismedia
@Kedismedia 2 месяца назад
WAAA DHAB
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
Illshay. Ayaa. Ka. Awoodwayn
@abdifatahyaqub8926
@abdifatahyaqub8926 2 месяца назад
Anigu waan kaa shakiyey
Далее
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00