Тёмный

"Haday dambi noqon wayday Hay'addaha Soomaaliya aya laga qayb galayaa ..." Xildhibaan Ku Cadeeye 

MM Somali TV
Подписаться 514 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Месяц назад
Muuse biixi maxamed kaahin la kulmay dowlada somaliya maxaad dimbi ugu soo oogi waayday kkkkkkkkk hadeey dimbi noqon waaydo Bacaac Bacaac Bacaac
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Месяц назад
Faqi tolkii kama jano tago adeerkii muusebixi ayuu u shaqeeyaa iyo reerkiisa.qudhun
@MouktarOmarBougouleh
@MouktarOmarBougouleh Месяц назад
Waryaa qudhuuuuun
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 Месяц назад
kani waa cadaqaate war kamasoconaysa sharcidarada muse iyo kooxdisu adiguna matihid shaqsi xaq kahadlay lakin muse aya karkarka kuwaydariyay ee ha ceebayan sharafta culimada sheekhow
@hassanabtidoon5452
@hassanabtidoon5452 Месяц назад
Gadh wayn iyo Qabyaalad isku biiray.
@user-kz6vm7zw2p
@user-kz6vm7zw2p Месяц назад
Muuse difacayaaaa
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Месяц назад
Runtii waa qof garanaya wuxuu udhaartay alle haku sharfo sheekh ku cadeeeye
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Dofaatkaan qabiilkuu walay
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 Месяц назад
Ragii diinta ku qadhaaban jireyna weeyan alle risiqa bixiyana e sharaf iyo shilling ,shilling kuu kajecelyahayna e faqri qalbiyan ahna baa ku dhaceyna e
@mhassan0163
@mhassan0163 Месяц назад
Waa tabtii Samaale diinta wuu isku qarinayaa, he want to disarm you believing him, a Wolf in sheep clothing, waa Dawac gashan haragga Adhiga
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 Месяц назад
@@mhassan0163 waa in qolyahaas layska qabtaana e
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Somalia ka mid tihiin 😊joojiya isburbursiga. Dhalinyarada unaxa
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 Месяц назад
Qofkan muxuu rabaa Ma dalkuu duminayaa
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Месяц назад
Dalka isaq land miya mise mid kale mise oromo amxaro jacel lafti naga magac xon baxay isaq land adiga oromo tahay mise amxaro tahay
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br Месяц назад
Xildhibaan habar awal ah kkk
@gurxanxalane
@gurxanxalane Месяц назад
Xildhibaan kani waa masuul garanaya masuuliyaddi loo doortay.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Waa munafaaq dhadiga isaaq ahaa
@gurxanxalane
@gurxanxalane Месяц назад
adiga ah munaafaq ku meereso ila qiyaamaha hadal haynta qabiilka isaaq ileen ciil bay ku badeene.
@shaaficicabdi3994
@shaaficicabdi3994 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ina abeebna waa qaran dumis waa kaa caq ligaagu
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
@@shaaficicabdi3994 king maxamed abiib kaa fiican tuugaa Ina biixi family
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Месяц назад
Dadkii meelahaa.fadhi.ku dirirka joogi jiray ayaa.meeshaan.gole ku sheegaa soo.fadhiistay.waar.dalku miyaanu.sharci lahayn waar waxaan.ka xidha meeshu baarlamaan maahane waa Dargadda.yooyootankae
@asadaxmed218
@asadaxmed218 Месяц назад
Reer hadal badana iyo in hadal badan is haya waaydan hhhhhh
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Месяц назад
Yahuuda hadii lalo kulmo danbi ma aha
@saeddahir7600
@saeddahir7600 Месяц назад
Yuhuud xaasidkaa kaxun Yuhuudaa waaba lawada ganacsan karaa laakiin xaasidka kaguurbaa layidhi
@hamse3021
@hamse3021 Месяц назад
Ma sidaasuu masaajid ku haystaa😂😂 waar ninkan waxba haku daalina
@hamsaibro6454
@hamsaibro6454 Месяц назад
Waar ninkan inay wakhti ku lumiyaan may ahaynba nin waliba waxa uu doono ha sameeyo
@user-wj8hc6zt5q
@user-wj8hc6zt5q Месяц назад
Waaruuntisa waa in shaqo laga qabtaa dad kan xildhibaanada sheeganayaa ma meelo kalay kasokala jeedan waamaxy oo buuqi waar dad kii wadanka oogaamin jiiray maye macnii biriitish people wanaka iskalahaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Munafaqadiin tuugan maha sheekh
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
Dadkaan iyagoo riwaayadan 33 sano ku jiro beey itoobiyo mar dhaw qabsan doontaa hadalkaan meel iiga qora. Waayo meeshaani muuse biixi baa waalay.
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 Месяц назад
Dhul soomaliyeed oo weliba madax weyne saxexay sow itoobiya kuma maqna weliba ilaa gedo ayeey muwadinin u dhalay ka saraysay wax baro waxna hubso
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
@@amaalhasan2735 waxaan ka hadlaayo waa halka lagu soo wado ee la leyahay dhul iyo bad baan idinka siinay ee kaalay oromooy soo guura oo na soo dul daga.
@Haamud
@Haamud Месяц назад
XILDHIBAAN ku cadeeye run buu ku Hadley.Waa nin garanaya wuxuu u dhaartay.
@sahnim7481
@sahnim7481 Месяц назад
Welee Sirdoonku Bilaash umuusoo galin MMt.Ma' ila aragteen in tvgani codka dadka laandernimada taagersan uu la dagaalamayo, ee Codka Xildhibaankan Way Jarjarayaane..
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 Месяц назад
Waar oradoo Macaalamdaadii iskaga noqo Quraank ku qabyay Qabyaalada ayaa danbi ku sheegaysaa
Далее
"Kuu Jawaabi Maayo Adiga " Gudoomiye Xinif
26:00
Просмотров 58 тыс.
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17