Тёмный

Hadeysan is feerin nasiib ayey leeyihiin kadibna xabad isla dhicin| fashilkii shirki Xamar! 

Dulmi Diid Clips
Подписаться 74 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Hadeysan is feerin nasiib ayey leeyihiin kadibna xabad isla dhicin| fashilkii shirki Xamar!
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com...
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com...
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@dulmidiidclips
@dulmidiidclips 3 часа назад
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@Xalimo421
@Xalimo421 2 часа назад
Aaaaaamiiin ducada,Anigo wadada socda Saakey ayan u duceeyay Dadkeena in uu Ilaahey u kor dhiyo Iimaanka iyo Aqoonta,Allahuma Aamiin.
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 часа назад
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 часа назад
Xasan sheekh ma aha nin allaah ka baqa maba oga in uu qabri sugayo oo umada soomaliyeed oo dhan la waydiin doono
@axmedcismaan2601
@axmedcismaan2601 29 минут назад
Orom haba isku hadlin adiga xoolo
@mohadeeqnuurcabdi5420
@mohadeeqnuurcabdi5420 2 часа назад
Kuwan waa qaruun weye iney qazaain sameystan iyo kursigoda xun e diin iyo dalba iyo dadba kaga sareyo ayey kaga mashqule mrka dalkan iyo dintisa iyo dakisa dankama lhan alle haka horlexiyo kuwan duleysan ee shesheye kalkalka ah iyo qablayada dinta u ah kulli wa danyero weye mrka dadkena islamka ah e shacanka ah kuwani aynu isdhafino dalkana din iyo imam cadil ah ayu uradino❤❤❤
@فتحيهمحمد-ط3ش
@فتحيهمحمد-ط3ش 2 часа назад
Amin Amin ya rabi
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي 31 минуту назад
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Час назад
Xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dalka waa laga badbaadin insha allah
@axmedcismaan2601
@axmedcismaan2601 28 минут назад
Orom
@MedHassan-o6m
@MedHassan-o6m 2 часа назад
Sheikow,ha isku darin dhammaan madaxda africa,tusaale madaxweynaha jabuuti wuxuu balan qaaday in uu jabuuti ka dhigo dubai iyo singapuur,inshaallah waad arki doonta ka hor 2035,sabobta ah waxa jira wax la idhaahdo vision djibouti 2035
@siciidmaxamuud8500
@siciidmaxamuud8500 2 часа назад
Amiin
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 2 часа назад
Inee is xabadeyana inoo ficned ugu yaran mujrimin Na dhafee noqon lahayen dowlad kasta iyo madobe noqden Allah cadaabo ku waan Allah ina dhaafiyo malaha anaga adunka inaa nabad helno noma qornee inee yuhuda imarad iyo Amerika munafaqintan kala gatan ku dhamesan rabnaa ilahayow kuwan naxariis tada ka fogeey geridana ku dhib
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 2 часа назад
Sheekhoow madaxda 1:Meeqa guri aa dibada ka dhisatey? 2: meeqo lacag ayaa bangiyada kuu yaalo? 3: meeqa wakiil ayaa dowlada kuugu jirto? 4: dowladehee lacag ka heshaa? 5: meeqa qof ayaad ku leedahay GOLAHA sare & kan choose & madaxweyne gobol?
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 Час назад
Waa kugu raacsahay in ilahay noo soo saray kuwanahay madaxdii noo qalantay Ilaa aan anagu is badalana ma shaqaynaysoo inan ka baxno saan 👍🏽
@AbdiAgood
@AbdiAgood 3 часа назад
❤😂mahadsanid sxb❤ Tabin wacan ❤
@XamseBadawi
@XamseBadawi Час назад
Afar hargeisa jooga ku dayda
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Час назад
SHIR AAN LOO DHAMEYN GUUL LAGU GAADHI MAAYO WAXAANA KHALADKA OO DHAN LEH XASAN SHEEKH OO KA SHAQEYNAYA KALA IRDHAYNTA UMADDA SOOMAALIYEED.
@siciidmaxamuud8500
@siciidmaxamuud8500 2 часа назад
Walaahi bilaahi waa mooryaantii oo shaati loogaliyey oo qabiilwaba calanyeeshay yaahorta dad iyo shacaba kalashecel waatuugo shacabka dhacda balaayo iyo imaaraad kushaqesto balaayo kale yaa horta qayr uga fdhiyey waa tuugo lacagta shacbka kdhaca waxna uma qabtaan waxyna kusasabaa reer qurac baa idinku sooduulaya marka weysku dhabqabnaa tùugadaa xasan gugùurte hugaaminayo ile hanaga qabto degdeg
@mohammedmanann9977
@mohammedmanann9977 2 часа назад
Shekhoow walahi waa wax cajiib hogamiye kasto cuntadii uu cuni lahaa waa uu watay dad nocas ah aya xukunka noo hayo
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 часа назад
Soomaaliya mar hore ayaa ka niyad jabnay ineysan doolad daacad ah ka jirin oo nin kasta jeebkiisa ayuu fiirsadaa.
@ahmednuuraden9552
@ahmednuuraden9552 Час назад
Waxan layaaba dadka weli u haysta inaynu dawlad leenahay, diid ama hadiidin malihin dawlad
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 26 минут назад
😮sheekh waa la yaabay dad umad dhan ay dooratay oo dadka khiyaamaayo
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 3 часа назад
Waa la kala shakiyey
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 часа назад
Waa sax iney mar walba ka hadlayaan Dantooda gaarka ah.
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 Час назад
Shalay waxii uu farmajo kueedeenayey ayiuu sameenaa xassan sheekh maxamud kaligiis talis waad ogtahay
@saalaxsheikhabukar3679
@saalaxsheikhabukar3679 Час назад
Shekhow cawada waa iga qoslisay wax run ah ayaad sheegtay
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 25 минут назад
dadkii heesi jiray may u heesaan madaxdaan
@RohomojaIsiolo
@RohomojaIsiolo 2 часа назад
Asc sheikh ask question Djibouti president was die surely
@wilwaal545
@wilwaal545 2 часа назад
Shirrkaa lamsicona aa shrkaa muxuaxaa .
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 Час назад
Afirka Jeebkeey Ka Hadalaans😂😂😂😂 😊
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 Час назад
Waxii uu farmajo kueedenaayey ayuu sameenaa xassan sh maxamud Najaas najaas dhalay puntland iyo jubaland waaka baxeen Muqdisho
@jellehassan215
@jellehassan215 Час назад
Qof madaxtinimo raadinaayo hadaad aragtaan qof Fiican. Maahan.
@stefankuber2132
@stefankuber2132 40 минут назад
Maxamed syaad 20 sano ayuu Xukumay soomaaliya waxuu u khabsaday lama tiri karo. Jididka xamar iyo Gowalada Warshdo Dugsi Waxbarsho Jaamacad . Qoraalka Farta Soomalika. Somali Airlines. Iyo Xooga dalka soomaaliya waxee Aheet tan Geesja Afrika uku Xoog Badan . Iyo waxyaalo aan la gowikari . USC Maxee u Sameesay Soomaaliya muda 30 Sano ka badan ?
@maimunaabdulahi4024
@maimunaabdulahi4024 Час назад
Asc walaal waxaan joogaa Canada waxaa ii galiwaayey teleefankii culumadii aad tiri waalidiinta ayey u cimreenayaa ee maxaa qaldan
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 Час назад
Waad ogtahay inuu Madaxwaynaha Somaaliya Xassan sheekh maxamud inuu qaldan yahay sabab too ah shalay waxii Farmaajo ku haystay inuu sameenAayo
@AxmedOscar-e8y
@AxmedOscar-e8y 2 часа назад
1 nin ayaajira oorawa dantadadka kaasinadadka marawaan
@axmedcismaan2601
@axmedcismaan2601 27 минут назад
Kan asiga ma qarar sanyhy wan yaby hadal qurxan oo micno leh maba ujeedne😂
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Час назад
Nin dameer dhaaminjiray waxwalba dameer ayuu moodaa.
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 часа назад
kuwan ilaah hanaga hoor warejiyo isbadal qeer qabo
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 часа назад
maya maya ma jiraan nin walba naftiisa ayuu raadinaayaa
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 часа назад
asc kuwan ilah hanaga qabto kuli waa iska wada argosanyan soomaaliya ijid anku jide
@khadiijoibraahim3392
@khadiijoibraahim3392 2 часа назад
Kkkk yaab waye
@ZiizoowZiizoow
@ZiizoowZiizoow 2 часа назад
Shike horta wadanka wey gatan tasine somali u tala
@Shxusen55
@Shxusen55 Час назад
Sxb adiga ma iska dhaftid arimaha somaliy
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 часа назад
DULMI DIID KUWAN WAXBA HAKAFILAN WAA WADA SHAYAADIIN INSI. THEY ARE ALL MOORYAANS.SOMALIA HAS NO GOVERMENT IT IS LED BY DAMU JIDID DEVILS AND MOORYANS AND AL SHABAB Nairobi
@Cabdimaalikshariif
@Cabdimaalikshariif Час назад
Kuwaan qashin lee kutilmaam
@PilotibraYare
@PilotibraYare 41 минуту назад
Adi wa farxadaada ileen jajuus tahay
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 Час назад
Madaxwaynaha Somaaliya Xassan sheekh maxamud inuu Qaldan yahay u sheeg taas waad kagaab satay
@somalitubs
@somalitubs 2 часа назад
Aamin
Далее
Women’s Goalkeepers + Men’s 🤯🧤
00:20
Просмотров 2,9 млн
БЫСТРАЯ сборка ПК - от А до Я!
00:22
How to win a argument
9:28
Просмотров 589 тыс.