Тёмный

HADI AAD TIHID HOYO CUSUB, MUUQAALKAN SI FIICAN U DHAGEEYSO... #19 

Naz Ahmed
Подписаться 103 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@zamzamismail8254
@zamzamismail8254 10 месяцев назад
Waxaan ku dhalay caruur kuna koriyay qurbe it’s okay if the baby sleep alone just read adkar for him before you leave the room Allah will protect you all
@zamzamismail8254
@zamzamismail8254 10 месяцев назад
Even hadii hurdadu u fiican tahay ilmuhu waa in labaro nolol uu leetahay uu ku raaxaysan karo qol in kaligii laseexiyo waa mid ilmaha u fiican hooyada rabaayada guriga 👍
@SumayaBashir-no3ub
@SumayaBashir-no3ub 10 месяцев назад
Abaayo heesta iska dhaaf wax kale ku badalo insha allah
@FadumaHajiaden
@FadumaHajiaden 10 месяцев назад
Very good topic and useful advice for a new moms. Habo Masha Allah. Hooyo wanaagsan oo aqli badan danteedana taqaana ayaad tahay.
@LeFluo
@LeFluo 10 месяцев назад
Machallah huuno jeune maman fariiide chapeau
@maryannoor6730
@maryannoor6730 10 месяцев назад
Mashallah my sis. Hoyonimo waxkafican majirto ❤❤❤
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 10 месяцев назад
Ilmaha koowaad waa lagu dhibtoodaa dumarkuna way ku yaryihiin qof daacad kuula talinaaya hooyo mahaysan malinkaan ilmahayga koowaad dhalay xataa waxaan garanwaayay markuu dharagsanyahay iyo markuu gaajoonaayo mar waxa jirta ilmuhu uu dharagsanyahay lkn uu hurdo ubaahnyahay uu oynaayo ana aan umalayn jiray inuu gaajoonaayo oon caano uun kadhargiyo intuu matagayo alx ilaahay waa isoo dhaafiyay ilmaha inuu sariirtiisa seexdo ayaa ufiican hooyada iyo ilmahaba ma kudhibtoonaysid
@Muna-lx9fd
@Muna-lx9fd 10 месяцев назад
Maasha Allah i love video iam single take as lesson ❤❤
@Hamda2020
@Hamda2020 10 месяцев назад
Horta somali hadaad wax waydiiso inay hadalo xun xun oo mentally ku sii dhaawacaya ku yidhaahdaan mooye inta talo fiican ku siinaysaa aad bay u yartahay waana sababta somaali badani u qarsato waxa ku dhaca oonay cidna la wadaagin dhakhtarna aanay u raadin so please hadaydaan wax fiican oydun tidhaahdaan garanahaynin iska dhaafa dadka cuz u never know what this person going through
@Farhia_ali
@Farhia_ali 10 месяцев назад
Welcome back Nas ❤❤❤❤❤
@kimkiz5207
@kimkiz5207 8 месяцев назад
I had myfirst babe 22year nd now he's 3months ani dalkiban joga famliy cawimadna ma helin just inanta shaqalaha ka ah guriga mahane and also igive birth c section alhmdulilah ilaahyba ila jooga🤲 o icawiya ina cawin dona foreveeerr cfmdyo cimridheer cibado suban aniyo inankeyga hnugu barakeyo rabi Ameen yrbbi cidna hy baahin adaa i daremye🤲🌜 thankyouu nazz🤍
@NazAxmed
@NazAxmed 8 месяцев назад
🤍🤍
@ubah3804
@ubah3804 10 месяцев назад
I put my baby on his crib at birth and it worked for me
@hodanriiraash9741
@hodanriiraash9741 10 месяцев назад
Nasra adoon qalad ii arkayn noo sheeg qabiil kaaga please 🙏
@dalkaab1436
@dalkaab1436 10 месяцев назад
Alle ha isku kiin xafido dumashi in sha allah
@nimonimco3063
@nimonimco3063 10 месяцев назад
Mahadsanid Nasteexo🙏. Ma no sheegi kartaa sababta ay makhsikisu ugu fiicanyahay. Dumarka Afrika joga mafiicna ayay leyihin. Dumarka qurbaha jogana way fiicantay ayey leyihiin. Noma geeshayaan sababta. Waan ku wareeray .
@amiin1980
@amiin1980 10 месяцев назад
Sababtu waxa weeye ilmaha maskaxiyan waxa u fiican inu kali seexdo inu barto su kalsoni u helo su u yeesho nolal u leeyahay isagu
@NazAxmed
@NazAxmed 10 месяцев назад
Ilmaha ayee ku xirantahay wllo. Anigu wiillkaygu u hurdo fududa Markas qassab ayeh igu noqotee intaan qolkiisa gooni u seexiyo
@zay7968
@zay7968 10 месяцев назад
I’m struggling now as a first time mom to an 8wk old baby who’s away from family. I literally have no idea what i am doing most of the time. People say i have spoiled my baby just bec i respond to his needs and carry him whenever he cries. I don’t know what to do anymore😢
@ubah3804
@ubah3804 10 месяцев назад
No you didn’t spoil baby cries because s/he need you, am first time mom who is away from family but hey it gets better baby will soon sleep more
@MadinaAhmed90
@MadinaAhmed90 10 месяцев назад
Aww sis, may Allah make motherhood easy for you and for us all. Dear sis, do not worry and pls do not listen to the rhetoric of others putting judgment on how you are raising your child, by all means if you have questions and will like a good suggestion you can reach out and take the good advice and leave the bad ones behind. Ppl will criticize and put judgement on how you do things, as if somehow they are the ones doing the raising, they didn’t birth the baby nor do they know the specific needs of your child. We are created differently and have a different and unique touch to things that can benefit our children. Therefore, keep doing the good work and be there for your child; that time is the most crucial time where they need their mother at all times, they need all the 5love languages if not more. But you got this; may we all thrive in parenthood because it is the most important and most difficult task you can ever take on.
@NazAxmed
@NazAxmed 10 месяцев назад
Just do you and your best walaashey. You will learn on your own. First baby is the one that we learn most things with lol. Be compassionate and patient with yourself and I promise everything will get easier with time 🤍
@baxsan-fr6or
@baxsan-fr6or 10 месяцев назад
Nastexo aniga gabadheyda hada ayey gashay sanad iyo 3 bil hadane wan ka baqaa in aan qolka kaligeed ugu tago oo jikada wax ku karsado intaa wax karinaayo 10 goor baan fiiriyaa ilaa maalinkey dhalatay ilaa maanta sariirta nala jiifataa aniga iyo aabahed hurdo xitaa igama imaanaysaa ayadoon ila jiifin aabaheed mar walbo uu dhaha sariir u soo gad aniga wan ka warwareegaa oo happy ban ku dareemaa in ay hoosteeda seexato go'aan adag waye in ilmaha la seexiyo qolka kale wan kari la'ahay wali
@GusharAbdullahi
@GusharAbdullahi 10 месяцев назад
Waa rabay ayaantaan xagee naga aaday
@haawofaarax1129
@haawofaarax1129 10 месяцев назад
Masha alha abayo keep going
@AbdimalikFaysalYusuf
@AbdimalikFaysalYusuf 10 месяцев назад
Mashallah allah xafido walaashey qali❤😢
@xikmaaxmed9232
@xikmaaxmed9232 10 месяцев назад
masha alh i miss you my role model ❤❤i love you very much my queen
@marwojannah6820
@marwojannah6820 10 месяцев назад
Masha Allah keep going walalo❤❤❤
@Amalhirad320
@Amalhirad320 10 месяцев назад
Manshallah
@munamohamed4850
@munamohamed4850 10 месяцев назад
Noo soo badni❤
@Minalove5529
@Minalove5529 10 месяцев назад
MashaAllah habeenkii caano masiin jirin miyaa
@NazAxmed
@NazAxmed 10 месяцев назад
Markaan CUNTADA u bilaabey 6 Bilood isago ah Ayaan ka joojiyeh canaha habeenki aan sii nayeh
@XamseXamze-kl2yl
@XamseXamze-kl2yl 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@nasteexonuur8339
@nasteexonuur8339 10 месяцев назад
Wn ku xiisiy xbb
@asuuahmed9667
@asuuahmed9667 10 месяцев назад
Maqsinka maxa kawada abyo
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 10 месяцев назад
Qol
@aisha665
@aisha665 10 месяцев назад
ILAA 3 SANO KA GAARAAN ILMAHA HOOSTA LA GASHTO WA FIICAN TAHAY JIIFKA WA RUN O SI FIICAN MAAHA LAAKIIN HOOSTA KU KORO WA WAX WEYN,LABA GOORABA 3 SANO KA DIB QOL GOONI WU BARANAYAA
@najmaali670
@najmaali670 10 месяцев назад
Ma baranaayo ee qolkana in la geeyo asoo yar ma aaminsani lkn waa in aad sariir qolkaaga u dhex dhigta si aad aalinkuu dhasho ugu ridid
@NajahAbas-jt3ww
@NajahAbas-jt3ww 10 месяцев назад
❤🎉🎉🎉
@dekayousuf3294
@dekayousuf3294 10 месяцев назад
Nastexoy Hargeisan joga hal ilmo ayan haysta wanan shaqeeya dadka kama nabad helaysid waxay ku leeyihin hadad ilmo kale dhasho wad fadhisan shaqayn kari maysid😂😂😂ka waran ana waxan idha 10 hadan dhalo wan shaqaysan
@umuamiira113
@umuamiira113 8 месяцев назад
Iskumid nahay
Далее
UFC 308: Пресс-конференция
35:18
Просмотров 528 тыс.
Three NEW MAPS in Update 0.31.0 Nightmare | Standoff 2
01:48
FINAL EPISODE | QISADA NOLOSHAYDA #20
12:15
Просмотров 6 тыс.
Alhamdulilah ya rab... Reaction Video \ Motivational
17:08