Тёмный

Hadii Madaxweyne Somaliya Tahay Somaliland Ma Aqoonsan Lahayd? Dood Kulul 

Dayax Films
Подписаться 389 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 491   
@asaldhalad7614
@asaldhalad7614 5 лет назад
Reer Somaliland jecliya 💚💭❤from muqdisha 💙💭
@boqorafdhuubofficial8558
@boqorafdhuubofficial8558 5 лет назад
Subscribe izaaR isoo pqoH adi qosli doNe
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 лет назад
Zbabtu waa mxy zhp
@Kinghamse7
@Kinghamse7 5 лет назад
Wnu ku jecelnahy wll adina
@rithwanshukriosman6280
@rithwanshukriosman6280 5 лет назад
mxaa ku kclaty
@xidigamuqdisho2643
@xidigamuqdisho2643 5 лет назад
Xaa ku jaclaTy ⚠😎
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 лет назад
*Dadku waa walaalo oo Siyaasaddan baas uunbaa isku kaaya direyso* VIVA Shacabwaynaha *Reer hargeysa iyo Reer muqdisho*
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 5 лет назад
Abdirahmn iyo gabdaha quruxda badan wadsalamantihiin...from muqdisho
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 5 лет назад
Gabadhee 4tuba way qurxoon yihiin
@fartamoh6fartamoh616
@fartamoh6fartamoh616 5 лет назад
Wlhi Somaliland qalbigan ka jecelahay iam from Mogadishu 😍😍 somali and Somaliland waa mid waa dad walalo eh wada dhashay isku af isku dhaqan isku diin 🤩😍😍😍 Allow qulumtena midee
@canabcumar1434
@canabcumar1434 5 лет назад
Amiin abyo
@ataaxx9188
@ataaxx9188 5 лет назад
Lkiin mrkii hore iykaa idin donyay wlo imkna iykaa idin diidan iam D.jibouti🇩🇯 viva Somaliland
@caashomaxamed1174
@caashomaxamed1174 5 лет назад
Aamiin wllo
@hodoomar7021
@hodoomar7021 5 лет назад
Good
@Hooda36
@Hooda36 5 лет назад
Fartamoh6 weligeen mid noqon mayno never waxaaynu kala nahay Somaliland iyo Somalia🤷‍♀️
@nimcoabdilaahi9729
@nimcoabdilaahi9729 5 лет назад
Wn mideen lahaa si ay magaca soomalinimo si aan dunida aan gaarno 🌍🌍🌍
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 5 лет назад
Waa kuu salamay walaashay
@hindahaha802
@hindahaha802 5 лет назад
nfd la midow wllo ama somali state si aad dunida uu gaartid yagba waa somali. Djibouti waa somali keli ayey uu socota cidna ugama bahna iney la midowdo! somalinimo kuma calaacasho! wax qabso oo guurigaga nadiif ka dhig sii aad kuwa kale wax uga faideysid. Somaliland markey wax isku darsaden Somalia Somaliland waxay uga faideysay xornimo oo ad heeshen 5cisho ka dib. maxa laga fayidey 30ka sano oo ehen wixi calamku uu ogolado Somaliland inad dhulka isla dhacdid oo qaylo dhan dirtid.somalinimadu waa taas aad ina tuustid maxa duunida gaari wllkaa luugta jiideysa
@inagulled7520
@inagulled7520 5 лет назад
wwwww cawa first ahy intii iga danbeysa likta dhac kusiiya yqy c/raxman allha ku dhowro wll an jeclhy
@boqorafdhuubofficial8558
@boqorafdhuubofficial8558 5 лет назад
Subscribe izaaR
@mvlogsfilms6449
@mvlogsfilms6449 5 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-K1A02Y4dKl4.html
@mvlogsfilms6449
@mvlogsfilms6449 5 лет назад
@@boqorafdhuubofficial8558 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-K1A02Y4dKl4.html
@mychannelbulshada6198
@mychannelbulshada6198 5 лет назад
Somali wa 1 💯❤❤❤
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 5 лет назад
Thanks cabdiraxmaan waxaan ahay soomaalilandar aqoonsiga soomaaliland uma yaalo madax Wayne soomaliyeed soo dhagayso markuu maxamaed kaahin laaha aqoon sooamlinad wuxuu uyaalaa umada soomaliyeed thanks dayax filims
@yaxyesuudi
@yaxyesuudi 5 лет назад
hodan saleebaan wa gabar aragti dheer allaw xifdi gabdhaha kale ayagana wa gabdho qalbi fican dhamantin alle ha idin xafido
@xsnyre806
@xsnyre806 5 лет назад
viva somaliland dad wanagsan caqli u saxiba wan idin jecelnahay dad hore qalad ey galen jiilka hada jira yaan lakala fogeyn viva from muqdisho
@mrhassanali3297
@mrhassanali3297 5 лет назад
Mashallah. May Allah bless somaliland iyo somalia
@ifraahhirsi3735
@ifraahhirsi3735 5 лет назад
Somaliland wn jclhy xaqiiqti aniga wn ahy from muqdisho wlhi plhi tlhi wxn waqti waliba kuduceysta iney midowaan somali iyo Somaliland allow kadhigi
@faliscdey93indhauroon44
@faliscdey93indhauroon44 5 лет назад
Woow abdi raxman iyo gabdhahena nolada yaqay from muqdiisho keep going
@hamdisalad9908
@hamdisalad9908 5 лет назад
Shanta soomaaliyeed Allah ha isku keeno naceeb kana hakadhax saaro 🇸🇴🇸🇴💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗🇸🇴🇸🇴💗💗🇸🇴🇸🇴💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdimalikakani8864
@abdimalikakani8864 5 лет назад
Abti shacabku Isma necbee Waa madax dhuuni raaca
@xogtacaalamka21
@xogtacaalamka21 5 лет назад
Aamiin
@saidharunmahamud
@saidharunmahamud 5 лет назад
Soomaaliya wa mid wllkey #dayax films Somaliland maahn dal Somaaliya aya dal ah Hodan waxey jaceshahy somali nimada 🇸🇴🇸🇴
@boqorafdhuubofficial8558
@boqorafdhuubofficial8558 5 лет назад
Subscribe izaaR
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 5 лет назад
Kkk riyo ayad kujirta guul somaliland
@boqorafdhuubofficial8558
@boqorafdhuubofficial8558 5 лет назад
@@asiyawarsame4833 subscribe izaaR
@mohamedapdi5081
@mohamedapdi5081 5 лет назад
Waad khldanty somalia waa dal somaliland waa dal haday ku darso laba mdaxwayne ayaa u kla taliya
@barkhadabdi4761
@barkhadabdi4761 5 лет назад
Somalia wax la idha baan jirin doqonyohow hadaad naga Xishoon waydaan waydun naga baqi Somaliland guul💪💪
@axmedxidig4124
@axmedxidig4124 5 лет назад
Waaaa idiin taageersanahay reer somaliland aadbaan idiin jecelnahay fikirkiina saliimka ahna waad ku mahadsantahiin
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 5 лет назад
Thnks wllo guuleyso anan sido kale
@aaminaomar1335
@aaminaomar1335 5 лет назад
Wadankeynaad qarxeysiiin kiinad aqoonsi urabtiiin war yaadadkaan wax usheego yaab 😭😭😭 war riyadiina hadii aad rabtiin intey idinrumowdo nadhaafa reer muqdisho hadaNhy nh hay see waye idinka 😩😩🙄🙄🇸🇴
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 лет назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔️✔️✔️✔️🇸🇴🇸🇴✔️✔️kani waa lama huraan Viva somalia
@yusufali2900
@yusufali2900 4 года назад
Kani wuu fashilmay
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 5 лет назад
somalilnd waa shacab qalbi fcn lkn madaxwaynayaasha ayaa inakala fogeeyay from lascnod
@siradm
@siradm 5 лет назад
Aniga vedioga ma daawanayo sababi jira oo ik gaar ah awgeed laakiin su'aashan ka jawaabayaa dhalinta waa salaamay. Maya waayo wadajirka banu wax ku nahay laakiin Somaliland ban tagi lahaa masan madaxa u dhiiban lahaa oo dhihi lahaa waa i kane sidaad doontaan iga yeela
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 лет назад
dee wx kle maahee Na ictraaf kaliya uun ku odhan lahaa
@daahiryariisow
@daahiryariisow 4 года назад
Gabadha tiri waan is ku sari lahaa Waa Habra alli badan masha Allah War 2badii Germany At as midoobay 2badii. Yemen war sagaaro tun lakala goopy ma lahan
@fowsiyamohammed9633
@fowsiyamohammed9633 5 лет назад
Wanaagu wuxu ku jiraa wada jirka waxaan leeyahay somali waa mid waan idinsalaamay dhamaantii form sweden
@queenlove1966
@queenlove1966 5 лет назад
Masha alaa wan ku raacsanahay hodan cadey
@abdulahiabuker5183
@abdulahiabuker5183 5 лет назад
Mashaa Allah gawadhaan yar baa ka damiir fiican sadaxdaan kale ee Somali midnimoda waa muqadas Somali Somali baaleh
@farxsaneeyfaceedkaroon8310
@farxsaneeyfaceedkaroon8310 5 лет назад
Gabadha hodan la leyhy waa gabar caqli badn oo somalinimada ku weytahay mashallah caqliga salimka allaha ku dayo
@mariamrobly
@mariamrobly 4 года назад
Oh my God, caaqla Curuut Somalida waa lagu'ciyaary. Somalia Aqoonsa u ma haasow. Somaliaya ku beeraty Somaliland.
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 5 лет назад
Hablaha yidhi waan iskudarilaa Ayaa wiimay💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻👍🌿🌿💐🌿🌿🤝🤝
@sahraabdillahi7041
@sahraabdillahi7041 5 лет назад
Lana wadan oo mid waliba goonideeda xoriyadaeeda uga qaadatay labor gumaysi oo kaladuwan ayey ahaayeen mudo yar ayaa Hal wadan laysku ahaa way shqaynwayday ,waa la kala noqday dhibka jiraa waa maxay.dhibka jiraa waa koonfur gudaheega gaalkacayo ayaa labo calan leh iyo labo maamul.taa ka shaqee.
@queenimaan5156
@queenimaan5156 5 лет назад
Aniga hodan aa racsanahay waa qof xigmad iyo aqli leh sister adoo kle somalida lagama helo ilaah haku dhowro quruxey new generation ka ku bahan hodano kle madax kadhiga yaqey wax badan bey qaban laheed Allaha ku dhowro queen 👸 💕💕hadii xata lagala go o wali wada dhalashadii waa halkeeda love all to my people dadka negative comments isku cayaya kala xishoda somaliland iyo somalia qabri manila galayan ee diintina ku dadala love all my somali people 💕💕💕
@Hooda36
@Hooda36 5 лет назад
Princess waxaad hodan ugu raac santahay jiritaanka somaliland majeclid waxaad rabtaa wax Somalia raba bes quuso somaliland is not Somali maskaxdada usheeg somaliland is not Somalia🤷‍♀️
@ramlodahir5688
@ramlodahir5688 5 лет назад
Hodan jiro jok sis wa gawar qali bdn xaqiqdi💕
@xasancadaani9830
@xasancadaani9830 3 года назад
Mr dayax Film Sxp Qaali Doodaan Mar Kale Qabo Waxaana kaa codsan lahaa inaa igu casuumto sxp Hadii Aad Walli Caasimada Joogto Thank You
@faisobashiir1272
@faisobashiir1272 5 лет назад
Wowowowo inantas wlhi wa fariid aayo tiri wan isku soo geni laha barafoo xbbti
@amalomar860
@amalomar860 5 лет назад
From Saylac to Raaskabooni Ilaahay waxan kabaryayna inuu barisamaadkii siday ahad kusoceliyo Midnimadu waa xoog iyo wanaag ummadu gaadho
@aydrusabdi8156
@aydrusabdi8156 5 лет назад
Hodan gabar aqli badan good job for USA
@zakioffcial6257
@zakioffcial6257 5 лет назад
Wll qaali ani waxaan ahay wiil reer mogdisho waxaan tagerayaa gabadha ladhaho hodan waxaan ku tagerayaa eegfiri wllhidaa waxaa dhab ah in aanay kala marmarmin wllyaal cudur allaha aniga haayo dad is jcl oo lakala jaray unbaa arkaaa wllhidaa runti waa wax laga xumaado wax yalaha qaar👍👍👍👍👍👍
@philipilamo7255
@philipilamo7255 5 лет назад
Hadaa niyada ka hadlo waan aqoonsan lahaa Lkn qalbiga Maya ayuu ileeyahay waayo Shanta somaliyeeda ayaa ii muuqdo
@hanaomar8339
@hanaomar8339 5 лет назад
Shanta somaliyedee ku muqataa watee sidee ayaad se ku gadhaysaa ilayn Somaliland oo kaliya maaha 5 ta somaliyeede
@philipilamo7255
@philipilamo7255 5 лет назад
@@hanaomar8339 waa qeyb ka mid eh waliba mar ba mid eheen weyna solabanee mid nimadaas
@asmaacaabi8348
@asmaacaabi8348 5 лет назад
Hodanban liketa siin lahaa anigu ahaan aad baad umahadsantihin dhamantiin
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 5 лет назад
Hodan Saleebaan Mohamed, Waa habar fayoow xeey ka aqoonsanee 3xafadood, inaan dhacayn beey ogtahay, Shankaroon land, caqiliga allaha kuu dhafo Hodan Saleebaan Mohamed, fariid
@nuurfaisalsiet5172
@nuurfaisalsiet5172 3 года назад
Hadii aan ahaan lahaa madax weynaha somalia Somaliland waxaan siinlahaa ictiraaf buuxa Sabab oo ah Cida cida keliyee iganaxaysaa waa iyaga waxaanlarabaa in ay ka mid noqotosomaliland quwada Africa Kadib na gargaar walaalnimo aan ka helo ciidamada shisheeye ka saaraan ka dibna wadan ka ilaxoreeyaan iyagaa daacad iigu dhowe Kadibna waxaan noqon lahayn labada dal ee mataanaha ah Ee caalamka intiisa kale meel uga soo wada jeesta Fikirkayga nuur faysal ahaan
@mustafexasansaleeban4146
@mustafexasansaleeban4146 5 лет назад
sland waa muqadas❤ 🌦💚
@zaqadhiahmedsaqadhih1323
@zaqadhiahmedsaqadhih1323 5 лет назад
Somalilaan guul👄👄👄👄👄💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💕💕💕💕💕💙💙💙💗💓💚💓💗💗💗💗💓💘💘💙💓💚💘💚💓💚💓💗💓💗
@mohamedsuleymanahmed131
@mohamedsuleymanahmed131 5 лет назад
Real walhi somalia Waxaa leh soomalia we are one 🇸🇴💖☝️
@maxamedfaarax9076
@maxamedfaarax9076 5 лет назад
Adigu ma somali kurdi baad tahay
@Hooda36
@Hooda36 5 лет назад
Morgan somaliland is not Somalia wake up and smell the coffee somaliland hore ayeey ujirtey hadana weey jireysaa like it or not its up to you 🤷‍♀️
@anuushhappy6437
@anuushhappy6437 5 лет назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ somaliyo haa nolaato
@liona5902
@liona5902 5 лет назад
ilahay soomaali ha is jecleysiiyo oo kadhigo dad isku duuban calamka ku deyda hormarka ay garayaan we love reer soomaaliland hadaan nahay reer soomali weyn
@talabsoyoutube3814
@talabsoyoutube3814 4 года назад
apdiraxman iyo Haplaha Quruxda badan waa lydin salamy FromTo Somaliland
@nuurfaisalsiet5172
@nuurfaisalsiet5172 3 года назад
if I were the president of somalia I would give full recognition to Somaliland Because The only ones who can blame me are them and I want Somaliland to be part of the African power Then I get the brotherly help I get from the foreign troops and then liberate a country from me they are loyal to me Then we would be the twin countries Turn away from the rest of the world #The_idea_of_a_nuur_Faisal
@cabdulaahiadow5458
@cabdulaahiadow5458 5 лет назад
Waxan figradeda ladhacay hodan wa wax garad
@nafiso7959
@nafiso7959 4 года назад
Somalilan ictiraf ma heleyso gabdhaha dhaha wan siin lahay cusurii nimo aya heyso hadan noqono somali qura ee lantan naga dhaftan sokama ficno gabadhan dhahday ma siyen waa gesiyad dhiiig somali ayana ku jira nolaw ebiiid maba garanayo waxan kugu amano♥️♥️♥️
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 4 года назад
❤💯💯💯
@walalhanad5924
@walalhanad5924 5 лет назад
Haa waan siinlahaa sababtoo ah waa wadan soo koraya
@boqorafdhuubofficial8558
@boqorafdhuubofficial8558 5 лет назад
Subscribe izaaR
@asmaahmed3681
@asmaahmed3681 4 года назад
Reer somillnd viva
@adoontialleofficial8581
@adoontialleofficial8581 5 лет назад
Macha allah hablihii caasimada iyo wllkey abdirahman hore socda
@nimcoyareey3830
@nimcoyareey3830 5 лет назад
Reer soomaliland jecliyaa from muqdisho
@c.raxmaanjoofey533
@c.raxmaanjoofey533 5 лет назад
Sxb dad konfur ksoo jeda iyo dad waqooy ksoo jeda iskugu keen si ay dooda u wangsanto
@anuuinamohamed8975
@anuuinamohamed8975 4 года назад
Somaliya hodon wad mahad san tahay hodon qali
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 4 года назад
Masha allaah ❤️❤️🙏🙏🙏💐💐👋
@asmaacaabi8348
@asmaacaabi8348 5 лет назад
Waana jeclahay ree somaliĺan💖💖 am from mogdish
@raxmacali1104
@raxmacali1104 5 лет назад
Allow Somalia hanala midayn huqdii horaa haduun kasoo kabanay ma huqkale viva somaliland
@furqaanahmedsalim3137
@furqaanahmedsalim3137 5 лет назад
Mid baaan qiray runtii anigu ano ah reer somlind marka maqlo heeska somaliyay toos toso isku tirsadayey wllhi ilmo ana garanen meel ay ka timi baa iga so dadata ama wan jidhidhicoda marka wxn qiray ina ahay somali ween oo an la dhashy ilahay ha ina soo ururiyo aad baa idin jecly somali wen wixi dhacyba ha la iska ilawo ha la isasamaxo somali odhan wxba inagu may samen ee dawlad bay aheed tina manta ma jirto waa fikirkayga un🤗
@hanaomar8339
@hanaomar8339 5 лет назад
Wllo qiro jabanta naga jooji Wa hadad tahay Somalilander Hadad matalaysana waxba nagama ogid waxa nagu dhacay iyo waxa na soomaray
@queensuuban7477
@queensuuban7477 5 лет назад
Wllo anu hodan ban ku rayi ahay wayo de wanu iskashan lahen gamco wadajir bey waxku wada gooyan 💯♥️🇭🇺🇸🇴
@nevergiveup7738
@nevergiveup7738 5 лет назад
Haaa 100 jeer my home land
@ifraaxibraahim3281
@ifraaxibraahim3281 5 лет назад
Somaliland waxay ahayd gumaysiga ka hor dal goniya iyada dorbida midnimada somalida o dhan, maha somaliya o kaliya midnimada somalidu ma aha isku biritanka somaliland iyo somaliya lakin sadexda kalena way ku Jiran somaliland guul
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 5 лет назад
Hadii aniga madaxweyne ka noqon lahaa calankaan keenilahaa hargaysa hayga goyne imaamul baan odhanlahaa jilbahan qabsan lahaa weliba wan ku oynlahaa
@ahmedabdi7786
@ahmedabdi7786 5 лет назад
Walal anigu waxan aaminsanahy midnimadu waa muqadas.....Somaliland iyo Somalia marnaba makala maarmaan.
@ifraahhirsi3735
@ifraahhirsi3735 5 лет назад
M.a hdla salma aad beey iqiiro galiyey wlhi wllo jir oo jog xaqiiqti hda madaxweyne noqon laheed somalia iyo Somaliland wad mideen laheed
@maxamudxasancaraale7355
@maxamudxasancaraale7355 4 года назад
Aaameerico waa dal qur ah somalia oo dad yar ah qofkii dhahaayo hala kala jaro alle hasoo hanuunsho
@yoonis17
@yoonis17 5 лет назад
Nio wax somaliland ladhaho majirto kow nabd nabad haysaan nabaduba puntalnd waa taal kow dheh marka wlaalayaalow an is dhowrano gacmo wada jir yay wax kugooyan
@barkhadabdi4761
@barkhadabdi4761 5 лет назад
Somalia wax la idhaa majirto Ma amisonta ayaad ileeday kuso Idinkay idin beekhene
@yoonis17
@yoonis17 5 лет назад
Nio meesha somalilnd kama jirtee isaaq land baa kajirta runta kahadal
@cc-dc4fy
@cc-dc4fy 5 лет назад
Amisonland bu leyahay kuso BIR kkkkkkkkkk
@yoonis17
@yoonis17 5 лет назад
Somali wax layiraah majiraan
@amafkagcaanolagaqawayyurub1081
Walaaloayaanu nahaay
@mahadfarah236
@mahadfarah236 5 лет назад
Hodan Qurux padana😂😂 Reer somaliland wax Kaleh Ha u Fahmina de😂
@edepsan7499
@edepsan7499 5 лет назад
Hadalkaa qurxiyay soomaha walaalow hablaha kale kama dhacdee😂
@hibaqabdisalan7993
@hibaqabdisalan7993 5 лет назад
Masha allah
@husseinalhaji7228
@husseinalhaji7228 5 лет назад
Soomalidu waxy tidhaa hadaad shirka dumarka badsato shirka ragaad ku ceebawdaa bal qoodhiin iyo xerediin wuxu ninkaas ummada lasoo hor fadhiistay ila eega qaabkuu uhadlayo xataa wxd moodaa inuu shaadhkiyo surwaalkuun kga duwan yhy dumarkan uu dhex fadhiyo
@hanaomar8339
@hanaomar8339 5 лет назад
Raga qaar sidaada waxa lamooda inuu cirka kasoo dhacay oo aanay dumar waxkadhigin War yaa kusoo barbariyay yaa hadalka kubaray ,yaa adoo dabka afka gashanaya kaasoo ilaaliyay markad waynatee wax is mooday bilaabaysaa inad dumarka is ka waynaysiso Waa wax sumxanala
@somalihanolato741
@somalihanolato741 5 лет назад
Walaahi somalilan waan jecelahay walalo aan ahaano ixtiraam kooda hala siiyo maxaa yelay dagaladii nagama dhamaan D iyo mirifle ayaa ku xigi doona insha allah gobolada dhexe wax lala nolaan Karaa ma aha muse bixi waxan dhihi lahaa shacabka somalilaan gumaysiga ka daa waa dad wanaagsan oo bisil xirxirid kad aa Dee aniga waan idin ixtiraafay waxan ka soo jedaa Maay laan walacday guuuuuuuul
@anuuinamohamed8975
@anuuinamohamed8975 4 года назад
Somaliya ma garti waligaa madax ne umanaqayey sid sharmoodto hoodo damer aytahay nayaa somaliya adiga oo kale somaliya uma bahna urtayahey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤ somaliya noocina oo kale umabana ictiraf ayaa naga so radisaan damera ayaa tihiin walahi caqli markad yelatan Allah nagarsiiyo
@blackman8295
@blackman8295 5 лет назад
Reer somali one from burco somaliland🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@Hooda36
@Hooda36 5 лет назад
Ama from burco ahow ama from some were else somaliland is not Somali if you love somalia go to Somalia 🤷‍♀️ viva somaliland 💚🔳♥️💚🔳♥️💚🔳♥️👏
@blackman8295
@blackman8295 5 лет назад
@@Hooda36 now i am in somalia burao because believe somaliland northern regions of somalia but if you believe somalilan not matter i am also somalilander
@kheyredahir4008
@kheyredahir4008 5 лет назад
Somaliland waa gobal ka tirsan Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴 inta igu raacay like isaar
@nehliitabae75
@nehliitabae75 5 лет назад
Inantaaa hodan layidhaa ayaa ka caqli fiican intakale hodaney sidaa ahow waaad qalbi fiicanteee
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 5 лет назад
WAXAN IDIN SHEEGAYA INAY ARIMAHANI MEEL KALE KA SOCDAAN WAX WADAHADAL O JIRIKARANA AANU JIRAYNIN.. ANAGA MABNUUCNAY INA WADAHADAL DHACO.. ANAGA AYAANA FARMAAJO KA QAADNAY PASSPORTKA MAREEKANKA.. ANAGA AYA MEESHA FARAHA KULA JIRNA.. AQOONSIGANA ANAGA KEENAYNA.. MUSE BIXINA XAARKISA MEESHA HA LA FADHIYO..
@saciidabdulahi2662
@saciidabdulahi2662 5 лет назад
anigu ma aqoon sadeen somaliland sababtoo ah waxaanu nahay dad walaalo ah
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 лет назад
hhh Walaalnimodu waa in wax la isku haneeyo ood walaalkaa tanaazul u zamaysaa
@aligatah2031
@aligatah2031 5 лет назад
Waa qoys isaaq la yiraaho waxa qarowgaan KU jira jograafi Ahaana somaliland beelo badan baa dega shacabka beelahaasina waxay aaminsanyihiin midnimo iyo somalinimo inyar oo hargaysa ushaqo tagtay marka laga reebo marka beelaha badan inta tooda dafiraan Hal beel waxay rabto fuliyaa waa Maya beelaha badan oo midnimada aaminsan toodaa socon halka beel ama somaliday raacayaan ama xaafadahoiday la tagayaan nin walba awrkiisu ha qaado
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 5 лет назад
ALI GATAH hooyada ana ku Wasa ina amizon isaaq dhulkisa waa dhistay ee adigu dhulka dhiso amizontu haysato QDW iyo qaraxu daashaday
@fowsiyamohammed9633
@fowsiyamohammed9633 5 лет назад
Anigu hadaan ka hadlo fikirkeyga waxaan oran lahaae waxaan horan lahaa soomali waa mid illaah baa ina leh hakala tegina oo xagir wada qabsada mida kal hadii walaluhu kala tagaan cadawgeedaa bata
@AliHassan-or4dj
@AliHassan-or4dj 5 лет назад
Mxa leysku dari weyba isku jiraane kkkkk
@dowsa1252
@dowsa1252 5 лет назад
Haday isku jiraan maynu ka talino somaliland at least farmajo uu tago😂😂😂inbadan ma riyoon karnee Naga daa😂
@AliHassan-or4dj
@AliHassan-or4dj 5 лет назад
@@dowsa1252 saa maledahy zxb lkn somaaliland qaraska kabuxa dawadiisa mogadisho ala ya usheega
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 лет назад
😅😅 Inaad Riyooto inaad seexato ayaa ka horaysa ee waad Hurudaa filayaa ka KaC Hurdada
@yusufali2900
@yusufali2900 4 года назад
Maxaa laysku darayaa hadaa
@siciidxaajimaxamed831
@siciidxaajimaxamed831 5 лет назад
Dumarku hadey somalia madaxweyne ka noqon lahayeeen sland iska daayo somali oodhan guban lahaaaa
@Azaki-rh2of
@Azaki-rh2of 5 лет назад
Qadiyada somaliland ader views haku radin
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 5 лет назад
100% dhalinyaradda ka caafimaad qabta kuwa odeysha siyaasida. Muse ka qabayan inuu xiro
@hanaomar8339
@hanaomar8339 5 лет назад
Qdw maxa idinka qaldan inanta yar fikirkeda ayunbay cabirtay Waxabad moda inay Somaliland oo ay sido idiin keentay sad ugu wada riyaqaysin Hadad sidaa umidnimo jeceshihin Horta tiina habeeya oo amni iyo kala danbayn yeesha ilayn waxa layidhaa Tisaba daryela tukale kudaree
@iqriina_ina_sandheere
@iqriina_ina_sandheere 5 лет назад
walal qalih garaadkaaga aa intaas kugaarsiyey fikradada ayaad kahadashay maxumo anaka hada reer muqdisho nahay somaliland nagama go'odo mana kago'i doonto soomalia xasusnow
@khadaryare7565
@khadaryare7565 5 лет назад
Kkk hodan maxaa ka khaldan tolow
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, abbashatoorada Soomaaliya u fadhiya dibadda inta badan waxeey ka soo jeedeen reer Hargeeysa.
@yusufali2900
@yusufali2900 4 года назад
Kolay waa looga maarmi waayaan u malayn ee lalama jeclaan
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 5 лет назад
Gabdhahaan kale ee maskaxda looga dhaqay Shankaroonland baajirta Runta usheega ,Shankaroon Land, waa maqaaxida ay ka qadeeyaan 3 xisbi ee gacan ku rimiska ee ka jira Hargeysa,
@sultanamin5091
@sultanamin5091 5 лет назад
Daqiiqada 1:59 baan kaga baxayaa. Waayo 13 daqiiqo oo fadhi kudirir ah khasaaraheeda taag uma hayo. Dhalinyarta waxaan kula talin lahaa Creativity sameeya, maskaxda tuujiya oo hal abuur cusub oo waxtarleh wakhtiga ugaliya. Arimo badan oo waaqaca noloshiina taabanaya oo aad barnaamijyo ka samaynkartaa baa buuxa. Magacaa, hadaad sidaa ahaan lahayd, hadaad sidaa samayn lahad maxaad samayn lahayd. waxaas iyo wax lamida yaanu wakhtigu idinkaga lumin ilayn wax logic ah maaha'e waa muhmal aan suuro gal ahayn iyo wakhti soo socda oo aan la ogaan karin.
@soomaalisoomaalidhalay6687
@soomaalisoomaalidhalay6687 5 лет назад
war heede kuwan waaba reer hargeisee reer muqdisho soo qabo
@hamze5225
@hamze5225 5 лет назад
Naagta yare tidhi Maan aqoonsadeen xabsiga ii geeya liinta haku cabtee aawey inamadeydii gacanta fududa yarta laaladiya warya
@fahimayousuf5196
@fahimayousuf5196 5 лет назад
Qanciye media kkkkkkkkkk
@ayaanjirde9413
@ayaanjirde9413 5 лет назад
😂😂
@SuperJeeri
@SuperJeeri 5 лет назад
Hodan, waa gabadha keliya ee u fekereysa sida uu maanta caalamku u socdo, inta kale waa qaar ay odayaasha maskaxda uga kaajeen iyo iyagoo dhashey dee iyadoo Land/ta loo ololeynayo kkkkkk
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 лет назад
@@SuperJeeri Waar Abti Somalia anaga Ingiriiskaa noo dhaama Dhiig iyo diin uun baa noo kiin haysee ku mashquulka qayrkiin qorshe dhaama ayaa jira ee Hdaad ficil leedihiin ictiraaf ayaad huri lahaydeen oo tar tami lahaydeen
@dahiranuurow3321
@dahiranuurow3321 5 лет назад
mashallah
@عبدالحميديوسف-ق6ش
@عبدالحميديوسف-ق6ش 3 года назад
Waxan garan wayay sababta ay Somaliland iyo Somali ukala maarmi waayen EE ay somaliya iyo jabuti ukala maarmen Anna kici waaye idinkuna ha kicina weeyi waar daal ama diid ama dood ama dillaac somalind waa dall marki horena dall a aha imikana laysoo noqday dalnimadiisii Wana la ictirafi Insha allah anagon cuqdad iyo ciil tona qabina calamkan dhinac Ka raaci car diid wakase
@ayuubbashash21
@ayuubbashash21 5 лет назад
Marwalbo waa ka amusa sxp siyaasada iska dhaaf
@FarahAbdul
@FarahAbdul 5 лет назад
Kan Yar hala Soo xidho
@alihamud322
@alihamud322 4 года назад
Wariyaha wx baa ka xaldan.
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 лет назад
Nio reer somalia Walaalnimoda meel kle ayey ka day dayaan Oo Midnimo uunbay moodayaan in lagu walaaloobayo Maaha Hdaba Hday Ictiraafka Siin lahaayeen Somaliland Walaalnimoda Ay rabaan Walhi wan hubaa in somalia iyo somaliland ay Is jeclaan lahaayeen hday saasi dhici lahayd Hdii ay idiin cadahay Somali ha midawdo dee DDSI waa dad somali ah hdana waxy leyihin wadan itophia la yidhaahdo Oo nirobi wxa dagan dad somali ah Hdana Wadan bay leeyihiin Kenya la dhaho Jabuuti qudheedu waa somali hdana waa wadan gooniya Markaa Kuwasiba waa dalal gooniya hdana Laguma Calaacalo oo Midaw lama Waydiiyo markaa Somaliland waxa lagu Eeganayo anuu khalad baan u arkaa NacayBka somalia aanu neceb nahayna waa sii Xumaanayaa uun Ee Somalia intaad isl eedihiin wx wanaajiya wax ha xumaynina VIVA SOMALILAND NEVER BACK💪❤
@zakiwehliye9195
@zakiwehliye9195 5 лет назад
Anigu Hodan Balajiraa 🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴 Shanta(5) Somalia Ha isracdo
@ifrahmoh6127
@ifrahmoh6127 5 лет назад
Waa adin jeclhy Rer Hargeisa from punt and ❤️
@asadmuusehargeysawi6351
@asadmuusehargeysawi6351 5 лет назад
Hablaha waa lala qosla miyaa lagu qayliyaa. Waxan ahyn inay habluhu qurux socota yiin odhanmaayo 4tu makala dhacan xitaa decoration koodu waa top Labiska iyo daganaanta ay u jawaabayan walow aad hadalka kala boodayso ama ka dhex galayso.
@kheyredahir4008
@kheyredahir4008 5 лет назад
Calankii ugu horeeye ee hargeysa laga taago waa calanka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 been miyaa
@xidigamuqdisho2643
@xidigamuqdisho2643 5 лет назад
Kkkk
@Decoz292
@Decoz292 5 лет назад
Kii ingiriiska kahoreeyey
@sacidoxuseen2658
@sacidoxuseen2658 5 лет назад
May wll
@naciimaabdirahmaan2145
@naciimaabdirahmaan2145 5 лет назад
Imika hargeysa loogama baahna hargeysa waayo waa calankii dhagar iyo dhiigbuu kabixiwaayey
@Hooda36
@Hooda36 5 лет назад
Khayr calanka blue gaa beri baanu jeclaayn anaga hargeysa kataagany hada taasi weey dhamaatay 💚🔳♥️kana saar👈 kana siib🗨👈👈 simple as that🤷‍♀️ khasab maaha jacaylku 😏
Далее
Новый вид животных Supertype
00:59
Просмотров 160 тыс.
11 ming dollarlik uzum
00:43
Просмотров 391 тыс.
Brilliant Budget-Friendly Tips for Car Painting!
00:28
In conversation with Shireen Ahmed
4:36
Просмотров 6 тыс.
Новый вид животных Supertype
00:59
Просмотров 160 тыс.