Тёмный

HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN) 

Abdirahman Derajo
Подписаться 15 тыс.
Просмотров 662 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 303   
@salmahsalmah8979
@salmahsalmah8979 11 месяцев назад
Dumar wada walacayoo Cuntadii ka dhaartoo Intay liin cusbaysteen Dhuxul ruugayaad tahay Qolo aanan sheegayb Duqda lagu manaystee Gurigooda joogtee Dharka maydhabaa tahay Mida xooga wayn lee Dhulka xaadha baa tahay Labadoo kalahayoo Is hareer socdaa tahay Intaa soo dhan baa tahay Wax kasii xun baa tahay Haash biiray baa tahay Erayadaan an kuu xulay Waan kuu khafiifshee Waxaan hoos u leeyahay Maqli maysid adiguye Waxa aan ku leeyahy Duuduub ku qaado Allah haku naxariisto ❤😢
@cabdifataaxmahad9451
@cabdifataaxmahad9451 4 года назад
Ereyadan ayaa aad iisoo jiitay oo xigmad ah runtii Alle ha cafiyo hadraawiye: Duqu wuxuna weli maqal, Duncarbeed inuu yiri, Diric keli ahaantii, Daleel guusha kama helo, Nin cadceed kadaba tagay, Isna waxaa ka daba tagay, Gudcur laba daryaale ah, Qofba wuxuu ku dagan yhy, Halkuu daacad kaga hadho,
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 года назад
Alloow naxariistaada janno ka waraabi Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) 🤲
@karbajeawale934
@karbajeawale934 7 месяцев назад
PHDS AHUN great icon abwaan maxamed warsame hadraawi indhihii caalamka baraarujin iyo latalinba raxmaankaa inaga jeclaadee hooskiisa hahadhsado insha;allaah aamiin aamiin aamiin
@shiinebrown1654
@shiinebrown1654 2 года назад
Alle how naxaristo Aabo Maxamed Ibrahin warsame Hadraawi🥰😞
@taarproduction9952
@taarproduction9952 4 года назад
Hadhka galay hadmaa dumar Madaxwayne noqon jiray Suuqa soo marmari jiray Shir jaraa id qaban jiray Horta anigu yaabaye Dawladnimo ma baastaa Ma quraac ladubayaa Wuu iga yaabiyay wlhi ilaahay ha caafiyo
@mahadimohamed-gc8jl
@mahadimohamed-gc8jl Год назад
Mohamed
@mohamedwarsame8203
@mohamedwarsame8203 5 лет назад
Wallahi qaar badan oo abwaanno somaaliyeed sheeganaya jacburkaa Hadraawi baanay gaadhayn.
@MahadShiine-is7fr
@MahadShiine-is7fr 3 месяца назад
Alle Ha U Naxariisto Abwaan hadraawi Stil 2024 wan DhageysanaYa 😢😢
@qorsheylmaxamud4473
@qorsheylmaxamud4473 3 года назад
THIS POET AND A SOCIOLOGIST THE ONLY ONE SO FAR IN THE GREAT HORN, HE IS A GLOBAL ICON MAY YOU LIVE LONGER INSHAALLA
@safaqaali3320
@safaqaali3320 2 года назад
❤❤
@maquuste9300
@maquuste9300 2 года назад
Voa somali warka sibax
@abdiwarsame3954
@abdiwarsame3954 5 лет назад
Uu duceya hadraawi illaahay caafimada taam ah hasiyo
@dajiyahchannel439
@dajiyahchannel439 4 года назад
Ilahay ha u daayo waliGaH abwan nolow🙌🙌
@kayse13lxismail37
@kayse13lxismail37 3 года назад
waaa run
@capalemahamed5870
@capalemahamed5870 3 года назад
Alle caafimaad taam ha siiyo
@caskawaaga
@caskawaaga 3 года назад
6666@@dajiyahchannel439 6666inches 666th anniversary 66
@fowsiyohassanhussein3890
@fowsiyohassanhussein3890 3 года назад
Ameen
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 5 лет назад
Marka kharash isoo galo Illeen waan shaqaystee Hambalyada isiiyoo Ishaxaada baan idhi 😂😁 Adeero Hadraawi
@hodanfuaadalkowni864
@hodanfuaadalkowni864 4 года назад
😆
@cabdalla8481
@cabdalla8481 4 года назад
Doorashadu Mar weeyaan Nin ladoortay baan ahay Sidii baan u doornahay Doorashoo dhan waan xiray Dabadayna lama furo 😂😂 Ilahay cimriga ha u dhereeyo Abwaan hadraawi cafimaadna hasiiyo❤❤
@AlperenHampty
@AlperenHampty 2 месяца назад
❤ machaallah84,c est moi Hussein doux,allant haid ou naharisto and an hadraoui Amina Ya allah .❤
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
Ifka lama jeclaado Qaxar miidhan weye Iska wada dhintan idhi👌 abwan hadrawi
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 4 года назад
"Hargab soconayaa tahay, Mida xooga weynlee dhulka xaadhaba tahay," Maxamed ibraahim warsame hadraawi adeero alle cimri dherer cafiimad iyo cibaado suuban hakugu arsaaqo rabbigeen aduun iyo aakhiraba hakaa raalli ahaado.❤
@xamdamahamud8304
@xamdamahamud8304 Год назад
😂😂😂
@ipraahimzamriyeyare8641
@ipraahimzamriyeyare8641 Год назад
​@@xamdamahamud8304 maxaad ku qoslaysaa?
@cabdixaafidmubaarig1497
@cabdixaafidmubaarig1497 Год назад
Alle ha unaxariisto🥺
@lasha2032
@lasha2032 6 лет назад
Qurbahan jajaanka jacbur ha laga sameeyo inshallah, dadku waxay idhaahdan qurbe, aniguna waxaan idhaahda daasad miridhay
@izlaamomer6227
@izlaamomer6227 2 года назад
Aflagaado badanaa maba cune hadhuudhkee Mxax ii hafraysaa 😂😂 Abwaan hadraawi alle haku barakeeyo
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 3 года назад
A hero for the Somalia people my God bless
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
@abdiqadirmahamoudgalaal9564 2 года назад
Ina lilahi waa ina ilahi rajucun Allah haa unaxaristo Abwan hadrawi😰😰😰😰😰
@cabdisamedcadaala6450
@cabdisamedcadaala6450 2 года назад
Ammiin😭😭😭
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 6 месяцев назад
Ilaahy Naxariis waarta hasiiyo abwaan hadraawi indheer garad buu ahaa 🤲
@mohamedibrahim-jm4qu
@mohamedibrahim-jm4qu 4 года назад
Alla xigmad badanaa hadaraawi Duqu wuxu is leeyahay Adigaan dantaa bogan haduu sheekhu daakiro damdam kale lasoo bood
@kaletomer
@kaletomer 5 лет назад
Dadkii hore xikamad maydhanbuu ahaa oo gabaygani anti buu aha oo talaskii. Mahamed siyad barre buu abwaanka kalu hadalayaa
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Год назад
Allah hoygiisa haka yeelo janatul fardowsa maxamed ibrahim warsame hadraawi
@fatimahussein8429
@fatimahussein8429 4 года назад
Abi guul iyo geronimo xayaaka laah. Much love 💝❤💋💘💗💗💖
@abdirizaak9296
@abdirizaak9296 6 лет назад
abwaan hadraawi maskaxda ilhay ha ku barakeeyo
@adamali2035
@adamali2035 2 года назад
Maxamed ibraahim warsame haadraawi ilaahay hakuu naxariisto naxariis waaasaca🤲🤲
@cadnicumar4144
@cadnicumar4144 4 года назад
Qof haduu bulshada xado waa loo xil qariyaa qalad iyo waxan falo haigu qabaninaan iri😃😃😃
@hibadmohamed3981
@hibadmohamed3981 3 года назад
Macalinkgya uun baaa idhaahda hadraawi oo Kle noqd m Allah alle ha ku xiftiyo adeero
@cabdijoker3562
@cabdijoker3562 5 лет назад
Maxamed ibraahin warsame (hadraawe )
@Maxmamed-dk8ji
@Maxmamed-dk8ji 5 месяцев назад
Duqu wuxuuna wali maqal Dun carbeed inuu yidhi Diric kali ahaantii Daleel guusha kama helo Dadkaa geesi lagu yahay Ahun abwaan maxamed ibrahim warsame (hadraawi) 4 may 2024 habeen sabti ah. Mr G
@HELLO7546
@HELLO7546 3 года назад
Kkkkk Horta anigu yaabe ma basaasad baad tahay, Hadraawi abwaankii qarniga ilahay caafimaadka hakuu siyaadiyo.
@abdihakimsamriye1748
@abdihakimsamriye1748 7 лет назад
Jacburkan aad ayaan ugu helaa
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Alle haku Naxariisto qabriga haw wasiciyo aamin aamin aamin Tacsi Tiiraanyo leh inaalilaahi Allow u Naxariisto aamin
@greensportshd1308
@greensportshd1308 6 лет назад
Haweeney wanaagsan baa thy Hooyo is haysataa thy 😍😍😍
@Maxmamed-dk8ji
@Maxmamed-dk8ji 5 месяцев назад
Qof-ba wuxuu ku dagan yahay Halkuu daacad kaga hadho Meeriskaasi qiimo iyo qaayo waynaa Godka lagu janeego sugaan dhaadhi sanaynaa 4-may-2024 habeen sabti ah. Mr G
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 года назад
allow cimrigaada ku barakee abwaan maxamed ibraahim hadraawi
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 2 месяца назад
ambaa saw kaa baqiimaa hadraawi alle xiigmad badana
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 11 месяцев назад
Allaha u naxarariistee ❤Halyey iga dheh🎉 Godka lagu janeeyow Mohamed🎉
@abdulsiyad9228
@abdulsiyad9228 6 лет назад
Walee hadal la ii sogordahoow kuguma soo yaamo hadraawi waxuu ka hadlayaa gobolada waqooyi iyo kuwa koofureed meesha ay kala joogaan xaga siyaasada iyo is faham la,aanta ka jirta in eysan caadi aheyn liq liq baastada aad hingootide
@nemorachid9992
@nemorachid9992 5 лет назад
Hhhhhhh qosal wlhi & xigmad hadraawi cimigiisa ala barakeeko
@nemorachid9992
@nemorachid9992 5 лет назад
Hhhh hargab soconayaad tahay 😆😆😆😆😆😆
@mohamedfiqi5822
@mohamedfiqi5822 5 лет назад
@@nemorachid9992 biif baaf ayaa thy
@maxkoyare2185
@maxkoyare2185 Год назад
Mxamed warsame musawir dhaba oo sarbeeba hdalada mucjisadii abwanada somaliyed mxa hal abur iyo xikmad eebe ku manaystey alle haw naxariisto 😊
@araweeelocaliilweyn1941
@araweeelocaliilweyn1941 5 лет назад
Qaadka adigu naagyahay Iimaaadan qaadine Qashqashaada iga daaa Qushbal baan ku leeyahay😆😊
@ahmettupdy_
@ahmettupdy_ Год назад
Hadad quusan weydood Weli soo quturan tahy Waayahe bal soo daa 😂
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 5 лет назад
Allah ha ku daayo, waa 1986. Marcos wuxuu ka metelayey Siyaad Barre. Afar sano ka bacdi taliskiisii arxanka darnaa shacabku ooduu u rogey. Waxaas baa abwaan ah
@ilwaadnuura9182
@ilwaadnuura9182 Год назад
Rabbigeyow jannadii ugu bishaaree
@mowgayare916
@mowgayare916 6 лет назад
Odaygu barigaa yara dibjirbuu ahaa wuxuu yidhaa hadii aan xanaaqoon diinteeda caayana hadhow baa loo barooran doonaa markalena wuxuu yidhaa way ka jareene markuu haash biiraybaad tahay waxaan hoos u leeyahay buu xijisiiyaa hadalkan intaa malaha hoosta wuxuu hoosta kaleeyey diinta aabahaa iyo diinta hooyadaa Allah dambigiisa ha dhaafee
@macruufmacruuf4813
@macruufmacruuf4813 Год назад
Waa kuwa khaniisiinta oo junuuda futada iskaga soo horta khaniisiintaan Waalwaalan yaa wasi jiray oo xujayn Kara ha iga aamuseen sidii kuwaan Anafeeyay oo kale
@Ali2023T
@Ali2023T 5 лет назад
thank you for this beautiful heritage
@walkerelliott7168
@walkerelliott7168 3 года назад
i guess im randomly asking but does anybody know of a way to log back into an instagram account? I was dumb lost the login password. I appreciate any assistance you can give me!
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 5 лет назад
Dulmigana qastaan idhi Ku qaxweeya baan idhi 😂
@maymuunosmaan2094
@maymuunosmaan2094 5 лет назад
Hhhhh mashalh inama cadimha abwaankygii caafimaad sareecana ilahy hakusiiyo
@muparickmohamed5523
@muparickmohamed5523 5 лет назад
Wali kafiyan ahay waa lay siyarta 😂😂😂😂😂👏🌙💫👈
@salmanmoha1797
@salmanmoha1797 6 лет назад
Jacburka dhoodan baa hadraawi kaga ficn hadraawi waa murti socan
@youngash6411
@youngash6411 5 лет назад
Oh abti maash allah l love
@kalawas838
@kalawas838 4 года назад
gurigaagi orod aad caruurtaada qada sii taladeydu waa taa hadraawi majajileyste macal abwaan
@cabdimacalin126
@cabdimacalin126 3 года назад
Allaha waxan uga cafmad iyo qaatumada towxiid amiìiìiin
@nimcobadan5404
@nimcobadan5404 5 лет назад
Mnsha allH Xigmadi Waa Tii Hore abwaana kii Hore
@maherahmed8610
@maherahmed8610 5 лет назад
Nimco Hussein Kkķkkķkkķkķk Dadka cawaanka ah baa waxa ku hadla hadraawi ma dadkii horaad u taqaanaa iyo inuu qoonkii nebi nuux yahay kkkkkkkk
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 7 лет назад
Nin walba ciddiisuu cuskadaa..... u yeedhaa ....... Anna boqorkii Shaah (Iran), Xusni (Masar) & Xuseen (Jordan), Xasankii ku biiray (moroko) Rooxaantii bariga dhexe ku bariisanaysay (kalidood talayaa bariga dhexe) Bahda Fahad (Saudi Arabia) u wayn yahay, BARRE (Somalia) iyo Mabuto (Congo) & BULUQBULUQII raacayay (wasiirka arr. dibadda ee Barre), Jacfar (Sudan) iyo Bukasa (Afrikada dhexe)...... Baadariga Roma, birjiga iyo karaamada ninka lagu bariijee Pakistan ka taliya (Ali Bhuto).. Bukaasaan (Afrika) cuskanayaa iyo Weliba Peres (Israel)
@maxamedcabdilaahi3737
@maxamedcabdilaahi3737 4 года назад
Waa abwaan wayn haadrawi
@bashejamma123
@bashejamma123 2 года назад
Macalin
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 года назад
@@bashejamma123 nimankaa kalidood taliyaashs ahaa dhammaantood way dhinteen, ninna kama noola imika. Maro cad oo kaliya ayay kal tageen adduunyadii awgeed ay dadka u gumaadeen. Maradii caddayd iyo lafahoogiibana bari hore ayuu aboorku ku barjeeyey. Adduunyo macno darradeed waa taa
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 2 года назад
Alle ha naxariisto our uncle hadraawi
@hanniothman4495
@hanniothman4495 6 лет назад
Ifka lama jeclaadoo Qaxar miidhan weeye Iska wada dhintaan idhi 😂😂
@abdihakimhassan7350
@abdihakimhassan7350 6 лет назад
hanni othman hhh
@hanniothman4495
@hanniothman4495 6 лет назад
Abdihakim Hassan kkkkk ma ila yaabtay lol 😂😂😂
@abdihakimhassan7350
@abdihakimhassan7350 6 лет назад
Hh haaye whaspp maleeday
@hanniothman4495
@hanniothman4495 6 лет назад
Abdihakim Hassan 😂😂😂😂
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 6 лет назад
hanni othman WhatsApp kaagu magac wanagsanaa
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 10 месяцев назад
Muxu ahaa cabqari aragti fog Allah haku naxariisto Abwaan #Hadraawi..
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 2 года назад
Allow u naxariiso yaa rabbi abwaan hadraawi
@cadnicumar4144
@cadnicumar4144 4 года назад
Didid waxaa ku hooysaan ama muruq ku dheeftaan anaa meelo kala dhiman ku dhamaystiraayee bank soo dhigaan iri😂😂😂
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 5 лет назад
Qaladkiyo waxaan falo Ha igu qabaninaan idhi 😂😂
@hindabdilahi2872
@hindabdilahi2872 4 года назад
Waa maanso hadraawi iyo caadkeede
@sacdiyodiriye9282
@sacdiyodiriye9282 5 месяцев назад
Ilaahow unaxariiso🤲
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 года назад
Waa jacbur farshaxan miidhan ah oo tayada hal-abuurku ka muuqato.
@xamseyasir9622
@xamseyasir9622 6 лет назад
Abwaaan hadraawi jacburka zhaw cidi kuma hayzato
@abwaanabdirazakhamoud9032
@abwaanabdirazakhamoud9032 5 лет назад
Nololo baban modeh Shilaalki daboolna miyu dagdag igu soo galaay
@iamlaayan
@iamlaayan 4 года назад
Miyad sheko qurux badan qosol lala wada dhaco qaadaa dhigeysa
@abdiaziz3507
@abdiaziz3507 2 года назад
Abwanka ilaahay ha u naxariisto
@oneworld3034
@oneworld3034 6 лет назад
Kuwa dislike ku dhuftay af somaliga ma fahmayaan waa ciyaalkii jumaicanku dhalay
@yusufcawil859
@yusufcawil859 5 лет назад
ONE WORLD kkkkkk
@hajiyare7657
@hajiyare7657 4 года назад
QDW weeeye
@barwaaqoibnumaxamud5696
@barwaaqoibnumaxamud5696 8 месяцев назад
Ilaahey hanaxariisto abwaan hadraawi❤
@xareedofficial7325
@xareedofficial7325 3 года назад
Alle caafimaad hasiiyo abwaanka
@sado83abdi4
@sado83abdi4 4 года назад
Dis qui il est et ça s'arrête tout . Amen
@cabdihilaccabdilaahi1374
@cabdihilaccabdilaahi1374 Год назад
Illahy ha u naxariisto Marxuun Hadraawi
@ahmedceero
@ahmedceero 4 года назад
Wa lagu cadaaba qofka dahabka kaydshee waxad qaali haysaan Iska soo quban idhi
@mahamedlaki1616
@mahamedlaki1616 11 месяцев назад
allow unaxariiiso mahamed ibrahim warsame (hadraawi)
@miyaamiinmaxamuud2347
@miyaamiinmaxamuud2347 Год назад
Illahay ha u naxariisto abwaan hadraawi 9/march/2023 3:40
@cabdihilaccabdilaahi1374
@cabdihilaccabdilaahi1374 Год назад
Illahy ha unaxariis Abwaan hadraawi
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 года назад
Jacburkani meel ayuu ku socdaa qofkii garanayaa wuu garanayaa doqona loo sheegimaayo
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 2 месяца назад
Afwayne ahaa😂
@sado83abdi4
@sado83abdi4 4 года назад
Dans la ville ou j'habitais il y avait une petite rue où je jouais et à droite cette rue il y avait un couple dont le mari indien s'sidaran. À 100 m. de chez nous à gauche,il y avait une boutique de bonbons "nacnac durey et de bananes . Le patron faisait ce qu'il voulait avec les filles ! Et il continu jusqu'à maintenant. !C c la meilleure de la Fnac qui t'a attrapé,pauvre bouc . Je te regarde tous les jours en train de courir. Malgré tout même si tu bouges pas avec ton fauteuil roulant. Vous pouvez me bâillonner mais je parlerai même si je suis en fauteuil roulant.
@ishakabdinuur2289
@ishakabdinuur2289 Год назад
Speak what we can read or disappear
@xogururin3813
@xogururin3813 6 лет назад
Cesh caalaa abwaan aabihii murtida somaaliyeed
@abdirahmanmohamed5038
@abdirahmanmohamed5038 3 года назад
🤣🤣🤣🤣 "Ma awooodahaygii ayay yam yam iyo qadaadweyn macaal caanalaydii ula booc ugu tukubayaan"
@hafsomedia3638
@hafsomedia3638 7 лет назад
Kkkkkk abwaanka Hadraawi he is funny hahaha
@falxadoapdisamad435
@falxadoapdisamad435 6 лет назад
asal weeye
@jimcaleyare5050
@jimcaleyare5050 5 лет назад
Kkkkkkkk
@yowlenews3445
@yowlenews3445 5 лет назад
illaahay haa cafiyo abwaan hadrawi
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 8 лет назад
amran sister maad fahmin waa 40 sano ka hor waana gabay jacbur ah iyo qosol carmal lagama hadlayee filibiin iyo nin dikteetar ahaa ayuu sheegayaa abwaanku kkkkk ee carmal mala
@andazyare1041
@andazyare1041 5 лет назад
abwaan hadraawi ilaahy khayr badan ha siiyo
@saloqarbo3162
@saloqarbo3162 6 лет назад
kalmadaha subxaanaka yaa cadiib iyo daahir yaa shamis originally waxaa islahaa ader maxamed ibrahim warsame hadraawi lkn ina good waa soo copy gareeyay long life ader hadro....
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 4 года назад
Daahir Yaa Shamis. Halhays ayay ahayd cid walba isticmaasho. Daahir= waadix Shamis= Cadceed. Wax cadaaaan ah oo aan qarsoomi karin
@xareed1
@xareed1 4 года назад
haday moofo wayeen manigaa ka soo xaday 😂😂😂😂
@hussendarpo3585
@hussendarpo3585 5 лет назад
Cizhadaan wax laaye maydkiinu badanyey dambigaa Ku maydhmee izkawada qozlaan idhi
@nimcoaxmed8487
@nimcoaxmed8487 5 лет назад
Hadrawi alle haku da
@kaafiyaxaaji3155
@kaafiyaxaaji3155 Год назад
Alle hakuu naxariisto
@siciidali4034
@siciidali4034 2 года назад
Ilaahoow u naxariiso amiin!!!
@kawtharmoumin6345
@kawtharmoumin6345 6 лет назад
Abwaan jira hadraawi😍😍😍
@ahmetqani2271
@ahmetqani2271 5 лет назад
♥️
@khalidahmed7988
@khalidahmed7988 3 года назад
Wlhi banan arag abwaan la eray ah
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir
@Khasaarekadaalkainaxasandaahir 7 месяцев назад
Abwaan jira allaha kucasuumo janada
@jaamacclaahi7939
@jaamacclaahi7939 Год назад
Alle hawnaxariisto abwaan hadraawi
@yaxyequrbaawi2807
@yaxyequrbaawi2807 Год назад
Hadrawi ilahaw kunaxariisa
@salmahussein5007
@salmahussein5007 Год назад
Allah yarxamak
@hubaalmedia296
@hubaalmedia296 Год назад
Beauty full Heritage ❤
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 лет назад
Miyad regan kaliga laqadayn karaaysaaa hhhhh Madax weynihi mareekayn Roman regain
Далее
SILSALADII SIINLAY OO DHAMAYSTIRAN | HD
49:09
Просмотров 98 тыс.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн
Maansada Dheeman Abwaan Weedhsame
6:09
Просмотров 32 тыс.
Abwaan Hadraawi Maansada Dibedyaal
20:01
Просмотров 74 тыс.
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO PART 3
35:38
Просмотров 1,5 млн