Тёмный

Hal dhagar & Qaab Sir ah ayaa loo wada dilay, Qolka cida u doortay Haniya & Cida la kulantay Nasrlh| 

Dulmi Diid
Подписаться 405 тыс.
Просмотров 83 тыс.
50% 1

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Hal dhagar & Qaab Sir ah ayaa loo wada dilay, Qolka cida u doortay Haniya & Cida la kulantay Nasrlh| Ciidanki isra & Dagaalki koonfurta lubnaan
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@DulmiDiid
@DulmiDiid День назад
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@RuqiyoHassan-uk2dt
@RuqiyoHassan-uk2dt День назад
Lacag sidee loo bixiyaa 😮😮
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO День назад
fadlan ilaahay dartii dacwadayda wax uga qabo sh muxamed
@MohamedHassan-s7h
@MohamedHassan-s7h День назад
Sheekh lacagta sidee loosameeyaa dhanka computerka fadlan faahfaahin naga sii
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
​@@RuqiyoHassan-uk2dt mesha lacag miyaa laga helaa dadkii korsada galay faahfaahin naga siiya kheyr alle ha idin siiyee
@ZamzamIbrahim-ox4lx
@ZamzamIbrahim-ox4lx 23 часа назад
األق ​@@MakoCawaaleMILATARIYO
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 День назад
Xaqa muslimiinta Alaaha soo saro inta nool Alaaha badbaadiyo amiin guul insha Alaah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 20 часов назад
Alaha haunaxaristo Ismaciil haniya
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft День назад
Balan qaadkii rabigeen baa soo socda yahuud way ku daysay ilahay wuxuu ku yiri quraan kiisa ‏انعتم عدنا
@XasanMuse-q6i
@XasanMuse-q6i День назад
ان عدتم عدنا
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft День назад
@@XasanMuse-q6i ‏جزاك الله خير
@iibaneeya
@iibaneeya День назад
يقول الله جل وعلا قَاتِلُوهُمْ يُعَذِّبْهُمُ اللَّهُ بِأَيْدِيكُمْ وَيُخْزِهِمْ وَيَنصُرْكُمْ عَلَيْهِمْ وَيَشْفِ صُدُورَ قَوْمٍ (14) ❤❤❤
@SahraAbdi-w2p
@SahraAbdi-w2p 14 часов назад
Wcs insha allah guul muslimiinta
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 17 часов назад
Jaza'akallaah Sheikh Mohamed Ibrahim dulmi diid.
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 18 часов назад
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh Mohamed Ibrahim dulmi diid.
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 18 часов назад
ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan, Somalia ugargaar yaa RAHMAAN.
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 23 часа назад
Yuhuudu WA cadow jilicsan WA in la xanujiya
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 22 часа назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@ronny7suii3
@ronny7suii3 День назад
Jazaka Allah Sheekh Maxamed Dulmidiid ❤
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 День назад
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 23 часа назад
Aamiin Aamiin Yaa Rabi 😢
@Aana_artz
@Aana_artz 22 часа назад
Amiin
@rahh4137
@rahh4137 19 часов назад
@@Aana_artzاللهم ❤
@rahh4137
@rahh4137 19 часов назад
اللهم آمين ❤
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 17 часов назад
اءمين يالله
@master_som
@master_som День назад
Isr iiil inta la gaarin adigaabe noohanjabaayo
@yuuplanii
@yuuplanii День назад
😂😂sidee
@master_som
@master_som День назад
Waxaan ka wadaa waxuu aad iyo aad u bubuuniyaa wararka isr aqbaartiisa oo dhan dub ugu laabo waxaan isr aheen kama hadlo
@osamadaud9206
@osamadaud9206 21 час назад
Xoogaa waad moodaa lkn isaga akhbaaraadka gudbi umbey ka tahay siduu inoo sheegay
@arafatfaisal4527
@arafatfaisal4527 22 часа назад
Allah wakiill muslimineta inchallah khaire yaa akii fillah
@YusufMaxamed-nt6vb
@YusufMaxamed-nt6vb 19 часов назад
Aslc.shekh.dulmidiid laarkimaayo.sawirada.aad.kolbaleeday.eega.raalinaiga.ahow.waad.dedaaleysaaye
@sahroali1196
@sahroali1196 21 час назад
Sheekh.hano.sheegin.bunbuunta.sahnuniyada.inashaAlaaha.waa.kaguuuleysanaayaan
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 День назад
Idacadda Middle eye waa saxafadd jawasis ah lana shaqeya Mareykanka Yuhudda.
@maryam-cd3gt
@maryam-cd3gt 22 часа назад
qatar baa leh
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 День назад
Waa nin wayn oo aday ah hadana waa khaayin wadan
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 5 часов назад
Allah jabiyo cadawga muslimiinta
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn День назад
Sucuudiga kulahaa yuhuud xabadda halaga daayo weliba lacag ayuu bixinayaa laaluush ah .
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 День назад
Scw scw sheikh Scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo xiisbuulaah Hamas support xiisbuulaah yamane Free falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸
@SahraAbdi-w2p
@SahraAbdi-w2p 14 часов назад
Xàqii mujaahid ismaaciil haniya allaha k soo saaro shiicada
@omerhassan3041
@omerhassan3041 День назад
Mashiixayaashii oo la qarxiyey!
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi День назад
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@kaafiyamohamed8548
@kaafiyamohamed8548 23 часа назад
Allahayow ugargaar walalahena palestiine Aamiin yarabi🤲😢😊
@batulasmail8261
@batulasmail8261 День назад
Iraan Madaxdeeda sare jawaasiis ayaa ku jirto
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw День назад
Maasha allaah tabaarak
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 6 часов назад
guul ahlu diinka
@omerhassan3041
@omerhassan3041 22 часа назад
Anigu maalintii Rabbi oofsadayba waan ka shikiyey xukuumada iiraan!waxaadna mooda in kooxaha shiicada maadama aanay caqiidadooda guud wanaagsanayn laga heli karo kuwo damiirkoodu hooseeyo oo dadnimadooda iyo diinta ay sheeganayaanba lacago yar yar dhaafsada! Kanina Ilaahay baa soo kashifay!
@LeylaTan-ti
@LeylaTan-ti 19 часов назад
Caqiidada sunniga ka warran? Ninkaan qof dhintay ku been abuuranaya iyo sunniyiinta basaasiinta ah wax caqiido ah ma haystaan iyagu?
@omerhassan3041
@omerhassan3041 15 часов назад
@@LeylaTan-ti Caqligaaga hadaan dib u warsado dadka umanaa caa'isha Allaha ka raali noqdee ilaa iminka ijaafeeya ee wixii munaafaqiintii sabankii suubanaha noola ku ceebeeyeen ee ilaahay 10aayadood ku bari yeelay aflagaadeeya miyaad hoogto leedahay waxba u laaban oo waa daahir? Mise kuwii iyagoo dabka caabuda dagaalo lagu riiqmay oo boqolaal saxabadii rasuulku dhiigoodii daahirka ahaa u hureen oo xor ka dhigeen oo shirkigii ka xoreeyeen maalinkasta caaya miyaan dhagari ka suurtoobin? Dal weyn oo sida turkiga ciidan milatari iyo mid siraba leh nin mas'uul sare ah oo umartiya in si fudud loo dilo oo weliba dabaqii uu degana qolkii uu ka dagana kaliya la beegsado ma sunni baa usoo duulay? Madax dhawr iyo tobaaan gaaraya oo lubnaan hal hal loogu beegsaday ilaa kabiirkoodii iyagoo awood ciidan iyo mid sirdoon leh ma sunni baa jaajusay intaas oo dhan? Kuwii caruurta gawracayeey ee dumarka uurka leh dooxayey suuriya ee lubnaan iyo ciraaq hal shakhsi oo shiici ah oo mujrima usoo hiilinaayey oo xitaa guryaha duminayey shiicada ahaa ma waxbay ka shiixayaan? Hadaad tiraahdo inay af lagaadeeyaan umanaa caa'isha Allaha raali ka noqdee way ku saxsanaayeen waad ridoowday! Teeda kale sarkaalkaan iiraaniga mar hore xukuumadiisa ka shikiday oo waa lagu daba jiray ee hadaad dhiicoowday ama saygaagu shiica yahay adigay kuu taal.
@CabdillahiMuusefaarax
@CabdillahiMuusefaarax День назад
Dulmi diid sxb
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 День назад
Xitaa madaxweynihii iiraan asagaa dilay
@sahroali1196
@sahroali1196 21 час назад
Ilaahoow.cadow.hanagu.salidin
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d День назад
Allh hacadaabo jajuuskoo shan
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 21 час назад
WCS WALAALKEY 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 21 час назад
Aamiin yaa rabi Aamiin
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 23 часа назад
Machaallah
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada День назад
Yahuuda waa Xasid Allaha Jabiyo iyaga iyo wixii soo Racaba
@xiinfinin
@xiinfinin 18 часов назад
hadee adeer yaan yuhuuda uuga dacwooynaa-
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz День назад
❤❤❤ guulayso insha'Allah brother ❤❤❤ guulayso Somaliland country insha'Allahu ❤❤❤ guulayso insha'Allahu soomalia ❤❤❤ soonoqo muusoow marmarkallee soonoqo muusoow marmarkallee soonoqo muusoow marmarkallee insha'Allahu thanks ubaxle FIFA Somaliland ❤❤❤❤
@nestehamohame
@nestehamohame День назад
Al ya raxama ismaciil haniya wala shirqooleye taas ya moog
@MaxamedshiidleShiidle
@MaxamedshiidleShiidle День назад
Yaa shiiq
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO День назад
wcs
@Rimaas-6659
@Rimaas-6659 День назад
Asc. Wllkay ilaa hada wax jwb mahaayo wax aan koorsada ku iibsado ma heesto
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b День назад
Koorsada sxp waa meeqo?😊😅
@ashasalah2835
@ashasalah2835 23 часа назад
Wa Tunelladi qaza waxay muujinayaan.
@bdukarimyusuf769gmail.c
@bdukarimyusuf769gmail.c 23 часа назад
asc markiladilay usmacil haniya. wadshektay inayirankadambaysayy
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
Sheekhow malaga yaaboo in la rabo in shaki lagal geliyo dowadaa dhexdeeda kalqeybi oo ka faa.ideyso amay jirtaa ilaahaa wax oga
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf День назад
May waa labaaraaa haduu kucadaado dembga waa lasoo qabanaaa
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 21 час назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@N.A.M1234
@N.A.M1234 День назад
Sheikhi shiciga aha e si wariye dimashada Hassan nasrallah dawr maalin kahor waxbu oga isaguba
@hasancadaawecabdihasancada2352
Scw
@osamadaud9206
@osamadaud9206 21 час назад
Iran&isrel waxba makala aha micnaha waa isku arjendo oo ah sida suniga meesha looga saari lahaa Wey dhici karta iney iska hor imaadaan lkn waa danhooda khaaska ah
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa День назад
Shiicada
@User_19567
@User_19567 22 часа назад
Ashadu kufru wa nifaq ya Saudi Arabia 🇸🇦 ibnu kalabiin wa ibnu xaramin jarariin
@SimanMaxamed-kv3vd
@SimanMaxamed-kv3vd 11 часов назад
Wcs
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 21 час назад
Ambalaas caalamka waa la garaaci karaa yuhuudaa sharciyeeysey
@AbadirIbrahim-s8z
@AbadirIbrahim-s8z День назад
@jawahirmohamed924
@jawahirmohamed924 День назад
Ascwwb sheikh
@HafsaGorod
@HafsaGorod 23 часа назад
😊😊😊
@MaxamedshiidleShiidle
@MaxamedshiidleShiidle День назад
Asc
@Mucaadmaistaage
@Mucaadmaistaage День назад
Wcs
@sahroali1196
@sahroali1196 21 час назад
Cadaalada.ilaaheey.ayaa.timit
@khadjaissa222
@khadjaissa222 50 минут назад
Marka helikobtaradeeda sidee lo ogolaadey iney qaadato dhaawaceeda .
@afrahap4406
@afrahap4406 День назад
Wcs wr wb
@BaladweenBuulabarde
@BaladweenBuulabarde День назад
Waxaan yuhuuda waa shaydaamo aduunkoo dhan bey jaajuus kusameesteen
@jeffandonuts
@jeffandonuts День назад
Asc, waxan u maleynay in ninkasi hadii u ka danbeyey dilkoda in u dilki madaxweynih iran u isagu ka danbeeyo.
@MustafeXuseen-t6i
@MustafeXuseen-t6i День назад
Wadisapka lambarkiisa soosheeg
@haa8793
@haa8793 День назад
Nadtada ixtiram sidas in adiga laguula hadlo mamudanthy edeb isbar qofka kaweyna sida lola hadlo baro
@AbadirIbrahim-s8z
@AbadirIbrahim-s8z День назад
😂 1:52 1:53
@CabdulqadirCadani-vr7yd
@CabdulqadirCadani-vr7yd День назад
Masha Kasodulayan.halatago
@haa8793
@haa8793 День назад
Wey awodan lkn away umajeedan khiyano ayaa jirto
@CabdulqadirCadani-vr7yd
@CabdulqadirCadani-vr7yd День назад
@@haa8793 g Halaqaxsho
@mrali3601
@mrali3601 16 часов назад
Imisa Israel ka dhimatay, imisa se Carab ka dhimatay?
@alijama6723
@alijama6723 День назад
Somalidu waa quruunta keliya ee aan la aqoon meelay warka ka helaan wuxuun ayay isku aad aadiyaan
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 День назад
Yuhuudii dhiig bax ayaa ku socota meeyey ciidankii lubnan waxa lalaynaya waa dad kooda maxaa ka qaldan
@haa8793
@haa8793 День назад
Digaal logatala galay in sunida lagubaabiiyo waayo
@ARDOKalinleh
@ARDOKalinleh День назад
😢
@libanmahamudali7208
@libanmahamudali7208 22 часа назад
Commentiga noso dhig video yada
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi День назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 День назад
Lakin ninkan waxaaba iiran ay ka shakiday markii xasan nasrullah la diley war baa soo baxay ah mesha waxaa kula jirey ninkaan hadana laga shakisan yahay markas bay israiiliyiintu dheheen asaga inaan dilno ma aheyn qorsheheena markas baa la is yiri sidee bay u kala jeclaan kartaa ileyn kuligood cadowgeeda inay yihiin bay sheegtaaye mise wax kale baa jira
@abditahirgas4813
@abditahirgas4813 День назад
Xaramka marks hore hala xoreeyo
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 День назад
ASC SHEEQ DULMI DIID MAXAA SUB OO KALE
@AbdiqaniAbdi-b8c
@AbdiqaniAbdi-b8c День назад
Israel waxay isku dayaysaa inay jambal u tuurto iran oo ahaki kala galiso
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 16 часов назад
Qoolka.xafaada iyo qoloolka warbahinta carbeed naaga dhaaf
@Salugla
@Salugla День назад
Saxafigan wuxuu u shaqeeyaa THe Gray Zone waa wiilashii beentii New York Times ee 7dii Okrobar soo qarxiyay marka waana yuhuudi ciilbay u qabeen
@mohamedalihared6735
@mohamedalihared6735 День назад
Nika qaani hadi lagu helo jajusnimada wa ina toon nanogasodhiga halagu qadeye
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 15 часов назад
Isreal way u diiday saxaafadu inay soo duubto si loo ogaado khasaaraha soo gaadhay
@mahadali1698
@mahadali1698 День назад
Shekhoow ma waxaad sao wadataa ismacil haniya waxa dilay Iraan
@hodanc6255
@hodanc6255 День назад
Dabcan ya kale wadankoda bu jogay iyaga unba la adegsaday
@UbaxCali-h6u
@UbaxCali-h6u День назад
Horta raban ineya babadan Carabto dhawaacod waayo waxay u arkan hadii dhawacu babado inuu yahay Cadowga oo babaden saa darteed ayaa loduqiinya isbitaalada iyo ambalasta Dagalaka kasocod Qaza iyo lubaan waxuu. Fariin uyahay reer Khalijka oaha halimaha shiidalaka uguweun adunka waayo wax kuma sokordhiyaan adunka shiidalaka keliya ayaa laga qaata wan laaga taaga
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 День назад
Munafiiq waa munafiiq Allah aduunka iyo ariba kugu ciqaba dheh nin walaalkiis togtay nin mahan
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa День назад
Shiicadu waxay ahaayeen wali good walina ahaan doo naan toorray dhabarrada muslimiinta ku mudan
@MarshalBruxell
@MarshalBruxell День назад
kan wa beeelow beenta iyo warar ben aburka ah faafiya ee repor ku sameeya ( i love israel❤❤❤) arabta uraysa ee kalabta ah wata 200 oo somali ah ku dilaysa saudiga wax muslim la yirahdo ma jirto marka anigu i love israel waayo wa dad wanagsan oo nabad iyo nolosha iyo bini-adam nimada jecel i love israel❤❤❤. arabta ama palaestin somalida ama afrikanka daayero bay u haystan marka arabta uraysa ilaadha ismail haniya dhagar-qabe bu aha kalabku kalabku dhalay
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 День назад
80sideetan kii sano baa so dhow iyo buurburkoodii yahuuda ilaahow nagarsii kuwas markad jabinayso
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew День назад
waxaa laga dilay ismaaciil hamiya gudaha iiraan
@Kedismedia
@Kedismedia 20 часов назад
Israel shacabkeda halayelo sidia ay yelayaab dalalka carbeed
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 6 часов назад
manaxan yahuuda wa wacaladii calamka laga soo aruuriyay xagee lagu arkay ambalas la gubaya damiirkii ayuu rabi kasaray wayo naar ayaa sugeey
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz День назад
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@mohamedhassan1482
@mohamedhassan1482 23 часа назад
Ismacil haniya hidii guriga banba logaxiray somadhicikarta in warshadaha nuglayerka iyo shidaalka Iran bamkuxirta calashan shaqalaha Israel wakujirta ee Iran hahuniso
@AbiweliKhadar
@AbiweliKhadar 23 часа назад
Yuhuud halaysks crliyuo
@XabiiboMaxamad-mu9pg
@XabiiboMaxamad-mu9pg День назад
N
@Apdinasir-q1s
@Apdinasir-q1s День назад
First😂😂
@adammohamed5339
@adammohamed5339 День назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 5 часов назад
Allah jabiyo cadawga muslimiinta
@AbadirIbrahim-s8z
@AbadirIbrahim-s8z День назад
@AbadirIbrahim-s8z
@AbadirIbrahim-s8z День назад
😂 1:52 1:53
@Mucaadmaistaage
@Mucaadmaistaage День назад
Asc
Далее
Тренеруем память physics drop 103 - 104
00:51
Part 4. Roblox trend🗿
00:16
Просмотров 810 тыс.
КУШАТЬ ХОЧЕШЬ? #дистори
00:15
Просмотров 206 тыс.