Тёмный

Halis Caafimaad oo kusoo waajahan Dadka Ciyaara Gym-ta ee... 

MM Somali TV
Подписаться 515 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 37   
@Zaki__7483
@Zaki__7483 Год назад
Protien shakes are safe mostly dadka ha waalina
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
Waan ku racsanay anu in layska dayo waayo wllky ayaa cabi jiray biyaha xata intu coach aw sheegayo ayuu caba saas oy thy aad ayuu misaan kisu u kordhay soo kale calosha aad u waynatay dibiro aan cadi hyn mrkii hore mu dareen sanayn lkn hada wuba jojiyay wxn idinkula talin lahaa inaad iska daysaan o wx ybha dabiciga isticmashaan sida borashka muuska io beedka
@ayaanlemohamed779
@ayaanlemohamed779 Год назад
qodob waqtigisa tagan ayaad ka hadasheen, Akhyarta gymka ciyaara ka mid ahay lakiin ma isticmaalo protien powderka waxn ku badaly natural home made.......mmtv thanks to be up to date on social events.
@iOnSL
@iOnSL Год назад
Protein is the most satiating to calorie dense nutrient. It’s not likely people get “calool” from protein alone as carbs, and fats are much more calorie dense. If you calorie intake is high you WILL gain weight. Stop blaming protein.
@KhadarMuhumed-qf5ls
@KhadarMuhumed-qf5ls Год назад
Gym Tani xgaY kUTaaLa mmTv❤❤
@SulaymaanBaashe-tc8kk
@SulaymaanBaashe-tc8kk Год назад
Beerta xoriyadda ayay u dhawdahay
@saciid2024
@saciid2024 Год назад
Lkn gym ta kadib baa la cabaa ama cashadaa lagu cabaa Xiliga aad gym ta ku guda jirtana biyaa lacabaa un marmar
@MGarboole
@MGarboole Год назад
Haddii aad miisaankaaga kordhineyso iyo haddii aad rideysaba ha cunin boodharka taa badalkeeda isticmaal cuntada sida kidir, faraway, massago, beed, caano iwm anigu kuwaas ayaan isticmalay waanan isku bedelay alxm lkn iska ilaali proteinka moor gareysan.
@nuraldin2656
@nuraldin2656 Год назад
Protein capsule sare e nephron kalida kama gudbaba suu samayn ugu sameynaya kalida
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Год назад
Dhalin yaranimadii ayuu Dr kagu ii sheegay mar aan joogay holand maalintiibaan joojiyey Gym kii waxaan ku badalay Oradka ijimicsi kubad
@mahamudh6983
@mahamudh6983 3 месяца назад
Wuu fiicanyahay io ma fiicnaba idinkaanu idinka haynaa kkkkk
@kedaribrahim4088
@kedaribrahim4088 Год назад
Kkkkkkkk kani Gormu Ku takhakhausay waxan aad shegaysan
@OG-O226
@OG-O226 Год назад
Wr ma adiga like isi saarey
@Xaviervlogs1
@Xaviervlogs1 Год назад
protein ayey ka hadlayan creatine ayeyna camerada ka tusayan. creatine 5g ayad uu bahan thaey malin kasta.
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
Karatein waxa loo isticmala timaha io cidiyaha ee jidh dhisid looma isticmalo dadkuna way ku kala dhashaan gacmo adayga ee karetin ay cabaan wax uma tarayso waa qalad fikir kyga xata haday wax tarayso dhibato badan ayaa ku dugan
@Xaviervlogs1
@Xaviervlogs1 Год назад
@@fahemaomer6008 waan xiseya inan dadka cawiyo wllo. 1. Creatine waxey ka cawineysa inad hore muqur uu sameyso. 2. misan isku darid 3. qofka inuu misan culus qado ayey ka cawineysa. 4. 5g creatine qofka uu bahan yahey Malin kasta hadii gym Malin uu ka nasayo Ama uu tagayo wuu qadan kara. 5. waxa fican After Training in laqato. I wish wan ku cawiyey god bless you
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
@@Xaviervlogs1 wd mhdsnty wx bdna wd i faidaysay aad ayd u mhdsnty
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Год назад
@@Xaviervlogs1 creatine oo cunto dabici ah ii sheeeg
@mukz6995
@mukz6995 Месяц назад
Waar wax dhibaatooy leeyihiin majiraan adeeree dadka hadaad ka naxasaan qaadka ka joojiya
@dayaxaduula
@dayaxaduula Год назад
Ala kadaaya jiimtu waa jimicsiye gormay noqotey xanuun
@Burco.
@Burco. Год назад
Proteïne ku waa qashin
@fuadgoldy8321
@fuadgoldy8321 8 месяцев назад
How come there is no muscler Somali man in the entire world, somali man body can not be muscler, and I'm never see famous athletic Somali man in TV
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Год назад
Adigoo beeed helaaaaya protein maxad ugu roori
@liibaanmuuse528
@liibaanmuuse528 Год назад
Isagu jimer maaha dadkana wu baraya ar somaalaa😂
@aminad764
@aminad764 Год назад
Somaliya waxaa lageeya waa fake protein Whey protein number 1 waaye
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Ninkan maxa ka qaldan wuxu leeyahay Kalyaha ayuu dhibaateyaa protein hadana wuxu leeyahay faidadiisa ayaa badan, kalyuhu waa xubinta ugu muhiimsan marka laga tagowadnaha, mida protein 100% waa halis caafimaad dhamaan dadka jidhka ku dhisaa waxay leeyihin xanuunka ugu horeeya hearth attack, blood pressure, wadne xanuun iyo dhiig kar waa labada xanuun ee ugu badan
@cadaani468
@cadaani468 Год назад
Qofkan leh macalin bn ahy eega war wxaa yaynan wxba ka qaadn
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 Год назад
Hhhhhhhh ninkaad kabaha ka tolanayso kabihiisa la eega macalinka gym 😂😂😂
@cadaani468
@cadaani468 Год назад
@@khaalidyare4252 hhh Haa zxp wn yaaby
@somaliman8162
@somaliman8162 13 дней назад
Fake intay ka dhargeen baa xanuun bidco ah ku dhacay war protein ka waa safe
@maalmo2454
@maalmo2454 Год назад
Suaal dhakhatarku madhakhtar dadwaynaha kadhexeya mise cid gaaru kuhaawalanyahay
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 Год назад
Dhalin yarada biraha qaada borotinkana isticmala sidagdaga uxogaysta isle xanuno kala duwan ayay wajahan adunka wax dagdagi majiro fadlan cafimad kina ila shada
@nuromar8984
@nuromar8984 Год назад
steroids ay Somaliland keeneen oo dawladu waa inay wax ka qabato Cadan dhalinyaradu isticmaalayso
@Xaviervlogs1
@Xaviervlogs1 Год назад
somalida waa jahilin wlhi wtf
Далее
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
Просмотров 2 млн
Decompress small game, have time to play it!
00:35
Просмотров 3,9 млн
Somaliland water projects May 2023
5:55
Просмотров 31 тыс.
QOF CAATO AH HADII TAHAY ISTICMAAL CUNTADAN GYMKA
1:38