Тёмный

Halis Socota O loo Jeedo hadana lawada daawanaayo bal sideed u aragtaa? 

Dulmi Diid Clips
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

31 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@MohamedYoussuf-f1z
@MohamedYoussuf-f1z 7 часов назад
Shekhow dir dhabe lama qadan ee isku dey ayey wadan anaguna haddan nahay bulshada soomaaliyed ee ilaahay ku beeray dir dhabe iyo sitti waxan ku jirna maalin walba dagal waxan is hayna dowlad oroomo ah waana ka adkan doona dowladihi ka horeyey kuwan oroomo ee itaalka yar iska daayo kuwi ka adkaba wey na keeri wayeen.Guul soomaali galbed aya leh.💪💪💪💪💪
@XasanCabdullahiSiciid
@XasanCabdullahiSiciid 17 часов назад
Bismillaah asc dulmidiid anigaa xog badan kaaga haayo oo cadeeynteeda wadato magalooyinka waaweyn eesoomalida xaafado amxaaro ah ayaa kuyaal sida godeey qabridahar dhagaxbuur iyo jgjgo oo gudoomiyal degmo kuleeyahiin iyo xildhibaano
@Rashiid865
@Rashiid865 8 часов назад
Mahadsanid shekh aad ban kuugu xidhanahay rer somali galbeed dadkayaguna baraarujin bay ubahan yihin fadlan hana iloobin gumaysi baa na liqi raba mana lihin dad kashaqeey wacyigalinta iyo bararujinta bulshada
@Neima1000
@Neima1000 21 час назад
Mashallah SH meel fook ayad wax ka aragta ALLAHA aqliga ku siyadiyo bararujinta umada Somaliyed iyada isku macan ma’arkaan cadow goda. Allow uu gargar SOMALI WEYN 🤲
@halimamumin3643
@halimamumin3643 5 часов назад
Waa nidaamkii Yahuud kula wareegtey Al masjid Al Qudsi Xaafada u dhow oo dhan.
@nrcabdi
@nrcabdi 23 часа назад
🥺🥺 Hal sano ka badan waxan la daalaa dhacayaa xaalad nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, waan iska xishooday balse xaaladaa meel liidata igasoo gaartay, xitaa ma awoodo nolol maalmeed, dawo iyo xitaa hooy aan dego. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda xog ogaal u noqda oo wax uun iga tara. Lambarkayga waa (Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi 10 часов назад
Wall ninga oojijiga yoga waligay waxn amisanahay sababta oosomaliya kaliya naloso aaday ganacsiyada itobiya odhan ay wax walba naloga dhaxganacsanayo somalidina aysan gancsi ugulahayn
@DiegoJotta-du1hm
@DiegoJotta-du1hm 23 часа назад
GENERAL GALAAL ALLAHA UNAXARISTE DARDAARINKIISA WAXAA KAMAID AHAA 1 OROMO YAACEYSO HADAAD ARAGTAAN SAHAN AMHARO IYO TIGRE WAEEYE
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 часа назад
Walahi , waan Arkay , ormo Ku soo Qul Qulaysa somaliland, kadib Axmaaro iyo Tigree baa ku xigay Oo hada meherado ka wada samaystay.
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 20 часов назад
Soomaaliyeey indhaha furan oo Baqdinta iyo fully nimada iska daaya dhulkiinana Itoobiyadan tac baanka ah ka ceshada Ragbaad sheega naysaanee
@Munawar-862
@Munawar-862 10 часов назад
Allow kubarakee walalo wacyiga wanagsan alle hana fahansiiyo
@mohamudhusseinkassim4163
@mohamudhusseinkassim4163 22 часа назад
Somalida iyada isu xoog badan oo dadka kale maba firyan
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 19 часов назад
Somasli zGalbeed iskadhaafe Somaalidii Xurta aheyd ayeey kusocotaa.
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 22 часа назад
ASC wall mesha waxa ka socda ku qabso ku qadi meyside
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 20 часов назад
Masha Allah waa runta sheeqow
@ashrafxakimigaay518
@ashrafxakimigaay518 5 часов назад
Sida hadeer sh l.hoose ugu soo aruureen cml iska dhe io jubooynka
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan День назад
❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤
@abdikhadardheeg3343
@abdikhadardheeg3343 19 часов назад
Wx shegaya waa run
@Quduseffendi
@Quduseffendi 21 час назад
Hadaad degaan ka somaalida timaado madaxaa ku xanuuni lahaa siday madaxa nooga haystaan Goobaha muhiimka ah oo dhan amxaaraa haysata sida macalinimada, shirkadaha, Laydhka Iyo shaqooyinka gacanta sida kuuliga iyo biyoole nimada . Goobaha ugu muhiimsan oo dhan amxaaray gacanta ugu jiraan😢😢😢
@chlungo5672
@chlungo5672 14 часов назад
Anaga dhul somaliyed naga maqan, lkn dadki dhulka u dhashy hadi gunimo doorteyn hala gumaado walibo guriyaashod laga saranaya, maanta meeqo falastiin wah gurikooda ayago yaqaano la heesta, aduunka wax kama barano, baqti cml u nolow waxa dhanto sharaf ku nolow, somali dhan habaran wlh nin raged alle ka cabsi leh dadka hogamin karo Allah noo keeno
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 22 часа назад
Waa habkii falastiin lagu bara kiciyay???
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 23 часа назад
Waa layaab runtiii walaahi 😮
@ahmedabdi782
@ahmedabdi782 20 часов назад
Asc Salaam kadib anigu waxaan kasoojeedaa soomaligalbeed adiga dadaas ah mahada ayaad toostay markaan saa xiib xaga wadanimada wax m. Siyaad kaadabeeyay majiro. Hargaisa /Boosaso Xamar 30sano waxay dhameeyeen oy dhiibeen dadkii wadanimada ku dabaysay ayay Itoobiya dhiibeen walina brothers. Thank.
@MuhiimAhmed-v8c
@MuhiimAhmed-v8c 17 часов назад
Ma amxaar soomaali barad ah baa tahay koley Soomaaligaaga la fahmi mayo marka hore luqada sida loo qoro baro kadib ra yi gaaga ka hadal
@osmanibrahim8708
@osmanibrahim8708 17 часов назад
Asm.oromo.waxay.kudhan.ceel.sheekh.iyo.lugahaya.waqoyi cod.hadilaqado.wa oromo
@mahamedabdimahadmaame7280
@mahamedabdimahadmaame7280 21 час назад
Asc Sheekh xalad waa xaladii gumsaytaha waxayna bilaa batay xiligii mililik wanaa waxa oromo lagugaleyay wanaa basaa sin dhaman dadkan kuladagaya nin halkan nala jogaa oo dhagaxbur ah wuxuu isgoo somali iskadhigaya usafri jiray somaliya xilii dowladii kacanka waligina lama qaban isagaa afkisanogashegay
@Quduseffendi
@Quduseffendi 21 час назад
Sheekh iyagu diin malaha oo khayaanaday doonaan bay sameeyaan dhiigay doonaana way daadiyaan. Ee anaguna malaynaa oo hantidooda ma dhacnaa illeen dawlad naga koontaroosha ma haysano. Hadii aan layno kumanaan culuma ah baa bariba afka furan oo aayado quraan ah nagu dul akhrin. Marka dhiigoodu ma noo banaan yahay oo meeshaan ku aragnaba ma layna.
@faisabdirahmanabdiqani3760
@faisabdirahmanabdiqani3760 21 час назад
Asc Anigu waxan jogaa jijiga Waxyaabaha an xanun kaqaday waxa kamid ah xiliyada tirakobka Waxaa kutirakobe dad ajnib ah iyagana waligood guri kod aha manad arag hadhow waxaa lagu dhihi intaas ayatahay anaguna intas ayan nahay
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 15 часов назад
Asc sheikho anaga hadda somali nahey waxan ku baabaney Qabiiil Qabiil somali waay hurdeysa xabashiida waa Qori ismariis ah waaye hadaba somali melkasta ayee ka dageyn
@BisharMaxamud
@BisharMaxamud 19 часов назад
anigu waxaan arkayaa in dhulkii somaligalbeed eenkunoolahay sidhab ah looqaadanayo malaayiin dhalinyaro ah oon umalayn inay ciidanyihiin ayaa ilaa iyo beeraha miyiga kuyaala kashaqeeya shaqoyinkii magaloyinka iskabadhaafe ilahayoo nagabadbadiya mooyee anagu iskalamahadlikarayno hadana wayba xogaysteenoo nina kamabaqaan allah janosahlo
@adammohamed5339
@adammohamed5339 18 часов назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@Kedismedia
@Kedismedia 18 часов назад
Markaas mey xir xiraaan
@Xudeyfa
@Xudeyfa 21 час назад
System kii hore ee Boqortooyada Abasynia oo ayaa dejisey strategyadan Amhara Supremacy. Waxaa jirta eega opportunity aan horey usoo marin Soomaalida oo u baahan in laga faa'iideysto taasina isku dhacan eega udhexeeya qoomiyadihii gumeystayaasha Amhara iyo Oromo iyo Tigrey lagama yaabana iney waligood heshiiyaan inay kala adkaadaaan mooyaane. In laga dhex faa iideysto weeye intey is cunayaan iyagu
@1MeaningfulLife
@1MeaningfulLife 9 часов назад
Goondhar weeyaan magucu, waa gobolada xabashida
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 20 часов назад
Waa sheekaday Falastiin faraha uga baxday
@Bashiirmaxamed-h6v
@Bashiirmaxamed-h6v 10 часов назад
Asc
@FH-qt4up
@FH-qt4up 9 часов назад
Asc walal odhaygani wa oromo. Wixi iyaga lagusamen jirey bey hadh anaga nagu sameyan.
@Kedismedia
@Kedismedia 18 часов назад
Ka xira leysinkane ku adkeya
@j.jilani4535
@j.jilani4535 2 часа назад
Soomaali galbeed kumeysi ayay ku jirtaa. Hada Itoobiya waa burburtay, kadib dalka waa lasifayn. Dib u fiiri Itoobiyaankii Eriteria halka ay ku dambayeen.
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 8 часов назад
Keygana anaa leh kaagane kula lihi
@Bashiirmaxamed-h6v
@Bashiirmaxamed-h6v 10 часов назад
Sxp Ethiopia waa metered qomiyado kala dewan ka dhaxaysa meherada 4 qomiyadood aya ibin kara o maqal have ah waana kuwa xukunka dalka qabta intranasal kale faaido yar aya nalo so turn waa run iyaga dhulkoda llama dago e into kala Ethiopia ah
@Bashiirmaxamed-h6v
@Bashiirmaxamed-h6v 10 часов назад
Sxp wan ka xumahay qoralka ayan Meltham qar khalday
@hoygaaqoonta-jp5sq
@hoygaaqoonta-jp5sq 18 часов назад
Sheikh says ma aha ee maamulka yaa difaacaya iyo ciidanka Ethiopia Korka ka ilaaliya
@mohamedgindi907
@mohamedgindi907 22 часа назад
Duurka iska ilaali yaan laguugu dilin
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 4 часа назад
Ninkaas , Hadalkiisu waa Dhab Xabashida Dhulkooda Laga Heli maayo Hal Qof oo Somalia Ama oromo Ah, Tigregana waa sidaa
@MuhammadAbdusalam-f6o
@MuhammadAbdusalam-f6o 23 часа назад
Asc mesha Dowlad deganka isha kuhaya war waynbakasosocde
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan День назад
Wey jirtaa shekadaan
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 21 час назад
Horta Dirir diabetes loo qaatay laakiin hada Jig jigaa lagu socsaa iyo dhulkii kale
@saditaqueenfouad2409
@saditaqueenfouad2409 20 часов назад
Afrique unitite corma gadeyna
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 20 часов назад
Hada Soomaalidaa dhulkooda lagu socdaa
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 22 часа назад
😂😂😂😂war yaa ilahay yaqano ado nin weyna oo din islma sheganayo ayad umad muslimin isku direysa subxanallah
@AJama-d9d
@AJama-d9d 22 часа назад
XABASHIDA GAALADA AH IYO TIGRAYGA GAALADA AH. EE. KINIISADAHA. KU FAAFINAYA IYO. KHAMRIGA. M4ELAHA LAGO CABO IYO DHILOOYINKA. AIDS KA QABA. MEELKASTA. GURYAHA KA FURANAYAA. ,,KUWAASAA. LAGA HADLAYAA,,MISE. WASAAD. DABA DHILIF. U TAHAY. JAAJUUSIINTIIBAAD. TAHAY. AYGUMAYSTAAN. BILAA. DAMIIRKA. AH. ORODOO. GEELII KU NOQO. JAAHIL YAHOW. ADUUNBA. HAWLAHA. KASOCDA WAXBA. KAMA OGAANKARTIDE
@Gmaaad
@Gmaaad 17 часов назад
Waxjira ayuu ku sheegaya mida kale amxaara laga hadlaaaya iyo dhul balaariskooda marka wax fahan
@AbdiqaniMumin
@AbdiqaniMumin 21 час назад
Arintaas waan layaaby aniiba qofkii waxbara sha uaada hataa waay dilaan owaxaay leyahin tuga ayaadishy
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 17 часов назад
BEENAALE ADEERKAA CABDILLAHI YUSUF NINKII UUGU HOREEYAY EE SOMALI AH OO DHUL SOMALIYEED XABASHI GEEYAY AYUU AHAA,ADEERKAAGII KALE EE AFWEYNE DHULKAN AAD KA HADLAAID EE SOMALI GALBEED ISAGAA U SAXEEXAY,DAAROOD WAA DABA DHILIF HADANA ISGA DHIGAYA INAY DHUL SOMALIYEED DIFAACAYAAN,CARUURBAAD TAHAY ADEER EE TAARIIKH DAADA KHALDAN DIB UUGU NOQO
@ShafiAdam-b9u
@ShafiAdam-b9u 21 час назад
Walal somal dhax dagan axmaaro ma jirto xitaa hadii ay Arjan qof somali ah way dilaan
@BirFiniinkeed
@BirFiniinkeed 2 часа назад
Shiikhow somali waxay jabidoontaa marka ay somaliland itoobiya gudaha soogeliso si ay uga ciilbaxdo somalida cadowga ku ah jiritaankeeda hadiiba xitaa ay bad iyo beriba kuwaayayso🤪🤪
@sMohamed-yz7pe
@sMohamed-yz7pe 3 часа назад
Sc bro Umad makii la soo galayo sii ghuub ah ayaa loo soo dagaa marka danbe waa lagu balarta balse Somali waa huruda wadan keed waxa laga dhax qabto lama socdan Hurdo ayeey ku jiraan walahi
@ashrafxakimigaay518
@ashrafxakimigaay518 5 часов назад
Sida deegaanadeena arlaadi kusocoto cml 😂
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 21 час назад
Ttoobiyaan kii baaSu aalahaas is waydiinaya Soomaaliduna waa dhoohane sheekaduba ma dhacsana
@ayubamore5599
@ayubamore5599 20 часов назад
Wa runtiis ninkas oromada ah wa inla garab istagaa somalidu diciif cagjar oo dadkisa cadowka dhigtay ba mesha nojoga warkaca dhulki laydinka qaadye
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 20 часов назад
Beri shalaytaa dhici doonta
@itzManha125
@itzManha125 21 час назад
Oo hada ma sacaan aa fahmeesan dad aan arabin dad kale in eey la dagaan se dhulkooda u ilaalsadan ama ee yahiin dad kaligood jecel 8n eey isla dagaan
@dajiscom463
@dajiscom463 21 час назад
Somalidi waloso dhigtay ayana ma way iska war moogtahay
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 20 часов назад
Oromadaba hadeer Hal dhinac bay u socdaan oo waa dhul doon
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
@kabarodadkasaaxiibkaa5165 17 часов назад
Maya kooda lalamadagi karo lkn somalida iyo oromada iyo canfar dhulkoda laladagaa 😂 goorta ay jamahoda kacararayan ayaanan la aqoonin ee.
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361
@dhulkaagahooyocadowgakaila5361 8 часов назад
Midaas waxaa ka daran tuug ta habeen iyo maaling guriyihii guraneysa,ee amhaarada iyo oromoda.
Далее
A Monster is Chasing Me! 😭
00:19
Просмотров 1,6 млн
How to sign the letter A?❤️
00:50
Просмотров 420 тыс.
Daawo afar qodob oo waaweyn
10:40
Просмотров 1,9 тыс.