Тёмный

HAMBALYO CIIDANKA PUNTLAND IYO SHACABKABA SANAD GUURADII 27AAD 2024  

Farass Vlogger
Подписаться 3,5 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Hambalyo Ciidanka Puntland Caawa Oo Ay kubeegantahy Sanad Guuradii 27aad 2024 #garowe2024 #puntland2024 #puntland #force #army #ciidanka #puntland #somalia #qardho #bosaso #garowe2024 #KowdaAugus2024 #anniversary #puntland #Dabaaldagkowdaaug2024 #moreviews #galkacayo #maanta #degdeg #caawaiyocaalamka #city #moreviews #blogger ##beautiful #viral_video #fypage #fypyoutube #fypシ゚viral #fyp #exploremore #explorepage #explore #youtubevideo #youtube #growingchannels #growth #grow #subscribe #support #somaliyoutuber #qaraami #army #armylover #armystatus #milatry #milatroop_monkey #capital #force #forces #foryou #foryourpage #forest #somalimusic #somalimusictotheworld #heeso_xul_ah #heesokaban #heeso #moralstories #food #fitness #fitnessmotivation #today #world #blogger #poeple #travel #tiktok #tourist #event ‪@FarassVlogger90‬ ‪@puntlandsecurityforce6260‬ #ps4 ‪@PuntlandTV‬

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 133   
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 месяца назад
MashaAllaah Gul iyo Gobonimo cidankena sharafta leh guleysta waxasa dowlad ah Hambalyo ♥️ Hambalyo ❤Hambalyo ❤
@HawaEgal
@HawaEgal 2 месяца назад
Mashaa Allah illahay inta xun idin ma tuso Somalia markay nolayd ayad isooa xasuseen tarabunkii xamar intan lagu xarin ilahay horumarkas iyo kaladabayntas ha no wariyo Somali oo midowda oo Nola ha i tuso guul puntland horay u socda
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 месяца назад
Hamablayo Hamablayo Hamablayo PUTLAAND POWER ❤❤❤❤❤❤❤❤
@bby6
@bby6 2 месяца назад
Viva puntland state of Somalia guuleysta marwalba inshallah
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
🫡🫡🫡
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 месяца назад
Cadowginu Alaaha Jabiyo Hambalyo Hambalyo Puntland ❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Wallaahi waxaan dib u jaleecay somali iyo ciidankeedii HAMBALYO CIIDANKA Qarka somaliyeed ❤❤❤🌴🌴🌴🌴💎💎💎🌴🌴💎🌴🌴🌴🌴🌴🌴💎💎💎💎💎💎💎💎💎🌴🌴🌴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🇸🇴💎🇸🇴💎🌺💎
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 месяца назад
Iam Very Proud To Be Puntlander Hambalyo Hambalyo Puntland From London ❤
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
@@fatimanour9793 thanks sister 🫡
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 2 месяца назад
MaanshaAllah, guuleesta markasta ciidanka puntland Allaha idin dhowro.
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 2 месяца назад
Mashallah Allah haydin xifdiyo
@hodanibrahim-l4b
@hodanibrahim-l4b 2 месяца назад
maashallaah maashallaah
@fatimanour9793
@fatimanour9793 2 месяца назад
Hambalyo Hambalyo Puntland 👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰❤️❤️❤️💐💐💐💖💖💖
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 месяца назад
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar butland guuuuul maansha Alaah ❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏🫶🤲🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🤲🤲♥️❤️❤️
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 месяца назад
Xassan gargiurte dhiigu haku kaco naceybkiisana allaha ku celiyo laakiin dhulkiina ilaashada oo emaaraad ka iska ilaaliya kheyraadkiina qaadanaya madaxdiiinana sasabanaya
@lathany.3537
@lathany.3537 2 месяца назад
Maa shaa allaha maa shaa allaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAkrpoduction1
@AhmedAkrpoduction1 2 месяца назад
Boqortooyadii Puntland Hambalyo Baan Leeyahay Meel Walba Ay Joogaan 1 Augusto🥰🙏
@aminahussein1
@aminahussein1 2 месяца назад
Maashaa Allah Tabaarak Allah. Allaha guuleyo Puntiland Goorwalbaba. 🤲 🇸🇱 Dani Dal dhise. 🦁❤.
@shanyfahiye919
@shanyfahiye919 2 месяца назад
Hambalyo-Guul iyo Gobanimo reer Puntland Masha Allah. Allah ha idiin xafido.
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад
Ciidanka qaranka somalia ❤🇸🇴❤salanka timi Djibouti ❤🇸🇴🇩🇯♥️wana cidankida ugu aslubta badan somalida ilaaliya dalka
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
@@MedIbrahimidrissIbrahim waanu Kaa gudoonay Jaalayaal 🫡🤗
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад
@@FarassVlogger90 igu Salan mwn saciid deni walaal berigi hore mucaradban kuha ♥️🇸🇴,Somalia🇸🇴♥️ hanolato deni waxan aqonsadey inu raaga katagay xoreynti sool walahi horey uu socda walaal laha somalieed salanka timi Djibouti ♥️🇸🇴♥️🇩🇯♥️
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
@@MedIbrahimidrissIbrahim Aad iyo Aad walaal qaali waan kaa gaadhsiin Idinkuna Guulaysta Farxad iyo Hormar Kuwaara 🫡❤️
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад
@@FarassVlogger90 Marxaba réer abtiyaal majeerten aabtiban uu nahay oo inaanteni udbaala caad aya Cissé maxamud iyo cumar maxamud nolada dalka ilaaliya Anagana naa ilaashada oo cadawgu Wu setihin badan Yahay ee nagu tagera dhismaha awdal state of Somalia wana inan kaa takhalusna Snm argagixiso 😁oon jiilbaha dhulka ugu dhifano iinta uu hadhey
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
@@MedIbrahimidrissIbrahim soodhawaada Awoowayaal Nagu Haleeya InshaAllah Guul iyo Gobanimo 🫡
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 2 месяца назад
puntland tv wanka waayay
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 месяца назад
ham balyo guuleysata puntland
@munayousuf8460
@munayousuf8460 2 месяца назад
Mansha allah❤❤❤❤
@hasangeele
@hasangeele 2 месяца назад
MAASHA ALAAH GUULEYSTA
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 2 месяца назад
Maashalaah guulaysta walalaayaal geesiyaashii puntlanad
@HawoMuuse
@HawoMuuse 2 месяца назад
Manshal Allah tabarak lahagu xafido inshalla gulleys iyo midnimo umada somalied iyo gobanimo inshallah gulleys puntland hora socood inshallah gobanimo
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Ameen Ameen yarabi
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 2 месяца назад
Maasha allah hambalyo hambalyo maamul goboledka pudland 27 guuradii ka soo waregtay asaaska pudland ❤❤❤❤❤❤❤
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 месяца назад
Alahuma barik.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад
Guulaysta ciidanka butlaand ❤❤❤ from Soomalilnd lakin ciidanka iska dhisa dowlad ku sheega xamar ka talisa wad dhantan ciidanka tababarka ugu badiya
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkk adigu sacii iyo orgidii ma badashay iyo mariyo calastii lafta anagaa
@cabdilahi6320
@cabdilahi6320 2 месяца назад
❤❤❤ hambalyo Pentland ❤❤❤
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman 2 месяца назад
Sanadkan2024 wax dabal deg ah puntland kama dhicin ee wakii 2022 dii
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare 2 месяца назад
Mashlh puntland waa dawlad
@sahradahir6959
@sahradahir6959 2 месяца назад
Our beloved puntland noolaada
@rodaismail4193
@rodaismail4193 2 месяца назад
Maasha Allah guul guul🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 месяца назад
Hayeey cabsi cabsi ,puntland ciidan waa dhismay maasha Allah,keliya waa iney salaadda ku dedaalaan jaadkana joojiyaan inta cuntaa
@AshaBurleeg
@AshaBurleeg 2 месяца назад
Hambalyo puntland
@mariamelmi-sw3ji
@mariamelmi-sw3ji 2 месяца назад
GUULAYSTA OO WALIGII GADAAL HA MARININA INSHAALLAH
@rahmacadey7030
@rahmacadey7030 2 месяца назад
Masha Allah hanbalyo putlaand
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 2 месяца назад
❤❤❤Puntland,❤❤❤Jubaland, ❤❤❤Las Caano❤❤❤ JigaJiga ❤❤❤Somaliland ❤❤❤djibouti❤❤❤2024.
@Abshirjama-h9p
@Abshirjama-h9p 2 месяца назад
viva puntlanders
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q 2 месяца назад
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم من كل شر.
@FarhanAhmed-hj7pu
@FarhanAhmed-hj7pu 2 месяца назад
@aminanur981
@aminanur981 2 месяца назад
Masha Allah wa ta dowladnimo keep going puntland. Cadowgiin ha jabow
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
🫡🫡🫡🫡
@AbdilahiYare
@AbdilahiYare 2 месяца назад
Mashlh war nimankani waa dawlad
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc 2 месяца назад
Mashaa allah hambalyo xuska sanadgyurada 27 ee puntland. Puntland waa awood aan la liican kari. Hambalyo
@fadumoali7300
@fadumoali7300 2 месяца назад
Mansha allaah puntland guul iyo gobanimo❤
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 месяца назад
Madaxweyne Deni salan sare keep up the good work 👏
@geenyodila9095
@geenyodila9095 2 месяца назад
Maasha allah putland war inta banaanka socotana ha la wada askareeyo oo ragoo dhan diyar ha ahaado ❤❤❤❤❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 месяца назад
(MASHALLAH TABARAKALLAH)🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🙌🙌🙌🙌Hambalyo 🙌🙌🙌🙌Dadka🙌🙌🙌👏👏👏👏💐💐💐💐💐🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏Reer🙏🙏🙏🙏💝💝❤️‍🔥🌹PUNTLAND 🫀🫀🫀💓💓💓💓💓💓♥️🌹🌹🥀💞🌷🎉🎉🩷🧡💙💙💘💓🧡CIZI🎉iyo SHARAF🫶❣️❣️❣️🌹🫀🌹🌹❤️‍🔥❤️‍🔥ku noaada🤲(RABBI) haydin barakeeyo(ALLAHUMA AAMEEN )🤲🤲🤲
@CrahmanDaad
@CrahmanDaad 2 месяца назад
gulasta gorkasta iyo gob kasta🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Bismillaahi masha Allaah Allaahu Akbar keep going ❤❤❤❤❤💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋🕋🕋🕋🕋❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌴🌴🌴🌴🌴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@marwo5431
@marwo5431 2 месяца назад
Success independence 🎉🎉 ❤️👏🏼👏🏼
@MukhtarHashiShOsman
@MukhtarHashiShOsman 2 месяца назад
ASC.HAMBALYO CIIDANKA PUNTLAND.WAXAAN U RAJEYNAYAA HORUMAR IYO IN AY SUGAN AMANKA PUNTLAND.WAXAA MAHAD LEH RABI .
@husseinnuur7567
@husseinnuur7567 2 месяца назад
Lll
@MaxamuudCraximaan
@MaxamuudCraximaan 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤maasha alaah isha cadoogu idin ma argto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MrSheikh778
@MrSheikh778 2 месяца назад
Waxaan ku talin lahaa in ciidamada la toban jibaaro ugu yaraan 50 kun lagaar siiyo iyagoo ka booban Somali oodhan si dalka Somalia dib iskuugu furaan waa rajada kaliya oo maanta haysano mahan inay Putland kaliya ku koobnadaan Xamar dowlad nimada kama soo soco dib u xuray ayeey u baahan tahay sidii Cabdullahi Yuusuf Illahay ha u naxariistee, Xassan Xaabsade waxuu isku badalay hoogamiye kooxeed waa in laga saraa dalka
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 месяца назад
Maya ciidamo kale lama keenayo!! dhulkay kugu qabsan!!! Ayaamo kadibna Arsenal ayey ISU bedrlayaan! DOONI mayno boowe!! PUNTLAND 🎉naga badan!!
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
@shukri114mohammed2 Aad iyo Aad
@lathany.3537
@lathany.3537 2 месяца назад
Wadamada aduunka la burburin waayey waxeey leeyahiin ciidan ka dhisan meel walbo ay ka jirto baahi sida aqoonta ciidan,dhaqaalaha ama mushaharka ay u baahan yahiin taas oo dabooli karto baahidooda gaarka ah ama mida guud in ay caruurtooda iyo xaasas kooda helaan adeega bulsho sida wax barashada iyo daawada kuna helaa bilaash maa daama ay dadka dhaqaalaha haysta ay ku jiifaan dhiiga askariga oo ay nan heli la heyn nabad ay ku shaqeystaan ninka habeen iyo maalin u taagan ab niga wadanka markaa dowlada ha ku fiiriso idho gaar ah ciidanka waa iga talo iyo wax i su sheeg guud ❤❤❤❤ ❤
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Aad iyo Aad walaal Askariga ama Qayb walboo Ciidamada Noocyadooda kamida Hadii Mushahar Baahidooda daboola Arimimahooda aasaasigana looraaciyo waynu awoodnaayee Dalkuba Barwaaqo iyo Amni Sii siyaado mooyaanee Wax nusqaana ama Shil dilal ah ama Ismaandhaafba madhacayn lkn arinkaa waa laga gaabiyay waliba mudnaantuu lahaa Ciidanka 10% lama Fulin Wax kadhalankarana waynu kadharagsanahay Maanta Allah Madax Garasho leh iyo Caqli Usaaxiiba Ha inagu hadeeyo inaan doorano 🫡❤️
@mohamedali7449
@mohamedali7449 2 месяца назад
Hanbalyo ciidanka puntland
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 месяца назад
Gurigaaga usheeg iyo xeebta liido laguuma dirsan tane
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 2 месяца назад
Habalyo. Gul. Gowanimo❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴👍👍👍👍👍👍🌴🌴🌴🌴
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 2 месяца назад
Waa infantry qalab kufilan leheen
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 2 месяца назад
Cidamadan puntland waa cidan aad u dhisan marka somaliya inteeda kale la arko cidankaan waxay magaalo soo galaan markey sidaan oo kale munasabad u xusayaan nayaoo waliba qeyb kamid ah dabaaldegyada puntland kasoo qeyb gala anigu waxaan joogaa fatasyada kaliyah baan arkaa intancidankaan magaaloyinka masoo galaan waxayna ku sugan yihiin inta badan meelo ka baxsan magaaloyinka sida xutuudaha puntland ay ledahay iyo xeryo ka baxsan magaaloyinka waana sida lagu yaqaan cidan waxayna ku soo galaan magaloyinka iyagoo fasax ka qata madaxtoda sare maantay waa malin tii puntland la aas aasay 1989kii waana sanad guradii 25aad Mash allh
@11naa44
@11naa44 2 месяца назад
MashAllah 🎉🎉🎉
@jamiilodiiriyefaarax-wl6eu
@jamiilodiiriyefaarax-wl6eu 2 месяца назад
Guleysta.tolkeygow
@40Durkiya
@40Durkiya 2 месяца назад
Hambalyo butland
@MohamedAliShiino
@MohamedAliShiino 2 месяца назад
Cidanka puntland waa cidanka kaliyah ee somaliya kadhisan dhan kasta
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 месяца назад
Thank you
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 месяца назад
Hambalyo ciidanka puntland 5 milyan ayaa idinku jiifto ssdf ayagana waa uhanbalyeeynayaa iyagaa dhalay puntland
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Guul iyo Gobanimo 🫡
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Masha Allah keep going ❤❤❤❤❤💎💎💎💎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋🕋🕋🕋🕋🕋🎓🎓🎓🎓🎓🎓🎓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌴⁉️💎🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🇸🇴
@MustalifoCaliFaarax
@MustalifoCaliFaarax 2 месяца назад
My dhiga
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Месяц назад
Guul iyo gobaonimo
@NuradiinSalaaf-to3wv
@NuradiinSalaaf-to3wv 2 месяца назад
❤hambalyo dadkaygow
@MaryamTuni
@MaryamTuni 2 месяца назад
Guulesta budlaan
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 месяца назад
Hambalyo puntland geyiigii nabada ilaaheey ha idin la jiro guuleeysta waa la idinku soo maqan yahay is ilaasha
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋🕋❤️❤️❤️❤️❤️💎💎💎💎💎💎🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎓🎓🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌹🌸😭😭😭
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
🫡🫡🫡
@AlbedriNuurUrurrUruryare
@AlbedriNuurUrurrUruryare 2 месяца назад
Marka horre hampalyo wllhy butlaand intaa kadib dhmmaan cxds waa qalad in garabka laga socdo oo latoostoosiyo mxà yeelay waxan heesannaa ciidamo diyaarsan oo tababar Sarre wato saa darteed waa niyad xumo in cidamada la toostoosiyo xilliga dhoolatuska
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад
Waa maxay ciidanka bilaa hubka ah 😢😢😢😢😢
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 месяца назад
Hubka badanaa lama soo bandhigo,waa lagaa Qishayaa
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Hubka waa laqariyaa walaal xaaldaha iyo Baarista dunida awgood
@yufamoha8285
@yufamoha8285 2 месяца назад
Hambalyo reer putland
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 месяца назад
Waxa idin sugeso Somaliya inad badbadisan cadowga ka badbadisan puntland amankeda wad sugten guleesta🇸🇴💪
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Aad iyo Aad
@abdirahmanmohamedalisamir1842
@abdirahmanmohamedalisamir1842 2 месяца назад
Nimanka faan badana
@mustafeahmedaden3137
@mustafeahmedaden3137 2 месяца назад
Xasanow ooyade waay burburaysa waadigi lahaye
@IsmailMahamoud-f9y
@IsmailMahamoud-f9y 2 месяца назад
Guul iyo gobanimo
@qqaran9846
@qqaran9846 2 месяца назад
Asha alah masha alah barakalah fi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hananoor3590
@hananoor3590 2 месяца назад
Qoryo ma sitaaan waayo dani ka baqaya askarta qaar kamid Ah in ay shabaab noqodaaan Oo ay togtaaan
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Maya waa arinmo Dawladeed iyo Hawl lagalahaa xiliga Dhoola tuska Sabab baa looqariyay Hubka
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 месяца назад
Waxaad moodaa dabaaal degii 21 oktoobar ee kacaankii afweyne in la joogo 1979 kii oo kale waxbo kama duwana laakiin marka puntland loo eego waa 2024 waxeey ka bilaabeen meel aan waxbo oo Lin loo baxshay gaari waa.
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 2 месяца назад
Askarta hala nafaqeeyo
@HamdaHassanRooble
@HamdaHassanRooble 2 месяца назад
Majeerteen abtiyaalow somaliland ma gaadhaysaan waligiin
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 2 месяца назад
Maxaa laga gaardinaa horta laamiga iska dhisa
@abdirahmanmohamedalisamir1842
@abdirahmanmohamedalisamir1842 2 месяца назад
Maryo calasbay ciidan ku sheegayaan
@jakey2424
@jakey2424 2 месяца назад
Kuwa muuse juudaan ka warran? Ma ciidan baa?
@jakey2424
@jakey2424 2 месяца назад
Kuwaas aad maryo calas ku sheegayso baa muuse juudaan maryo calastiisii kabaha afka u galiyay
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 2 месяца назад
Waar waxaan daawaday 18 may iyo farmaajo April ciidamada xooga xamar ku sameeyay iyo tan 1 Aug oo saciid deni sameeyay wax gaaraya M Siyad bare ma jiro 21 October sida loo dhisnaa ragaan way isku dayeen farmaajo, muuse biixi, iyo saciid deni lakiin xitaa uma dhowa Siyad bare
@sayidcalijamac2850
@sayidcalijamac2850 2 месяца назад
Somaliland bay kuwana ku daba xiiqeen😅😅😅😅
@abshirhasan4580
@abshirhasan4580 2 месяца назад
Waxa loo bahan yahay Barxad iyo Tarabuun weyn oo xafladaha lagu qabto.
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Aad iyo Aad
@munajamac1419
@munajamac1419 2 месяца назад
Waxa qurxinaaya waa kuwii Somaliland kasoogostay 😂😂😂😂😂😂
@yarka4574
@yarka4574 2 месяца назад
Pride.. iskadaya.. dadka u adeega. Deni aqli-caruur...🤦 Asagoo Puntland jooga ayuu rabaa Xamar iyo Hawiye inuu Xukumo. Waar Hawiye waligood raali kanoqonmayo ee Puntland iimanso.. dadkana ushaqeey. 😎
@HalimoJusuf
@HalimoJusuf 2 месяца назад
Dani dal nabad ah ayuu hesta. Illahay ha siyaadsho
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 2 месяца назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul
@gamemodesecret
@gamemodesecret 2 месяца назад
Ciidankii Somaliland ayey ku daydeen doorkan si fiican masha Allah
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 месяца назад
Ciidanbaad haysataan beentii miyaydaan iska illoobin kkkkkkkkkkkkk maryacalstii tuutaha aad uxirteen ee xabsi yada laascaano buuxdhaafshay waar Caaacda soomaalida kalataga qashin yahoow maqajilayaashaa uf somaaliland kuye waxbaa baalahayga yaacay been badanaa 😅😅😅😅😅😅😅😅 oydee
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 2 месяца назад
Ma kacaankii oktoobrba
@kaltunawdaahirgaax2116
@kaltunawdaahirgaax2116 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b
@IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b 2 месяца назад
Reer ka gardinayow
@fabulous-dy7kq
@fabulous-dy7kq 2 месяца назад
They can't even defend Mogadishu 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Moqdisho is capital Somalia we will defend our capital soon as possible but you don’t know the how big Somalia is , Here is the state of Puntland somalia and we have More and more Different Forces more different troops in our country so go fck off your self
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkk Bal ninkan sawirada aan is lahayn ku ciidan badsanaaya eega kkkkkk qaar dagaal ku jiray kuwa tababar ku jiray qaar ogosto hore dabaal dhegaya iyo qaar kooban oo hada niikinaya kkkkk wàar wax la shir imow
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 2 месяца назад
xiligani waa goorma masanadkii horaa
@cadbikhalaq6220
@cadbikhalaq6220 2 месяца назад
Wd nagu dabalumsysaa. Nagaadhi maysaan walhi viva s.land 😂
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@GoojeCade
@GoojeCade 2 месяца назад
Dhibayco iyo xarood waa fashil hooydiin afkaqadhamuun ka was khaniis
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 2 месяца назад
User- ds9zt2nb9o, naa miyaad masayrtay iskadaa cuqdada ee ka imow qaxoontiga aad joogto
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 2 месяца назад
Waa raga diiday wax somalilnd ladhaho inay sheegato dhul daarood oo aqoonsi ku radsato
@bazeera5520
@bazeera5520 2 месяца назад
Далее
When Royal Guards Fight Back!
8:08
Просмотров 7 млн
RUWAYADII Taliyaha Qosolkii aduunka🤣🤣
19:50
Просмотров 633 тыс.