Тёмный

Hani oo dhahday naciima jokar aa ninkeyga igu dirtay gurigeygana iga dumisey 😭 

Heegan24
Подписаться 4,2 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@user-umuAli
@user-umuAli Месяц назад
Hanni way xanunsan tahay alle ha caafiyo ilmo marabto ee maxamed ayee rabtaa subxaana allaah
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
Nin kay jeceshahay oo ku masyrdahay hani dhib kale ma hayado
@queensabaNz
@queensabaNz Месяц назад
Gabadhan Alle caafimaad degdeg ah alle ha siiyo
@naimahassan9393
@naimahassan9393 Месяц назад
Hani shekadeda waxa qaldan ❤ilahow gawadhan xaqeda uso saar
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Месяц назад
Hani walaal illaah haku caafiyo halmid samee Alle bari sujuuda Alle ugu ooy aadane hau ooyn waaldkaana laxriir ducana hooyo ducana weydii illaahna haku caafiyo hana ku caawiyo adiga iyo anagoo dhanba Aamiin Yaarabi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NAGTAN FERAHA WEYN O CASIYADA O JOGTA O AMERIKA O LAGA SHAQEYSATO MEY SHAQEYSATO
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Waryaa ilaahay yaqaan Waar gabadhan isbataalka hala geeyo waxay u baahan dawo dajisa.Social media wey ku sii xanuunsan doontaa.Gabadhan ninka naxariis laawe ayey ku waalatay
@HiboAbdishakur-bi9rl
@HiboAbdishakur-bi9rl Месяц назад
Abayo hooyo matahay horto hooyo marki ilmo laga qato wax kasto we usah lantahay cafi madkeda wa ok abayo ee hooyo ilmeheda laga qatay wlhi wa masibo
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 Месяц назад
Subxanallah war qofdaan ohindaa makadamado miya naa hogdo ilmaxan iskadaf ee isxagaji oo nafdada iskuqurhi yahuu
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 Месяц назад
😢😢😢 ax ilahow u gar gar Hani yaa rabbi 🤲😢
@afrahcoldtv8500
@afrahcoldtv8500 Месяц назад
Hani ilmo kama maqna ee ninkay rabtaa adinkana runta uma sheegaysaan
@suadhussein1669
@suadhussein1669 Месяц назад
Walee nin baa heley haney ilaaheey caqliga ha u soo celiyo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NAYA SHAQEYSO
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Acuudubilaah
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q Месяц назад
Maxamed bay ku waladay yaa alaah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NAYA GURSO NIN SOMALI LA YAQAAN EY SAMEYSO ILMO LA YAQAAN
@faadumoshiiknuur5108
@faadumoshiiknuur5108 Месяц назад
Ceeyr gaajo waadigii dhaheysey ee halagaagoosto korontada hemlosna noqo waxmatartayahey
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s Месяц назад
Gaw iyo Gash Ma Leh ilaa ad Dhaqtarkaaga kasoo Fasax Qaadatid. Meaning You Have To Go See Your Doctor.
@maryanilmi5344
@maryanilmi5344 Месяц назад
Af riika baad baajootaah anaaga maareekanka joogneeh haaniaay in naay kuusii waa shooh baay raabtaah oo laacaaga kuug khaadaatooh.
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
War ninkan edeb daranaa
@faadumoshiiknuur5108
@faadumoshiiknuur5108 Месяц назад
Batavata
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t Месяц назад
Kan waa nacas waar ka leexo gabadha miskiinta
@ZahroCalixade
@ZahroCalixade Месяц назад
Horaa waxa looyri babashe talo keenh malahan talo raacnh malahan war kukarimesan gabadhaan haku daalinh
@ZeynabAbdullahi-ci2fw
@ZeynabAbdullahi-ci2fw Месяц назад
War jaceel iska illow walasheyda dulqaadne muji jaceelka iska illow caruurta lee juuhdi galine intaas ayaa muhiim ku ah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NINKAS ITOPIANKA ASALKIISU YAHEY MEXEY U GURSATEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
MA IS QABNO WAN JECLAHEY WEY KALA HADLE
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NIN KALE HADEY GURSATO WEY ILOBE QASHINKAS IYO QASHINKA U DHALEY
@maryanilmi5344
@maryanilmi5344 Месяц назад
Hoorta a doo naag haaka haad liin ee caaruur taada kahaal baas.
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Месяц назад
Masha alaah abaayo Hani cAwi alaha ku caawiyee
@maryanilmi5344
@maryanilmi5344 Месяц назад
Aaduunka waa uugu daaraan dooqoon ama maaskiin shiisheeye guur saataay qoof aan caad goosaan kaariin i am sorry.
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Odaygan xun oo doofaarkaa aqlaaq ma leh
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NINKAN GABADHA WA SIXREY SIXIRKI AYA KAR KARINAYO
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Месяц назад
Nacalaa kugu taala
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Месяц назад
XasbunaLah..Wanicma..WakiiLan
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 Месяц назад
Diifka ay gacanta iskaga tirayso igu daran iyadoo amerika joogto nacastu xarko miyad ugu so xir xireysan aduu nacay beenta maxad ugu sheegeysan sidi dad wax u qabankara camal ayad iska dhigaysan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
NINKA AYEY U SIXRAN TAHEY
@omermhd985
@omermhd985 Месяц назад
Adiga ninka ah gabadha kadaa hadaka beenta ah n inkeda laheshiisi bes hadalka badan kadaa
@saidma1683
@saidma1683 Месяц назад
Gabadhaan..tolma.leh..waaba.ku.raxeesa.naayan..qoftan..way.walan..tahay..walida..dharka..qabo..wake.. hala.geyo.mesha..lagu..xaneneyo.
Далее
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Просмотров 171 тыс.
Каха и суп
00:39
Просмотров 2,4 млн
🙄🙄Qabiilka waa kan na baabi’iyey😡.
21:12
Просмотров 11 тыс.
Каха и суп
00:39
Просмотров 2,4 млн