Тёмный

HANI UK | WARANKA CAASHAQA | OFFICIAL 2018 

Waqal WStudío
Подписаться 2,4 млн
Просмотров 468 тыс.
50% 1

HANI UK
LYRUCS: ABDIRAHMAN SAXARDIID
MELODIST: MUSTAFE ABDI QAYS
MUSIC: ABDIRASHID ALI XAMARI
VOCAL RECORDING: WAQAL
VIDEO PRODUCTION: WAQAL

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 320   
@simanomar9208
@simanomar9208 6 лет назад
Dhal darwiisha habarwadagtay Quruxdii Rer abtigay wad wadataa cod. Hore uso soco
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 6 лет назад
Hani Uk illaaahey amarkisa waan iska taageeraa viva Hani Uk waran jaceyl❤❤❤❤❤🎤🎤
@amoeybe6278
@amoeybe6278 6 лет назад
Hani uk always best and beutiful.waan ku tagersane huuno.fire fire fire🌋♨️🕯
@tahrancadey5075
@tahrancadey5075 6 лет назад
Dhal Darawiish ahaaa dad somalinimada kuwenthy weyan waxba ha is ku dha dhajina viv hani uk
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 6 лет назад
Waaaw dhal gobeed daraaawishta Hani uk wan ku aminsanhy best song wan ka haya
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 2 года назад
Hani uk waa asharaaf
@Tusmofilms
@Tusmofilms 6 лет назад
well done waqal studio inaba caadi ma,ahan halkaas ka sii wad my brother best editing and camera work!!!!! @abdullahi king
@WaqalStudio
@WaqalStudio 6 лет назад
+Tusmofilms Allah ya cizak my brother Abdillahi thx for ur support sxb appreciate it
@natural144official3
@natural144official3 6 лет назад
ilaahey amarkiis gabadhan afar sano ayan jeclhy ma aqaan sababta an ku jecldy hadaad aqrido qoraalkan ooo taqaan qoftan igu soo qabo adiga xitaa hani hadaad aragto isoo qabo my queen
@muhiimhashim9957
@muhiimhashim9957 6 лет назад
Wlshy Hani UK waad ka baxsatay wixii reer Darwiish ee reer sool like isar
@caddaaladsinaan947
@caddaaladsinaan947 6 лет назад
muhiim hashim she's dhulbahante bitch. And sool iyo sanaag are not part of Somaliland.
@guulwadewarsame1969
@guulwadewarsame1969 6 лет назад
Caddaalad Sinaan waxaad noo sheegtaa labadaa gobol aad sheegtay caasimadooda calankee baa saaran
@Zizouu94
@Zizouu94 5 лет назад
@@guulwadewarsame1969 calanka ciyaalka xaafada samesten nagada ileyn dunida maamul goboleed e ka yihiin
@hodanmaxamuud2092
@hodanmaxamuud2092 5 лет назад
mnsh alllh hani darwiizh ❤❤❤
@fure9777
@fure9777 6 лет назад
Commenti aqris ma usoo gashay 😉 #Like Ta ha ilasii dhafin best song ViVa #Hani #UK
@abdiqanicade1736
@abdiqanicade1736 6 лет назад
Hani UK qurxda fanka somaliyeed ee Hada 💗
@queenmaria2877
@queenmaria2877 6 лет назад
my favorite singer hani uk keep it up hore u soco cadeey 😍😘😘😘❤️💯👌👌
@Abdikadirboss
@Abdikadirboss 6 лет назад
Best hees 2017 Hani Uk waa ku aaminsanahay sis nolooow 👏🏻👏🏻👏🏻
@AliMohamed-zh9rm
@AliMohamed-zh9rm 6 лет назад
abdikadir boss hormones ka dumarka kugu badan faqash
@Abdikadirboss
@Abdikadirboss 6 лет назад
Ali Mohamed dabada ma ii kala qaaday see ku ogaatay adi ?
@AliMohamed-zh9rm
@AliMohamed-zh9rm 6 лет назад
Maye fuaad make up ayaa sheegay inaad la seexatay 😂😂
@AliMohamed-zh9rm
@AliMohamed-zh9rm 6 лет назад
Reer xamarku ragooda iyo dumerkooda waa isku mid beedey foqal beedey
@samiirabdulahihassan6514
@samiirabdulahihassan6514 6 лет назад
hani is com back quruxda fanka hore u soco walalo 😍😍😍😍
@caddaaladsinaan947
@caddaaladsinaan947 6 лет назад
Hani Sharaf Quruxbadnaa Masha Allah..... Dhashiii Darwiish Iyo Darood Like ta Waa Xagiiina. (Note Side) Intii Darood Ismaciil Cade Ah Bas Like ta Ha Saarto.
@saedmohamud2929
@saedmohamud2929 6 лет назад
Alha yacizak Mar urban kula kulmi hno dhanka dumarka fananada kaliyaan jeclesty mar un inan hindha saro nolaw hani qurux hani UK qoralkayga hadat aragto like isaar liktada igufilan 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘
@faizohassan9666
@faizohassan9666 6 лет назад
plz Somali maxmed igu deq like 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@batunosman8253
@batunosman8253 6 лет назад
faiza Hassan .How about somali ciise?
@iamhaleel
@iamhaleel 6 лет назад
wooow way shidanthy heesta inanta majerteen like igu qabo
@zultanzomali910
@zultanzomali910 6 лет назад
Mancha alah Hani Uk Qurux Cod Intapa 100%😍😍😍
@omaradan8062
@omaradan8062 6 лет назад
Thanks that's amazing beautiful great sound song we love you
@djsentinas38
@djsentinas38 6 лет назад
Ma naagtayda Hani UK IllahaY amrkii wa wax yarOo shdn 👏🏽 Too sonG😘👈🏼
@sureyaazackarie8847
@sureyaazackarie8847 6 лет назад
Hees dareen leh allow Midkan jeclhy igu sin❤❤❤
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 6 лет назад
Sureyaa Zackarie amen wllo
@nuuradiinmahamoud1009
@nuuradiinmahamoud1009 6 лет назад
Woowo muqal inaba cadi ahayn iyo fananad aad uqurux badan Hani uk waa shidan tahay 🙏
@apdimalikawil7169
@apdimalikawil7169 5 лет назад
ax yaa heesa
@quruxdumar222
@quruxdumar222 6 лет назад
Woooow waa Hees meelo badan tabanaysa wax badana ka hadlaysaaa nice song Hani Uk ✋✋✋✋
@daallotv5237
@daallotv5237 6 лет назад
Hani UK inta jecel💝 like👍
@mariaqueen6053
@mariaqueen6053 5 лет назад
Al darawiishiya hani uk quruxdii darawiish waad wadataa illhy baa heer abti kagaga dhigay
@sharmaakesiciid1693
@sharmaakesiciid1693 6 лет назад
She has a beautiful voice Somalidu waxay tiraahda nin ba wixi dhibe dhakafaariyu Ka dhawaajiya Ana COD mcn Ba igu wayn idinkana like Miskiimiin Ba tihin
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 6 лет назад
Sharmaake Siciid 🤣🤣🤣
@funyxidiigta4726
@funyxidiigta4726 6 лет назад
reer burco ah like isara Wan inii jclahe💕💕💕❤❤❤❤💋💋💋
@jubavaley2227
@jubavaley2227 6 лет назад
funy xidiigta
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 6 лет назад
Quruxdeeda darteed ayaa u dawaanya mashallah nice song
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 6 лет назад
Dear hani uk dhal darwiish 😙😙😙😙
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739 6 лет назад
Hani wlhi sidhaba aan kujeclhy waan ka helay mcnto tolow icaawiyA sidaan qofkan ku heli laha xata hal nagative ha isoo siiso xuma jacylku
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Alla maxan heestan jabuuti waaa aan joogey ku xiijiney aniga iyo hablo kale hibo 👋😓😓😓😓😓 22 October 2020 hibo iyo sabaax yar i miss you why
@kopraofficialchannel5590
@kopraofficialchannel5590 6 лет назад
Hani UK dhal daraawisheed noolow inta nololi jidho
@ayaanaxmed4508
@ayaanaxmed4508 6 лет назад
Xasan Candi Makaahiil Xasan Candi Makaahiil waa iga qoslisiisay
@rahimahussein6274
@rahimahussein6274 6 лет назад
Xasan Candi Makaahiil Xasan Candi Makaahiil adiga ma darwiish ka dhigay😂😂😂ala berka
@xamdiyusuf5641
@xamdiyusuf5641 6 лет назад
Waa daraawish dhal ah
@mohamedabdullahi2850
@mohamedabdullahi2850 6 лет назад
Anigaboo I Wiiqow Lurku Waa Igu Kaligay Hani Uk ❤🎤
@nadaarajs8129
@nadaarajs8129 6 лет назад
Waw xasow waxs inan iga dheh qey uqalntaa dahb iyo dheeman nocas.somalia malaga helayaa laapyaal
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 6 лет назад
Ragoow dumarka waan ku dheeelnay aan saan isku dhaano. Ii gabdha cad cad yaan La qeemayn say u nacaan is cadaynta dumar naag madow somalia wlh %4 ayaaa la hilaaa ilove you naag madow
@filsanbby6431
@filsanbby6431 6 лет назад
Addow Somalia 😂😂😂😂😂😂
@keedkafanka4337
@keedkafanka4337 6 лет назад
Filsan bby sooo sass. MahAn. Walal
@filsanbby6431
@filsanbby6431 6 лет назад
Addow Somalia waa runta wllo
@mahadiadawe
@mahadiadawe 6 лет назад
Duubista Waqal Waan ku Qancay Hani Qurux Caadi maahan
@filsanbby6431
@filsanbby6431 6 лет назад
Hani UK nolow intey nolol jirto ina aderey anyway hesta waa top
@Caliyaasiin143
@Caliyaasiin143 6 лет назад
Sidaan kuugu waynahaan ana iila,siman tahay ana waranka haniyey wadnuhuu ku hagan yhy love you hani uk
@xariroyazzi717
@xariroyazzi717 6 лет назад
Hani uk❤️🌹 sharifo yare❤️
@ayouchi7739
@ayouchi7739 6 лет назад
Hello Reer Somaliland Waan ki Jecelahy Like I Sara all Somalilanders Soomali Nabi Maaxmed Waan Ki Jecelahy Waan Kii Salamay
@shankaroon8822
@shankaroon8822 6 лет назад
haha liketann Aqoone Wakusarilaa
@ayouchi7739
@ayouchi7739 6 лет назад
Amiir Yassin Mahadsanid Walalo
@kayakaya8675
@kayakaya8675 6 лет назад
Ayou chi ku sary wllo
@emraky8971
@emraky8971 6 лет назад
Dhal Darwiish bae❤️💕💕
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 лет назад
hani UK ku jecliyaaa my quruxsaney
@somalihanolato2862
@somalihanolato2862 6 лет назад
Look Beautiful Mashallah sweetie nice song pls come back Minnesota 😢
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 лет назад
Hani uk welcome to Melbourn 🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺
@fahimaahmed8505
@fahimaahmed8505 6 лет назад
Subxaanallah gabadhni soti kahyd "wn ka baxy fanka " hadana heestani waa Maxy ???
@dalmaraweyssheikh4179
@dalmaraweyssheikh4179 6 лет назад
Woooow Hani uk aad baad u shidan tahay mcnEy I love you qaliyeey
@ikraam6747
@ikraam6747 6 лет назад
Waaaw hani horey usoco quruxeey💋💋💋👍👍👍 nice song
@haniisse
@haniisse 6 лет назад
mansha allah gabar qurux badan iyo hees macaan inaba caadi maaha ❤
@hamsemohamud1707
@hamsemohamud1707 6 лет назад
Marwo Qurux marwo waan ku kacsaday siday isu ruxay kkkkkkkkkk mmmm
@buujagabadhacajiinkagaadob4621
Hani UK Isku dhel baaan nahay zxpy hadaaad dheshaan taqano like isaar😂😂😂😂
@qalanjoaxmed1204
@qalanjoaxmed1204 6 лет назад
Viva Hani UK Horay Usoco Shrfey
@inaismail4860
@inaismail4860 6 лет назад
sida laygu waynyiyoo miyan warkaygii kuu warin dabayluhu hees dabacsan iga dheh Hani Uk love uuu hn
@IlyasIsmail-II-
@IlyasIsmail-II- 6 лет назад
*Hani uk noolow inabti*2018🔝😍
@inamahamedali7104
@inamahamedali7104 6 лет назад
Ali gurey Hani Uk maaha daarood reer abti ayay u yihiin iyada waa asharaaf
@yaasamaxamed7333
@yaasamaxamed7333 4 года назад
Masha allah my sister qaali
@samiirabdulahihassan6514
@samiirabdulahihassan6514 6 лет назад
quruxda fanka hani uk cisi sharaf ku nolow huno ❤😍😍😍
@hoodoyusuf9740
@hoodoyusuf9740 6 лет назад
Gabadhu xarago badana laba far ayay i dhertahay
@nuramaxmad9982
@nuramaxmad9982 6 лет назад
wxn u imiid inan comnti Aqriyo marka plz make them short 😂😂😂😂
@asmahappy5035
@asmahappy5035 6 лет назад
Waw hani uk 🇬🇧 fanand iyo badh ayda tahay like isra haa ii xasidine 🤣🤣😂😂
@goobjoog7658
@goobjoog7658 6 лет назад
Alla aakhiro maxaad yeelaysaa! Wallaahi inta heesta oo dhan waan u naxaa
@99yash12
@99yash12 6 лет назад
Wow Hani uk war gabdhan qurxan ma iidoontiiNo Viva Hani ❤ waran jaceYL 👍👍👍
@hananhassan1590
@hananhassan1590 6 лет назад
MacRuuF .she is grandmother
@99yash12
@99yash12 6 лет назад
hanan Hassan hye adi lii kaa soo doona is diyaari shrFY
@macruuf143
@macruuf143 6 лет назад
Waa lakuu doona lkn naag weyn wiii
@macruuf143
@macruuf143 6 лет назад
Kkkk
@yasirarab2164
@yasirarab2164 6 лет назад
Kkkkk
@qurxoonsidahooyadeed6676
@qurxoonsidahooyadeed6676 6 лет назад
Www❤❤❤heestii qarnigan #Hani 💋🎸🎧🎤🎺🎵📀
@maquuste1795
@maquuste1795 6 лет назад
Woow qoftaan waaba ka helaa😍👈
@lovemanager6568
@lovemanager6568 6 лет назад
She's very smart tlow yay ka dhalatay qoftani ?
@istahilaraye9212
@istahilaraye9212 6 лет назад
Qoftu waa buskude intay balaqblaq noqon 😉🐺
@muktarbulshawi1543
@muktarbulshawi1543 6 лет назад
La'aanta nolol la'aan dheh 😚😚
@waayahatechnology-da
@waayahatechnology-da 6 лет назад
Fanaanad soo jidasho leh #HANI_UK iska kaa jeclahay
@caddeabdi6180
@caddeabdi6180 6 лет назад
Qof ka arooskisa hani uk ka casuumay like saar
@cadekacade3964
@cadekacade3964 6 лет назад
Haniyey hab isii halmar ilaah kugu dharshe😍😍😘😘
@kaysemuhiyadin5799
@kaysemuhiyadin5799 6 лет назад
hani uk waxaan kaacodsanayaa hees buuhooodle iyo hawd aad usooqaaday please waan ogahay inaad tahay fanaanad qaran lakiin heesahaaga badanaa kuma amaantid dhlkii aan kudhalatay ee sool iyo cayn waxaan kaasugaynaa hees kusahabsan buuhoodle iyo hawd
@yacqubabdilahi3946
@yacqubabdilahi3946 6 лет назад
Marwadayda Labaad Allaah Hau Kaa Daayo Alpo Hani ❤
@AA-qu8gx
@AA-qu8gx 5 лет назад
Mansha allah tani wa quruxda qarniga Hani U.K. qanadh somaliyeed oo maanta kj haysata qurux , cid macaan ka iyo style toona ma jiraan taas waxa sidheer waa fanad aa u qadiyad adag oo kj tagan qaran nimada somaliyeed maha sida ku wa kale ee mijinta qaadka la aqliga ah Hani waa inaanta kaliya ee wac ka baratey fananiinta iyada iyo kiin jamaca yare kiin cunaami labaduba wa hablo sharaf iyo akhlaaq wanagsan leh Wayna ka duwan yihiiin kuwa kale ee meelkasta ka heesa waayo bal ila eega tan macasha ween leh ee aad moodi WAN BARAARA ee layidhaahdo Nasteexo indho iyo fiska oo labaduba yihiin daasad oo hadii aad beer kooda iyo garabadoodaba isoo qaadi aa ku nashleynayso caawo dhan Marka hani U.K. waa fanad qaran was a Saado calida qarniga ee bal idoorow naagihiina wada buufiska ah sidii ziizow jar ka dhacay oo lasoo buufiyey qurux kj sheega ama Yurub geenyo ooo aad moodi wiyil biyo maaxa kala soo jeeda qurux ku sheega intas bane idinku joojinaya ee hablaha somaliyeed ee shatafta leh hanaga caayina kuwa xargeysaw iyo adoonkodhan aanu la tumanaa was naag idoor oo wada fuqween oo buufisa wasmo walalanae naagaha idoor ilow nooda la’aantood magaladu waa Dam
@abdisattarofficial5724
@abdisattarofficial5724 6 лет назад
Eesh calaa hees naagtaa hani uk waa gabar naftaydu raali ka tahay
@alfananqaysbd1838
@alfananqaysbd1838 6 лет назад
WOW HANI UK HEES IGA DHEH IYO VIDEO KALA KACSAN
@jamaljibril6892
@jamaljibril6892 6 лет назад
Qlnjo nimo iyo codba hani uk bey ku was dhamatay wow
@nadaarajs8129
@nadaarajs8129 6 лет назад
Uk hno hdad jcylka wax kataqan iso qabo anaa kujecl eh leep
@abdirahmanahmadmohammed3277
@abdirahmanahmadmohammed3277 6 лет назад
Nadaara js Hhhhhhh nadara sxb Qoftaa Jcyl dhbaad uqabtaa miyaaana
@nadaarajs8129
@nadaarajs8129 6 лет назад
Çabďiŕàxmañ ķòŕőñþø Mìlàñò haa papa walhy indhahygan kajeclhy uk waa daa dax weligy wan jeclaa
@kowtharmohamed2246
@kowtharmohamed2246 6 лет назад
Nadaara js
@liilfei3928
@liilfei3928 6 лет назад
Nadaara js walal xad kusameyne marka hadi lacala lagu keno wax inoga tatabo
@nadaarajs8129
@nadaarajs8129 6 лет назад
liil fei Nnnnnnnnnnn jcylkan usheegan lahaa waa.nsab kamlia maso helysaa walhy wax kasta diyaar weliba anaa utgaaya meshy joogtoba leep
@Drqool-pg1qr
@Drqool-pg1qr 6 лет назад
Hablaha reer waqoyi gelbeed baa ugu hayiista hablaha kale way ka hareeyaan
@mohamudsaidomar9852
@mohamudsaidomar9852 4 года назад
Hani nashagan jeclahay markan dawadi fiid yowgada waan kacsada
@abdirisak3073
@abdirisak3073 6 лет назад
Waqal studio nice job Well done waqal studio
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 6 лет назад
Big love to Hani uk 😍🕺👏👌
@stayblue759
@stayblue759 6 лет назад
HaNi QuRuX WaNaG plhi WaX NooL BaaD TaHaY 👏👏👏👏👏 Aniga adaa igu zocda
@fahadyare2140
@fahadyare2140 6 лет назад
Hees top ah lagu daray hani oo qalnjo ah👌👌👌💖
@mahamoudiabdirahmanhusein9569
@mahamoudiabdirahmanhusein9569 6 лет назад
Hani UK fananad wacaN noLow inTeY noLoLi jirToH maxamuud from hargaisa
@ubahjibril2009
@ubahjibril2009 6 лет назад
Woooow
@pakistab7839
@pakistab7839 6 лет назад
Ala baayooy love buran bn kugu ahay
@zakiyareofficial9311
@zakiyareofficial9311 6 лет назад
Waaaaaw nice words qoftiiii Wax kle wacadalle noqotay 👌👌👌👌😜😜
@dayaxdalnuurshe6625
@dayaxdalnuurshe6625 6 лет назад
My fananadeyda full respect
@bahjassalah7465
@bahjassalah7465 6 лет назад
Hani Sharif macruf Hory u soco Inapti😘😘
@abdirisak3073
@abdirisak3073 6 лет назад
Hees aad uu macan Hani uk 👋😚
@raxiilyusuf7987
@raxiilyusuf7987 6 лет назад
Hani Uk waa asharaaf qabiilkeeda. Yaab badanaa ma reer abtigeed ayaad ku darteen. Yaab badanaa. Yaa ka qurxoon gabdhaha asharaaf.
@mohammedabdille4295
@mohammedabdille4295 2 года назад
Asal qalangadi wadaniga away oo uheest halkay kasoo jeeda Ogadeenia
@daganmaxamuudharti949
@daganmaxamuudharti949 6 лет назад
😍😍😍😍😍hani uk rock 😍😍😍😍😍
@kumanriyaqinebalkaadzo7042
@kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 лет назад
Www asal 👏💋💋👄👄
@daruurahafilms7728
@daruurahafilms7728 6 лет назад
Taagero aan ku ahay lee aa udhagesanoyaa ee heesjirto mahan👊👊
@daruurahafilms7728
@daruurahafilms7728 6 лет назад
Heesta igama gadno lkn adaa iga gadmatay 😉😉
@aliayahussen9216
@aliayahussen9216 6 лет назад
wwww hani uk
@mariajama3019
@mariajama3019 6 лет назад
Hani UK 😊 👌 👌
@abdicali3584
@abdicali3584 6 лет назад
Waw jcl hore soo xusuustay
@ikrangraad8255
@ikrangraad8255 6 лет назад
xaliimo gobaad kiin jamac walashiin kudayda oo maryaha idinku dhagan daaya
@bilesaid9556
@bilesaid9556 6 лет назад
horta waa qolama hani Uk dadka qaar baa leh waa shiikhaale
@AsadAsad-xg3tr
@AsadAsad-xg3tr 6 лет назад
Hani uK Bishan adaan ku wataa walaley😁😘😂😋💓💘
@Drammaboi1
@Drammaboi1 6 лет назад
Tan yari macaanaa waxay istaahishaa inay ani ila noolaato
Далее
Dhahar-Gulled Ahmed
5:51
Просмотров 7 млн
PUBG MOBILE | Metro Royale: Fun Moments #4
00:16
Просмотров 216 тыс.
БЫСТРАЯ сборка ПК - от А до Я!
00:22
Women’s Free Kicks + Men’s 😳🚀
00:20
Просмотров 13 млн
FILM CUSUB DAN IYO DOOKH PART 5
25:35
Просмотров 1,5 тыс.
HANI UK NAXLI 2016 Official Music Video
6:05
Просмотров 387 тыс.
FARXIYA FISKA WADNAHA DARIS BAAD LA TAHAY 2018 HD
7:02
HANI UK - WAQTI (Muuqaal Cusub 2018) heesta ugu shidan
6:24
Daryeel by Hani UK Official 2015 Music Video
6:12
Просмотров 219 тыс.
PUBG MOBILE | Metro Royale: Fun Moments #4
00:16
Просмотров 216 тыс.