Тёмный

HANUUNIYE HEESTII DAALO LYRICS BY HOYGA MURTIDA IYO MADADAALADA E MURTIBILE 

Murtibile
Подписаться 17 тыс.
Просмотров 1,1 млн
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 297   
@sacdiyasiman3363
@sacdiyasiman3363 Год назад
Inanyaroo ila dhalatoo shan hablood uyar aadna aan ujeclahaa aamina la dhahaa wax iga dhiba eebe iguma tuso hadii eebe igu simo ninkii calaf ugalo heesta inta danbe waan kula dardaarmin i.a Aamina kan doortow Daji meel barwaaqaa Diihaalka gaajiyo Dibin daabyo yeey arag ❤🎉
@mohamedabdirahman5530
@mohamedabdirahman5530 2 года назад
Marka hore A.H.U.N Abwaankii weynaa ee ereyadan heesta iska lahaa abwaan Cabdiqaadir xirsi yamyam Iyo fanaankan Heesta qaaday Hanuuniye Intaa duco dheh Aan usoo noqdo halka aan u socdo Bal waxaad sawirataa Ninka inanta jeclaa ee qalafka iyo qadarta Rabi uu Ninkale ku daray ee raacshay Ee hadana Inanta Ninkaa ay u dhaxday ee marwadiisa noqotay Dardaaran iyo taloba siinaya waliba si niyad oo kalsooni leh oo leh gabadhaa aad gacanta ku dhigtay ee aad mulkiday maaha qof ciyaara waa qof qiimo qaayo quruxba Alle u dhameeyay oo waliba dhabeel ah waar hooy hooy qoftaa Ilaali magaceeda muuqeeda milgaheeda qiimaheeda intaaba ilaali oo dhowr waa boqol ka roone waa filkeed ka roone waa gaariye Nin nasiib leh baa hela Ka'ay gogol la seexataa diif iyo dihaal toona ma arkee duco waalidbay qabtaa oo waa mid sheydaan iyo intii xunba looga xirsi xidhay Hadaba Ninkaas Muxuu abwaanku kula dardaarmay oo uu yidhi Aamina ka ilaali hadanba aan qodob qodob kuugu kala dhigdhigee waliba anigoo sharaxana raacinaya 1: waa libin dadnimaduye aamina kan doortoow daji meel barwaaqa ah dihaalka gaajiyo dibin daabyo yay arag# ◇ dadnimo iyo dabeecada waa laba shay oo cajiib oo ma guurto ah mana aha wax qofku iska keeno ama iska dhigo hase ahaate waa deeq iyo galad uu Alle bixiyo wuxuu abwaanku ula jeeda dadnimo u muuji aamina Waliba isagoo kusii daray deji meel barwaaqo oo ay ku indho doogsato oo ay ku nasato oo ku nafisto sidoo kale Dihaal iyo gaajoba ka ilaali xaaskaaga oo u shaqee oo adoo rabigaa kaashanaya shaqayso oo muruqaaga wax kula soo bax oo xalaal ah si aanay xaaskaagu dihaal iyo gaajo aaanay u dareemin ugu danbeyn Abwaanku waa yamyame A.H.U.N wuxuu leeyahay dibindaabyo been iyo lugooyo ka ilaali xaaskaaga oo run ku dhaq reerkaaga daacadna u noqo 2:daranyadu ma fiicnee yay ka noqon maryuhu duug ha u yaalo dahabkuna daris aan haboonayn yay dareemin qayladii* Wuxuu ku dardaaramaya Ninka aamina u dhaxday ee afadiisa noqotay Dayacu ma fiicna oo waa dhaliil kana sii daran marka maryuhuna duug ka noqdaan soomalidaa ku maahmaahda Hugaagu way kula baryo tagaan markaa ka ilaali aradka iyo dayaca oo dhergi dhar wacana u xidh Qodobka kale ee xaasxaasiga ahi ee heesta ku jiraa waa daris aan haboonayn yey dareemim qaylada muxuu abwaanku ula jeedaa Waligaa gabadhaada ka ilaali ereyga xun ee aad dadka hortooda kaga odhanayso ee nacabku u maqlayo ee ay ku wiirsanayaan una maqlayaan waayo bilow aadan baad tihiin waa laysku dhici karaa oo khilaaf waa imanayaa hase ahaate gamco geeli jire hoos baa loo dhaqaaye iyada oo aad labadiina qudha tihiin wax u sheeg oo is waaniya oo is toosiya. 3: dibada iyo gudahaba meelaha la daawado ee dalxiiska loo tago ha il doogsatee gee Aamina dalxiis gee oo jawiga iyo meesha ay ku nooshahay ka kexee oo meelaha dalxiiska iyo daawashada ugu fiican ee isha niyada qalbiga jacaylkaba u fiican gee oo soo daawad sii dib ha usoo yaraate ileen waa xuural cayne. 4: dusha nabar ha taabsin ha dagaalin waa gobe hadal doqon ma garata ha ku dayin ma yeshe Waligaa Gabadhaada ha dilin gacana ha u qaadin waayo waa gobonimo daro iyo gunimo. Waayo marwadaadu waa caruurtaada hooyadood waa xaaskaaga waa jacaylkaaga waa qof gob ah uma qalanto in la dilo oo gacan loo qaado iyo in hadal niyadeeda dilaya oo nacasnimo leh lagu dhaho Hadaba qalinka aan dhigo warkana aa soo geba gabeeyo Dumarka La qabo waxaa jira waxyaall dila oo laga ilaaliyo oo ay ka mid yihiin ~ UMUL AY KU GAAJOOTO ~ USHA FIIDLA LALA DHAXO ~ HADAL XUN OO TAMOOTI AH ~ ARAD IYO DALDAALYOW ~ WAARIG ~ EREYGA XUN EE NACABKU U MAQLAYO Nabad ahaada meelkasta oo aad dunida ka joogtaan
@Guuleedagaabeeye
@Guuleedagaabeeye 10 месяцев назад
@mohamedabdirahman5530 farriintan oo aad sanad ka hor qortay baan maanta si raaxa leh u akhriyay lana ashqaraaray caynka eraydoorashadaada iyo qaabka humaagsawriddaada waxaanad i xasuusisay macalinkaygii Suugaanta ee Axmed Yaasiin-dool. Saaxiib waxaan rajaynayaa inaad nooshahay meel aad joogtana bashbash iyo barwaaqo ku nagitahay. 🙏
@Shekh_Mohamed
@Shekh_Mohamed 9 месяцев назад
Afkaaga Caano Lagu Qabay Waan Ka Helay Qormadaadan Dib Ma U Isticmaali Karaa Sxb?
@mohamedabdirahman5530
@mohamedabdirahman5530 9 месяцев назад
@@Shekh_Mohamed Haa wll waa kuu fasax
@abrahamomar_m_7_7_7
@abrahamomar_m_7_7_7 8 месяцев назад
Marka hore mahadsanid waa ka helay qormada ee saaxiib dib ma u isticmaalli karaa adiga oo rali ah
@mohamedabdirahman5530
@mohamedabdirahman5530 8 месяцев назад
@@abrahamomar_m_7_7_7 haa sxp waa kuu fasax 100%
@alburcaawi2803
@alburcaawi2803 4 года назад
Intaan ka ogahay Aamina waxa la dejiyay meel Barwaaqo ah, waxaana looga dhisay guri aad u weyn, xaafad gaar ah aadna u qurux badan Magaalada Burco ku taala, xaafadda Dhan waxa la dhahaa DURDUR IYO XAREED.
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 года назад
Oo Burco xafadee ayey kaga taal
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 3 года назад
Maba is calfan Aamina iyo ninki jeclaa ee heeskaan loo qaaday
@abdirahmanmacaani452
@abdirahmanmacaani452 3 года назад
@@axmedcsalaan6005 waa been qisada uu kahadlaayo wiilkaas ismeyn calfan abwaan yamyam baa ka shekeyay Wexe kujiran kuwii uu dhahayy naag kasyo amina la dhaho seytna bee ruxday ani waye anaa ley qaaday cml 😂😂😂
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 3 года назад
@@abdirahmanmacaani452 sax waaye yamyam iyo hanuuniye labaduba way sheegeen iyo xittaa c/kareem.Jiir marka.taas waa cadahay
@abwaansharmaarkejaamac9451
@abwaansharmaarkejaamac9451 3 года назад
@@abdirahmanmacaani452 Kkkkkkkkkk
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 3 года назад
Anaa maanta inaan jeclaa layga guursaday oo heestan had uga dhigay waar bal iigu duceeya mid iyadoo kale ah inuu alle isiiyo😁😁
@saiid8212
@saiid8212 4 года назад
Waah allah maxaa kaa macaan ah 2020 ayaa ladhageysan doona mislahaa ninkii qaadey ❤❤
@muusecabdi4912
@muusecabdi4912 4 года назад
Wlaahi markaan SAA ueego fanaanka hanuuniye waa ninqaaliya alaha xafidee waxankahelaa dibada iyo gudahaba meelahaladaawado Eedalxiiska Lootago
@Abdirahman03
@Abdirahman03 2 года назад
Ninka damacu raacee Guur aad ka doontana Aan dardaaran siiyee ****** kan doortoow Dusha nabar ha taabsiin Ha dagaalin waa gobe Hadal doqon ma garato ah Haku dayin ma yeeshee Waxa dihatay hooyadii Dadnimada ku beertoo Aabeheedna waa Dirac (AUN) Raggna doorkii weeye Waa duriyad xalaalee Waalidkeedna daahi Waxa jira nin dooroo Dantu ceeb u yeeshee Waxa ******* u dana Haday waayo diidaan Soo doono waa gare Anaa kuu diyaaro Daryeelkeedu igu yahay Xil aan duudka saartee Haddii taa aad diidee Duugga nolosha xanan Dayac noqoto waa qaan Waanan kula dacweeyaa. Fri,7 January, 2022
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 9 месяцев назад
2009 ayaan ka dhagaysan jiray, Record kii badhan casaha ahaa oo uu lahaa Alle ha u raxmade Aabahey. Xasuus wlhi🥺💔
@nimcomohmedsaid5298
@nimcomohmedsaid5298 6 лет назад
Wooow heestan wax ii qadi jiray ninkaygi Markan is shuukansan jiran woow cawa xusuuusban galay
@abdiazizabdullahi973
@abdiazizabdullahi973 5 лет назад
Kkkkkkkk
@ArtanDesin
@ArtanDesin 5 лет назад
Xasuus miyaa
@abdishakouralidek1589
@abdishakouralidek1589 5 лет назад
Naa imika maa lagu furay
@mohamudali9106
@mohamudali9106 5 лет назад
Asal eesh calaa xasuus
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 4 года назад
@@abdishakouralidek1589 hhh naa imaka malagu furray
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 4 года назад
Hooyaday baa jecel heestan Waa hees wada murtiya ma shaa allh
@macallinkaxayawaanada9178
@macallinkaxayawaanada9178 3 года назад
Ninka qoraalka Saaray oo erayada Si waanaagsan u qoray Maasha allah
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Macalinka mahadsanid by naasir cadaala
@ahmedfaarah7250
@ahmedfaarah7250 4 года назад
War cawa xasuusban galay iyo waayo waayo Wakhti tagey baan heestan dhageysan Jirey ❤️😭😭 wakhtiga tageyow salama
@mohamedarabdhegcarmo5193
@mohamedarabdhegcarmo5193 4 месяца назад
Who listening April 2024 ??
@SahraMohamudBaari
@SahraMohamudBaari 3 месяца назад
May😂
@drabdulazizcaano2976
@drabdulazizcaano2976 3 месяца назад
Me 😅
@mohamedomaraden9470
@mohamedomaraden9470 5 лет назад
“Hadii taa ad diidee duuga nolasha Xafsa dayac noqoto waa qaan waana kula dacweyaa”. iga da ku calfan waaye😪🌹
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 5 лет назад
😢😢😢😢
@musemohamed7856
@musemohamed7856 2 года назад
Oky
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 лет назад
Dayixiyo xidigahoo Nuurka isku darayey Dusha roob la dhaca iyo Daauus la moodyeey Legend Hanuuniye 😰😍🎻
@kawtharzhuzhu4927
@kawtharzhuzhu4927 3 года назад
Really heestan Hooyaday ayaan ka barataY wanay jeceshaHy heestan aydu❤2020
@qadarabdillahi2905
@qadarabdillahi2905 2 года назад
Waaaw waaa song aad u murti badan dhabtii qofkiii jeceel Shaba haayo leee dareemaayo Hadal doqon magarataa Haku dayin mayeshee waaaw👍👍👍🔥🔥🔥🔥🔥
@khalif_47
@khalif_47 11 месяцев назад
Still listening 2023 one of the best somali song ❤
@afyaremedia1079
@afyaremedia1079 9 месяцев назад
😢
@dr.nimcanali3839
@dr.nimcanali3839 9 месяцев назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@ubaxcali4182
@ubaxcali4182 9 месяцев назад
Me2😅
@Pahsan111
@Pahsan111 4 года назад
Hestan mrkn qisadeeda mnta maqlay ayn kdib wxn jecleesty bal inn maqlo erayada iyo qisada inay islahaadan, lkn waaba hees aan inaba caadi eheen❤❤
@nuurdinbarre5717
@nuurdinbarre5717 2 года назад
Wllo qisadeeda halke ka heli kara
@somaliarchive790
@somaliarchive790 3 года назад
Dusha nabar hataa siin Hadagaalin waa gobe Hadal doqon magarataa Haku dayin mayeshee 😢😢 Nina Tusmo inoow meel cidlaa geeystow ku garacay😭😭
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 4 года назад
Abwaan yamyam dhaxal buu nooreebay allha unaxriisto. "Allaa deeqa bixiye Ana kuma dudaye Naxriis da' wayniyo Ducaan kugu sagontin"
@bandargori1045
@bandargori1045 5 лет назад
Based on true story . Sheeko cajiib ah ayay heestani xambaarsan tahey.
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 2 года назад
Bal noo sheeg nola wadaag walal
@bashkaasensio4176
@bashkaasensio4176 3 года назад
Haduu diidey calafkeenu Aqal laba daryaano Aan xariir ku daahniyo Inaan dadab wadaagno Waqtiguna ina kala diray Alla deeqa bixiyee Ana kuuma dudayee Naxariis da'wayn iyo Ducaan kugu sagootiyey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mahedbaaba6326
@mahedbaaba6326 Год назад
Waawaynka ducankugu sagootiyey
@zalmanomar18856
@zalmanomar18856 5 лет назад
Axyaa hees lagu faroyaraystay erayadii abwaanki wynaa e Cabdiqadir xirsi yamyam rabi naxaristi jano haka waraabiyee. Heestani qiso cajiib ah bay leedahay.
@abdihakim2479
@abdihakim2479 5 лет назад
Axyadaud
@caabilyrics9686
@caabilyrics9686 2 года назад
Heestan waaxaa lahaa Ala haunaxariisto abwaankii waynaaa ee cabdulqaadir xirsi Yamam waa heestii ninkii ganacsadihii ee gabadha jeclaaday iyaduna ay diiday uu usameeyay
@user-nu4zu1kz6p
@user-nu4zu1kz6p 4 года назад
Wlhi heestaan kama daalo Dusha nabar hataabsiin Hadagaalin waa gobe 🙏🙏
@user-kh7ex1lz9p
@user-kh7ex1lz9p 10 месяцев назад
hestan.. cawa saygayga oo An dhalan is mehersanay baa ibarey.. ilaahy h naga dhigu.. ku wii isku wara .. ❤❤
@faysalsalah5155
@faysalsalah5155 4 года назад
Erayadii Abwaan YAMYAM 💯%
@khadarjiir2020
@khadarjiir2020 4 года назад
Walkidkedan dahadih Cesh cal heese Hanuniye hawo Naxaristo
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 3 года назад
Heestan dhagaysigeeda kamadaalo 🥰🥀2021 yaa iladhagaysanayo🗣😍
@ololstudio8786
@ololstudio8786 3 года назад
Aniga
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Humbeel miyassd kunoqotaa dhageeysigeds
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Kaahiye
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 2 года назад
@@ololstudio8786 🥰🎈
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 2 года назад
@@cabdinasirclle2453 kuma fahmin
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 2 года назад
2009 ayaan dhageysan jiray ilaa hadana wan dhageysnaya 2021❤😍
@abdalleabdalle9099
@abdalleabdalle9099 2 года назад
21 10 2021 anaa waxaan jeclaaday gabar aaamino la dhaho allaha ii sahlee
@warsamejamal9828
@warsamejamal9828 2 года назад
Waa hees nasab gob reer sheekh isxaaq waa duriyad xalaal ah
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 4 года назад
Waxaan filayaa heesta ugu caansan heesaha soomaalyeed ugu magaca dheer ugu erayo khatarsan inaytahay hadii miisaan la sàarana kaalinta koobaad inay galilahayd baan umalaynayaa AUN c/qaadir xirsi yamyam intii uu noolaa aqoon umaan lahayn lkn isagoo bari hore dhintay baan hadda baranay wuxuu ahaa iyo suugaantiisii miisaanka lahayd iyo aragtidheeridiisii iyo wadaninimadiisii allaha u naxariisto c x yamyam
@aminazahra9741
@aminazahra9741 6 лет назад
Dad wa dadkii hore 👌
@mohamuddaahir5620
@mohamuddaahir5620 5 лет назад
Asxan Hees Walled Waa iga Gadantay
@jihaanmohamedfarah585
@jihaanmohamedfarah585 2 года назад
Heestan iyo qisadeydaba wad iga gaday pillhi
@zhafibazhe9309
@zhafibazhe9309 Год назад
Waxa Dihahatay hooyadii Dadnimada ku beertoo Aabaheedna wa dirac Ragna Doorkii weeyoo Wa duriyad Xalaalee Waalidkeedna daadihi🥰 15/11/2022
@khadarshiine7524
@khadarshiine7524 Год назад
* dabada iyo gudahaba meeelaha ladaawado eeee dalxiiska lootago ha il doogsateee geee. 04 02 2023
@omarmahmmud705
@omarmahmmud705 5 лет назад
Woowww waaheestiishidanwalhi wantaageeraahanuuniye
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 5 лет назад
Waxyalaha cajiibka eh aya eh qofka marku wayo qof u si daba u jecla weligis qalbigisa kama bexeyso Wa dhibo lama jeclado o qofka u nasib isku yeshan u lasi dardamaya Jecelku wa shey jiro wana mucjiso wlh
@abeermohamed7335
@abeermohamed7335 5 лет назад
Jacalku waa kaan ku noolahay balse waa dheb tiisu marmar dacarbaa ka sokeeysa waxaadse qofkaas ku iloobi kartaa waxaad jeceshay waxa uu jecelyahay ka hormari ileen arasaaa jecele markaas adi waad iloobi balse asagu waligiis kuma iloobi doono hanoqon kan dulman oo asna waxdulma dareenka gamiga iyo xanuunka watana waa iska imaan karaa
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 4 месяца назад
Cawo jeceyl an adunka ugu jeclaba igaxanunsaneyse igu soduceya Azxpy🙏🙏🙏
@SucaadCali-d3k
@SucaadCali-d3k 28 дней назад
Jacaylku waa balaayo wlahy ❤hawaaro
@Salahfarah1
@Salahfarah1 7 месяцев назад
Sitill 2024, waan jeclahy waxaan u dhagaysanaya jacaylkeyga darteed oo i tiri dhagayso heeskaan❤
@kingmoha9965
@kingmoha9965 6 лет назад
Waaw waa dadkiii lafwaynata ahaa allow ku naxariiso yam yam iyo hanuuniye allah ku dhawro
@Maria-zt8br
@Maria-zt8br 2 месяца назад
Still listening 🎶 👌 ❤️ 09/07/2024
@firdhiye2351
@firdhiye2351 2 года назад
Hees la qaaday heesta ugu gobsan weeye waxaan jacayl waa dhaafay.
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 месяца назад
Qisada heestan laga sameeyay markaan dhugtay waxaan yaqiinsaday in qawlka iyo ficilka uu qawlku ka awood badanyahay marka lajoogo saaxada jacaylka✍ Allaha u naxariisto abwaan Cabduqaadir xirsi Yam Yam🤲
@susankhayr3918
@susankhayr3918 5 лет назад
ILAAHAYOW u naxariisto waxa heestan qaadi jirey Maxamed. Mooge
@naiimaomer7604
@naiimaomer7604 5 лет назад
Heesta waxa loo qaadayaa aamina daahir timo case waxaan usameeyey boon xirse oo jeclaaa
@bashirismael8809
@bashirismael8809 4 года назад
@@naiimaomer7604 beenta dhaaf heesta waxaa sameeyay YAMYAM mar hargeisa lagu waraystay ayuu sifiican u faahfaahiyay
@abdihafidgandi7727
@abdihafidgandi7727 4 года назад
Heestan xasus ayey itahay gawar an jclaa ayn uqaado jiray wlh2012 lkn calafka aya naka keeye ayada hada wa laqawa aniga gawar kale ayn qawa hada yccc calafow mxan kudhaa
@zakariyeabdikarin7008
@zakariyeabdikarin7008 3 года назад
Legend Hanuuniyo .......long life November's 24/11/2020💯💯🤚
@wildaanabdirahmanofficial6682
@wildaanabdirahmanofficial6682 3 месяца назад
heestani xasuus gooni ah bay igu leedahay , waxa qisadeeda iiga sheekeyey markan FORM FOUR aha Macalinkii Carabida ii dhigi jire AHUN Uu inaga hooseya maante 2019-2020 ilaa hadana waan dhageysta wana heesaha aan ugu jecelahy bay ku jirtaaa imankoo aan ahay sanadkii u danbeyey Jaamacadda 2024 bishii 5 -29 keediii still I'm listen 💞❤‍🩹🖤💦🥰🥰😍 12:16 PM ARBACA.
@xamse2523
@xamse2523 3 года назад
Taariikhdu waa 23/10/2020 04 07 galabnimo aniga iyo saxibky oo aroosa ayaa kuwadA MIRQAAMANA maalin xusuusmudun Daalo aragtideedaay
@sacdiamohmud1527
@sacdiamohmud1527 3 часа назад
Waxaan dhagaysanyaa 11/9/2024❤
@KHALED-zj6jh
@KHALED-zj6jh 4 года назад
still I'm watching 17/02/2020
@maslaxhajji7094
@maslaxhajji7094 Год назад
Hesaha somalida hestan ugu jeclahay 🥰
@fatumamohamed7598
@fatumamohamed7598 5 лет назад
Ilahayoow unaxariso amiin
@daudmohamudadan6060
@daudmohamudadan6060 4 года назад
AAMIIN Huunno lkn Hanuuniye wuu noolyahay Yamyam oo Miraha Allifay uun baa dhintay
@alisonnorth7907
@alisonnorth7907 8 месяцев назад
Still listening 01/01/2024 first day of the year here in Australian Capital Territory
@sugowrage2221
@sugowrage2221 Месяц назад
July 2024.it never grows old.
@JaranaaLBoos
@JaranaaLBoos 28 дней назад
Aad iyo hees uqaali ah❤
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 2 года назад
Qofkii dhamgaysatay qisada heesta uunba fahmi kara erayada nuxurkooda. "Dusha nabar ha taabsiin Hadagaalin waa gobe Hadal doqon magartaya Haku dayin ma yeeshee" 14/11/2021 ☝.
@jijaluup7873
@jijaluup7873 6 лет назад
heesti daalo aragtideday ayan ubuka jecel badan ayey igu riday wayowayo ilahow ninki alifay janadi kawarabi yaamyaam maansha alah wale maskaxdisa muurti aya kabuxday hesta u alifay yaamyaam lomababa adkeysankaro waa hes wali ah oo qaalbiga ku dhacaysa mansha alaha ilahow janatul fardowso guurigaga kayeel amiiiina amiiin amiiiin hanuuniye codkaba igu daran kalama yareystan masha alha hanuuniye ilahow ku cafi amiin amiiin amiiin gabadhi amino awey anu aragne weli wey dhalin yatahaye gabaryahay quuruxdabada oo goobta ah noolow inta bini adanka logutalagalay ila iyo booqolka iyo konton sano nolow wadanka unolow amiiin amiiin amiiin
@karaamafarah5116
@karaamafarah5116 5 лет назад
Jija Luup yaa loo qaaday
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 4 года назад
Haasi waa luuqda ama codka waxana codka cajiibkaa saaray cabdikarin jir
@Ciidle1
@Ciidle1 3 месяца назад
Heestan caawa waa qisadeyda gabadh aan dhawan isbaraney oo aan ku ogaa single ayaan maalmahan hadalo tuur tuur isku naga dhaxeyey ugu danbeyntii xalay jaceyl u sheegtey gabadhii caawa ii sheegtey in la guursadey gabadh asluuban iyada caawa heestan u dhagaysanaya kulana dar daarmaya ninka guursadey
@mohafarah8240
@mohafarah8240 2 года назад
Habeen axad ah 11.2020 baan safar baa ahay waxan kuso xasuusan heesta gabar aan jeclaa oo aan iswaynah muddo kadibna aan maqlay in la guursaday.
@laacibsoojabay-eo3lt
@laacibsoojabay-eo3lt 5 лет назад
Abwaan Allah unaxariisto heestan qiso leedahay
@Tatico_official
@Tatico_official 2 месяца назад
Daalo aragtideedaay❤
@crashidxasan2259
@crashidxasan2259 5 лет назад
waxan dhagysty 11/1 2019 hees murti leh runtii
@IntisaarAhmed-up2fl
@IntisaarAhmed-up2fl 19 дней назад
Manta oo ay bishu tahay 22 augos 2024 Ayay heestani no baxaysa geed rays leh hoostii meeshu Waa dagmadii qoolcaday. Axya hees
@adenosman5768
@adenosman5768 5 лет назад
Dhalinyarada heesahan oo kale dhowr million views aa laga rabay lkn nasiib xume heeso aa micno lahayn aa ha views badan am sorry
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 4 года назад
Beenta maha ina adeer dadkii wxn hees ahaynbay kudaalayan
@nurjama1101
@nurjama1101 3 года назад
Aden osman maxay ka garanayaan heesta macnaheeda ma garanayaan sxp
@Hargreavestic
@Hargreavestic 4 года назад
Qof jaceyl haayo lee Hanuuniye dhageysanaya 😘
@abdalashirwac8247
@abdalashirwac8247 Месяц назад
Best song somali❤
@abdikafiali9103
@abdikafiali9103 22 дня назад
Waxa jira nin dooroo Dantu ceeb u yeeshee Waxa Amina u dana Haday waayo diidaan Soo doono waa gare Anaa kuu diyaaro Daryeelkeedu igu yahay Xil aan duudka saartee Haddii taa aad diidee Duugga nolosha xanan Dayac noqoto waa qaan Waanan kula dacweeyaa. 19/8/2024 17:51 xasuus b.h.
@hassenhero1745
@hassenhero1745 Год назад
Fan waa fankii hore 💯❣️💚
@kaahiyeraage6029
@kaahiyeraage6029 4 года назад
Laxankan waxaa sameeyey Abwaanka qaranka: Cabdi kariim Faarax qaarey "Jiir" Jiir iyo Yam Yam waxay ka mid yihiin abwaannada halboowlaha u ah, fankayaga. Hannuuniyena waa xidig ka mid ah, xidiggaha fankayaga.
@goosha2978
@goosha2978 5 лет назад
2019/6/26 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 👏👏👏💖
@abdihafidgandi7727
@abdihafidgandi7727 4 года назад
Still dhageysanaya 2020 hees Darren iyo tiiranyo leh
@farxanosman3558
@farxanosman3558 Год назад
Axyaaa Hanuuuniye my legendary fanon❤❤❤
@farhanahmednour1370
@farhanahmednour1370 4 года назад
Hadii taa aad diidee duuga nolosha hana dayac noqoto waa qaan wanan kula dacwiyayaa ☑️
@Yusuf-Qays143
@Yusuf-Qays143 Год назад
2023 still my favourite ❣️
@Cudoonyyyyyy
@Cudoonyyyyyy Год назад
Manta Lee so maqlay ana 😂
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 8 месяцев назад
​@@Cudoonyyyyyy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muniirmohamed3818
@muniirmohamed3818 3 года назад
Ereyada waanada ah iga gadan Masha Allah ciyaal Xamar Sharma boy aya ueh hanuuniye 😂
@chitopaz252
@chitopaz252 2 года назад
Hanuuniye ciyal xamar waye 😀🤣
@FahmoXasan-gy8zk
@FahmoXasan-gy8zk 11 месяцев назад
Hanuuniye wa ciyaal xamar balse dhalinti hore iyo kuwa hada farqi ba udhexeeya
@abyan1351
@abyan1351 6 лет назад
Yaasalam hadal doqon mayeeelo wlee wa runtii majecli hadalkaaas allow idin wada dhooor indhaha umada tihiin abwanada soomaliyeed
@mohamedbarre6721
@mohamedbarre6721 4 года назад
Waxaa Jira Nin Doro Danta Ceeb Uyeehe
@Yaasir_Yaaska
@Yaasir_Yaaska 3 года назад
abwaan Yamyam hada kahor wuxuu sheegay inaysan is calfan Hanuuniye iyo aamina.
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 8 месяцев назад
Allhe cimriga kuu dheere hanuniye heskan wn jeclahy 2013 illaa hadda wn dhagestaa
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 лет назад
AUN abwaan yamyam
@karamoige5268
@karamoige5268 Год назад
Waxa jira nin dooroo Dantu ceeb uyeesheee Waxa aamino udana Haday waayo diidaan Soo doono waa gare Anaa kuu dirayoo Daryeelkeedu igu yahay Xil aan duudka saartee AHUN Abwaan yam-yam muxuu xaqiiq ka sheekeeyey Hanuuniyena Muxuu cod ku Ladhay subxaan. 23/05/2023 12:32 habeenimo iyo Boorame Awdal iyo Maalmihii aan ku jiray hayaanka waxbarashada ee jaamacad Camuud kulliyada Beeraha iyo Deegaanka.🎻❤️
@Molone_kid10
@Molone_kid10 4 года назад
Heestan wxaa sameeyey abwaan yamyam laxanku waa cabdikiriim jiir codkuna waa shoodhe mooge Abdala Yusuf hanuuniye
@abdullahiyare8314
@abdullahiyare8314 4 года назад
Thnk u brother
@boqormaxamed1429
@boqormaxamed1429 4 года назад
Erayadii abwan yamyam laxankii c/kariin jiir iyo codkii hanuuniye
@abwaanseexiyeofficial9653
@abwaanseexiyeofficial9653 2 года назад
2022 illaa maanta kama daalo dhageysiga heestan Daalo xafidulaah cabdala yuusuf hanuuniye abwaan yamyam illahay haw naxariisto murti socota ayuu ahaa aun
@nasra8070
@nasra8070 Год назад
Waaaaaw caaadi maaha heestan
@goosha2978
@goosha2978 4 года назад
2020/8/1 Daalo aragtideeda ❤❤❤❤
@asiasalad4903
@asiasalad4903 6 лет назад
Woooow daalo 😍
@AhmedAli-ch2ox
@AhmedAli-ch2ox 8 месяцев назад
2024 is listening One of the best song Qaraami Hanuuniye axyaa hees
@mahrezyare233
@mahrezyare233 3 года назад
Allah yarxam abwaan yamyam😭
@mahadmowlid9093
@mahadmowlid9093 5 лет назад
Mahadnaq. Wad mahadsantihiin cudiii isku hawshay veduiga iyo midhagha isa saaran. yaa ugu raacsan
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 года назад
Daalo jamhuuriyada Somaliland
@ahmedyussuf9896
@ahmedyussuf9896 3 года назад
Daalo waa dul somaliyed wax somaliland laa dhaho ma jirto mana jiri donto taas hala ogado
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 года назад
@@ahmedyussuf9896 Dhul somaliyeed jigjiga ba way tahay hadana wa Ethiopia Daalona wa dhul somaliyeed waxaynu ku taal jamhuuriyada barakaysan ee SOMALILAND Somalidu waxad tidhaahda Habar fadhida , lagdini wax uga fudud Waxan uga danleyahay zhp afnooli wuu hadlaaye SOMALILAND habaar cidina Kuma burburin karto
@farahawil7281
@farahawil7281 5 лет назад
Wa jacayl dhab ah halki ugu danbaysay
@aliabdimire1626
@aliabdimire1626 5 лет назад
Heestani waa hesa dhabta jacaylka saani u ifanaysa
@user-dt6cp1nb7o
@user-dt6cp1nb7o Год назад
It was 2022 I remember my lifeline I use to listen dis song when I lve a girl call by name sumeya 😢❤
@sabaaxcabdi5843
@sabaaxcabdi5843 3 года назад
2018/2021 heestan wan dhagaystaa xasuusna way igu leedahay il
@Shucayb_Ahmed.
@Shucayb_Ahmed. 7 месяцев назад
Wali wan jeclhy 2024❤
@arahmanaar5148
@arahmanaar5148 6 лет назад
2018-02-26 Ayaan Dhagaysana Hees Wada Murti Ah, Axyaa Hees Wlhi 😘😘😘
@aminazahra9741
@aminazahra9741 6 лет назад
Bilaash Ku Qosol hees iyo badh daado ma mid lodhigaa jirta
Далее
Daalo Aragtideeda  - Cabdulaahi Yusuf Hanuuniye -
8:18
АХХАХАХАХАХАХАХАХ
00:16
Просмотров 170 тыс.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 18 млн
Hees Hanuuniye .Shimbir.wmv
5:42
Просмотров 1,8 млн
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Inanyahay Garaadlaay Lyrics
8:18
Gufaaco
7:36
Просмотров 201 тыс.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
CABDALLAH Y HANUUNIYE DAALO WITH LYRICS ORIGINAL
11:00
Daalo Aragtideeda
6:43
Просмотров 1,3 млн
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Dabeylaha Jacaylka
7:54
Просмотров 502 тыс.
Что то на богатом..😅
0:44
Просмотров 9 млн
Марго Роби Уничтожила Уила
0:53