Тёмный

HARGEISA SIDEE LOOGA CIIDAY ? 

Qays Qeyser
Подписаться 590 тыс.
Просмотров 190 тыс.
50% 1

Ciid mubarak saxibayaal meelkasta oo aad daafaha caalamka ka joogtaan
Waxan idiinku hanbalyaynayaa munaasibada ciidul fidriga
Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xiran iyo inta nagusoo xirmidoontaba alle ha idin xifdiyo ❤️
My Facebook Page
m.facebook.com...
My instagram page
www.instagram....

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 485   
@kingmuhanad6746
@kingmuhanad6746 3 года назад
Reer hargeisa gob gob dhashy ciid mubaraka dhamantiin💚💭❤
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Ciid mubaarik
@drsnajaxsalaadcaynab5196
@drsnajaxsalaadcaynab5196 3 года назад
Wllo qali thank you eiid caafiya wllo💯🌹👏
@cashomohamed4494
@cashomohamed4494 3 года назад
Thanks huuuuno MCN ishaallah Sido kale ciid Mubarak
@fadnadualeh6421
@fadnadualeh6421 3 года назад
Suhayb iSMAACiil
@fadnadualeh6421
@fadnadualeh6421 3 года назад
@@cashomohamed4494 suhamaaciil
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
Hadaad reer hargeiza tahay farta taag👍✌✌ All somali ciid mubarak ✅
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
☝ waliba Asalbaan ahay
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
@@colmlander3447 awlaadu cazimah❤❤❤
@abdallehonest2715
@abdallehonest2715 3 года назад
Ma ihi fartana wa itagantahay hhhhh
@drsnajaxsalaadcaynab5196
@drsnajaxsalaadcaynab5196 3 года назад
☝️
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 года назад
@@abdallehonest2715 were are you from🤔🤔???
@azli5079
@azli5079 3 года назад
Anoo dhoolacadayna ayan bilaabay muqaalkan wxna dhmaystay anoo dhoolacadynaya thankz wll qaysar ciid mubaarak dhaman umada somaaliyeed💚💚
@lookatthefront9720
@lookatthefront9720 3 года назад
Xaskayga iyo caruurtayda dhamantood Qays ayaya dawadaan anigana farxana wayo wadankooda ayaya baranayan madama oo anay wadan joogin keep going brother
@yessboss9640
@yessboss9640 3 года назад
💚HARGEISA❤waan u xiisey wlhi ilaahow anagoo nabad iyo caafimaadba qabna nagu celi iyadoo nabad iyo barwaaqeysan inshaAllah
@zainabmohamed2226
@zainabmohamed2226 3 года назад
aamiiin Aamiiin wallo wallahi Anna sidoo kale aadbaan ugu xiisay lkn hadan u socdaa insha allah.
@yessboss9640
@yessboss9640 3 года назад
@@zainabmohamed2226 ❤❤❤ilaahey haku nabadqad geeyo wlshy
@zainabmohamed2226
@zainabmohamed2226 3 года назад
@@yessboss9640 aamiiin Aamiiin mahadasanid wll.
@apdirahman3809
@apdirahman3809 3 года назад
Masha Allah horomar iyo barwaaqo aan iidin rajaaynaya reer somaliland from galmuduk soomali 😘👍🥺🥺
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 3 года назад
Inamdayda reer hargiesa waan jecelahay alle ha Idin daayo sidaaa u kaftamysaan baan xitaa jecelhay wlalday from hargiesa
@hamzehazan4649
@hamzehazan4649 3 года назад
Ma jigjiga jogta wllo
@axmeth_4907
@axmeth_4907 3 года назад
Wow 🤩🤩🤩 Hadaad Hrgys ku Ciiday ismuuji 👋
@ikraanyuusuf8255
@ikraanyuusuf8255 3 года назад
Waad iga nasiib badantihin farxada aad haysatan ilahay haidinsiyadiyo nabada iyo barwaqada dadkaygii 🥰😘
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 3 года назад
Taqbal alla minna waminkum alle cidan cideda nabad qab haynagu gadhsiyo & cafimad qab aamiin
@axlaamxuseen6708
@axlaamxuseen6708 3 года назад
Qays qaysayr wllhi waa nin ku faana dadkiisa iyo dalkiisa ilaahay ha ku garan galo wll wllhi dadka aad kuu taageera ku jiraaye nolosha heer ka gaadh❤🤴💪👑
@pilanpoqoro697
@pilanpoqoro697 3 года назад
M.a Eid Mubarak all Muslims 🌸🍃🍃 Alla dartii pan ku jeclahey 🌸🌱wlloh
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 3 года назад
MashaAllah inankani waa muwaadin dhaba siduu ujecelyay wadanka iyo dadkaba ayay ka muuqataaa💚🗨❤
@ikraanyuusuf8255
@ikraanyuusuf8255 3 года назад
Ala maxan uxiisay dalkaygi iyo dadkaygi hargaysa magaladaydi 😥🥰❤️🔥
@maandeeqabdi8877
@maandeeqabdi8877 3 года назад
Ani reer xamar baan ahay waa markii koowaad vlog Hargeisa argaaya waaye Masha Allah Lknse dumarka salaada ciida metukanine mise nimanyaasha islamatukadaan
@youtubersalman210
@youtubersalman210 Год назад
Haa salada rag iyo dumar iskuma dhex tugadan wllo
@HornLy
@HornLy 3 года назад
Eid Mubarek Zxp C/raxmaan C.weli (Qays Qaysar) Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee Ramadan Aynu uwada duceyno Walaalaheena reer falasdiin🇦🇪🤲
@kafisoalii7544
@kafisoalii7544 3 года назад
Eid mubark my brother and sister reer hargeisa waa idn salamy anoo reer muqdisho
@abdirazaqabdulle5467
@abdirazaqabdulle5467 3 года назад
Eid Mubarak Mashallah Hargaysa inay tahay dhul nabad ah ishaa ka marag ah. Allah ha xafido Aamiin🤲🤲🌹🌺
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 3 года назад
Mashaa'allah tabarakallah Ciida lagu ciido dhulka hooyo wacana ALLOW xafid Somaliland 💚🤍❤ Ciid Mubarak dhamaan umada Muslimka ah
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 года назад
Alxmdulilah illahah ayey mahadi usugnaatay amni iyo nimco iskugu keen daray masha allh Somaliland ciid Mubarak 🥰
@khalifabdi7586
@khalifabdi7586 2 года назад
14 ciidood qurbo kga mqnhy maan Ku ciiidin wankygi hooyo Somaliland 2022 rajeeenaya in alle igu simo Inch alh🤲
@yassenabdallah2143
@yassenabdallah2143 3 года назад
Maasha Allah dadkeenu waa dad wacan oo wanaagsan oo Gara aya dawladnimada iyo daganaahahu waxa ay tahay guul somali lanad
@ayaanhussein9092
@ayaanhussein9092 3 года назад
Anigu dalkygi waan u xusaya waliba xafdayadi Ahmed dhagaxa inbadan wlhi qalbiigan kaa oyayaya marakan arakaya xafdayadi iyo meshaan ku qataya nolshayada inata ugu qurux badan ku qataya..❤🤍💚
@shucebcabdidiirane8169
@shucebcabdidiirane8169 3 года назад
Eid Mubarak all Muslims from Mogadishu 🙏
@samsamcaday7ug165
@samsamcaday7ug165 3 года назад
Dad dhaman isjecel ugu kalay somalilnd💚💭❤masha allh dadkayagii
@tiialaaiimaqan121
@tiialaaiimaqan121 3 года назад
Eid Mubarak wallky ama wallshey aan noqdo dadka tirada koban ee ku dhahay eid Mubarak waxaan ku rejeynayaa cidan cideeda cafimad iyo nabad qab iyo reyreyn❤️
@Onlytikgir
@Onlytikgir 3 года назад
CiDuL CaFiYa Sido kale wllo🙏
@salmanjr9712
@salmanjr9712 3 года назад
Ciid mubaarak dhamaan ummada somaliyed gaar ahaan azxabta qeys qaysar ❤❤❤💯💯 Reer falastiin walaaheen
@Nimanada
@Nimanada 3 года назад
I love this channel. EID Mubarak kuligiinba. Inshallah waxaan rajaynayaa in aan imaado dhulkayga hooyo iyo Hargeysa.
@nastexobokh8840
@nastexobokh8840 3 года назад
Waad da daaleysaan masha alaah ee waxan idin oran lahaa musigada ka daaya muqaLada
@zakichamac2561
@zakichamac2561 3 года назад
M.a my favarote youtubers cabdale jamaal and qays qayser 😊🤓🤓🤓
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 года назад
تقبل الله منا و منكم صالح الأعمال و أنا و سارة و أنسي صالح الأعمال
@ahmedshaakir8342
@ahmedshaakir8342 3 года назад
Si wanagsan ayaan ugu ciidnay ways qaysar nin ku dayosho mudan
@ahmedsamale8356
@ahmedsamale8356 3 года назад
Mashalaah dadkoow cafimaad ku waara mashalaaah alah haydin xafido dhamaan mhadsanis sxb soo tabintaaada ❤❤❤
@daylight6075
@daylight6075 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله جدا جميل ويدعوا للفخر بلدي العزيز ربي يعيده أعواما عديدة بالفرح والبركة والمسرات ويرحم أبي الحبيب الذي كان يحدثني عنها بكل حب وفخر اللهم ارحم أبي حبيبي واجمعني به في الفردوس الأعلى وأهلي وكل أهل وطني الغالي وجميع المسلمين مع النبيين والصديقين والشهداء
@_____7661
@_____7661 3 года назад
اللهم ارحمه رحمة واسعه يارب
@daylight6075
@daylight6075 3 года назад
@@_____7661 اللهم امين
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 года назад
EidaL CafiyaH All Landers 💚🤍♥️
@yaxayeshucayb8407
@yaxayeshucayb8407 3 года назад
Qays qayser best youtuber wan ku taageera pro keep going 😍
@adarbashir3654
@adarbashir3654 3 года назад
Masha allah it took me two days to watch your videos together thank 🙏 walaalo Go forward with success insha allah🥰
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 года назад
Ani wadanka waxan ka maqahahy 7 ciidod 😢😢 wlhi wan u xisay manta guriga ku dHex cidan Nolzha qurpaha 🖐 gacanan u tagay 😂
@zumayazacid7908
@zumayazacid7908 3 года назад
Marax waaye qurbuhu walhi 😂
@hamzehazan4649
@hamzehazan4649 3 года назад
Waxad ka Rabten ma ka heshen horta
@deqakhadar5757
@deqakhadar5757 3 года назад
aan kula mida wll 😭😭😭
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 3 года назад
@@deqakhadar5757 adna ma rero qurba tahy sstr
@deqakhadar5757
@deqakhadar5757 3 года назад
@@abdirhmandollarvlogs yes
@DelPiero-nv5ub
@DelPiero-nv5ub 3 года назад
EID Mubarak to all the muslims around the world especially my fellow SOMALILAer. Don't forget our warriors Palestinians brother need your duas. May Allah grant them victory over the Zionists oppressors ameen
@jetli2086
@jetli2086 3 года назад
Amiin
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 3 года назад
Eid mubaarik wllkey 🙏❤️
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 3 года назад
ismahan wallo eid Mubarak beryahan xasuusi qaaliga aha kama hayno
@aafichanel5514
@aafichanel5514 3 года назад
Ciid Mubarak ismahan wll aadban u jeclaa inaan vlogaagii ciidka ka muuqdo lkn saan ayaan kugula ciiday
@deqakhadar5757
@deqakhadar5757 3 года назад
maan shaa allah eid mubaarak inamada yadii qaali ga ahaa hore usocda 🥰🥰🙏🙏🙏
@abdirahimhassan2793
@abdirahimhassan2793 3 года назад
Nasiib u ma helin inaan qiysakya iyo dalkyga KU ciido dalka oon ka maqnahay awgi , edi Mubarak farxad kula ciida qoysaskiina ❣️
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 3 года назад
EID MUBRK MY BRO QAYS QAYSER🥰
@abdirahmankayse9809
@abdirahmankayse9809 3 года назад
Masha alah dadkaygi rer hargeisa ciid Mubarak waa ciidi 4aad eenan hargeisa ku ciidin
@naaadialove4298
@naaadialove4298 3 года назад
Mncha allah. Wllaladay. Qayz qayzar mnta ku arkay xitaa aaad iyo aad ayaan ugu farxay runtii wll aan lawada hyzan ku tageraa wlhi
@cawocali1818
@cawocali1818 3 года назад
Ciid wangsan wllo qaysa iyo saxiibadi iyo asxaabtaada ciidu caafiya wll for laascaanod 🥰🥰❤💋
@ridwanabdi6172
@ridwanabdi6172 3 года назад
leexadii ayaa halkaa iga muuqata iyo ciyaalkaa iyo bastoladaha sita ee iska faraxsan yaraantii ayaan xasuustay mahadsan Qays qaysar
@munaibrahim4024
@munaibrahim4024 3 года назад
Waa gob dadkaygu salaanta kulla dhaafi maayaan qaysoow qaysoow 👏👏👋
@hamsemohammedali110
@hamsemohammedali110 3 года назад
Mansha allah ciid mubarik qays qayser👌🏾😀😇
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 3 года назад
Maaha allah ciid mubaarka all muslim 💕💕
@cdifffinest2263
@cdifffinest2263 3 года назад
Mashallah eid Mubarak my people🙌🏼❤️ Onelove☝🏽
@abdirahmanalmis7262
@abdirahmanalmis7262 3 года назад
Maansha allah Qays Qaysar Ciid Mubaarak Hawl Fiican Baad Qabatay
@hannaali3863
@hannaali3863 3 года назад
Mnsh allah tabarakallah miss you hargeysay 4sano kaa maqanay wllhi qalbigan idiinkala jooga ❤💗😍😘
@nimo_hodanmohamed4308
@nimo_hodanmohamed4308 3 года назад
Mansha Allah hope you all good luck Waxad cadaysen idinkoo somalilander ah hadana somalinimo Ku faana Allah yacizakum Dhaman dhalinyarada Somaliland
@Azmuunedebzan
@Azmuunedebzan 3 года назад
Wlhi muqaal kastood leedahay farxad baan ka helaa horay u soco Wll Qays qayser🥰❤🙏
@husseinabdi1130
@husseinabdi1130 3 года назад
Masha allah alle gormee ku ciidaa Hargaysa wadankeyga allow midey “Allahumma aamiin “
@hamseabdifataah5617
@hamseabdifataah5617 3 года назад
Sxp markii hore you tube ayan ka daawan jiray wana kala socon jiray lknse ciidan waa cid ina kulmisay weliba si realty ayn ku arkay qof sida you tube aad ku joogto ayaaa dabeecadaaduna rally caadiba ay tahay saas
@abdishakurkhalidali3056
@abdishakurkhalidali3056 3 года назад
Masha allaah arin wanaagsan Weeye
@aminoali5930
@aminoali5930 3 года назад
Ilhoow ree hargeysa Nabda usiyaadi angana nasii Mansha alh from Gedo region somalia
@Ayaan-Mohumed
@Ayaan-Mohumed 3 года назад
Masha allah happy eid muparak wllo dhamantin ❤❤❤❤❤
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 3 года назад
Mashalha my beautiful land and people, Eiid Mubarak, 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@amalismail7772
@amalismail7772 3 года назад
Eid Mubarak all muslim ppl🥰🥰
@innaaashire4669
@innaaashire4669 3 года назад
Waaw mansha Allah brother qays qaysar
@naimoibrahim.1339
@naimoibrahim.1339 3 года назад
Manan Ciidin Lkn Videogan bah Ciid igu Filnaday farxad ban ku bilawday kuna dhamaystay EiD mubarak walal abdirahman adio saxiipada oo uu dhakhtar ugu horeyo 💬♥️💐
@kaltunmusesaleban4950
@kaltunmusesaleban4950 3 года назад
Ciid Mubarak qays qayers
@iamk3977
@iamk3977 3 года назад
Mashallah😍 Eid Mubarak dadkeygi💚⚪❤
@aos7901
@aos7901 3 года назад
Eid Mubarak boys...muuqaal wanaagsan masha allah
@macalinka2529
@macalinka2529 2 года назад
Reer somlland dhiigeyga waa idin jeclhay farxad ku ciida ciid Mubarak Reer 💖 hargeysa my dhiigeyga faxad ku 💖 ciida
@nimoibrahim6344
@nimoibrahim6344 3 года назад
Every thing about qays is🔥🔥🔥
@zupeirx9179
@zupeirx9179 3 года назад
Hargaysa camerada inad dadka iskaga horduubto is tus bay uyaqananaaan🤣🤣🤣🤣 Lkn qays waa lipx dulqad leh
@amaalmaxamed1185
@amaalmaxamed1185 3 года назад
😂😂😂why waa dheb
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 3 года назад
Walhi waarun 😂
@mucashaqsomalilndr1241
@mucashaqsomalilndr1241 3 года назад
@@QaysQeyser. 😂😂😂😂kan rer miga wxybay is dhahahy’
@hudapilicsan7700
@hudapilicsan7700 3 года назад
My Pro yaasH jama kaHin wllkey ban halKa ka arkYeH keep going qeys qeysar🥰🌍😊
@mohamudosman9735
@mohamudosman9735 3 года назад
Ciid Mubarak Qays Qeyser ilahey haku dhowro zxp
@September.Mubaarak
@September.Mubaarak 3 года назад
عيد كم مبارك سارة و أنسي تقبل الله منا و منكم صالح الأعمال
@ahmedibrahim5845
@ahmedibrahim5845 3 года назад
ciid mubaarak تقيل الله منا ومنكم صالح الأعمال
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 3 года назад
Ciid wanaagsan wllo hargeisa somaliland dhulaygii💚💬❤🥰🥰💪
@edelabdillahimohamed3787
@edelabdillahimohamed3787 3 года назад
Mashaa allah magcaa farxaan ayaaad ku fiicnyd qays
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 года назад
Hadad rer somaliland tahy o ad rajeynso in ad hesho ictirafka ciidka dabe adigoo haystaa in ad rabdanta dabe ciido farta taag
@amalabdulqadir7437
@amalabdulqadir7437 3 года назад
Wll cida walajoga ictiraf maheshen 🥰
@new.acount25
@new.acount25 3 года назад
@@amalabdulqadir7437 😂😂weydii wll😂
@REALDJEXO-7788
@REALDJEXO-7788 3 года назад
Ciid mubarik kulu caamu atum bikhayr 🥀🥀
@gedlefoor3604
@gedlefoor3604 2 года назад
Maan sha alaah qays qaysar zxb mahadsanid
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 3 года назад
qeys hore usoco adiga iyo rer hargeysaba ciid mubaarik
@Sakariye167
@Sakariye167 3 года назад
Masha Allah alle ha ku daayo
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
EID MUBARAK ☪️ALXAMDULILAAHI MASHA ALLAH
@AG-rp6xq
@AG-rp6xq 3 года назад
Masha Allah tabarkallah Eid Mubarak habo qays qaysar 🎊🎊👍
@aishadahir4337
@aishadahir4337 3 года назад
Qeys qeyse Eid mubarak From mogdisho Next safari mogdisho ka dhig wall waan ku taageraa wallhi
@huthaofficial6038
@huthaofficial6038 3 года назад
Qays qeyser maaweel dhakhtar eid mubarik
@carafomaxamed3533
@carafomaxamed3533 Год назад
dhakhtar ii gu sheega inaa said ujeclah walhi bilahi dhakhtar😭❤️😍😍🤴💓💓
@mohanizawil9666
@mohanizawil9666 3 года назад
Qofka ugu horeyay ee dawDa love iisar
@hamzemarcoz1327
@hamzemarcoz1327 3 года назад
All about Qeyz qeysar is 🔥🔥🔥
@junaidqureshialhashmi4057
@junaidqureshialhashmi4057 2 года назад
Love from Pakistan brother🇵🇰
@amiramohamoud3397
@amiramohamoud3397 3 года назад
Mansha Allah Alow noo siyaadi farxada iyo nabad gelyada ka jirta somaliland guul iyo gobanimo one nation one people
@hipohupthi1232
@hipohupthi1232 3 года назад
Inta joogtay iz muujiya 🏃‍♀️🙋🏻‍♀️😂
@maxamadfarhan6598
@maxamadfarhan6598 3 года назад
Hehe Hipoy✌
@hipohupthi1232
@hipohupthi1232 3 года назад
@@maxamadfarhan6598 ❤😹
@farxiyaosmaan6230
@farxiyaosmaan6230 3 года назад
Masha Allah ciidul cafiya
@barkhadosman2636
@barkhadosman2636 3 года назад
Eid mubrk qays dhakhtar bidixo iyo mawelo rag culus
@zamiacabdi4594
@zamiacabdi4594 3 года назад
Masha''lh Ciid Mubarak
@adamsulaiman3969
@adamsulaiman3969 3 года назад
RU-vidr adoo kale ah maba jiro nambar one ayaa tahay runtii
@znakgamer4952
@znakgamer4952 3 года назад
Qaysqayse youtuber wayn 🥰
@DuaTheNewSuccess
@DuaTheNewSuccess 3 года назад
You are doing great work brother
@ahzabdaadaxjama2070
@ahzabdaadaxjama2070 3 года назад
Waa 7 tagbiirood oo anay ku jirin takbiirta aad ku xidhanaysid ragacada labaadna waa 5 takbiirood waxa sune ah in lagu tukado surah sabahisma and ragacada labaad surah duha
@dawladofficial7667
@dawladofficial7667 2 года назад
Qosalkagu waa nashqD kale walhi liph keep going
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak 3 года назад
Eid Mubarak qays iyo asaxaabtiisa ♥😘
@maadiiichannel8623
@maadiiichannel8623 3 года назад
M.a dalkeena io dadkeenaba aleh hanoo daayo🤲🏻💚⚪️❤️
Далее
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Просмотров 619 тыс.
EID Mubarak IYO ABBO XAQALCIID BIXIYEEY
24:49
Просмотров 543 тыс.
Nolosha dhabta ah ee Hargeisa
7:40
Просмотров 208 тыс.
CIID WANAAGSAN 🥳كل عام وانتم بخىر
8:20
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Просмотров 266 тыс.
Dayaxa | Janada ifka
12:35
Просмотров 341 тыс.