Masha allah adeer cumar geedi xalane oo aad loo yaqaan nin aad u wanaagsan xalaal quudato ah sharafleh ilaahey wiilka ane waa walalkey alla ha soo iftiimiyo waa nin xawaadle ah yabar dige uurkaxeeb waa dadkena oo aad loo yaqaan allah hasoo iftiimiyo wiilka cumar waa nin aan da diisa ka muuqan 80jir aad ugama muuqato da da
Isaaqa dad badan o hawiyaa ayey dileen waxba ka sameyn oohitaa aragteen iyo caydaa aragteen ayeyn nagu wadan irikiina la dhasr somali aqligiin ha shaqeeyo
@@abdirahman-b9l dowladu dadka meeshey doonto ayey u badaleysay e raga hawiye dagaal kuma tagin in ad dishaan maaheen idinkuma soo duulin dagan ma wadaagno bro