Тёмный

Haweenay Suuliga Dhexdiisa aragtay ninkeedoo ku Hadlaya sirta markay ogatay maxay fashay 

Badbaado Channel
Подписаться 771 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Haweenay Suuliga Dhexdiisa aragtay ninkeedoo ku Hadlaya sirta uu Qarinayo markay ogatay maxay fashay

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@maymuunasheekhcabdi9410
@maymuunasheekhcabdi9410 3 года назад
بارك الله فيك وجزاك الله خيراً اخي الكريم
@fiicaneefaceedkaroon3629
@fiicaneefaceedkaroon3629 5 лет назад
Asc marka hore Jazaakallh qeyrn Ustaad sida noola wadaagty.Wax walba xal ayee leeyhn Wxaa ila haboon inay wada fadhiistan wada sheekestan,Waxa jiro laka wada hldo.nolosha waxy rbtaa Faahn.wayo way wajiyo bdn thy.Inla wada hdlo la is warsado xaalada guud iyo tag gaarga ah way fcn thy.
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 4 года назад
Shakiga ma fiicna in leys amino baa fiican xaqa alaha natuso. Shukran sheekh
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 4 года назад
Asc Sheikh hadii an isku dayo jawabta haa xal waa jiraa an furiin aheyn wa hadii ay labada qof diyaar u noqdaan in lawada hadlo oo runta laisu sheego ilaahow mey xitaa ceeb am xaalad aad u adag jirto. Sidaas bey ilatahay aniga xalka xalinta qilaafaad ka qoyska.
@khadijagulied189
@khadijagulied189 5 лет назад
Subxanalah alle ha inga xijabo shayadenta jazakallahu kharan sheekha alle ha ku barakeyo
@maymuunasheekhcabdi9410
@maymuunasheekhcabdi9410 3 года назад
ماشاء الله تبارك وتعالى
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 4 года назад
Haddii lays dhagaysto,Qofka kan kale ku Ixtiraamo dhagaysiga Sheekada soo gudbinteeda Tixgelin dheeri ah laysa Siiyo,Qadarka Allaah lagu kalsoonaado,Kala Shaki Ma dhacdeen,Aan ku Qiimeeyee Adiguna I Qiimee,Tiirka Reerka Dhisnaantiisa.
@khadanabdirahman8869
@khadanabdirahman8869 4 года назад
WA qiso cajiba jasakallahu khair
@marwobuni9872
@marwobuni9872 5 лет назад
Subhana’Allah tolow ma shaydaan ayuu la sheekaysanayay oo ka dhex shaqaystay, dhibka ay u arkaysay in uu haysto gabadhani ayaa ka batay oo u diiday in ay u fikirto si caadi ah, nin isla sheekhaysanaya wakhti kasta anuu waanba ka cabsoon lahaa, Baraka’Allahu Feek 👍
@rajoiyonololchanel2472
@rajoiyonololchanel2472 5 лет назад
wlle qli SUBSCRIBE IISAR KHAYR ALLE HAKU SIIYE
@brincesshidaya1613
@brincesshidaya1613 5 лет назад
Masha Allah
@zabrinacabdixasan2291
@zabrinacabdixasan2291 5 лет назад
Masha Allah shiiq ilaahey haku xifdiyo aamiin yaa rabbi
@internwomen
@internwomen 5 лет назад
shiiq nosoobadi ducooyinka insha Allah
@Somalifood12
@Somalifood12 5 лет назад
Subhanallah qiso cajaib . Maybe naag jini waaye Acudibillah
@abdifatahtaha7365
@abdifatahtaha7365 4 года назад
masha allaha shekh illahay hakuxafido runti wa qiso la daremi karo
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 лет назад
Masha allah thank you sheikh
@saidaisackoisacko6562
@saidaisackoisacko6562 5 лет назад
subhanaallah qiso cajib badan waye runtii eeh nosodamestir sheq
@warismohamud8888
@warismohamud8888 4 года назад
Shiiqyaro xoogeenaa ayaa ah ifur. Balse haweenkii hore meel ay la aadan ma haysan ilmaha, hadase waa la ilbaxay oo waa la sheeystaa marka ilmaha u danee oo dhimo waxaan ka xigaa sheeyso oo dhibka ka bax.
@naimabeauty7332
@naimabeauty7332 4 года назад
Maya sheikh furriinka ayaa wanaagsan waayo dhaqan xumadan ayeey carruurta ku barbaarayaan ,qofkii samraayana cudur ayuu ka qaadaa mushkiladahan oo kale.soomaalida waad aragtaa ragga iney carruurta daayacaan furriinka kadib waayo aabihiis ayaa sidaas sameeyey asagana wuu sammeyn,waxaa wanaagsan carrurta meel dhaqan xuma taal intii lagu korin lahaa in labadbaadiyo carruurta
@muunacali8140
@muunacali8140 5 лет назад
Haaa way jiraaan Xaal lagu wadaaa hadli karo qriinka Labadaa qof is qaaba waa in gaar uwada hadlaan Haduu is fahamwaaa yiimado Waaa hadalkaaa ayaaa keenyaa xaal qofbaa wuxuu taabayo sheegto wxuu diidayo sheegto waxan is badalay taas xalku imaan karaa in lagu dagdago mhaa fuurniinkaa waxan waliiaba waaa lagaaa firsadaaa intaad aaanad faliin
@abdirahmaancase2000
@abdirahmaancase2000 5 лет назад
Asc Sheekh Magacayga Waa Abdirahman waxan inta badan ku riyooda riyo xun oo mas i caydhasnaaya ama i eryanaya Waxay soo bilaabantay anigo yar inta aanan gaadhin da'da 15 jir ka hadana 28 jir meelaha waan ahay markan riyoodo ano dhididsan ayaan arkaa waanan carara markan laydhka guriga shido waan qabooba dib ayan u seexda qasab bil walba wan arkaa ama laba bilood mar inta badana waa mas wayn oo madow waxba ima Yeelo waan ka carara dib waxan soo baraarugaa ano dhididsan oo dhidid badan iga socdo naxsan markan laydhka shido ayan caadi noqonyaaa inta badan waan carara markaasan baraarugaa marka haddi aad waxa fasir ah ii hayso ila waad insha alla ilaahay ha ka abaal mariyee in ka badan 15 sano waan arkayaa riyadaa
@ruuneeyruuneey4567
@ruuneeyruuneey4567 5 лет назад
Allaha kaa qabto wan ka xumahay quraan aqriska badi iyo salaada alle ha kaaga gar gaaro
@OGAADENIYAHAXEROWDO
@OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад
QURAN SAAR BAAD UBAAHANTHY WLL ANAA KU SAARAYA WLL INSHA ALLH
@OGAADENIYAHAXEROWDO
@OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад
ILA SO XIDHIIDH
@salebancabdifaarax2190
@salebancabdifaarax2190 5 лет назад
Asc wll waxan ka maqlay nin shekha oo ritada fasira in uuyidhi hadii aad mas iyo waxaas kuriyooto waa dixir culimada utag insha ALLAAH
@hoodocabdi9951
@hoodocabdi9951 4 года назад
Sheikh asc
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 5 лет назад
Sheeq ninka muu xanuunsayahay mise jin buu la sheekeystaa. Ninkaloo laga sheegayay waan maqlay oo jin inuu la sheekaysto looga shakiyey
@sahroshirre8205
@sahroshirre8205 4 года назад
Shukran shiiq
@hiboahmed2892
@hiboahmed2892 5 лет назад
Asc,please aniga ii soo duceeya arintaan iyo mid la mid ah anigaa arkay please ii soo duceeya in allaah ii qasbo noona soo jeediyo yaaa rabi yaaaa raxmaan adun yada waa maalmo yar
@fowsiyamahamedm8845
@fowsiyamahamedm8845 5 лет назад
Abyo dhibta dhexdiina yaal allah niga qabto iyo sheydankaba..allaha iskuso kiin jediyo qurankan aqrista
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 5 лет назад
Umu salma Allaah ha idiin sikhro adna ducada iyo sujuuda samirna naftaada bar kana saar qalbigaaga in dhib jiroba hana raadraadin arimahiisa
@anisayasin4991
@anisayasin4991 5 лет назад
Alle ha.kusoo.jeedoyo
@sahrodurnduranad4823
@sahrodurnduranad4823 5 лет назад
Asw sheekh qisadyda makula wadaagi karaaa jzk
@shugrimohamedmuse804
@shugrimohamedmuse804 5 лет назад
Haa wee jiraan lawada qof hadde daacad isku yihin ee si, dhab ah neh iskugu kalsoon yihiin iyadoo furiin imaanin ee xal gaari karaan si dartiib neh wax iskugu sheegi karaan waa haddii ee jeclhyihin inee nolashooda u hakaagto insha allh waxa rijeyna qoos kastoo dhisan inee si wanaaksn unoolaadan ani ahaanteyda fikridaas aa kadhiibtay
@munacadilahi9962
@munacadilahi9962 4 года назад
Gab dhuu niked ayaa raliyo unoqoro👌👌👌👌
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 5 лет назад
Haa wayjirtaa xalkaduwan taas waa in lasku dulqaato oo shaydaanka la iska naaro
@Layla6793
@Layla6793 5 лет назад
Raboow naga hay Shaydaan sharkiisa
@shariifomuxumed6532
@shariifomuxumed6532 5 лет назад
ma ahan wax lagu fudusado furinka
@zmartboycqaadir825
@zmartboycqaadir825 5 лет назад
Wllyal nabigeena ku saliya scw scw scw
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 2 года назад
آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@ZubeirHaji-h6x
@ZubeirHaji-h6x Год назад
Scw scw scw scw
@zahramaow2052
@zahramaow2052 5 лет назад
Yaahuu nin musqul ama suuliga kudhex hadlaayo👎👎.
@fadumoh5049
@fadumoh5049 5 лет назад
I Fur waa xoogeena hadaan dumarnahay waana NAGA run marka AaB dhehayno in kastoo Aan layaab xaalada makaan soo dagno
@janankaafrica6453
@janankaafrica6453 5 лет назад
Haday run idinka tahay marka la idin furo maxaa la oysiin
@fadumoh5049
@fadumoh5049 5 лет назад
@@janankaafrica6453 waxaan la ooynaa xaalada op qorshe Kale yeelsta,Marna man ooynee waana qosolnaa
@janankaafrica6453
@janankaafrica6453 5 лет назад
@@fadumoh5049 😂😂😂😂 xarifad batahay
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
lugta africa wax oynaya maragtey aadigu
@janankaafrica6453
@janankaafrica6453 5 лет назад
@@xaliimoxajjinuur2331 my lkn waa maqla y inaa oysiin o igurtuna hubkina tahay 😂
@Calixasancalixasan-um1cl
@Calixasancalixasan-um1cl 5 лет назад
qiso cajiib ah waye mashallah
@abdiqaniafyare4189
@abdiqaniafyare4189 5 лет назад
Mash allh
@xasancali4780
@xasancali4780 5 лет назад
Mar ka hore in la tashto aa fiican waxaan leyahay mar kaan naak rabo adi baan kula tashaaa beeentu waa xaaaraaan
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 4 года назад
alaahu akbar alaahu akbar
@naimabarre8370
@naimabarre8370 5 лет назад
ACUUDU BILAHI MINASHEYDAANI RAJIIM
@rodamuse2273
@rodamuse2273 5 лет назад
😂😂😂😂Ilen musqusha laiskasogalaye
@abdiqaniafyare4189
@abdiqaniafyare4189 5 лет назад
Shiiikh
@cabdiqadirziidii9976
@cabdiqadirziidii9976 5 лет назад
Alla ninkaa doqonsanaa
@cabdiqadirziidii9976
@cabdiqadirziidii9976 5 лет назад
Idinkaa idinkusugeynaa
@njamhzoozoo9994
@njamhzoozoo9994 5 лет назад
haa weyjiran wayo wax ladhahy hobsiino halgeel.ah.lasiiita.sheqa.
@niizaisackadan8898
@niizaisackadan8898 4 года назад
hana waalin sheekhow
@Shamsa-Cafimadka-Channel
@Shamsa-Cafimadka-Channel 5 лет назад
Shugran sheikh
@OGAADENIYAHAXEROWDO
@OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад
SUBXANALH DADKI CAASHA KUFSADAY ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-8INie8jmmc4.html
@qamarnur3846
@qamarnur3846 4 года назад
Sub xanallah
@anisayasin4991
@anisayasin4991 5 лет назад
Hhh.haduu.suuliga ku.hadlo.adiguna.jikadaa.lagu.hadlaa
@AliHassan-de9ei
@AliHassan-de9ei 5 лет назад
Sax
@cumarmaxamed8259
@cumarmaxamed8259 5 лет назад
Naga jini mulahadla
@ruqiyoahmed8752
@ruqiyoahmed8752 5 лет назад
Beenyu xumaa
Далее
САМАЯ ТУПАЯ СМЕРТЬ / ЧЕРНЕЦ
1:04:43
这到底是怎么做到的 #路飞#海贼王
00:10
Sheekh Asuuli "Mowliidku Ma Banaan yahay inla Xuso"?
24:36