Тёмный

Haweenayda Qabiilada Soomaalida Xayaysiisa oo wareysi xiiso badan bixisay iyo dhacdooyinkii layaabka 

HALEEL TV
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 76 тыс.
50% 1

#XOGHAYETV #SUBSCIRBE #SHARE

Опубликовано:

 

25 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 7 месяцев назад
Masha Allah waxay ka sobaxday guriAn laga AQon Qabyalad Qurun guuleyso xabibati❤ Adiga iyo inta kula damiirka Ahiba❤❤❤❤
@mohacade8773
@mohacade8773 7 месяцев назад
Subxanalaah subxanalaah somali iyo qabyaalad maxa kala heesta somali dinteedu wa qabyaalad suubanaha agtiisa na waxa ku weeyna qiimna kala diinta iyo islaam nimada wlh zamin aakhir allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhig 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮
@Xarago319
@Xarago319 7 месяцев назад
Studio ha miyana laga qaxin ano dawanaya madaxu ikacay durbanku dhawaaq dheera inantas codka dahabka leh allha barakeyo hadey idhawdahay cidan iyada aheyn aroos yadena family ka kama wacdeen ❤❤❤❤
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 7 месяцев назад
mashaa alah aniga xabadan yaree horryaal ushaqaysa ayaan kahelay from Boston new England
@KeifNour
@KeifNour 6 месяцев назад
Tnx horyaal TV iyo maama hodon m.a aad ban uga helay abwanada buranburkeda in.allh nafuhu haday garaan hbo hodon wad ii iman in.allh hadii alle ogolaado from puntland
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 7 месяцев назад
waaw waa gabadhii ugu horeeysay ee isaaq ee amaanto daarood afkaaga caano qabow lagu QABAY noolow habo isaaq allaha dajiyo amiin
@umaaisha9876
@umaaisha9876 6 месяцев назад
Allaylahe habarjeclo waa gobta somaalida oodhan. Deeq, geesinomo codkarnomo maxaa ilahaay reerka wax isugugeeyey. Jira oo jooga Habarjeclooy❤❤❤
@user-pk8pf8xv9h
@user-pk8pf8xv9h 7 месяцев назад
Hodan mashallah wlh way iga qoslisay waanay iga qireesisay wayna iga farxisay inshallaah alle ha ikaatuso ibadan amiin ducada amiin waan ka dabo odhan❤🎉
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 6 месяцев назад
Waaw Amazing thanks horyaal tv and hodon ❤
@HaniFarxaanciiseHani
@HaniFarxaanciiseHani 2 месяца назад
Mashaalaah habar jeclo wan away waa gob😊
@issaissa2112
@issaissa2112 7 месяцев назад
thank you all horyaal tv and of course your beautiful guest hodon!!,
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 6 месяцев назад
Waaw maasha alaah codka durbaanka buraanburkoo laysku daray inaba caadi ma aha saarkaa dumarka ka soo dagaayo hodaneey ii geeya dumaashi ma kuu imaadaa hargayso waan u soo socdaa waa inaan kuu yeerto insha alaah🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@faizam523
@faizam523 6 месяцев назад
Reer gabikey gaajadaasi maxay ahayd waana ceebeyseen inta gabadhii kaxeysteen bey jid kaga dhaqaaqeen oo lugeysey ilaa hargeysa waxaasi waa ceeb.😂😂😂😂
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 6 месяцев назад
qAbiilka markii la amaanayo waan jeclahay sababtoo ah way camirmaysaa meeshaa aad u shidmayso laakiin caayda qabiilada iyo dagaalkaa xun colaada waqooyiga allaha naga qaboojiyo aamiin
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 6 месяцев назад
,,habar jeclo gobta reer isaaq 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 6 месяцев назад
Madaxda darood culumada wayteen kuumadaha culculis. waaw dumaashiday noolow jir oo joog ilaahayna isaaq hanaga dajiyo reer abti baan u nahay og girl from LOndon caruurtayda waa habarjeclo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@moktarmohamed1402
@moktarmohamed1402 6 месяцев назад
Wooow!!!! Xaaska 2aad arooskeeda fanaan marabo, HODAN baa shidaysa....
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 6 месяцев назад
Asc masha Allah cod cajiiba ayuu Allah ku mannaystay
@aishashire5391
@aishashire5391 7 месяцев назад
Jah awoowgey shire aamin allow ku naxariiso yaa rabbi
@seryu8204
@seryu8204 6 месяцев назад
Somaligu intuu ka tegey magiciisii iyo sharaftiisii ayuu ku bedeshey wax ay isugu yeedhaan oo ah magayada shaydaanka ama wax ay ugu yeedhaan hadanu nahay reer hebel wey ka gudubtey dalkiiss iyo dhulkiisa magiciisa gabadhani maxay iminka akhriyeysaa waa mashruuc ay is tidhi waad ku shaqaysan karaysaa waana waxa uu ugu jecelyahay in uu ku mashquulo somaliga jooga maanta waana mashruucyada lagu guuleysyey in somali lagu furfuro waana socdaa waayo soomaligii wuxuu ka hormariyey magiciisii dhuleed iyo jiritaanba qabiilka uu yahay ayaa kala muhimsan waxa uu yahay
@ismacilmahdi3578
@ismacilmahdi3578 7 месяцев назад
Masha Allah
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 7 месяцев назад
xabada yoryaal weriya gabadh quruxbadan fromBoston new England. allso from ssc
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo 6 месяцев назад
Waar waa wixii oromada inagusoo amaanaysay. Ka carar 😂
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dookhu waa cajiib
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 7 месяцев назад
Isaaq allaha dajiyo oo DAAROODKA dhalay ay caay ayaan isku XISHOODA reer Abti Yadiina ka daga nabadana qaata
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e 7 месяцев назад
Yaa Quran akhriya markaa
@NimcoFf
@NimcoFf 7 месяцев назад
Daarood miyaa xadiis akhriya
@mohamed88466
@mohamed88466 6 месяцев назад
Hhhhhh soomaalidu waligeedba waa mar ay is dilaso iyo mar ay is caayaso Markaa dhib ma jirto anagoo daarood ah hadii Nala caayo iyo Nala amaano ma kala jeclin Maxaa la ii caayay inaa tidhaahdo macquul maaha
@mohacade8773
@mohacade8773 7 месяцев назад
Maanta hdi aad dadka badi fiiriso sida meelaha lagu qaxweeyo maqaayada hotelada iyo gooba bdn waxad arkeesa in looga hdlaayo aduunyo qabyaalad Iyo wixi la hal maala ma arkeesid qof ka shekenaayo rasuul ka swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw iyo asxaabti iyo qiyaamaha wlh waxeenu jognaa zamin kii uu suubanaha ino shegay in u Imaan doono maanta na wa araknaa allow gafkeena Iyo geerideena ha kulmin khaatimadana kheer inoga dhig ya alla ya allh ya Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 6 месяцев назад
Maansha alaah qabyaalada baa na dishay in ciyaal isku hooyo kala qabiil uu midba qabiilkiisa la safto ilaahay qabiilka ha naga madoobeeyo amiin
@mohacade8773
@mohacade8773 6 месяцев назад
@@fadumoosman5365 abaayo mcn somaali qabyaalad aya lagu imtixaanay suubanaha swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw agtiisa diinka iyo islaam nimada aya ku weeyneed qof hdi aa arakto qabyaalad ka shekenaayo wa qof aan diin laheen ama diinta si fcn u fhmsneen wlh abaayo mcn zamin aakhir ayeenu jognaa allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhig
@mohacade8773
@mohacade8773 6 месяцев назад
@@fadumoosman5365 hdi aa dhageesato suwara min xayaatu saxaaba aduunyo oo idil wad naceesaa
@user-du2en5gn7n
@user-du2en5gn7n 7 месяцев назад
Masha alaaj
@NajaxAdam-xy1vr
@NajaxAdam-xy1vr 3 месяца назад
😢😢😢
@ardoyusuf6649
@ardoyusuf6649 3 месяца назад
Amin ❤❤❤
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 6 месяцев назад
M.a wy I cajabisay Abwaanada❤
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 6 месяцев назад
Hodany cod waxaan baad leedahay ee inta aan da'a arrimo kale imaaninin bal xagga Diinta uleexo.
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zoewchanel2306
@zoewchanel2306 7 месяцев назад
Waxan buraanbur ma aha. Waa hees jacbur
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
baa ka somaliland laga buraan buro
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 месяцев назад
waaka somaliland laga buraan buro
@user-gi9ij3nf5d
@user-gi9ij3nf5d 3 месяца назад
Qabyalada haa laa jojiyoo somaliyey dhibtaa uu horysoo ee naa hysatoo waa qabyalad dhmanteen walaloo ayan nhy dhinacaa dintaa iyoo dhinac wlbaa
@Sahraadan1122Adan
@Sahraadan1122Adan Месяц назад
Walhi sesada wan jeclhay markay hoodon qadso
@abobasement346
@abobasement346 6 месяцев назад
Habartan waxaan ku jeclahay waxay taqan sidah lo shaqeystoh waxaan jeclah nabarkedah plz
@umaaisha9876
@umaaisha9876 6 месяцев назад
Waarya ada habar iyo odayxun oo madhaadhacay ah akhas. Wa inanyar oo qalanjo ah iyo aftahamaad ah
@abobasement346
@abobasement346 6 месяцев назад
@@umaaisha9876 War igu so xir sih aan u malgashadoh
@user-qw5ho1sy2l
@user-qw5ho1sy2l 6 месяцев назад
Arooskayga. Waa. Dal banaya. Waa. Mirqamay. Walaha
@farahnasri236
@farahnasri236 7 месяцев назад
Mashallah ❤❤
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 7 месяцев назад
Seelaa baarii.na maa arab baa
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 6 месяцев назад
Waa qoloma inantani horta?
@xumaandiidxoreeye8784
@xumaandiidxoreeye8784 7 месяцев назад
Matii qaaday Sitaatkii halkii Faysal lagu xidhayeey baa? 😂😂😂 maxaan dhawran maanta waa dhabe🤣
@ftshmh4761
@ftshmh4761 6 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 alla maxaan qoslay waar ader heestaan way caan baxday wallah
@sacdisharif7636
@sacdisharif7636 6 месяцев назад
Habarjecloo my dhiiga🤍🤍🤍💚💚💚❤❤❤
@AbshirSiciid-kn8dd
@AbshirSiciid-kn8dd 5 месяцев назад
Numberka hodan qofkii haya iso bas
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 6 месяцев назад
Madaarooda. Baada. Kaasuugi. Amaan. Faanakoodaba. Kaabadan. Goobata. Wax. Amaana ya. Isaaqa. Waab. Ilahay. Ayaa. Ka dhiigay. Bisinka
@mohamed88466
@mohamed88466 6 месяцев назад
Oromo Af-soomaali qorasa ayaa lagu moodaa
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 7 месяцев назад
Hhhhhhhh
@dahabajama4680
@dahabajama4680 7 месяцев назад
Abwaanada numberkeeda pkease
@user-wo8vi9ip1f
@user-wo8vi9ip1f 3 месяца назад
Mashallh ❤🎉❤❤
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 7 месяцев назад
Tan afka dheer
@seryu8204
@seryu8204 6 месяцев назад
Somaligu intuu ka tegey magiciisii iyo sharaftiisii ayuu ku bedeshey wax ay isugu yeedhaan oo ah magayada shaydaanka ama wax ay ugu yeedhaan hadanu nahay reer hebel wey ka gudubtey dalkiiss iyo dhulkiisa magiciisa gabadhani maxay iminka akhriyeysaa waa mashruuc ay is tidhi waad ku shaqaysan karaysaa waana waxa uu ugu jecelyahay in uu ku mashquulo somaliga jooga maanta waana mashruucyada lagu guuleysyey in somali lagu furfuro waana socdaa waayo soomaligii wuxuu ka hormariyey magiciisii dhuleed iyo jiritaanba qabiilka uu yahay ayaa kala muhimsan waxa uu yahay
Далее
Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan buraanburka Soomaalida
20:45
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 1,4 млн
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
Aroos baadiyaha g/sanaag
21:38
Просмотров 313 тыс.
FILM CUSUB DAKANO QABIIL PART 20
20:58
Просмотров 3,2 тыс.
IMTIXAAN ADUUN PART 19
27:05
Просмотров 137 тыс.
MASEER PART 25
30:47
Просмотров 288 тыс.