Тёмный
No video :(

HAYAAN XALQADDA 1-AAD | “WAXA UU AHAA WEHELKAYGA ! “ 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 976 тыс.
50% 1

HAYAAN XALQADDA 1-AAD | “WAXA UU AHAA WEHELKAYGA ! “

Опубликовано:

 

2 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 943   
@MohaMaqane
@MohaMaqane Год назад
Wax walbo waxaa ka macaan Qur,aanka Allaah yaa igu raacsan saxibiyaal ❤️❤️👋👋
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 Год назад
❤❤
@hoodoahmed330
@hoodoahmed330 Год назад
❤❤
@xanaanabdirahman5554
@xanaanabdirahman5554 Год назад
Xageh kal so xariir
@nimcoikhyaar4952
@nimcoikhyaar4952 Год назад
Sax
@wiilohassan7750
@wiilohassan7750 Год назад
❤❤
@KINGRICHMAN650
@KINGRICHMAN650 Год назад
Inta la bilaabatay, lana dhamaysan doonta insha allah ban salaamayaa ❤😂
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Год назад
Waa kaa qaaday
@najmomohamud-zr3hc
@najmomohamud-zr3hc Год назад
Jah waba samenaya😂 ana astaan sugayey musasalkaan😂
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 Год назад
Waan kaa qaadnay😂
@user-hl2xl3hj2k
@user-hl2xl3hj2k Год назад
Sidokle wllo😂
@Aragsan_Cali
@Aragsan_Cali Год назад
Inshallah
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@salmadaudhabane6734
@salmadaudhabane6734 Год назад
Qoraalka kalena wad faahfaahisee saligiisana faahfaahi wllkayow عليه افضل الصلاة والسلام
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Год назад
Peace and blessing of Allah be upon him
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Год назад
SALALAAHU caleyhi wasalaam
@cabdinaasirxaliyeofficial2403
Waar szb asad waxaan kaa cod sanayaa camarad ii soo dhiib ❤❤
@user-ei4se6sj9q
@user-ei4se6sj9q Год назад
Scw
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤😥🕋
@AmiinBorkanAmiinBorkan
@AmiinBorkanAmiinBorkan Год назад
Scw
@muwaahipmohamed2000
@muwaahipmohamed2000 Год назад
Scw scw
@aasiyaawcabdi3889
@aasiyaawcabdi3889 Год назад
Scw❤scw ❤scw ❤scw ❤❤
@cawomohamed5984
@cawomohamed5984 Год назад
Scw
@cawomohamed5984
@cawomohamed5984 Год назад
😍scw
@actor_siyaad
@actor_siyaad Год назад
Hayaan. Waa film taxane ah oo aan wax gaar ah ku socon ee dhinacyo badan oo nolosha ah taabanaya. Jacayl, duruuf, dadnimo, xusuus, waayo-adag, waalid la’aan, dhibaatada ehelka lagala kulmi karo iyo nolol hayaan dheer oo dhinac kasta ah la galayo. Qof kastaa wax buu Hayaan ugu jiraa. Hadhowna waxa loo qaybsamayaa mid hayaankii dheeraa ee nolosha ku guulaysta iyo mid ku guul darraystaba. Mid ay duruufaha iyo waayuhu saacideen iyo mid ay ciileen! Mid faraxsan oo nolol qurux badan ku nool iyo mid murugaysan oo xusuus hore #HAYAAN2023
@munahilwa9490
@munahilwa9490 Год назад
Sax Waxa garan kara Qof Intaba so Maray ama Hada ku sugan Bilaash Loma so Dhigo Filamada Qaarkod wxa kujiro Micno Ka tagan karo Wxa ka galay waqti aad udheer Runtii iyo Tacab walipaa
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
💯❤️
@raxmajaamac9783
@raxmajaamac9783 Год назад
😢😢
@jamaalibraahim4180
@jamaalibraahim4180 Год назад
Guuleed Character wanaagsanbaad ku leedahay Filmka. Film jillida inaad heer sare ka gaadho ayaa aan rajaynayaa.
@user-iw1zm2nz1l
@user-iw1zm2nz1l 3 месяца назад
M.a❤
@ubaxibrahim2555
@ubaxibrahim2555 Год назад
inta shacni aragtay soo caraartay gacanta taga☝️❤🥰
@fadumoxasan4385
@fadumoxasan4385 Год назад
Wkan
@daayoqurux-wr4nj
@daayoqurux-wr4nj Год назад
Hada nabigeena maxamed scw magacisa u jeedi love saar
@user-rt9rc3jv1k
@user-rt9rc3jv1k Год назад
Kusoliya nabigeena muxamada scw Scw ❤
@abdikanidilix8439
@abdikanidilix8439 Год назад
Absolutely caadi ma aha 🤯👏🏼 this is totally peace of an artwork
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
Shacni always play the Role of Heartbroken
@Drs-xamda
@Drs-xamda Год назад
Comentigan caml ban rabay inan so qoro wlh lkn sabab mar wlba gabdhan😢 dorka u qadataa
@mariemjama
@mariemjama Год назад
Jiliinkeeda ayaaa ku soo baxaya😊😅
@munahilwa9490
@munahilwa9490 Год назад
@@Drs-xamdaYacni Jiliinka ayay kuso Baxdaa Sidaaz bana Lagu dhiba
@sucaadsalam
@sucaadsalam Год назад
All the time 😂😂
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
@@Drs-xamda maxa yeelay isku fikir ayaan noqonay ...... 😁
@nusaybamoha5641
@nusaybamoha5641 Год назад
saacadu 4:19 dadka xaafda ila dagan oo dhan way hurdaan waxayna ka bogteen hurda iyo ku raaxaysiga goglahooda , sidoo kale cagtu way goday si kadisa afaa filimkan iiga soo hor baxay lakiin waxaa cajiib igu noqo in filimka wiilkan ka ah ACTORKA aad moodo qisadiisu in ay tayda lamid tahay badanka qaybaha uu filimka ka qaatay aniga ayaa is moodayey aan sheego qaybahaa 1: mudo 13sano ah hooyo iyo aabo sidoo kale walaalahy lama noolayn marka laga reebo 2022 dabayaaqdiisa ilaa 23 maanta socta taaso aan anigu masuuliyadeeda lahaa 2: waxaan caashaq ba'an u qabaa wax qorista iyo akhrinta waliba sidii aan heer uga gaadhi lahaa 3: habeenkii oo dhan waan soo jeeda waxaan dul fadhiyaa miiskayga iyo computer-kayga waxaan doona in aan kali ku noqodo qolkayga ilaa heer aan gaadhay inaan jabaqda yareeyo si qofna iigu soo gaarcin anigo dhex dabaalanaya majado kala duwaan duruufaha nolosha, ka fikira horumarkayga, iyo sidii aan uga bixilahaa xaalado badan oo aan wajahayo taasina waxay i ilowsiisay caafimaad darada ba'an ee laga qaado soo jeedka ugu danbayntii filimkan bilowgiisu wuxuu u eegyahay mid xiiso badan
@HamdaHurmo
@HamdaHurmo Год назад
Way iso jidatay nolosha dagan ee aad qoralkan ku cabirtay wn ka xumahy ma ogi waxa qarson lkn waxn ogahy inay qiso wayni ka danbayso
@Nasriinahosman
@Nasriinahosman Год назад
Xagge jogta abwe ila so xariir
@user-lc2lb6rq6s
@user-lc2lb6rq6s Год назад
Guleyso walal Ani waxaa ahy gabdh dhalin yara ah Waxaa xiiseya ama jclhy qorista qisooyinka Indhaheyga sidaan wax u qorayy u aqrinayy waxaan gaaray heer aan dhaqtar tago Isku day badan ma helin sidaa jeclaa mana quusan Wali waxaa rajeyaa sidaan ku gaari laha hankeyga aan u soo bandhigi lahaa Waxa ku jira maskaxdeyda ,gudaheyga
@Nasriinahosman
@Nasriinahosman Год назад
@@user-lc2lb6rq6s xgge jogta abyo
@user-lc2lb6rq6s
@user-lc2lb6rq6s Год назад
@@Nasriinahosman mugdisho walal
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 Год назад
Hadaan reer mudug nahay anagu reer koonfureedka iyo reer waqooyiba isku sii ufahanaa reer mudug is muujiya😂❤
@anisoali4560
@anisoali4560 Год назад
Ma aragteyy reer mudugnimadu waa cajiib wllHi 🎉😂❤
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Год назад
@@anisoali4560😂❤
@Hafsahubi
@Hafsahubi Год назад
War heedhe runtaa naga sheegtay wlhi😂❤ Viva mudug❤
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 Год назад
😂😂😂😂 sax
@Hafsamohamed-yp5ih
@Hafsamohamed-yp5ih Год назад
Iminkaba waan fahmynaa hdn nhy mudug land😂😇🤗
@hawosugule5982
@hawosugule5982 Год назад
Anigo hayaan ku jira baan hayaana daawanayaa, illahayow hayaanka nolosha noo wanaaji🤲😇
@nadiirajimcaleh7556
@nadiirajimcaleh7556 Год назад
Amin😢
@xamdaxassan8037
@xamdaxassan8037 Год назад
Kusaliya nabigena muxamed scw scw
@queenali3603
@queenali3603 Год назад
Inta musalslkn bilawate ine dhamysato neh rajynyso🤚😂😂
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 Год назад
I.Allah
@hodanali1585
@hodanali1585 Год назад
Insha allah❤
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 Год назад
@@hodanali1585 waliga ha ilaawin.
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan Год назад
Welcome back dear❤ Manshallah best actor is back this amazing movie which the real life of Mom & kids at this time 👌💯❤️❤️! Cisada iyo sharafta da waxay ku jirtaaa in Aad sumcadaaa ilaashato Illahay na Aad dhibkaga Aad u sheegato👍
@arwaahiiiz2258
@arwaahiiiz2258 Год назад
Marba filmka haday shacni ku jirto xalqadi I dhaafi mayso inshallh❤😊we love you shacni🎉
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Год назад
Oh Our Country Oh Our Women😢❤
@shiineabdilaahi9347
@shiineabdilaahi9347 Год назад
OhO4ge0rgroe
@Mohamed7Abas
@Mohamed7Abas Год назад
Mahad ibraahim runtii waa cabqari qoraalkiisa sheekadaan innaba caadi maaha jilidiisuna waa top level❤
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 Год назад
Tolow Wll fillimkan kuwa jilaya miyuu kujiraa
@Mohamed7Abas
@Mohamed7Abas Год назад
@@cabdimursal5566 maya wll waa qoraaga sheekada filimka lkn sidiisa kale waa jilaa
@mssfakatax5957
@mssfakatax5957 Год назад
Wwww bybe arday😂 Welcome hayaan 🎉 East and West astaan is the best 👌 😮❤😊
@user-wk4yk8qo7z
@user-wk4yk8qo7z Год назад
Go east ir west astasn is the besttttt❤
@Faadumo-Siciid
@Faadumo-Siciid Год назад
waa layna fahmayaa kadaadee 😅😅
@hassanmataan4853
@hassanmataan4853 Год назад
Mxagana losoo wareegay
@mubaarikhadi2311
@mubaarikhadi2311 Год назад
يا رفاق استان ابدعتم وادهشتمونا، لا ادري أي اسم أو اي مرتبة اضع هذه المحتوي النوعوي، فحو كلامي انكم ابدعتم وتنشرتم ما يعرفركم به الناس، تحياتي من هرجيسا،
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Год назад
Inta lahjadaha wada taqaana een ku wareereynin wan idhiin salaamey filim kasta wan daawan karna dib la aan 😂
@xasiliya__abdi7396
@xasiliya__abdi7396 Год назад
Ani taan Reer xamarka maba fahmo lkn taan waan garanaya 😅
@bintuibraahim2023
@bintuibraahim2023 Год назад
Waba jclhy Lahjadaaan Ani reer woqlyiga musalsaladooda maba I dhafaan
@Zakiabdi-qg1kl
@Zakiabdi-qg1kl Год назад
Oo hadaynu nahay reer xamar maxaa inoo xal eh 😂
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Год назад
​@@bintuibraahim2023whli anba sidokale way igu baxdaaba
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Год назад
​@@Zakiabdi-qg1klindha un kala soco weye waxad kafahmi kartane kafahan
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Год назад
Fadlan hadad rabto inaa daawato musalsalkan ha aqrin comentyada filmka daawo waa fcnyhay lkn cometyada waxa ku jiro dad wada negtive eh oo an dhanka wngsan waxba ka eegin waan idin wata reer hargeysa qiiro iyo cod ba waa heysaan ❤❤🎉🎉
@nasiimali2095
@nasiimali2095 Год назад
Daadax ❤️
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Год назад
20:16 😅😅😅😅xagaasa sii marayaa comment ma madaayin
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Год назад
@@nimcaaliwaceys8484 maka helino filimka
@muxipo
@muxipo Год назад
Haddii aan awood u hayo ilbidhikhsi iyo daqiiqad kasta oo uu iga maqan yahay waan xisaabin lahaa😭 Hooyooyinka ay raggoodu dhintaana bal ka waran qaarbaaba rajo lehee😭😭😭
@Cabdale_Yusuf
@Cabdale_Yusuf Год назад
Wlhi Wa Xanuun Io NiYad Jab Aad u waYn 😢
@Anfac__anna
@Anfac__anna Год назад
Hooyadey 3 baa ka dhimatay nolasha kaligeed baa ladagaalanty maalina nama dareynsiin anaga iyo wlalhey kale oo ayagana aabahood ka dhinty qalbigeeda allah og balse anaga lawada boos wee noo buuxisay allaha xafidee❤
@muxipo
@muxipo Год назад
@@Anfac__anna Alle jannatu fardawsa haku abaal mariyo waa hooyo fiican oo samirtay🤲
@Nurr89
@Nurr89 Год назад
Shacni she's my favorite actor since 2018
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
May Allah bless our mothers and grant them the highest jannah. Hooyo will never leave her children in any situations. I’m in London, the first 10 minutes of watching this video. Where I see the mothers sitting somewhere waiting for a job replacement made me cry. Especially I love this lady actress. She is the best of all. It made me cry so hard, and so many people who are well off, seemed not to appreciate Allah for whatever they have . Alhamdullillah.
@omarrirash9890
@omarrirash9890 Год назад
First, I want to thank Astaan Statff, the caster and scripter of this great Somali series. Second, I have learned one thing from this episode, and that is to write down what goes on in your mind as a memory and make it memorable in the future. I give this episode an acting, dialogue, dressing, pace, and time rating of 10/10. Thanks, Astaan TV, again. We shall see it in the next episode.
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox Год назад
walaaloow qaali afkeena maxaa kuu diiday inaad ku qorto mahadsanid
@najmaamuhammad1278
@najmaamuhammad1278 Год назад
well said🎉
@omarrirash9890
@omarrirash9890 Год назад
@@Qubanaha_Uurdoox walalow wax badan baa afkeeda kuso baxayn marka dhib yarantaa i gaysay🤣🤣 afkeenu hadalku ku wanagsan yahey🙏🙏
@user-ck6so7pn3t
@user-ck6so7pn3t Год назад
🥰🥰
@araweelo5869
@araweelo5869 Год назад
​@@omarrirash9890 adaan garaneyn sida wax loo qoro amase Af Soomaaligaa kugu yar😅
@ayanabdulkadirmohamud1872
@ayanabdulkadirmohamud1872 Год назад
We miss you astan welcome back with another film 💃💃💃💃💃
@abdourazackaden1251
@abdourazackaden1251 Год назад
Génial, merci pour cette série. Une aire commence pour les peuples de l'Afrique de l'est. ❤❤❤
@souadelmi5470
@souadelmi5470 Год назад
exactly 💯
@craxmanmaxamad2287
@craxmanmaxamad2287 Год назад
Inta filimka u dawata shacni wan salamya 😂
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 4 месяца назад
It shows how to be humble,kind to the less fortunate people khadar is the kind of person every Somali should emulate
@fardowsa6209
@fardowsa6209 Год назад
Hadda Reer mudug tahay oo aad waqooyiga iyo koonfurtaba isku si u wada fahmeyso waa ku salaamay😂
@najmanaju309
@najmanaju309 Год назад
From reer waqooyi waka qadeyy😂😂😂
@rahimaadwe1681
@rahimaadwe1681 Год назад
Waan kaaqaaday farduus
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 Год назад
Walahi beenta maaha labada afba waanu fahmaynaa from mudug❤😮
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Год назад
Soo dee uma dhaxaysaan waqooyi iyo koonfur badh tankiina waa idinkee
@Hafsahubi
@Hafsahubi Год назад
Waan kaa qaadnay😂❤
@mushtaqkhalid161
@mushtaqkhalid161 Год назад
Filin kasto waqica matalah waan ka hela really filin wuu dhaafay waan ka dhex baxay ❤❤❤🙏💯
@mrmohamed5302
@mrmohamed5302 Год назад
Wanka Helay Musalsalkas Anigoo Hal Qayb Dawadey . Aad ban ugu Mahadcelinayaa Team Astan iyo Team Hayaan 🎊 wuu Gulaysan donaa Musalsalkan From Hargeisa❤
@laylamohamuud6935
@laylamohamuud6935 Год назад
What a beautiful musalsal 😮😮👌
@saamhayaan6147
@saamhayaan6147 Год назад
Filmkan labo siba wn uga hely kow mgca ama naaneysta aabahy ayuu leeyhy labo aad bu isoo jiitey wiilkan qoraaga wayo aad bn u jecelhy inan wx qoro thnkx astaan 😊
@rahmasayit6851
@rahmasayit6851 Год назад
Waxn kusugnaba ❤Shacni is coming back wan huba musalsal ay shacni kujirto inu shidanyahy👌😍🥰😘
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami Год назад
Gabadhaan kaliya ma matalayso xaalada ay ku jiraan kumanaanka qof ee Soomaaliyeed, ee sidoo kalana waxa ay xambaarsan tahay dareenkooga. Hore usoco
@najmomohamud-zr3hc
@najmomohamud-zr3hc Год назад
Lama huranka waa coska jilala bey somli tiri ugu danbeen astaan ba lahoos imadey ❤😢 waligey kuguma casin astney ee noso daya filimka😂❤ jah ❤la,antiin abaar❤waba sugi la ahy❤
@naimaabdullahi133
@naimaabdullahi133 Год назад
😂😂
@najmomohamud-zr3hc
@najmomohamud-zr3hc Год назад
@@naimaabdullahi133 wa sax😂😭
@gobsanciise9843
@gobsanciise9843 Год назад
sasabasho🤣🤣🤣🤣
@najmomohamud-zr3hc
@najmomohamud-zr3hc Год назад
@@gobsanciise9843 wllhi iney sasabasho iga aheen musasalki ardey nh ma firsan ani team astaan ahy
@user-wk4yk8qo7z
@user-wk4yk8qo7z Год назад
Hadalka oo run laga sheego gabar ad adag u tahy upward sister
@Marwo39
@Marwo39 Год назад
Best creator of films 🖤👏🏾
@nihanabdi4541
@nihanabdi4541 Год назад
Shukran 🙏 Astaan , qeybta xigta lasoo dhaqsada , musalsal qurux badn ❤
@RuunMaxamad-lt9gg
@RuunMaxamad-lt9gg Год назад
Inta film ay shacni ku jirta xisaysa love sara 🥰😅
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 4 месяца назад
Kamaal is a man with a big heart ❤️ very kind person who likes helping the Needy Families a wonderful guy
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Год назад
Woow M.a musalsalka macan o qatarka buug u egyhay waliba hordicisi labo bilod kahor lasoo dayey ban cawa dib ugu noqdey inu xiiso iyo xamaasad yeelan doonaa ii cadaatey keep going Astaan ❤
@IsmailMohammed-vz4qi
@IsmailMohammed-vz4qi Год назад
I always enjoy my people's movies ❤
@samiirocabdi440
@samiirocabdi440 Год назад
Even me😊
@rayanmaxamud2189
@rayanmaxamud2189 Год назад
Another level film ❤
@ibnumoalim9707
@ibnumoalim9707 5 месяцев назад
Thanks inbadan Astaan sida qiimaha badan aad inoogu soo Gudbisaan aflaanta qiimaha badan iyo dareen ka jaceyl ka xin baarsan
@decoismail8211
@decoismail8211 Год назад
5:34 can't hold back my tears
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 Год назад
Runtii waxaan ku qiiroday gabdha kaligeed la hardameysa nolosha caruurteda😢
@farhanefrah5779
@farhanefrah5779 Год назад
Waa dibatoyinka hesato hoyinyikena badankod wayahan ilahow hoyo kaste dambiged daaf 😢
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 Год назад
@@farhanefrah5779 Aaamiin ya rabbi
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Год назад
Astaan tv wllhi aad ban uga helay filimka eee xalqada 2aad iyo kuwa kaleba lasoo dhaqsada fadlan 🤘🙏✌
@guhaadalley3312
@guhaadalley3312 Год назад
Filimkaan HAYAAN wuxuu ku bilowday qaab fiican wuxuuna u ekyahay sheeko qurux badan in uu leeyahay qaab jiliinkiisana wuu ka duwanyahay kuwii hore balse waxan ka baqayaaa dhamadkiisa in uu moqdo sidii kii Haboon oo aad ku dheeshaan gabagabadiisa.
@hannaaq5797
@hannaaq5797 Год назад
Welcome back astaan TV 📺📺 thank you for a making this beautiful drama and touching ❤️❤️ congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Год назад
Wwwwww ugu dambeyn wad is keenten 🎉 Allow nabad nogu dhameey🎉❤I.A
@BileahmettAlizalaatt-dr2oh
@BileahmettAlizalaatt-dr2oh Год назад
Best film qaybta 1aaad
@fardwsahabib3571
@fardwsahabib3571 Год назад
Gabdhan wan tagera wlhi darted ayan udawada Musalsal ayadu aayku jirto Jilinkeda cadi mahan m.a❤❤
@ClrisaaqMaxamad-qe7fj
@ClrisaaqMaxamad-qe7fj Год назад
Ala maxaan astaan u xiisay waryaa ila mida
@nimcoclaahi642
@nimcoclaahi642 Год назад
Erayadiisa u Danbeeya Waxan Mooda inuu I Tilmamayoh 00 Aniga Toos igu Socdaan Allow Nabad Nagu Kulmi Hooyo Mcn And All Familkgyga🤲🤲🤲🤲😭🥰
@walalka_wen
@walalka_wen Год назад
Film macno ku fadhiyo ayaad mar walbo la timaadaan waa idin wadanaa muhiimada view ma aha ee waa waxtarka 😊
@ubahmohamed1120
@ubahmohamed1120 Год назад
Mahad ibrahim one and only director rabi maskaxada haku barkeeyo top weeye walal sheekoyinkagu ❤🎉
@hawoawadan8568
@hawoawadan8568 Год назад
Bilow illaa dhamaad inta daawanaysa ✋️👋
@user-ts4se4eq2w
@user-ts4se4eq2w Год назад
Insha,allah
@GuulledAbdiAli
@GuulledAbdiAli Год назад
it's another wonderful story.
@Abdibarie
@Abdibarie Год назад
mash allah flim ka aado iiso geetay kliya talo hadii ay ka furan tahay waxaan ku darsan lahaa in la badiyo angaliska camerada si aanan laagu daalin dawashadiisa, waxaan lga yaabaa %90 in udiyaarsan yhy flimka dhammaantii mahadsanidiin team astaan tv
@Naske14
@Naske14 Год назад
Laa ilaaha ila laaahu MUXAMED Rasuululah SCW 😢😢😢
@QuruxAisha
@QuruxAisha Год назад
Wxan rajaynaya inu noqonin isbuciba mar inshallah guul team astan ❤
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Год назад
Labo mar waye isniin iyo khamis
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
Dadka soo qoraayo lahjada rer Woqooyi mAfahmaayo waa isyeel yeel anigoo koonfurta ku dhashey baan fahmaa ee masaajidka ciyaarta kadaay reer koonfurey 😂😂😂 ayagaba filimka ardey ween naladaawadeen
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Год назад
Xaqiq waa iska yel yel waxoda 😁
@Zhiino434
@Zhiino434 Год назад
Filimk.ardy.wlhu wan fahmi wyey wn iska dyey😮
@tasniimtasniimjoseph8862
@tasniimtasniimjoseph8862 Год назад
Ma aqan qaabkan udhameysan laha wlh calolxumo waaye 😢😢💔
@mjjelani2280
@mjjelani2280 Год назад
إبداع في تصوير مسلسل اول حلقة 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌄
@Salmancade10
@Salmancade10 Год назад
Hayaan waa musalsal wanaagsan masha Allah. Fadlan codka musalsalka aad iyo aad ayuu u gaaban yahay sare u qaada walal Mahadsanid.
@sacdiyocumarcumar7522
@sacdiyocumarcumar7522 Год назад
Shacni my fv weye wlhi gbdhisi MashaAllh lkn astan waqti hore soodhiga flimka ❤
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Год назад
Kula mid sibaa u jeclahay ba🥰
@sacdiyohusen9922
@sacdiyohusen9922 Год назад
Waa aniga gabadha la ooyay alla beer jilcaniyaa😢
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Год назад
Taxanihi ugu horeeyay ay Soomaali jilayso oon haddana 10% aan fahmin siiba marka Kamaal io Maariya wada hadlayeen saa ugu celceshanayay waan daalay war yaa ila mida😅 Reer Haygaysa Salaan sare waa wataa lahjadiina.
@iqrahassan6414
@iqrahassan6414 Год назад
Ani waa fahme 😂😂
@warsamemohud203
@warsamemohud203 Год назад
@@iqrahassan6414 hye hani oo jigjiga ka imanaysa iga wrn 😂
@Caaisha_cuddoon77
@Caaisha_cuddoon77 Год назад
Arday lee wax lafahmaa eh ee kaas sugo s2 giisa
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Год назад
@@Caaisha_cuddoon77 inaa lahjad waliba isku dhubno ciyaal xamar unahay😅
@mahamedalikaftanshax9535
@mahamedalikaftanshax9535 Год назад
war hedeee waxan u da wanaya musalsal ka turkiga ee carabiga loroga masha Allah somali baa so saraysa filim waa ii kow Alhamdulilaah filimkan sido hada u socdo wa masha Allah
@usaameaxmed8493
@usaameaxmed8493 Год назад
Very amazing 💯
@suldaankajaceylka4942
@suldaankajaceylka4942 Год назад
Ku sali nabiga صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤️‍🔥
@Ugaz-Egal
@Ugaz-Egal Год назад
Isoo raca Inta bilaabatay rabtana Inay dhamaysato😮mar walbo astan is the pest ❤️
@ankaratvdjibouti
@ankaratvdjibouti Год назад
""daqiqad kastu iga foog yahay waan tirsada wana u xisay ,wehel bu ii aha , mugdi ayan daremay la'anti "" hadaladi qirada laha ee aan ka dhaxley qeybta horee 1aad . nala wadag waxad ka dhaxashay adiguna dawadee .
@timiroqurux1615
@timiroqurux1615 Год назад
Anigu imikan soo dhameystey xalqada koobaad team tv ka daawadaH😂😂
@rodamohamoud3190
@rodamohamoud3190 Год назад
Channel kee weeye
@asadfabinho3593
@asadfabinho3593 Год назад
@@rodamohamoud3190 astaan TV
@timiroqurux1615
@timiroqurux1615 Год назад
​@@rodamohamoud3190astan drama weeyan
@hodanisaxaaq-sw9cm
@hodanisaxaaq-sw9cm Год назад
Shacni she's my favourite Actor😊❤
@FahmoCali-jk2qh
@FahmoCali-jk2qh Год назад
Shacni 🥺 ilahy amarkis qaab jilinkeda waaa cajiib✅️💙💙
@cabdisalankhadarmaxamed6257
The best film keep going astaan tv Halka iyo meel ka saraysa idiin rajaynayaa
@sahrajamac1067
@sahrajamac1067 Год назад
inta og inay maria iyo kamal is guursandoonann wn salamayy ✋👍😂😂
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Год назад
Soo taa laqabo ee ninkeda wliba ay jeceshahy😅
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
War hush😭😂waa dad is cawinayaan maria waa laqaba
@ahmeduuni
@ahmeduuni Год назад
maria acting so fire markey oneso😢
@najaxjamacahmetcizhqi9101
@najaxjamacahmetcizhqi9101 Год назад
Inta zhcni jilinkeda jecel😊🙌
@aaminaaxmed6209
@aaminaaxmed6209 Год назад
Gabadha shacni ku Natalie jirtay filinkii ay axmed jeclayd hadii ay meesha ku jirto qadtar waaye filinka walhi caajis male ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil Год назад
*jigjiga 🇸🇴* come to here viva jigjiga and I miss long time
@maryansiciid-sv5kh
@maryansiciid-sv5kh Год назад
Shacni filimkey kujirto waaba mcn xqiqda ✅
@Hamdaudug
@Hamdaudug Год назад
Filmkan hadan shacni Ku jirin maba soo aaden😂🤏
@naimaahmed365
@naimaahmed365 Год назад
Ax wiilku si naxariisa leh buu u yidhi ha ooyin wllo 😢
@Mohhahonest
@Mohhahonest Год назад
Inta ila sugeysay astaan iney film cusub keeneyso👍
@DeeqaDeeqaaffro-gd8pw
@DeeqaDeeqaaffro-gd8pw Год назад
Inta og inu mahad noqon dono ninka xidhan😂❤
@sheekocusub500
@sheekocusub500 Год назад
10 habeenibo yaa idin sugaaya war aan meleheena kale is ka wareegno😢😅
@KINGRICHMAN650
@KINGRICHMAN650 Год назад
Maxa ka shaqaynee wah 😂
@zabaathabdi340
@zabaathabdi340 Год назад
10:00 intay gaadhayso maa la sugayaa Xaasidsanaa 😢😂😂
@nasraabdi6165
@nasraabdi6165 Год назад
Tv 📺 8:20 soo galaa
@somen-xvii
@somen-xvii Год назад
Waqtiga uu musalsal soogalo halaga bedello from 10:00pm to 9:00pm.
@suadali4778
@suadali4778 Год назад
It is not possible to criticize a series that was produced by Somali youths, but I have notes. I wish the girls were of natural skin tone and not girls who bleach their skin. Also, if they took a body language lesson for all actors, I hope that there will be an improvement in the upcoming episodes, Kamal’s character. I see him too tight and I hope that changes. Anyway I really thanks Astana TV for this series hope be trend like haboon series ❤❤❤
@Dosa-Ally
@Dosa-Ally Год назад
Qof walbo oo cad isma cadeen marka caadi iska dhig
@suadali4778
@suadali4778 Год назад
@@Dosa-Ally hahaha it's clear that they bleach them self so don't take it as an attack is about the confidence that our girls have.
@ainanshenour2883
@ainanshenour2883 Год назад
You have every right to criticize it wllo, this is an art after all. Among the Somali series , this one seems promising yet your comments r on point. 21:44
@nadadr.ezmail7567
@nadadr.ezmail7567 Год назад
Wow 😍somalidi way baranaysa musalsal jilisti iyo duubistiba hambalyo 🎉kolay ani dadka xiiseya ahay musalsalat ka iyo aflam ta 😊 Wana musalsal ki kowad ee somaliya oon dawado❤
@naruurab1114
@naruurab1114 Год назад
Waaw bahda Astaan iyo dhamaan inta ka shaqeysay Fiimka congrats shaqo wacan👍🙏
@hawaabdi8027
@hawaabdi8027 Год назад
East and west astaan is the best ❤
@Ballo_moha39
@Ballo_moha39 Год назад
Dumarka halkaa maalin iyo habeen walba fadhiyaa gurmad ayay u baahan yihiin wllhi hoostan uga duceeyaa markasta oo aan ag marayo ilaahay ibnu aadam hanoo baahin
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 Год назад
Amiin yaa rabi
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Год назад
Waxay ilatahay kamaal sheekada koobaad waxuu kaqori doonaa shacni xaaladay kujirot 😢😢😢
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Год назад
Shacdinaan ku wareerYe waatee
@najmiita1
@najmiita1 Год назад
Waa gabadha ninka u hambalyay naysa
@imaxaan123
@imaxaan123 Год назад
Wow 😲 intro ga waan ka helay muqaalka caadi ma ahan ❤
Далее
HAYAAN XALQADDA 2-AAD | “ WAAN DILAYAA “
27:29
Просмотров 672 тыс.
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 13 тыс.
SHEEG HEESTAN CHALLENGE ADAG 2 TEAM
10:18
Просмотров 161 тыс.
Short film Somali xaaji kibrih
20:10
Просмотров 80 тыс.