Тёмный

Heerkee ayuu marayaa guurka Soomaalida Maraykanka iyo muslimiinta Maraykanka 

Hereri Media
Подписаться 287 тыс.
Просмотров 176 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 438   
@mohamedguled7923
@mohamedguled7923 11 месяцев назад
ASC masha allah sheikh ibraahim waxaa aragiisa igu horeysey 2012 habeen baan LA kulmay isaga xaaskisa oo garash baaburta Lagu sameeyo jooga dhulkana darin ama sali fidsaday khamiis cadna wata xaaskisuna ilahay haysu barakeyee ay cabayad madow gashatahay waa habenimo markii aan soo galay barkinka garashka ee ay fadhiyeen ugu horeen waan yabay marna waxaan isdhi tolow ma asxaabtii baad cawa la kulantay hadan u soo dhawaday barido kadib waa oday soomali iyo mama cadaana oo isqaba waxay iisheegen in gadhigu ka xumaday ay jecel yahiin in aan qado oo hotel geeyo gadhiga ay wateen habeenkaa waxaa ka buuxay kutub sheikha wakhtigaa magalada ma degenen safar bay ahayeen waxaan ku idhi hotel idin geen mayo ee gurigaga baan idin geen anigana gurikalaan aadayaa way iga yeelen habeenkii guri gaga baan geeyey soomaliyey waxaan idin shegayaa wax 5 daqiiqo ka yar baan qooyskaa ku aminay waxaana sabab u ah alle ka sakoow reerkaa imaanka iiga muuqday wakhtigaa kadib isma arag runtii xaaska shiekha markad aragto waad yabaysaa alle imaanka uu siiyey ilahay hawsiyadyo amiin yarabi
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 11 месяцев назад
Mashallh
@Mursalsiciid15
@Mursalsiciid15 11 месяцев назад
Maasha alaah waxaad ka makhraati kacday wanaagga qoyskaas
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 11 месяцев назад
Warya tuug ba tahay oo odeyga la qarabto
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 11 месяцев назад
Mashallah tabarakallah
@mubarikgiama248
@mubarikgiama248 11 месяцев назад
Illaahay ha ku barakeeyo
@ayaandiamond41
@ayaandiamond41 9 месяцев назад
Masha Allah sheikh Ibrahim ilaahay khayr badan ha siiyo ajar badan ayuu shaqaystay sheekadiisa way iga ilmaysiisay muslim nimadu waa macaan😢❤
@SundusAyaanle-99
@SundusAyaanle-99 11 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤☝❤❤
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 11 месяцев назад
Scw Scw scw ❤
@Hawohud
@Hawohud 10 месяцев назад
S.A.W
@GuediAdawehMahamed-lq7vj
@GuediAdawehMahamed-lq7vj 10 месяцев назад
Are you single please ?
@maanka2749
@maanka2749 10 месяцев назад
Scw
@Nadraali22
@Nadraali22 10 месяцев назад
scw
@Somfox1
@Somfox1 11 месяцев назад
Hereri is every where...traveling journalist
@ZahraHAli-wt2gm
@ZahraHAli-wt2gm 10 месяцев назад
MashaAlaah 🌺
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 11 месяцев назад
So beautiful program becoming 11 members of his family Islam alxamdulilaah my allah except he’s good deed we need more like this gentleman
@yaakcon
@yaakcon 10 месяцев назад
WAR NINKAAN WAA SIXIROOLE.
@zzzkop4732
@zzzkop4732 10 месяцев назад
how dyk@@yaakcon
@MohaBenaadir
@MohaBenaadir 10 месяцев назад
​​@@yaakconmaxaa ku dhahday bal cadeey hadii dulmi kaa ahayn
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 9 месяцев назад
True we need more men’s like him may Allah bless him in Dunia and a khira.
@rashkaarow45
@rashkaarow45 2 месяца назад
​@@yaakcon . Walaal ma kaligaa baa yaqaan ninkan . Maxaad ku cadeynkartaa inuu yahay sixiroole .
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 11 месяцев назад
الحمدلله علي نعمة الإيمان والاسلام ❤
@عبدالرزاق-ذ1ز9ق
@عبدالرزاق-ذ1ز9ق 11 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الرحمن ممتاز ممتاز بارك الله فيكم اللهم احفظ لهم هذا الحبَّ الجميلَ ماشاء الله ❤❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 11 месяцев назад
أللهم احفظ شبابنا وشباب المسلمين برحمتك يا أرحم الراحمين ❤
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 11 месяцев назад
Aamiin🎉❤
@aarboy2305
@aarboy2305 11 месяцев назад
اللهم امين يارب العالمين.
@Mukhtaar909
@Mukhtaar909 11 месяцев назад
​@@aarboy2305h@🎉❤😊
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 10 месяцев назад
اللهم امين يارب العالمين
@canabcalbash2263
@canabcalbash2263 10 месяцев назад
اللهم آمين يارب العالمين
@Dalabka
@Dalabka 10 месяцев назад
ILAHAY haygu irsaaqo gabar wanagsan❤❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 11 месяцев назад
أللهم اجعل أولادنا من الصالحين المصلحين وارزقهم ازواجا صالحين وذريتا صالحة ❤🤲😥
@Fucker56ful
@Fucker56ful 11 месяцев назад
اللهم آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم
@maulidaden1
@maulidaden1 10 месяцев назад
Amiin ya Allah
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 10 месяцев назад
أللهم آمين وأنت أيضا ❤❤❤
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 10 месяцев назад
اللهم امين يارب العالمين
@mahadguray4241
@mahadguray4241 11 месяцев назад
Sheekh ibraahin waa nin wanaagsan Waxbadan ayuu dadka u faaideeyay Somalida iyo muslimintaba ku dhiiri galiyay inay dadka kale la wadaagaan diinta macaanka badan Dhamanteen cimriga alle haynoo barakeeyo anagana alle hanaga dhigo qaar dadbadan soo muslimiya insha allaah markaan america imaado Waa mahad oo jooga new hargaysa Thank you so much herari teem
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 11 месяцев назад
Isaxaaq Carre miyaad tahay. 😂
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 11 месяцев назад
Ma isaxaaq care oo kaliya ayaa New Hargeisa degan?
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 11 месяцев назад
@@ahmedugas8495 Waa xaafad Isaxaaq Carre Cabdalle, Kaliil, iyo Qaasin. Waxa kale waa sooraac kkkk
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 11 месяцев назад
Mashallah sheekh Ibrahim anigo San Diego ka imaday anigo ninkeyga ila socda wax ka gadanay Mashallah kheer bo noshegay iyo hadalo wangsan
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 10 месяцев назад
​@@fatmasugule9969 Anigaa ah 😂noo follow me
@ahmedizayoz5931
@ahmedizayoz5931 10 месяцев назад
Masha allah Sheekh Ibraahim, Ilaahay hakuu Barakeeyo Qoyskaaga inta dhashay iyo intay dhaleen ba. Caafimad iyo Cibaado suuban bi idnilaah. Hawsha wanaagsanee haysid ilaahay subxaanahu watacaalaa ajar hakaa siiyo. Aaamin Ahmed from Germany
@hoodocismaan7834
@hoodocismaan7834 2 месяца назад
Masha allah allahuma baarik sheekh Ibrahim alle hakuu barakeeyo cimriga iyo cafimadkaba wlhi hawl aad u weyn haysaa alle hakaa abaal mariyo jazakalaa khyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 11 месяцев назад
Maasha Allah. Waa barnaamij qiimo badan. Hambalyo, Cabdisalaan.
@kendimArlaka
@kendimArlaka 10 месяцев назад
Intuu gabdhihi ku ciyaaray buu sheik iyo diin sheganaya jaahilyahow dadka beenta kada iyo dinta aad ku gabanayso wayelyahow 😏😏
@Hamzaa_Fx
@Hamzaa_Fx 11 месяцев назад
Nio gabadh amaricana iisoo radia and truthfully I'm not joking around 😂
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 11 месяцев назад
Anigu ka Somali ahaan waan tageersanahay in somalidu guursato dadyowga kala duwan kaliya qofka ay kuqiimeeya diinta islamka si meesha uga baxdo reer hebel guurso
@ubahali-be7ls
@ubahali-be7ls 10 месяцев назад
Me too
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 2 месяца назад
Anigu maya wa ka soo horjeeda isirka somali mesha ka baxaya
@Tasniim1
@Tasniim1 11 месяцев назад
Wuxuu yidhi 20 dumar ah baan soo guursaday 19 kii kale matan ajnabiga ah ayaa wiixii oodhan isku fuuqsatay Tolow?
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 11 месяцев назад
Haa bcz waa Baari sidii Aisha/Khadija RA
@ismailhussein9886
@ismailhussein9886 11 месяцев назад
19 gabadhaa maxa isku midh kadigaay. Waxaas wa jisaar nimaa
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 месяцев назад
@@ahmedkulowabdi821bari Maxayaa jahilow iska amu🤨😒
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 11 месяцев назад
@@NaiaMohamoud ok caaqil
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 10 месяцев назад
Wax fahan wallo xiliga ama bariga hore uu dumarka badan soo guursaday niin yar oo awood badan ayuu aha lakiin hada wakhtiga u run sheegay kolay 50 waa ka wayn yahay marka xaalkiisu waa jugjug meeshada joog😂 dee waana wax dhici kara in xaaskisa cad ay marwo aad u jecel tahay oo u roon
@SabirikeySaabirkey
@SabirikeySaabirkey 10 месяцев назад
Mashaa Allah daaciga saxda ah waakan wllhi Sheikh Ibrahim cimrigiisa ilaahy haubarakeeyo
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 11 месяцев назад
Bisinka gbdh soomaliya ku daray aa shiikhoow adigu ku ekow reerka cadaanka ah soomaalidu iyagu hays guursadaan bal ma anaa dhalay ciriir jecliyaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 lkn waan jeclahay inaaan isu qaraaba kiilno soomaaliyeey
@mehadifarahabdi7133
@mehadifarahabdi7133 11 месяцев назад
Ani iyo adiga ma isku faataxeysannaa yacni isqaraabakiil 😂
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 11 месяцев назад
@@mehadifarahabdi7133 hhhhhhh soo diyaar garow wayahee
@abdulfatahahmed6209
@abdulfatahahmed6209 11 месяцев назад
Waad ku saxsantahay 100%
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 11 месяцев назад
@@abdulfatahahmed6209 mhdsanid wllo
@abdiqanimohamoud3463
@abdiqanimohamoud3463 10 месяцев назад
👋
@Muusmaxamed
@Muusmaxamed 11 месяцев назад
زواج سعيد ومفتاح خير.جزيتم خيرا كثيرا
@dhiisaldhisalo6022
@dhiisaldhisalo6022 11 месяцев назад
wa xaski an kuriyonjiray bu sheegaya sheekh ilahay hayrumeyo ammmin ❤❤❤
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 11 месяцев назад
Qof walba qofkiiisuu helaa adigu hadaad wanaagsan tahay waad helaysa qof ku qalma
@dhiisaldhisalo6022
@dhiisaldhisalo6022 11 месяцев назад
@@quruxdiihablaha1234 warunta wl qof wanagsan anigo aha hadan inan qof wanagsan helo ayan rajayna hadad qof wanagsantahay oo dacada oo an lagu qabin mays barankara
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 11 месяцев назад
​@@quruxdiihablaha1234 indeed maanshallaah
@historyproduction4960
@historyproduction4960 11 месяцев назад
Hareeri adeer soobooqo ninkii odayga ahaay ee beerta lahaay adoo mahadsan
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂ma'sha'allaaha 👍 ♥ allaaaaaahu akbaar allaaaaaahu akbaar allaaaaaahu akbaar cajiib ❤♥♥ Hambaalyo Hambaalyo ader aad iyo aad ba bad uu dhigtay halkiiiiii Loga bahna sasna u wad illhay ha ku sahle gul guul guuul iyo khayr
@mazuttawaleh4846
@mazuttawaleh4846 7 месяцев назад
Masha allah nasiib badanaa shiikha😢
@AbuMu3aad07
@AbuMu3aad07 11 месяцев назад
Wad mahadsantahay Cabdisalam sida wacan eed noogusoo godbiso warbixino aad u wanagsan halkaa kasiiwad
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 11 месяцев назад
Odaygu waa nin nool oo raga 3 cisho ayuu ku damcay gabadha xuralcaynta ah inuu indhaheeda cirka tuso 😂
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 11 месяцев назад
Maa shaa allaah tabaaraka llaah. Siduu sheegey midbaa soo caddibtey! Gabadhanina waa nabsi bax allaah ku arsaaqey. Allaah ha'na barakeeyo dhammaan teenba 🤲🤲🤲
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 11 месяцев назад
@@fatmasugule9969 waa sidaa aad tidhi fatumooy, adiga nin fican baad haysata baan filayaa
@MohamedAhmed-br8gf
@MohamedAhmed-br8gf 11 месяцев назад
😂😂😂😂
@Global.Nature1
@Global.Nature1 11 месяцев назад
@@fatmasugule9969 haa yee iwaran
@mohamedhussein1311
@mohamedhussein1311 11 месяцев назад
C/sln harder wariye sare oo qiimo badan su'aalaha aad shiiqa weeydiisay waa su aalo qiimo badan leh adiguna anshaxa iyo asluubta ayaad aad u ilaalisay qaladka jira oo qoyska somali heysta waxaa u maleeyaa in aan si wanaagsan loo qeexin shiiqu 19 soomali ah oo tii u danbeeysay eey bacdiisa banaanka u dhigtay hadana midii ajnabiga ah uu ku dhameeystay oo qiray wanaageeda waa maxay sababta? waana uu sheegay labada lamanaane ee soomali qofna qofka kale ma ogola inuu boorsadiisa taabto? c/sln fursad kale hadii aad jesho waa in arinkaa hoos loo eegaa si qoyska soomali uu u hagaago adiga iyo shiiqa aad ayaad u mahadsantihiin
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 11 месяцев назад
Legend ka la sheegaaba waa sheekhan Baarakllahu fiik
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 11 месяцев назад
Exactly Islamka haddaan ku daqanno waa raaxo sidii Nabigga scw iyo xaasakiisii
@dayofthedaydayoftheday9555
@dayofthedaydayoftheday9555 11 месяцев назад
Aaway tii hore oo ka soo tagay ama soo racdeysay islamka iyo sheeqaan maxay I farxad galinweyday gaashaan hadda soo gashayna ay farxad ka heshay sheeqaan ???????) Jawaab aan u baahanahay Somaliyeey sheeqa inta uu baran midaan soo islaamtay too hore oo Muslim ah baa ka horeeysay sida uu sheegay Why tii islamka ku dhalatay uu u farxad gelinweyday diinta oo midda hadda soo gashay farxad u heshay ??
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 11 месяцев назад
@@dayofthedaydayoftheday9555 isaga Privat u waydii waa hadaad cilmi badsi rabto haddii aad ka xuntahayna ilaahy hakaa daweeyo
@abdiwadudhassan-uk2us
@abdiwadudhassan-uk2us 11 месяцев назад
@@dayofthedaydayoftheday9555farxada iyo macaanka diinta ilaahay isku si uma siiyo dadka iimaan ka qofka ayaanay ku xidhantahay iyo dedaalka uu galiyo qof walbaa, sheekhu sida uu sheegay xaaskiisa danbe dedaal badan oo wax akhris ah iyo in ay diinta si sax ah uqaadatay bay farxada iyadu ku heshay dadka ka ag dhawna ugu gaadhsiisay, ta kale sheekhu ma sheegin meel ay ku kala tageen xaaskiisii hore , program kana waxa uu ku saabsanyhay guurka soomaalida iyo maraykanka sidaas ayaanuu xaaskiisii hore aanuu xog badan uga sheegin.
@Aymo72
@Aymo72 10 месяцев назад
​@dayofthedaydayoftheday9555 isfahan waa aa dhacay say umaleeyay maadaama gabadhaas soomaaliya kaimaadi ey kudhaqaaqday xeerkii western ah oo iney dhaqan xun laimaaday oo kanga samey kaas samey iney xukunta camal hadii lala Hadlow ey circa isgeyneysaa kadibna ey boolois ugu wcday
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 11 месяцев назад
Enshallh hadaan America Tago gabar ajaanib ah oo Muslim ah ayaan guursan❤
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 10 месяцев назад
Sababta aad u gursanaysid ma iisheegi oo aad uga doortay hblaha somaliyed adoon qld iifhmen.
@RAAGSAALE
@RAAGSAALE 11 месяцев назад
Cabdisalan hereri. Ku mahadsid soo gudbinta muuqaaladan caaqiibada leh.
@AbdourahmanOmar-h6s
@AbdourahmanOmar-h6s 6 месяцев назад
Machallah cher Ibrahim
@noordinhassan3241
@noordinhassan3241 11 месяцев назад
Wareysi aad iyo aad u qiimo badan, duruus badan ayku sugan tahay. Waa mahadsan yahay Sheikh-a iyo Wariye Hareri
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 месяцев назад
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
@rosemarie6347
@rosemarie6347 10 месяцев назад
Islaantii odaygaan cayrisay fariid bay ahayd. STDs bay iska ilaalisay.
@Gatamo-tv
@Gatamo-tv 10 месяцев назад
Wow i'm amazed 20 wives and i need one good somali women subxanalllah, ilahow gabar ficaan isii🎉
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 11 месяцев назад
somali iyo dhaqankeedi waa subaxna hurda habenkiina so jeed 😂😂
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et 11 месяцев назад
😂 ma yaabtay
@bashirharun1922
@bashirharun1922 10 месяцев назад
M.Allah. I really like the last part in which he says let`s pass this message to American People. May Allah s.w reward you and the rest who are doing dawah
@Darajooyin
@Darajooyin 11 месяцев назад
Adeeer danbigaaga ALLAHA dhaafo intaasoo dumara oo waalid dhalay kula faca ama kula mida hadaa soo furtay
@rajoo532
@rajoo532 10 месяцев назад
Manshallah ilhaay ajar ha ka siyo dinta sheeko fafinayo. Lakin sual waxa tahay 20+ somali women ayan gursaday, oon single mum ka digaay? ciyal talo ya la koriyaay hoyoyiinkas? 90% chance inay qarkood ahayan under age. Na ma xolaa 20+ kulaha... Ala maxa gabaad yar nolashaadi lugu ciyaraay. Akhira suaal ba talaa. Waxan Allah ka rajeynaya wanaga hada wadiid inu ilhaay kugu naxaristoo.
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 10 месяцев назад
Sheekhow gabadhaas cadaankaa saad u qadarineyso hadaad u qadarinlaheyd dhowr iyo labaatankaad furtay wax uun baad ka helilaheyd ee waacadi nin iyo naagba hadey ajanib guursadaan iney isjilciyaan oo dabeecadii somalinimo meel lasoodhigto
@MohaBenaadir
@MohaBenaadir 10 месяцев назад
Tan hada meeqa sano qabaa 15 sano kbdn matka negative uun meel ka fiirisaa
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 10 месяцев назад
I like sheekh ibraahim the way tells us the story. Waaryaa hereri list hargeisa keen. Ha socoto
@AzzamDigale
@AzzamDigale 10 месяцев назад
❤🎉😮 literally well done sheikh
@hibackaden9246
@hibackaden9246 10 месяцев назад
Allah ha barakeeyo isaga iyo qoysiikiisaba ajarna haka siiyo hawsha wanagsan u hayo
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr 10 месяцев назад
Asc maaa shaa allaah maa shaa allaah guuleysta 😮😮😮😮😮😮😮😮
@mo.dinaari5918
@mo.dinaari5918 11 месяцев назад
Masha allah masha allah walhi adaban odayaga ugu faraxay alle ha barakeyo from somaliland
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 10 месяцев назад
Dukaanka halkee lagala xiriiri karaa?
@alxamdifurniture2241
@alxamdifurniture2241 11 месяцев назад
لو هداك الله رجلا واحدا خير لك من حمر النعم،،،، الله اكبر
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 11 месяцев назад
الحمد للله علي نعمة الإسلام❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 11 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الرحمن الحمد لله الذي انقدهم من النار 😢
@beautiful1423
@beautiful1423 11 месяцев назад
Mashaallah Tabarakallah ❤
@fuadahmed4311
@fuadahmed4311 10 месяцев назад
mazha allah alle ha barakeeyo, cilmiga iyo caqliga alle ha u siyaadiyo
@OmarAhmed-nw6lr
@OmarAhmed-nw6lr 2 месяца назад
Guurku wa wax wacan shuruda ugu weyn waa in gabdha iyo ninkuba alle ku xiran yahay iyo in uu ninku dacad yahay Sheekhan xaskisa Somaliga aheyd iyo caruurtiisa kama shekeyn tan cusub buu aad u jecladay marka hadii nagtu xumato ka carar mid naftu ku qanacday oo Baariyad ah
@Darajooyin
@Darajooyin 11 месяцев назад
19 tobankii hore bugageey aqinjireen adeer noomadan sheegin ma iloowday.
@abdiweli7269
@abdiweli7269 11 месяцев назад
Masha allah barnamijkaan wax weyn ayan ka faaiidey waa i infacay sheekha aduun iyo aaqira alle ha barakeeyo
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 11 месяцев назад
Beautiful
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 11 месяцев назад
Sheekhow mid aan kugu daraa dadka aad isku daraysaa waa inaad xooga saartaa dadka isku jinsiga ah Somali to somali ha dhiiri galin dadka kala jinsiga ah waayo fahamka dhaqanka ayaa muhiim ah. Gabdhaheena sharafta leh dhaqanka 50%50 labax iyo in baaskiil lasaaro manaqaane. Reer Qansax iyo reer Qudhacna hanoodhalaan waxaan ab iyo isirkiisa la aqoon hadhiirigalin.
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 10 месяцев назад
😂😂😂😂 xaafadi xafad waxay ugu wareegta waa xasarad😂 soomaalida iyagu hays guursadan cadankuna iyagu
@ifk02
@ifk02 10 месяцев назад
​@user-ng7ct8hn7o hhhhh ninkasta kiisa ganbar ha agdhigto maa leedahay hhhh cunsuri nimada iska daa walal hada somalidu ajaanibta aad beey uga helaan😅😅😅😅😅
@UbaxMaxamed-h9b
@UbaxMaxamed-h9b 10 месяцев назад
@@ifk02 cunsurinimo miyaan dayn kara soo dhiig soomaali iguma jiro😂aniga xaliimo iyo farax wax isku dhaama ma jirto e halaysku daayo ayaan aminsanahy
@adidey82
@adidey82 10 месяцев назад
I know this brother from his days in Atlanta Ga, never changed and true Muslim. MashAAllah.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 10 месяцев назад
Salaam all brothers and sisters ❤
@herifmr5430
@herifmr5430 10 месяцев назад
Soomaalidii hore waxay oranjireen Wiilkaagu maalin buu hiil kaaga baahanyahay waa maalintaad hooyadiis guursanayso. Hadaad kafakartid Shahwadaada iyo adiga nafsadaada kaliya ee aadan ka fakarin ilamahaaga ilmahay dhalidoonaan iyo meeshay ku danbayn doonaan. Waa dhib.
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 9 месяцев назад
Shaqaalenta dadka xirfad labarto yaa guriga uah wakiil qooyska rag qabo isaga inta kale weey kugu daba feeli sawirada qooskisa weeydii isago kuweydiin karin sawirada qooskaaga maamul usameeyso
@khadarcabdilaahi9442
@khadarcabdilaahi9442 11 месяцев назад
ما شاء الله نعم الشيخ والأسرة
@asmacali111
@asmacali111 11 месяцев назад
Masha allah❤
@HamdiHiis-h3d
@HamdiHiis-h3d 10 месяцев назад
Ilahow ninkeya waxa uu jecelyhy sii oo ka farxi aamiin dhaha
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Allaha isubarakeeyo caafimaad iyo Cimri ha isu siiyo
@mohedabdi926
@mohedabdi926 11 месяцев назад
20 naagood the legend annaguna midhbaan la.anay raggu waa ragii hore been maaha
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ilahy haku siiyo
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 месяцев назад
20naagood ma guurba
@asmahussein4275
@asmahussein4275 10 месяцев назад
Dee waa karti daradaada awoowgaa wase😌😏
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 10 месяцев назад
الله أكبر الله أكبر الله أكبر waa Arin aad loogu Farxo in أفواجاً Diintii Ay usoo gelayaan Reer galbeedka Uu wadaadku inoo Sheegay, Allah ha ku Sugo islaamnimada, Sheikh ibraahim Allah Ajar hakaasiyo, Reer kaagana Allah hakuu barakeeyo Sifiican baad yeeshay. Waa guul xaaskaaga Reerkoodu inay diinta qaateen sida waalidkeed iyo Qayb Reerkeeda kamida Alxamdulillaah.
@GuediAdawehMahamed-lq7vj
@GuediAdawehMahamed-lq7vj 10 месяцев назад
Mashallah sis are you single please ?I love you from Djibouti
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 10 месяцев назад
bro yes ماشاء الله جبوتي احسن الناس أخلاقاً وخلُقا
@isiri.2835
@isiri.2835 2 месяца назад
MAASHA ALLAAH DIINTA.KU.DHAQMAA MARWALBA FIICAN
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 2 месяца назад
Shiikh ibrahim ilahay ah xafidoqisadiis caloosha ila xanuntay
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 11 месяцев назад
masha Allah tabrikallah
@muxidiinmaxamed8238
@muxidiinmaxamed8238 11 месяцев назад
Asc
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 10 месяцев назад
Ilahay marka hore ka bari inaad heshay sawjad saalixad ah somali ha ahaato ama cadaan ha ahaato.
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 месяцев назад
20nagood isdad tidhi Markaa waxasi guur maha🤨😏
@fatimaosman339
@fatimaosman339 10 месяцев назад
Ninka somaaliyet qeyrul mas uuliyen ayey noqden nin an shaqenen see lola noolaan karaa Ani hada nin iijoogo mashaqeesanaayo waa lakari waa saan u qeeylinaayay waan daalay .tolow maxaa tala ah😢
@jiijomohamed354
@jiijomohamed354 10 месяцев назад
Waxaa ugu daran hadii ilmo u heyso meelna iska so saareyn
@fadumoabdi7761
@fadumoabdi7761 10 месяцев назад
Manshalh sheekh ❤❤
@faysalabdirahman405
@faysalabdirahman405 11 месяцев назад
Mansha Alah
@maryanali9833
@maryanali9833 10 месяцев назад
So beautiful video thank you so much abdissallam amazing so emotional
@mestizo_jr
@mestizo_jr 10 месяцев назад
الله اكبر
@nimcomukhtar8632
@nimcomukhtar8632 11 месяцев назад
Mashallah❤
@dryahyejaran7382
@dryahyejaran7382 7 месяцев назад
Masha allah, inta wanaagsan in wanaagsan allaha ku beego
@assadsalah4632
@assadsalah4632 11 месяцев назад
Masha Allah
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 10 месяцев назад
Wa nin cajiib ah: I wish that he talked his previous behavior and why he divorced all those wives and how learning not sale of Islamic books but what he learned from it made him a better husband-I wish
@shariifmedia3307
@shariifmedia3307 10 месяцев назад
Aren't you understand somali language My sister
@Ali-xh4hg
@Ali-xh4hg 11 месяцев назад
married 20 times allowed 4 On consent confused.somalia. Try more than one wife Insomaliland & sign own death contract.
@NaiaMohamoud
@NaiaMohamoud 11 месяцев назад
No he divorced and married
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 10 месяцев назад
Shiikhow hada list ma ku soo biiraa😂
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 11 месяцев назад
Sheekh Ibrahim Noolow Aaamiiin Alfaatax TaqabaLaaah SCW SCW SCW Hanii-yen laka
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 2 месяца назад
Scw scw scw ❤️
@abdifatahali8972
@abdifatahali8972 10 месяцев назад
Maasha Alaah ماشاء الله تبارك الله
@SahroOmarqabobe
@SahroOmarqabobe 23 дня назад
Masha Allah 3333
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 11 месяцев назад
Masha Allah tabaraka Allah Allahuma baarik fiik sheeq
@ah3069
@ah3069 11 месяцев назад
Anigoo og oo hubo inaan gabar soomaaliyeed heli karo wallahi sikastoo eey uqux badan tahay, mid ajnabi ah agteeda qanaaco maba kuqabi karaayi ama aan agteeda hurdo kuladi karo wallahi
@ah3069
@ah3069 11 месяцев назад
Gabar soomaaliyeed sikastoo eey udhib badan tahay uqeylo badan thy udabeecad xuntahay, walaana kudoorsan ajnabiyad sikastoo mudiicad uthy
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 10 месяцев назад
Mashaa allaah
@jamaabokor1258
@jamaabokor1258 11 месяцев назад
Cabdisallaan hereri allah yaxfidku
@Official70748
@Official70748 9 месяцев назад
Sheikha xge laga xidhiidhaya aan iska diwan galiye 😂
@SahroOmarqabobe
@SahroOmarqabobe 23 дня назад
muskminta alaaha baadiyo❤❤❤
@AMDijitalka
@AMDijitalka 11 месяцев назад
Bismilaahi raxmaani raxiim
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 11 месяцев назад
بارك الله فيك أخي الكريم عبدى سلام هرري وجزاك الله خير الجزاء
@armaan97pro17
@armaan97pro17 11 месяцев назад
Sheikhu waa legend
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 10 месяцев назад
Minneapolis I like this city I used to live long time before I moved to Pasadena,CA Harari bada cas hargiesa ayan jecelahay inad bari dagaynd an kugu arkay
@kahinhass6547
@kahinhass6547 11 месяцев назад
Dumarka somalida ayagoo helikara ninsomalia oo diin leh Inay iska diwaan galiyaan liiskaa waa ka badbadis Us nationalist 😂
@abdiweli7269
@abdiweli7269 11 месяцев назад
Kadaa dee islamka ayaa lagu xojinaya ma xuma waa arin wanagsan waxa adun iyo aakhiro hogey kuwa iyaga oo macanka islaamka ilahay u hibeeyey nasiibka u gartay hadana guri kula jira kufaar oo cadowga ilahay iyo islaamkuba ah waa kuwa ogu ayaanka daran aduunka xitta waxa so galaya ciqaabta ilahay ciqaabi dono kuwi ka masuulka ahaa waalidka ayaa kamida wayo maxa sababay ayaa iman donta gabari masuul iskama noqon garto masuul baa laga yahay
@MuhsinMohameddahir
@MuhsinMohameddahir 5 месяцев назад
Maashaa allaah Allah ha ku barakeeyo
@badrudiinbashir1526
@badrudiinbashir1526 11 месяцев назад
Mansha Allha ❤
@saidabanjir71
@saidabanjir71 2 месяца назад
Masha Allah
@qolqol_joog3528
@qolqol_joog3528 17 дней назад
Masha allah....alxamdulilaah
Далее
Свадьба Раяна Асланбекова ❤️
00:12
Свадьба Раяна Асланбекова ❤️
00:12