Тёмный

HEES | Allahayow Maxaan Xalay | Marwo Cabdi Axmed | Kaban | Lyrics 

MAADEYS
Подписаться 152 тыс.
Просмотров 220 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@Yonis5
@Yonis5 3 года назад
"Adigaa xoree" maaha, waxa weeyi "adigaa xerriyee nabsiga" xerrintu waa marka xoolaha oo kaliya la raro een reerka la raacinin, geelaa intabadan la xerriyaa. Mahadsanid
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 10 месяцев назад
Xerrin ma aha wll. Qaab dhaca saxda ahi waa (adiga xeeree nabsiga) adiga xeerkaa inoo dhigay bay leeday. Xerrin waxa ka dhaw xoorid/tuurid adiga xooree, babsiga ku lis xerada xoorkiisa maashee.
@abdullahiwarsame3924
@abdullahiwarsame3924 2 месяца назад
@@geeskaafrika5040wuu kaasaxanyahay Yonis
@yrowe3966
@yrowe3966 2 месяца назад
Wax La Garto Ayad No Sheegtay SHKRN
@xalanecabdiraxman4114
@xalanecabdiraxman4114 Месяц назад
@@geeskaafrika5040 adigaa xeriyee nabsiga
@fathiecapitano4926
@fathiecapitano4926 Месяц назад
@@geeskaafrika5040may saaxiib wuu ka saxanyahay ereyga saxda ah waa Xerrin maaha Xeer, xeerka marka hore ayay xusaysaa sheegaysa, suuganti waqtigaasna erey inuu laba jeer kaaso laba noqda wuxuu ka dhignaa maanso xumo iyo qof ereyadu ku yaryihin. Ereyga xerrina waa marka geela alaabt la saaro keligis sidaa ninkas iga horreyey sheegay.
@amkamaxamedamka5497
@amkamaxamedamka5497 3 года назад
Heestan wanjeclhy inaa dhageesto hadana Qof aan jeclhy majirto gabadha aan guursan doono ayaan uqaadi dona i.A ilaahaw keen🤗🤲🤲🤲 09/10/2021.
@saamiyasharaffans5092
@saamiyasharaffans5092 2 года назад
Ilahy haku siiyo wll
@abduali261
@abduali261 Год назад
macnaha heesta ayaadan fahmin EE sidaas maad jeclaateen
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 3 года назад
Erayada, laxanka, iyo kabankaba waa Bare fiidow iyo codkii marwo cabdi. Waxaan ku dhageysanayaa muqdisho gaar'ahaan isbitaal shaafi hotel geeska ka xiga Karmal hotel ayaan lagu magacabaa si wacan ayayna igu laba dhacaysaa. Mahadsanidii maadeys
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 года назад
kabanku wa cabdinaasir macalin caydiid wllo
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 года назад
Karmal hotel qaybta kore waliba cadi mahan jawi dagan waye necaw udgon leyaha wlle wadankyga Wan uxisay
@somalia6633
@somalia6633 Год назад
Midhuhu waa singub
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 10 месяцев назад
Sxb ninkan kabanka tumaya waa asxabul jiim sheikh Aun 😢 Cabdinasir macalin siduu cuudka u cadadina Maka aragtid
@axmedshimaali7671
@axmedshimaali7671 3 года назад
Allahayaw maxan xalay Caasshaq la xanunsaday Allaw alle Old is Gold Qaraamii 💞💕💞💕💕
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 10 месяцев назад
Erayada abwaan barre maxaned fiidow lento Laxanka isla barre fiidow lento Kabanka c/nasir macalin ninkaan kaban waa Cadaadinaa jiim ayuu ku cantuugo dhaw yahay Allah unaxristo 😢😢
@mooice9167
@mooice9167 7 месяцев назад
Runtii waan is dhahay kabankani waa jiim caadi ma ahan sida la isugu kaho.
@mohamedalihassan7895
@mohamedalihassan7895 Год назад
17/06/2023. Mogadishu-Somalia. Degmada Hodan xafada soogaale, inta udhexeysa waaxda axmed gureey iyo masajidka abgaalow.
@mohammedhusseinxaglatoosiy3071
@mohammedhusseinxaglatoosiy3071 2 года назад
Marwo Mohamed Oo ku magaca dheer gaasira fanaanada qaado 99% heesto catoow ah waxaa helay jecyl ay u qaaday mid kamid ah fanaaniinta soomalida asna wuuka diiday labo mar ayey jaceyl dartiis isku gubtay mudo kadib ayadoo wili jaceyl laxanuunsan ayey kudhimatay 1995 muqdisho allow unaxariisyo
@waririhaji8983
@waririhaji8983 Год назад
Beenta ka jooji dadka marwo waxee dhamatay 7 sano ka hor
@somalia6633
@somalia6633 Год назад
Wll waa laba marwo. Marwo cabdi ayaad ka hadlaysaa, isna wuxuu ka hadlayaa marwo maxamed. Sixitaan mudisho marwo maxamed kuma dhiman.
@amiirnasri7513
@amiirnasri7513 6 месяцев назад
Gaasiri waxay dhimatay markii qaxootiyada zhp iyadoo joogta meelahan Ethiopia ee dadku u qaxeen markii dawladii waxna dubatay waxna diiday waxa xusid mudan ismay gubinee dayan kalgacal oo maskaxdeeda ku yimid baa la sheegaa inay sababsatay
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 Год назад
Ilahay ha u naxaristo marwo cabdi axmed runty way heeso macaantahay heesaheda waxaa kamida heestan iyo tukale oo tidhaahda deeq aragtidaadi ama dadka qaar uu yaqaanaan inaad daacad itahayeee axdigeenni daayicin igudhaaro diinto degdeg an war kaagahelo
@Gadhkayogolka
@Gadhkayogolka 2 месяца назад
Heestan waxaan dhagaysanayaa 1/8/2924 Thursday 19:22 pm hbnky h.kuri i tmd allahayow maxaa maskaxdayda mihnado ka buuxa ilaahow igu guule waxa niyadayda ku jira caafimadna isii 👑👋
@sacdaaliawil6841
@sacdaaliawil6841 Год назад
Waxan ka dhagaysanaya berbera 2022/12/6 habeen salasa waxan salamaya dadka heestan si dareenleh u dhagaysan doona 2025🥲
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
14/06/2023 ayaan ku dhegaysanayaa Nairobi Asal reer hargeisa ayan ahay
@BukariAbdulahi
@BukariAbdulahi Месяц назад
Waxan dhagaysta malinkasta hestan waxana ku xasusta jacalaylkaygii
@JaamacCaare
@JaamacCaare День назад
waa gobadh isaaqa oo udhalatay oodweyne oo ah habar yoonis
@KhadarFaarax-x5o
@KhadarFaarax-x5o 18 дней назад
❤ adiga xore nabsiga kulis xerada xorkisa mashe
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 Месяц назад
Adigaa xeeriyee nafsiga ku lis xerada xoorkiisa maashee waaw 😊
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Год назад
Kabanka AHUN Cabdinaasir Macalin Caydiid Tumbuga Siciid Xuseen.
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 Месяц назад
Hees waqti badan kahor iigu danbaysay marka aan xasuusto ee aan soo raadiyo markan helo aad baan ugu farxaa, dadbaa xil iskooda qaaday oo hanti somaliyeed ururiyay Mahadsanidiin❤
@anasgantaal5765
@anasgantaal5765 2 месяца назад
: waa hees aad umarxalad badan oodna u mugween kabanka ama cuudka sida quruxda badan uxarakeenayana waa alfanaan cabdi naasir macalin AUN heesta erayadayda iyo habka laxanka sidokale codka fanaanada jidhkaa iduubaaxayaa ❤️✔️
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 3 года назад
saxib maadeys wakhti dheer waxan Ka sugooyaa heestii tubeec ee caloolyow ama cidna eersanmaayee soo Gali sxb ado mahdsan
@FartuunCraxman-x4z
@FartuunCraxman-x4z 12 дней назад
2019 Aayan hees tan ku dhegnsn jirey xero turki some
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 2 года назад
AUN marwo maxamed "gaasira" the old is gold, 20/10/2022 Alberta canada 🇨🇦
@xuseenmaxamuud3085
@xuseenmaxamuud3085 8 месяцев назад
Gaasira maaha e waa Marwo Cabdi Axmed.
@DhuugaalRk
@DhuugaalRk Год назад
Adigaa xoree maaha, Adigaa xerriyee nabsiga weye.
@bareomar4050
@bareomar4050 Год назад
Marwo cabdi axmed Waaye gabadha heeseysa Gabadha qisada dheer lihi waa marwo maxamed
@a.d.m680
@a.d.m680 Месяц назад
Marwo ree gaaris Bay ahayd 😢
@abdullahimuhumed5526
@abdullahimuhumed5526 Месяц назад
Erayadii iyo laxankii abwaan bare maxamed fiidow
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 3 года назад
Yaa salam ilaahay ha u naxariisto marwo abdi aamiin
@haaruunmacruuf4648
@haaruunmacruuf4648 Год назад
Waa hees ma Aquila ah
@Qaasaali123
@Qaasaali123 Месяц назад
Marwa Cabdi maxamed Ilaahay naxariisto.
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 месяцев назад
Alaha unaxaristo marwo maxamed (gaasira) ilahaw qabriga unuuri
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 года назад
Ilaahay naxariistii jano ha siiyo Marwo Cabdi Axmed
@Mamar6310
@Mamar6310 11 месяцев назад
AHN waa gacantii cabdinaasir macalin CAYDIID
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 2 года назад
Mxaan Dhulkaxayntiyo Xusbadeeyey Waayaha😭😭🙈
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 2 года назад
Lama gooye Xeerke Xaqa Uga Danbee idhi🙈🙈😭
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 3 года назад
Allahyow xalay maxaan laab xanuunsaday. Ma ahin Allahyow ma xalay la xanuunsday. Waa "laab xanuunsaday".
@hassanmursal6495
@hassanmursal6495 Месяц назад
Waxaan kadaagesanaya afgooye😢😢😮
@haaruunmacruuf4648
@haaruunmacruuf4648 Год назад
Waan kuwataa heesta macaan jaceelka
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 Год назад
14/06/2023 Maalin arbaca ah saacdduna tahay 5:37pm Nairobi
@hamdivan7046
@hamdivan7046 3 года назад
4 October 2021 South Africa
@cabdishukrimahamed5888
@cabdishukrimahamed5888 Год назад
15 / March 2023 durben🇿🇦
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg
@CabdifataaxMaxamed-sc6dg 11 месяцев назад
Heestan waa hees qaali ah waxana loola jeeda dds ee axmaaradu xooga ku haysato
@xalanecabdiraxman4114
@xalanecabdiraxman4114 Месяц назад
Adigaa xeriyee nabsiga ayaa sax ah
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 3 года назад
Fanaanada marwo maxamed wax cusub hadaa ka heeyso noo soo gali sxp mahadsanid . ❤❤❤❤
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 2 месяца назад
Oo Xusuuustiyo Wanaagiyo Xilkay Nabadu leedahay. Nafta ku xejay Meel Adag
@Aw003
@Aw003 3 года назад
HeestiNi safarkaY ku wanagsanTaHy
@gorodxassan2550
@gorodxassan2550 3 года назад
Xaqiiq been maad sheegin malin Nairobi aan kasoobaxay garisa aan u soo jeeday maxaan soo garaacay
@inaawaadan1218
@inaawaadan1218 3 года назад
Waa hees dareen xambaarsan.... Dad fara badana muhiim u ah. Guuleysta bahda madeys.
@bootanmaxamed8741
@bootanmaxamed8741 3 года назад
Kabanka waatumaya cabdinaasir macalin caydiid
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 года назад
Ereyada laxanka iyo musiga barre fiidow
@husseinabdille
@husseinabdille 2 года назад
@@mahaddirirgeesood9556 eryada xasan ganey iska leh
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 года назад
@@husseinabdille sxb iska hubi diiwaanka suugaanta bare fiidow baaku qoran
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 года назад
@@mahaddirirgeesood9556 kabanku wa cabdinaasir macalin caydiid Ereyada barre laxanka ma hubo cidda leh
@abdisamadmohamoud4164
@abdisamadmohamoud4164 3 месяца назад
Heesta Gocamada ha ii jarin ee Gacayte iyo Sahra yar baad ka eegtahay isu ekaanta?
@hackerhacker8017
@hackerhacker8017 3 года назад
Yaa salaaaam heees iyo bar Aad bay qalbiga u taabaneysaa
@abdalayare6744
@abdalayare6744 3 месяца назад
Alle hakuu naxariisto
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Год назад
jawiga ina dareemo ayaan raba heesta ay ku socoto, hadana waxba ma jecli oon waan dareemi la'ahay. Heesta lakin waxan u fahmaya si wacan, ina dareemo ayaan xiseynaya❤️
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 7 месяцев назад
Maku dareensiiyaa😂😂 lol
@Salahfarah1
@Salahfarah1 7 месяцев назад
@@sucaadmohammed7568 Waan helay walalle qofkaygii, mahadsanid
@nuuradiindarwiish4485
@nuuradiindarwiish4485 Месяц назад
Cajaaib👍
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 Год назад
Adigaa xeriyee nabsiga kulis xeradiisa waaye sxb ee ma aha adigaa xoree
@iamhaleel
@iamhaleel 3 года назад
Addigaa xeeriye nabsiga.☑ Maxaam ururka xayntiyo.☑
@maxamedali8565
@maxamedali8565 25 дней назад
Yaa Salam 🎉🎉🎉
@ahmednur9287
@ahmednur9287 2 года назад
Stuttgart 🇩🇪🦸salan sare madays
@haaruunmacruuf4648
@haaruunmacruuf4648 Год назад
it's a sweet song
@thegoldenchicks4656
@thegoldenchicks4656 3 года назад
25 October 2021 burco
@nimcanwaliali9878
@nimcanwaliali9878 3 года назад
New york ✋🇺🇸
@maxamedali8565
@maxamedali8565 24 дня назад
Yaa Salam 🎉🎉🎉🎉🎉
@irshaadshire-tk1de
@irshaadshire-tk1de Год назад
2023 Bosaso Somalia 🇸🇴 😢
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 2 года назад
Abwaan brre fiidoiw ayaa alifay
@abdulkarar2885
@abdulkarar2885 3 года назад
4 October 2021 London
@CabdiKaafi-q4k
@CabdiKaafi-q4k 3 дня назад
Adiiga xoree❌️ Adiiga xoriiye✅️ Hesaha qaramiiga ah qoral maarka aadku samaynaysan kafiirsada sii Da,yartuu ufahanto i.a
@FatahAbdinor
@FatahAbdinor 2 месяца назад
Allaha unaxariisto 😢😢
@nuurhassan4690
@nuurhassan4690 11 месяцев назад
Xeerin =waa go,aan la,xeertay ama ha fiicnaado ama ha qadhaadhado
@engbarkhad6808
@engbarkhad6808 2 года назад
Habayn khamiisi soo galayso bishuna tahay 6/7/2022 ku sugan degmada xadka Somalia iyo Ethiopia heestaasna ibaxayso si dareen taabaad lehna igu socoto maxaa bad iigu xiintiyo biyo xidhan isoo maray . Yaaa sallaaaaaam
@kaamilali1389
@kaamilali1389 2 года назад
Sxb dagmade jogtaa
@engbarkhad6808
@engbarkhad6808 2 года назад
@@kaamilali1389 sxb waxaan jooga degmada daarusalam 30km u jirta galdogob
@axmedbebe7016
@axmedbebe7016 7 месяцев назад
Ya salaam awoowe geedihi awliyadana hdysan ku ag oolin jawigas wxba ka dhiman Lol😂😂🙏❤️
@Mamar6310
@Mamar6310 2 года назад
Kabankii cabdinaasir macalin caydiid 1986kii
@halamamed8172
@halamamed8172 2 года назад
18 Dec 2021 Addis ababa
@moustaphamahamoud6843
@moustaphamahamoud6843 3 года назад
Waxan jogaa Boorama waa habeen salasa soo galayso waxan xasustaaa heestan waagii aan dhagaysan jirey maxaa xasuuus lasoo maray
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 3 года назад
Dumar taan ka naawilay Naxariista eebiyo Nasiib aaan ku helayeey Naruuriyo nasteexiyoo Nal ii daarbay baa tahay Anigana jaceeylbaa Dadku igu naceenoo Nabaradii igaaraa Nuda beerka jifoo Nuux nuux sanaayee Alla nabarka iga celii Naxariisnaa iifidii Waan kuu nuglaa dee Nolosheyda hoo qabo. 😢😢😢😢😢 #salaansare #maadays
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 3 года назад
yaa qaada sxb?
@somalistories5037
@somalistories5037 3 года назад
October 2021 Munich.
@AhmedOmar-xp5bc
@AhmedOmar-xp5bc 10 месяцев назад
Allahayo maxaan xalay cashaq laab xanuusaday
@HassanAliHassan-d3z
@HassanAliHassan-d3z 8 месяцев назад
12 Feb 2024 0:45 karlsruhe Germany
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 месяцев назад
AHUN Marwo Mohamed Gaasira
@faadaaad2235
@faadaaad2235 3 года назад
Boqortooya bartan kawad cwa unban kaa faa iday heesa qaaramiga sowad
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 3 месяца назад
Allaha swc ha unaxaristo fananad Qaran away ahayd marwo cabdi axmed
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 2 месяца назад
amiin edo marwo cabdi axmed waxaay ahayd fanaaninta necbaa guumeysiga itoobiya magaaladay ku dhalatay ee dhagaxbuur gumeysiga dartii ayay uga tagtay iyadoo yar qaxii 1991 xamar kamay bixin ilaa ay ku geeriyootay
@AbdirahmanAhmedAbdi-fz6qs
@AbdirahmanAhmedAbdi-fz6qs Месяц назад
Watching 2024
@bashaaraadan2807
@bashaaraadan2807 Месяц назад
One day later 😂
@calicabdi5734
@calicabdi5734 3 года назад
adigaa xeriyee nabsiga xoorkiisa maahee weeye laaxinka kadaa heesta
@ahmedmahdi221
@ahmedmahdi221 3 года назад
Msha alh
@abdullahimuhumed5526
@abdullahimuhumed5526 Месяц назад
Iyo kabankaba
@shiinemaxamed8810
@shiinemaxamed8810 Месяц назад
Hibaq ilove you
@abdirashid4648
@abdirashid4648 3 года назад
Waaaaaaaaaaaaw hees waayo waayo
@musaddad1196
@musaddad1196 Месяц назад
Dubai 2024-09-11
@paulpogba4887
@paulpogba4887 9 месяцев назад
Xusbadeeyay mxa laga wada guys
@GalbedCabdullahi
@GalbedCabdullahi 4 месяца назад
Heestu wA
@xalanecabdiraxman4114
@xalanecabdiraxman4114 Месяц назад
Xiitaa miyaad fahmi wayday erayada kadan beeya eray gaa aad sida qaldan u soo qortay? isma qaban hayso adaa xooray iyo kulis xerada xoorkiisa maashee laakiin waxaa isqaban haaya adigaa xeriyee nabsiga kulis xerada xoorkiisa maashee
@abdala7882
@abdala7882 4 месяца назад
30 may 2024 kampala
@kayse.jaamac
@kayse.jaamac Год назад
wala asaxabt
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 года назад
Murito dont run 😂
@cadaaanifaras6774
@cadaaanifaras6774 Год назад
ʜᴇᴇsᴛᴀɴ ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴋᴜ xᴀsᴜᴜsᴛᴀᴀ ɴɪɴ ᴀᴀɴ sᴀxɪɪʙᴏ ᴅʜᴀᴡ ᴀʜᴀʏɴ ᴍᴀxᴀᴍᴇᴅ ᴀʙᴅᴜʟᴀʜɪ ᴊᴀᴍᴀᴄ (ɪɴᴀ ʙᴀsᴜᴜᴋᴇ)
@deeqbashir186
@deeqbashir186 Год назад
20223 from dhagax buur in the dds
@deeqbashir186
@deeqbashir186 Год назад
❤😊
@adnanosman7572
@adnanosman7572 3 года назад
Israil ayaan adinka soo salamaa🇮🇱
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 года назад
Sidoo kale sxb
Далее
MARWO CABDI  (Allahayow maxaan la xaalay )
5:30
Просмотров 307 тыс.
Ilkinchi hotin oberasanmi deb o’ylabman🥹😄
00:26
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,7 млн
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Просмотров 132 тыс.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Просмотров 528 тыс.