Тёмный

HEES | Arji | Cabdullaahi Xalweyste | lyrics 

MAADEYS
Подписаться 151 тыс.
Просмотров 245 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 93   
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 года назад
sida uu ii sheegay Cabdulaahi Xalweyste magaca heestu waa sidan ku qoran ee Arji , Erayada waxa allifay Cabdi Aadan Bade , Laxankana Xalweyste ayaa saaray , bahda Maadeys waad mahadsantihiin
@maadeys
@maadeys 4 года назад
Adaa mudan sxb
@quentinquinn8205
@quentinquinn8205 3 года назад
i know I am quite randomly asking but does anyone know a good place to watch new movies online?
@clydekade414
@clydekade414 3 года назад
@Quentin Quinn Lately I have been using Flixzone. Just search on google for it =)
@jalenjordan8959
@jalenjordan8959 3 года назад
@Clyde Kade Yup, I've been using flixzone for since april myself :D
@quentinquinn8205
@quentinquinn8205 3 года назад
@Clyde Kade Thank you, I went there and it seems to work :D I appreciate it !!
@nasirmohammedhasan5333
@nasirmohammedhasan5333 3 года назад
Heesta xasuus dheer bay iku leedahy anigoo ciidanka xooga dalka somaliyed.ah ayuu jacayl i.heleelay gabadh ayaan jeclaaday waaxana dhegaysan jiray heestan axl jacaylka waan ku.guulaystay waana qabaa gabadhii eegga afar caruur ayay iidhashay walina ciidanka qaranka ayaan katir sanahay hadaan dhinto hanti qaran baan katagay
@jamilaabdullahi9481
@jamilaabdullahi9481 2 года назад
pro hadda manoshahay🤔
@maxamudaxmedxasan7526
@maxamudaxmedxasan7526 2 года назад
@@jamilaabdullahi9481 hada sidax bil ayaa laka jooga adiga ma cafimaadqabtaa😐
@kaltumaahmed7162
@kaltumaahmed7162 2 года назад
MnshAllah
@aminamohamud9778
@aminamohamud9778 Год назад
Are you still a live dear brother ❤
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 года назад
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥 Ma rumeysan karo inan hestan kahelo Halkan 3 sano iyo dheeraad ayan raadinay waaa cajiib Hal galab oo aan hal cahanal ka helay 3 hees oo aan waligeyba badi gobi jiray from Nairobi ❤❤❤
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 4 года назад
Channelkan waa janal aad uqaaliya sxboow inakuna aynu subscribe ku boobno
@ayuub_Ka
@ayuub_Ka 2 года назад
Sanad ka dib kaalay ila dhageeso
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 2 года назад
@@ayuub_Ka mahadsanid sxp
@masnasaed1429
@masnasaed1429 5 месяцев назад
Lyrics %100 Melody %100 Voice%100 Emotions%100
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 года назад
hees xasuus igu leh ano untan ka yar o iskolka dhigta aan dhagaYsan jiraY 🥺🥺 wlhy xasuus baY igu leedahaY
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 2 года назад
Heestu wngsanaa wale hesihii hore waaa heeso alaya cizak suu qaranka u burburay buu fankiina u burburay waa zaman cajiib ah runtii aloow dadlka iyo dadkoo nabad ah
@kamela775
@kamela775 Год назад
Alle ha u naxariisto hadu dhintay iyo haduu noolyahayb cod macaana waa cod dabiiciya
@mahdiabdielmi1635
@mahdiabdielmi1635 4 года назад
Reer burco markaan CML waxay dhahan heestu dhuuntay I tagtay salaaan kal iyo laab ah from muqdisho soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 года назад
Heesta dhuuntay ii tagtay😂😂😂😂
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 2 года назад
Gacma ubax kuso qaad ❤️ From liicato lovers ❤️
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 4 года назад
Maadays wa chanelka kaliya o qurux iyo heeso xul ah o lagu indho iyo qalbi doogsado loogu yimaado horay u socda. From Garowe Puntland somalia.🇸🇴
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 года назад
Kun iyo kaaw jeer kabadan ayaaan ku mahad celinaya galabka waa galab cajiib ah dhabtii sxp ad iyo aad bad umahadsantahay inooolow 💗💗❤❤
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Год назад
Gacmaha ubax kuso qaad😘❤
@liibaanabdullahi8763
@liibaanabdullahi8763 4 года назад
Wow axsan erayo la fahmi karo waan waaa abdullahi xalweyste
@magichashi
@magichashi 4 года назад
Soo badi sxb heesaha cabdulahi xalweyste adoo mhdsn
@codkah_jr2015
@codkah_jr2015 2 года назад
Cakuye maxy heesTaHy♥️
@naemageelle5264
@naemageelle5264 2 года назад
Gacmaha ubax ku soo qaad.❤🔥
@moogemooge3836
@moogemooge3836 3 года назад
Waaw waa hees cajiib ah alfanaan cabdullaahi xalwaste
@paultwocock5421
@paultwocock5421 4 года назад
New subscriber Xalweyste heesta gaalkacyo oo dhameystiran ka soo tuur oo soo habee n
@badalcabi6312
@badalcabi6312 4 года назад
www yasalaam hees iyo badh shugran masuul sare sida howsha qaran uheysid
@Halgamaa1900
@Halgamaa1900 4 года назад
Arji magaca sax ma ahan aad heestaan siiseen ee heestaan magaceeda saxda raadiya. Hees uu qaado Bashiir Cali Xuseen la dhaha ARJI Mahad sanid
@maadeys
@maadeys 4 года назад
magaca saxdaa noosoo qor sxb hadaad haysid anaga kaas ayaan u garanay hadaad mid ka haboon haysid waan ku qoraynaa
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 года назад
Marka hore magaca heestu waa Arji, tan labaad magac in la iskaga mid noqdo waa wax marar badan soo noqdo.
@muhudiinmaygag2345
@muhudiinmaygag2345 2 года назад
j
@yasirgulled1547
@yasirgulled1547 4 года назад
Walaalkay xalweyste heesihiisa noo soo badi.
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 2 года назад
Xalwayste ninkaan waan raadinayey gobalkee kasoojeedaa zxb
@dharqaale
@dharqaale 4 года назад
Alla mxaa. Radiyay xlweyse hadii wax kle hayeso kuwa ugu horeyo soo gali
@mahadibrahiimcumaribrahim7443
@mahadibrahiimcumaribrahim7443 4 года назад
Wwwww sxp xaqiiq daawashada heesaha aad soo galiso maka daalo
@cwaliyasiindirie656
@cwaliyasiindirie656 4 года назад
Wwwww Erayadii abtugay xasan cabdi badey
@cumaraadan4459
@cumaraadan4459 2 года назад
Eesh calaa hees waan ka helay runtii heestan waxaan dhagaystay 2021/10/12
@Hamse_Dualleh
@Hamse_Dualleh 4 года назад
Xaalwayste, heesihii noo soo badi, oo waxaad ka hayso nala soo wadaag. Mahadsanid.
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 2 года назад
Sharaftii fanka oo lagu luqaynayo Sharafkii fankana uu ku luqaynaya Inanyahay adigoo Aqalkiina jooga Inaa kuu imaado Aan is aragno mooyee Arji kuuma qorayee Ergo kuuma dirayee
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад
hees xusid mudan
@bashiiradem4568
@bashiiradem4568 2 года назад
Past is always GOLD.🏅🏅🎖️🏆♥️💯
@gesiabdi7178
@gesiabdi7178 4 года назад
madeys chanel thanks pro so badi xalwayste
@duuliyesare7714
@duuliyesare7714 4 года назад
Raas anaa waayay
@gamayare2767
@gamayare2767 4 года назад
Gamcaha ubax 💐 kuso qaad ❣️❣️😭😭
@maxamedaadam3354
@maxamedaadam3354 4 года назад
Maadeys tube Shugran MASUUL sr heesaha mcn aad inoo soo dhigeyso awgeed gabar Wahiye ayaanu ku siiheynaa🤣🤣
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Месяц назад
Xalwayste ❤
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 4 года назад
Axyaa hees Bro mhdsnid intaban aad baad inoogu qabtaa hoowsha aan rabno madaxaa inoo saaran thy sxb🙏🙏🙏🙏kaliya waxaan sugaaba waa heesahii axmad nuur jangoo
@farxaanmohaad
@farxaanmohaad Год назад
Adna soo insaarixi
@hassanjapaan8640
@hassanjapaan8640 2 года назад
Hees iyo bar walee🙏💯🤝
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 года назад
Wlh waa hees mcn
@haleelo1613
@haleelo1613 4 года назад
waa hees aad umacaan
@somalitiktok32
@somalitiktok32 2 года назад
*Old is gold*
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 года назад
Wll heesaha calweyste noosobadi fadlan
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 4 года назад
Dariskeeyga abdulahi nuur xalweeste
@MaiPro24
@MaiPro24 4 года назад
Mahadsanid ustad 🙏
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 3 года назад
Erayadii abtigay xasan cabdi badey
@sumayoindho3225
@sumayoindho3225 2 года назад
Hestana ma nimanka basa xasusa kuladaha 🤣🤣🤣aneh nina ba isodira 😂
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 года назад
2022 Yaa dawanoyo
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 года назад
Heestan maba ilaawi karo, alla maxay xasuus iga tagtay.
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq Месяц назад
Wuu noolyahay muqdisho buu joogaa.❤😊
@hassanissack5123
@hassanissack5123 4 года назад
Wlhi hees mcn ❤️ ❤️ ❤️
@xabiibyasiinali2668
@xabiibyasiinali2668 4 года назад
Mataadayd Tube waad mahadsantahay si gooni ah heeso qaar kood aan radin jiray qaarkoodna aanan arag baan kaa daalacday in badan oo baahidan qabta raadinta suugaanta ayaad albaabkan ka qarsoonaa eee aad ban idinkaga mahad celinim. Waan idinku bogaadin hawsha aad heysanaa nasiib ban u yeeshay inan maanta helo channel ka
@abubakarmohamed1992
@abubakarmohamed1992 2 года назад
Nice song 🎵
@MohaTaatiko-288
@MohaTaatiko-288 Год назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 года назад
Maadeys chenal mahadi heynka gaadho ogaadana in ragi kugu xiran yahay sidii mudug boy maalmahan nooga hurday iyo balwo lyrisc hanooga jiifana adinkuna
@cabdiraxmaan5013
@cabdiraxmaan5013 2 года назад
M.a allh wan kuwataa cabdulahi xalweyste
@asiye717
@asiye717 4 года назад
🎻🎻🎻❤ OLD IS gold ❤
@ayanlecade6752
@ayanlecade6752 2 года назад
Ninkan madhinte
@shariifwarcadaday3424
@shariifwarcadaday3424 2 года назад
heestaan sanadkee laqaaday ?
@abdurahmanhussein7002
@abdurahmanhussein7002 2 года назад
HEESTA WAXA LAHAA QALINLE YAAN LAGA BEEN SHEEGIN SUUGANTA
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo 11 месяцев назад
Malaha fankad aqoon u leheen wllo😂
@AbdirahemSaeeddualeh
@AbdirahemSaeeddualeh 4 года назад
Wr maadays channelow waad shaqaynaysaa sxb🤙🤙👏
@qadafinuur
@qadafinuur 4 года назад
Niyow waxaan hayaa heeso Xula Oo Fasiix ah oo dhagaysi basa ah ee Xageen kugu soo diraa
@ahmednaajibaashir5950
@ahmednaajibaashir5950 3 года назад
sxb aniga isoo dir xagan kala soo xirira
@farhanwadani4583
@farhanwadani4583 3 года назад
Anaa raba kaabe
@KHAATUMOTV24
@KHAATUMOTV24 4 года назад
maansha alaah
@miinimohamud5082
@miinimohamud5082 2 года назад
2022 yaa ila dhagesanoyo like ii saar 🙏
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 года назад
Anakula dhagaYsanaYa wll
@moogemooge3836
@moogemooge3836 3 года назад
Mmmmm
@jawaahirmuqtaarhilowle3442
@jawaahirmuqtaarhilowle3442 2 года назад
😢
@ismailwadour9510
@ismailwadour9510 3 года назад
maadeys qoralka aad no qoraysan baan idinku raacay oo subusreb u saaray
@haleelo1613
@haleelo1613 4 года назад
m.a
Далее
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 128 тыс.
Шок-контент! 😱
00:50
Просмотров 2,2 млн
Siciid Mire Xaydar | Hees Macaan | Hodan.
6:26
Просмотров 237 тыс.
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 128 тыс.