Тёмный

Hees Kala Kacsan Mudane Farmaajo Kooxda Badacas 2017 

Curubo Films HD
Подписаться 461 тыс.
Просмотров 875 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 291   
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 года назад
Soo Noqo markale Insh Allah, Dalkana iyo dadka Soomaliyeed u hili dabadhilif Allah kufilan.
@ahmediman2356
@ahmediman2356 7 лет назад
Walaahi Iam from Hargiesa ku nool isla hargaysa, hadana salaad kasta oon tukado waan u duceeyaa muqdisho, waayo kuma faraxsani in qof walaalkay ah oo somalinimo wadaagno uu qarax iyo amni daro ku sugnaado, waxan la jeclahay inay helaan nabadan hargaysa taalo oo kale, qofkaan wixii uu naftiisa u la jecel yahay aan walaalkiis la jeclaana iimaankiisa waxbaa ka si ah ee dib ha iskugu noqdo, muqdishona u duceeya waayo waxa dagan dad soomaaliyeed oo adoo kale ah, ma fiicna inaad la jeclaato dhibaato aanad hargaysaba la jeclayn,
@xamdicadey3698
@xamdicadey3698 7 лет назад
ahmed iman mashaAllah waxaa thy qof qalbi fiican waay noqon sidaa lajeceshahay insha Allah. Wll
@janjano6576
@janjano6576 6 лет назад
ahmed iman JazakaAllah Qalbi wanaga Allah haku sa.idiyo Qofka muslimka waa ino walalkisa dinta iyo inta kale lawada ka dhaqmada. Waa sharciga dintena islamka. Wanaga qalbigaga Raabii jano hakugu bado. Adunyo waxba ma.ahane. waxana rajenaya kuwa kale iney fahman inana lagu farxin qofka muslimka dhibkisa. Qofka muminka waa hal body oo kaley hadey faar ku xanunto jirka dhaan baa kuhanunayo. Allah swt somali wanaga ha tuso Amiin inshaAllah.
@taxaanhassan1226
@taxaanhassan1226 7 лет назад
Heesti ugu shidned ee loqado madaxweene Farmajo 👏👏👏
@adaancabdicisse8234
@adaancabdicisse8234 2 года назад
Boo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 года назад
Sax waye heskan farmajo ka tarjuma sidu yahay guul farmajo abahi umada somaliyed
@ramadanabdi5652
@ramadanabdi5652 4 года назад
waxan kasoo jeedaa somalida galbed waxan ugu jeclahay somalia oo mar ay dhalato dawalad awoodle inta igu raacsan layk ha ii sarto
@bilaamuraad5616
@bilaamuraad5616 5 лет назад
Heestan waxaa sameeyay saaxiibkay qaali ah Cumar Ismaaciil Digeed Maxaa murti iyo Xikmad ka buuxda mashaalaah.
@sahramohmed3409
@sahramohmed3409 Год назад
Farmaaj0. Guul
@feynuusqoraxeey4360
@feynuusqoraxeey4360 7 лет назад
farmaajo guul waxan ahay reer burco somalia waan jclahay muqdisho wan iman insha allah waligey ma arkin
@ahmeddaahirxaaji8134
@ahmeddaahirxaaji8134 5 лет назад
beenta jooji rer qorahay ayaadba tahay ee qabdahar
@fartunfartun7874
@fartunfartun7874 5 лет назад
zackitnk
@asii9942
@asii9942 3 года назад
Darwiish Allaha unaxariisto maanta wuu inaga hooseeyaaa waa mubaarak yare abihiis ahna fanaan daaud xanfar walaalkiis ka weynaaa
@dageyadan6599
@dageyadan6599 3 года назад
Waa hees aan mar walba dhageyto oo jeclahay runta ka hadlaaso waana aragaa fanaanta wax arkeen
@laylaomar5541
@laylaomar5541 4 года назад
Maanshaa allaah waad mutaysatee magacaa hajiri Farmaajo 🌹🇸🇴💝🌹💝🇸🇴🌹💝🇸🇴🙏
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 3 года назад
Haa farmaajo soonoqo 10 jeer insha allaah cadowguu iska ceshaa dadkiisa somalina dulqaad buu uleeyahay jir oo joog madax weyne mahamed cabdulahi farmaajo masha allah shacabkaagu wey ku jecel yihiin
@alishirre4
@alishirre4 3 года назад
Insha allah waxaan rajaynayaaa Rajada umada somaliyed maxamed Abdullahi farmaajo inuuu markale soo Laabto insha allah ❣farmaajo❣
@xamdimohamed553
@xamdimohamed553 2 года назад
Insha allaha waad no sonoqee mudane maxamed aamin Shacabkii waa ku darsadeen
@dekaahmed1232
@dekaahmed1232 2 года назад
Hees loo qaday m weyn tii u wcanyday mnta waa malki ku celinta/15/5/2022 ahda 👑🦋🌏🙏🙏
@Kalaqeybi
@Kalaqeybi 7 лет назад
coming soon muqdisho Insha Allah way bad badatay from united states I have never seen my homeland Somalia before ilahayow amigo arkin hai dilin Somalia ha nolato
@tichibaibeh114
@tichibaibeh114 6 лет назад
ayan action i will wlcme you sis karibu sana
@galbedxasan2052
@galbedxasan2052 6 лет назад
ayan action wellcome dear ur homeland
@saynabawmaxamed100
@saynabawmaxamed100 5 лет назад
soomaliyaalowdhowr
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 года назад
You will come one day mcnt I.a aniga kuguso dhawayn I.a
@adanmohussein
@adanmohussein 2 года назад
Welcome to your country ayan salat🤝
@ugaas-
@ugaas- 7 лет назад
waxaan kasoo jeedaa somali galbeed aad ayaaan ujeclahay muqdisho viva muqdisho
@ikraancaday2600
@ikraancaday2600 5 лет назад
Sido kle wllo anakaba wan idin jecelnhy hada nhy somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aishaosmanahmed1368
@aishaosmanahmed1368 4 года назад
🇸🇴♥️
@drssamiiraabdi2434
@drssamiiraabdi2434 2 года назад
Wali waan aminsanahay manto tahay 2021 dhamakeda waligaa hoganka no hay aabe farmaajo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 5 месяцев назад
Kob dahab istahila best song somali youth nasibka ha idin wacnado amiin
@SundusOmar-nj2vf
@SundusOmar-nj2vf 11 месяцев назад
M,a hes iyo lbo jabarked🥰🥰shadiyo sharaf Miya kujirto mise
@umumuxamedabdala6369
@umumuxamedabdala6369 2 года назад
Allaah hanooso celiyo xabiibul malaayiin
@ibrahimhirsi5602
@ibrahimhirsi5602 7 лет назад
waxan rajeynaya malin malmaha kamid ah in ay Somali nabad noqoto
@abdisamatabdinasirfolley8835
Abwanka heestan samayeey waxaan u haayna xishmaad iyo wanaag.....
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 4 года назад
maashalah maashalah maashalah walàhi abwanki soo alifay iyo dhalinyarada heesta qaadeysa horta hambalyo iyo guulwaarta ayaan u hibeeyay runti shucuurta aan dareemayay ma maleyn kartan qiiro iyo farxad isku jirta waxan halbawlaha taageerayaasha nabad iyo nolol waxan idin halgankiina add ku cabirteen suugaanta oo maantay soomaali nabad iyoqaranimo aad ugu baaqeysan halkina ka sii wada guulwaarta guulwaarta guulwaarta iinshalah
@mohamedsaedmoalin2458
@mohamedsaedmoalin2458 7 лет назад
Allow xmaar nabad ka dhig .Allow hadilin anon Arkin muqdisho .Waxn Ahy Reer waqooyi Hadana wan jeclahay muqdisho Wayo dadkayga ayaa jooga.🔜
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 лет назад
Mohamed Saed moalin amiin ammin walalo😍😙
@cdcx2519
@cdcx2519 7 лет назад
Mohamed Saed moalin guuleyso wl
@jamilaadam7955
@jamilaadam7955 7 лет назад
Mohamed Saed moalin beenaale ninka hargaysa caday oo nabada haaystaa ma doono xamar oo musiga hoobiyihu ka dhaco habeen iyo maalin hasheegan reer waqooyi 4.5 aad tahay ku qanacsanoow
@mariajamac1392
@mariajamac1392 7 лет назад
Jamila Adam ala adiga maxad ka rabtaa wiilka wariye fanaan ilaa madaxdiini ba aado kuwa na jooga hada marka ha caburin 😆
@caishacuud3604
@caishacuud3604 7 лет назад
+Ibraahim Shakul Yare ههههههههههههههه سميتي رعيومي سحصتي ةتتثص
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 2 года назад
Mansh alah fadumo shacabka somaliyed iyo xilkas kaa jecel hurumar ka nolol guul farmajo nabad iyo nolol guul farmajo insha alaah
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 6 лет назад
Daauud xanfar inta tageerta like ha iisaarto
@mohaisse152
@mohaisse152 7 лет назад
nolow wll anba wn jecelnhy waqoyi Wyo waa gacntyda midig
@drsamaalonline1270
@drsamaalonline1270 2 года назад
Shaadiyo iyo nasiiro miyaah wn dahmi waayey waa hees uqalantah madaxwayneena farmaajo
@fadumoyuusufmaxamuud2229
@fadumoyuusufmaxamuud2229 2 года назад
Incha allah Markale abaha umada somliyed
@dauudxasan3720
@dauudxasan3720 7 лет назад
alaahu Akbar Somali weyn meel kasto ey joogto SLN gobeyd wlhi heestaan ma arkin hees la mida aan Ku tilmaamo ma arkin waa jeclahay heestaan maalin kasto waa booqdaa heestaan niyada aaba iska jeclaatay
@blackyy9764
@blackyy9764 7 лет назад
alla ha idin garab galo sifiican baad ulahesheen.kooxada badacas alla yacisak waan idin tageersanahay dhamaantiin.waxaan u baahanah meel la idinkala xiriirikaro ciiwaanka badacas.
@abdullahicr7538
@abdullahicr7538 7 лет назад
funny boys
@abdullahicr7538
@abdullahicr7538 7 лет назад
funny boys
@cdcx2519
@cdcx2519 7 лет назад
waa hees wacan viv mogadishu soomaaliya hora ayeey u dhaqaaqaday
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 4 года назад
heesta mageceed waa badacas waa maashalah runti meelo badan ayay taabaneysa oo loo baahnaa in suugaanta lugu cabiro
@boqorbrahimibcc5109
@boqorbrahimibcc5109 7 лет назад
nadiiira nayruus iyo kooxda badda cas waa idin aaaminsanahay noolaada
@pheisalmohamud5595
@pheisalmohamud5595 4 года назад
Maashallah.hees aad iyo aad ushidaan. Somalia waay israacdey.
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
SOO LAABO FARMAAJO WADANI😁👍
@raaxocali7425
@raaxocali7425 5 лет назад
yaaa Muwaadina oo dawanaya 2019 Alloow Muqdisho Nabad Kadhig Dowladana Noo barakee FarmaaaJo guulyso aabo😭❤
@xamdaaxmed5795
@xamdaaxmed5795 2 года назад
0
@xamdaaxmed5795
@xamdaaxmed5795 2 года назад
0l00
@xamdaaxmed5795
@xamdaaxmed5795 2 года назад
0
@xamdaaxmed5795
@xamdaaxmed5795 2 года назад
0
@xamdaaxmed5795
@xamdaaxmed5795 2 года назад
P
@whitesugarboy3647
@whitesugarboy3647 7 лет назад
hhhhh dowlada ka shidantahay farmaajo iga dheh thanks. kooxda badacas bashaal wcn wadanka nabada way u imadaye hala ilalsado
@mohamedomer6079
@mohamedomer6079 4 года назад
Maan shaalah hanbalyo hanbalyo hanbalyo waa ilaa hay mahadii hadii madaxda qaranka daacad nimo at Usha qaynayaan mudane maxamed cabdilaahi jarmaajo iyo mudane xasan Cali khayre t waxaana mahad San dhalinta dada Yar ee amaanaysa xisbiga Nabad iyo Nolol oo daacad ushaqaynayaan maan shaalah waa ale mahadii
@dahircalisahal400
@dahircalisahal400 7 лет назад
masha allllah cadu ma ahan war somaliya mabtay way ustagtay haloo wado kaco si ay usocoto way istataye alle aya mahad leh marka labad xilbanadi dawladan asasay marka 3 xad shacabka somaliyeed oo fanan iyo suxiba tageeray dawlada shacabka tankale walllkay mohamed saed mo alim oo nin cuslu sxb commtigada ayaa i qanciyay somali dhaba aya tahY wlalaha kale ee ku nol waqooyiga somaliya ilahay haka dhigo sidada oo wixii tagay ilahay haka tirto wayo dadkii sameeyay coladii somaliya wayba dhinten marka wax ay la uqdadaysanyihin ayaa qalad wayo dadkii qaladka ka galay maba joogan inaha alllah aomaliyo sida beeaha calim ka ah wan arakaya
@harbiyow94
@harbiyow94 4 года назад
Mashaa Allah wuu fuliyey maantana maqaamkii muqdisho oo laga tagey ayuu yiri laga tagi maayo aabaha siyaasada somaliya dal dhise
@apdiaziizhajji3499
@apdiaziizhajji3499 2 года назад
Farmaajo Again for more years 🙏🤎🤴
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Nice song 👍
@WarsanMedia
@WarsanMedia 4 года назад
Waxaan ku noolalahay Kenya gaar ahaan Dadaab walina xamar iska dhaafe SOMALIA ma arag aad ban ujeclahay wadankayga inshaallah wan imaan ALLOW barakee farmajo.
@princessnawaalilovemymomba9597
Masha allaah dad iguqaliya allaha idin xifdiyo
@DiirharoOnline
@DiirharoOnline 7 лет назад
Xoog iyo Qallin baa middoowbay.......... Soomaaliya Hanoolaato......
@nabilanahil3972
@nabilanahil3972 7 лет назад
heestan kamadaalo dhagesigeeda please vedio fcn usameeya saasna ucayaara
@munaahmed8657
@munaahmed8657 6 лет назад
Guul.soomali
@ifraxmohammedsabtow2081
@ifraxmohammedsabtow2081 4 года назад
Wlhi wlsehy Ana kula mid ah 😍😍😘
@Korneeylafqaloocshe
@Korneeylafqaloocshe 7 лет назад
kooxda Bada cas waa koox dhisan masha allah Xanfar abwaan, fanaan, muxalameeyste kaalay iska arag
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 2 года назад
Xalaal qaran ba laseesay🇸🇴magacaagu baaqi ahaa baaba🇸🇴🤍
@abdisalandirir3424
@abdisalandirir3424 2 года назад
Guul Guul Madaxweyne Farmaajo
@siradhersi2273
@siradhersi2273 2 месяца назад
So Noqo Madaxweyne Farmaajow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 2 месяца назад
Xabib shacab Farmaajo wadani xalaal ah 2026 for villa Somalia insha Allah ❤️🇸🇴🦁❤️👏🏾
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
Aaar koxdaan kaa iiguu daraaa anigaaa 👏👏👏👏
@mohamedtakow7143
@mohamedtakow7143 4 года назад
Kkkkkk is diyaari hee
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 лет назад
Cod fiicanaa kooxdani, Masha allah.
@maryantuuni3230
@maryantuuni3230 2 года назад
Insha allah guul farmajo markale
@mohamedgadid1602
@mohamedgadid1602 7 лет назад
waa shidan yahay heeskan wlhi masha allahu
@mohamedhussein990
@mohamedhussein990 4 года назад
Masha allah Guuuuulayso Aqoonyahan MD farmajo Somalia guuuuul
@X-Chopper-X
@X-Chopper-X 7 лет назад
Inaba Caadi Ma aha. The best song for Farmaajo sofar.. viva somalia
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 2 года назад
Farmajo guul insha Allah berri
@isiri.2835
@isiri.2835 6 лет назад
illaahay hakixafdiyo farmajo
@hibojemis22hibo81
@hibojemis22hibo81 3 года назад
viva mudane madaxweeyene guul
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 7 лет назад
wiil iyo aabihiis iyo adeerkiis oo waada heesaya reer shiikh yuusuf fan bay isugu dhurteen
@maryanyarey2522
@maryanyarey2522 6 лет назад
kuwe waye kuwaas
@OneState_277
@OneState_277 7 лет назад
💗👌👍 Codka✔ Erayada✔ Laxanka✔Music✔ Dheesha✔ Kooxda✔
@sharifamhmad
@sharifamhmad 4 года назад
Aad iyo aad
@mahmoudomar8335
@mahmoudomar8335 7 лет назад
Riyadii Somalia waa rumowday guul farmaajo
@hodmaqurux3224
@hodmaqurux3224 6 лет назад
Ilaaheey qadar tiis heestaan kamaba daalo aloow noodaa farmaajo iyo intii rabto
@xmdxytxmdxyt2649
@xmdxytxmdxyt2649 7 лет назад
Masha allah nabad baa ifeeyso waad mahadsantihiin kooxda bada cas
@usaamenuur2098
@usaamenuur2098 4 года назад
Wax kale kooxda dabacas aallah farmaajo garabkiisa gal aamin
@NUNE144
@NUNE144 7 лет назад
wiil iyo aabihii oo wada heesayo ma wax fiicanbaa asxpey guuul iyo gobonimo somaliya iyo inta jecelba wadaniyada somaliyaa reer xamar lika isaara noh
@ikraancaday2600
@ikraancaday2600 5 лет назад
Yawayana wilka io abihii
@amiiraabuukar1235
@amiiraabuukar1235 4 года назад
@@ikraancaday2600 abuukar darwiish Iyo wiilkiis mubaark octoobar
@laylaomar5541
@laylaomar5541 4 года назад
Waa mu alif u daa cad ah dalkiisa iyo dadkiisa mahad sanid abwaanka miraha leh iyo inta kuluuqay say 🌹💝🇸🇴🌹💝🇸🇴🌹💝🇸🇴👋
@naciimoxasanjamac9984
@naciimoxasanjamac9984 7 лет назад
nadiiro neeyruus iyo rasmi reys waan idin salaamay
@mandeqnuur6442
@mandeqnuur6442 3 года назад
Rasmi ma aha waa shaadiyo sharaf wll
@abdirahmanfaarax2224
@abdirahmanfaarax2224 2 года назад
sax hees khiiro leh
@mariaseid9247
@mariaseid9247 7 лет назад
Muqdisho uxiiisy wlhy
@halimoabdi9563
@halimoabdi9563 5 лет назад
Allh haw naxariisto fanan darwiish nadiira iyo shadiya iyo dauud xanfar allh idin dhawro fananin qaran tihiine
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 года назад
So. Beautiful song
@xafsayussuf4371
@xafsayussuf4371 3 года назад
Nadira neyruss fav fananad❤❤❤
@MohamedSaid-eo7kv
@MohamedSaid-eo7kv 7 лет назад
Xoog iyo qalin modoobay👏👏👏
@farhiyanuur6998
@farhiyanuur6998 3 года назад
Wow Masha Allah Masha Allah
@deeqmohamed8878
@deeqmohamed8878 7 лет назад
Hees macaan
@zakigulia3222
@zakigulia3222 6 лет назад
Even though I'm not 4rm Somali but I love somali ilahow Somali nabadkadik
@sagalfarah1000
@sagalfarah1000 7 лет назад
heestan wa iga gadantahay hesi hii hore beyn bay dhahday iyada iyo tan deqa afra qado wa heso waniya
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💋💋💋💋🙏👈 Waaaaaaaaaaaw horey usocda
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 7 лет назад
Waaaaaaw very well Done
@mohamedsaedmoalin2458
@mohamedsaedmoalin2458 7 лет назад
Allow i rume riyadeeda
@abdikanimohamed587
@abdikanimohamed587 7 лет назад
Mohamed Saed moalin
@khaoshanosman1309
@khaoshanosman1309 7 лет назад
Mohamed Saed moalin isha Allah 💕 waan kusoodhaweeyneenaa Walaal
@sadiahussien5569
@sadiahussien5569 6 лет назад
Mohamed Saed moalin amiin amiin aboowe
@mohamettaamiin7515
@mohamettaamiin7515 2 года назад
istil I'm watching 25 may 2022 and I'm reading to watch if Allah say 😇
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 2 года назад
Wooow
@princessnawaalilovemymomba9597
Wa hees shidan masha allaah
@xushmoxarako126
@xushmoxarako126 7 лет назад
Marsha Allah guul soomaaliya
@zamzammohamed116
@zamzammohamed116 6 лет назад
wowowowo Masha Allah I likes you I love you 😍😍😍❤❤💋💋💋👌👌👍👍👍
@abdiladhiifsheekhmaxamed9846
@abdiladhiifsheekhmaxamed9846 5 лет назад
Hees taan caadi ma ahan halbil ayaan raadinaayeey wlhi
@willejama7025
@willejama7025 4 года назад
Guuul guuul 🙏🙏🙏🤲🤲🤲
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 5 лет назад
Alla maxaad ruta tilmamten allaa u doortay farmaajo iyo qayre Ilahow cimriga u barakee dalki iyo dadkiba way ifiyeen cadawga allaha kaqabto dowlada daawada ah allaa noo doortay Allxamdulilaah yaarabi raxman raxiin Ilahow noo xafid diinta dalka dadka iyo dowlada Amiiin yaarabi raxman raxiin
@ahmediman2356
@ahmediman2356 7 лет назад
Somali hadaynu nahay waxan u baahanahay dhalinyaro ka madhan qabyaalad, qof jeclaysi, caadifad iyo wax kastoo ina sii kala fogaynaya, waayo intan an soo sheegay oo dhani haday wax inoo tarayaan oon faa,ido ku gaadhayno for the last 26 years ayaan soo laaqanaynay walina wax kale iska daaye xataa shaah inooma cadayn, markaa walaalayaal bal si aan duligan uga baxno qof kastoow adigu naftaada ka biloow oo go,aan ku gaadh inaan mar walba ahaato qof possitive ah oo neceb qabyaalada had iyo jeerna ku fakara inaan sidan an nahay waxbadan ka badalo insha alaah oo soo cesheno sharafkeenii. salaan sare dhamaan umada soomaaliyeed meelkastoy ku nooshay.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 года назад
Sidi lixdan ki xurownay xal iyo nur ba iftimay xakim weli ya la dortay xaquq siman ba codeysay xer iyo dhaqan ba tis qaday xaqiq nabad ba is kentay xaga iyo magaca is kenay xog iyo qalinka midobay xiliga adag e la joga farmajo farmajo farmajo ku hiliyay shacabka xureysay farmajo sidi xalasha ku hiliyay shacabka xureysay guul farmajo abahi umada somaliyed farmajo hees ka turjumeyso sidu yahay
@zahrafarah836
@zahrafarah836 6 лет назад
Maasha allah nabad iyo nolol
@fardowssaahmed1397
@fardowssaahmed1397 4 года назад
guul farmajo
@jijaluup7873
@jijaluup7873 6 лет назад
mansha alah puntlaand nolada maxa qurux ah beelah beelah waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waa ii qaaday heestan
@fadimoalijamac6258
@fadimoalijamac6258 2 года назад
Farmaayo madaxweyna guuul guuul
@alidubow9945
@alidubow9945 6 лет назад
this is the best song I ever listen
@queenyudgoonismail9313
@queenyudgoonismail9313 7 лет назад
inaba cadi mahan heestan
@hidaayoahmed1925
@hidaayoahmed1925 6 лет назад
Ish claa heees wlhi i wish in eeey muqdisho is raaacdo
@Afalaa
@Afalaa 7 лет назад
KOOXDA BADACAS WAA XULKA CODKA. RUNTII WAAN LADHACAY CODKA HALAASIGA AH. BADACAS 😘😘😘😘😘😘
@shukrimashallahnolowobkraa1084
Mohamed nolow walalkega qaliya
Далее
HALYEEYGII LA DOORTOOW FARMAAJO 2017 HD
8:40
Просмотров 706 тыс.
ГОЧА ПРО NISSAN 400Z
00:51
Просмотров 32 тыс.
Russian soldiers get chased by Ukraine drone
00:28
Просмотров 66 тыс.
SAFIYA MOHAMED DAAHIR 2022 | FARMAAJO | HEES CUSUB
4:43
OG Buda, Слава КПСС - LAZER SLAVA
1:58
Просмотров 193 тыс.