Тёмный

HEES MAY MAY AH 2020 MAKOO DHARAGAW CODKI ABUUKAR SIDCALI (JAAJUMOW) 

Abukar jaajumow official
Подписаться 113 тыс.
Просмотров 319 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@abukarjaajumowofficial7979
@abukarjaajumowofficial7979 4 года назад
ASC ASXABTA SHARAFTABADAN HADAA DABKA LAGASOQADAY QOSOL OO QANAC FADLAN IDINKOO MAHAD SAN SUBSCRIBE COMMENT LiKE SHARE NOODHAHA MAHAD SANIDIIN WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY
@fartunroble1219
@fartunroble1219 4 года назад
Abukar jaajumow walaalkey plz heesti danaaq plz adiga iyo amara soo duub video romantic way filimkan ku arkay xujo walaahi amara waa actorad haday heeshay dadkedi hor ee so gali bro codsi allah maxan ku jecla markan yare nabadi muqdisho jaajumo London waan kugu imaan Leicester jooga
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 4 года назад
Abuukarow waa qanacsanahy Oo faraxsanhy my dhiiga mar hadaad Ii jogtid halkan hore usoco 🙏✊
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 года назад
_Dhulka ley injeelaa_ _Dhinagii ada ka noola lee dadka may injeelyaa_ _Lankii adi kii dhibeynee ki dhooraaw_ _Dhareerkaa waa deegee_ _Dhunjiyee dhunjuluq_ _Dhuubeey makoo dheregoow_ _Dhinagey lee fadhiidoo_ _Dhabankaa ki dadaaro dhilaan_ _Ki dhedheeliyo lee fadee_ ________________ Alloow u raxmo halyeey Kuusoow Kunturwaareey hore u qaadi jiray heestaan.
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 4 года назад
Heestan waa hees Aad umcan miraheeda fahmikaro dhagaysigeeda kama daalo inaan cabaaba ihaysa macdeeda hadaanba kaala dagayaa sln boqortooyo wll sare🤝 top song 100% laxan 100% voice 100% music 100 % style 100% position 100%
@abdurahinhassanali9655
@abdurahinhassanali9655 2 года назад
Abwaan tarash aa sameeyey
@fadumamaxamed273
@fadumamaxamed273 2 года назад
Ku haay
@abdibasirmohamed9650
@abdibasirmohamed9650 3 года назад
Dhulka waxaan ugu jeclahay dhinicaad ku dhalatey, dadka waxaan ugu jeclahey midkaan ku dhibinee ku dhowra. Inaan ku dheeldheeliyaan rabaa dhaay la moodyey. Dhereerkaaga waan jeclahay oon liqi oon dhunjin, dhuubooy kaama dhergaayi. Dhabta inaan kugu hayoo dhaay ( caanaha liska ah ) kuu leefaan rabaa, dhulkaan kaa ilaalin, adiga dhalaan sidiisaan kuu ciyaarsiiyaan rabaa.
@abdibasirmohamed9650
@abdibasirmohamed9650 3 года назад
Sorry dhinacaad ku nooshahay weeye, aad baa loo fahmi karaa oo weliba fanaanku waa reer Afgooye oo aan mayga looga hadlo fudud yahay.
@abdibasirmohamed9650
@abdibasirmohamed9650 3 года назад
Dhereerkaagu waa i gaarey ayaan filayaa maaha waan jeclahay.
@fadumo.hassani1333
@fadumo.hassani1333 4 года назад
Jajumow hes an cadi ahayn wllhi dhinigeyley fadhido dhabankaley didaaro ki dhidheliyow ley fadhee hes an ad u jeclahay waye wale love song ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤thanks thanks jaajumow
@mohamedibrahim8585
@mohamedibrahim8585 3 года назад
Salaan sare alfanan aan kufaano Abuukar Jajumow ❤️❤️❤️❤️🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿
@xasanwadani3552
@xasanwadani3552 Год назад
Legen nolow fanaan cod macaan always i support you from wajeer 🇰🇪
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 Год назад
Legand jaajuumow Horey u Soco from Cape town
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 Год назад
What the heees and music
@zakihajji7779
@zakihajji7779 4 года назад
Anaa ugu horeeyo like dhac igu siiya heee
@fartunroble1219
@fartunroble1219 4 года назад
Waaaw walalkay abukar jaajumow wlc UK waan ku jecelnahay hadan nahay reer muqdishadi nabada xaax adiga iyo amara cali shobora plz group noqda UK edinkay idiin xirnanaysa plz heesihi reer xamar soo ceeli oo soo nole nabadi an xasuusane thank you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@alikaffe1242
@alikaffe1242 8 месяцев назад
Af reer markone kaheesno
@TheZilzaal
@TheZilzaal 4 года назад
hayye jaajumow jinkaa ma ragoowi allankii awkeey horta nuur ki haysady wallahi mahs alla eesh ala hees
@KhatraAli-zq8sh
@KhatraAli-zq8sh Год назад
Wow cod Mcn from mdr
@ahmedjaama8867
@ahmedjaama8867 2 года назад
Heestaan iyo codkaba Caadi maahan top
@talisjamame
@talisjamame 4 года назад
Heesta waan ka helay.. Horey u soco Abtiyow
@abdimohamedabdullah1468
@abdimohamedabdullah1468 3 года назад
1
@JamalMohamed-o6k
@JamalMohamed-o6k 2 месяца назад
Mashaallah 😅😅
@MohamedKamal-lh7wd
@MohamedKamal-lh7wd 7 месяцев назад
Legend
@abdisalanali6357
@abdisalanali6357 3 года назад
Dhulka waxaan ujeclahy dhankaad ku nooshahay dadna waxaan ujeclahy qofka aan ku dhibeenin axsan hees yaa salaam Jaajuumoow caadi ma ahan wlhi
@baafo1
@baafo1 3 года назад
Salaan sare adeer
@amiirabiin7054
@amiirabiin7054 2 года назад
Alla xasuus heestaa abti dhunjulug🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@ahmetkalsooni8920
@ahmetkalsooni8920 Год назад
Hees uu abukar qaado oo aan kugu soconaynba waan wayey Voice 100% Music 100% Dance 100% Lipah iga dheh
@minxofiican5294
@minxofiican5294 Год назад
Big fanaan cod macaan 😢
@mohamedmakaraan2067
@mohamedmakaraan2067 4 года назад
Dhuyboy makoo dharagaaw Dhaay samey.
@kaafisocadey7799
@kaafisocadey7799 Год назад
Adeerkey lenged weyan 😍keep going adeer mcn
@xayaadcali-vm6uq
@xayaadcali-vm6uq 10 месяцев назад
Jah hees iga dheh ❤❤
@nasronuurxassan1697
@nasronuurxassan1697 2 года назад
Wllla yalow ya ibaray maymay wan jeclahay walhi
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 Год назад
Anigaa Ku baraayo nasraay lkn habeenkii lee la bartaa cml
@muqtarsiidowcali2933
@muqtarsiidowcali2933 11 месяцев назад
Heestaan waan kaheley ninkii Raxaweyn udhashey leey fahmi karo❤❤❤❤
@axmednuur8178
@axmednuur8178 3 года назад
Raxwayn waa idin salmy dhmn meel kasta aad joogtaan
@fatuushahmed8379
@fatuushahmed8379 2 года назад
Malaik haku salanto walal
@aadanabdi9863
@aadanabdi9863 2 года назад
Best song dhuubooy mokoo dheregaaw dhaay sameey wwww🔥
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 Год назад
Inal diinal cindalaah. Taasaa la leeyahay hays raacdo. Ilmaadeerayaaloow naga soo badala 🤣🤣😂😂
@bountybwoy5943
@bountybwoy5943 Год назад
Mad Vybe 🎉🎉🎉🎉🎉🕺🕺🕺🕺
@habsahassan3189
@habsahassan3189 3 года назад
Manshallah jaajumoy dhuubay ban ka fahmay reer waqooyigu fahmi mayane noo fasir boowe ❤️👍🏻
@feysalarif5188
@feysalarif5188 Год назад
Dhunjulug😅
@maryanmryn5843
@maryanmryn5843 4 года назад
Waaw afsomli iga dhex
@abdiwaduudabdikadir1249
@abdiwaduudabdikadir1249 4 года назад
Saaas waaye jaaajuumow
@salahadan1907
@salahadan1907 Год назад
Waa hees murti I maahmaahba leh
@somalilivetiktok4013
@somalilivetiktok4013 4 года назад
Gabadhadan wa isku nuraysan
@amranmohamed744
@amranmohamed744 4 года назад
Abukar Walky, 💔💔💔💞💕hore usoco,qaali
@SuperExcuse
@SuperExcuse Год назад
Jaajumow heestaan waa kufsatay kkkkk irayada dhan waa dharbaaxday… Kuusow aa iska lahaa heesta asalkida 😢
@AaminoXuusen
@AaminoXuusen Год назад
Aamino
@doni4619
@doni4619 4 года назад
Kidhowraa leee ka fahmay🤣😂waku sugaya soma aha 🤣😂😂inta iga danbeso👍
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 3 года назад
👍👍👍👍👍👍👍🌹🌹😍😍🥰🥰
@AbdihakimDekow-g4u
@AbdihakimDekow-g4u Год назад
Acs
@nuurisaaq7682
@nuurisaaq7682 2 года назад
Alfanaan jaajuumow hees maay maa hees kale mikii oshi
@abdisalanali6357
@abdisalanali6357 4 года назад
Axlaa hees ❤❤❤
@user-sg6jo1vk2r
@user-sg6jo1vk2r 4 года назад
Waaaw agmadhige jajumow
@SimahIiman-kf4px
@SimahIiman-kf4px 10 месяцев назад
tlkeyga❤
@KingJama1
@KingJama1 4 года назад
Abuukar jaajow keep going anaa ugu horeeyo subscribe like share
@sakariyecabdulqaaadircali4737
@sakariyecabdulqaaadircali4737 3 года назад
Isii sisinta😍😍😍😍😍😍
@user-pc9mz1ev4u
@user-pc9mz1ev4u 3 года назад
Jaajuumow reeer jinaaw kisalaami
@maxamedcaliabdi3948
@maxamedcaliabdi3948 4 года назад
Horey usoco mr jaajuumow
@zahraabdi6240
@zahraabdi6240 3 года назад
Cadi maahan
@calinuur3837
@calinuur3837 4 года назад
Waaw
@naimonalka1116
@naimonalka1116 3 года назад
wwwwwwwww 👍👍👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@nasromohamed290
@nasromohamed290 3 года назад
Wow 💝💝💝💝
@nuurmohamed2587
@nuurmohamed2587 3 года назад
Cajiib dhabtiley kiihayo dhilaaNg haang kidhedheeliyo fadee wey iga gadantay
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Luqada rer abtiyashey in yar le fahmi kara
@sakariyecabdulqaaadircali4737
@sakariyecabdulqaaadircali4737 3 года назад
Wwww
@pesjrfane6432
@pesjrfane6432 4 года назад
Mᴀʏ ᴍᴀʏ ᴡᴀxʙᴀ ʙᴀsᴀɴ sᴏǫᴀᴀᴅ
@HasanAhmed-td3kw
@HasanAhmed-td3kw 4 года назад
Asc ii nambarka whatsapp sxb sare adoo mahadsan
@ibramaaye9641
@ibramaaye9641 3 года назад
Ok
@deckaluul187
@deckaluul187 2 года назад
Wow m A
@abdalaciid489
@abdalaciid489 3 года назад
Hhhhhhhhhhh
@kadirali7808
@kadirali7808 3 года назад
.
@sheiknorqassim9681
@sheiknorqassim9681 Год назад
Legend
Далее
Xaagu 19h du 20/09/2024
27:05
Просмотров 52
FUAD CADE HEESTII DOWLAAY 2018 4K
4:50
Просмотров 635 тыс.
MAANAAY MAANAAY BEST SOMALI MAAY MAAY SONG WITH LYRICS
10:51
HEES 2021 MASEER JAAJUMOW & AMAARA
8:20
Просмотров 1,6 млн