Тёмный

Hees Mucjiso ah oo uu Wasiir Bayle Sameeyay | Dalkani Gurmad buu rabaa | 2020. 

SSTV
Подписаться 476 тыс.
Просмотров 610 тыс.
50% 1

Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
/ @kaaraamardhatv
I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
To Visit: / sstvsomali

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 537   
@cabdiqader9988
@cabdiqader9988 4 года назад
Wllaahi wuu iga ilmeysiiyey inankan somaliyey aan wada tashano si aan u gaarno guul la taaban karo, gacmo wada jir bey wax ku qabtaan.
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 4 года назад
Insha allah wll qali wn guleesanena somalia hanolato
@abdirahmanmohamud2950
@abdirahmanmohamud2950 4 года назад
💯🥇
@xawiiwoali6928
@xawiiwoali6928 3 года назад
@@araweelojaamac7070 aamin yarabi abayo
@xawiiwoali6928
@xawiiwoali6928 3 года назад
Haa wllkey waa sax 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴gacmo wadajir ayey wax ku goyaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdinasirjibril4165
@abdinasirjibril4165 3 года назад
halyay dhe
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 4 года назад
Waan jiriricoodaa markaan arko heestaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘soomaaliya guuul insha allaah
@maamowsalah1089
@maamowsalah1089 3 года назад
Beele aad baad lu mahadsan tahay waa hees aad iyo aad Qalbiga taabtay❤️👍
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 3 года назад
Geesiga Soomaali wey ka aamusaan aan uqirmo Wadani Bayle inuu yahay aan dheerigelino Alaah na ugu mahdino na siiyey isagana mahadsanid aan dhahno 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@abdirahmanisse7946
@abdirahmanisse7946 4 года назад
Somaliyaa wan jeclhy guul from jabuuti somaliya garabkeda keenya wataqan Somalia waxa lodiryaa dumar gobalada dhexe
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 4 года назад
Dr Beyle... pedigree Somali CITIZEN!...He always Reminds me alla yarxam Abdi Bashir Indha-buur with his Gifted Nationalistic wailing chorus tone of composure.... 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@abdiali3841
@abdiali3841 4 года назад
Soomaali hanlt
@jimaleibrahim3089
@jimaleibrahim3089 4 года назад
Ma garanayo waxaan ku hadlo xataa gacanta aan wax ku qorayo way gariiraysa, Murugada abwaanka aniga iyo umad badan oo Soomaaliyeedba way taabanaysaa,halka qaarna ayna danayneen baroorta wadaniyada,nasiib daro Abwaanku wuxuu joogaa halkii Allaha unaxariistee Abwaan Timacade markuu lahaa(Anuu baa damqanayee dheguhu uma daloolaane) illaahaw dalkeena iyo dadkeenaba hagaaji, Wasiir Bayle mahadsanid Shaqadaada iyo wadaninimadaada taariikhdu iloobi mayso,JZAKH Soomaaliya ha noolaato.
@saidohassan4729
@saidohassan4729 4 года назад
Thanks BEYLE WAA WADANI DHAB AH. Maansha allah
@eglanali8892
@eglanali8892 4 года назад
Guuleeyso gusha soomaali ayaa qaadeso Isha Allah soomaali guleyso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ttvgfvbhu3127
@ttvgfvbhu3127 4 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤😫🤲🤲🤲😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😍😍🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍
@khadara8172
@khadara8172 4 года назад
Inshaa ALLAH
@teg2132
@teg2132 4 года назад
😂🤣😍😍😙😗😹💑👏👌💘💓💗💝🖤❣💟💦💫😪💋
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 4 года назад
Waa heestii wasiir Dr beyle
@saadhawa5574
@saadhawa5574 4 года назад
ILAAHAW nabad sii walaalaheen soomalia incha ALLAH from jabuuti
@maxamedxasan9756
@maxamedxasan9756 4 года назад
Inti heestan soo aragtay qaraxi ex cantrol muqdisho kadib like sara alah ha unaxaristo inti kudhimatay inti dhawac ahna ha ubooda dhayo
@maan732
@maan732 4 года назад
🇰🇪 Kenya kama yeeeli doono dhulkeeena in ay qatato garissa wajeeer ayaaan sooo ceshan doonaa insha alh
@umulkhayrwadani7048
@umulkhayrwadani7048 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-et4eo4fp6o
@user-et4eo4fp6o 4 года назад
Jigjiga dirirdhaba mandhera iyo dhaman dhulka maqan kudar inshaallah mustaqbalka waynu sooceshenyna
@maan732
@maan732 4 года назад
@@user-et4eo4fp6o waaa sax wlll waaa in aan dalkeena soo ceshanaa 🇸🇴 Soomaaliya aya ah dalkeena saxda ah
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 года назад
Kuwaa siyaad bare so celin wayey
@shifoqali2492
@shifoqali2492 4 года назад
Keenya maaha ee aduunkoo dhan baa inagu soo duulay walahi ban la rabin hal qof inuu inaga hadho inaguna wan hurudnaa tolay somaliyeey
@gujisqule8609
@gujisqule8609 4 года назад
Runti reer xamarku waa dad nadiifa dhibta haysatana wax ay galabsadeen mahe cadaw ba ku dhex jira ee alle haka qabto from hargaysa zomaliland
@abdirehmanmohamed7125
@abdirehmanmohamed7125 3 года назад
Aamiin Ya rabbi cadow ba jab nala rabe illhy ha inaga qabto Rabi talo ku filan 😥😥😥
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 4 года назад
from hargeisa alle dhipta ha idinka saaro waan qiirooday alle nabad taama ha idin siiyo
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 4 года назад
Admba waad kamidthy allah dhamaanteena nabad waarta hainasiiyo
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 4 года назад
Ana somaliland ban jooga alle nabada ha noo siyaadiyo
@makoahmed9651
@makoahmed9651 3 года назад
Masha Allah walee waa hess dhiiga idhaqaajisay Allow Somali ugargaar Allow 5anta Somali midee oo Allow cadowga ku jira kasaar Allow bogooda burcad isumari Allahuma amin heestani aad iyo aad bay iiqiira galisay ya Allah somalia ugargaar Alow alshabaab kaqabo iyo cadowga kujira Allahuma amin ☝👏 اللهم احفظ لنا بلدنا السومالية اللهم امين ☝👏
@khadara8172
@khadara8172 4 года назад
Heestaana waxaa kiliyoo fahmi karo qofkii dadkiisa iyo ciidiisa udamqa ILLAHEYOW nabad waarta nasii
@sacdiyajelle7920
@sacdiyajelle7920 4 года назад
👌
@tokio8308
@tokio8308 4 года назад
khadar A wan wiroday
@tokio8308
@tokio8308 4 года назад
khadar A manshalaa
@raahaabdullahi1979
@raahaabdullahi1979 4 года назад
Aaaamiin
@fadumafarah7818
@fadumafarah7818 4 года назад
Amiin Ya Rabi Alloow Nabad waarta na sii
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 года назад
❤️🙏🌹🇸🇴👍🏽wasiir bayle waa mualif wayn waa hees waafaqsan xaalada kajirta wadanka oo xaqiiq ah dadki qaranimadi garanayay oo dhan ay ku noqotay waxlama filan aniga aan kamid ahay fikir gormad nabad helaysan baan kufikira ilaa dadeni cimridegdeg nagu dhacay anagu weli taa magar bayle suashas waa midlagula qabo intii qaranimadi jecel ay iswaydiyan ilaa iyo hada qaranki waad ku dadashen soo celintisi waana idinku hanbalyaynayna ilahay garabkena ha galo nabad baa umad dawo u ah dowlad la,ana lama gaari karo Ilahow dowladena noo xafido Amiiin yaarabi raxman raxiin amiin
@abdikariimmuhudiiin3893
@abdikariimmuhudiiin3893 4 года назад
soomali weyn walagabaxaaa dadkeygow tan aaandhaabr adeegno xuriiyadiipa kamadareyn saaan alahayow iskudub quluubta sooomaliyeed kanadhig Halmid wakudhashay gig iyo"Qarax
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 года назад
Kaliya madhihi karno mudane xilkii maaliyada un inoo haya lkn waa abwaan howlo culus ino haya iyo wadani dhaba allw ku daa abwan prof mudane abdirhmn duale beyle somali waa mid
@osmandaud49
@osmandaud49 3 года назад
9
@maxamedcabdinuur2819
@maxamedcabdinuur2819 3 года назад
Mahriza khariidada soomaaliya sax ma'aha ee mid aan diilin kala goyn saarso ina adeer .
@khadarmacallin4426
@khadarmacallin4426 4 года назад
DR. Cabdiraxman Ducaale Bayle waa wadani dhab ah oo ka go'an inay Somalia sharaf iyo Cizi yeelato. Hadii ay Somali mid ahaan lahayd bilad sharaf iyo Maamuus buu yeelan doonaa Dr. Bayle Inshaa Allaah
@bisharobashir5999
@bisharobashir5999 4 года назад
Haben labdiisa galin giig iyo raxban maqlaa mxaya naga goynayan Wlhi waan ilmyey waa run Qaraxi mantay murugtiisa Udhagysanaya Allah u naxariste intii dhimatay Jiiirka idamqanaya
@gobonimodoon7964
@gobonimodoon7964 2 года назад
Maansha Allah Waa Hees Qiiro badan Waxay ina Xuusuusinaysa dhibaatada Dadkeena Iyo Dalkeena Haysata.Allahayow Dadkaygu Israaca Oo Dunida Wax la qaybsadaan Insha Allah Guul iyo gobanimo.
@maryanaadan820
@maryanaadan820 4 года назад
Adeer fadhiga aan ka kacno Somalia somali baa leh gabdhaheena somaliyeed aaway geesinimadii tolbeli waayee Xaawo taako oo kle mala waayay Allow janadii ku geey, gabdhow aan fadhiga ka kacno aduunka hablo lee dhisay. 1915 hablaha diyaarado bey sameyn jireen dagaalki wax ka gali jireen waa xiliyadii dagaalki koowaad ee aduunka iyo kii labaad ba waxey dhexda u xirteeen iney dagaalka ka kheyb galaan marka aan fadhiga ka kacno aniga diyaar adeer🥰
@DARMAANMEDIA
@DARMAANMEDIA 4 года назад
Somalia one nation 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@muruudi4961
@muruudi4961 3 года назад
Manshallah waa hees aad iyo aad qiimo badan. Thanks Nuur iyo SSTV
@abdullaahi4571
@abdullaahi4571 4 года назад
ilin baa iga timid wee itaabatay heestaan 😢😢jiririco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
@xasancali5685
@xasancali5685 3 года назад
Waxaas ayaa hees lagaa dhahaa
@umumahamed277
@umumahamed277 Год назад
Maasha allaah tabaaraka laah heesta Abwaan wassiir baylle
@suummuusow4108
@suummuusow4108 3 года назад
Viva to Dr Bayle and his wisdom from Hastings in South England UK. What a wisdom from this Somalia Dawlad as a Somalian to Somalia finance minister of this great nation. Somaliyey toosa Qabiil qudhuna ha dhaco Inshallah iyo hal Somalia iyo cadaalad siman Inshallah.
@lajecelofficial7575
@lajecelofficial7575 4 года назад
miyey arimahan isgalay sidooda ukala guraano Ethiopia &kenya allow inaga qabo cadowga somalia allow inaga qabo yarabi
@fadumomohamed8102
@fadumomohamed8102 4 года назад
Waa hees qiira leh waaye abwaan waa somali aad u jecel oo daacad ah
@user-pz9iz9bb2i
@user-pz9iz9bb2i 4 года назад
Sax waligey marag dowlad qurbaha ayaan kukoray allow dowlad nasii YAARABBI allow nawad iyo nolol nowanaji 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mubasharabdulkadir996
@mubasharabdulkadir996 4 года назад
Waa hees ka turjumayso waxa maanta wadanki ka jiro allah ayaa naga dul qadi karo dad muslim ah oo marwalba is laynayo waxay isku dilayana aan garanaynin yaa allaahvdhiiga umada kala bad badi amiin amiin
@abdiali3841
@abdiali3841 4 года назад
💕
@ayanmohamed4337
@ayanmohamed4337 4 года назад
Mashaallah Somali ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@istiklalhersi4675
@istiklalhersi4675 4 года назад
Beautiful powerful song wak up Somali people
@safaabuubakarprime3892
@safaabuubakarprime3892 4 года назад
somaaliya hanoolato Guuulll iyo Gobanimo inshallah 😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sucaadabdullahi9913
@sucaadabdullahi9913 4 года назад
Masha Allah hees Qiro badan waye
@sahraomar6872
@sahraomar6872 4 года назад
Maascha allaah bayle somalinimadaa dhigisa kubshaqeeyAA ALOOW KU XAFID
@calimaxamud4200
@calimaxamud4200 4 года назад
ilaahow somali cadaw geeda garansii
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 года назад
Somalia 🇸🇴 ❤
@dr.abdinasirhasan4912
@dr.abdinasirhasan4912 4 года назад
Allow midee Umadayada Somaliyeed Aamiin Yaarabi
@xasanyare5160
@xasanyare5160 4 года назад
Maansha allaah ilaahay soomaali caawi
@garabeyofficial175
@garabeyofficial175 4 года назад
Beelee mudane nolow runtadka hadashay wadani dhab aah
@axmedcanbern6590
@axmedcanbern6590 4 года назад
Hees.qimbadan.waye
@anaashofficial4038
@anaashofficial4038 2 года назад
😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴wasiir bayle guul io gobanimo✋✋👍👌
@fuadetalentedbossfuadetale3714
@fuadetalentedbossfuadetale3714 4 года назад
Wlhi i cried to much when i saw this video bcoz qoof damiir somaliyeed liih baa ogaani karoo wlhi anigaa abaatkey maan aarkin Somalia waxaan kudaashti mandera qoybari kenya...lakini somalia aankaa jeclahaay hadaan aqoon ulaxaani lahaay amaa qoof ikusoo daweeya aan arkii lahaay somali baan iskiika nolaani lahaay bcoz waxaa kunool daad aan dhiig iyo diinba wadaagno somalia haanoolato hanaa israacto somalia oo haal meel kasoo wadaajedo Allahow ituus
@gobonimodoon7964
@gobonimodoon7964 2 года назад
Maansha Allah Guul iyo gobanimo.
@calimaxamud4200
@calimaxamud4200 4 года назад
Somaliya ha jirto
@ibrahemali6149
@ibrahemali6149 4 года назад
Masha Allah
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Год назад
Shacabka Soomaaleed Guulwacan Allahoow Amiin
@qamarcabasmaxamud576
@qamarcabasmaxamud576 4 года назад
Alow cadaw geena cagta kahoos kadhig🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali guul insha alah e xamar oo nabada aan rajeynaa 🤲🤲🤲🤲🤲rabow itus adaa awood uleh 🤲🤲🤲
@aishamohamed6075
@aishamohamed6075 4 года назад
M.a wlhi somali wey midasantahay lkn waxa nagu dhax jiro masas iyo waxan waxpo garanaynin ilahay hanaga qabto inta wadanka gadanayso ilahow naga raab gaal amiiin yarabi😭😭😭😭
@shukriiman9972
@shukriiman9972 4 года назад
waaaaaaaahhhhh wiilka ugu horeeya qatar
@ambiyah5023
@ambiyah5023 4 года назад
Waa hees macana fican leh Abwaanka afkisa caana lagu qabay
@abdijama1300
@abdijama1300 4 года назад
Dr Bayle Allah hakubarakeeyo Runtii waxaad ku haboon tahay madaxwayne qaran liibaan dr bayle.
@osmandaud49
@osmandaud49 3 года назад
@@abdijama1300 ' youtube
@zamzambasheir4629
@zamzambasheir4629 4 года назад
mansha alllh
@hassanmahmoud5403
@hassanmahmoud5403 4 года назад
Waa runtaa ee illaahay ha inoo gargaaro hadaan nahay soomaali
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 4 года назад
Wale amba magaran waxay Naga gonayaan, Allah so hanuniyo
@roodamaxamed8937
@roodamaxamed8937 4 года назад
ilaahay dhibta haka dul qaado somalia
@mustafexuseen2105
@mustafexuseen2105 4 года назад
wad kibirto nincadda ayaydu xejin kariwaydeen agooma aad dhacdeen iyo qaar ad wasteen
@aqoonqaate8109
@aqoonqaate8109 4 года назад
Ilaah ban leenahy waan kabaxynaa hadaad dhimanayso dhareerka la iska duwaa dhexda oo aan xidhanaa inoo balan ah in sha allah
@ahmedhassan6097
@ahmedhassan6097 4 года назад
Aqoon qaate : wll waaruntaa waan kabaxeeyna hadaad dhimaneyso dhareerka la iska duwaa : allah raxmadiisa hainagu deeqo allaahuma aamiin
@apdirahmanrashid8826
@apdirahmanrashid8826 3 года назад
Alla allow ka dul qaad dhibta haysata wllhayga muslimiinta
@halane6523
@halane6523 4 года назад
Ilaahayow umada nabi maxamed u naxariiso amiin amiin yaa rabi
@musbaaxAxmd
@musbaaxAxmd 4 года назад
Walhi waki murajiyay wilakaan ilahay dhibag hank saro somaliyo hanolato kacmah sna isaqabsano kuula wey dhalanee inash alaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hadsanisak7714
@hadsanisak7714 2 года назад
Allalow Somalia barakay oo dhibato naga qada viva somaliweyn thx
@sirsamale546
@sirsamale546 4 года назад
Kolayba xaga wadaniyada iyo xaga fankaba iyo xaga ficilkaba reeer waqooyi baa kaga horeeya wllhi dr,bayle waa nin reer awdal ah
@fardowsafarah619
@fardowsafarah619 4 года назад
Sir samale wan kugu racsanahay midas, cidakale ee soracda rer waqooyi waa rer Somali galbeed hadey labadan midowilahayen Somalida kalana wey midinlahayen🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sirsamale546
@sirsamale546 4 года назад
@@fardowsafarah619 thnks fardowsa farah nolow boqortoyo ❤❤🇸🇴
@fardowsafarah619
@fardowsafarah619 4 года назад
@@sirsamale546 u welcome walalo😍
@sirsamale546
@sirsamale546 4 года назад
@@fardowsafarah619 boqortoyo telefonkaga so baas 🏃‍♂️💖
@abdirashidjirfe468
@abdirashidjirfe468 3 года назад
Yaa daawanaya 2021
@ugbadm6075
@ugbadm6075 4 года назад
Wasiir Bayle nin nool🇸🇴✊
@khadara8172
@khadara8172 4 года назад
War yaana lookala harin wallahi waa xaq dagaal kaan Somaliyey waa tijaabo barina waa Somalia anaa leh wey soo socotaa
@mohamedbarre3423
@mohamedbarre3423 3 года назад
wasiir beele ma abwaanba heeso badan ayaan maqlaa waxaa sameeyay dr beele
@ashrafmclimabduwahab8754
@ashrafmclimabduwahab8754 4 года назад
Wlh waaa hes Daren dhab ah xun barsan dhabtiii ninkiii wadani ah aya fahmii karo ani wxan kunolahau Kenya waxan kuu dhashay Kenya balse wxan og yahay maar walibo in dhulkada hoyo in Laka marmar ee tahy hanoqote maar aye Somali noqon donta mid nabad ooo lakaa baqo adun weynaha
@dahaboshariif3903
@dahaboshariif3903 4 года назад
Beyle waaxaan kuugu habalyeyna heestaan wanaagsan tii aanwax ka qadano allaha.naga dhigo
@aidarusmohamud1165
@aidarusmohamud1165 4 года назад
wlle hees cajiib ah
@ibadodumar7967
@ibadodumar7967 4 года назад
Aamin bayle waa qof wadani ah ilaahay madaxdaya soo kale ha nooga dhigo
@ALTO780
@ALTO780 2 года назад
wadani dhaba dareen jira ayuu inala wadaagay somaliyeey isu naxariista walalayaal 😭😭😭😭🇸🇴
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 4 года назад
Dr abdirxmn bayle ❤️
@user-gs1fs1oy8e
@user-gs1fs1oy8e 4 года назад
Masha Allah ninkii wadani ha baa fahmi kara qimaha ay ledahay wadanimada aloow dhoor Abwaan bayle
@dahirhagiabdi9590
@dahirhagiabdi9590 4 года назад
aniga Gowalba imaqan gumadkina wuu socdaa😥😥Gudiga iyo odayasha inta lagu huwo gardo maxa la gawisen😥😥😥😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤭🤭adunkan wa gawabsi inta gawalkisa dhicin dlkan gurmad buu rwaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@taajirat6064
@taajirat6064 4 года назад
Kooxda deegaan viva keep going
@mukhtarhajji7265
@mukhtarhajji7265 4 года назад
Dr-ka cimriga allaha udhereeyo xaqana inawada waafajiyo
@hindahabonehabone1519
@hindahabonehabone1519 4 года назад
Mukhtar Hajji amin
@m.cabdisalanlucky3842
@m.cabdisalanlucky3842 4 года назад
From borama awdal somaliya soomaali baa leh i love muqdisho
@indomie7
@indomie7 4 года назад
Inshallah waan arki calanka borama iyo quljeed uu tagan dhulki awowgey inabti from ogaden
@alihusseinmohamed564
@alihusseinmohamed564 3 года назад
nic song
@nasrosalmaan9150
@nasrosalmaan9150 4 года назад
Waasa a walahay 🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️😁😁😁😁😭😭😭💯💯💯💯💯💪💪💪💪💪💪👍👍💪👍💪👍✊👊👊👊👊👊
@abdimajiddube9366
@abdimajiddube9366 4 года назад
Wilka madow wa fanan asal masha Allah
@calimaxamud4200
@calimaxamud4200 4 года назад
Masha allh
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 года назад
Xaqiiqdaa hees quruxbadan ku sheegteen masha allah 🇸🇴💕🌹💙🍀👍💚💯🌱👌🙏♥️🇸🇴
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 4 года назад
Dowladaan hasoo labata inshallah bur iyo biyo ayaa loo kala baxaya #Farmajo 8yrs #Kheyro 8yrs inshallah
@daudabdi6258
@daudabdi6258 4 года назад
Mashallah somali haa guulesataaa
@abdiwadud3409
@abdiwadud3409 Год назад
Somaliwayn 🇸🇴❤️🇬🇶❤️🇬🇲❤️🇩🇯❤️🌎😢😢😢
@marwanasir6469
@marwanasir6469 4 года назад
Allha iskukeeno somaalida oo dhan walagay intaan dhashay ma arag somaliya oo nabada ilaahay haka dhigo nabad from hargisa😭😭😭😭😭😭
@samanthapower6901
@samanthapower6901 3 года назад
This song make me very emotion
@ayaannimcaan1844
@ayaannimcaan1844 4 года назад
Guuuuuuuul somali Isha Allah
@hudaomer9970
@hudaomer9970 3 года назад
Wale mar aan tagay xamar wadnaha anna farta ku hayey tolow wadada jaamka mala qarxin naxdin ilahayow ka dul qaad from hargaysa somaliland
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 4 года назад
Excellent song
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 года назад
Mansha allah hees iyo badh🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌😭
@kaafiaxmed2206
@kaafiaxmed2206 4 года назад
Noor maxamed madaxaagu haraago aad iyo aad baan utaageer sanahay fikradahaaga iyo waxaad soodhigto ss Tv
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 4 года назад
This is 30 yrs of somali trible war history song by young generation they express there heart brake of my youngsters
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 4 года назад
Wiilka madow ee heesta bilaabay waa fanaan asal ah. Intakale mooyi
@abbasyoung2423
@abbasyoung2423 2 года назад
Waa heeskiisi ugu horeeyay ee uu kusoo caan baxay
@mkaqyar8868
@mkaqyar8868 4 года назад
From Wajeer Kenya ilahey nabad warto Somalia hasiiyo Alshabaab allaha soo hanuniyo
@avocadosavage1903
@avocadosavage1903 4 года назад
Masha allaah walaahi dr bayle been muusan sheegin aniga madhalan maantana hooyo ayaan ahay marka wali dowlad somaliyeed oo xoog leh waligey ma arag marka aniga waxay igataagantahay yaa mar itusa dowlad aanu leenahay oo wadanka oodhan katalisa yaarabi
@mohamedabduali7389
@mohamedabduali7389 4 года назад
Mashaa alaah waa hees xaqiiqda ka hadashay waxaan gabnay culimo iyo aqoonyahan iyo garaadba
@fatmahassan8153
@fatmahassan8153 4 года назад
the guy who started mash Allah his voice 😍😍
@farhaanabdiyuusuf2831
@farhaanabdiyuusuf2831 3 года назад
Soomalia guul
@NuuxCige
@NuuxCige 4 года назад
😭😭😭😭😭 yaa Allah Somalia allow cidkale uma maqna hagaajiyow hagaaji hadaad hagaajin weydo ayaa kaloo hagaajin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 4 года назад
Aniga Reer somalilnd baan hay wlahi hadana waan jidhidhicoday heesta markaan dhagaysaty alle ha idin gargaaro wlaaladay Xamar
@fatheerfat3044
@fatheerfat3044 4 года назад
Wll aamiin wadanka alaha dejiyo
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 4 года назад
@@fatheerfat3044 aamiin aamiin wllo inaga ayuu inoo bahanyay dadlku wlahi
@fatheerfat3044
@fatheerfat3044 4 года назад
@@amincabdixirsi4382 waaruntaa odoyaashan cimrigoda dhamaday meel alaha yeelo wll soduceywll
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 4 года назад
@@fatheerfat3044 haaa wlahi wll wax inoo taliya odyaal aan wax badan ogayn aqoon dineed iyo mid maadi labadabu ay ku yartay lakiin dhawaan waynu kabixi insha allh wllo
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 4 года назад
@@fatheerfat3044 adigu ma muqdisho ayaad jogta wll
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 4 года назад
Wasiir beyle waa wadani bal heesaha usamyey dhageysta midba mid weyka daran tahay wana nin shaqadisa kaso baxay waliba isago millions haysta ayuu doirbiday inuu naftisa bimeeyo o somali ushaqeyo awey dadki fahmi laha qabiil aya dilay qabrina wada dhigay
@deekojudith8790
@deekojudith8790 4 года назад
Masha Allah hestan quruxa badan somaliya hanolato
@fatimayusuf5195
@fatimayusuf5195 4 года назад
Somali alle dhibata hakaduqado guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 3 года назад
Boowe heesta sanadka weeye🇸🇴❤✌
@abdirisakkahen
@abdirisakkahen 3 года назад
Aniga gobal I maq allow walaaladqyo nabad SII I'm somalilander sanaag
@hawahussein498
@hawahussein498 3 года назад
Maa shaa Allah. Mudan sharaf Allifee. Wadani dhab ah. Nabad Nabad Nabad iyo wax garad dood wax xallisa. Xamareey Nabad ku waar. Amiin. 🏳️🏳️🤔
Далее
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 21 млн
Doors Harpy Hare (Doors 2 Animation)
00:16
Просмотров 951 тыс.
HEESTII WARKAYGA LADHUUMANMAAYO  MIRIHII WASIIR BAYLE
6:21