Тёмный

Hees qaraami macaan badan maxamed kabanle Qaraami macaan 

Maxamed Maxamud Golcaanood
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 1 млн
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 179   
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 4 месяца назад
Heestaan waxaan kasoo shitay magalada Luzaka dalka Zambia 🇿🇲 waxaan ku tagay magalada LIKASI dalka Congo DRC 🇨🇩 4 bari bay iishidnayd xasuus igu qaaliya
@maahiryare114
@maahiryare114 Месяц назад
legend lee fahmibkaro sxp geep going
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 Месяц назад
@@maahiryare114 aad iyo aad zxb
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil 11 дней назад
Dadka maanta jooga badana mafahmi karaan Sharma boy ayey ku haystaan yaab wallhi
@KhadarToosane
@KhadarToosane 12 часов назад
Sxp numberkaga rabaa ama instagram account kaga wxbn u baahnaa
@JafarAustin-zj6rj
@JafarAustin-zj6rj Год назад
Am Malawian but I like this song, is my one of my favourite song 😘😘
@abdiboss719
@abdiboss719 Год назад
Can you understand its words?
@dawilow-hu6hu5os7t
@dawilow-hu6hu5os7t Год назад
walee hees iga dheh alle ha u naxariisto mohamud mohamed xasan kabanle
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Год назад
Ya ilahal caalam best somali songer Mohmud mhmed xsan kbnle Alle haku naxristo fannkena🇸🇴🇸🇴
@GALAL__077
@GALAL__077 6 месяцев назад
Aamin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 месяцев назад
#LyricsSongSEYNABEEY Seynabeey wanaagaan Sannadahan dhisaynay HAA HAA HAA HAAA Ka dhamaynay saxaradda Saadaashu waa qalan Siddaan maanta joognee Salfudaydku xaawwuu Jannaddii ka saarree Salfudaydku xaawuu Jannadii ka saarree Sidduu waalidkaa yidhi Saacad baad ku yeeshee Sakarraadka Caashaqu Annigana I seeteeeee Annigana I seeteeee I Seeteeeeeeeeeeee Addiguna sidday ahayd Waxaad ii sasabaysee Ma Ogtahay siyaaddada Sedd jacaylka kuu yaal Kuu YAAL Kuu YaaL Samsameey halbowlaha Saableydda Oofaha HAAAAA HAAAAAA Sax ayyaad U hurrudaa Saanqaadka hawlaha Innaad subbax dareentee Salashaan ka baqayaaaa Kaa dhowray socodkeee Sidda Geella Ollloleee Adnna Sidig Irmaan baad #PAGE2 Sahal aad u maashaaa Sahal aad u maashaaa Sebiyadda ka qadisaa Ka qadisaa Sebbiyada Ka Qadisaa ka qadisaa Waan kui saadinaayee Miyaad saydhay nabaddii Miyaad saydhay wacadkii Ma Ogtahay siyaaddada Sad jacaylka kuu yaal Kuu Yaal Sed jacaylka KUU YAAL KUU YAAL. ______________________ Hees xusid Mudan. ❤ Heestan waxaan ku xasuustaa inan SEYNAB La Odhan jiray, waa waaya waayahaygii iyo berisamaadkii Dhalinyaranimee,- Saynab waayo iyo waktiyo badan oo dhalinyaro-nimo ayaanu isla soo maray, waa ila soo kacaanay, isku xaafado ayaanu ahayn, hooyadeed makhaayad ayey haysatay, Subixii markay Schoolka ka timaado oo aanu SCHOOLKA ka soo rawaxno, makhaayada ayey hooyadeed ka qaban jirtay, ama ka hayn jirtay, annana markaanu soo rawaxno ayaanu shaaha ka cabi jiray, maalin maalmaa ka mid ah, ayey Seynab WIIL Schoolka isku soo laayeen, CLASS ahaan ama Fasal ahaan Ama Gradde ahaanba waan ka sareeyey, Standard 5 ayey ahayd,iyaddu wakhtigaa anna Standard 8 ayaan ahaa, Maalintaa Schoolka hore ayaa naloo soo fasaxay ma aqaan mana xasuusto waxa jiray Laakiin waxaan si fiican u xasuustaa in dhamaantayo nala soo fasaxay markaanu laba xiisadood dhiganay. Markii nala soo fasaxay ee aanu soo rawaxnay ayaa waxa dhacday, SEYNAB iyo WIIL kale oo aanu annagu isku fasal ahayn inay IS DILAAN, ama ISLAAYAAN, wax xoogaa waanu ka dambaynay annagu, si wax u dhaceen ma Ogayn, Laakiin markaanu buuqa iyo Ardaydii oo kusoo Urrurtay arragnay, hore ayaanu ugu soo carraray, waanuna soo gaadhnay, waxaan u imid, SEYNAB oo WIILKII markaa dhulka dhigay, oo uu feedh wejiga kala dhacayo, oo ay qaylinay ardaydiina ay ku daawanayaan, DABADEETO waan ka qabtay, waxaan xasuustaa markaan ka qabanayey inaan xataa feedh ku dhuftay kii YARAA, adigu calaa al xaal markaan innantii inankii ka qabtay, ayaan soo kexeeyey kii kalena ardaydii kale ayaa kaxaysay, Seynab NABARO badani kuma yaaliin, kamana muuqdaan ma qabto hase ahaatee, waa INNAN AMA GABADH IYO WIIL waad garan kartaa farqiga awoodeed ee GABADH AMA INNAN iyo WIIL dhalinyaro ah u dhaxayn kara. Waxa dhacday Seynab inaan xaafadoodii keeno oo hooyadeena ugu yeedho adigu sheekadu waa dheertahaye!. Waxa dhacday SEYNAB inuu halkaa xidhiidhkayagii SAXDA iyo runta ka bilaabmay annagoo markayagii horeba isku wacnayn oo dhalinyarta isugu dhow ahayn, haddana xidhiidh kii hore ka duwan, kanna dhowi, inuu halkaa nooga bilaabmo, Waxaan xasuustaa wakhtigaa wixii ka dambeeyey markaan MAKHAAYADA ugu tago ama aan hor marayo inay ii yeedhi jirtay shaaha ama CAANAHA, CASHADA ama waxa kolba markaa yaala i siin jirtay iyadoo cabaar ila sheekaysanay oo sheeko ku qarinay waxa ay i siinay - wakhtiyaddaa inaad qof jacayl iyo xidhiidh usoo bandhigtaa aad bay u adkayad dadkuna iyagoo is rabba ayaanay haddana isu sheegan jirin, waa iska dhalinyaranimo iyo xishoodka oo wakhtigaa meel iyo meeqaam aad u saraysa marayey. ALHMD. Seynab sheekadayadii waxay socotaba waxay gaadhay Uh-dii iyo runtii welina wax jacayl iyo xidhiidh ah isuma soo bandhigin haddana xidhiidh kasta oo laba qof yeeshaan waxa ka weynaa kana BAAXAD iyo BURJI weynaa ka annaga iyo SEYNAB xataa ARDAYDII GIDAARADA IYO DARBIYADA Schoolka oo dhan magacyadayada ayey ku sharaxeen kana BUUXIYEEN, waa xaalad iyo hawl wayn in INAN iyo INNAN Darbiyada iyo GIDDARADA lagu qoro, Waxaan xasuustaa inay sheekadii halkaa dhaafto oo xataa DARBIYADA IYO GIDDAARADA magaalada nalagu qoro, Halkaa markay xaaladi marayso ayaa waxa na Oggaaday hooyadda dhashay SEYNAB oo QOF KULUL AMA ISLAAN kulul ahayd, waxaan Xasuustaa GALAB Annoo MAKHAAYADDA fadhiya oo aanu anniga iyo SEYNAB iyo nimaanu saaxiibo ahayn oo CAYDARUUS la odhan jiray nahay inay ISLAANTII noosoo gasho oo tidhaa Meheradayda kuguma arki karo, igamana soo geli kartid YARTIINA AY DISHO, Gallabtaa aad baan uga xumaaday dhacdadaa oo aan annigu u sabab ahaa runtii, haddana halkaa kumaanu kala joogine XAAFADA IYO SURIMADA ayaanu ku kulmi jiray, annaga oo aan wax badan is odhanayn keliya inaanu is arragno ayaa wax weyn noo ahayd. Alxaasil sheekaddu way dheertoo Qoraal iyo labba toona kuma dhamayn karee, waan soo koobayaa qoraalka commentiga oo iska yar awgii Waxa La yaable oo aan mararka qaar aad ula yaabaa Seynab 4 sano oo aanu wada soconay ama IS JECLAYN haddana weligayo jacayl isuma sheegan, IYADA OY siddaa tahay haddana xidhiidh kasta oo laba qof oo is jeceli sameeyaan waxa ka weynaa kayaga xidhiidh kasta oo laba qof oo is jecli sameeyaana waanu wadaagnay Xataa waxay gaadhay Inay Maalmaha ARBACADA IYO KHAMIISTA ay dharka ii maydho qolkayga yarna iga masaxdo, Xaafadda oo aan anigu ugu weynaa mararka qaar waxa dhici jirtay inaan anoo QOLKA ama daaradaha masaxaya oo hooyo ka nasinaya inay iigu soo gasho oo iga masaxdo waa Luuqad iyo Lahjad jacayl oo aad u meeqaam saraysa runtii qof wax la jecel yahay ama wax soo jeclaaday ayuun baa fahmi kara LUUQADDAA. Halkaa markay marayso oo sheekaddu aad u badan tahay-.... Waxaan ka xumahay in qofkii waxaasoo wanaaga iyo waxaasoo jacayl ah i siisey Ee aaanu heerarkaa iyo marxaladahaa isla soo maray inaanaan maanta is CALFAN-. Bi qudratilaahi watacaalaa!. Seynab iminka waa XAAS Ama marwo leh Labba hablood alle ha barakeeyo iyadda iyo Qoyskeedaba Sheekadda iyo qisada aan ka hadlayna heestaa oo waayahayagii iyo Jacaylkaygii dhalinyaro-nimo ku jirtay ayaa keentay inaan dib U xasuusto una xuso Jacaylkaygii Yaraanta iyo berisamaadkii. Waxa xusid mudan oo aad iigu weyn oo aan maskaxdayda ka bixin QISADA SEYNAB oo ahayd qoftii koobaad ee aan dhalinyaranimadaydii jeclaado iyo QISO KALE OO aan isleeyahay waa QISADA LABAAD ama jacaylka Labbaad ee intaan Jiray ama Jiri doono aanan ilaawayn. Qisaddaa Labbaad sidda qisadan SEYNAB iyo magaca heestu isugu eg yihiin ayey QISADDAA LABAADNA isugu eg yihiin HEESTA HIBO EE AHMED YAASIIN DIGFEER QAADO. Mararka qaar waxaan is idhaahdaa malaa labbaddaa heesood addaaba laguu sameeyey. - Memories. Labbadaa qiso waxay kow iyo labba ka kala yihiin JACAYLKAYGII iyo waayahaygii BERISAMAAD. -. Qisaddaa kale weli qoraal kuma samayn Laakiin iyanna mar baan si faah faahsan uga soo sheekayn doonaa. INSHA ALLAAAAAH. Waxaan ka Cudur daaranayaa OO AAD IGAGA RAALI AHAANAYSAAN XAGGA QORAALKA IYO TEBINTA QISOOYINKA WAA LAYGAGA FIICAN YAHAY waana Laygaga faro dhuudhuuban yehee haddii aad wax xoogaa waxba fahmi waydaan ka raali ahaadda waa markii ugu horaysee taariikhda ee aan XOG Shakhsiya SOO DAABACEE- iguna QAATA waa halkii Dhalinyaradan DAMBEE-.😂🙏 Erayadda Heesta Abwaan Aadan Tarabi Jaamac ayaa Sameeyey Laxanka, Kabanka iyo Luuqdaba USTAAD Mohamoud KABANLE AHUN Ayaa Ku Ladhay Alle YARXA RAAXIMIIN. #MAHADSANIDSAAXIIBMOHAMED.👍
@mohadcabdi4285
@mohadcabdi4285 4 месяца назад
Cajabay cajiib weeye shekadaadu waxaban mooday inaan dhex joogo oo aan dawanayo markaan akhrinayay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 месяца назад
@@mohadcabdi4285 Mahdsanid sxb
@Sacad1984Suufi
@Sacad1984Suufi 3 месяца назад
😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 24 дня назад
Sxb hada miyad kala tagtin
@fardushurre1668
@fardushurre1668 9 дней назад
​@@SuugaanSafaaricajiip walal adduunku waa qiso ❤
@KunkaCali
@KunkaCali 10 месяцев назад
Waa heestii kaliya ee dareen jecel igu abuurtay alla alla❤
@mohameridAnnsns-lj3mt
@mohameridAnnsns-lj3mt Год назад
allaha hoow naxariisto walhi wiil somaliyeed oo ah kii uku heesta macanaa 😢😢
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Год назад
Sakaraadka caashaqu anigana iseetee" mahamed Ahmed kabanle August 2023 I'm watching 😊
@abdishakuraliabdi5618
@abdishakuraliabdi5618 4 месяца назад
Heesta waxa iska leh ,mahamud kabanle, wuxuu ku dashay magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug, Waxaa uu ka mid ahaa fanainta dowlda dhexe somalia u diiday in uu ku heeso Diyaadarka qaran oo wagaas oo heysteen hobalada waabari iyo horseed, kabanle waxa go,aan ku gaaray inuu noqdo fanan iskiis u madax banan, waxa uu isku ahaa fanan molaxanmeeste, dhamman.heesa.uu qaado asaga ayaa a lufay, 2018 mar ayaa ku arkay fananka kabale magaaladamogadishu,
@saidaadanmohamed6597
@saidaadanmohamed6597 2 месяца назад
ALLE ha u naxariisto Awoowgeey Maxamud Maxamed Hassan Sabriye
@Qoojistan
@Qoojistan 4 месяца назад
Maanta cirkaan ku jira somaliyey iga war haya yaa qaraami😂
@Younis__Abdi
@Younis__Abdi 2 месяца назад
Who is still listening 2024 ❤️🎧
@NacimaMuse
@NacimaMuse 2 месяца назад
Me☝️
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 24 дня назад
Aniga
@MohamedDeeq-qw4nt
@MohamedDeeq-qw4nt Год назад
Start of song where camel plays with music got me
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Год назад
I was wondering the same,is the camel normal,coz,its running after the car,hadana waxas afkisa ukasobixiyo,soo gelii dadka cunaye maahan
@Abanduule
@Abanduule 4 месяца назад
@@shurealiim9996 wuu qooqan yahay kkk
@cadeed_official4295
@cadeed_official4295 2 года назад
Xasha lillahi wajuud wa dooxadi nugaaleed o gelii dararey baarqab geel🙏🙏🇸🇱💪🤛✅
@yasinmohamoud9641
@yasinmohamoud9641 2 года назад
Heestan waxa aan ku dhameeyay safar shaqo oo qaatay 10 saacadood oo intaan salaad hore kalah arooray Boorama u socdaalnay aan hadana Burco u socdaalnay si aanu habeen dhax uga baaqsano. Maanan dareemayn safarka & socodka gaadhiga.
@bashirabdi2692
@bashirabdi2692 Год назад
Adunow adun hestan wlhi xasus bey igu ledahay 2016 anigo mel badiyo aah Garay wllkeyga iga wayn baa mar walbo dagesan jiray ila an hesti kajecladay aniga wlhi markas ayan wax barasho kasodameyay wadanka kenya casimada Nairobi amin galab aah ban safar ka imada galabki dambe baa badiyo u carabay wlhi wllkeyga dagesani jiray hesta cawana waxan joga jubalan kismayo o an shaqo uimaday adunka sas ila eeh 6/5/2023 2:40 habenimo wa adun iyo xalkis😩😩
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Год назад
Ana kenya kunolahay shaqo igaraadhi jubaland
@GALAL__077
@GALAL__077 6 месяцев назад
Zhp fanaankan waa uu dhintay alle ha unaxriisto
@salahadawe4554
@salahadawe4554 9 месяцев назад
This is my favorite song If you are like me, show me some proof. 😂😂
@YaraddiyakaDiyaka
@YaraddiyakaDiyaka Год назад
Kabanle my favourite singer
@JafarAustin-zj6rj
@JafarAustin-zj6rj Год назад
My favourite song 🤩
@foxxyou4691
@foxxyou4691 Месяц назад
Camel is the prud of SOMALIA 🇸🇴 😍 👌.
@abdrhmnoge2028
@abdrhmnoge2028 2 года назад
Axsan qaraami heesta mgaced yaase kuluqeyay 🎻📼🎧
@abdimalikmohamed9454
@abdimalikmohamed9454 2 года назад
Mohamud kabanle
@hashkaaxmey1410
@hashkaaxmey1410 Год назад
waaah waaah ax ax what a song axya hess
@MaxamedJaamac-ib7qy
@MaxamedJaamac-ib7qy 8 месяцев назад
Wow marqaan bixis😅😅😅😂😂😂😂❤❤❤❤
@hashimabdi1487
@hashimabdi1487 Год назад
Reminds me some years back when I was student Nd went for holiday...#badiyo
@totti___gaming143
@totti___gaming143 21 день назад
4 sano ka dib hadaad ila daawanaysid like dhac ku sii❤
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 7 месяцев назад
Geeleygii quruxdabadna ❤❤❤❤❤my camel 🐫 ♥️ ❤️ 💖 💕 💓
@abdidubow1725
@abdidubow1725 2 месяца назад
I'm one 2024 ,,, listening 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FosiyoAbdiYussuf
@FosiyoAbdiYussuf 5 месяцев назад
Hbn sabti ah 30 march 2024 yaa ila dhageysanyaa❤❤
@AbdifatahMohamed-bq2lh
@AbdifatahMohamed-bq2lh 5 месяцев назад
Aniga cawa kula dagaysanaayo qof kii jecl jabkisa so arkaa ayaa dareemi kara fosiyo walal😢😢
@maryamacumarnur7249
@maryamacumarnur7249 2 года назад
awr bar qaba 🥰🥰🥰
@IbrahimDakane-g2s
@IbrahimDakane-g2s 2 месяца назад
Habeen talado aah 03/07/2024❤❤❤
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 Год назад
Awr doobinayo maraa caadi u arko mar horaa iigu danbeese runtii
@mohamedalishuule6465
@mohamedalishuule6465 Год назад
Waaw waladhacay Qaali
@mohamedalishuule6465
@mohamedalishuule6465 Год назад
Asc
@JeyteJeyte-lm5yt
@JeyteJeyte-lm5yt Год назад
Waxaan xasuustay waayo wayo
@SAMIIRAAPDIQANI
@SAMIIRAAPDIQANI 10 месяцев назад
Manzhallah ax yaaaa hees ❤
@farhiamohidiin6846
@farhiamohidiin6846 Год назад
3:21 maalin jumco ah 19/8/2023 dhaqeysaaa intii iga dambeyaa like 👍 👌 ♥️
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 2 года назад
Awrka Kuqoslayaa 🤣🤣
@abdifatahahmed5569
@abdifatahahmed5569 2 года назад
Mxaa Ugu Qosleysaa Kkkkk
@FahadJama-o4z
@FahadJama-o4z Месяц назад
Heestani xasuus Bay igu leedahay wllhi
@nuuroowxaaji8165
@nuuroowxaaji8165 Год назад
2013 badiyiha gedo sxb farah dhere
@abdikahfi3831
@abdikahfi3831 2 года назад
where is this place kindly
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 2 года назад
Seems like somewhere in east Africa, probably not Somalia🤗
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness Год назад
Kabanle fanan iyo bar
@ibraahimfarxaansuleiyman7045
@ibraahimfarxaansuleiyman7045 2 года назад
Cajiib axsan hees dooxadii mudug
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Год назад
Wa hees macaan lkn maaha qaraami
@RaxmaMustafe-fm9mn
@RaxmaMustafe-fm9mn 7 месяцев назад
Waa qaraami Wll😊
@Musam377
@Musam377 Год назад
9-may 2023
@mohameridAnnsns-lj3mt
@mohameridAnnsns-lj3mt Год назад
waa dhinday nigii qaday😢
@guyomamo7129
@guyomamo7129 2 года назад
Still hitting hard. Best music 🎶🎶
@luckyfilms9529
@luckyfilms9529 2 года назад
Muuqaal qurux bdn
@cabdiaarosmaan3339
@cabdiaarosmaan3339 2 года назад
Wan ku wataa
@RaxmaMustafe-fm9mn
@RaxmaMustafe-fm9mn 7 месяцев назад
13/2/2024________>Fav song❤🎤🎸
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 7 месяцев назад
Can Australia camels dadka uu dil a Can somalia 🇸🇴 boqor geela
@yaskayassin3773
@yaskayassin3773 Год назад
3/12/2022 still wan xiseyaa
@fatumasahro1390
@fatumasahro1390 2 года назад
Waa hes jirta
@ansalwacdiahmed5346
@ansalwacdiahmed5346 8 месяцев назад
Heeskan sanadka 2023 ayaan ku dhamayn rabaa
@AbdirizackAdanhutle
@AbdirizackAdanhutle 3 месяца назад
Fv song❤❤😊
@gureyxasanxusen4922
@gureyxasanxusen4922 10 месяцев назад
Heestaan waxaale maxamed kabanle waa hees caana
@user-jx2ke4sr6g
@user-jx2ke4sr6g Год назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@IbrahimRashid-p5b
@IbrahimRashid-p5b 7 месяцев назад
Am from 🇲🇦 but I like this song
@qowlsametube970
@qowlsametube970 4 месяца назад
Who’s watching until 2024🎉❤ Always old is gold☝️
@abdifatahahmed5569
@abdifatahahmed5569 2 года назад
❤️❤️ Best SonG 👌✅
@maxaadqabataymaanta4557
@maxaadqabataymaanta4557 2 года назад
Waayo waayo
@CAZKA-GAMING
@CAZKA-GAMING 9 месяцев назад
Best qaaraami✌️❤
@hamdiabdullahi5718
@hamdiabdullahi5718 2 года назад
Maxamed xasan kabanle
@yaasiinaxmed1606
@yaasiinaxmed1606 Год назад
Wow❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedsalat4522
@mohamedsalat4522 3 месяца назад
samsamay halbooylaa😊
@Ahmed-d4v7u
@Ahmed-d4v7u 28 дней назад
ASC
@axmedcaliaxmedcali-zm2yj
@axmedcaliaxmedcali-zm2yj Год назад
Wah wah
@IsmaCi-l1x
@IsmaCi-l1x 9 месяцев назад
❤❤❤
@FardowsoSomali
@FardowsoSomali 4 месяца назад
Hestan waxn maqlijiray anigo yar walalkey badhageysan jiraay aniguna wan jcla inkaston ogen waxy kahadleyso xiligas igu dabeysay cawana iguso horeysay wlh sacban dhageysany cawo
@hassenhero1745
@hassenhero1745 12 дней назад
6 Septembre 2024 in Mayotte
@Somaliland.Qaranka
@Somaliland.Qaranka Год назад
MashaAllah 🥰
@abshirMaxamuudcadow
@abshirMaxamuudcadow Год назад
❤❤❤❤❤
@AhmedGuray-v7e
@AhmedGuray-v7e Год назад
waah waah
@ibraahincali-zj3ix
@ibraahincali-zj3ix Год назад
Masha allah
@DaauudSHAyuub
@DaauudSHAyuub 3 месяца назад
Heestan Waxaan Ku Safarnay Gaalkacyo To Laascaanood Anagoo Rasaas Sidna Miiroo Waalana Waanu Cunaynay Waxay Ahayd Bishii May-2023 waagii Iidoor goojacadde lagu Gubayey Waxaa Habeen kaaa Aad Noogu Sheekaynayey Saaxiibkay Qaaliya Oo Heesta ilaa daarto aan Qaad afka Gelin Cornell Siciid Gaagaale Hada waxan ku Qayilayaa Jiida Hore Ee Sallinta Guumays SSCD
@amiircabdi5451
@amiircabdi5451 Год назад
Wiil HOOG ayay ka Xanajiyeen is daji is daji zhp.😊😊😊😊😊
@xamdixussen2937
@xamdixussen2937 Год назад
Kkkkkk
@mahamedaadam
@mahamedaadam Год назад
Hhh waa qoslay walhi😂😂😂✌️✌️
@mahadaabdule9986
@mahadaabdule9986 2 года назад
Asc
@UmmuJabril
@UmmuJabril 2 года назад
Geela yaa Ka xanajiyay
@cali2119
@cali2119 Год назад
Hees jirta
@Maamo574
@Maamo574 9 месяцев назад
Qaraamiii 😅ha layga war hayo😮
@nuriagalgalo1304
@nuriagalgalo1304 Год назад
So sweet
@fartuunshahle-qb9uv
@fartuunshahle-qb9uv 11 месяцев назад
Kabanle legend ❤
@SakariyeCabdirashidmuxumad
@SakariyeCabdirashidmuxumad Год назад
The pest song🥰
@abdullahabdinur9302
@abdullahabdinur9302 2 года назад
Xasus Walee mxa kusamalelay
@raqiyosheikh2161
@raqiyosheikh2161 Год назад
Waaw
@maxamedmaxamud7543
@maxamedmaxamud7543 2 года назад
Garamigan ku margan Alaya cisig margan ka wa ku baxa wlhi
@AbdullahGerigelen
@AbdullahGerigelen 24 дня назад
Martin Angela Young Paul Lee Jason
@nooleaqlan218
@nooleaqlan218 Год назад
Still hit hard allah raxma 🇸🇴🇸🇴👏👏🦁💪💪
@user-fq6om1hy1y
@user-fq6om1hy1y 5 месяцев назад
FROM RABDHUURE TO KISMAAYO DHAMAAN 2024
@MunasarIsmail
@MunasarIsmail 5 месяцев назад
𝖪𝗂𝗌𝗆𝖺𝗒𝗈❤
@camirsomali9610
@camirsomali9610 8 месяцев назад
Who still listing 2024😢
@hazard300
@hazard300 Год назад
Old is gold😊
@ترتيب-ل1ك
@ترتيب-ل1ك 2 года назад
waxad iisasabaysee haa haa
@munayasin7190
@munayasin7190 2 года назад
Waw
@hamzaasadali7696
@hamzaasadali7696 2 года назад
Yaa qadey hesta
@mohabdi4912
@mohabdi4912 11 месяцев назад
Aguante beer mantar
@capdiafqoray3721
@capdiafqoray3721 Год назад
Adan tarabi jamac isagaa sameyay oo qaaday wax magarato
@ibraahimsiidcaliIbraahimsi-h2n
@ibraahimsiidcaliIbraahimsi-h2n 2 месяца назад
Humkobyarhuwaheshindi
@HuxleyAnsel-y9g
@HuxleyAnsel-y9g 4 дня назад
Walker Elizabeth Miller Kevin Davis Donna
@SalahSalah-z1k
@SalahSalah-z1k 6 месяцев назад
Xasuus Wlh
@GloriaOwens-i3n
@GloriaOwens-i3n День назад
Rodriguez Cynthia Rodriguez Brenda Taylor Michael
@RooseveltLance-o6h
@RooseveltLance-o6h 12 дней назад
Jones Elizabeth Miller Angela Smith Thomas
@user-ih6kv5cl3d
@user-ih6kv5cl3d 7 месяцев назад
bar qabkan yaa bnaan u istaagi kara🐪
@souyababdillahi7498
@souyababdillahi7498 Год назад
🙏🙏🙏
@souyababdillahi7498
@souyababdillahi7498 Год назад
masha alah alaha ku naxa risto nin adag iga dhe
@averylisebushman4370
@averylisebushman4370 5 дней назад
Thompson Lisa Lopez Brian Hernandez Michael
Далее
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Caashaqa Ma Dhaafnaa
10:10
Просмотров 58 тыс.
Heesta Ajal Qaraami Love Waayo Waayo
6:38
Просмотров 1,8 млн
Nabi Amaana
11:15
Просмотров 15 тыс.
Sakaraadka
8:05
Просмотров 78 тыс.