Тёмный

Heesaha geela loogu heeso waa imisa nooc Barnaamij cajiib ah 

LAAC TV
Подписаться 143 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 220   
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 лет назад
Walalkay Mubaarak Maxamuud Faarax Maxamed Cali Bullay (Walam Yare) Barakoow Abwaan Buuxa Oo Dhaqanka Iyo Hidaha Ruugay.
@saeedmire4572
@saeedmire4572 5 лет назад
Mashallaha Mubarak ma #barkad ba ?
@saeedmire4572
@saeedmire4572 5 лет назад
@@omarsollasofficial8926 Allaha ha ku danbi dhaafo Isdaajii aader wxba ha xanaqiin
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 2 года назад
War cumar.ninku ma reer cali bulaybaa , isma lahayn barkad baabla waraysanayaa.
@saynabbarre420
@saynabbarre420 5 лет назад
Maaasha Alaah waaba ashqaraar caadi ah. Maxaa luuq iyo jiib ah, Afkiina bir iyo boog Ilaahay haka dhawro.
@raaxoburaaleraaxo89
@raaxoburaaleraaxo89 2 года назад
Asc hooyo khadar
@cakulemedia330
@cakulemedia330 5 лет назад
Mnshallah Abwaan igarre yaasiin Xaaji iyo wiil nagu cusub ee aadka u firfircoon ee waliba geela aadka u yaqaanaa magaciisuna tahay mubaarik aad baan kuu soo dhaweynayaa waanan Ku farxay barmajkan
@Kiilaani
@Kiilaani 5 лет назад
Inta geela jecel like saar
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 5 лет назад
Chanelka Albabkiisa kabaha Rermagalnimda Iskaga so bixi We are Frome badiye♥️
@abdimalekhasan6785
@abdimalekhasan6785 5 лет назад
Hhh
@mustafeMS
@mustafeMS 5 лет назад
Anoo suub iyo sidko maalaan seexan weeyee sabaankii dheer sabool Adhi yari see u nooyahay
@kaviabdilahi8676
@kaviabdilahi8676 3 года назад
Annoo suub iyo soobir maalaan seexan waayaye, sac nin haystiyo sagaaraystiyo sabool adhilihi sabaankii dheer, See u nool yahay???
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 5 лет назад
Masha allah waa show aad uu fiican Waxan aad ugu mahad naqayaa Igare yasiin xaaji Oo noo hirgaliyay sugaanta geela inuu noo soo duubo Waxanan doonaya inaad sii badaisaan
@zeinabhassan7753
@zeinabhassan7753 5 лет назад
Maashaallaah. Aad. Baan. Uga. Helay. Heesta. Geela
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 5 лет назад
Anuu Ariga ayan aqan Gacalooy Xafada tag 😂 Xeradi Wata 😂😂😂🤦🏻‍♂️
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamesanimation8222
@jamesanimation8222 3 года назад
Wad iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣
@caashom624
@caashom624 5 лет назад
Alleylehe waa wax wanaagsan lagu farxo in lagu faano dhaqanka.
@muxidiincabdulaahi9922
@muxidiincabdulaahi9922 5 лет назад
Gudoonki geel jire waan ku dooranay ee hore usoco igare wan ku tageer sanahay
@abdiwalideekabdilahi2471
@abdiwalideekabdilahi2471 12 дней назад
Ninkii geel la haan jiray uun baa fahmaya❤
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Год назад
Maansha allaah rag waa kuwii dhaqankooda aan tuurin
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 4 года назад
Meela dhiman bey dhamineysaa anna dhabarkiyo meel dhexdaasaan dhaawac ka ahayo dhawranaayaa.
@hanaahmed2211
@hanaahmed2211 5 лет назад
MashAllah waxaan ku baranayaa sida badan vidoes-kaaga, sii wado shaqada wanaagsan.
@hawocadaar3025
@hawocadaar3025 5 лет назад
Igare Masha allaah dadku waa yahaan wayka Yara faaneen oo wan caynaa qofki lugu arko hidihidhaqan kiiba Lkn hada Insha allaah wadhelin guruub
@mohamedmohamud8042
@mohamedmohamud8042 5 лет назад
Ragii geela ka saaqiday aan ka mid ahay xasuus baad na galisay mahadsanid
@museadan2109
@museadan2109 4 года назад
Kkkkkkkkkk
@mohamedmohamoud6868
@mohamedmohamoud6868 5 лет назад
Ninkaan Waa geesi Geelana daacad u ah
@mohamedabraas0005
@mohamedabraas0005 5 лет назад
Allaylehe barnaamijkii loobaahna hadaaba hesheen sxbyaal halkaas uga hayoo horay usocda
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 5 лет назад
Mubaarag wlhy wuu ku haystaa waa ba maaxdey ee msha alalh
@abdigeeljirehabarbakhtiday4507
War igarre wiilka ka yaabiyay ayaa helay hhhhhh kusooceli kulahaa
@nimoabdille7765
@nimoabdille7765 5 лет назад
Mansha Allah afkaaga caano lagu qabey.
@umoridwaan1020
@umoridwaan1020 5 лет назад
Igare coda macaana. 💕💕
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 5 лет назад
Msha allah ina abti igare iyo Mubaarag Rageedi ba is hely allow idn dhowr dadkygiih aannjeclaa
@zeinabhassan7753
@zeinabhassan7753 5 лет назад
Markay. Orodana. Ogle. Faras. Iyo. Amiir. U egeey. Markay. Umashana. Aar. Wax. Dili. Iyo. Abris. U ekeey Markay. Olashana. Uuro. Roob. Iyo. Onkod. U. Ekeey. Ayro. Geeleey. Allow. Ku. Ogoow
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 5 лет назад
Inaba Caadi Maaha. Heestan iga Gadan
@xamzejaamacbiciidfuul7895
@xamzejaamacbiciidfuul7895 4 года назад
Dhadhan baan kuhaystaa 👌👌
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 года назад
Zeinab Hassan maasha alaah caadi maaha saad u taqaan
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 4 года назад
Zaynab hassan Hees aad uqiima badan oo aan kahelay ayaad nalawadaagtay mahadsanid
@munasuleiman7180
@munasuleiman7180 3 года назад
Gugan maantaa guursan Maayee waxba gabdheey Garbasaartiyo naaska guluc Liyo guudka ha iilulin
@Badea-zaman
@Badea-zaman 5 лет назад
Alaylahe geesi magaagaxdo Waxay xiiso ledahay marka uu ku waraysanayo nin kula fahamaya waxad ka hadlayso RAGBA IS HELAY GEESIYAAL AH
@hodancali8965
@hodancali8965 5 лет назад
عبد الرشيد سعيد عثمان cadowgiin jab niman kani berigaygii bay yimadeen baan umaylaynayaa
@Badea-zaman
@Badea-zaman 5 лет назад
@@hodancali8965 waa rag mudan in la taagero IGARE aadban utagera
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
عبد الرشيد سعيد عثمان haaa wlhii saax ayad sheegtay
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 5 лет назад
Waa sax ragbaa is helay maasha alaah
@maryanabdi1403
@maryanabdi1403 5 лет назад
Mansha Allah isoo qara is daan u barto,❤️❤️👍👍👍
@drshafsaabdihashi1690
@drshafsaabdihashi1690 5 лет назад
Mashallah mashallah hore usocda walalayaal
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 5 лет назад
Waaaw canbaro nuux rageedii
@abduldurraan1398
@abduldurraan1398 5 лет назад
LAACTV waan ka helay waxay nooleeyeen dhaqankii suubanaa ee aanu lahayn IGARRE , ABDI SHUKRI, HODAN halkaa ka wada hawsha Ninkaan yar ee dhaqan yaqaanka ah isna waa mahadsanyahy
@adanhassan7432
@adanhassan7432 5 лет назад
Hila bilig yiri aan bahda jirin ha ubugoono beerka hoosiyo boga ha ululin
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Wow walalkeey qalii afkada cano macan lagu qabay o weliba sedaxda xolaha wanagsan leeh
@umoridwaan1020
@umoridwaan1020 5 лет назад
🤣 🤣 🤣. Igare. Oxagee ugu muranteen. Halakaa iska. Hagaajiya. Waa good. Baramaamushu. 👏👏👏❤️
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 лет назад
Masha allah waa wiil geel jire nimada Phd ka haysta
@alimoha1209
@alimoha1209 3 года назад
Hhhhj hadaan baadiye jooga cisbatalna waa ku dhashey Liz luqadoodna waan aqaan laactv keep going brother igare1 love you man
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 года назад
“Sabool adhi yari see unoolyahay “
@Baashi-
@Baashi- 5 лет назад
Xasuuus wlhi ! Maanta geleynii oo aror ah ayaanba xasuustay oo kacabaaaayo Ceel cade
@fadumoali773
@fadumoali773 5 лет назад
ma balibusle baa ceel cade
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 5 лет назад
sxb igare yaasin xaaji sxb kuma aqaan laakin waxaa i kaabaraay barnaamij yadaaada faa iidada leh adiga iyo abdishukri halkaa ka hayaa iinsha aalh guul sx
@mubarakj6127
@mubarakj6127 5 лет назад
Waxan filaya inad ka heshen barnaamjkan marka kani midan kufarayaraystay mahane waxan idinkuso celinkara midan sifican aan usharaxay murti badana isugu jira wan idin salamay dhamantin
@Badea-zaman
@Badea-zaman 5 лет назад
Guulayso sxp qaali Inaan xikmada kaa faidaysto waan jeclahay hadad igalaso xidhi karto 00252634686352
@mahamedjamac3713
@mahamedjamac3713 5 лет назад
mibarag wad kuamahstihin barnijka Ad nala wadagten halkana nogasiwada
@leilahashi8841
@leilahashi8841 5 лет назад
Waa qatar masha allah
@cabiirahaldha6534
@cabiirahaldha6534 5 лет назад
Geelayagii oo ceel gows ku horan baan xasuustay
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Najax A Adan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 5 лет назад
Ceel Gows aaa
@cabiirahaldha6534
@cabiirahaldha6534 5 лет назад
Xalima Sacdia 😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 3 года назад
❤️
@cabulaahiciisecabulaahicii8650
Kkkkkkkkkkk cawa ragaa ishely
@DaruurMedia
@DaruurMedia 5 лет назад
Igare Aad Baan kuu salaamay niyohow ninkan ma ceelkii widh widh buu shubijiray
@sadiqmawlid1329
@sadiqmawlid1329 5 лет назад
Haa
@DaruurMedia
@DaruurMedia 5 лет назад
Sadiq Mawlid haaa
@cabiirahaldha6534
@cabiirahaldha6534 5 лет назад
Mansha allh aad baan uga helay waliba heesta geela
@ahmedkb2014
@ahmedkb2014 5 лет назад
War ninkaan cilmibaa kuduigane mrkle noo sooceli sxb
@zeinabhassan7753
@zeinabhassan7753 5 лет назад
Habaaska. Wa. Boorka
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Zeinab Hassan o madad an aqoon baa jira
@zeinabhassan7753
@zeinabhassan7753 5 лет назад
Dad. Badan. Oon. Aqon. Baa. Jira
@hiboibrahim1983
@hiboibrahim1983 4 года назад
" wixii la qora quruumo hadhee, muxuu hadal qiimo leeyahay". War heesaha geela noo ururiya oo noo qora.
@faadumoxasan7428
@faadumoxasan7428 5 лет назад
Geelaydiinoo dhanbaa comenti bixinaysa kk alaylahe dhaqanku waa macaan ogare iyo sxbkisan iyo cabdinahukri yo hodan wa dad soonali dhaqankeedu ku dheer yahay dhalin nadiifa ku qancay dhaqankooda maaaha alla
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 5 лет назад
Geerida haween guud la fidho iyo guursi laga qaad. Geeridaadana gaawe madhan iyo gaajo laga qaad. Geeridaydana guryi ba'ay iyo goblan laga qaad.
@Badea-zaman
@Badea-zaman 5 лет назад
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@efoot-ball845
@efoot-ball845 4 года назад
wow wowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
@husseinadam1978
@husseinadam1978 Год назад
Waa bad walahi
@hanadgarad5941
@hanadgarad5941 4 года назад
Adoo fiid fuley aan fogaaney libaax far weyn kum dilo w mrk libaaxa looga duceynayo in uu arag geela 🐪🐪❤️🐪❤️❤️🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪❤️
@halabuurtv1
@halabuurtv1 5 лет назад
Msh alla waa barnaamij aad uxiisa badan
@abdigeeljirehabarbakhtiday4507
Howga karantiyo hilaacyada bari iskuma heshide mid uun ku hagaag midna kahagaa Aabahay baan aad uga maqli jiray markaan geel jiraha ahaan jirnay
@drshafsaabdihashi1690
@drshafsaabdihashi1690 5 лет назад
Hhhh uukaa gabsady ninkani wale nin nool baa ku helay noolada labadiinuba
@nashadnalka7738
@nashadnalka7738 5 лет назад
Mansha allah wlhi waa barmaamij xiiso leh lknse waxaa fahmaya oo kaliya waa dadka somaliya kusoo koray gaar ahaan miyiga Iyo waliba dadkii hore
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Nashad Nalka saaxiix Abayoo
@jasinibrahim2154
@jasinibrahim2154 5 лет назад
Mubaarik libaax weeye
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 лет назад
Jaar waa dhiil. Caanaha. Geela lagu dhigto guriga oo lagu qotomiyo caanaha
@suleymanjaamac7037
@suleymanjaamac7037 2 года назад
Maansha Allah rag rag dhalay
@ibroibro2723
@ibroibro2723 5 лет назад
Masha allah waxa is helay laba Nin dhaqan yaqaan ah
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 4 года назад
Ascwrb inaad macawiso iyo go'yo aad xidhaataan bay ahayd ,si geela loo Soo xasusto.
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 5 лет назад
Mashallaah waa rageedii oo soo lumay sidayda
@fathiaalihassan8966
@fathiaalihassan8966 4 года назад
senyo lolay ado sahn tagay osaqafa meel siloon iyo suryo kuma dhigo ado jlaqlaa ojrmda jic wabigyo jerin kuma mud😂👉
@awaleosman4602
@awaleosman4602 5 лет назад
Walahy xasuusu igu qaaliya aniga 😂😂😂
@abdirizaqmohamed8731
@abdirizaqmohamed8731 5 лет назад
Mubaarak walamyare ahaa .
@daahiryare1067
@daahiryare1067 3 года назад
Hehehehehe raggeedii tubaakaa u saaran Saan filaayo guuleyso saaxiix walam yare
@salahahmed2091
@salahahmed2091 5 лет назад
in yarbaan ana ku darsanayaa hesa geele loo qaado marku cabayo hashaan ciilkeed ceelkaba u galay ha igu caratee ha iga celinana
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 лет назад
Alla hakaa jazaa'i siiyo wll Ereyo koob kooban lkn misaankodo culusyahay baad ku tabarucday. 😀😀😀
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Haa wakugu tageray walalkeey
@fathiabdirizak5745
@fathiabdirizak5745 5 лет назад
Igare wxn ku waydiyy baryahan adeer abdi shugri xagu ka dhcy wn u xiisee
@salmaanofficial368
@salmaanofficial368 4 года назад
Saddex boqol iyo sagaashan habeen oo sidka yahay sac nin maaliyo sabool sugiwaa wanse kugu simay . Gugan maanta guursan maayee waxba gabadhey garbosatiyo naaska gulucda leh iyo guudka hat lulin Gabal dhacay bay gabataayo sida gorayada geed kumarantahy
@SadamSayid
@SadamSayid Год назад
Heesahani wa hees adhileey Naga Barta oo ogadenia imawow
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 5 лет назад
Igare geel jacayl miyaa waxas oo dhan kaa kenaya 😂😂😂😂😂 programadaadi geel bay isugu dhurteene
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 года назад
la jecliya geela iyo hestisa🥰
@mahamedjamac3713
@mahamedjamac3713 5 лет назад
Man sha ala ninki mubaarig
@mahamedjamac3713
@mahamedjamac3713 5 лет назад
laba nin oo geel yaqana ba is helay
@omarciise5658
@omarciise5658 5 лет назад
Igare sxb barnamijkaan mad inoo jogteysid wa xiiso hore oo an ilownee
@fardowsahussein4731
@fardowsahussein4731 5 лет назад
Manshallah igarre iyo martidisa wan iidin salamay
@rahmasead8161
@rahmasead8161 5 лет назад
Wow wow good i love you brother
@rahmasead8161
@rahmasead8161 5 лет назад
More more
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 5 лет назад
Gadh-madoobaha Gu'gii maalaa Gaydha hore shuba. Hadduu duhursado oo isdaba galo Doob u riiriyo daangaslaa shuba. Ma tukade iyo taarig wadatooy Toobad xumadaan tiihey kugu nacay. Wiil magaalada soo maraan-maray Oo man-jacas helay, oo mar furay xalay........
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Mhmed Suleymn kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@inaalijmcoday8122
@inaalijmcoday8122 5 лет назад
Waayo waayo waqti xasuusleh oo aan soo qaatay kuna qaatay dalsankii iyo geelayagii dhexdiisa sigaara marka caraabada aroorka darangaynta waraabinta iyo darka Aan ku dhexraaci jiray bancade dhoodi hawd iyo cayn Inta la hurdiyo habeenimadaan hawsha qaban jiray goor hadaaayana geed hadhwaynoo Hablo joogaan
@museadan2109
@museadan2109 4 года назад
Wax la dhaqdo oo lagu tabco geel ba u wacan !
@nuuryare251
@nuuryare251 5 лет назад
Mash Allah
@halabuurtv1
@halabuurtv1 5 лет назад
Guul wcn halyaay
@macalinabdinaasir6486
@macalinabdinaasir6486 5 лет назад
wiilkan oo kaly ayaa ku fiican Tafsiirka Diiintaa Islaamka
@dagano1479
@dagano1479 5 лет назад
Geeljire waa garanaya waa ninka geela raaca lakiin dabadhoon waa maxay? .. Waa jeclahay dhaqankeena baadiye inaan barto baadiye waligeey laba habeen ban seexday intaan xasuusto insha Allah wan jeclahay markale tago.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 лет назад
Daba dhoon waa nooc geel jiraha ka mid ah. Waana inanka yar ee geela raaca.
@abdikarimhurrefarah1834
@abdikarimhurrefarah1834 5 лет назад
Waa wiilka yar ee caawiyaha u ah geeljiraha oo an ku aadin in uu ceelka biyo kasoosaaro lkn howlaha fudud qabto
@abdulahiburhan1626
@abdulahiburhan1626 2 года назад
Dabodhooon waxaaa weeye wiilka yar oo birha ama haruubka ama gaawaha sidaa rabto u aqood usida geela
@user-zv6ct8jz6o
@user-zv6ct8jz6o 5 лет назад
Woooooow nice 👍 🥰🥰🥰❤️
@ducaaleahmadqare4409
@ducaaleahmadqare4409 3 года назад
Anu ariga aqaana waxay aheed Daylo waxay tiri aan duceeyo naylo dadshe dooxo golol iyo deex halay geeyo
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 года назад
markaad qof waraysanaysaane oo laga duubayo arimahan oo kale , sgb iyo wakhtigaa nagu yar waa laga fiicanyey. wakhtigaa nagu yar soomaalidan bilaa shaqada ah ayuun baan ka maqlaa , tolow maxay qabtaan ee baas. anigu notyh america ayaan joogaa shaqo iyo xamaali baa tuur noo yeelay , se naga maqli maysid wakhtigaa nagu yar
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 5 лет назад
Reer gabdha iyo geel jir wacad ma leh gaalo deris ma leh gabooyo hadh ma leh anaa galayoo gabooyo hadh ma leh
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 5 лет назад
Igaaree gudomiyee waxaajiran dad sida will kaas xolaha aad iyo ad uyaqana oo tixgeliya manshaa allh wasoo dhoweynaya raga taqasuska uleeh gela xolaha ow gelu ugu mug culus yahay walee Somali waxay tiri nin an geel lahaynin wa cirka u tuur calalshan wa ceyr cml
@umushaficicabdlle5618
@umushaficicabdlle5618 5 лет назад
Waaa iga qosliyeen kuwani yabadana
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 3 года назад
Wiilal wacan naad tihiin program fiicana waad haysaan . waxaase fiicnayd inaad intaas ka balaarisaan .fikrad fiican a waa idinka siin lahaa .hadaan heli lahaa meelaan idin kala soo xariiro
@saeedmire4572
@saeedmire4572 5 лет назад
Geelo sool bad qaban Geelo soodan bad qadiin Geelo sidii hoore bad noqoan Geelo Saad biiyaha ku caab
@abdixamare5193
@abdixamare5193 5 лет назад
Igare iyo sxbkiis salaan shrfed Wxan doorbidilahayn sheekooyinka ila iyo dhaqashadisa la xarira.
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 года назад
Heesihiina waa laga kixmad macaanyay
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 5 лет назад
Foostadu dhowaantan ayay soo baxday ee waagii hore wuxuu ahaa (naadh) oo ah maqaar giraan lagu wareejiyey oo darka loo dhigo
@adnanismail3582
@adnanismail3582 5 лет назад
Igare wllo hore usoco
@yareabshir5113
@yareabshir5113 2 года назад
Mash alaa wax Lagufano
@daudabdirashidawil4419
@daudabdirashidawil4419 4 года назад
Cawlafmeeekii cadaadalaha Waad ucabatee waxaad ka cuntaba waa lagugu celin
@mustafeMS
@mustafeMS 5 лет назад
War ninkaas markale soo warayso hhhh
@maryamanuur9809
@maryamanuur9809 5 лет назад
Waa boodhka ama siigada ama habaas ka geelu kaciyo 🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪
@mshatulinho603
@mshatulinho603 5 лет назад
Sidii naag wayn oo ogaden o ardaya leh o ragu ag maro is walaqay hhh
@samsamadam9641
@samsamadam9641 4 года назад
😂😂😂
@hanadgarad5941
@hanadgarad5941 4 года назад
Hhhhhhhhh🐪🐪👑🐪👑🐪
@ibaahimyare7823
@ibaahimyare7823 5 лет назад
abwaan igare aaway hidihii iyo dhaqankii sawiradoodi haanti haruubkii toobtihii aawrtii
@dahirmohamed7398
@dahirmohamed7398 5 лет назад
Hadii ururkiyo afgalaha dibqaloocyada kan danbe u dhaco gugii durugye adoo duudwayn dayr sagahiro
@sadiqmawlid1329
@sadiqmawlid1329 5 лет назад
Maanshalah
Далее
Heesaha geel iyo muuqaal dad badan ka heeleen DAAWO
33:22
Аруси Точики ❤️❤️❤️
00:13
Просмотров 389 тыс.
Waakan Waraysigii  Xiisa Lahaa ee aad Sugayseen
21:53
Просмотров 4,1 тыс.
Heesta Geelaa markuu dararo iyo Cabdiweli Kingeero
8:18