Тёмный

HEESTA FOOCAAR 

SLNTV SOMALILAND
Подписаться 12 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

Heesta: Foocaar
Midhaha: Siciid Ibraahim Dool
Laxanka: Maxamed Miyir Xaaji
Codadka: Kooxda Fanaaniinta Qaranka
Duubista: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@CamelCorps
@CamelCorps 4 года назад
Heestan subax walba marka shaqada u diyaar garoobayaan dhagaysa i love you my people SOMALILAND 😘😘😘😘😉😉😉😉😘😘😘😘😘😘😉😉😉😉
@SakariyeLiiban
@SakariyeLiiban 4 месяца назад
Guuliso wallo
@MohamubaarakMubaarak
@MohamubaarakMubaarak 24 дня назад
Xagee joogah qaranka faxan oo risaaqada leh dhulbante baah boo booway hhhhh sida ahada ila tahay faqricaadiyah weeye 😂😂😂😂
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 Год назад
Aad baan ugu faanaa in aan somaliland ka. Soo jeedo ilaahay dalka ha inooo barakezyo
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 15 дней назад
Allow dhawr qarankayga dadkiisana is jecelaysii oo walaalee yaa rabi😢❤
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Good nationalists Somaliland artist's are very famous for nationalism and historic buildings of the nation.
@RudwaanXamuud
@RudwaanXamuud 7 месяцев назад
Somalinima Somalilandernima igala wayn guuul somalinimad ♥️♥️♥️🤍🤍🤍💚💚💚💪💪💪💪💪
@munaqaali4556
@munaqaali4556 Год назад
Masha allh wa hees
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 лет назад
Hees QIIMO leh oo maanta waxa taagan ka hadlaysa dadkeenu maansha Allah mar walba foojiganaa fankeena iyo murtiteenu waa nimcooyinka cadawga inagu majeerto ee ka makhruuqo
@alimussa5560
@alimussa5560 4 года назад
2002 Somaliland independent Somali state recongnized by the world just . All Somalilanders from One End to the End Unity , Justice Development for all Somalis in Somaliland. Somalilanders.
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 Год назад
Ilaahayow syaan u mahadiyaa iga, dhaliyey. Somaliland
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 15 дней назад
Allow dhawr qarankayga waa rejada keliya e an hsysto 😢❤
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 7 лет назад
Mansha Allah somaliland ALLOW DHAWR oo cadawgeeda jabi. somaliland guuuuuuul
@abdihersi305
@abdihersi305 6 лет назад
. ''^*¥=7
@user-hk1el9bd4j
@user-hk1el9bd4j Год назад
My love Somaliland 🎉🎉🎉❤
@FadumoHufan
@FadumoHufan 6 дней назад
Aad bn ugu faana qarnkyga mnshlhaaa dadbaa igu yidhahda haduu madxweynha jamuuriyda ku ogyahye xil buu kuu dhiibi lhaa qushi lkin waa wadnkyg wan jeclye
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 года назад
.Congratulations. Somaliland congratulations wixii horuumarey ka luumey lixdan saano ka hore ayaa dib loo helay. Hambalyo fananinta somaliland. Ibrahim omer
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 7 месяцев назад
Manchallah illahay haa garansiyo rer somaliland
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 года назад
Fananinta somaliland Waxaay qayb ku yihin halgan dheer . Hambalyo.
@maajidkilaasvlogs3870
@maajidkilaasvlogs3870 Год назад
Heestan wlhi kama daalo dhageysigeeda 2023! qarankan waxa iga muuqda dhiigi awoowyashay iyo tacabkii abayaashayo anaguna waxanu nahay faca u kacay qarankan waxanu hor ilaahay ugu dhaaranayna in aan ilaalino tacabkoodii halgan wana balan ilaah in aanu meeshay qaranka SOMALILAND soo gadhsiyeen ka sii jiidno xita hadii aanu kufno gurguurasho ayanu qaranka ku gaadhsin doona meeshay rabeen si aanu faca naga dambeeya iyo kuwanu dhali doonaba aanu uga tagno legacy uguna nolaadan nolol ka qurux badan ta aanu ku noolnay. Wale facba u kacay qarankeena hogaamiyaha 2050 ee qaranka ayay fariintani idinka timi.
@zamzamomar8178
@zamzamomar8178 7 лет назад
masha allah somaliland guul abid
@abdikelif9614
@abdikelif9614 6 месяцев назад
I love my somaliland ❤❤❤❤❤😢
@waamadeysaduunyadu7236
@waamadeysaduunyadu7236 6 лет назад
Guul guul hore ayaa loosoconayaa✌✌✌✌💚💚💚🗨🗨🗨💘💘💘🖎🖎🖎
@XaliimoSaleeban-kw4vg
@XaliimoSaleeban-kw4vg 4 месяца назад
Soomaalilnd guul❤❤❤❤
@Dabayl
@Dabayl 6 лет назад
Wow! inaba , inaba,inaba, inaba caadi maaha.
@AliAhmad-lk3cp
@AliAhmad-lk3cp 2 месяца назад
Foocaar micneheeda pls ii sheega
@fadxiyafaysal4191
@fadxiyafaysal4191 Год назад
Mansha alla somaliland
@NajahAdem-x8e
@NajahAdem-x8e 11 месяцев назад
Guul somaliland ❤
@RudwaanXamuud
@RudwaanXamuud 7 месяцев назад
2023 25 malinta an waligay ilawayn intii malinta an furimta jogom ayan salamaya
@gantaalmedia3184
@gantaalmedia3184 3 года назад
Hore usoco soomlind
@Mohamed-q8o9w
@Mohamed-q8o9w 8 месяцев назад
Ila maanta waa jeclahay heestan dhagaysigeeda
@sucaadcannel3688
@sucaadcannel3688 Год назад
Walee waa run farad baan ku meelkeenay
@davidwillium371
@davidwillium371 3 года назад
Foocaar=meecaad, godan, meecaad.
@calidaadle5947
@calidaadle5947 3 года назад
INTA AY XUKUUMADA KULMIYE JOOGTO LAGAMA YAABO IN DALKU BASIC KA SAX MATO XIGASHO WADDANI PART
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 8 месяцев назад
Walee dadka reer somalind.inaan cidina kula tartamayn.abwan nimo .iyo heeso.waa hiibo alle bixiyo
@MohamubaarakMubaarak
@MohamubaarakMubaarak 24 дня назад
War meeshaan qabeel baan oga jeedah qaran ma arko ictiraaf raadinayah gajaah tala kacara talo hadaa yelasaan doowlada soomaliya hoos imaada gaajo baah ina dishay 😅😅😅😅
@baashebaashe9158
@baashebaashe9158 6 лет назад
Guuuu
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Somaliland needs to cultivate Aricutural and produce food and stop world's assistance of food. Somaliland must encourage Aricutural development and stop food assistance from the world.
@maanwademaanwade440
@maanwademaanwade440 7 лет назад
Faqri ma jiree, aanu fahan yeelano ama aan is fur furno.
@user-hk1el9bd4j
@user-hk1el9bd4j 11 месяцев назад
my love somaliland am diaspora if my country need me to become military I'm ready to death it❤
@hebosaban9121
@hebosaban9121 5 лет назад
Xaldaha frqankoda .... hanolatto somaliland😍👍👏😂😂😂😂😂😂
@CamelCorps
@CamelCorps 4 года назад
Maantana dar baa u foogan( U Foojigan) xaaladaha furdaankooda💪💪💪💪💪intaasan ku cel ceshada🤣🤣🤣🤣🤣
@hyz2129
@hyz2129 7 лет назад
eeeesh qiyaaazak wlhy qiiiro.com
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 года назад
Faynuuskan rag baa uu daray been maha walahi inanu nahay iftiinka somalida waxay noga samri layiin lakiin dib ino siiri mayan hore u socda Somaliland
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 года назад
Somaliland wakhti dhow waxaay ka mid noqonta calaamkku horuumarey marka la eego dhinacyo nabadan oo kala duwan sii taclinta.dhaqaale abuurka.somaliland U joojin mayso nin yare oo lacag doon ah iyo wax la mid.
@kingmohazalah7497
@kingmohazalah7497 Год назад
Kkk Hargyza Iyo Burco bes Bay Nqon 2024😂
@khalifhisri3067
@khalifhisri3067 Год назад
tacabkana u wada fayta dadkaygoow
@mohamettapdiasiis1952
@mohamettapdiasiis1952 Год назад
Ma layga dareemayaa inaan qarankii qaawiyey 🤣🤣😅🤣😅😅
@sakariyemuuse1377
@sakariyemuuse1377 Год назад
Hooyadaa siilkeeda u sheeg 😅😅😅
@mohamettapdiasiis1952
@mohamettapdiasiis1952 Год назад
@@sakariyemuuse1377 abti Haa iska dheh 🤣🤣😂
@bintomar966
@bintomar966 5 месяцев назад
Dhib waxa kuugu filan inaad dhagaysanayso hees na dhiirinaysa oo dalkayagu leeyahay 😂
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 лет назад
Ha dhaco iidor awowgiis la gub gunta
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 лет назад
Habaar lagu kari waaa hed mooye
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Awoodaadu ma intaasay noqotay laf timireed oo iidoor xaaray muudmuudsade
@camayabdi1153
@camayabdi1153 7 лет назад
IIDOOR Land Ictiraaf helimaayaan waligood . Qabiil Qaran is mooday waa yaab
@Wadani1988
@Wadani1988 5 лет назад
mooshinkaland waaarka nasii aderka farmajo mee mr mooshiin ybiir buuka qaabiil ku sookaatray iyo booli umadeed
@hodanhabane5563
@hodanhabane5563 5 лет назад
Qabyaalad Ku naax tuug ,shi sheeye kalkal ,axmaar iyo tigree Dabe qoodhi, khiyaanoole, sooraac, iwm
@MohamubaarakMubaarak
@MohamubaarakMubaarak 24 дня назад
Hhhhhh wlhy waan qoslay
Далее
Heesta Tacab  Iyo Kooxda Xidigaha Geeska
9:42
Просмотров 109 тыс.
Школьник угомонил бандита!
01:00
Gayigeena oo xor ah Kooxda Xidigaha Geeska HD
9:22
Просмотров 339 тыс.
qeylo dhaan waawareey
7:07
Просмотров 221 тыс.
dhiibsane calankaygow
5:26
Просмотров 3,2 тыс.
HANKAAGU HA DHAAFO REER HEBEL XIDIGAHA GEESKA 2019
10:33
Somaliland hadaay tashatay maxaa loodaba socdaa
8:51
Просмотров 527 тыс.
Ustaad Qaasi Macruuf ( Heesta Waa-Duni )
6:22
Просмотров 2,6 тыс.
Школьник угомонил бандита!
01:00