Тёмный

Heesta: Ismoodsiis || Qalinle iyo Maandeeq || Balwo Lyrics 

Balwo Lyrics
Подписаться 43 тыс.
Просмотров 839 тыс.
50% 1

Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 354   
@MohamottAli
@MohamottAli Месяц назад
Inta 2024 soradisey hestaan qlabigaa idinka salamey🙏❤️🔥
@farhaan_dauth
@farhaan_dauth Год назад
Qalinle markuu Heesayo waxa la odhan Jiray Qalinle ayaa Heesaye Awrta Joojiya❤️
@jonasmk8231
@jonasmk8231 Год назад
Maandeeq sawta raxma
@sheeko240
@sheeko240 2 месяца назад
Reer woqooyiga uunbaa sidaaa oran jirey
@suugaanmedia
@suugaanmedia Месяц назад
​@@sheeko240oo dadka kale heesaha miyay fahmaan?
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 11 дней назад
dadka kale rer mii mahen jahligas mahen🤣🤣​@@suugaanmedia
@adnankafi4035
@adnankafi4035 7 месяцев назад
Mise waa ismoodsiis ❤23/02/2024 From Hargeisa, Somaliland meel udhow istaanka Jabuuti ❤❤❤❤❤❤
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 4 года назад
Waa ereyadii abwaan marxuum Maxamed Cumar Xuseen Huryo alla ha u naxariistee iyo codadka toolmoon ee alla ha u naxariistee muuse ismaaciil qalinle iyo faadumo cabdilaahi kaahin maandeeq
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 года назад
Abdiqadir ayaanle waxaanad aqoon u lahayn lama sheego erayada heestu waxay u dhawran yihiin xasan qawdhan yuusuf alle ha u naxariisto labada maskax maalba.
@sakariyeaxmed4085
@sakariyeaxmed4085 Год назад
@@khadarmohamed2676 wll huryo ayaa iska leh ereyada ee xishood
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 4 месяца назад
​@@khadarmohamed2676 huryo ayaa leh saxib waa la garanayaa
@MubYus
@MubYus Месяц назад
RUN.
@MubYus
@MubYus Месяц назад
M. C: Huryo alah raxma
@nimcaanyuusuf3254
@nimcaanyuusuf3254 Год назад
Heestan tolkey cidagalaa ku fara yaraystay. AHUN waxa sameeyay maxamed cumar huryo waxaana qaaday qalinle. ❤❤
@abdiqaniali6640
@abdiqaniali6640 Год назад
❤salama
@mahadabdillahi2478
@mahadabdillahi2478 11 месяцев назад
Ku darso oo laxankuna waa Gacayte ee kor u kac oo tolkay Garxajis dheh.😅
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 10 месяцев назад
Heestan waa heesaha miiga hadane waa hees riyo riyo ah micnacaha adi miya mise Anaa moodo iyo ma ogi wa umalenaa oo miiran waaye cjiip dadkii hore wlh alow idin naxariisto
@nimoyusufabdillahi4868
@nimoyusufabdillahi4868 7 месяцев назад
Wll heesta wxa semeyy soran oo arab ah maandeqna wa arab 😅
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 4 месяца назад
Maalka soofa maaha E maalka foofa weeye yacni maalka in la foofiyo oo la daaqgeeyo. Fananinta hesta qadaya Qalinle iyo fadumo mandeq Abwaanka sameyay hesta maxamed cumar huryo. Huryo iyo qalilne ale haw naxaristo Mandeq ale cimriga iyo cafimadka haw barakeyo
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 2 месяца назад
Soof iyo foof waa isku macno uun.
@abdideck2328
@abdideck2328 3 года назад
Agah war awawged Lagub heestu macanaa ❤❤
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@ilyaasmuuse5760
@ilyaasmuuse5760 Месяц назад
Goortu waa duhurnimo jawigua aanu maanta joogno wali gore uma arag in muddo ah 20/8/2024 ilaa xalay rooob ila hadda roob ayaa na haya oo kolba nugu soo hooraaya goobihii oo dhan waa fasax shaqada, waxbarashada mana aha maalin fasax oo waa salaasa alle nimcooyinkiisa haynugu manaysto❤❤
@abdisalamwehliye9425
@abdisalamwehliye9425 2 года назад
Dhallinyaro is maqashoo Mirta dhexe ciyaarguda Oo aan u madax ahay Markay timid rugtiinnii Maaday ahayd xalay Horta taan lasoo maray☺ Mise waa is moodsiis Oo maluhu waa been Mas'alada ujeeddadu. 😊🧡
@abwaankalafahore-wr1nv
@abwaankalafahore-wr1nv Год назад
Heestaan waa riyo riyo cml leesma hupo m.a muse qalinle waxu lahaa cod nimeed heesaha cuna iyo maandeeq wxe ledahay codka jaceylka
@sacadmo1511
@sacadmo1511 Год назад
Sida saxda ahi waa: Ma aday ahayd xalay Orta taan la soo maray.
@tosanetosane5502
@tosanetosane5502 3 года назад
Intii dawatay 2021 ismuujiya
@gobyanstar9150
@gobyanstar9150 Месяц назад
Heestan xasuus ay igu riday❤❤❤❤❤
@UgaasoMuuse-lx1rp
@UgaasoMuuse-lx1rp Год назад
Friday hargysa gaar Shannon jigjiga yar yar ayaan ku dhagysanyaa iyo jawi dagan qalinle alle haw naxariisto
@xabeebxabeeb8052
@xabeebxabeeb8052 4 года назад
WAA MIRO, WAA AF-SOOMAALI QADIIM AH, WAA HAA-SAAWE, WAA HOWRAAR, WAA MU'ALIF, WAA HEES, WAA LUUQ, WAA FANNAANIIN, WAA COD....WAA XASUUS KUWA BADAN OO GEEL IYO ARI KU RAACAY MIYIGEENNA AY OOYI DOONAAN, WAA SHUKAANSIGII BERI-HORE EE WACNAA, WAA LAMA ILLAAWAAN, WAA ADDUUN AYSAN KUWA IS-YEEL YEELAA AY ISMOODSIIYAAN, WAA DHAQAN KOOBAN BARASHO U BAAHAN
@abdirisaqmohamedali7413
@abdirisaqmohamedali7413 3 года назад
Xabeeeb aad iyo aad wlhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@musekhadir3888
@musekhadir3888 3 года назад
Qasab maha inan barto,sobobto aah, Djibouti iyan ku dhashey,dalkeyguna miyi maba laha,hadana waxa daganahey London hhhhhhhhhh
@amiinkaabdala5419
@amiinkaabdala5419 3 года назад
@@musekhadir3888wlahi qof aan miyi arag noolal wax badan ayaa ka dhiman sababtoo ah waa aduun kale
@musekhadir3888
@musekhadir3888 3 года назад
@@amiinkaabdala5419 adunka uu maleynmayo inan ku nolan laha sxb muxu igala maqan yahay
@amiinkaabdala5419
@amiinkaabdala5419 3 года назад
@@musekhadir3888 war horta bal soo arag OO markaas kadib ila soo xiirir ileen hada maba Adan arkine 😂
@ibracastro9311
@ibracastro9311 2 года назад
Wa Heesta ismoodsiis Maandeeq🇸🇴 iyo Qalinle🇸🇴 Aniga Oo Ah Nuur bile dhab Ahaantii Qalbiga Yaanku diirsadaa dhageysigedana kama daalo♥️Love
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 5 дней назад
CaLankan aad La ordaysaa muxuu yahay ma dad xanuunsanbaa tihiin horta dadkiinani
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Год назад
Waxay ila tahay heskan waxa laxanka saray Axmed gacayte Aun😢 qofkii yaqanow waad ifa ideyn karta
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 11 месяцев назад
Haa waa laxankii Ahmed Gacayte, midhaha waa huryo
@bashiirbadall234
@bashiirbadall234 7 месяцев назад
Laxanku waa qamar suugaani 😂
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 4 месяца назад
Nin aan isaga ahayn laxanka Noocan ah Ma keeni Karo Alle ha u naxariisto GOAT ka
@drmohamedamiinhusseincool6045
When I used to listen this song I was in pain 😭 but actually I was communicated when I send this message to the one I was looking for trust me such songs are useful and every interesting
@qaliladan4063
@qaliladan4063 3 года назад
Yaa ila dhagaysanaya 2021 March 1
@keyfmohamed6470
@keyfmohamed6470 3 года назад
Aniga☝️
@daalochanell5064
@daalochanell5064 3 года назад
Aniga
@daalochanell5064
@daalochanell5064 3 года назад
Aniga fron toronto
@DelPiero-nv5ub
@DelPiero-nv5ub 3 года назад
2300-1-3-2021. Aniga from London
@haniahmed5490
@haniahmed5490 3 года назад
Aniga walhy show fankii wali ma dhiman ee waala dhagystaa ❤️❤️😭💔
@abdirisakhusseingallaydh3965
Alle ha unaxariisto Maandeeq iyo Qalinle wxy ahaayen labo fanaan oo tiir dhexaad u ahaa fanka soomaalida
@jonasmk8231
@jonasmk8231 10 месяцев назад
Maandeeq way nooshay
@nimcocabdilaahi7692
@nimcocabdilaahi7692 Месяц назад
Heestan waxan maqlay 2022 intii kalena waan raadinayay imko oo ay tahay 2024 ayaan helay habeenko oo ah khamiis sogalayso bishuna tahay 21 08 2024
@midnimocadaalad8018
@midnimocadaalad8018 2 года назад
Balwo lyrics erayada sideedaad u saxday ...uu yar yahay inta erayada heest saxdaa hore u soco...
@Madadaal
@Madadaal Год назад
Ilaahay haw naxariisto Qalinle, Maandeeq Ilaahay cimri caafimaad leh ilaahay ha siiyo.
@MubYus
@MubYus Месяц назад
Mar hore ayay dhinteen, alah raxma
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 года назад
Subxaanaka yaa cadiim tani hees way dhaaftay
@MohamedAhmed-vs4sg
@MohamedAhmed-vs4sg Год назад
Muuse ismaacil qanlinle fanaanka kaliye taagero 😢❤
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 года назад
Axyaa hees legends Qalinle alle yarxam maama maandeeq❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 года назад
Wooow Muse Ismacil Qalinle Iyo Boqoradii Maandeeq😘😘😘😘😘
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 3 года назад
cajiib hadal maldahan oo meelo badan taabanayo .micnaha suugaantan runtii waan lamaqsuuday in 2021
@zubaydamaame842
@zubaydamaame842 10 месяцев назад
Hesta waan jeclhy wxn dhagaysanaya 31/10/2023 11:00 Habeenimo ❤
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 года назад
Hees ma aha Ee.waa hasaawe murti Xigmad Waxaa fahim karra nin Soomarey shukaansiga baadiyaha
@arizoonajr7625
@arizoonajr7625 2 года назад
From tiktok yala ilamid aH farta so tagaa
@dhanbaalhurusa6010
@dhanbaalhurusa6010 Год назад
Alle haw naxariisto hees macaan weye
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 4 месяца назад
Heestan waxa igu horaysay en dhagaystay anoo safar ah 2021 november safar dheer from Hargaysa to Garoowe, Magaalooyinka Soomaaliyeed, waa hes cajiiba codka fananinta iyo midhaha iyo ereyada soomaaliga ah ee ku duugan. 15/5/2024
@jacfaraxmed6682
@jacfaraxmed6682 2 года назад
Markaan dib u xasuusto bari samaadkii waan muraara dilaacaa.. Axeey xasuuus ......
@ismailalbana
@ismailalbana 2 года назад
Imagine this is a massage sending each other concerning about there fillings of love ❤ and what they fill when they were separate....... it's full of respect and responsibility...... let come to the muscians of nowadays .Full of nonsense words and actions although all are not same. Legends keep in peace ,full respect for old somali muscians.
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 9 месяцев назад
Maandeeq m.a cod naxariis ayeey laheeyd.😊
@ahmedaidid2178
@ahmedaidid2178 2 месяца назад
04-07-2024 Addis Ababa, Ethiopia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 месяцев назад
Allow U Naxiiso Muuse Ismaaciil Iyo Timerjabatay
@jonasmk8231
@jonasmk8231 5 месяцев назад
Fadumo Maandeeq iyo Fadumo Sar go, an ayaa la odhan jiray qurux darteed
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
Marsin iyo agtiisiyo anagoo marqaan naal mar aanfaallo dheergalay🥰 Thanks Balwo
@masnasaed1429
@masnasaed1429 3 года назад
Fanku marku fan ahaa
@abshiraxmed4379
@abshiraxmed4379 Год назад
Waa hees aad u macaan waxaana aad u fahmi Karo dadka kuso Koray miyiga ama baadiyaha dhalinyarada magalada ku so karoy ma fahmi karaan
@MubYus
@MubYus Месяц назад
RUN. reer magaalku waa dabaal.
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 2 года назад
Anagoo marqaan naal. Anagoo Marqaana Meesha haasawe farshaxan ah ayaa ka dhacay
@teamjobless6148
@teamjobless6148 Год назад
This was my favourite song 💗 imagine someone in love and how hard was I used to sing for someone who was special to me but actually I can't find her now but she also know this song full respect 👏
@ducaysanexaaji1955
@ducaysanexaaji1955 Год назад
Anoo ah mohamed omar mohamed/Boosto Heestaan Aad Baan U Jeclahay Waxaa Qaada Fanaaniinta Kala Ah, Faadumo C/laahi Kaahin Maandeeq Muuse Ismaaciil Qalinle Ahun. FAADUMANA cimri Dheer Baan Rabbi Uga Baryay, 2023/01/23 Isniin, Magaalada Mugdisho, Dagmada Cabdi Casiis
@ApdirashiidEidle
@ApdirashiidEidle 5 дней назад
Maanta oo taariikhdu tahay 15/09/2024 baan dhagaysanayaa like saar hadii aad dhagaysanayso❤
@zacahmet844
@zacahmet844 4 года назад
Markan dowlad ahayn dadkaan ayaa noo heesi jiray iminka cayayaan ayaa heeso
@bellam3780
@bellam3780 3 года назад
😂😂😂 bisinka!
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 года назад
reerka mar Aan urarey dhaan meel haro Ah Oon tagey oo maalka Joogiyo dadka maanku kobeyn muda Aada sheekada dhalinyaro kumuranee maa duu Ahaa kii horta imicinee howsha ila maamuley mise Waa is moodsiis maqalkiyo dhawaqaan Ana Sii macaan Sadey habeenka Ciida Ayaan marlabaad dhageysanayaa
@aadammuxumed317
@aadammuxumed317 Месяц назад
1:15 Waa hees markaan dhegaysto xusuuto dhaqankii aan kusoo koray. Ereyadu waxay koobayaan dhaqan aan in badan ka shaqeeyey haday tahay xoolo aan mayraco iyo dhaan aan hablo u dhaamiyo oo marka lararo ka dibna awrta gadhka qabto ilaa inta aanu gaadhayno gurigii ay ka soo dhaamiyeen habluhu oo haasawaha jacdaa guro . Marka reerku guuro habluhu waxay kaxeeyaan masha adhiga
@aliabdirahman667
@aliabdirahman667 4 года назад
Balwo Lyrics, waxa aad u shaqaynaysaan si wanaagsan oo qoraal cuddoon. Kaliya waxa dhiman uun in boggan lagu soo xidhi raggii waa weynaa, ee faallooyinka ka dhiiban jiray boggaga heesaha lagu baahiyo. Waayo, raggaasi waxa ay ka bixiyaan sharraxaad dheeraad ah badanaa. Aad baad u mahadsan tihiin.
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 года назад
Abdiqadir ayaanle waxaanad aqoon u lahayn lama sheego erayada heestu waxay u dhawran yihiin xasan qawdhan yuusuf alle ha u naxariisto labada maskax maalba.
@aliabdirahman667
@aliabdirahman667 4 года назад
Khadar Mohamed oo ma anaa idhiba waxaa aad sheegayso.
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 года назад
@@aliabdirahman667 raali ahaw ninkalaan u wdoo waan saxay.
@mohamedmohamoud4447
@mohamedmohamoud4447 Год назад
​@@khadarmohamed2676heestan waxa sameeyay maxamed cumar huryo
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Год назад
Waa cabdulaahi diiriye sooraan iyo maadeeq ee haysku qaldin
@MubYus
@MubYus Месяц назад
ma aha, waa Muuse . A. Qalinle iyo Faadumo cabdilaahi , maandeeq.
@caziizaosman7410
@caziizaosman7410 Год назад
Aduunyo, hadana sharma boy iyo fartuun balbalaarka badly oo ino heesa
@MubYus
@MubYus Месяц назад
🤣🤣🤣🤣, balbalaarku waa maxay?
@user-tg5wt1gk9v
@user-tg5wt1gk9v Год назад
Wa hees aad u macaan runti wan ka helay
@ifrahabdihayaan
@ifrahabdihayaan 2 года назад
I’m in love from 2018 to 2022 I love one person older than me heeskaan dhawr jeer kusoocelceshaday dadka in loveka ah uun baa fahmikar
@abdisamatabdinasirfolley8835
@abdisamatabdinasirfolley8835 2 года назад
Jacely waa wax jiiro huuno....
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
Intee sanuu kaa wayn yahay ninkaa jeceshahy
@nasirdhux1379
@nasirdhux1379 3 года назад
Caawa oo ay bisha 9laad ee 2021 ayan ku dhagysanyaa bar ubax Muqdisho
@Ontira23
@Ontira23 3 года назад
Hees bey dhaaftay heesta Asxan hees baan dhahayaa Alla yaraxma
@nasirdhux1379
@nasirdhux1379 3 года назад
@@Ontira23 caawa halkee ku dhagysanysaa adi
@nasirdhux1379
@nasirdhux1379 3 года назад
@@Ontira23 aaamin
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 2 года назад
Inanyahay Mar aan tagay Miyigoo barwaqa ah Oon maali jiray ramad💘💘💘
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 года назад
"Awrta mar aan u raray dhaan" weeye meeriskaasi.
@princesshoodo105
@princesshoodo105 3 года назад
Reerka Mar aan u raray dhaan weeye😊
@mustafexirsi
@mustafexirsi 2 года назад
@@mohamudissa4698 annagu ma Abokor Muuse ayaannu ka hadalnay?
@mustafexirsi
@mustafexirsi 2 года назад
@@princesshoodo105 kaa aad qortay iyo kan aan u fahmay labaduba macne ahaan iyo dhawaq ahaanba waa ay isku dhow yihiin.
@mohamudissa4698
@mohamudissa4698 2 года назад
@@mustafexirsi sorry
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 года назад
8/3/2022/salaasa 6mp hargeysa )wllhi kama dalo heestan alle ha u naxariisto iyaga iyo wixi umada nebi muxameda🤲🤲🤲🤲
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 4 года назад
Fadlan walaalayaal noo soo galiya heestii Maxamed Axmed Kuluc ee ahayd "cosob iyo caleeniyo".Mahadsanidin iyadoo original ah.
@iidfarax5320
@iidfarax5320 3 года назад
Heestaaa cosob iyo caleen waa heesha aan dhegaysanaayay labatan sano
@abdiladiif7296
@abdiladiif7296 Год назад
Heestaan jawi degan waxaan kasoo racy tiktok sahro billan Gabar aan tageero Kamblo 6/11/22
@mohamedarshe3933
@mohamedarshe3933 2 года назад
Horta taan La soo maray maris taasi waa marka Ninku ciyaarta galo badha la ciyaarta Ahaa La dhahaa way u (martay)
@Munira_Abdi
@Munira_Abdi Месяц назад
Orta weeye maaha horta
@cadnaanessa3245
@cadnaanessa3245 Год назад
j'aime cette chanson notre légende abwaan huryo allow kuu naxariiso
@fuaadxikmawi7056
@fuaadxikmawi7056 4 месяца назад
12/05/2024 Waxa aan ku dhagaysanayaa Jigiga gaar ahaan. Goobta bunka ee Reha caffe.
@hamsetanni
@hamsetanni Год назад
26 February 2023. One of my favourite songs 🎵 ❤️
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 года назад
Thanks To Balwo Lyrics
@farhiyomoha287
@farhiyomoha287 2 года назад
Labo fanan oo isla jabinayo m,a
@Walalka_waaye
@Walalka_waaye 4 месяца назад
Wxan Daawanahayaa 3/5/2024 maalin Jumca ah Magalada jijiga Ayana Jooga Gaar ahaan Xafadaha Jeel Ogadeen ✍️
@beingal-cadaala2307
@beingal-cadaala2307 4 месяца назад
17 may 2024 I am in Mogadishu🇸🇴
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 года назад
Mowjadan rogmanaysa halke ugu fudud oo loga bixi kara😊
@CarroEdeg
@CarroEdeg 2 месяца назад
Xasan Qawdhan Heestan waxuu ku alifay Qisadii dhabta ahayd ee Qalinle iyo Saado cali ku kala tageen, Waa markay ka tagtay ,
@MubYus
@MubYus Месяц назад
Hees wanaagsan.
@MubarikYusuf-ls1zx
@MubarikYusuf-ls1zx 5 месяцев назад
29.3.2024..1.47.am hanimo khamis jimce soo gelaaayo waa Ramadaan waaa codokiii tolmoonaa EEE Mr qllalinle iyo mandeeeq Waaaa dad macnaha lahaaa wey igu socotaaa wskjtigu haydiiin wacnaado asxbta melkastad jogtaaanba
@ayaanabdullahi4401
@ayaanabdullahi4401 9 месяцев назад
Xasuus igu ledahay heestan .....ma aduu ahaa shaly ruuxii I magac dhabay 😢meel layla joogin
@xamsedheere9829
@xamsedheere9829 3 года назад
Madey aheyd taan Maqashey meela 18-4-2021
@mohamohay4786
@mohamohay4786 2 года назад
Naylaha waaye
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 4 года назад
Maalin hiimsahiimsaha, fadlan sax lyrics ka
@mohamedfrh2007
@mohamedfrh2007 4 года назад
Hiimsahiimsaha mxa laga wada wllow🙏💯
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 4 года назад
@@mohamedfrh2007 waa waqtiga maqribka cadceedu sii dhici rabto ee habeen madaw badan weli la gelin laakiin aad si fiirsasho dheeraad ah wax ku arki karto, waqtigaas aa hiimsahiimsaha la dhahaa.
@ambasaadordeeq2447
@ambasaadordeeq2447 4 года назад
1972
@mohamedarshe3933
@mohamedarshe3933 2 года назад
Meel Hiimse-hiimse Ah Waa xiliga qoraxdu dhacdu habeenkuna Aanu soo Badan
@Captain_Mohamen
@Captain_Mohamen 2 года назад
11/9/2022 I'm in Berbera
@WARAN-KALYALE17
@WARAN-KALYALE17 8 месяцев назад
From 8/January 2024😂😂
@ahmedgray7309
@ahmedgray7309 7 месяцев назад
27/1/2024 la rochelle france 🇫🇷
@Hamsa1263
@Hamsa1263 2 месяца назад
27/6/2024 from berbera 😂
@yusufmohd192
@yusufmohd192 2 месяца назад
15 july 2024 moqadisho❤✅
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Год назад
Muuse ismaaciil qalinle Waxaan faalo kbixinayaa 15/6/2923 Mhmad shaafi diyo Jigjiga ogdenia
@rahmamohamedhasan4516
@rahmamohamedhasan4516 3 года назад
Xasuus Qaaliya😘🥰
@jeexdinTV
@jeexdinTV 2 года назад
Agah agah war heedtu qiima badanaa
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 года назад
Iminka waxaa la is yiraahdaa Uun abaayo waakugu riyooday ee adna ma igu riyootay
@falatenmahmud8503
@falatenmahmud8503 3 года назад
Hhhhhhh wlhi ben mahan
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 года назад
@@falatenmahmud8503 soo saas maahin
@Khaliil123
@Khaliil123 3 года назад
03.03.21 Mogadishu, KM4
@salaadxasan1532
@salaadxasan1532 3 года назад
Kula mid km4 12.07 duhurnimo 4 march 2021
@Khaliil123
@Khaliil123 3 года назад
@@salaadxasan1532 so dhowow sxb. Somalia ha noolaato!
@Khaliil123
@Khaliil123 Год назад
Still listening in Mogadishu at 28/05/2023 but in Waberi, Maajo section
@jonasmk8231
@jonasmk8231 Год назад
10-02-2023 Fadumo Cabdilahi Kaahin Maandeeq iyo Muuse Ismaciil Qalinle ❤
@rahmacumar3858
@rahmacumar3858 3 года назад
Ani heestaan waxaan siaada uga jeclaady qybaha danbe
@MubYus
@MubYus Месяц назад
Heesta qaybta hore maxaad ku nacday ?
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 5 месяцев назад
Anoo maalka soofiyo maaha waa foofiyo
@guuleedoomaarjaamac4409
@guuleedoomaarjaamac4409 3 года назад
Axya hees alla u naxariiso
@Updirizak7
@Updirizak7 Год назад
Esh calaa Heess❤
@suhaibawkeahmed3161
@suhaibawkeahmed3161 2 месяца назад
16 July 2024 in Hargeisa 6:30pm.
@abshirali9018
@abshirali9018 Год назад
walaahi heestaan hees waa ay dhaaftay waxaa la dhihi karaa waa tan kaliya ugu shidan heesihii beri samaadka
@darwiiizhhawd9856
@darwiiizhhawd9856 Год назад
Marqan wayne Hoygii DarwiiZhta 🐎 Cawa io jawi Muqdisho 18 Nov 2022 Haben Sabti So Galayso jimcana Baxay
@MubYus
@MubYus Месяц назад
Marqaan weyne & Buuhoodle Iidoor ayaa leh.
@jimcaleabdi-fw7fv
@jimcaleabdi-fw7fv Год назад
Ilaahow unaxariso
@abdiwalihassan6323
@abdiwalihassan6323 3 года назад
Fanku Waa Kan Ujeedada Xambaarsan
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 3 года назад
MARSIN iyo MARQAAN waaa laba deegaan oo hawdkaa gobolka doolo kuyaaala
@sayidhaaji6395
@sayidhaaji6395 2 года назад
Marsin gobolka qoraxay bay hoos tagtaa sxb
@Newheesocusub
@Newheesocusub 3 года назад
Anoo Maalka Foofiyo Mayracaya Xooloha weeye
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 2 года назад
Soofiyo weeyi
@mohamohay4786
@mohamohay4786 2 года назад
@@maxamedibraahim1355 soofiyo mxas waaye foof waa marka xoolaha foofaan durka adan
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 года назад
Mayday ahayd midaan maqasha Nayland ku soo maray bal sawiro qof sidaa ah oo aad ku riyootay subxaamaha yaa cadiim
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 3 года назад
Oo jacayl dartii tahay
@mohamedahmednur4319
@mohamedahmednur4319 2 года назад
THANKS GREAT LEGENDS
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 года назад
Si fcn oo la fahmi karo ayaad u so qorteen heesta lkn meel wad khaladeen sida meeriska ah “ Oo Maali jiray Ramag “ maaha ramad. Mhsnidin 👍
@sacidibrahim959
@sacidibrahim959 3 года назад
Ramag inysan ahyn filayaa Ramad geel dhalay weeyo
@abdihafidboos
@abdihafidboos 3 года назад
Wll Erayga Ramag hadii aad micne ugaranayso nala wadaag Erayga Ramad Geela dhal baa ladhahaaye
@sooyaalchannel1054
@sooyaalchannel1054 3 года назад
Labada erey waa isku micne Ramad=Ramag geel markaa dhalay.
@abdirisaqmohamedali7413
@abdirisaqmohamedali7413 3 года назад
Markay tahay cadceed dhaca Maqariirta dabadeed Iyo milayga hoyashada Anoo maalka soofiyo Mayracaya xoolaha Meel hiimsehimsaa (yaa garanaya hiimsehimse)?
@Evensbelle
@Evensbelle 3 года назад
Meel iska tagan sidii tallo. Hhhh, waan iska ciyaraya. Bal adiga inoo micnee!
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 3 года назад
Maqribka, goor aan si fcn wax loo arag
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 2 года назад
Hiimamowse ayaan nidhaahnaaa from awdal
@rahmadeeka6660
@rahmadeeka6660 Год назад
12/6/2023❤ Malaha waa is modsiis Maqalka iyo dhawaaqan Anah sii macaansadaY😢 😮
@MubYus
@MubYus 29 дней назад
😘😘😘😘
@MohamedAhmed-rl6pr
@MohamedAhmed-rl6pr 2 месяца назад
Anoo maalka foofiyo dheh
@jonasmk8231
@jonasmk8231 Год назад
Fadumo Cabdilahi Kaahin Maandeeq ❤️
@mahadabdulaahimuxumed1966
@mahadabdulaahimuxumed1966 Год назад
"Ma aduu ahaa shaley ruuxii i magacdhabey meel la ila joogine"
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA Год назад
waxaan dareemaa anigoo meel barwaaqo ah oo miyi ah jooga oo xooluhu wada dhaleen walahi markaan dhegaysto
@abshirnasta7041
@abshirnasta7041 2 года назад
Wlh waa hees degan caadi maaha
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 4 года назад
Balwo Lyrics Sxb Kinsi Xaaji Aadan dhankeeda bal u weecda
Далее
Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics
9:23
Просмотров 121 тыс.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
muuse ismaaciil qalinle HEESTII: daa,uus
5:53
Просмотров 1,7 млн