Тёмный

Heesta Maxaa Kurta Loogu Shubaa | Saalim Amoore | Heesaha Banaadiriga ee Bile Media 

Suugaan Bile
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Heesaha Banaadiriga ee Bile Media
Heesta: Maxaa Kurta Loogu Shubaa
Xasuusta : Sulfa
Codka: Saalim Amoore
#suugaanbile #bilemedia #biletv

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@mahadmahad1055
@mahadmahad1055 7 месяцев назад
Waa dadkii xalaasha ahaa,waa dad duntoodu xariir tahay,dulmiga aan aqoon,xalaal quudata ah, faro dheer Waleed weligeen ilbixi mayno.sidaas uun isula meereysta.unukaa leh Ku haya tan iyo qiyaamaha.
@MA-qn8gi
@MA-qn8gi 9 месяцев назад
Bring back Spirit of banadira 🇸🇴 👍🏼
@greatspead1363
@greatspead1363 8 месяцев назад
Xasuus walaahi. Muqdisho ma arkin 35 sano waxaan jogaa North America. Heesahaan waa hesahaan kusoo koray. Allow Muqdisho nabad inooga dhig. Magaaladan kudhashay❤❤
@niyaaladem
@niyaaladem 3 месяца назад
ALLE sabab ayuu dadka u abuuray, gacmo ayuu na siiyey hadana wuxuu yiri wax ku qabsada oo I caabuda. Nabadu waxay u baahantahay shaqo oo ay ugu horeeyso in laga shaqeeyo dhalinyarada qlabigiida in laga saaro cudurka kanserka (QABYAALADA). Bariiska karsan bilaash ku heli meeysid xitaa maqaaxida waa beeso ee nabada shaqeeysta oo dhalin baraaruji. Mahadsanid.
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 Месяц назад
Waqtigii heestaan soo baxeysey soomaaliya dowlad ayey laheyd waqtigaa rabtid ayaa soconaysaa magaalada muqdisho waxey aheyd meesha ugu nabad galyo badan ee africa sheekh sulfa ayaa lagu xasuustas heestaan boqorka fanka maan sheekh weyn waaye
@Canada-1958
@Canada-1958 8 месяцев назад
Mashallah! The young man is having the THRILL of his DAY!! what a GREAT TIME at XAMER WEEYNE!!💗❤💯🎶🎵🎸
@MaxamedCadde-ln9ni
@MaxamedCadde-ln9ni 8 месяцев назад
Yarka dheelaayo iyo fanaankuba makala dhacaan
@iidacalas8939
@iidacalas8939 4 месяца назад
Kaftan maaha jaceela iga keenee inaa kulanoo kaligee ahaanee 😂mis you my big city🎉🎉🎉🎉
@MmmMmm-xg6pp
@MmmMmm-xg6pp 7 месяцев назад
Maasha ALLAH and congratulations from somaliland To salim banadiri
@iidacalas8939
@iidacalas8939 4 месяца назад
Old school days music wil return😢legends 🎉🎉
@omarkabiilawajeer6375
@omarkabiilawajeer6375 3 месяца назад
I miss my hometown Mogadishu 😊
@callasyare
@callasyare 9 месяцев назад
xasuusti Abdullahi Sulfa the legend.. caadi maaha keep it up Bile
@MaxamedCadde-ln9ni
@MaxamedCadde-ln9ni 8 месяцев назад
Waxaan soo xusuustay 1989 iyo tiyaatar muqdisho iyo alfanaan Zulfa
@MmmMmm-xg6pp
@MmmMmm-xg6pp 7 месяцев назад
Just like ahmed rabsha Allah ha u naxariistee
@iidacalas8939
@iidacalas8939 4 месяца назад
Paesani ❤masha Allah originals😅city lions
@MmmMmm-xg6pp
@MmmMmm-xg6pp 7 месяцев назад
Fantastic wonderfull Thank you
@dearabii
@dearabii 8 месяцев назад
Great Somali Hanoolaato xasus aan inaba caadi aheyn
@saidmohamed745
@saidmohamed745 7 месяцев назад
Heesaha baanadiriiga nooleee from bosaaso
@Xogogaal100
@Xogogaal100 8 месяцев назад
This is Shabaab invested Mogadishu “HOW BRAVE THESE GUYS ARE!. Reminds me my childhood days amazing.
@sakariyakisow7232
@sakariyakisow7232 6 месяцев назад
How a baanadiri is Al shabab, and top of it is singing in the street?
@hassanhashi4091
@hassanhashi4091 5 месяцев назад
It was once Shabaab invested but lately people realized they have a functioning government that’s providing protection round the clock.. May Allah bless my birth place Xamar Cadeey..
@Hibocudoon
@Hibocudoon 6 месяцев назад
Masha Allaah ! Saalim Amoore keep going ahead boowe ! Hees banaadiri ah oo aad u macaan uu hore u qaadey Sulfa ayaad dib usoo noolaysiisey. Bravo ! 👏👏👏👏
@afitaaxronaldo7954
@afitaaxronaldo7954 9 месяцев назад
Shabshaloow Ciyaal xamar Lee fahmi karo ❤🎉Reer Koreed ama koytada ma fahmin karaan😂😂😂reer gobol waaye qofto 😂😂
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 8 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@saidmohamed745
@saidmohamed745 7 месяцев назад
Mxa laga wadaa shabshaloow
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 месяцев назад
*Shabshabloow shiinka Quraanka* *Ninkii sheega ma shalaayee
@iidacalas8939
@iidacalas8939 6 месяцев назад
Saalim paesani🎉 Masha Allah 😍
@user-dn8tn8zy1s
@user-dn8tn8zy1s 9 месяцев назад
Kal iyo lab waye 🎉🎉🎉🎉
@iidacalas8939
@iidacalas8939 4 месяца назад
Shabshabloo shiinka quraanka ninki sheega ma shalaayo ee shabaab hala shabsho sharcala qabayasha😮
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 7 месяцев назад
Aduunyo dadkaan waa ilmo ma xay kayaqanaan heesahaan iyo nabadii 😢😢😢
@iidacalas8939
@iidacalas8939 4 месяца назад
Zulfa style😅old school🎉
@aisha665
@aisha665 9 месяцев назад
WAAYO WAAYO
@omarsocoro586
@omarsocoro586 8 месяцев назад
Subxanalah masaajid agtiisa inaad ku heesto cidlo dareentay in jamacada hers ku qaado dad la’aan ku dhacday wlhi
@mustafomarafrah4562
@mustafomarafrah4562 9 месяцев назад
Ok waa
@guletgulet3389
@guletgulet3389 6 месяцев назад
Mooryaantii mad madoobeed oo reer Banaadir usually digest,good lucky.
@guwa1980
@guwa1980 5 месяцев назад
Ilahow Rer Banadir xafiid Rabiyow😢❤
@niyaaladem
@niyaaladem 3 месяца назад
Maxadan u dhihin Soomaaloo dhan RABBIYOOW xafid?
@guwa1980
@guwa1980 3 месяца назад
Couldn’t Careless maryooley…
@ahmedmohamud1334
@ahmedmohamud1334 3 месяца назад
Geedaa karkaray maxaa laga wadaa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 8 месяцев назад
1984 iyo Zulfa xasuus iyo xamar masntana waa bahalogaleen ciyaal weero iyo ciyaal faaycali ayaa madax u ah
@AbaasOsmaan-b1n
@AbaasOsmaan-b1n 7 месяцев назад
Moqdisha waa nabade hawiya unbaa haleyneynaaye
@niyaaladem
@niyaaladem 3 месяца назад
Muqdisha waa dhul Hawiye oo ay u ogaaldeen soomaaloo dhami in ay ku noolaadaan, hadii ay kali ku ahaan lahaayeen waxbadan beey ka duwanaan laheyd Soomaaliyada kale. Hawiye kaliya meesha ma joogo.
@abdulkadirhassanhussein8470
@abdulkadirhassanhussein8470 7 месяцев назад
😊😅 3:47
@ahmedd9046
@ahmedd9046 9 месяцев назад
Waaw xusuus waayo waayo.
Далее
How to split your drink
00:45
Просмотров 815 тыс.
Heestii Balad Xaawo | Barnaamijka Qaraami
7:35
Просмотров 53 тыс.