Тёмный

Heesta: Tuke|| Maxamed Axmed Kuluc|| Balwo Lyrics 

Balwo Lyrics
Подписаться 44 тыс.
Просмотров 148 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 года назад
Cigaal haddii uu 68kii Laxan sameenaaayey walee inuusan ahyen nin sahlan, islamarkaana uu u sameeyey aabihii Masrixiyada Somalida ee Kuluc AUN. Waa uu kaga shanqariyey iga walee. allow Cimriga kuu barakee. Aamiin
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 года назад
Waa hees runtii aad u miisaan culus, waxaa iska lahaa sidaad sheegay #abwaan #dheeg waxaa sidoo kale isna baydad ka mid ah lahaa AHN #Abwaan #Sangub Taariikhduna waa 1968. Ciddii rabta inay hubsatana ha daawato abwaan dheeg oo ka Waramaya. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pfBBDTGfRak.html 14:22 - 14:30 Xiddigahaan toddobada ah Een tobanka gaarayn Waqtigay hor taagane Baydkaas Ayuu ku lahaa, wuu garanayaa ninkii farta abwaanada kala yaqaan, Mar hadday xaajadu falag gasho. Lkn Mar kasta ninkii Heesta bilaaba Ayaa qaata. Mahadsanid in.
@falagameera5577
@falagameera5577 4 года назад
Op op op sxb nacn tarikh dhaxal galad nala wadagtay mahdsind sidad heestan wayaheda wadata nola wadgtay
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 5 месяцев назад
Suugaan dhaadhi is nacay ayaad tahay,waxaan ku garanayaa raga falagga iyo xididigiska looga hadhay waa Singub iyo Qaasim intan danbe sugaanta somalida
@sharmaarkecabdi1775
@sharmaarkecabdi1775 4 года назад
Waa hees cajiib ah runtii. Maxamed Axmed Kuluc aabbaha masraxiyadda fanka Soomaalida ayuu ahaa. Alle haw naxariisto, isaga iyo wixii islaam ah ba.
@maxamedabdinour-dt1zf
@maxamedabdinour-dt1zf Год назад
Xidigahan todobada ah een tobanka gaadhayn wakhtigaa i hortaagane! Alla hadaladu culusaa
@ibnuaxmedcismaan4586
@ibnuaxmedcismaan4586 Год назад
Cajiib!!! Heestan rag badan oo wiimo leh ayaa isugi tegay. Inta dhimatay Allah ha u naxariisto inta noolna cimri dheer iyo cibaado suubban
@adamabdi2917
@adamabdi2917 4 года назад
axmed cali cigaal nin farsamo yaqaan ayuu ahaa
@Bulshaaleh655
@Bulshaaleh655 4 месяца назад
Waaryaa. Ragga Heestan isugu tagay waa rag culculus. Kuluc Allah ha u naxariisto. Cigaal Iyo Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) Iyo inagana Ilaahay ha inooga daba naxariisto. Cimri dheer Iyo Caafimaad qab
@siciidmaxamed7432
@siciidmaxamed7432 5 лет назад
Taariikhdu heestu/riwaayaddu waa 1968. Mahadsanidin, Balwo Lyrics.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 года назад
1978kii abwaan dheeg dalkaba muu joogin malaha
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 3 года назад
Waa runtaa, lkn heesta waxaa alifay baydka hore Abwaan ama xildhibaan Dheeg 2 bayd oo dambena waxa alifay AUN abwaankii cilmiga xidigaynta iyo dayax raaca Maxamuud Cabdullahi Ciise Singub. Laxanka iyo music waa Axmed Cali Cigaal 1968
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 4 года назад
Hees macaan eraydii abaawan dheeg laxankii iyo music gii Ahmed Cali cigaal
@alisaid2008
@alisaid2008 3 года назад
Mirihii abwaan dheeg laxankii a.c.cigaal codka m.a.kuluc
@ahmedismail3303
@ahmedismail3303 5 лет назад
Waxaan idinku mahadnaqayaa sidaa heesaha soomaalida u ururinysaan.waxaan idinka codsanayaa inaad soo galisaan heestii BAL ILAALI ee axmed mooge qaade alle haw naxmee
@hoodoaxmed8815
@hoodoaxmed8815 4 года назад
Ado mahadsan waxad noso galisa heesti maxamed axmed kuluc alleh hawna xariste ee curub 16 jira
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 4 года назад
Allahaw naxariisto maxamed Axmed kuluc kaliya ma ahayn fanaan lkn wuxuu ahaa aqoonyahan jiitay waxay habro wadaag ahaayeen allahaw NAXARIISTEE madaxweyne cigaal sido kale isku class bay ahaayeen suudaan baa loo diray kuluc wuxuu ka yimid isaga oo heesaya
@adenaden9395
@adenaden9395 3 года назад
Alla ha naxariist sidoo kale waaxa Kala dhalay Aabahay. Maxamed axmed kuluc iyo Ina cigaal ma sedex walaalo ah
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 Год назад
Hees waatan waan ku raaxeystaa Kuna soo cesh-ceshtaa
@adammohed5416
@adammohed5416 3 года назад
Toddob guuxa iyo Togbaa igu xidhmee Sidaas ayay sax.ku tahay
@KadarDirie-d4d
@KadarDirie-d4d Год назад
Tol Allow maxay noqon🙃 Yaa I talaabin doona🤌🏾🚬😕!!!
@abdimagan3482
@abdimagan3482 3 года назад
taariikhda naga saxa Riwaayaddan maahaha 1978 waddankaba ma joogin Abwaan Dheeg
@mohamedabdi536
@mohamedabdi536 Год назад
Erayadii Abwaan Dheeg
@aliismail5615
@aliismail5615 Год назад
Ruwaayadu waa 1968 not 1978 Abwaan Dheeg wakhtigaa wuxuu joogay Kenya
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 2 года назад
Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi
@maguled
@maguled 2 года назад
Farshaxan baa u dhan heestan, laakiin duubis kale oo kaban ah baa iyana jirta oo heer sare ah.
@Dhagacadde_10
@Dhagacadde_10 Год назад
Rag dhaqaaqii ayaa heeskan iskugu tegay Laxamada Axmed C. Cigaal waa kuwo meel kusoo qabana oo dareenka qofka si qumman usoo jeedinaya iyada oo ay sidaa ahayd ayaa waxaa heesta ku luuqeeyay ruuxtii fanku ku dhex noolayd ee Kuluc waa qof xitaa marka uu sheegaynayo aad is dhaysid malahaa wuu heesayaa. Jannadii gal idam Eebbe.
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 Год назад
Bishu toban weeye tirada habeen la.e adaw tagi karaayee tukayahow fariin adag taan jeclaa u sii gee 1968 ruwaayadii taliyo tacab maxamed maxamuud yaasiin dheeg ayaa sameeyay hada mayla socotaa balwooy mahad sanidiin
@maxamedjiisoow8640
@maxamedjiisoow8640 9 месяцев назад
Sxb riwaayadii uu ka mid ahaa gees Duke magaceedu waa talo iyo talaabo ee maahan talo iyo tacab sanadkeeduna was 1966 ee maahan 1978
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de Год назад
Tukayahow fariin qaad, taan jeclaa u sii gee
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 года назад
Erayadii abwaan dheeg
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 года назад
balwo sxbo waad cajisteen cml
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 4 года назад
Heestan Kama daalo dhegaysigeeda!
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Год назад
Adaw.tegi karaayaa Tukeyahow fariin adag Kan jeclaa gaarsii❤🎉 I igu dhiiba bal 15/4/2023 h axad ah ramadaan ayaa gabogabo ah rabbi hanagu dhameeyo qeyr iyo baraaee❤
@AbdiramnHiliye
@AbdiramnHiliye 7 месяцев назад
😂❤😂 is diyaari. Hadad nooshahay Hal Maalin Ramadan ka dhiman😂
@haawodagan5472
@haawodagan5472 7 месяцев назад
@@AbdiramnHiliye alxm wllo waa noolahay 🤣 alle hanaga dhigo kuwii ka faideesto
@mohamedabdulahi6764
@mohamedabdulahi6764 7 месяцев назад
​@@haawodagan5472inder bal ila so qor whssp gabar aad uga helaad tahe hadad madax banan tahy
@khadarbaadil3419
@khadarbaadil3419 4 года назад
Heestu waxay ku jirtay riwaayaddii TALO IYO TALLAABO oo uu Dheeg sameeyey 1968
@walaalcci6809
@walaalcci6809 2 года назад
wax kle hadaa dhagaysanayaa 18 october 222😏
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de Год назад
Fadlan screenka ku soo qora abwaanka midhaha heesta leh
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 года назад
Hees mug leh waaye walle, rag culis baa iskubahaystay walle!!
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 5 лет назад
Mahadi korkaaga ha ahaato balwo chanelkaagu waa muhiim
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 4 года назад
Fadlan riwaayadii oo dhan soo geli
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 4 года назад
Abwaan dheeg ayaa lahaa riwaayadii TALO IYO TALAABO
@abdiqaniaadan8455
@abdiqaniaadan8455 5 лет назад
Loo kala tag hawl iyo Ninkii Tamar yaraayee Tol Allow maxay noqon Xasuus gaaray ii leedahay heestani
@Mamar6310
@Mamar6310 Год назад
Erayadii ABWAAN dheeg
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 3 месяца назад
Erayga macnaha Toomman dadka garanaya dhif weeye. Hees kale oo ay ku jirtana waxay ahayd "saw toomman-naaf galay". Waxa qaada Shamsa Cumar.
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 5 лет назад
Cajiib
@iamhaleel
@iamhaleel 5 лет назад
😉😋
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 9 месяцев назад
Hablahaygi oO dhalxan sidayala sidayala
@Mu5lis
@Mu5lis 5 лет назад
Fan laba maaha
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 9 месяцев назад
Aragti. Ma uu. NOLAN. Kara hablahaygi qubaysko koyaryahay
@cabdilfataaxaw-ismaaciil3102
@cabdilfataaxaw-ismaaciil3102 4 года назад
Tol ALLOOW maxay noqon...? 🤔
@mukhtaarabdisamed8348
@mukhtaarabdisamed8348 4 года назад
Ereyo tolmoon iyo codcajiiba
@hindaabdi9323
@hindaabdi9323 5 лет назад
cajiib
@davidwillium371
@davidwillium371 4 года назад
Boqorka fanka,. The rest is politics.!!!
@ahmednajax3685
@ahmednajax3685 3 года назад
am
Далее
He went ALL in 😭
00:12
Просмотров 1,9 млн
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31
Maxamed Axmed Kuluc - Hees Caashaqa Adaa i Baray
7:41
Hees: Carro-Edeg || Maxamed Mooge || Balwo Lyrics
7:50
Heestii  wallee  nin hurdaw  halowda  dantaa
12:08
Просмотров 50 тыс.
Wareysi laga qaaday Maxamed Axmed Kuluc 1974
29:56
Просмотров 32 тыс.
Heestii:~ Ka hadhbaan laha(Kaban)
9:35
Просмотров 16 тыс.