Тёмный

Heesti 21 Oktoobar - Oktoober Waa Tee - Waa Taayadii | Jaalle Siyaad & Golaha Sare Ee Kacaanka 

ABDI ASKARI TUBE
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 1,1 млн
50% 1

Oktoober Waa Tee - Waa Tuma? Waa Taayadii !
Haday-Tahay Teenii, Taariikh Maleedahoo Maxaa Lagu Tilmaamaa?
21ST OCTOBER 1969
HAPPY 46TH ANNIVERSARY BLOODLESS COUP REVOLUTION.
#JaalleSiyaadBarre #‎SomaliStories‬ #Kacaan #TowaraddaBarakaysan
AUN #AabeSiyaad….
*Haddaan Saanad Culus Laysla Dhicin Xamarna Saaltaynin,
*Sacabada Haddii Ayan Dhigan Taajirradu Suuqa,
*Siyaadow, Siyaadow Haddaan Waaya Lagu Suuxin,
*Soo Celi Allahayow Haddaannu Noqonin Sowdkiinnu,
*Soomaali Wacal Baan Ka Ahay Ee Saa Halla Ogaado..
Tixdani waxaa Tiriyay - Abwaan Nuux Saciid Naxar
Markii uu #AUN #JaalleSiyaad Kabaxay #Xamar..
*Waxaad Moodda Abawaanka Erayada Tiriyay in
Waxa Dhacaya Hore U Ogaa….
..................................................................................
.......................................................................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and #SUBSCRIBE
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 590   
@karamacadde8477
@karamacadde8477 7 лет назад
Wlhi wxn lailmeeyay qruxda iyo kla danbeenta kajirtay somalia allow hdane kadhig adgaa awoode
@nimraazsom8934
@nimraazsom8934 6 лет назад
Karama Cadde aamiin wll
@fuaadali4310
@fuaadali4310 6 лет назад
Ameen sxp ilhy wax kuma ahee
@mohamedhaile599
@mohamedhaile599 6 лет назад
Karama Cadde Aamiin Yaa RABI Yaa ALLAH
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 лет назад
Karama Cadde ameen
@somaligirl2724
@somaligirl2724 6 лет назад
Karama Cadde aamiin wll in sha allah weyso laban
@Ifften2010
@Ifften2010 7 лет назад
Unity is the best for my nation. Somaliyeey stop qabil. I have no qabil. I am simply proud Somali, pls like this message if you are with me.
@mohamedkullow731
@mohamedkullow731 6 лет назад
Farxiyo Bare yah that is great let unite for our country for development
@sahrahussein7651
@sahrahussein7651 6 лет назад
Farxiyo Bare
@salloahmed5975
@salloahmed5975 6 лет назад
Farxiyo Bare qabiilka aad shegayso idinku iska daya Somaliland masoo laa banaysee
@mohamedkullow731
@mohamedkullow731 6 лет назад
Sallo Ahmed that is ur opinion.
@PrettyiinPurple
@PrettyiinPurple 6 лет назад
Farxiyo Bare 💜
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 6 лет назад
21 october maalinti qaranimo soomaliyeed ee adag oo xoog leeh aanu helnay jaale madaxweyne maxamed siyaad barre allaha u naxariisto geesi inaga baxay 😭😭😭😭
@mohamedabdi4520
@mohamedabdi4520 Год назад
How beautiful was somalia of that time compared to the current state For sure the man bulid the very smart He was a patriot Siyad barre May Allah have mercy him and grant him jannatul firdows And may Allah unite my somali people and our beautiful country 🤲🏽 Viva somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xirsigeesood5015
@xirsigeesood5015 Год назад
Szzzzzz
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Dabcan hal qof wax ma qaban karo e nimanki kacanka wadaniyin bay ahayen musuq iyo qabil an aqon
@yasinalih6685
@yasinalih6685 6 лет назад
Wlhi somalia way kuftay Allaha kiciyo Somali military force
@mohamedkullow731
@mohamedkullow731 7 лет назад
Nin karti leh ayu ahaa.Alle xa unaxaristo Aba siyad
@Somali_Wadani
@Somali_Wadani 8 лет назад
21 Act Malinti Somalia Mugdiga Kabaxday Masha Allah Aboow Siyaad ALLOW kuunaxariso ALLOW DOWLAD CADILA NASII AMEEN
@Libanwolf
@Libanwolf 7 лет назад
young ganno hada somaliland maxaad ku heysa, dadka tahriibka ka joogi, AUN siyaad barre hormarka uu Somalia gareysiyey ina siil haku gareysiyo
@JAY-nc4kj
@JAY-nc4kj 7 лет назад
Love ONLF Aamiin Aamiin Aamiin
@munaofficial1689
@munaofficial1689 5 лет назад
Alaah hawnaxariisto waayo qof muslina ayuu ahaa
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 3 года назад
" Waxaad igu tilmaanten Kaligii Taliye " " Wada taliya bal somaliyey " Waa dardaaranadi ugu dambeyay Jaale Siyaad 😭❤🙏
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 лет назад
*Alle hakuu Naxariisto Geesi Siyaad☆*
@bahjonalka7584
@bahjonalka7584 3 года назад
Amiin Allah haunaxristo
@rabiicdiaby7095
@rabiicdiaby7095 6 лет назад
aapo siyaaad allha ha u naxariisto geesigiiii somaliyeeeeeed 👌👌👌
@simansaida5677
@simansaida5677 3 года назад
I 💘 Siyaad Barre. Mareexaan madaxnimo u Daa, Hawiyana Haa u Daa.
@alahayowarligeygukiiisraac4225
💕🇸🇴 MAXAMED SIYAAD BARE AUN 🇸🇴💕🌹🌱
@fouadsantanadideh6758
@fouadsantanadideh6758 Год назад
macha'allah l'époque ou la somalie fut au sommet de sa puissance , un jour nous , peuple somali , retrouverons la place nous est du dans ce monde .vive la somalie .
@asiaukash9175
@asiaukash9175 5 лет назад
Allow unaxariiso aaabo siyaaad 😭😭
@kccfhgcchhhj956
@kccfhgcchhhj956 8 лет назад
gaal madow iyo gaal cad ba waa laysugu tagay fikirka ah in laga caqli badiyo soomaalida
@abdirahimahmed2990
@abdirahimahmed2990 8 лет назад
viva somalian
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 5 лет назад
Beautiful Comments. May Allah rest your soul MSB One Love Somalia❤
@franskafka5913
@franskafka5913 3 года назад
Markaan arko qof leh ilahaow siyaad bare u naxariiso,ana wxaan idhaa ilahayow hitler u naxariiso,hadalkayga dhuux intaadan soo jawabin🙏
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 года назад
@@franskafka5913 jahilnimanda iska daaya isaaq Ethiopia land
@abubakarahmed1088
@abubakarahmed1088 Год назад
@@LexlutherVII Waa runtaa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 11 месяцев назад
Amiin ya alah guri qurux badan dumiyen wana dhisi la nahay af le hayan iyo tugsi dalkena qawan Hal markab xita laheyn runta leysku dilaya 😂😂😂😂
@dekoosman22
@dekoosman22 5 лет назад
Happy 21Oct maalinteena allow kuu naxariiso mudane m.siyad barre
@safiyoahmed6534
@safiyoahmed6534 5 лет назад
ilahow ku naxaristo somaaliyey u duceeya xasinimada iska daaye libaaxi Africa 😭😭😭😭😭😭
@aymanbashir9286
@aymanbashir9286 7 лет назад
abow unaxariso Abe jalle siyad bare
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 6 лет назад
Eebow soomaaliyo mida 21 aktoober 🔥
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 лет назад
21 octoobar maalinti nuurka loo shiday soomaliya ilaahy ha unaxariisto aamin
@ahmedmaalin988
@ahmedmaalin988 6 лет назад
Waa waqti xasuusmudan
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 6 лет назад
Abdull bulbul amin
@ssh1898
@ssh1898 6 лет назад
And 14 October black day
@rahmomusehuseein2901
@rahmomusehuseein2901 5 лет назад
21 octoobar maalinti nuurka loo shidy soomailaahy ha unaxariisto aamin
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад
Erayadii iyo laxankii siciid harawo
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 6 лет назад
Geesi Geesi dhalay M Siad Barre dadkii meel ayuu u wada jeediyey.
@zuheylalovesomalia4727
@zuheylalovesomalia4727 7 лет назад
Allow ino soceli sharaftii horay ulahed somali abe siyad na alle ha unaxaristo iyo inta u dhimaday dalka iyo dadka iyo calanka awowayashena aderadena dhaman janadii allow ka yel amiin ya allah
@cumarxaashicaliiinangumeed6262
zuheyla love somalia nolow waddani dhab ah walaalkeyow.
@zeargioromka847
@zeargioromka847 6 лет назад
allow geesi maxamd siyaadbaree iyo dawolad kacaank waxka qabaty aleenaxariiishakawaraabiyo aamiin💙💙💙💙💖
@macalinxasan9292
@macalinxasan9292 3 года назад
Cx
@bahjonalka7584
@bahjonalka7584 3 года назад
Amiin wadani noolow
@faaisoxasan1260
@faaisoxasan1260 7 лет назад
Ilahayo somali iskugu celi amiin amiin gool somaliyaa 😍😍😍😍😍
@cumarxaashicaliiinangumeed6262
Faaiso Xasan aamin
@bahjonalka7584
@bahjonalka7584 3 года назад
Amiin
@bossofficial8779
@bossofficial8779 3 месяца назад
Who is watching 2024 😭
@LINJA__YT
@LINJA__YT 3 месяца назад
Me❤🎉
@user-mt5kx2bt2u
@user-mt5kx2bt2u 18 дней назад
Mewamaxamed deeq faney
@user-fd3hn4ip4c
@user-fd3hn4ip4c 6 месяцев назад
Waxaan suubanaha ka barya waxaan rabi weyne ka barya in qabriga ku nuuriyo oo ku naxaristo siyaadow aaamin ya allah 😢
@osmanmohamud8175
@osmanmohamud8175 7 лет назад
nin lamida Somalia masoo marin Allah haw naxariisto jaali siyaad
@floodcore
@floodcore 6 лет назад
I agree with you
@farduusmaxamed6805
@farduusmaxamed6805 6 лет назад
Illahow awoodii somali soceli gumaystaha itobiya aan iskadhicinee
@umaryare9770
@umaryare9770 6 лет назад
Waan ilmeeya markaan daawado shit
@abdirahmanways5214
@abdirahmanways5214 6 лет назад
Waa qofkii Somalia qabiilka ku bilaabay
@xidigaawdalborama5018
@xidigaawdalborama5018 3 года назад
@@abdirahmanways5214 hoyada was yahoodi baa tahay
@hanixusen5978
@hanixusen5978 7 лет назад
Allaah ha inaxariiato siyaad bare aniga nawad kuma arag somaliga oo madfac ayàan la kulmay lkn waleyga shekeyay si wanagaan waliiba hadana insha alaah dowlad cadiil ah
@Ifften2010
@Ifften2010 7 лет назад
Hani Xusen adiga qaax iyo dagal ayad dhalatay ee nabada waa barwaqo. I am creating a movement call no qabil. Just be a Somali person nothing else. Pls pass to your friends
@abdulhakimmohamed2177
@abdulhakimmohamed2177 6 лет назад
Hani Xusen siyaad barre gaalinimadii uu ku dhawaaqey meel uu kaga noqdey lama sheegin markaa ilaahey ha u naxariisto lama odhan kato
@dr.gutale6980
@dr.gutale6980 5 лет назад
+Farxiyo Bare masha Allah
@qalbifurane2002
@qalbifurane2002 5 лет назад
Farxiyo Bare xageed joogtaa wll anaa ubaahan inaan isku group noqonee
@franskafka5913
@franskafka5913 3 года назад
Markaan arko qof leh ilahaow siyaad bare u naxariiso,ana wxaan idhaa ilahayow hitler u naxariiso,hadalkayga dhuux intaadan soo jawabin🙏
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 21 день назад
WALLAAHI XAADAAD ISTAAJISAY WAAN JARIIRACYOODAY SIDEEY NOLOSHA SOOMAALI AHEEYD IYO MAANTA SIDEEY TAHAY JAALLE SIYAAD JANADA UGA SAREEYSO AYAAN UGU DUCEEYEY GADAASHII DOWLAD MA,ARAK ❤❤❤❤❤❤❤
@hindihassan1094
@hindihassan1094 7 лет назад
Kuwiiii quruxdaas inay burburto kadambeyey allow ka abaal mari adaan wax kaa qarsonayn
@cumarxaashicaliiinangumeed6262
Hindi Hassan aamiin walaal
@muhadiinmaxamedmuhadiin151
@muhadiinmaxamedmuhadiin151 4 года назад
haaa waruntaaa wallahi Allah waxba kamaqarsonaaa aamiin
@guleid1936
@guleid1936 4 года назад
Anaga baabinay Siyaad barre Alle ha cadaabo imanka qaran somaliland la dhaho ayaan nahay waan ka raysanay guumaysigii dawladii Afweyne
@daljirkadahsoon1956
@daljirkadahsoon1956 4 года назад
Somaliland madooladbaa Anaga waa dulbanti jecel midnimo Somalia guul💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 года назад
@@daljirkadahsoon1956 Dee waa waligaa godkay ku dhacday ku jirtaa Viva somaliland ♥️♥️♥️♥️♥️ meeday Somalia waydii Somaliland🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 4 года назад
Xasuus waayo waayo alle ha u naxariisto siyaad barre asaga cml nama soo maraayo runtii
@saadom5664
@saadom5664 5 лет назад
we miss you dad 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад
We all Miss Hem ilahay dambigiisi hadhaafo iyo kii waaridkiis amiin Janatul firdows ilahay ha'Ugu raxeeyo Wadanigii Naga tegey abbo Siyaad amiin🙏💙🙏💔💕👈
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 3 года назад
@@AMATALLAAH-qd3pq amen
@LexlutherVII
@LexlutherVII 2 года назад
The real Father of Somalia 🇸🇴 "Aabe Siyaad Barre!!😪🙏💕💗💌💦
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 месяцев назад
Aun Abe siyad 😂😂😂😂
@burcofilms6591
@burcofilms6591 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭😭😭angu waxaa idsheey quruuxda somali lahaayd ilhayow adaawoodlehe noo so ceeli dalkayaagi masha allah aalow adaa awood leh
@noorbreezy8574
@noorbreezy8574 4 года назад
We will never forget 21 October it's our memorial day
@LibanAden-dm7ur
@LibanAden-dm7ur 29 дней назад
21 oktoobar wanku xisey iyo tarabuuka waxey ahed maalin aduunka ugu jecla ubaxi kacaanki barakeysna aha. Wallahi xamar waxey ahed aduunka magaalo qurux badan dad ilbax ah reer magaal asluub leh iyo akhlaq.
@mubaraksalah5943
@mubaraksalah5943 4 года назад
Geesigi Umaada Soomaaliyeed Aun Jaalle Mohamed Siad Barre
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 6 лет назад
Wlhi ilin baa igu soo istaagta markan arko videogan iyo midkastoo ku saabsan wadaninimo somalia hanoolato Somalia 🇸🇴
@bahjonalka7584
@bahjonalka7584 3 года назад
Amiin. Apoe
@mustafali7741
@mustafali7741 3 года назад
Waxaad tahay mowaadin dhab ah. Aniguba sidoo kale
@ibrahimabdi2258
@ibrahimabdi2258 Год назад
Maanta waa maalintii kacaanka 21 october maalin xasuus leh❤️
@abdiwahidomar1664
@abdiwahidomar1664 6 лет назад
Wlh jiilkena nasiib daro aa nagu dhacday waayo macalfan dowladeenii
@JAY-nc4kj
@JAY-nc4kj 6 лет назад
Ilaahay hakuu naxaristo libaax jaalle siyaad. Libaaxii Africa oo dadkiisii ka hiiliyeen baad ahayd
@JAY-nc4kj
@JAY-nc4kj 6 лет назад
UW brother
@drabdihakienhussien2994
@drabdihakienhussien2994 3 года назад
Ilaahow u naxariiso madaxweynihii wadankaayaga somalia jaalle maxamed siyad bare janatul fardawsana ilahay ha ka waarabiyo waa maalin jimce somaliyey u duceeya
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Год назад
❤Allayaraxma Aaabe siyaad Barre
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 года назад
AUN Erayadii iyo Laxankii abwaan Siciid Xarawo
@libanaden1376
@libanaden1376 5 лет назад
Wallahi wan ooyey xasuusti dowladii kacaankii barakeysana ee aabo siyad allaha 21 octoobar ayan xasuustey iyo tarabuunka wayo waayo
@yusufibrahim8114
@yusufibrahim8114 8 лет назад
alaha janadii geeyo aamiin
@RaselAhmed-en1hl
@RaselAhmed-en1hl 7 лет назад
nin karmed buu ahaa
@JAY-nc4kj
@JAY-nc4kj 6 лет назад
Yusuf Ibrahim we love our haters they motivate us proud Somali.
@bintihaaji6658
@bintihaaji6658 5 лет назад
Masha allh alow noso celi nabadena hore viva somaliya
@mohammedh1120
@mohammedh1120 2 года назад
Erayadii iyo Laxankii Abwaan Siciid Xarawo
@ubaxmohamed4223
@ubaxmohamed4223 3 года назад
Taariikhda kaliya Aan ogahay ineey Soomaali leedahay 21ok Alle janadiisa hakuugu casuumo
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 8 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-voOQHDQn9ng.html ..... Heesta #Kacaanka ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-UdDi2gc3otY.html .... Heesta #21ka_Oktoobar ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-XscxzwZ-DtY.html ...Wax Qabadkii #Kacaanki Barakeysnaa.. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-AByIXx_pg_U.html....21 OKtoobar Xusuus Kacaanki Barakaysnaa 21 Oct 1984 Full Event #Subscribe @ ru-vid.com Join us on Facebook @ @ facebook.com/ABDIASKARITUBE
@abselma3330
@abselma3330 5 лет назад
Hadaan qabiil jirin wadankana ma noqdeen burbur anaguna maan noqeneen qaxooti meel walba daadsan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdifatah_bashir
@abdifatah_bashir 5 месяцев назад
Jaale Siyaad ALLEH ha ku naxaristo Dawlad qurux badan ayaad dhistay balse nasiib umaanan helin Aniga oo hargeisa ku dhashay Marnaba la iga qarin maayo Dawladi quruxda badnayd iyo Soomalidi Midka ahaa ee wakhti jiray sababteedana uu Laha aabe siyaad Dabada dawlad laan iyo Somali oo iyagu isburburiyay
@hodanc6255
@hodanc6255 3 месяца назад
Ankugu daro edo waxan laso koray gabdho rer hargaysa iyo somali o dhan o dowlada kharashka o dhan nolosha iyo waxbarasho bixiso iyo wax badan o kale on laso kobi karin
@ramlanuur9372
@ramlanuur9372 5 лет назад
Octobar waxaaa ku jirto xasuuso aaan la ilaaawi karin 1 markii tawradena dhalatay 2 qaraxii zoobe 3 tana anee qaaas ii tahay waaa bishaaa dhashay
@musemuse6648
@musemuse6648 5 лет назад
4 waa markaad iscadeysay
@araweeloempire7378
@araweeloempire7378 5 лет назад
Same abayo 7 october malintayda 14 october qaraxi zobe 21 october tawradena wxa uwada dhexeya 7 malmod dhamn
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 лет назад
Erayadii iyo laxanki siciid harawo
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 лет назад
28 october baa ilawday qarixii zoope ku xigay ee lagu dhaamaaday ee NAASA HABLOOD kulli waxa u dhaxaysa 7 maalmood Cajiib☝️🇸🇴✌
@maryanmohamud7526
@maryanmohamud7526 2 года назад
Sanadkaanna maxkamada baa bada noo xukuntay
@drsalaadaadandarbi2760
@drsalaadaadandarbi2760 6 лет назад
asc masha Allah tan baa Dowlad ah ee Allow mid caadil ah inoo keen amiin
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 лет назад
ما أروعها واحلاها أغنية جميله هزت مشاعري ووجداني... بالمناسبه الأغنيه من كلماته والحانه الشاعر سعيد محمد علي الملقب بسعيد حرو واتمني له دوام الصحه والعافيه ا
@maxameddaauud5253
@maxameddaauud5253 Год назад
I am crying for the sake of blessed revolution I will never forget forget it as long as i live
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад
Aaway Dadkii Somaaliyeed oo Sidaas ahaa Maanta?😭 💙Wadaniyiinti Somaaliyeed Madhamadeen?💔😢 Allow Nosoo Celi Gobanimadii Iyo Wadaniyadii Somaaliyeed,🙏amiin💙💪🌹🌹🌹🌹🌹🌹🕊
@bahjonalka7584
@bahjonalka7584 3 года назад
Amiin wll
@AliodacadeAliodacade
@AliodacadeAliodacade 7 лет назад
illaahow unaxariisso kudigood
@nanaahmed800
@nanaahmed800 Год назад
Illaahey naxariista jannada ha ka waraabiyo janatal fardowsa allah ha ugu bishaareeyo aabe siyaad allah waan ilmeeyey geesi geesi dhalay dalkiisa iyo dadkiisa jecel iyuu ahaa mawaadin daacad oo xor ah ayuu ahaa
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 5 лет назад
Jaalle Siyaad ALLE ha u naxariistee marka uu qoslayo sabab la'aan ma qosli jirin cadowga shanta soomaaliyeed ayuu ugu daraan jiray
@sumeya6849
@sumeya6849 4 года назад
2020? 😭😓alle dalkena nabad ha nooga dhigo
@bahjonalka7584
@bahjonalka7584 3 года назад
Amiin apoe
@ibrahimmohamed1475
@ibrahimmohamed1475 7 лет назад
marshallah nin aqli badhan ayu aha
@zalmaomar9679
@zalmaomar9679 5 лет назад
صومالی وافتخر 💞💞💪 وشعبها وافتخر 💕💕💕💕👊👊 ورئیسهما وافتخر 😍🙋
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 лет назад
Yaa Allah nabadaan iyo kaladambentan noosoceli adaa awoodle❤
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 5 месяцев назад
heesta bilowgeedaan aad ugahela ❤waatanoo dadayagi waatisqaadoo waatanoo dhulkayagi waatanaaday ❤❤❤
@waririhaji8983
@waririhaji8983 6 лет назад
Waaxaa amaan Mudan ninka laxanka iyo mirahaba sameyay oo magacisa la yiraah Saciid Maxamed Xarawo
@AnasEdits.
@AnasEdits. 6 лет назад
aabo siyadow allow kuu nxariso
@zalmaomar9679
@zalmaomar9679 5 лет назад
inshallh guusha lagamaquustee 🙌😍🙌😍 saan si kafiican ayaan urajaynayaa 💪💪💪
@najmamaxamed5173
@najmamaxamed5173 7 лет назад
ilahaw sharaftii wadankena soceli
@sahrahussein7651
@sahrahussein7651 6 лет назад
Najma Maxamed
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 лет назад
Najma Maxamed ameen
@rahmaabdi6457
@rahmaabdi6457 6 лет назад
Najma Maxamed Amine
@sofiaahmed2862
@sofiaahmed2862 5 лет назад
ilhaw sharafti wadnkena soceli amiin yarabi
@bahjonalka7584
@bahjonalka7584 3 года назад
Ameen illahw
@cabdirisaaq9768
@cabdirisaaq9768 3 года назад
Walahi waan qiiroday Dad waa dadki hore Waxaba ii ficneyd inan xiligas nolado🤣
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 Год назад
Runtii somaliya waxaay aheed wadan horu maray waan yaraa lkn dadku waay is jeclaayeen dadka maanta leh dowlad ma jirin waa dad aan wadanka joogin ama dad qabiilku dardaray si xum ugu shekeeye Ilaahay ha u naxariisto aabe siyaad wuxuu wadanka ka hayey maanta baan aragnaa wuxuu muwaadin aan xoolana ka qaadan wuxuu ahaa nin kala yaqaanay kan xun iyo kan fiican waanu u soo joognay ee waanu yar yareen maantana qabiil iyo qurun baan dhexda ugu jirnaa
@yaasirabdirizak2113
@yaasirabdirizak2113 6 лет назад
Oh oh oh unfortunately I was no their Waan LA qirodey wlhy We need another siad bare
@albashirbashka4887
@albashirbashka4887 6 лет назад
Ilaahey ha noo soo celiyo geesi kale oo daacad noo ah
@nabiihahanti4766
@nabiihahanti4766 3 года назад
Alla wan jidhidhicoday allow dalkayaga sidisii nagu celi 🙏🙏🤲🤲😭😭😭
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 5 лет назад
Yaa rarabi mar kale mar kale mar kale mar male wali inbadan natuus sidan o kale yarabi ina arka ayan raba dulkeyga oo nabad ah malinta dashay ila hada ayan sugaya INA arko insha Allah wan gari dona insha Allah
@Hecteragritech
@Hecteragritech 6 лет назад
illaahow kuu naxariiso jaale siyaad bare allow isku soo celi somalia
@abdishakuraitong3396
@abdishakuraitong3396 6 месяцев назад
Walahi bilahi wan ilmeyey markan dawadey waligeyna somalia ma arkin allow sharaftas inoso celi dad xasuus kunool ayan iska naqaney
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 8 лет назад
viva somalia
@ahmednuur7580
@ahmednuur7580 7 лет назад
allow Unaxariso Gaale Siyad
@meymunyusuf9542
@meymunyusuf9542 5 лет назад
😂😂😂😂😂
@amirhaji1567
@amirhaji1567 5 лет назад
Cwa insha allah 21october 2018 Sandkan kiisa kle allaha nabad cafmd nagu gaaarsiiya Hees qiiradeeda leh
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 Месяц назад
Erayadii Abwaanka wayn.Saciid Maxamed Xarawo iyo Kooxda Waabari
@Munoahmed57755
@Munoahmed57755 10 месяцев назад
Allaha unxariisto jaale siyaad
@fahmomaow2523
@fahmomaow2523 5 лет назад
before waaye lkn ilaahay wuu awooda inay somaliya mar kale istaagto
@nimcoqaali214
@nimcoqaali214 6 лет назад
Allh akbar marlabaad ma noqon doonaaa
@kaletjambir
@kaletjambir 2 года назад
Somalia come again tomorrow strong 💪 ✋
@jamaabdiaden-gl3lc
@jamaabdiaden-gl3lc 4 месяца назад
We miss you dad allaha unaxarista
@rachidgulled647
@rachidgulled647 6 лет назад
Xusuus qaran. Waayo waayo. Maantana ma'imaaradkii xumaa ayaa naburburinaaya. Waankaxumay kuwaraba inaan burburkaa kujirno oo imaaraad nootaliyo
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 11 дней назад
Somalia Jaalle Siyaad kama dambeyn. Maxamed Siyaad Barre wuxu ahaa aabihi xorriyada, madax banaanida iyo difaaca dalka. Yaa ogeysiya Maxamed Siyaad Barre in maanta Somalia Addis Ababa laga xukumo.
@riskacadewadanigamogadisha7845
Abe siyad alow kunaxariso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasroadowa4031
@nasroadowa4031 5 лет назад
Illahow unaxariso abo siyat aba somaliyet ayu aha
@abusharma9221
@abusharma9221 4 года назад
21 October Malinta qalbiyada umada somaliyed aad uwen baabaa siyad Allah galiya jannadisa Allahuma aamin
@abdibasidmohamud2886
@abdibasidmohamud2886 7 лет назад
aduunyo wlhi waa ilmeeyay sida aynu ahaan jirnay markaas iyo sida nahay maanta
@cumarxaashicaliiinangumeed6262
abdibasid Mohamud nolow wey soo noqon insha allah ..
@bahjonalka7584
@bahjonalka7584 3 года назад
@@cumarxaashicaliiinangumeed6262 wysoonoqon wllo
@alimoussa9849
@alimoussa9849 Год назад
Alaha u naxariisto madaxwane maxamed siyad barre somali guuuuuuuuuuuuuuul
@user-fc9bu1bs2h
@user-fc9bu1bs2h 2 года назад
AUN Jaalle Siyaad the only man that can fix this country again. How would he feel seeing the state of the country rn and all the foreign vultures picking it to the bones😥😥😥
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 2 года назад
Kolkaan Qangaarnay ayeey Qarankii iyo quluubti naga jabtay ilaahay ku naxariisto aabe siyaad wallee nin aan joogi baa wax ogeeynn waqti baay aheeyd wanaag badan mugdi ayeey na geliyeen ilaah kuwii sidaas sameeyey ka abaal mari
@salmanmoha2251
@salmanmoha2251 6 лет назад
Wlhi wn ku farxay inkastoon arkin Dowladaydii sidaan udhisneyd 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 allow no hagaji dalkena
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 10 дней назад
ADERKEY IYO ABO ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲 THEN M.SIYAAD BARE ALLOOW U NAXARIISO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲 SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️ SOO GUDBIYE MAXAMED JANAN 📿🐅
@caddecrcr1406
@caddecrcr1406 6 лет назад
I love somalia
@istanbulomar1018
@istanbulomar1018 6 лет назад
I wish somali ppl see we were the best in africa
@nuurhubane
@nuurhubane 4 месяца назад
Ereyadii iyo laxankii abwaan saciid xarawo
@Zaky_garad
@Zaky_garad Год назад
Waxaan dib heestaan u dhageysanayaa ina soo xasuusisay in 21 OCT ee ka dhimantahay wax kayar 12 Beri BABA SIYAAD we missed a lot💔😓 9-OCT 2022🎧🤘
@southsomalia7485
@southsomalia7485 6 лет назад
Wlhi waan ulmeyey somalia markan arky manty shalyn siday aheed allow wadankena no barakay
@hamzakahin9953
@hamzakahin9953 3 года назад
ILAAHEY DAWLADNIMADEENII HA INOO SOO CELIYO BAL DHUGO QURUXDA IYO QUWADA AYNU LAHEYN YAA ALAAH MAR KALE DHIDIBADA NOO JOOJI VIVA SOOMAALIYA
@bilaalalibaashimohamedwehl4758
insha allah hadii md farmaajo laga dhaafo khilaafka waa karajeyneynaa sidaan
@mahamedmajor4679
@mahamedmajor4679 Год назад
😂😂😂😂
Далее
Oktoobareey
4:50
Просмотров 387 тыс.
Sanadguuradii 14 aad ee Kacaankii barakaysnaa
47:21
Просмотров 101 тыс.
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 22 млн
socdaalkii xasan guuleed
5:58
Просмотров 1 млн
Kacaankii Soomaaliya ee Barakaysnaa
5:18
Просмотров 155 тыс.