Тёмный

HEESTI DHUUBOY DAAWASHO WACAN JAAJUMOW IYO IKRAN CODADKII SIIDOW ABUU SHAARIB IYO ZEYNA 2020 

Abukar jaajumow official
Подписаться 113 тыс.
Просмотров 2,4 млн
50% 1

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 851   
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 года назад
Nio heestan laxankeeda ayaa ka helay mana fahmi karo reer waqooyi ayaan ahay marka reer xamr please qoraal igu soo qora from lazcaanood
@ragaadyare4550
@ragaadyare4550 3 года назад
Intii maseer hayo reer waqoyi iyo jabuti ah like ii saara lkin jaajuumow legend Somali respect
@amiirabashiir3893
@amiirabashiir3893 4 года назад
Yes qofki ugu horeeye aan ahay oo arko plz asxbta isku xishooda jaajumo wa nin funny ah plz aan garsino 100k
@bidixoentertainment5944
@bidixoentertainment5944 4 года назад
amiira plz walashey subscribe isaar adiga oo iga raali ah
@jabirshow7755
@jabirshow7755 4 года назад
P@@bidixoentertainment5944 Ddsssddd
@nuurebow3677
@nuurebow3677 4 года назад
Caadi ma ahan xeestan wallahi
@somowfahimoofficial7471
@somowfahimoofficial7471 4 года назад
Subscribe iisaar codsi
@somowfahimoofficial7471
@somowfahimoofficial7471 4 года назад
@@nuurebow3677 please isoo booqo
@naimasharifabdi4216
@naimasharifabdi4216 4 года назад
1m markay gaarto yaana like Leyla agmarin ani markazta dhegyta😂😂
@queenmuqdisho4921
@queenmuqdisho4921 3 года назад
Wey gaartay
@Gu7ed
@Gu7ed 3 года назад
📈📈
@xuseenmaxamed327
@xuseenmaxamed327 3 года назад
asc
@hassanmuse3930
@hassanmuse3930 3 года назад
War ma nooshahay niow 1M iyo jajab ee sii socotaye
@abukarjaajumowofficial7979
@abukarjaajumowofficial7979 4 года назад
ASC ASXABTA SHARAFTABADAN HADAA DABKA LAGASOQADAY QOSOL OO QANAC FADLAN IDINKOO MAHAD SAN SUBSCRIBE COMMENT LiKE SHARE NOODHAHA MAHAD SANIDIIN WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY
@faysalmoha5404
@faysalmoha5404 4 года назад
Our legend good luck without you no lough. Ikaro Salan sare.
@xdmohammednuur6653
@xdmohammednuur6653 4 года назад
Asc jaajuumoow gabadha Kab ayada ku ween aa u gelisay makaa yeelayno sheekadaan kkkkk
@fardoussaahmad2041
@fardoussaahmad2041 4 года назад
Waaw abuukar
@fardoussaahmad2041
@fardoussaahmad2041 4 года назад
Waxan ahay asxaabtii hayl sanca yaman wiliba si fcn ayaan ku aqaanaa guri ayaan isla daganeen
@fardoussaahmad2041
@fardoussaahmad2041 4 года назад
Aad ayaan ku dageraa
@Liban-farah2023
@Liban-farah2023 9 месяцев назад
Jaajumow fanaan digil iyo mirifle ah begedi Ka ah landheere farta kaxiran 🇦🇿💪🏼👏🏼👏🏼
@ahmedkhalifaden6119
@ahmedkhalifaden6119 4 года назад
Fanaan,majajiliiste,Abwaan,hal abuure io Director iyo Wax kasii Badan Macalin Jaajumow Tageero wayn ayaan kuu ahay wllhi🎷🥁🎹
@nuurcusmaan5740
@nuurcusmaan5740 2 года назад
¹
@FaisalJabaati
@FaisalJabaati Год назад
Fannaanka codka leh maxaad uxusi weyday
@zalmaqueen4213
@zalmaqueen4213 4 года назад
Nio alleh amarki waapan iska jeclhy jaajumo from hoygii fanka hargaysa Somaliland ❤❤❤🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@mohahasan3446
@mohahasan3446 3 года назад
🖤💯💯🖤
@mohahasan3446
@mohahasan3446 3 года назад
Haa adhii
@husseinadan7955
@husseinadan7955 4 года назад
heesta caadi maaha marka qaaar reer wooqiga waa ka soo dhumanaa hadaa heeso sidaana noo soo badisaan Viva banadiri
@mrben9387
@mrben9387 4 года назад
Hesaha xamariga hindi ayay shabahan hadii aad ila arakti like iisar
@sacdiyotaraq1865
@sacdiyotaraq1865 4 года назад
Sax
@maxamedshiraani8892
@maxamedshiraani8892 3 года назад
@@nasiib157 Tasan Been Ahayn
@abdirisaqhaji256
@abdirisaqhaji256 3 года назад
@@nasiib157 sxb adigana aan ku saxo heesaha banaadiri iyo xamari lamadaba waala dhaha aniga banaadiri ah wax iga weydi arimahan bro.
@abshiraisse135
@abshiraisse135 4 года назад
Masha allah hajumow sodhow wagii barisamadkii cod aan maqlijirsy ayaan hada maqlayaa ee fadlan heesihii hore waa inaadsocelisaan waa codsi hore u siisoci
@misscatuuti7264
@misscatuuti7264 3 года назад
Soonkaan hanoo ganbinin tartan aqoonedka waa iga codsi fadhika kakaca reer mugdisho jaajuumow hala soo dhaweeyo😭😭😭😭😭 inshallah nabad Allah hana gaarsiyo
@ismaelosman9848
@ismaelosman9848 4 года назад
Great new somali artistes , wow this new generation somali artistes merite oure supporte (i am ismael from Canada Alberta Calgary)
@abdirahmanbarre3626
@abdirahmanbarre3626 4 года назад
Heesta waa diyaarsanthy legend abukar jaajumoow akshinka aaba i dilay waxkle 👌👌 waxaaba isoo xasuusisay heestii (Dil Mein Jo Baat ) Abhishek Bachchan, Bhoomika Chawla QOFTA WAAD KADHEERTAHAY ONLY😍😍 lkn sida kle heesta waa beelo 💯❤️
@quruxleymohamed8385
@quruxleymohamed8385 4 года назад
Heesta was best song ever Laakin gabadha heesta ma jileyso sida jaajumow coyaarta top in ey heesta kudartey aheed
@naciimojookar1470
@naciimojookar1470 4 года назад
ninkaan waa sexy yaa ila arkay mise anaa maanta iska faraxsan yaab hadaa ila ragtay like iisaar 😍😍😍
@ikraanmire6482
@ikraanmire6482 4 года назад
Jookarteyda🤣adi war jcli badanidaaa inta ma iga soo horeysay💞
@anuushmohamed6216
@anuushmohamed6216 4 года назад
naciimo jookar Caadi ma tihid
@abdaleabdalebashirabdale2707
@abdaleabdalebashirabdale2707 4 года назад
ifka wax la is kugu tara ee channelkan subscriber adigo mahadsan ru-vid.com/show-UCdMru2U8kpRLZ01bkIBCfiA?view_as=subscriber
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 3 года назад
Naciimo jookar sexy waayee duqa maad kuqabsatid
@khadraabukarhussein3437
@khadraabukarhussein3437 3 года назад
ma faracsanid ee waa sexy dhaafay masha allah switzerland ayaan kasoo saalaamayaa jajumow adiga iyo qalanjada yar😍
@istel3283
@istel3283 4 года назад
Hees aad iyo aad macaan. Jaajumow xamar cadeey lee soo xasuustay❤❤shimee igu danbeysay❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍✍✍
@alihamud322
@alihamud322 7 месяцев назад
Hesta jajumo ma qaadin
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 2 года назад
Super waaye siidoow abuu shaabir ahsan hees waaye jaajuumoow qaabka aad u jishayne waa beelo 🙏🙏
@mohaali417
@mohaali417 Год назад
Sifiican ila fahante
@mohamedahmedyussuf5585
@mohamedahmedyussuf5585 2 года назад
Although I am not understanding the language but I really enjoyed 😊🔥❤️ Much love from 🇪🇬
@cabuudishow
@cabuudishow 2 года назад
Legend jaajuumow from hargeisa somaliland we love you legendary
@craxmaanmaxmedsomail1411
@craxmaanmaxmedsomail1411 10 месяцев назад
Gabarta lkn ma nuureeso ma isku qalmaan bajaqdaaan weji iyo jir mac ma heyso ❤❤❤❤❤
@TheMadFarah
@TheMadFarah 4 года назад
I just subscribed to the channel and Liked the song. Thank you for reviving #Hamari songs! ❤️
@awayssheikhomar836
@awayssheikhomar836 3 года назад
@canabcali6580
@canabcali6580 2 года назад
Thank you
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 года назад
Heesaha banaadiriga aad ayan u jeclhy runtii dareen dhab ah io jacyl ayey turjuman, nabad io farxad ayan ka darema mar walba o an dhagysto,i love banadiri songs from puntlnd.🥰🧡😯
@mawaahmed4730
@mawaahmed4730 3 года назад
Heesta aan heesaha banaadiriga ugu jeclahay dhuubo jaajuumow waka baxsateen❤❤❤🙏
@ahmedmire5595
@ahmedmire5595 2 года назад
ayadoo kamacan waxa qaday Haaruun lewaye ninka ladhahaa so firi
@mawaahmed4730
@mawaahmed4730 2 года назад
@@ahmedmire5595 si fcn waan dhageyste taas lkn waa asi kaligiis qeybta gabadha kuma jirto
@abdikadirchannel5140
@abdikadirchannel5140 4 года назад
shaqsi walba wuu heesi kara balse jaliinka lees dheer yahay directore heesta ad uu u mahad san yahay waxaa kale u mahad celina remix vlovar record my jajuumo and ikraan xasuusta banadir ee salim saciid 🙏🏻viva fanaanta somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiwalibeanchannel1817
@abdiwalibeanchannel1817 4 года назад
Waaaaaw Hees iyo bar iga dhe JaajuumOw Inta Fanproj Ku paratay like filinkii Rapel Waar ninku is gaad gaad Ku gu hayee Dil Nio 😂😂😂
@ashaali3361
@ashaali3361 4 года назад
Thank you for introducing this young and beautiful girl. We are tied watching actresses of the 1970's.
@wiilwaal258
@wiilwaal258 4 года назад
😂😂
@rujainadahir7231
@rujainadahir7231 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤗
@fatumaabdirahman8834
@fatumaabdirahman8834 4 года назад
@@wiilwaal258
@cyedahmad4287
@cyedahmad4287 4 года назад
Lol Asha Ali!
@Red_King3411
@Red_King3411 9 месяцев назад
​@@rujainadahir7231t-
@hibaaqmaxamed5003
@hibaaqmaxamed5003 4 года назад
Waaw waxaa saa hees lagaa dhahaa heesaha reer xamarka waa heeso aad u macaan jaajumoow hore usoco waa ka baxstay ala yaa cisak ku talax tag baaba caafimaadkaaga adaa og intaasna waxaan kasoo koobiyay nuurdiinkl baaba iikar igaarkiisa noloshu idinma ciisho❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯🙏🙏🙏👍👍👍👌👌👌🙊🙊🤲💐💐💐🥰🥰🥰🌹🌹🌹💗🥀🥀🥀🥀⚘⚘⚘🌹🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺
@deeqosharmake3860
@deeqosharmake3860 4 года назад
Waaaw jaajumoow axsancod
@yamosaid6683
@yamosaid6683 4 года назад
Naa asiga wuu mataleyey ee musaan qadin heesta😅
@harunwajeer162
@harunwajeer162 2 года назад
Legendary Jaajumow noloow Aabe greetings from Wajeer NFD kenya
@Ayaan-sw1wr
@Ayaan-sw1wr 7 месяцев назад
hees way dhaaftay tan😢❤
@AxmedCabdi-ol5rd
@AxmedCabdi-ol5rd Год назад
Yaa ila hada 2023 firsanoyo hestani like
@MmMm-bj6gw
@MmMm-bj6gw 3 года назад
Jaajuumow 1997 ki ayaan live u daawan jiray riwaayadihisi xamar jadiid shineemo hadii aad beentey moodayna like iisaara
@ahmednuur5959
@ahmednuur5959 4 года назад
Fanaanka weyn Abuukar jaajuumow mahadsanid madadaalada iyo heesaha cusub
@nasteeho302
@nasteeho302 4 года назад
Ww cadi ma ahan heesta wan sugyy best song an Amazing voice🎤
@basheybsb7919
@basheybsb7919 4 года назад
This song is very sweet. The Lyrics, Melody and Beats all 100%
@abdiaziizmohamed1208
@abdiaziizmohamed1208 2 года назад
😊😊
@abdiaziizmohamed1208
@abdiaziizmohamed1208 2 года назад
😊😊
@mariamawil8948
@mariamawil8948 Год назад
@@abdiaziizmohamed1208 m And my brother❤
@AsluubAsluub
@AsluubAsluub Год назад
😍😘😋😚👏👏👏🖒🖒💋💋💋💘💘💘❤❤❤💔💔💓💓💌❣❣
@aliabdichannel.5659
@aliabdichannel.5659 4 года назад
Anigoo ah. Nin isaaq ah habar awal sacad muuse xuseen abokor nuux ismaaciil oo reer gadiid ah, ayaa caawa dhegaysanaya hees xeer koonfureed, keliya heestan laxankeeda ayaan qaatay, isha alah ereyo u qalma ayaan saarayaa dhawaan. Ugu danbayti waxan rabaa qofkii heestan eryadeda i fahan siin lahaa. Aadban u salaamaya walalahayga koonfur kasoo jeeda.
@yywvy7025
@yywvy7025 4 года назад
Walal marka hore waa ku salamay soo dhawoow nin edarkay baa tahay ree ayeday ayaa tahay inkasa xamar ku dhashay inoogoo yar kasoo guuray heestan waa hees jacela oo calaacala
@abdi25channal93
@abdi25channal93 4 года назад
03,8,2020 Dadka tagersan hestan iigu qabata lik 💟💟💟💞💟💟💞💟💟
@mohamedtaagane1062
@mohamedtaagane1062 4 года назад
Heesihi banaadiriga waa heesaha ugu saameynta heesaha soomaalida soo laabasho cajiib ah ayaa lagaa rabaa mr jaajuumow
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 4 года назад
Eshcalaa hees meeqa jeer aan kuso cesh ceshtay ❤❤❤
@abdisalamismael9541
@abdisalamismael9541 4 года назад
Ani xataa 😂😂
@NimoMogeh
@NimoMogeh 4 месяца назад
Aryaraheen now mid ka fahmi karee hadan waan ka helay from hargeisa
@wardahgalbeti7396
@wardahgalbeti7396 3 года назад
Walaahi heestaan waa ka heli qatar qatar 😍😍😍😍😍😍😍😍
@Sheekopro11
@Sheekopro11 8 месяцев назад
Mr jaajuumow anoo yara laygu baashalsiin jirey nin soo jabay❤❤❤❤❤
@mahadgoraa2
@mahadgoraa2 4 года назад
Sidee aheyd heesta xataa waad ka see fiicneysiisay LEGEND JAJUMOW
@abdijacuucdaafacadhexe2782
@abdijacuucdaafacadhexe2782 4 года назад
Ar ani jaajuumow saan utaageeraley wwwww hees calaa ceesh cilxun kuma arakto majaajiliste abwaan dhinackaste borobi ayaa kutahay waxan kasiijeclahay markad filimanta fasireyso oo shactirada ah ar jaajuumow cimri dheer oo cibaado leh 👌👌👌👍👍👍👏👏❤❤❤❤❤❤❤💔💔💔💕💖💗💗
@user-ep8ve4hr2d
@user-ep8ve4hr2d 6 месяцев назад
I loved the song for the first time, I love my country's songs.
@marwanhasankahia9307
@marwanhasankahia9307 4 года назад
Aaad bn ugu farxay wllh legend jajumow asigo fanan ahyn oo funny iska aha bu mid mid u kale yaqanay qiimaha io qaadista hesaha bila music bl kwrn iydo music leh keep going🇸🇴😎👍
@Munabeauty2024
@Munabeauty2024 10 месяцев назад
Jajumoow hestaan aad u jeclahay Lkn waxa kasii jeclaani lahaa ina ani iyo adi isla soo jilno markale plz haye deh 😭
@abukarjaajumowofficial7979
@abukarjaajumowofficial7979 10 месяцев назад
Maasha allaah Diyaar wll mcn
@yaxyeshiiqaaloowgendershe8439
@yaxyeshiiqaaloowgendershe8439 3 года назад
Hadii reer xmr nhy cod mcn ayaan lehnhy Runtii alle ha idin xafido
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 2 года назад
Lkn Ereyo xigmadaysan kuma heestan😂🤣😂
@apdaajr1610
@apdaajr1610 9 месяцев назад
Best song 🎵 in the world 🌎 still 2024❤ wan dhageysanoya
@abdinasirnoribrahim4421
@abdinasirnoribrahim4421 2 года назад
Inbadan magacaaga waan radiyay waxan hestan ka arkay tiktok lkn haddan helay waxan ka mid noqonayaa asxabtada balaaran jaaaaaaaaajmw
@suldaanasabri4887
@suldaanasabri4887 4 года назад
Masha Allah Wax laga qaban karo malhn wey iga gadan thy runti horey u soco
@mooraalkatv7686
@mooraalkatv7686 4 года назад
Xaqiiq Heestan waxa moodaa inaa Karena Kabur iyo Shaaruukhaan wada qaadeen codadkan iyo luuqdan Hidi camal waay nice
@MohamedHashi10
@MohamedHashi10 2 года назад
Xili ay nolashu igu adagtahay ayaan hestan dhagaysaa Waqtiga Ayaan Iskaaga boojaynaa 😞🙄
@libaanabdiwali2444
@libaanabdiwali2444 4 года назад
Fanan magac iyo mamus leh waxan kurajenaya hor mar wacan 🙏
@calibaari2613
@calibaari2613 4 года назад
Jajumow wale al fanan iga dheh hesta qiro ayuba ka dhigay al fanan ama majajilo horay usoco
@mohaanofficial1287
@mohaanofficial1287 2 года назад
Waxa Daawanayaa June 2022❤️ What a Song🔥
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 года назад
Jaajuumow wlhi sxb maba isbadalin mashaAllaah tabaraka Rahman you always handsome😉 yaa ila xasuusto cinema libaan karaan cinema xamar jadiid mana bolio waqtigii dagaalada sokeeye jaajuumow aqwaan guul iyo gobanimo eu waqti dheer aankaa sugeyney 👍👍
@apdiwahaabmxaabzey5885
@apdiwahaabmxaabzey5885 4 года назад
Very nice song it makes me feeling unknown love 😭😭
@abdaleabdalebashirabdale2707
@abdaleabdalebashirabdale2707 4 года назад
ifka wax la is kugu tara ee channelkan subscriber adigo mahadsan ru-vid.com/show-UCdMru2U8kpRLZ01bkIBCfiA?view_as=subscriber
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@Abdirahmandhere
@Abdirahmandhere 4 года назад
😂😂
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 года назад
u r kidding me?
@user-ty6uo5yq9o
@user-ty6uo5yq9o 3 года назад
@@abdaleabdalebashirabdale2707 ننننننن
@hagarismail2874
@hagarismail2874 4 года назад
Heesaha ma dhageysto lkn waa heestii ugu horeysi offline ka soo gashto runtii aad baa ula dhacay hore usoco macalimu 🙏🙏🙏🙏🙏
@mohanalitube7760
@mohanalitube7760 2 года назад
Wili waan dawonoyaa heesta mcn
@sihaamsiman7625
@sihaamsiman7625 4 года назад
Inta heestan aad uga maqashay atiirisho badiyo iyo nuradiin 👆🏼tag
@khalidahmed7535
@khalidahmed7535 4 года назад
Manshe alaha wayadan maan arkin hees xamari siidan oo kale ee waxan ku leeyahay hoore u soco miida kale wan ogahay in ad nagala joogto daadki hoore manshe alaha baaba abukar jaajumow waxan so xasustay 1993 al faagi heesihi ay samen jiiren
@abdihakim7285
@abdihakim7285 2 года назад
Codka sidow abu sharib aha jilinkane wa kentey bro
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 4 года назад
Wlhi koleeyba waxa ku xasuusta aniga ahaan wa gii after the civil war ka ee aad katirsaneed kooxdii banadir star ⭐️ waliba ruwayadii aheed hooy maleedahay naag haboowday abuukar jajumow wa abwaan wa fanaan wa jilaa ninkii yaQaan wa yaQaan bro aadban kusalamaya adiga iyo xaajiyada
@farhiaalihassan202
@farhiaalihassan202 3 года назад
Dad waa dadkii hore duunyana waa duunyadii hore❣ heesaha xataa nuxur eey lahaayen🥰
@DoondoonisFamily
@DoondoonisFamily 4 года назад
Garadsiyo ustat abukar jaajumow sida qurxon jilitankaga iyo codka macan kal iyo lab
@mohaali7076
@mohaali7076 4 года назад
Jaajumow cododkan adi iyo gabdha ma ahan lkn wan ku amin sanahay horay u soco lipax
@anyowyare5403
@anyowyare5403 4 года назад
Inta ila aragtey gabadha iney aqaanin heesta liketa iisaara
@abdullahilafoole5547
@abdullahilafoole5547 3 года назад
Wwwwww jaajuumow lajanti waxaas ayaa hees kaa ah sxb Mr jilaa mrne fanaan sxb taagero buuxo aan ku ahay bro keep going
@hajirabeauty4215
@hajirabeauty4215 4 года назад
This is the first Rerhamar song I felt in love with 😍. Love ❤️ on the air while listening 👂 this song 🤣😉
@farhaanabdirihman1408
@farhaanabdirihman1408 3 года назад
keep going
@AhmedMohamed-rq6hr
@AhmedMohamed-rq6hr 4 года назад
Somalidan dhaqanka qurunka ah ee hindida usoo miinguurinaayaa dadka iyo dalka sharafta badan ee soomaalida ah dhaqankeena iyo diinteena aan ku ekaano dhaqan beeniyaalka inata ilaaliya
@abdikarimogeysis963
@abdikarimogeysis963 3 года назад
Ustaadka wiilka Sannadka kasta Walaal Jaamiumow Abuukar sharafow kkkkkkkk wa ku salaamayaa
@abdirahmanyusuf9083
@abdirahmanyusuf9083 4 года назад
Mansha allaah Sxb hore usoco I,love you songs ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑
@UkStudio
@UkStudio 4 года назад
Jajumoow you best brother LEGEND LEGEND 🙏🙏🔥
@dromarsulfa7745
@dromarsulfa7745 3 года назад
Legend Abukar jajumow bro Alle haku sharfo keep going melkasto aad ka jogtid adunka.
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 4 года назад
Masha Allah de beste wlyaal😍😍😍keep going dear br 💯💯❤❤
@najmodahir9490
@najmodahir9490 4 года назад
Masha Allah ❤️ jaajumow ♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌👌👌
@shaaficiahmed2892
@shaaficiahmed2892 3 года назад
Legend Jaajuumow best actor and singer salaamulaah adiga iyo gabadha ba
@muhubokarie3743
@muhubokarie3743 4 года назад
heesii xamariga ahaa daqaday ka baxeen ee away dadkii sida jaajumow oo kale beerka ka jafay yaqey
@mohaabdi2733
@mohaabdi2733 Год назад
Legend jajumow marka ku argo waxan so xasusana shalemo xamar jadid
@umuamin9360
@umuamin9360 4 года назад
Jaajumow caadi maahan Codka 100% Dheesha 100% Labiska 100% Lkn gabadhana xaga Labiska 5% Ciyaarta 7% Firfircoonida 7%
@abdirahmanabdullahi3934
@abdirahmanabdullahi3934 2 года назад
Salute sxb waad kabaxsatay
@abdihakimsulaiman112
@abdihakimsulaiman112 3 года назад
Hees macaan weeye allaya cisak goforwad🙋👈
@mohamedibrahim2567
@mohamedibrahim2567 3 года назад
Yaa ii sheegi karo miisanka 2 sader oo heesta ku jira. 1)dhameystirkii nolosheydiyeey admaan kugu dheli karaa. 2)haddaan dhinto oo dhardhaar fuulo oo dharkey leysaarineey haleygu dhaqo dhareerkeeda. Macnaha marabo ee miisanka erayada ayaan rabaa qof i deeqsiiya.
@libanjama8154
@libanjama8154 3 года назад
Baba wlh wad kabaxsatey keep going lagend is back mr jaajumow
@craxmaanmaxmedsomail1411
@craxmaanmaxmedsomail1411 10 месяцев назад
Reer manisotto ❤❤❤ waa ka baxsatay yaa ibna camii heestan super hot song ❤❤❤❤❤
@knaan123
@knaan123 2 года назад
Dhidid kaaga waaye dheyman luul , dhaxyarey dhalaal badneyd admaan kudhaafi karaa 🥰🥰🥰 mafahmin qoftaan radinaayo 🤣😂😅😅🙏🙏🙏
@harameinaweis
@harameinaweis 4 года назад
Maasha allaah mr jaajuumoow sxb cadawgaa cagta hoostiis
@fatimaqurux4010
@fatimaqurux4010 3 года назад
Axya hees Lkn HARUN lee kga mcan 🙈❤️❤️
@Amir-Muse
@Amir-Muse 3 года назад
M.a Fatima quruxey dhawaqa ima dhawacaye dhidhidka wa ii dheman dhex yarey dhalal badane adman kugu dheli kara hees baa idinku dhacdey😋💕🌹❤️👌🏽👌🏽😎
@abdirahmanmohamed7344
@abdirahmanmohamed7344 4 года назад
Walaahi jaajumoo waa niin jiilaa aat uqiimo badaan walaahi waa abaahii banadiriiga waa taageersanahay aniigo ahaay Abdirahmaan buuxoo
@nanifly1
@nanifly1 4 года назад
Jacelewbo wa lagu gafaye Hidan aan u shiidayee Amuuran an u dhiiga Aniga arii an uu qoola Ya slam A J 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@horukaacmedia8508
@horukaacmedia8508 4 года назад
Waching from Mombasa Nyali beach Leyrta imareyso wlhi hestaan kamadargo.
@cabdixakiincabdilahi2480
@cabdixakiincabdilahi2480 3 года назад
Caadi maaha hestan meeqa jeer kusoocesh ceshty:💔💔💔💔. Dhuuxa iyo lafa iyo dhiiga iga dhamdee duuy adaakudamtee
@shabacmahamedsaleban7227
@shabacmahamedsaleban7227 3 года назад
Best song ever it tach heart pet
@nastehosahal3581
@nastehosahal3581 4 года назад
My favorite song ❤️❤️❤️😍😍😍
@dalmardalmar4316
@dalmardalmar4316 4 года назад
Jaajumow codkaaga aad buu uwaagsanyahay tarukada codka aad ayaad utaqaanaa
@khalidaxmed3541
@khalidaxmed3541 4 года назад
Wuu matalayaayee maahee codkiisaa
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 4 года назад
Labaduba codka mallha
@Khalidkey-xf5fo
@Khalidkey-xf5fo 2 года назад
Wonderful song🥰love it🥰
@munacisman5891
@munacisman5891 4 года назад
Kow aar ciyartaban ladhacay hestuna kadaran show somalida yabay ku jiran qaar hindida dhafiyaay wadso dhigtaan ha waro jecaylku in kasto erayada qar fahmiwayaay from burco somaliland 👏😎😍👍
@maxamedwsicii1312
@maxamedwsicii1312 3 года назад
Haye
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Год назад
Heesta waxaaleh abwaan siidow abuu shaatin
@drbanat24
@drbanat24 4 года назад
Heestaan waxaa iskaleh sidoow abuusharib
@cqadirsalad7312
@cqadirsalad7312 4 года назад
Jaajumow inolow weligaa my brother Eid Mubarak
@iamqueenrayan9119
@iamqueenrayan9119 4 года назад
😭lcktu farxd mahn lkn jclka iyo dacdnimda wax dhama lawa gbdho wilika qof ku jcl 😢danta ha ku nicin💟
Далее
HEES 2021 MASEER JAAJUMOW & AMAARA
8:20
Просмотров 1,6 млн
FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR
5:55
Просмотров 9 млн
FUAD CADE HEESTII DOWLAAY 2018 4K
4:50
Просмотров 634 тыс.
HARUN LEEWAAYE HEESTII WADANKIS 2020
8:01
Просмотров 824 тыс.
WARDA KARAMA - AXDI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:38
Просмотров 2,8 млн